MOOSHINKA WASIIR FIQI WAXA SABABAY OO LA OGAADAY

  Рет қаралды 4,422

SYL Somali TV

SYL Somali TV

Күн бұрын

XOGTA SHACABKA SOOMAALIYEED OO HALIS KU JIRTA & MOOSHINKA WASIIR FIQI WAXA SABABAY

Пікірлер: 32
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
WAA KU SAXAN YAHAY MAADAABA UU DAGAAL ADAG KULA JIRO JIRO CADOW GUDAHAA IYO DIBADA
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Сағат бұрын
40 jaajus magacyadoda noso gudbi
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
40 kaa xildhibaan waa dhashii abii ammed
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
WAARUN FIQI WAA NIN ADAG AAN OGOLEEN QIYAANO WADAN WAA WADANI C/NUUR WUU MAHADSAN YAHAN YAHAY SIDUU U FASHILEY CADOWGA IYO CADOW U ADEEGAYAASHA
@mohamedsheikh6056
@mohamedsheikh6056 Сағат бұрын
6:38 6:38 6:38 6:39 6:39 6:39 6:40 6:40 6:40 6:40 6:41 6:41 6:41 6:41 6:41 6:42 6:42 6:42 6:42 6:43 6:43 6:43 6:43 6:44 6:44 6:44 6:44 h
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw Сағат бұрын
Dadkaas waajaajuus oo curyaaminjiray dowladda umadda SOOMAALIYEED Fiqi waa wawaziir caddalad ah Una muuqato hormar iyo hididiilo qaran fiqi waxaa kudhagan jaajuusiinta dibida oo dalka caqibad ku ahaa Mahadsanid waziir fiqi allh hakuxifdiyo waxaa natustay geesimo iyo waxqabad muuqdo hore usoco من كان رئيسا لا بد أن يعارض عكسه لكن لا تلتفت عمايقولون فإن محاولتهم لن يبنى على الاصل ولذلك لااعتبار فيهم
@aragsan5690
@aragsan5690 2 сағат бұрын
Itoobiya ayaaa fiqi lacaga ku bixineeysa. Waa tuhunka umada soomaaliya..
@laylajuir2420
@laylajuir2420 2 сағат бұрын
Wasirka.Arimaha Dibada wa ku saxsaxanyahay inuu qabto Tugada Xildhibaan ku Sheek yasha wa in gacan bir ah lagu qabto. No more Madaxweyne Mamul goboleed. Dhamantod wa Gudoomiyo Degmo. Xildhibaan ku Sheeg yaasha ha aadeen goboladooda. Madaxweynaha Jamhuryada Somaliyeed Raisal Wasaarehiisa Hamsa Abdi iyo Arimaha Dibada Faqi Allaha noo badbadiyo. Cadawgaan oo Xildhibaan yaasha Wadanka laqeen ha la soo qabqabto. Ayaga Mushin iyo Xarig ha layskugu daro. Wa Ethiopian Allaha noo Xafiddo Dowladeena Dadkeenna iyo Dadkeenna Somliyeed oo Wadankooda Jecel. Allahuma Amiin Wbt
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 59 минут бұрын
agaasimihii hore waa runtiis xildhibaanada mooshinka kagudbiyey kumaheystaan danqaran ee waxay kuheystaan Danshiqsi oo aykawaayeen iyo kuwa itoobiya ushaqeeya oo halkaas Dan ugaraadaaya itoobiya
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Сағат бұрын
Sidokale RWH xamase ayaa noqday mid aad iyo aad dalkisa iyo dadkisa daacad nimo ugu shaqeyay waane reysalwasahirihi u wanagsan abid❤❤❤
@xasanmaxamed3425
@xasanmaxamed3425 21 минут бұрын
War wasirada in dhamaan la kala diro shrci ayuu uleyahey madam weyne xasan sheeq hadiiba Shipshewana cadowga ushaqeyaan waan tagerayaa haduu kala diro golaha barlamaanka waa cadoga somaliyeed oo kurasadeena fadhiya weyaan Hapag-Lloyd wada Tonto waa garacyo weyaan
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Сағат бұрын
Xildhibanada xiligan lagama sugeynin moshin xiligan waa xili dalka itobiya dalkena dulan ku yahay
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
