MORNING ROUTINE FOR UNIVERSITY || JADWALKEYGA SUBAXDA IYO NOLOSHA ARDAYNIMADA

  Рет қаралды 222,361

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 461
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
انا مختلط الدم مع اليمن والصومال واحب قناتك
@tiss1388
@tiss1388 2 жыл бұрын
امك الصوماليه؟ ولا ابوك؟
@maahiryare6910
@maahiryare6910 2 жыл бұрын
Inta murugsan Allah murugta hakaqaado amiin
@sabirinabdisiyaad4558
@sabirinabdisiyaad4558 2 жыл бұрын
Aamiin yarapi😥🤲
@muuna8
@muuna8 2 жыл бұрын
Maasha allah sharaf iyo xishood ayaa leedahy wall hormar wacan ayaan kuu rajaynayaa iyo waxbarasho qurux badan adigo asturan ayaad noo soo gudbisaa muuqaalo quruxbadan ku dayasho ayaa mudan tahy thanks sister ilaahay haku xifdiyo .
@munahassan9432
@munahassan9432 2 жыл бұрын
Islaan matihid habaryar, gabar aad u yar ayaad tahay, cimri dheer iyo caafimaad...masha allaah..
@aminahassan6494
@aminahassan6494 2 жыл бұрын
Subax ilaa habeen rutiner noo duub Inshallah Allah ku barakeeyo
@sacdiyoxussein9842
@sacdiyoxussein9842 Жыл бұрын
Hch
@haliimomohhamed6900
@haliimomohhamed6900 2 жыл бұрын
asxpta nasro ha la isoo doceyo murad leyhu inuu illahey iifududeyo inshaa Allah docada
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
Masha allah abyo hoyo qurux badan ayaa thy allaha ku dhowro hooyo wax baratey waa bulshada oo dhan oo wax baratey guul wacan allaha kuu fududeyo wax barashadaada bulshadada ayad wax u so baraneysaa keep going sister 🥰
@foos726
@foos726 2 жыл бұрын
Msha allah nasriin noo soo geli shamboyinka ad isticmasho iyo salidaha nafaqoyinka waa codsi ii tixgeli abayo siiba shamboyinka iyo nafaqadeda mid qumbo ka sameysan ayan hada ku arkay routinkaga
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
Sa usugayi wadalay iano jif isku diyari iso dhacay finally waso gilisay routine kasugenay m.a ina ku mahd celiyo waye mahadsanid abyo 😂😍
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 2 жыл бұрын
wallashey Nasro iyo musliminta halkan kujirto damaan waxan oogeisinaya inaan sogudbiyo ducoyin qimabadhan marka isoboqdo walalyal
@feis9082
@feis9082 Жыл бұрын
kkkk waan kugu qoslaa waad fiicantahay in aan arko adiga oo u eg walashey wanagsan in aan kula kulmo shukran jacayl
@feis9082
@feis9082 Жыл бұрын
iyo 30 garaam oo sonkor ah maalintii ayaa ugu fiican dadka kuwaas oo ah kuwa sonkorta bakoorada ama sonkorta sonkorta shaaha waxaad isticmaali kartaa sonkortaas 30 garaam oo ku saabsan 32 garaam 35 garaam maalintii
@sumayazain8548
@sumayazain8548 2 жыл бұрын
Hayati pls make lots of these videos please! They are so interesting to watch and I usually like watching them when am tired and down because they just motivate me haha🤭
@puregirl12
@puregirl12 2 жыл бұрын
Same here
@ayaanmuhidiin2878
@ayaanmuhidiin2878 Жыл бұрын
Macan teyda nasra abtidon ilove you nasray xapipt danbi gada Allaha dhafo iyo inta aqrindonto qoralkeyga ayaganah danbi goda Allaha dhaafo I.a 💯💟
@ihsanmohamed7086
@ihsanmohamed7086 2 жыл бұрын
Mnchll nasra abtidoon gabadh nolosh guulo badan ka gaadhy keep going 💪
@yessboss9640
@yessboss9640 2 жыл бұрын
MASHA-ALLAH wllshy, May ALLAH SWT Protect all of us. Aamiin!
