Aniga xssan iyo madobe midna matagersani wayo labadaba Dan somaliyed makashaqeynayaan lakiin waxan garanayaa Ciidanka GOR GOR Nolol iyo geri way ku keni karaan 2 ciidana waxey is barten 2020
@mulkiosman78283 күн бұрын
Fahad waa nin Ciilan oo Shiikhal ah 😭😡 Hassan Dhiiqo Wir ha yimaado PUNTLAND 👑🇸🇱❤️ POWER
Wadaayoow warkaaga ha isaga ciyaarin afgaroocaas magiciisa ayaaba umada dhibaayee
@mulkihussein95383 күн бұрын
Buldaanana intu werarayo axmed dhulkiisa hakaxoraysto shabaab
@linadahir42773 күн бұрын
Warkaaga ima cajibanin
@ibrahimahmed2812 күн бұрын
Dhusaweyne
@hasandiriyeabdifarah63793 күн бұрын
Caac waa dhamatay iyo beentii umadda ku wareeriseena waa dhamatay. Nabadeey. Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq.
@AbdiSheik-rl8sj3 күн бұрын
Aabsuletly Axmad waan taageereynaa
@SarahWarsama-o8u3 күн бұрын
FROMAAJO ISAGAABA AHAA TUUG SIDA XASAN RABEY MUDAKORORSI😂. AMA HA AAMUUSO AMA CIRKA HA AADO😊
@SarahWarsama-o8u3 күн бұрын
WAR RIYADA BEENTA AH NALA DHAAF😂😂😂😂
@abdurahmanmohamed12933 күн бұрын
dalku waa inuu hal dowladd yeesho ha xumaato ama ha fiicnaato hadii aan nahay taagerayasha farmaajo dalka waxaan ku soo laaban karnaa iyadoo ahmed aanuu jirin insha alaah cidan taya leh hadii uu haysto shabaab ayuu ka adkaan lahaa wax uu hayo malahan dowladdana kuma dhaco inuu la dagaalamo
Halkaa xasan wuxuu u gelaya xildhibanada xafadaha uu isleeyahay wad dhibatayn karta hada wuxuuba diidan yahay mamulba in ay yeeshan haa waa sheeka dheer
@MOHANHAYBE3 күн бұрын
Puntland afkaaga uraaayo kala tag beenta
@SalimcumarNaasir3 күн бұрын
Siyaasad oo isbeegsi ah Malagu maamuli karaa wadan aniga sidaan doono ayaan udhaqmi adiguna Maya siyaasi manihin ee waxa horteena lagu sameynaayey sidee bay ku hirgaleen kana ku hirgeli karin waa mucjiso alle kacabsi lakaaliya xasan sheekh waxaas haleyey umbaa dayashadiis taal waxii dhaafsan waa kala tag
@alishaafi93803 күн бұрын
O dadki meesha deganana tala xume
@Cabdiwiish-i3j3 күн бұрын
Wa marki ayanoqonlaheda olokabixilaha daroodo iyohawiye ukuceebkunaqalaheda beesha hawiye
@MohamuuthupduMj-b8f3 күн бұрын
Kkkkkkkk
@SarahWarsama-o8u3 күн бұрын
BALH BAKH😂. AXMAD MADOOBE DADKIISU WAXAY JOOGAAN MIN ITOBIYA, SOMALIA IYO ILAA KEENIYA😊. UMA BAQAYNO
@habibaomar85673 күн бұрын
Waa washen kuwasa
@abdirizakosmanfarah5963 күн бұрын
Xamsa daadku ha qaado axmed madoobe ha guuleysto
@AbdiArtan-o1e3 күн бұрын
Maalin galinked
@user-mo2mg5io8q3 күн бұрын
fahad yaasiin daahir waa nin qadar fuusho waxba kama qaban karo darood ha iska ooyo futadiisa ha ilaalsado
@AbdiSheik-rl8sj3 күн бұрын
Bil ISKA dhaafe waligeen waan dagaalamaynaa J Lana waan difaaceynaa
@UwamariyaDusabe3 күн бұрын
Hello fatafaka😂😂😂😂😂😂
@abdnasircuuke60513 күн бұрын
Beenlow waa kanoo kale. PL CIDANKEEDA MA ADAA TIRIYEY. .
@AbdulahiAbdu-w3q3 күн бұрын
Ciidanka uu axmad madoobe u dirayo raaskaanbooni xageey marayaan,kuwa xasan sheeq uu diyaarada ku geeyay raaskaanbooni maxaay qaban karaan waa go doon.
@HodanMacalinahmed3 күн бұрын
Marunbaa😂😂😂😂
@Trippelmedia13 күн бұрын
sudanka tv saxibow adigu xita su,aal inaa ku weydi aay rabaa wayay ahmed midow waa gof xun anigu waxaa iga weydi
@hassankhalif12233 күн бұрын
Xaqa ayaa raynaya .Ahmed xaq ayuu ku socda. Gurgurte wadanka ilaah ha ka qabto umada Somaliyed
@AbdiSheik-rl8sj3 күн бұрын
Axmad madoobe waxaan Ka codsanaynaa calooshood u shaqeystayaasha la geeyay kiyaampooni in la ciqaabo oo koox koox loo laayo
@hassankhalif12233 күн бұрын
Unc ba so cusboonatay .dagaalkii 4 bilood ba so socda
@horeeye103 күн бұрын
Adigaa yiri ee ra'yi dadkake ma qabo ee waddo beentaada
Doowladu soow kaaraayaal maheeysato ? hadeey heeysto mexeey axmad uga baahantahay meey dagaalka oo dhan 24 saac ku soo afjarto
@dubadDholey3 күн бұрын
Wllkan yutubkan loho Inan kulaso xariiran raba bal isheg Melan kalaso xariiri karo
@hosaynn24183 күн бұрын
Suldaanka tv; adigu ma falaqeye milatari ayaad tahay; mase Axmad Madoobe ayaad raacsantahay?!
@mulkihussein95383 күн бұрын
Ciidanka lageeyey raaskanbooni waa kuwa loogu talagalay inay dhamaadan
@abdisheikh60943 күн бұрын
Waxaa kaaga sii daran oo dagaalkaas loo qaadayo in ay tahay dano shaqsi ee ma aha danta dalka ee waa dan shaqsi axmed madoobe waa isku caano shubay xasana waxaa uu rabaa in uu isku caano shubo oo sameeyo doorasho qof iyo cod ah oo uu isaga ku soo baxayo.
@abdirashidguled66973 күн бұрын
Ninkani horta beenbadanaa gurguurtaa jug siiyey
@AbdiArtan-o1e3 күн бұрын
Waxas darodka qabalkn inaka hawiya waxba uma aragno
@MuslimoIsxaaq-x1f3 күн бұрын
Wariye cadaalad ka xadal dogonyow
@alishaafi93803 күн бұрын
Diyaaradaha ciidamada lagu daldalayo muxuu cadowga jmada somaliyed ugula dagali wayey muxu mamulada marba mid ugu handedayo itobiya muu la galo As muu la galo dagaal qabiil buu bilabay xasan Ahmed dad buu ma dhashay dagaalkana waa la gelaya xasan jubalana iskama leh eiilkisuna qaban maayo walaalkina qaban maaye muxuu ka raba hadayba nabad tahay somaliya awela way kala maqnayd o wa laysku kabkabayey o laysu radinayey isaguna waa kala diray dagaal an la mahadin baa ka dhici doona kuwo an la furfuri karin baa u tegaya o gurmada ciil qabe wuxuu ka helo hala arko