MOOHAAN CABDUL || HEESTII WAXAAD XUKUNTA HAl GOBOL ||

  Рет қаралды 112,405

Moohaan Official

Moohaan Official

Күн бұрын

Eryada:- abdisamad ilkacase
Laxanka:- xasan wardi
Music:- Amzal
Vocal reco :- mubaarig maareeye
Camera and edit:- crxman wardi
Special thnks
Kalshaale
Caaqil cqni ileeya
Khaalid darajo
Fiigsane
Caqil cbdikhadar

Пікірлер: 355
@najmaabdullahi7672
@najmaabdullahi7672 3 ай бұрын
Waaaaw reer muqdisho ismuujiya ❤❤❤❤❤❤❤mohaa kor uqaada
@Mohahassan12
@Mohahassan12 3 ай бұрын
Adi un baa xiiqayee Xaqiiq go i maysid abid Xamarna waa hooyadii Xurunta soomaliyeed Runtaa laysku sheegay Naga badan soomaaliweyn🇸🇴
@FaadumoAhmed-k3r
@FaadumoAhmed-k3r 3 ай бұрын
Afka hawaayin ❤️
@mohanedali3436
@mohanedali3436 3 ай бұрын
si fcn ❤❤❤❤
@ayanmaxamed9631
@ayanmaxamed9631 3 ай бұрын
❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@FaadumoAhmed-k3r Walee heestii jiif iyo joog bay u diiday xaarood yamyam qadaadwayn sheekh iyo sharuuf kkkkkkkkkkkkk 100 heesood waar waxa isku fuuqsaday Abxaaraan kaa jeclahay
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3phhh runta yey ku gubin dhaad faaq laheedeen oo la idinka aamusnaa adkeesta markiina marqaanland 😅
@queennaima-zk4bi
@queennaima-zk4bi 3 ай бұрын
Mohaan plz 500k ku tuura😭😭
@Moha-g7r
@Moha-g7r 3 ай бұрын
Coblinki an uwado taabano zxb
@naruurocabdi9599
@naruurocabdi9599 3 ай бұрын
Ayy🥺afka alle kaama gooyo mohanow bartedii dhigte xuduud lama kala dagee waxad xukuntaa hal gobol emotional damage 💔🤭😊
@Fatimaosman56
@Fatimaosman56 3 ай бұрын
Xamar na waa hoyadii xarunta somaliyeed from puntland 🎉
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
heestii xaarood yamyam qadaad wayn jiif iyo joog u diiday waa Amxaar kaan kaa jeclahay kkkkkkkkkkkkkkkkk
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
Budland 2
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
⁠​⁠@@TogdheerBurco-x3pnaa us walee wuu idinla hadlay cuqdada marka hore cuqdada ka xoroow adkeesta waa markiinee ama ooya no ictiraaf xamarbuu yaal ictiraax😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pteeda kale heestiina xigmad ku jirto oo laga xanaaqo ma jirto kaliya wxd tuugsaneysaan gaal madoow 😅no ictiraaf 😂
@ridwanAhmed-oo3hi
@ridwanAhmed-oo3hi 3 ай бұрын
Xamarna waa hooyadi xarunta somaliyed❤
@fardowsaxuseencumarfardows9927
@fardowsaxuseencumarfardows9927 3 ай бұрын
Wwwwwwwwww m.a bro waad ku sug tay ciyaal gobalka oo is xiijinaayo ciyaal gobol xamar waa hooyo ogaada oo ku jiifta lax baatihiinee oo waliba wasaq ah thnks walaal mohaan
@FahmoAbdirahmanAli
@FahmoAbdirahmanAli 3 ай бұрын
wawareyy codka I dilay Mohandas ilen fanan qarsoon buu ahaa m.a
@fadumoxashi2954
@fadumoxashi2954 3 ай бұрын
waaaaw moohan cabdul usheg runta 👏👏👏 wakayna lajanow🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 3 ай бұрын
Miisaanka culus Attttaa ha yeelin ha yeeelin moohaan❤❤😮
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
Daa hayeelee dhaaxeey matagayeen oo laga xishoonayy
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 3 ай бұрын
nous aimons la Somalie et les Somaliens De Djibouti Mahadsanid Puntland
@FarxiyoMaxamed-l6h
@FarxiyoMaxamed-l6h 3 ай бұрын
Masha alah abti rer qodar wad usojawabtay gesi somaliyed ayad tahay goleyso❤❤❤❤❤❤
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 3 ай бұрын
Masha Allah xaq iyo xikmad ayaad ku hadashay allow ku xafid aamiin yaa rabbi
@ayanmaxamed9631
@ayanmaxamed9631 3 ай бұрын
Wòw! Miisanka culus tan hees weydhaaftay moohaankeena❤❤❤
@guledsm
@guledsm 3 ай бұрын
Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Alloow, Rabbiyoow, Raxmaanow, Raxiimoow Na sii Soomali Heshiis ah Amiin.
