Waa edeb daro waxas shaqo ma ahan ee Rabi ha laga baqo
@barsaqanbarwaaqo41103 күн бұрын
WAA EDEB DARO GABDHUHU INEY RAACAAN MOOTO WAA EDEB DARO INEY SUUQ KA RAADIYAAN
@barsaqanbarwaaqo41103 күн бұрын
QAAD HEE ANSHAX XUMADA AAD MAGAALADA KU SOO KORDHISEEN XABSI BAA IDIIN DANBEEYEE
@barsaqanbarwaaqo41103 күн бұрын
SHAQADII KENYA IYO UGAANDHA AA WADANKII GEYSEEN HORUMAR BEEL HORUMAR MA MOOTO LABA LUGOOLEY BAA AH
@AhmedAli-m7q3 күн бұрын
Kuwaan waxa ay aheed in mar hore go aan laga soo saaro waa ku saxan yahay gudoomiyaha arintaan waan ku mahad sanyahay
@AbdiHaji21033 күн бұрын
Waryaada shaqo kale allaha idiin sahlo maad raga qaadiin maxaad gabdhaha bahasha qatarta leh ugu qaadeesaan markii la leeyhy dadka sharci kala xadidin hadaa loo sameenin nadaam darro ayee ku dhaqmayaan
@Koyama5483 күн бұрын
Waxas qalad waye wa an shax xumo xumow xawad weyne shaqo ma uso bixin e raxo aya uso baxday 👊🏿