MOHAMED BUSKUT XAASKISI MUNIRO MAXA KA OOYSIYEY XILIGAN

  Рет қаралды 8,253

Ruumi Channel

Ruumi Channel

18 күн бұрын

Probeer de gratis video-editor CapCut om video's te maken! www.capcut.com/t/ZmFqoUU7j/

Пікірлер: 44
@MaryamaAbdulaahi-r2t
@MaryamaAbdulaahi-r2t 16 күн бұрын
Asc ruumii welcome xabibti wanofa idaysaye alaah hakuxifdiyo aakhirayo iyo aduunba waxan kudawaday malmahaan wanakafaa iiday ruumii qofqaaliya
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 17 күн бұрын
Mashaallaah 🎉
@luulmohamud
@luulmohamud 17 күн бұрын
Ruumi wan ku salaamay xbbti Walaahi wan ka baxay Wiilkaas Allah wuu u gargaaray galadeystay ani ku farxi jiray farxadooda u duceynjiray Waxa hagaagsan iney kuu saaidiso shuki iyo Allah ka cabso ❤❤❤
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 17 күн бұрын
Allah u gargaaro muniira
@safiabdilahi
@safiabdilahi 16 күн бұрын
Gabadhu ilmaheeda iney dayacdo mafiicneyn ishii ilmaheeda ya kaspbaxay ninkana inuu hooyadi iyo xaaskisa dhexdhexadiyo yey ahayd fashil weyan labaduduba subxanallaah
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 17 күн бұрын
Amiin Amiin yaa Allah
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 16 күн бұрын
Sorry abaayo 😢😢😭😭💔💔💔
@Xafso25
@Xafso25 16 күн бұрын
Wll rumiyay waxan ka yabay ayaa jira horta dumarkeena waxa nahay nacasiin oo ma barano raga iyo dhagarahoda waxad arkaysa intas oo dumar ah oo hal wax raga uga cabanaya mabgarano dibirta walasha ku dhacday ka feejignay ee midba maykii ay dibirta aragto bay soo ooysaa waaa mida mida kale rageena somaliyees waa wada nersistic oo oohinta dumarka ayay ku raxaystan arki maysid gabar ku leh anoo fican baa ninkaygii iga tagay mid walba ayadoo umula ama xaamila ama walac ah ama ilmo ka xanunsan ba laga taga oo la xumay wayo ayadoo normal ah haduu ha tago si fudubay kaga kabsan wixi niyad jab soo garay lkn qof ka markii asagoo xalad adag ku jira la ga tago wey adag tahay inuu soo kabsado dumarkana waxan leyahay walal inad ooysaaa social media waxan ceeb eheyn kaa raci maysee xishooda oo alle u wada labta anago dhanba wada aragnay in xalada nalooga tago hoosban u baroorana wana bogsanaye
@ruumichannel
@ruumichannel 16 күн бұрын
@@Xafso25 waa mida an ka wacyi galineno gabdhaha waa iney damiir isku yelan
@halimahassan4561
@halimahassan4561 17 күн бұрын
Kkkkk😂😂😂😂😂 ruumi waa aqlilay Masha allah😂😂😂😂😂😂
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 17 күн бұрын
Ruunay waa xaamilo gabadha waad dareemi karta uurka iyo dhibatadiisa iyo guri la.aanta 😢😢😢😢😢😢
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 16 күн бұрын
Meshan ku yaabey Ayaan fadhiyaa saxibiiey aniga xitaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 17 күн бұрын
Jacaylka ilmahaga ua dadinaysid maxay tahay noloshada hada u dadisay dhalas nabsi ku haya waa u ku shaqaysanayay intas dantisa aheyd
@qadroomar4143
@qadroomar4143 17 күн бұрын
Abyo hadii laqbo timahee baneesaty gabdha koley pranki maaha
@HawoFood-ps9qp
@HawoFood-ps9qp 16 күн бұрын
Acs Abaayo Ruumi waxaan jeclahay jawaabaha aad siiso gabdhaha soomaaliyeed.
@sabarinabaas
@sabarinabaas 17 күн бұрын
😂😂😂😂
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 16 күн бұрын
shekan aniga ma ila aha wax run ah parche munira maaha qof shaley ka yimid africa sude ay ku aqbali karta arintan yaaaa baahi iyo ba iyo ooh wa ti ganasce u kala kacsana maxey tahaye sheekadan
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 17 күн бұрын
illahey maslaxad ha dhax dhigo waayo Qoys dumayo ma fiino
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 17 күн бұрын