@hamzejama18
@hamzejama18 3 ай бұрын
Xamar na Waa Hooyaadii Xarunta Soomaaliyeed❤
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 3 ай бұрын
Waaw afkaada caano lagu qabay from ciyaal xamar
@JaamacCabdi-hn8sx
@JaamacCabdi-hn8sx 3 ай бұрын
Hees xigmadey san iyo erayo misaman iyo Cod kasoo. baxaya libaax. Libaax. dhaley rag isku ma jire mohaan Cabdul waan ku wataa libàx
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 ай бұрын
From TikTok 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KhadroMoha-u4y
@KhadroMoha-u4y 3 ай бұрын
Tan hees wa dhaftay magac kale halo bixiyo❤
@Raasudgoon4212
@Raasudgoon4212 3 ай бұрын
Ninkii gumeysi u adeegoow soomaali layskuma taabto xurnimana kuuma taal alla jecliyaa hoygii xadaarada iyo dhulkii uduga ee buntland❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@alonegirl8
@alonegirl8 3 ай бұрын
Amxaaro wàa jabisay mohan❤from xamar
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
heestii xaarood yamyam qadaadwayn jiif iyo joog u diiday waa amxaar baan kaa jeclahay khasab maaha jacaylku kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ashrafarashid329
@ashrafarashid329 3 ай бұрын
Somalinimo hawaarto🇸🇴💪
@ifraax-o4s
@ifraax-o4s 3 ай бұрын
Waa idinka heeynaa rer Puntland 🇸🇴❤️
@ShaficiAxmad-vq6ri
@ShaficiAxmad-vq6ri 2 ай бұрын
Yaa salaam waan qiirooday wlhi sxb aad baan kuu salaamayaa moohaan waa Shaafici Qandala
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 3 ай бұрын
Waligayba hada unbaan helay jawaabtii saxda ahayd ee sland from ogadenia❤😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
Ma aragtay 😅
@HASSAN.YAREAbdi-iy2qx
@HASSAN.YAREAbdi-iy2qx 3 ай бұрын
Keep going bro xaqiiqda waliga haka gaban❤
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 3 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴
@Hiiraan-hr8ru
@Hiiraan-hr8ru 3 ай бұрын
Waad lahadashay
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 3 ай бұрын
Legend ❤dhulkaaga difaaco ❤
@abdishukrihassan4359
@abdishukrihassan4359 3 ай бұрын
20 times kusoo ceshtay hees taan jawaab caqiiqda taabanaysa ayaad siisay 🇸🇴
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Heestii xaarood qadaadwayn yamyam Jiif iyo joog udiiday waa Amxaar kaan kaa jeclahay khasab maaha jacaylku hadalba gam kkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Xamarna waa hooyadii xaruntii soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DEQASHODE
@DEQASHODE 3 ай бұрын
Way hees dhaaftay ereyga waxaaad xukuntaa Hal gobol ayaa wax loo dhigaaa jirin❤
@SakariyeclrishiidSakariye
@SakariyeclrishiidSakariye 3 ай бұрын
Mohan abdul awar King of puntland ❤
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Wow caadi maha 🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fardowzaahmed8094
@fardowzaahmed8094 3 ай бұрын
Gob gob dhashay ayaad thy wllo❤
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Ka xoroow waaaa baa nalalaayay lafaha iska dhiga dadkiina dhinac ka raaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samiirbaari8691
@samiirbaari8691 3 ай бұрын
Ala cizak mohaan jawabtoda wa siisay gobolka yarka ee xamar ku waashtay🎉❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Wooooooooiw tan hees waa dhaaftay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Rijaalkii mohaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Cabdiwaliabdilahi5046
@Cabdiwaliabdilahi5046 3 ай бұрын
Waankaa hayaa sxb guuleyso
@FardawsaCawil
@FardawsaCawil 3 ай бұрын
Waaw wiil mj landheranimo somaaliyey wiilkan 1m angarsino
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Inaad somalinimada ku ekeyso ayey kuwacnanlaheyd.