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وحفظك أينما كنت ومتى كنت
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
الهم امين 🤲🤲🤲🤲يارب
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon ☺️☺️☺️🤗🤩🤩🤩
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
@@sadiamohamed15 aamin lord of the world 🙏
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah 🥰 abayo full asago agna noso gali wan kahelay aniga xitaa arday yurub Germany 🇩🇪 jogta Ayan ahay keep going sister
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 2 жыл бұрын
Maaasha Allah my favourite chef ❤ 💖 😋 😍 🙏
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 2 жыл бұрын
Masha'Allah gabar yar waaba tahay Ilaahay ayaa kaa dhigay habar matihid abaayo Allah ku xifdiyo
@امال-ن3ظ
@امال-ن3ظ 2 жыл бұрын
Waa runted waad qurux badan tahay 😍
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Mansha allh tabarakalah keep going wllo nasra❤❤❤
@hadiyagalas6928
@hadiyagalas6928 2 жыл бұрын
Waan ahay qofkii ugu HoReyey ee arkay video alxamdulilaah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@kpoplvr5118
@kpoplvr5118 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo hormar wcan 🥰abayo Guriga kiro ma ogu jirta mise wagadate
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waxi guud lakiin waxi qaas ah lama sheego waa laqarsadaaa subxaanalaah meeqaa kuu quurin.akxamdulilah. Rabaw noo fududee jiroo dhan.iyaaaa
@sharoqasimqasim1153
@sharoqasimqasim1153 2 жыл бұрын
Abayo huta adika video shada wallahi wakahrla wallahi waxakudahlahay hurey usoco m.a part 2 aya sukrna illahey akubarkeyo abayo
@caaqilaxmed859
@caaqilaxmed859 2 жыл бұрын
Masha allah ku raaxeeso noloshaada😍😍
@khadijasaleh7131
@khadijasaleh7131 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله بالتوفيق والنجاح ان شاء الله
@fatuuxcabdiqadir5461
@fatuuxcabdiqadir5461 2 жыл бұрын
Maanshalaah qurux iyo asturnaan
@mariemhadenmariemhaden2542
@mariemhadenmariemhaden2542 Жыл бұрын
Merci sistre ce bon idea
@Lets-change-ourselves
@Lets-change-ourselves 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Masha’allah Nasra Abayo aad ayan ujclahay videos kaaga Allaha kuxifdiyo familkaaga iyo dhamaan intaa jeceshahy Allaha kuu barakeeyo hormar ayaan kuu rajaynaa✌️❤️
@canabcabdi2991
@canabcabdi2991 2 жыл бұрын
Abayo su ,aalahan ku weeydiye iga soo jawab abayo mcn ani tagerahada ahay walaahi vlog noo soo badi si aan ufahmo jawiga riyadeyda igu weyn waxa waye turkey 🇹🇷 ina ado an ku nolado wallahi waa dhul nabad ah masha allah ❤🥺🇹🇷🇹🇷❤❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤🇹🇷🇹🇷❤❤🇹🇷🇹🇷❤🇹🇷 abayo waxan kaa cod sana ina video iga soo sameyso jawabtada waa ii muhiim iga soo jawab mcntoh intgram ayaan kagala soo hadle mana isoo jawabin waxan ku weydiina lahaa jawiga 🇹🇷🦃🇹🇷❤❤
@اماحمدغالي-ل1ص
@اماحمدغالي-ل1ص 2 жыл бұрын
Xbbtii nasriin qalbi wanaag wxd thy gabadh keliya ee an dawado amba tageero asturan edebsan waxnkugu jecelahay ninka iyo ciyaalkaga anad keenin mawjadan weyn waxan ku leeyahay مبروك مبروك بارك الله فيك ويحفظك امين امين يارب العالمين
