MR A9A FULL FILM SOMALI ACTION MOVIE 2022

  Рет қаралды 177,780

Soya films Studio

Soya films Studio

2 жыл бұрын

MOVIE TITLE : MR A9A
DIRECTOR: HASSAN SOYA
STORY AND FILM SCRIPT : HASSAN SOYA
CAMERA AND EDIT : ALIZ CINEMATICS
FILM PRODUCER : SOYA FILMS COMPANY
STARRING: HASSAN SOYA , MAXMED SHIBIS, CIILTIRE BOY, MAAMI BOY, KING SAAMI, ABA SANYA .S AND ALL TEAM SOYA
COPYRIGHT : SOYA FILMS STUDIO

Пікірлер: 326
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 2 жыл бұрын
FADLAN SOMALI WEYN FILM KAAN SHARE DHAHA LIKE TANA SAARA WUXUU KA HADLAYAA WAX MUHIIM INOO AH THANKS 🙏🙏🙏
@calicadaawe1322
@calicadaawe1322 2 жыл бұрын
Wuu uqulma runtii the legend keep gion
@moha_oris1620
@moha_oris1620 2 жыл бұрын
Party 2 filmka qabyo waaye
@Businessflip
@Businessflip 2 жыл бұрын
SXb Xasan qof hibooyin badan baad tahay keep going also wiilka laadarka ah waa jilaa hibo leh isagana waxan leeyahay keep going bro
@mahamedqadar4745
@mahamedqadar4745 2 жыл бұрын
masha allaah
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Pls film ka soo saaraysaan ha noqdo kuwo tixano ah waano iyo cilmi ku xanbaarsan midkaan oo kale 💯% waa idin taageersanahay sxbyaal🙏
@haaripubglite2111
@haaripubglite2111 2 жыл бұрын
Qofkii abid ugu wanagsan uguna cilmi badan uguna xishoodka badan dhamaan alle abuuray waa nabigeena muxamed scw ❤🧡💛💜🖤
@ahmedabdirashid6058
@ahmedabdirashid6058 2 жыл бұрын
What are move keep going zxp H. Soya 🎊🎉
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Scw❤
@maryamdiriye6103
@maryamdiriye6103 2 жыл бұрын
Wxuu socona 1hr lkn wxa kuduugan arimo 30sano wadankeena holcinaaayay😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭Dhalinyaradan intey fahmeen hadey siyasiyintena io dadkaba fahmi lahayeen wlh wadnaka wuunoo hagagi lahaa ya alllh dadkena wanaga tus🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢waa dhalinyaro kudayasho mudan qasatan Hassan zoya wlh waalagu xusi doonaa👊Iam so proud of you somalinimo🇸🇴🇸🇴
@M_nooryare
@M_nooryare 2 жыл бұрын
Talent speaks for it SELF my brotha Soya Masha Allah horay mooye never gadaal🤴🏾 periodddddd💅
@ayaneymudane4707
@ayaneymudane4707 2 жыл бұрын
From your page❤️
@abdiabdishakur126
@abdiabdishakur126 Жыл бұрын
@@ayaneymudane4707 ²
@Updirahmancc1
@Updirahmancc1 22 күн бұрын
​@@abdiabdishakur126isksks
@hibosuldan8227
@hibosuldan8227 Жыл бұрын
Walaahi waa filimkii ugu horeeyay ee soomali ah aan dhamaystay sxb xasan sooya runti sidaad u samayseen waan ka helay boqol kiiba boqol oscar ayaan ku siiyay maanta
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 2 жыл бұрын
qofkasto wax bartay soomali nimo iyo aqoontisa wa in lugu qimeyaa soomali wadankeyna nawad allaha inoga dhigo wa filim cajiib ah what a atalanta wadani xasan soyaa hore usocda
@muzamilmukhtaar
@muzamilmukhtaar 2 жыл бұрын
Qofka ugu horeyay ayan ahy likta isara
@Dayaxshow
@Dayaxshow Жыл бұрын
brothers good jop baa wadaan we can celebrate
@shaabelmk6147
@shaabelmk6147 2 жыл бұрын
Soya wil qaran guul iyo gomanimo wll 🇸🇴🇸🇴💪💪
@maxamedhassan2992
@maxamedhassan2992 2 жыл бұрын
Inbadan sugaynay Finally alx Thank you xasan sooya Intii igu raacsan like
@zakinasiib
@zakinasiib 2 жыл бұрын
Hassan zoya is the only film producer in mogadishu Marnaba noo hoos team zoya Waa wll zaki
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
Xasan soya iyo team kiisa taagero iyo garab weyn ayeey rabaan sharkadaha dalka ineey garab siiyeen iyo dowladaba shacab kan taagero buux da iney siiyeen si uu filiman ta nucan cml ah wadani nimada ah usoo ban dhigo ayagoo qurux badan hada waxa laga yabaa in ey cid na ey san caawi ney nin kaliya asiga iyo team kiisa un ku rafadaya meesha wey wng saneen lehed in shirkadaha iyo dowlada somali eey garab siiso bulshadana tagero nimo buuxdo eey u muuji yaan iyo dhiiri gelin si wx wng san uso bandhigo keep going soya iyo team kiisa 🙏🙏🙏🙏🙏
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