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Sax❤​@@Caliya7
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
Butland bey marqaanland afka lasoo galeen ha ka xaabxaabiyaan😂
@RaxmoXusein
@RaxmoXusein 3 ай бұрын
Masha allah reer muqdisho is xureyya❤❤❤
@LaylaIbrahim-sp8ub
@LaylaIbrahim-sp8ub 3 ай бұрын
Cadawa aan Somali ahayn mab lehin wllhi cabadka yarasta Rago😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@suleeqohussein2809
@suleeqohussein2809 3 ай бұрын
jawaabti saxda aheed hadaa loo helay soomali diidkii Caasis afkoodi iyo izirkoodi iyo dadkoodi
@habibamahad8009
@habibamahad8009 2 ай бұрын
Maanshalaah Jawaab sax aad siisey
@MaryanAbdullahi-yr5jl
@MaryanAbdullahi-yr5jl 3 ай бұрын
Xamar waa xarunti hooyga soomaliyeed❤❤
@HanaAli-w8n
@HanaAli-w8n 3 ай бұрын
Somalia guul 💙💙🤍🤍🤍💙🤍💪💙💪💙🤍💪🤍💪
@UpdyfatgAbdi-ee3pr
@UpdyfatgAbdi-ee3pr 2 ай бұрын
Xiskii ictiraaf rabow inuu xamar yaal ogow xuduud lama Kala degree wxd xukyntaa galdogob❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxiyoJaaamac
@FarxiyoJaaamac 3 ай бұрын
Xaduud lama kaladago waxaa xukuntaa halgopol 😅 sx form mj❤❤ guuuuuuuuuuul putland Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 😊😊🇸🇴 😊😊🇸🇴 😊😊aid 😊😊😊of of 😊😊aid 😊
@SaciidoMaxamedmuuse
@SaciidoMaxamedmuuse 3 ай бұрын
waad idaaweyse wllo hees iyo bar tani jawab way dhaafte
@FarxiyoAbdiraxmaan-hr8ez
@FarxiyoAbdiraxmaan-hr8ez 3 ай бұрын
Xamar waa hooyde soomaliyed jah🇸🇴😘🥰❤️😘
@Moha-g7r
@Moha-g7r 3 ай бұрын
Waaaaw ❤❤❤❤hees way dhaftay
@bashirabdirahman3568
@bashirabdirahman3568 3 ай бұрын
Hamar wa hooyaden m.allh muhaan inti ka xun nafta hawayan
@mmh8047
@mmh8047 3 ай бұрын
🇸🇴 ❤ Soomaliya HANOO LAATO❤❤❤❤❤
@MawaahibMawliid
@MawaahibMawliid 3 ай бұрын
Garoowiyo ku xintama waxa iga xiga amxaar xurmiyo sharafigula noool❤❤❤❤😂
@ahmedawow3364
@ahmedawow3364 3 ай бұрын
Mohaan keep going Reer somalilland usususus asalada abihina wase intasaa idinku filan😅😅😅
@MahamedDahir-dv1zx
@MahamedDahir-dv1zx 3 ай бұрын
War run badanaa waxaad maa mushaa hal gobal
@MohamedMusse-cm5rd
@MohamedMusse-cm5rd 3 ай бұрын
Uqdad ka xorow adi waa ku wataa muwaadin somali sax ah
@sacdiyaelmi180
@sacdiyaelmi180 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ bowe qaali keep going ❤❤❤🎉
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 3 ай бұрын
Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaJamac-w8v
@SalmaJamac-w8v 3 ай бұрын
Wewe garoowe warkedu waa cadyahay 😂❤
@MohamedHirsi-y4h
@MohamedHirsi-y4h 3 ай бұрын
Guull guull 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@AmiiroDhegacade
@AmiiroDhegacade 3 ай бұрын
Ay tan hes way dhaftay king of puntland❤🥰
@FadxiHasan-l3f
@FadxiHasan-l3f 3 ай бұрын
Kusoco ana og kama codmacaneyne 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Heestii xaarood qadaadwayn yamyam uduuday joog iyo jiif waa Amxaarkaan kaa Jeclahay hadalba gam kkkkkkkkkkkkkk
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pno ictiraaf sakiin laqa xamarbuu yaal ictiraaf yaa kaasiinaaya heeeeeee😂😂
@JawahirCabdi-te3up
@JawahirCabdi-te3up 3 ай бұрын
Masha alah walaal kuma cunaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz 3 ай бұрын
Caqilkii baa iga dhex muuqdah jcylkaygii hore😢🥺
@haliimacabduwahid8732
@haliimacabduwahid8732 3 ай бұрын
Reer muqdisho moohan kor uqaada hadaa dhiig leedihiin
@Fardo741
@Fardo741 3 ай бұрын
Soomaaliya hanolato 🇸🇴❤❤