@faadumoahmedhaaji4907
@faadumoahmedhaaji4907 Жыл бұрын
masha allaah waad shidan tahay
@nastehaabdullahi9530
@nastehaabdullahi9530 2 жыл бұрын
:abayo adigoo banaanka ubaxaaya hamarsanin waxcarfaaye
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 2 жыл бұрын
Masha allah nasradeena❤😘 Hooyo✅ Marwo✅ You tuber✅ Tik toker✅ Chef✅ Masha allaaaah❤😫
@حياتيمعاللهاجمل-خ7س
@حياتيمعاللهاجمل-خ7س 2 жыл бұрын
Jamiciyad🥰
@mabprez4951
@mabprez4951 2 жыл бұрын
asc talefankaaga ma la heli karaa waxaan rabaa inaan ku weydiiyo
@حياتيمعاللهاجمل-خ7س
@حياتيمعاللهاجمل-خ7س 2 жыл бұрын
@@mabprez4951 anaa
@drmohamed6659
@drmohamed6659 2 жыл бұрын
Mansha allah marwo shrf leh Hor mar wacan wll from kismaayo ❤️
@nimconadah9275
@nimconadah9275 2 жыл бұрын
M.a guulayso abyo
@shamsoaadansheikh5983
@shamsoaadansheikh5983 2 жыл бұрын
hormar wacan abyo noloshaada allaha ku qurxiyo 🥰
@sacdiyomaxamud1831
@sacdiyomaxamud1831 2 жыл бұрын
بارك الله فيك حبيبتي Waxaa tahay gabadhaha yuutabarada gabadha ugu jeclahay❤
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 2 жыл бұрын
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah keep going ❤️❤️❤️❤️❤️ nasro habibtiy ✊❤️
@oumalkaireelmi8003
@oumalkaireelmi8003 2 жыл бұрын
Waxad ii xasosisay markan ardayad aha kaligeed nool subaxdi markan jamacada tagayo wan u xisoday waqtigas alhmdulilah imika dalkaygi ayan ku so labtay
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 2 жыл бұрын
Guryaha turk qurx maasha.allh markaa arko waa jeclaadaa wwlh. Inaa jooga cml niyeeystaa. Hormar wcn aph
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
Islaan matihid nasra yariisay habo quruxleey tahay Dadal wacan somali chef keena tahay
@simplymum5029
@simplymum5029 2 жыл бұрын
Maasha alaah nasra niira horey u soco.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Subxaanalaah khatroo waxaan dhan tiri eeeeeee.aan soo koobo.waa ii tirsanyihiina kalmadahayga.iyaaaaaah
@aaminaxasanmaxamed3568
@aaminaxasanmaxamed3568 2 жыл бұрын
Masha Allah guuleyso adban ku tagera xabibti lkn codsi carafta iska da dumara tahay walashey qali qaladna ha I fahmin please
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 2 жыл бұрын
ma aha caraf qof kale gaareeso waa spray qafiif ah muqalkaba ka dhax sheegay
@dhudhun1709
@dhudhun1709 2 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon caraf la la controli karo maa imaaday hhhhhhhhhhh
@samarasiman2429
@samarasiman2429 2 жыл бұрын
Salada ayaa ugu muhimsan abyo mana Adam shegine
@sheymaaali3577
@sheymaaali3577 Жыл бұрын
Wywww m.a abaayoh lgu daydo faraxd waarta abid guuleyso baayoh😍🦁👸
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Noso samey full routine nasra qurux gabar aan Tagero ayaa thy keep going sister
@maryammohamed5921
@maryammohamed5921 Жыл бұрын
ma sh allh
@faaisacraxmaan6567
@faaisacraxmaan6567 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo mcnto horay u soco Ardaynimo waa wada nahee Allaha noo wada fududeeeyo 💯💯❣❣❣❣
@ruunfarxaan3868
@ruunfarxaan3868 2 жыл бұрын
Abaayo carafta markaad banaanka ubaxaysid danbi waaye xppty. mashallah
