No video

MORNING ROUTINE BY FARTUN IYO MY RAJO

  Рет қаралды 48,962

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@user-ws9be1eu8c
@user-ws9be1eu8c Ай бұрын
Fartuun waxa iga dayo wxd marsatay noo sheeg beryahan nuurkaga baxaye masha allh ilhy haku siyaadiyo abayo ❤
@CabiirmoCMCMO
@CabiirmoCMCMO Ай бұрын
Fartuun happy xaasidnimo ayaan udaawada inan walba hooya horumar baan urajeynayaa from hargeysa kasoo salaamaya camal la aan maihi waanku lacageeya fartuneey 😂😂😂😂😂
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Mashalah hablo walalo ah iyo caruur todii oo is jecel barakalahu fiikum Mashalah ❤❤❤🎉
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Ай бұрын
Walaal fiican baad leedahay muniiro alle haku daayo
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk ilmaha yar qaxwo ma cunaan iyaaaaa oo adna ma ila mujuq aga wa naag qaan gaar ehee muniira ilmaha xaad u yar yareysa horta cabira iyo cuneymar iyo amiir ok qaxwo ha lo diido lkn adna lkkkkkkkkkkk
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
Masha alaah wey iska dheertahay mahe hada dhow ilmo yar ay ahayd mida kale rer muqdisha hada nahay gabdhaha iyada la eg qaxwa ma caban shaah walaga yaaba marka sas ay muniira udhahday
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
@@rahmafarah6892 sax abaayo dhib ma laha abaay muniira wa hooyo cunugooda hadu weyn yahaye xata wa u caruur illah awlaada ha no xafido dhamanten intan heysane allow ku irsaaq owlaad salaxiin ah ya rabi
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Ай бұрын
Abshir ismaan abayo muniiro qosol iguma harin ilahey ha idin barakeeyo ❤🥰
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
MUNIIRO MY RAJO. WAA KUGEESATAA. MALESIA❤❤
@nimcocumarxasan4177
@nimcocumarxasan4177 Ай бұрын
Kkk abaayo muniiro qobowga jirkaaga lagasaaraa iska adkeeyso kuleelka
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@aalaa2023
@aalaa2023 Ай бұрын
Ani iyo muniira iskumida nahay shaah iyo khaxwa le kucayilaa
@SumayoCumar-80
@SumayoCumar-80 Ай бұрын
Abayo fartuun hoyo mcn samided wani salami adhi iyo abayo muniiro caruurta allha idhin xafido damantiina ❤ alha nidaweyo mac mcanka inta heesan allha siyo intaheesato allha usiyadhiyo
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 Ай бұрын
Mashallh walalo is jecl allah idin deesto markan idin arko wlhi idinku farxa abyo muniiro maleysia m.a ku noqotay carurteeda maka so tagtay horta
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
fartuun happy 👋❤⚘🇸🇴 nabada ilaahay ha ahaato korkaaga iyo naxariista ilaahay iyo barakadiisu?
@SahraBashe
@SahraBashe Ай бұрын
Wll qaali dad diini kamuqta tine lkan abshir cis😮😮😮😮😮manow is kada waxa sogelaya xukun kelle😢😢😢😢
@Irshada-Abukar
@Irshada-Abukar Ай бұрын
Miniiro qof ey la joogto wlhi ma cidloneeso fartuneey by from my rajo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤ fartun happy and muniiro beautiful family allahuma baarik your all family 🎉🎉🎉🎉 😂😂😂my rajo malesia Ku nuresa barafki wa ka resatey
@deeqaabdullahi1266
@deeqaabdullahi1266 Ай бұрын
Msh allah farxadiina alle haidin siyadiyo❤
@MarioAamed
@MarioAamed Ай бұрын
Wlhi markii niifir sana Cadi ayaa u quslaa❤❤
@Xakiimaxikma
@Xakiimaxikma Ай бұрын
Masha allh tabarakalh wlshy fartun happy
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
fartuun happy 👋❤⚘🇬🇧 peaceful of allah and merciful of allah be upon you?
@IqraAbdi-jj9jn
@IqraAbdi-jj9jn Ай бұрын
Fortun Walsha ifrax qaalif. U egtahay
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 Ай бұрын
Abaayo fartuun suaal ku weydin kenya jooga Malaysia raba ina dego ilmo hal cunga watan iga shekey visaha ma lagu taga mise passpor kenya ku imaday
@user-cg2uz5yj1x
@user-cg2uz5yj1x Ай бұрын
Waa lga qaday muniiro ❤❤❤❤
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
fartuun happy 👋❤⚘🇸🇦 السَّلَاْمُ اللهِ عَلَيْكُمْ وَالرَّحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاْتُهُ؟
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 Ай бұрын
Haa Wan ku xiisny may rajo qalbi Wang farxd igu nolada
@shukrimaxamuud7499
@shukrimaxamuud7499 Ай бұрын
Waa Indian salamey abyaal
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 Ай бұрын
Mugoo isoo salama
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
fartuun happy 👋❤⚘🇲🇾 sejahtera allah dan rahmat allah ke atas kamu?
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 Ай бұрын
Mashallah tabarakallah ❤
@fardowsofaraxsan5181
@fardowsofaraxsan5181 Ай бұрын
Abaayo my rajo kuu xiisay wlhi 😢
@ShaafiyaIsmaaciilxasan
@ShaafiyaIsmaaciilxasan Ай бұрын
Armaajada fartun ku guro dharka dee