Ruumi waxan kugu jeclahy runta waa runta gaajo waxba kama jiran😂
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 17 күн бұрын
Abayo isaga soo dhigay youtube ayuu soo dhigay
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 16 күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabay Ruuney 👏🏼 runtaad qeexday
@Coolgranma
@Coolgranma 16 күн бұрын
Gabadhan waa ay Xanuunsan Tahay,, Nin iyo NAAG waa ay kala Tagaan,, Dumarkaan Nimanka ka isa siiyo,, Hadhowna Ooya marka Lacag lagu Dagaalo,,
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 17 күн бұрын
Ciyaar masha matalo walalo dadka stress haaya waxana ku dhahay lacga arusaday 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@filsanahmed4084
@filsanahmed4084 17 күн бұрын
Gaajadu waa lacag la'aan aan filaya
@sahroabdi
@sahroabdi 17 күн бұрын
Waa su aale muxuu ku ncay rbaayad beyba u aheyde nbsi baa soo daahiray.
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 16 күн бұрын
😂😂😂😂 sow maa ogiid farax somali naagta raabyaada uu aah ayuubaa baahdilaa lkn naag isku filaan uu kaa baaqaa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 17 күн бұрын
NiNkan .Waa.. EaLaay.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HafsaOmar-q1f
@HafsaOmar-q1f 16 күн бұрын
haw bixin waa sheekooyIn kooda
@HafsaOmar-q1f
@HafsaOmar-q1f 16 күн бұрын
haw bixin waa sheekooyIn koodada
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u 17 күн бұрын
Gaajo wa Ben dad baahan ma sas ukeeda
@maryanosman4076
@maryanosman4076 17 күн бұрын
😂😂😂😂 I don’t believe
@MileySuheyr
@MileySuheyr 17 күн бұрын
Buskud haday gaajo ugu uso ogolaatay waa diqooninadeeda saw ninka shaqaysnaya maxy thy bahidu
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 16 күн бұрын
Kkkkkkkk
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 17 күн бұрын
Markaad reerkiina ka carareysid maxay ahayd naa naga amuus ta kalee caruurtaadii hore kuwan maxay kaga duwanyihiin
@shairabdi
@shairabdi 17 күн бұрын
Maalinba qof halaga bariiseeyo 😂😂😂
@ladanhagi33
@ladanhagi33 16 күн бұрын
Shekada leysku heesta waa hooyada ma arki karo.
@ruumichannel
@ruumichannel 16 күн бұрын
@@ladanhagi33 hoyade ma hoyadis
@InnocentBuoy-sm2tp
@InnocentBuoy-sm2tp 16 күн бұрын
haa hoyadis​@@ruumichannel
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 17 күн бұрын
Marka hore ciyaalkeeda maxay uga tagtay ? Gabareey hais bahdilin ee nin wadanka kula joogo guurso hadii calaf ilaahay kuugu daro ee caruurtaa nabsi haka galin waligaa.
@NimcoCilmi-oy9cw
@NimcoCilmi-oy9cw 17 күн бұрын
Rumiyeeya sidaan kugu naqanay umahadlaysid waxad kufican tahay inaanad dad kahadal hooyo ooyayaysa hilaahay ayaa og urkeeda laakiin laguma jees jeeso naagina isma hubto wax kudhici doona ilhay ayaa og waxa haya anuu waxaan uarkay inay fuyuus tahay laakin laguma qosl ilaahay hausahlo waxa rabto
@HafsaOmar-q1f
@HafsaOmar-q1f 16 күн бұрын
haw bixin waa sheekooyIn kooda
@HafsaOmar-q1f
@HafsaOmar-q1f 16 күн бұрын
haw bixin waa sheekooyIn kooda
Xogta Khawaarijkii loo diray dilka hooyadiis oo maanta la Maxkamadeeyay.
7:35
Somali National Television
Рет қаралды 2,3 М.
NIN FAQIIRA HA GUURSANIN💸  #DAACIYADA MUNA# Dantada garo MA Ceeba
15:18
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 41 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Ceeb baadan
10:01
Ayyan 1
Рет қаралды 948
SHEEKADA MAXAMED BUSKUD IYO NAAGTIISA😪 #ARIMAHABULSHADA
15:07
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 26 М.
khalid naag kale ayuu guursaday!
9:41
AJ & Fadna
Рет қаралды 49 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 41 МЛН