moos ceeriin iyo hilib iyo qudaar iyo bas baas😋😋👈👀💗💗💗

  Рет қаралды 24,919

Fadumo Has

Fadumo Has

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@fadumoabdullha7477
@fadumoabdullha7477 5 жыл бұрын
alla moos yaayo ahaaaa igu dil ahaaa alaabtan waan ooyaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😍😍😍😍 inta ila jacl alaabtaan suulka hatagto maasha allah abaayo waryaa waryaa waala cunaa ninkii cuno woocayilaa kkkkkkkkk ar anaa kasaayo waryaa waryaa hory usoco xayaati wcs hawaryar ayuub soobarbaar xabiibi
@sahrocabdisahrocabdi8942
@sahrocabdisahrocabdi8942 25 күн бұрын
M.a ilahy ha idin daweyo fadumo faced karon momi allabtan rer xamar kasayo wa sogate galabta bariya ku tura insh allh
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 5 жыл бұрын
Masha allah allah ku barkeyo xabibti 😋😋😋
@safiyoaadam5123
@safiyoaadam5123 6 ай бұрын
Masha alha alha hakuxifdiyo xabiibti 😊
@namalsalmo7957
@namalsalmo7957 5 жыл бұрын
Mashallah walashey fatima has caadi mahan waad mahadsantahay sida noola wadageyso caadi mahan caadi mahan Mashallah
@ayaanitcabdiayaandagan4486
@ayaanitcabdiayaandagan4486 Жыл бұрын
waryaa waryaa waxa ladhahaa hilibka melah seed seedka ah
@kowtharachannel6078
@kowtharachannel6078 5 жыл бұрын
mashallah abyo cafimaad ku cuna xbbt cadi mahan 😍😍😍😍
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
mooska ceeriin wxan cuni jiray asagoo sida bariiska loo karinaayo yaraantedi wuna macn bdnaa
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/ZoGykJqBZ7Rqo5o
@BRUHBRUHNOMI
@BRUHBRUHNOMI 3 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@sadiowarsame
@sadiowarsame 5 жыл бұрын
Masha Allah waligay ma cunin mana arag Insha Allah waan karsan doonaah thanks 👋👋👏👋👋👏👏ayuub yare so barbaar habo👈
@mamacooks2919
@mamacooks2919 5 жыл бұрын
Asc waraya waryaa waa calloolyee
@jamilamohamed4161
@jamilamohamed4161 5 жыл бұрын
MashAllha Habo this is so yummy i miss this food cuz i used to eat💖💖💖💖👍👍👍👍😍
@caashoabukar4905
@caashoabukar4905 5 жыл бұрын
Woooow isku dhuuq waaye wallaca iyo dhandhananka
@ilaqosalchannel4921
@ilaqosalchannel4921 5 жыл бұрын
Masha allah manta qufki ugu horeya ahay xag like iyo comment faatima haas horay usoco walashey💯👌👍😍
@shukrisoomalishukrisoomali6108
@shukrisoomalishukrisoomali6108 5 жыл бұрын
Masha allh adan ugu helay moska
@kingmaan2681
@kingmaan2681 5 жыл бұрын
MashaAllah xbbty jazakallah mcnto
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 5 жыл бұрын
hhhhh so funy masha alh gacantaada alaha kubarakeyo
@cimrancabdulahi4584
@cimrancabdulahi4584 5 жыл бұрын
Waa mahadsanthy wll horey usoco
@internwomen
@internwomen 5 жыл бұрын
wcs ayub masha Allah
@safiyacusman4735
@safiyacusman4735 5 жыл бұрын
maashaa'allaah caadi ma aha caaaaaaaaaadi ma aha maashaa'allaah waaye
@nastexoabdi4298
@nastexoabdi4298 5 жыл бұрын
Masha allha nice wllo
@fadumoawil8826
@fadumoawil8826 Жыл бұрын
Wan ku xiasey abyo ad ban ujecla janalkaga
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
sonaqad waaagsan
@safiyacusman4735
@safiyacusman4735 5 жыл бұрын
waryaa waryaa maxaa liigu soo koriyey oo hooyo iiga dirtay maxamed hilible waryaa waryaa waa hilib ka balaq balaqa u badan weliba hilib ka dhinacyadiisa ad adag
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 5 жыл бұрын
Masha Allah qaalideyda Allah idiin daaweeyo😍
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
asc ala waa uxiisa.abaayo mahad sanid masha alah gacanta alaha kuu barakeeyo
@Cysom
@Cysom 5 жыл бұрын
Maasha Allah waa nafaqo.
