Moxog. Cassava. Dr Isim. Nafaqada ku jirta Moxogga. Faaiidada Moxogga.

  Рет қаралды 12,907

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@zahramaow2052
@zahramaow2052 8 ай бұрын
Moxoga abgaal lagu ceyni jire waa in lagu amaana hada❤
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 8 ай бұрын
Mahadsanid Mahad Cabdulle! Ee qeebta au aalaha iyo jawaabaha soo raacsii kheyr Allah ku siiyee
@adoontiiallemohamed8263
@adoontiiallemohamed8263 5 ай бұрын
❤ mashallah waa deeq Allaah weyne noogu deeqay Alxamdulilaah
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 8 ай бұрын
Mansha allah somaliya wershedii baastada moxog baa laga samayn jirey baasto aad umacaan
@FadimoAli-t3q
@FadimoAli-t3q Ай бұрын
Maashaa Allah waan isticmaali donaa
@abdiasisrashid7985
@abdiasisrashid7985 8 ай бұрын
Waad mahadsantahay M. Mahad Abdule adi iyo aqonyahan kaasi ba . Ninkaas somalilida ku soo xidh , wax badan ayuu u faaidayn laha.
@Adllah_B1
@Adllah_B1 8 ай бұрын
ما شاء الله والله اكل صحي الله يحفظكم انت ودكتور ما شاء الله وانت كمان دكتور يا ولد عبد الله
@manyeknam7892
@manyeknam7892 6 ай бұрын
Ilaah hakaa abaal mariyo walaalkey inta faaidooyin ee an kaa bartay❤🫡
@RuqiyoDaahir-v4e
@RuqiyoDaahir-v4e 5 ай бұрын
Sidee ooga sameeyaa sharaab jawaab wacan
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 319 Ee video gan daawada million thanks ❤
@truecomment3650
@truecomment3650 8 ай бұрын
Jazaakumulaahu khayran ❤ Moxoga waligayga soomaaliya kuma arag marka magaalooyinka qaar in laga helo waa macguul
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 8 ай бұрын
Wuu buuxaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Wuu buuxaa Qardho deganahay sugar ku arkaa wala yaaba in xolaha logada umaleyn jiray waanze doonan
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 8 ай бұрын
Masha allah casharada wanagsan noso badiya shukran
@khayrboob1500
@khayrboob1500 3 ай бұрын
waa sokor. qadi wixii la odhan jiray
@idriisabdi7513
@idriisabdi7513 8 ай бұрын
Ustaad waad mahadsanthy
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 8 ай бұрын
Mashaa allah mahadsanid adiga dhaqtarkaba
@ismailaliosman4722
@ismailaliosman4722 8 ай бұрын
soo badi waan ka helaye
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 8 ай бұрын
Mash allah allah ha idinbarakeyo
@waliya572
@waliya572 8 ай бұрын
Casava iyo yam ka ,isku mid miyaa waxan arkay South America like Beru waxay dhahan yam iyado bowder isticmaalaa ,ma isticmaali karaa ,fufu aya la dhahaa ,ama Gari flour?
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 8 ай бұрын
Maasha alaah mahadoow turbashaash aadbaan u mahad santihiin ee su,, aal moxogu xoolaha siin jirnee siiba loda ee bal Dadka sonkor qabaa mala siin karaa insha alaah asc
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Haa waa udaawo wuu blance gareynayaa
@nasroali2077
@nasroali2077 8 ай бұрын
Thanks a lot
@cabaascaraale9228
@cabaascaraale9228 7 ай бұрын
Yaam maxaa la dhahaa moxog waba aqanaa plz iisoo. Sharaxa yaam
@abdinuuradan2037
@abdinuuradan2037 6 ай бұрын
asc wll waxaa layiraa ceeriin hadaa ku cunto sun ayuu leeyahay fadlan naga hubi
@UmuAnas-xj9fh
@UmuAnas-xj9fh 7 ай бұрын
Moxoga dartiis ayaan chalankan u imid. Alow nimcadaa nasiisay nafahamsii
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 8 ай бұрын
Sidee capitan looga sameeya sxb nala wadaag
@SafiyoAden-ey4du
@SafiyoAden-ey4du 8 ай бұрын
Asc wll mahad waad mahadsan tahay waxyaalaha faa,iidada leh eed umada u soo gudbinayso lkn wllo norwey ayaan kula jooga waxan kaa codsanayaa inaad ii soo sheegto miya la karinayaa marka la cabayo mise waa la shiidayaa uun
@BishaaroXuseen-r4x
@BishaaroXuseen-r4x 8 ай бұрын
Waa mhadsanyhy drka blse moxog ceyriin laguma cuno mana lagu cabikro inlakariyo kuhaboonyhy
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 8 ай бұрын
Sax laakiinse anigaas waan dubi jiray sida sabuulka aad buu u macaanaa marka soomaali dhul qeyr ka kabuuxa beyqabaan alaah hatuso oo tahriibka eey wax moodeen haka madooweeyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi ogeeysiis mahad cabdule turbashaas waxaa sodo barnaamish la dhaho kobciye cooperative ee la soco waa mida kaliya ee soomaali weyn mideeyn doono insha alaah haduu rumoobo soo raaca telagaramka kuqora 1 kobciye cooperative 1 iyo kobciye cooperative chat 2 insha alaah guuuuul baan idiin rajeen reer ascww