@farhiafariida923
@farhiafariida923 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah ❤our queen ❤
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 2 жыл бұрын
wcs m.a waad qurux bdn tahay ben ma ahan gacalo guul iyo gobonimo qurux dumar❣
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 2 жыл бұрын
Murayada ka ma baqaysid miyaa walaleey anigu waan kaqabaqaaye habeenkii murayada iska jeedi yadan iska dhex arkine
@asmaabdulaahi9990
@asmaabdulaahi9990 2 жыл бұрын
Ilahow yaan ku cayuumin😪MashaAllah wlhi waxan ku dhaho magarnyo Nolol ta uu sarysa hppti
@AbdulahiIbrahimOsman-u2g
@AbdulahiIbrahimOsman-u2g 6 ай бұрын
Nasraay abayo alah haku barakeeyo mcnbdney
@xafsaxasantifow1115
@xafsaxasantifow1115 Жыл бұрын
Masha allaah hore usoco abaayo
@XaawaMaxamuudIbraahim-fs4qe
@XaawaMaxamuudIbraahim-fs4qe Жыл бұрын
Masha allha
@xafsaaxmed315
@xafsaaxmed315 2 жыл бұрын
Masha Allah thanks qurux
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 nasro qurux 🥰🥰🥰✌
@aminaismail5849
@aminaismail5849 2 жыл бұрын
So amazing masha Allah
@iqramoh3819
@iqramoh3819 2 жыл бұрын
Nasara wllo kaligaa maa dagan
@asmasaleebaan8077
@asmasaleebaan8077 2 жыл бұрын
Woow masha allah 🔥🔥
@saadiasiman6793
@saadiasiman6793 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Abayo Nasra, Hormar wcn qaaliyey.
@hodansahal1070
@hodansahal1070 Жыл бұрын
Nasro routine ka soo badi plz
@faadumoahmed8516
@faadumoahmed8516 2 жыл бұрын
Mashallh tabarkallh walhi aad ayaad uqrux bdanty allh haku xifdiyo wlshy
@Radiya78
@Radiya78 2 жыл бұрын
Shukran ukhti nasra❤
@rayanhassan3271
@rayanhassan3271 2 жыл бұрын
Mansha Allah xabti aad baan ukahelay waan ku imaan isha Allah sidaan kaga barto sidah lodubo oo codka losaro
@ridwaancali5709
@ridwaancali5709 Жыл бұрын
Keep going zizter 🎉❤❤❤
@umayusuf3185
@umayusuf3185 2 жыл бұрын
Mansha allah nasra vedio aad u quruxbadan alle gacanta haku barakeyo. Skin routine dhamaystiran noso same sister👍
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 2 жыл бұрын
Woow msha Alalh ilahay haku xafido abyo qaali❣❣❤🥰🥰❤👍
@nasromudey9356
@nasromudey9356 2 жыл бұрын
Masha'Allah you look beautiful and May Allah grant you continues success and ease your unversity for you! Love from London, UK ❤❤❤😘😘
@shukrihussein8210
@shukrihussein8210 2 жыл бұрын
Asc Nasro abaayo quruxley baatahy mansh allahu horta yaaa wax kaa duubo horta qali. Isoo. Sheega.
@raasudgoonofficell4368
@raasudgoonofficell4368 2 жыл бұрын
Asxaby sacabcrb isara ❣️🥰❣️❣️❣️
@cqadirmahamud3072
@cqadirmahamud3072 2 жыл бұрын
Thank abyo
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 жыл бұрын
Masha Allah Hormar wacan qli ku Dayasha mudantahy wllhi allaha ku xifdiyo🙏
@keyfkushiin4735
@keyfkushiin4735 2 жыл бұрын
M.a duma qaali aragaaga jecliyaa allaha kujeclaado hadafkaga nololeed rabbi hakuu fududeeyo waxatahy hooyo karti leh awlaada io reerka allaha kuu dhawro one love xbbt🥰🥰🥰
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waaa un intaaaaan.areebo basari waa buuxaan dumaaar.waa laysyaqaanaa.
@kiinsufian
@kiinsufian 2 жыл бұрын
Walal ilahay wixii sharleba sharkiisa hakaa xijabo tolfiqda haku wa fajiyo Jidka tosan hakugu hanunsho ee nugu soobir oo khayrka nugu garab istag fadlan ❤️
@zahrodhemanxasan2881
@zahrodhemanxasan2881 2 жыл бұрын
masha allh quen nasra allow ku daay
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 2 жыл бұрын
masha Allah abayo Iska daa in routine e xita comments ka channel kaga wa aqriyaa 😆😆😆
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 11 ай бұрын
Keep going sester ❤️♥️
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 2 жыл бұрын
Finally wad uso galisay routine laga sugayay nasra quruxey 😘❤
@itsmemedisha7841
@itsmemedisha7841 2 жыл бұрын
M.a wlshey nasra abtidoon❤
@azwanmohamed6318
@azwanmohamed6318 2 жыл бұрын
Nasrooy abaayo ay igaraacday dhaxantii turkiyo wajigayguna waa dry cream ka marka aad baxaysay aad marsanaysay magaciisa iyo meeshaad ka soo iibisay
@asmaadam2454
@asmaadam2454 2 жыл бұрын
Muchllh hfdakllh dar allh kujeclhy nasro💚💚💚
@maryamhassan1821
@maryamhassan1821 2 жыл бұрын
Abayo heaterka madaxa maku fcno caafimaadka
@anhaarcabdi3047
@anhaarcabdi3047 2 жыл бұрын
Muqadisho markaad joogatayi maad aqoon labisak
@aishajama5525
@aishajama5525 2 жыл бұрын
Maasha Allah xbbti 🥰🥰🥰
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Qof daar alle u jeclagay alle haku barkeeyo wll qali
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 2 жыл бұрын
Ino so same abyo ad ban ku tagerah runti uma lenayo qof sidan ku tagero cml in ku tagero inu jiro abyo gbr ku dayasho mudan aya tahy runti wxna kula baxay mcalimdeyda 🥰🥺💯❤👸👸
@rayan..abdyrashid71
@rayan..abdyrashid71 2 жыл бұрын
M.a abayo ILaahey dartiisa kuu jeclahay horay usoco waana ku mahad santahay sidaa codsiyadena utix gilineysid🥰🥰
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 2 жыл бұрын
Masha allaah
@istahilcaydid6649
@istahilcaydid6649 2 жыл бұрын
Masha Allah qali shatigaa aad ayaan ugahelay wlhi laba asbuuc online oodhan wan karadiyay wan wayay
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 жыл бұрын
War ani lee isku heestay waxne kama dhefayo oo daahow aheyn hadane dhib igu tahay qabowga bananka ka dhacayo diida qolka hiitarka daran ileyne ilahey wax barashada hano fududeyo dhmnten ❤️
@nasiixabintuabdallah3319
@nasiixabintuabdallah3319 2 жыл бұрын
Nasra Xbbti Qrux Ani Kula mida mekan Cunta cunaayo Wxaan Jclahay inaan Ismashquliyo Aan wax daawado Awal sababta Maan ogayn Lkn Mar dambe ogaaady 😁🥰
@willtuulo5289
@willtuulo5289 2 жыл бұрын
Masha allh abyo nasro illh haku xifdiyo wankujeclhy
@atom_graphics1
@atom_graphics1 2 жыл бұрын
M.a wad qurux badan tahay sis m.a hore usooco
@fardowsoabdi7514
@fardowsoabdi7514 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@safiyaabdullahimohamed5001
@safiyaabdullahimohamed5001 2 жыл бұрын
Masha Allah nasra waa gabadha kaliya Aan tagera🥰🥰🥰🥰
MORNING ROUTINE UNI STUDENT || JADWALKEYGA IYO NOLOSHA ARDAYNIMADA
13:55
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,9 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,3 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 309 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 136 М.
5am morning routine🌟
9:58
Aisha keef
Рет қаралды 945
DAGAAL CUSUB MAMA RAISA IYO WEERO GANG MAXKAMADA DAHIR CALASOW
11:10
Sunday Afternoon Routine || Jadwalka Maalinta Axada Iyo Howsha Guriga
18:11
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,9 МЛН