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 5 жыл бұрын
Maasha allah wlh waxaa isoo xasuusisey moos ceerin aawi hee inteen ka helaahee caadi maahin caadi maaaaaaaaahin
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 5 жыл бұрын
Masha.allàah tabaarak ilaah ha ku xafido amiin sharafey 💜
@safiyacookingchannel6346
@safiyacookingchannel6346 5 жыл бұрын
Masha Allah qali
@habibanatural6895
@habibanatural6895 5 жыл бұрын
Waw mash Allah abayo
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 5 жыл бұрын
Masha allaah 😍😋😋😋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌
@hodanqali4037
@hodanqali4037 5 жыл бұрын
Iidaan waxaa la dhahaa dheecaan markuu leeyahay
@foosomari5679
@foosomari5679 5 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah
@maxamedabey9165
@maxamedabey9165 4 жыл бұрын
Waaw Alabtan cadima ahan wankuheystaa
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Asc matooke aa ladhahaa nairobi anku cuni jirney
@abtiyoowadoontiallechannel4470
@abtiyoowadoontiallechannel4470 5 жыл бұрын
A s c maasha Allah cadi maha
@kaifkitchen7887
@kaifkitchen7887 5 жыл бұрын
Masha allah caadi maaha xbti ugandha aad looga cuna matooki ey dhahaan aad ba u jeclahey thnks qaali
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 5 жыл бұрын
Maasha allah😍
@umcumar1046
@umcumar1046 10 ай бұрын
Masha allha cadi mahan
@faizasidow8555
@faizasidow8555 5 жыл бұрын
Aniga waryaa waryaa waa macaan
@sadiowarsame
@sadiowarsame 5 жыл бұрын
Mooska caadiga ah miyah mise moos bakiini
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
mooska caadi ga eh
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Woooow igu dil waaye 😋😋😋masha allah 💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤💖💖kkkkkk eedo manaxeeyso 😂😆
@filan-lv2up
@filan-lv2up 5 жыл бұрын
Masha allaah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@maryamamaxamed2437
@maryamamaxamed2437 5 жыл бұрын
Masha allh caadi ma ahan💋💋💋🇸🇴🙋‍♀️❤
@xawabuud6532
@xawabuud6532 5 жыл бұрын
Asc maasha alaah abayo waxan joogaa afgoye calooley gel iyo yanyo anku kayiyay munfo aanku cunay
@maryanyusuf9009
@maryanyusuf9009 5 жыл бұрын
You
@asadgeedi5661
@asadgeedi5661 4 жыл бұрын
Asc Alle haku barakeeyo gacantada walalo
@stg-somalitradinggroup9096
@stg-somalitradinggroup9096 5 жыл бұрын
mnsha allaaah shukran xbbty
@safiyacusman4735
@safiyacusman4735 5 жыл бұрын
wcsww ayuub yare waa kaa qaadnay salaanta qaayaha iyo qadarinta badan waa kaa qaadnay habo
@meysamalimashaalla2656
@meysamalimashaalla2656 5 жыл бұрын
masha allah allha ku maceyo o cfmd kugu daro😂😂😂😂😂wlhi shactara igu dishay sxby hdlkaga leee masha allah
@qadroqaalichannel7560
@qadroqaalichannel7560 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks
@Binta-s
@Binta-s 5 жыл бұрын
Woow Woow woow 😆😁😆😁
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
😍👌😀😋😋😋😋😋😋😋😋
@internwomen
@internwomen 5 жыл бұрын
warya warya waa la cunaa nikiicuna wuu cayila xasuus reer afgooye
@BRUHBRUHNOMI
@BRUHBRUHNOMI 3 ай бұрын
❤❤😂😂😂❤❤❤
@xaawomacalin3113
@xaawomacalin3113 5 жыл бұрын
Alla maxaa uxiisay moos ceeriin
@qadroqaalichannel7560
@qadroqaalichannel7560 5 жыл бұрын
Waryaa waryaa waa lacunaa ninkii cunaa waa cayilaa ilaa fool kutaal kkkkkkkkkkkk
@cayuushmaxamad9101
@cayuushmaxamad9101 5 жыл бұрын
aruuriye channal hhhh saxiix wlhi qofki cuno lee yaqan
@najmaibraahinnajmaibraahin9353
@najmaibraahinnajmaibraahin9353 4 жыл бұрын
Miyaa lagu caylaa anaa raadinaaya waxaan ku caylee
@xaliimocadey8138
@xaliimocadey8138 5 жыл бұрын
masha alha
@namalsalmo7957
@namalsalmo7957 5 жыл бұрын
Abayo lkn mooska fiiqatankiisa waaba dhib ciiriinka yelayo somahan
@barwaqofarah3899
@barwaqofarah3899 5 жыл бұрын
Gabadh sida hadasho ku qosalaa
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 5 жыл бұрын
😂😂😂 qisadaas waa maqlay qaaliyeey
@zulekaahmedabdi5013
@zulekaahmedabdi5013 4 жыл бұрын
Mashaalh
@mulkimudey8685
@mulkimudey8685 5 жыл бұрын
Allaa.maxan.uxìsay mooskan.lakariyay
@mulkimudey8685