@esrasulub6405
@esrasulub6405 Ай бұрын
Markasta like ban ku sara xita anon dawanyan wayo waqti mahayo aan ku dawado Lkn waki like garaynaya hormar gaadh wllo from burco
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 Ай бұрын
Maashaa allaah tabaaraka allaah
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
walaalo inaga ayaa iskaga dhow caalamka iyo malaysia-ba isir ahaan? 🇲🇾📌 walaalo inaga ayaa ah hilbo wada dhashay iyo hayb qudha ah? 🇸🇴📌 walaalo inaga ayaa ah isku mu'miniin? ☪️📌 waxa aan ahay reer berbera, somaliland, greater somalia. 🌍📌
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 Ай бұрын
Aniga uhoreeyo tuneey waa kusalami abayo igu salaam ok
@faizothequeen
@faizothequeen Ай бұрын
Waw❤❤ family
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 Ай бұрын
Mashaa Allah 😂😂😂😂waa lega racracsamoya😂😂😂❤❤❤
@fatimaahmedsaid4555
@fatimaahmedsaid4555 Ай бұрын
M.a nso badiya
@NaimaMursal-j8x
@NaimaMursal-j8x Ай бұрын
Cunugtu waa teee
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 tan guur doonta ah ugu yaran15 ilaa 16 wey jirta hadey ka badneen 😂😂😂😂😂😂😂
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi Ай бұрын
Haa waa idin xiisnay m.a ❤
@azzam.9848
@azzam.9848 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@user-ou8sm5sv4t
@user-ou8sm5sv4t Ай бұрын
Maashaa allah
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@xafsoxafso9047
@xafsoxafso9047 Ай бұрын
Fartoonyy mnta salantiii iyo ducadii naga ilowdaye mxa qaldan😅😅😅
@anisoabyan6360
@anisoabyan6360 Ай бұрын
Ala anaa qaxwo leega soomrin goraa dhameyay ma aqaanbo😂😂😂
@SahraaxmedSahraaxmed
@SahraaxmedSahraaxmed Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 Ай бұрын
fartuney muniira way naaxday xanjo camal 😂
@kiiinyuusuf1738
@kiiinyuusuf1738 Ай бұрын
Fartuun abshir cisman tageero lambar wan ku ahay ilahey dartis ku jeclahay abyo ilahey haku xafido adiyo iyo carurtada❤❤❤❤❤
@user-kq4st6rc1l
@user-kq4st6rc1l Ай бұрын
Tuney cadey❤❤❤
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g Ай бұрын
Fartun abayo muniiro adiga is lafadhiyo nosoo duba yaqay video saa nisugaye waa dalnay
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Ай бұрын
Mukeefka maa daartiiin 😅
@user-dk7tp6fx2i
@user-dk7tp6fx2i Ай бұрын
Cabirne xabadn garan makaxortitt😂😂
@barliin01
@barliin01 Ай бұрын
Muniiro so cute noqote yurub qabowga ku cunaye malaha❤
@user-ug2zo2ei8q
@user-ug2zo2ei8q Ай бұрын
Barnaamijka noocodee
@user-eq3fn7ts5k
@user-eq3fn7ts5k Ай бұрын
Routine kaga muniro dar teda ayan u fir sada funyy waye walahi ani camal wye
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed Ай бұрын
Noolaada walaalo isjacel
@ubaxabduqadir5026
@ubaxabduqadir5026 Ай бұрын
Prank my rajo ku samee
@SumayoAxmed-ws8cm
@SumayoAxmed-ws8cm Ай бұрын
Pls no so badi❤😢
@fatmaaden1310
@fatmaaden1310 Ай бұрын
😂😂😂😂na Dan qabso waxas walagudama 😅
@user-gh6mw2ib1g
@user-gh6mw2ib1g Ай бұрын
❤❤❤
@RukioDiya
@RukioDiya Ай бұрын
Codkaa saarnh
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Masha allaa❤
@faizaHirsi
@faizaHirsi Ай бұрын
❤❤❤😂😂😂
@user-dk7tp6fx2i
@user-dk7tp6fx2i Ай бұрын
Adi fartun mrka walash arktey maxa iskadhidhikta wakalayawe qusulka anacey ufdh h
@Adoontiialle992
@Adoontiialle992 Ай бұрын
Abayo cadi iska dhig gabdha abayaded so korisay oo dhowr yo toban sano Ka maqneed waaye ha usuurootee kaleexo
@mariya_honest
@mariya_honest Ай бұрын
hakumashqulin gawada kalexo, Marina cungta yarta kudagante marna ayadha .
@kheder_hesen_ehmed
@kheder_hesen_ehmed Ай бұрын
walaalo fartuun eey, Kheder Hesen Ehmed sent you a friend request to Ina Abuukar, accept/confirm?
@user-uy5gc9fx1e
@user-uy5gc9fx1e Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ayaanosman1514
@ayaanosman1514 Ай бұрын
❤❤❤
@user-hq2vz5bm9j
@user-hq2vz5bm9j Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Daily Life Routine By Fartun Happy
10:31
Fartun Happy
Рет қаралды 25 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 47 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 21 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
SAMPLE DAILY LIFE ROUTINE BY MOM
18:22
Fartun Happy
Рет қаралды 31 М.
MY ROUTINE JADWALKEYGA MAALMEED❤️🙋‍♀️
14:37
somturk family
Рет қаралды 39 М.
UGU DANBEEN WEY BAXADI MY QUEEN AMAL 😫😫BY FARTUN HAPPY
8:06
Fartun Happy
Рет қаралды 26 М.
EVENING ROUTINE FARTUN HAPPY
11:27
Fartun Happy
Рет қаралды 29 М.
CIID MUBARAK RER MY RAJO FARXAD KU CIIDA #my_rajo
11:47
MY RAJO
Рет қаралды 129 М.
DHOOF PART 20
22:04
Family Sagal Channel
Рет қаралды 15 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3 МЛН