@ShukriDaauudHiraabe
@ShukriDaauudHiraabe 3 ай бұрын
Wwww m.a guul iyo gubanimo somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliya
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 3 ай бұрын
Mohaan Abdul keep going pro 🇸🇴🇸🇴
@nasrixaaji3348
@nasrixaaji3348 3 ай бұрын
Jah runta dadbay dhibaysaaa ❤❤
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 3 ай бұрын
Aduun ba xiiqaye xaqiiq go I maysid abid waxad xukunta hal gobol halista ka taabatay rerki cuqdada la jifay😂😂😂😂
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
Garacoow caadipa noso karbaashtaye😂 aniga adi darta fanka uso galaya
@aminaahmed429
@aminaahmed429 3 ай бұрын
Mesha wax ba kadhacy sedaremayan reer cuqdad 👏👏👏❤️❤️👍👍🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryanmohamed4998
@maryanmohamed4998 3 ай бұрын
Oocad 😅
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 3 ай бұрын
Boqorka garoowe❤🎉
@FatmaAbukar-u5b
@FatmaAbukar-u5b 3 ай бұрын
Midaan hees waa dhaaftay omg Kabax
@ismacilmuqtaar
@ismacilmuqtaar 3 ай бұрын
Masha allaah wllo qaaliya
@WiiloCali-tk7qm
@WiiloCali-tk7qm 3 ай бұрын
Waakaasoomaali❤❤
@FadumoAbdimaxamed-g6m
@FadumoAbdimaxamed-g6m 3 ай бұрын
Wow legend of legend ❤❤❤
@Hamdiyayusuf-xu9fc
@Hamdiyayusuf-xu9fc 3 ай бұрын
Masha allha muhaan afaka ale kamago yo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmalXared
@AmalXared 3 ай бұрын
Afakaga cano lagu qabeey ❤❤❤❤
@ABDIRIHMANMohamud-h1w
@ABDIRIHMANMohamud-h1w 3 ай бұрын
Wa ku wata sxp 🎉🎉🎉
@MaryanAhmed-tx9kx
@MaryanAhmed-tx9kx 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somali 🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Ciyaal xamar ismuujiya❤❤❤❤❤❤❤
@habibrahma2436
@habibrahma2436 3 ай бұрын
Wawwww. Ma challa ❤❤❤❤😂
@bashiiryare13
@bashiiryare13 3 ай бұрын
Afkada caano lagu qabay mohaan❤
@Ibraahinaxamad
@Ibraahinaxamad 3 ай бұрын
MN sha aallh xamarna waa xarunta somaaliyed❤❤❤
@RoodoAhmed-v7p
@RoodoAhmed-v7p 19 күн бұрын
Ina ader xifdulahay mohan
@KalthuumoMohamed
@KalthuumoMohamed 3 ай бұрын
Waaaw❤somaliweyn
@mohamoudfaisal3955
@mohamoudfaisal3955 3 ай бұрын
Wow good answer 👏 🎉
@HabsoSharif-p9g
@HabsoSharif-p9g 3 ай бұрын
Thanks mohaan dhal boqortooyo❤❤❤❤
@ClxakiimMustafe
@ClxakiimMustafe 3 ай бұрын
Ka sheekee siilkii hooyadaa 😅😅
@qubuuulsuldamada8341
@qubuuulsuldamada8341 3 ай бұрын
Masha allah legend ❤
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 ай бұрын
Jah xaadaa I istaahtay axla hees
@aminaahmed429
@aminaahmed429 3 ай бұрын
Woow wa karbash xalal ah 🎉🎉👏👏🥰🥰🥰❤️❤️
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 3 ай бұрын
Noloow ina abti ❤❤❤❤❤
@MireAbdirizak
@MireAbdirizak 3 ай бұрын
Mohan Keep going waa kahaynaaaa😂😂
@ZamzammohamudIsmaiL
@ZamzammohamudIsmaiL 3 ай бұрын
Ruuun baa ku hadashy wllky
@FaadumoCabdimaalik
@FaadumoCabdimaalik 3 ай бұрын
Wooow eshcalaa jawaab
@miskoo1333
@miskoo1333 3 ай бұрын
my fav song🥰🥰 this time
Muuq Bilan
7:41
Somali Star - Topic
Рет қаралды 23 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 4,3 МЛН
Dagaal kadis ah warda sorry😭
8:30
Moohaan Official
Рет қаралды 52 М.
HABAD MOUSSA OLAD l TOOSAN l 2018l  (OFFICIAL VIDEO)
7:43
Tusmo Films
Рет қаралды 2,4 МЛН
MOOHAAN CABDUL / HADAAN NAFIS DAREEMAY/ HEES CUSUB 2022
3:30
LIBAN Jj LYRICS
Рет қаралды 24 М.
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 340 М.
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13