Somaliyey hindi maxan ooga baahanahay wiilasheena aya nashaafiyay wwwwww team soya wllhi another level balse waxa ka fiicnaan laheyd inaan tiyaataro u daawasho tagno wllhi insha allah waan gaareyna heer aan tiyaataro u aadno filimada wiilasheena kep goin team soya xasan the one and only Legend kep goin brother
@bashirskychannel1287
@bashirskychannel1287 2 жыл бұрын
Actor+producer +director=Hasan Zoya the greatest of all time
@abdifitahteenka5875
@abdifitahteenka5875 Жыл бұрын
The greatest of all time hassan zoya the legend filim laga shaqeeyay
@user-ur8gg5nf1d
@user-ur8gg5nf1d Жыл бұрын
❤❤❤❤
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 Жыл бұрын
Actor hassan waqtiga wu is bedelidona casri camiroyinka marada cayaarka lagu jilo wan helidona io maskaxda waxbadan ku so kordhidonto waxan ku lehyahy hore u soco🇸🇴👌💪🦁👈👍
@alraxma
@alraxma 2 жыл бұрын
Wllh hassan sooy producer director actor wax dhan complete waaye run ahaantii guuleystaa best actor of somalia soya keep going filim fare awards
@sihaam993
@sihaam993 Жыл бұрын
Filimkan imisa ayaa sugaye ish calaa filim waan kuwataa hasan zoya wallh filimkan taariiq run ah ayoo kadurjumaya wow wow wow noolow intee nolol jirto
@cadnaanmaxamuud1435
@cadnaanmaxamuud1435 Жыл бұрын
Filmkaan dadka jilaaa mlhn codka waana waxa cajiibka kadhigay dadkaan waaa dad actors ka u tarjumo waana kumahdsanyahy xasan zoyaa iyo dadaalkiisa waana film lga shqeey runtii 😊
@cumaraaxmad474
@cumaraaxmad474 2 жыл бұрын
hassan.soyo brother geep going hindi xita waqti wanku dhuminayi.maxa I.diday anigo.somalia.ah wlal keyga somalia.ina.garab is tago.wlhi dareen keygo kiciyaya
@bashkaxaaji7565
@bashkaxaaji7565 2 жыл бұрын
The best action film somali about situation of innocent people live in somalia ...good luck my hero
@deeqoabdi3244
@deeqoabdi3244 2 жыл бұрын
Ishaaad karideen filinkaan sifada somaliya aw kujan go anyahay💯💯💯💯
@salimhajirtajir4422
@salimhajirtajir4422 2 жыл бұрын
Waa kaga mhd noqo wll zooya waqtiga juhdiga io qarashka aad u gashay sida aad nogu so gudbin laheed film qrx bdn Tnx u in bdn hero
@m.rkarandayib9699
@m.rkarandayib9699 2 жыл бұрын
Filim kahadlaya waxa maanta taagan wow Horey usocda 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤
@princemeham5862
@princemeham5862 Жыл бұрын
Mash allah vous êtes bien fais future acteurs keep going Hassan Soya Wani tagera from Djibouti 🇩🇯
@cabdifataxcabdullahi1635
@cabdifataxcabdullahi1635 2 жыл бұрын
Captian soyaa waa ku wataa zxp keep up pr0
@yaaskaboymedia5201
@yaaskaboymedia5201 2 жыл бұрын
Never keb up keep going brother garab kaga Ayan nahay haniyat jaweb so badi filimanta
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Mashallh another level Super +Actor Hassan soya keep going Wllo
@abdirsaaqomar1078
@abdirsaaqomar1078 Жыл бұрын
I'ts Super Actor 🏃
@bellahaji9884
@bellahaji9884 2 жыл бұрын
Masha Allah Hassan soya Atore hori u soco
@wippyyodailylifelessons5751
@wippyyodailylifelessons5751 2 жыл бұрын
When you’re talented is not the point that you can do it all but it’s that you can help your friends to show their talent so tomorrow if you change your mind they still can get chance show theirs
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
Hasan soya Hore u soco hno
@czkpoy2981
@czkpoy2981 Жыл бұрын
Waan dhamaystay filimka waaa best
@osmaan7523
@osmaan7523 2 жыл бұрын
H soyaa pro legend guleyso halna iska ilaali qofwaliba codkiisa udaa adiga hakacodeeyn mararabadanaan arkay
@ibroinstuate748
@ibroinstuate748 2 жыл бұрын
Guuleyso hassan soya iyo dhamaan intii ka qeyb qaadteyba
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 2 жыл бұрын
Waaa kujecelnhy zoya adi iyo teamkaaga allah ini xafido🥰🥰🥰🥰keep up it
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
Wow caadi ma ahan 👏👍🤩
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 2 жыл бұрын
Ugu dambeyn Par two Kaa heynaa🎥Our legend Hasan Soya 🫵🏻🙏