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 8 ай бұрын
Kari
@DAAHIROHASSANALI
@DAAHIROHASSANALI 21 күн бұрын
Lo" da - ayaan siisanaa si - ay ucaano badiso
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 8 ай бұрын
Maasha alla sidee ismuud ugadhigaa
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 8 ай бұрын
Kari markuu jilco caano kudar makiinada cabitaanka ku shiid
@khadar917
@khadar917 8 ай бұрын
Muxuu yahay wll ii faaiidee?​@@KOKO-BULLE_8p5r
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 8 ай бұрын
Asc Mahad waad ku mahadsan tahay baraarujintaada wax yar sharaxaad naga sii habka cabitaanka loogu sameeyo Thanks
@BishaaroXuseen-r4x
@BishaaroXuseen-r4x 8 ай бұрын
Inakariyy ayoow caano kudary wooisku shiiday markaas
@FadimoAli-t3q
@FadimoAli-t3q Ай бұрын
Monogamous waalagu dheer Monogamous dadka cuno waa ay ku dheeraadaan
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 8 ай бұрын
Sidee cabitaan loogasameeya wll
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 8 ай бұрын
Asc mahad waligeey moxog maan cunin lkn shalay baan soo iibsaday smoothie ka dhigtay maashaa,allaah aad baan uga helay mahadsanid
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 8 ай бұрын
Sidee u sameesay? Ma karisay intaadan shiidin
@SafiyoAden-ey4du
@SafiyoAden-ey4du 8 ай бұрын
Asc sida loo isticmaalayo noo soo sheeg fadlan
@AwohashiAbdi-xr1gf
@AwohashiAbdi-xr1gf 3 ай бұрын
Sidii aad u samysay noo sheeg
@II-vd4ih
@II-vd4ih 8 ай бұрын
Abgaalka xooga badan heedhe ma gedkabaa wa aan cunaa inaguna moxoga
@MrSahaldon
@MrSahaldon 8 ай бұрын
Yac Qofba waxbuu qani ku yahay Ama Dhulka Somaaliyeed" Iminka wuxuu ku badan yahay Dhulka Koonfurta Gaar ahaan Shabeelada Dhexe Dhulka Abgaalku ku badan yahay Waa sax " Salaama
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 8 ай бұрын
Hadalkaas mataanaha waasax kaniinka mataanaha asaga laga sameyaah
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
Good news 🗞️
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 8 ай бұрын
Makaahiil
@AaminoMaxamuud-rw4rd
@AaminoMaxamuud-rw4rd 8 ай бұрын
Ma
@khadar917
@khadar917 8 ай бұрын
Wuxu muxuu yahay moxog? Waligay ma maqal mana arag?
@MrSahaldon
@MrSahaldon 8 ай бұрын
WAA SIDA BATAATI MACAANKA" wuu ka yar dheer yahay Wuxuuna ka baxaa Dhulka Koonfurta gaar ahaan Shabeelada Dhexe Ama Si kale hadii aan u idhaa" HirShabeelle Dhulka Abgaalku ku badan yahay Illaa Xamar qeyba kamida Ayee ku beertaan 🆎️gaalku Ama ay ugu oo dhiibaan Eheladoodu " Salaama
@aminaomer6330
@aminaomer6330 8 ай бұрын
Waxaan layaab
@KELMAD-SAME
@KELMAD-SAME 8 ай бұрын
Moxogu waa maxay caloosha miyaa?
@aansuuro2103
@aansuuro2103 8 ай бұрын
Wuxuu u egyahay bataati Macaan laakiin midibkiisa wuu kabadalanyahay.
@abdurahmanahmed9719
@abdurahmanahmed9719 8 ай бұрын
macalin sare wn ku salamaya mahad cabdale halkee laga helaa hargeisa ma isago qoyan fcn & mise qalalan fadlan isoo jwb hooyo aya siinaya
@MrSahaldon
@MrSahaldon 8 ай бұрын
Abgaalka ka warayso Adeero " Ama Dadka Xamrta deegaanka ku ah" Ama Shabeelada Dhexe " Hir Shabeelle" Xamarta xitaa iminkaan ayaanu ku cunaa
Moxog Laga Dhigay Soor | Cassava Fufu
15:33
Keyf Bashir
Рет қаралды 10 М.
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Marked cabto cabitaankan , waad yaabi doontaa.
5:15
Turbashaash Family
Рет қаралды 9 М.
January 27, 2025
0:59
Turbashaash Family
Рет қаралды 1,5 М.
SIDAN FUDUD U SAMEYSO MOHOGO AMA MOXOK 👌
8:01
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 32 М.
Vitaminada naga maqan iyo qaladaadka fadhiga iyo socodka.
5:52
Turbashaash Family
Рет қаралды 2,6 М.
Moxog. Cassava chips ama Jibis  aan kaaga sameeyay.
5:17
Turbashaash Family
Рет қаралды 8 М.
Maxaad la qaloocan tahay. Gym. Is toosi. Taladayda qaado. Ka faaiidayso
11:58
Sida loo kariyo moxoga🌹💋👌
13:37
yanaas official
Рет қаралды 37 М.
Mother-in-law coming #shorts by Tsuriki Show
0:28
Tsuriki Show
Рет қаралды 21 МЛН
great comedy very nice video👻🧚‍♂️♥️
1:01
Gültekin Ailesi
Рет қаралды 5 МЛН
Kuruluş Osman 99. Bölüm @atv
2:15:39
Kuruluş Osman
Рет қаралды 6 МЛН