@mulkimudey8685 5 жыл бұрын
Asagoo qunbaha biyihisaa lagu daray maxan badanaa
@umacabdirisaq6399
@umacabdirisaq6399 5 жыл бұрын
ASC saliida kayarey sida kale wat fiicanthy
@farhiyomalin3939
@farhiyomalin3939 4 жыл бұрын
Maasha allah abaayo runtii anoo uur leh aaan cuni jiray walahi xasuus 😋😋😋😭😂😂
@zulekaahmedabdi5013
@zulekaahmedabdi5013 4 жыл бұрын
Waxaas cuno lagadhaa
@nimcocooking2342
@nimcocooking2342 5 жыл бұрын
Maaashaalh
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
haa sasa lagu cuna waxaad rabto kucun
@fadumaali1515
@fadumaali1515 5 жыл бұрын
Waryaa waryaa waa laguu yaqaan hilib jarjarjar
@kaifkitchen7887
@kaifkitchen7887 5 жыл бұрын
Hhhh iidaan iyo goosaar somalia iso xusuusidey faadumo haas dhareerka iga socdo
@macalinali4961
@macalinali4961 5 жыл бұрын
Igu dil waaye
@najmaibraahinnajmaibraahin9353
@najmaibraahinnajmaibraahin9353 4 жыл бұрын
Caadi ma aha Caaaadii ma aha
@kaahoxarirsade3827
@kaahoxarirsade3827 3 жыл бұрын
Wcs habaryar yarisow😘😘😘
@zeynabhussein9980
@zeynabhussein9980 5 жыл бұрын
caloleel
@umusowdoaadan1394
@umusowdoaadan1394 3 жыл бұрын
Shukran faadumo haas
@khadarosahal3965
@khadarosahal3965 4 жыл бұрын
Fadumo haas cumurow cumurow wlhi😘😘
@safiyacusman4735
@safiyacusman4735 5 жыл бұрын
waryaa waryaa = ijiid aan ku jiidee
@sadiamustaf7415
@sadiamustaf7415 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo
@laylaachannel4007
@laylaachannel4007 5 жыл бұрын
Msh Allah fadumo dhareerka IGA daoya
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 5 жыл бұрын
Sidii xabad galeyaa dhacday hada ka horba la yiri hada ka Daba dhacdo waa caadi😂😂😂😂
@maryanali3543
@maryanali3543 5 жыл бұрын
waryaa waryaa caloleyda ayaa la dhahaa
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 5 жыл бұрын
Kkkkk
@sadiacisman6971
@sadiacisman6971 4 жыл бұрын
Matooki caadi maaha
@zeynabhussein9980
@zeynabhussein9980 5 жыл бұрын
abaayo kkkkkkkk
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 5 жыл бұрын
Fadumo dhibley hhhhh mah mahda aya igu dishay wlhi
@caiishazain1549
@caiishazain1549 5 жыл бұрын
Asc abayo xagee joogta inaan wax kabarto ayan raba iisosheg mcnto.
@khadrohussein9684
@khadrohussein9684 5 жыл бұрын
Kkjkkkk
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 5 жыл бұрын
Idaam maraq waaye sx plz isoo booqda subscribe isaara
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 5 жыл бұрын
Ok
@inahaaji9459
@inahaaji9459 5 жыл бұрын
Wankuso boqday abayo adigane iso boqo shukran xabiibti
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
marhore Ayan kuso booqday xabibti
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
wanku saaray babibti
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 5 жыл бұрын
@@FadumoHas shukran
@safiyacookingchannel6346
@safiyacookingchannel6346 5 жыл бұрын
abayo.isuboqo
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 жыл бұрын
MashaAllaah
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
kkkkkkkk abaayo qosalka.ad.iga dhamasay mahad sanid anaayo
@gamingpoke8527
@gamingpoke8527 5 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay
@bintigacal2875
@bintigacal2875 5 жыл бұрын
Waraya waraya caloley ah
@shaimaquruxchannel438
@shaimaquruxchannel438 5 жыл бұрын
Matoke👌👌❤
@ayanmohamed4337
@ayanmohamed4337 5 жыл бұрын
Mashaallah 😋👍🏽
@samiraosman9041
@samiraosman9041 5 жыл бұрын
Mashaa alaah xabibti
@samiraosman9041
@samiraosman9041 5 жыл бұрын
Faduma has walashey Mashaa alaah waxa icajabisay cun tatah
@safiyacadeysafiyacadey7261
@safiyacadeysafiyacadey7261 5 жыл бұрын
masha allah
koosto aad u macaan
8:01
Fadumo Has
Рет қаралды 949
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 7 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
mask timaha agoolka leh u fiican o qaleelka ufiican
10:35
Fadumo Has
Рет қаралды 534
soor iyo maraq aad u macaan cunto somali
1:57
Fadumo Has
Рет қаралды 827
jalaato qori gurigaada kusameyso make simple ice popsicle
11:59
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 7 МЛН