XAMSE IYO FIQI IYO WASIIRKA CAAFIMAADKA KAN ARIMAHA GUDAHA
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Сағат бұрын
Xildhibana dalka difaciisa mexeey uga hadli wayeen
@shahiidpoy6383
@shahiidpoy6383 Сағат бұрын
Wallahi waa ciil walaal kuwa mooshinka ka wada waziir fiqi waa shaqaale ethopia iyo kuwa waayay passportga cassanka eey eheladooda ku dhoofi jiraaen walaahi waziir fiqi waa ninka kaliya ee cadawag soomalia si toos ah ula dagaalay ugana guuleysta dhmaka caalamka ethopua ee shacaboow kaca hala difaaca halyay fiqi
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Сағат бұрын
Itobiya AA so dirsatay waayo mana qarsona in barlabanka xildhibano aad ubadan eey U shayen
@shahiidpoy6383
@shahiidpoy6383 Сағат бұрын
40 ka xildhibaan waa ethopian dhaman waana inaan talaabo ka qaadna anagoo shacab waxana noo balama afaafka hore xarunata baarlamaanka
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Сағат бұрын
xabashida ka dbeeyso ee haloo istaago shacabka ha mudaharadaan ogaada wa madaxeena aya looga qaadi rabaa faqi waxa lagu haysta see shacabka ugu hadli kartaa hala dhacee wa saas
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 24 минут бұрын
Waa fikir ka socda Ethiopianka
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed Сағат бұрын
Lacak ayey qaateen caada qaatayaalka
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar Сағат бұрын
Asc adiga warka aad fidinaysid
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
FIQI SHACABKAA ARKAYA
@Adoon-Alle490
@Adoon-Alle490 Сағат бұрын
Mooryaanka shalay waa wasiirka maanta, mooryaanka maantana waa wasiirka beri
@reallyg9264
@reallyg9264 Сағат бұрын
OROMADI KUDHSHAY WASEE AMUS
@QasimmNuur-vf4qx
@QasimmNuur-vf4qx Сағат бұрын
Wasiir fiqi wuxuu mudan yahay' In lagu abaalmariyo howsha geesinimada leh ee uu ku hogaamiyo' wasaaradda arrimaha dibadda.
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Сағат бұрын
Waa wasirka kaliya ee dalka dadkisa shaqo fiican uhaayo marka xildhibano shisheye U shaqeya ayaan uragan wasir fiiqi tariqda Bal dahabi ah ayuu ka galay
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 2 сағат бұрын
❤❤❤
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 сағат бұрын
Xasan baa ka danbeya
@reallyg9264
@reallyg9264 Сағат бұрын
HAKU WSO XASAN
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Сағат бұрын
Cadeen keen
@beryalex1798
@beryalex1798 51 минут бұрын
Deni weydii cida ka danbeysa
Nigeria Billionaire Dangote on Fuel Subsidy, Oil Prices, Football
26:00
Bloomberg Television
Рет қаралды 302 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,5 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
Top U.S. & World Headlines - September 27, 2024
12:57
Democracy Now!
Рет қаралды 151 М.
What world leaders think of the US election | BBC News
24:50
BBC News
Рет қаралды 24 М.
Starmer Refuses to Apologise to Pensioners Four Times Over Winter Fuel Allowance
13:21
Top U.S. & World Headlines - September 24, 2024
10:47
Democracy Now!
Рет қаралды 341 М.
Thomas Sowell -- Basic Economics
33:32
Hoover Institution
Рет қаралды 2,3 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН