No video

MOHAMED JEESTOO JALAALE XAFLADII FARTUN JAANO MINNEAPOLIS 2024

  Рет қаралды 75,993

Jundi Media Pro

Jundi Media Pro

Күн бұрын

CAMERA BY JUNDI MEDIA
EDITING BY JUNDI MEDIA
Copyright Reserved @2023 Music Video By Jundi Media Pro

Пікірлер: 28
@LovelyClock-tr2zw
@LovelyClock-tr2zw 2 ай бұрын
Codku waa top💯 heestan waxaan ku maqlay cabdi xakiin xasan xussen cabdi diin waa fanaan cod macan cabdi diin lkn heestan yarka ayaa top ku ah runtii❤
@faizam523
@faizam523 7 ай бұрын
Cod macaanaa fanaanku, masha Allah Mr. Jeesto👏👏👏💐
@shukrijama5399
@shukrijama5399 7 ай бұрын
Jeesto inadeer 🎉❤❤🦁🐎🐎❤
@user-cb8ce6qe4m
@user-cb8ce6qe4m 7 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️ fartun jano qof ka qalbi wanagsan ma jiro from rer kenya
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 7 ай бұрын
ummad yahay halaagsan ilaahay ka baqa , jaahilnimada idinku weyn , war Allah ka baqa.
@sabah2356
@sabah2356 4 ай бұрын
Woow Eshcalaa Cod
@ayaanadawe13
@ayaanadawe13 7 ай бұрын
Hees iyo badh
@garaadmire7380
@garaadmire7380 5 ай бұрын
Ha jabaaahan waa erayga sax da ah
@No-dm5jo
@No-dm5jo 7 ай бұрын
❤✊🐎❤️🌹🌹🌹🌹
@garaadmire7380
@garaadmire7380 5 ай бұрын
Ilmihii somalida naagahas ayaa haleeyay gurigii dunshay gabdho iyo wiilal duurka ayay galeen habartiina waa taas meeshas niikinaysa oo madaxa banaysatay
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 5 ай бұрын
Hooyadii fanka honaladii waɓaro😊😊😊🙏🙏🙏
@garaadmire7380
@garaadmire7380 5 ай бұрын
Au naxariisto abwaanki wayna sangub waan xasuus nahay waayo 1974
@user-ml4ij9fr1v
@user-ml4ij9fr1v 3 ай бұрын
Sxb
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 7 ай бұрын
Illaaahay ka baa nagta qawan keenay ismalahi
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
War dumarow ragga ka dhawrsada oo sharaftiinna dhawra! Wiilashi baa xishoonaya samankan
@NimanMuhumed-gh6gb
@NimanMuhumed-gh6gb 2 ай бұрын
Xasuuustii saynab cige
@user-pu5iu2zf3o
@user-pu5iu2zf3o 5 ай бұрын
Inader maxamed sulemaan gesood maxamed jestooò🎉
@garaadmire7380
@garaadmire7380 5 ай бұрын
Ha jabaashan yaa jalaalaley dheh afkaga caano lagu qabaye nin yar ayaa tahaye
@abdi1502
@abdi1502 4 ай бұрын
Acuudu bilaah kuwani waa ducaatul ahlu naar
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 3 ай бұрын
Waka raga somali faraxa xaliimo jacayla sharafa waa ka ragii lakina jahila muxu ka ogyahaya
@edmonton3610
@edmonton3610 7 ай бұрын
Maxaa waye qofkaan cad oo qawan ma koranto ayaa ku dhigtay
@Hornscope
@Hornscope 7 ай бұрын
Dadkani waa ehlu cadaab... Weligiinba is ruxa Jahanama ayaa idiin danbaysa
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 7 ай бұрын
Kid kii nartay ayay hayaan Waxiligii Laga genbiyijiray Dherega iyo barwaqda Somali very sorry
@user-xn8xe5tv9x
@user-xn8xe5tv9x 7 ай бұрын
Sayba cige ayu kaso xaday 😂😂😂😂😂❌
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 ай бұрын
Darood waa tuug with no talent, they steal everything from somaliland 😂😂😂copy-cat !!!
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 7 ай бұрын
salaad darbi iyo saynab aya wada qaday
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 ай бұрын
Stop stealing Somaliland Oromo songs! Make your darood songs ufff!!!
@nas6301
@nas6301 3 ай бұрын
Lyrics made by daarood. Abwaan sangub btw most famous songs made by daarood
DAAHIR LUCKY JOOG IYO JAMAAL XAFLADII FARTUN JANO 2024
5:26
Jundi Media Pro
Рет қаралды 43 М.
FARTUN JAANO BURAANBUR XAFLADII MINNEAPOLIS IYO HABLAHA MINEAPOLIS
46:56
Jundi Media Pro
Рет қаралды 158 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 185 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН