Waa runtaa walalo madaxwayne muuse Biixi Cabdi warkiisu wuu cadaa lakiin ciro warkiisu ma cada ilahay dalka iyo dadkaba ha inoo xafido
@zainabdirir8818Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❣️❣️❣️❣️❣️waasax
@keyen19Ай бұрын
The only pathways available for any country or region in the World, including for Somaliland, to solving it’s international political status (recongnition, autonomy, confederation) is through negotiation and agreement with its original status holder or parent state(Somalia). A group of small parties elites have coined the SL people for too long with distractions that recongnition will come from US (today), Ethiopia (in last year), before that it was EU and once the UK, and even before that it was African Union. So that they can maintain their economic status quo and keep SL locked in this limbo, in order cut off any other opportunity for SL to gain genuine wealth, inclusive economic development and prosperity.
@salahthefruad9174Ай бұрын
Misgiin Xageed ku aragtay wadan Iska hela bad aanu lahayn? Abiye ma helikaro Badda Lughaya ama Zeylac.Saa dadkii lahaa ayaa nool..Reer Awdalbaa jooga oo diiday riyadiii Habar Awal oo abaarso.. Intaa ka sokow Somali ayaa wadanka ka masuul. Siilka hooyadaaa u saxeex Ethooia..
Waagoorma goorta aad leedahay mou aa kahadlaydaa ninloo tilmaamayo maaha aqoona wuu u leeyaha
@AaminaJanriilАй бұрын
Runta sheeg somaliya iyo itoobiya heshiiye
@DaahirCabdiwahabАй бұрын
2:41 2:41
@shukri0Ай бұрын
War extiraafka ka radi wadamada awoda sida shinaha ruska mareykaka iyo midoga yurub dhamaantood maxa yelay fitow ba la adegsada adunka wadamada fitowga lah midkod hade dido oo adunku ku ogolado ma heleysid oromo bahan oo ayadu qati ka tagan nolosha awodas malaha ee riyada jojiya😂😂😂
@abdullahroubleh6059Ай бұрын
MOU waa khiyaamo Abiy MD Muse la rabay inuu kaga qaato Saylac. MD Abdülrahman waa in uu joojiyaa oo uu is hor Taagaa. Abiy oo Hawd iyo Reserve Area inaga haysta, sidee loogu daraa amba loo siiyay inta yar ee hadhay????
@qalinlecilmi947Ай бұрын
Soomaali waan kaquustay yeedhkii udambeeyey ee soomaalind waad maqlayseen dibdabadeed gaalada haigu dirina quustay gaajo hortiina ku dhintay waxan raacayaa madaxwaynaha kategaaya xilka joe baydan beena masheegaayo hadaan dhimanaayo hada diintayda islaamka xoriyada diintayda islaamka waa haduu iifasxo si aan ula xidhiidh diintayda islaamka
@HusseinDimbil-x3mАй бұрын
MOU gii itoobiya way ka noqotey sow ma ogid Isturaaf raadin ayaa idin waaley eevku quusta abey axmed wuu ka baxay