@mustafemaxamed2379
@mustafemaxamed2379 2 жыл бұрын
asc szp xasan soya sxp filmkaan waa uu fiican yahay balse cilpka inta yar ee eyl ah dib ugu laabo oo magalada inta quruxda ah ka soo qaado hospitaladii bur buray baad eyl ka soo qaadatay marka intaas naga toosi aad baad u mahad santahay
@somalitiktok32
@somalitiktok32 2 жыл бұрын
*Waw filmka inaba caadi ma ahan wa jira yah*
@dahabi7939
@dahabi7939 2 жыл бұрын
Filmkii uhoreeye Somali leedahay 🔥❤️ Waa inoofarxad tnx Zoya sxp
@nuurkaskey2437
@nuurkaskey2437 2 жыл бұрын
Flinka muqalka hay ku walati waye soya horey usoco sxb mcn
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 2 жыл бұрын
Waaaaw waxkale horay usocda aqyaarta wlhi waa xaalad hormarsan iyo qaab quruxbadan
@Somalicartoon11
@Somalicartoon11 2 жыл бұрын
The best actor in Somalia hassan soya legend
@calicadaawe1322
@calicadaawe1322 2 жыл бұрын
The legend keep gion xasan soya flims
@abdirahmanm6177
@abdirahmanm6177 2 жыл бұрын
Runti qtr waye horay usocda. Nice movie.
@susuanihafow7823
@susuanihafow7823 2 жыл бұрын
Another level legend soya
@maxamedsheikhabdullahi1551
@maxamedsheikhabdullahi1551 2 жыл бұрын
M.a Waa Film Cajiib Ah , filmka Wxa Uu Dul istaagy Dhibaatada Haaysata Dalkeena Siiba Gaar Ahaan Dhallinyarada Kuwas Oo Lagu Tagoorayo Qabiilkooda .qofkana kuma Faanikaro Qabilkiisa Wyo Asi Madooran .wllhi filmkan Qaab Jaliinka xitaa Waa Hollywood io Bollywood Oo Kle . wllhi Taageero Garab istaag Ayad Mudantihiin Qaabka kaliya carigan WX lagu Gudbinkaro Waa Qab Film Ah Meshan Kasii Wada . Gaar Ahn Wxaan Inta Ka Salaamaya Director io Actorka Film Hassan Soya pro Guusha Wey Dhawdahay Ee Halkaa Kasii Wad .
@nuuraxamedjk3842
@nuuraxamedjk3842 Жыл бұрын
Best of the Best Actor Somalia keep going I'm so sorry
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Жыл бұрын
Legend hassan soya
@captainizza3870
@captainizza3870 Жыл бұрын
My favourite soya films keep going
@cumar_bulshawi
@cumar_bulshawi 2 жыл бұрын
Filimkan xalada maanta taagan ee ka hadleesa Wlhi Allow somalida quluubtoda qabyaalada kasaar 😍🤲 Filimkan waqti iyo juhdi iyo maalma gale bal share ta iyo like ta kuboobsiiya 😍🙏
@maxamedshoobowmaxamedshobo1117
@maxamedshoobowmaxamedshobo1117 2 жыл бұрын
Saan ugu heley asxaabtayda oodhan ayaan ku baray❤❤❤❤❤
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 жыл бұрын
Filmka waa film fiican hal mid ayuu ku xumaade qaybta codeenta, xasan soya adiga dhowr qof iska dhigaya , qof walba codkiisa soo daa, oo marka aad edite gareenaysid qof walba codkiisa saxda ah dulsaar, hadu cod xun yahay effect ku qurxi🤗🤗🤗 sida kale waad ka baxsateen filmkan👏👏👏👏👏
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 2 жыл бұрын
Dadka codka xun kulahaa 😂😂👊
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 жыл бұрын
@@milaatoboy7075 😂😂😂😂dadka qaar ayaa cod xun, aniga ka kow ahay 😂😂😂
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 2 жыл бұрын
@@MrBiniyaamiin hadaaye adaa kow ka ah ku dhihi rabay lkn inaa KZbin ka iga jabsato ka cabsaday 🔥😂😂
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 жыл бұрын
@@milaatoboy7075 feel free walaalkey, lakin ha igu talax tagin uun😂😂😂😂,
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 Жыл бұрын
@@MrBiniyaamiin after 2days diyaar waaye 🤣🤣
@TeamNjproduction
@TeamNjproduction 2 жыл бұрын
Soya family salaama kuligiin 👋🏽
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 2 жыл бұрын
Soya nin weyn
@shukritabale8095
@shukritabale8095 2 жыл бұрын
Waa nii salaamaay azxbta soya films
@mohmednoryusuf3169
@mohmednoryusuf3169 2 жыл бұрын
New film wow super 💥
@jamalahmedmoktar6608
@jamalahmedmoktar6608 2 жыл бұрын
wow very amazing video wlhi
@nasteexomaxamuud4221
@nasteexomaxamuud4221 2 жыл бұрын
A9A My Actor 🥰🥰Karamo
@abdimajiidabdinur3004
@abdimajiidabdinur3004 2 жыл бұрын
Waa sheeko fican
@abdinasir7153
@abdinasir7153 2 жыл бұрын
Always teim soya 😁☝️
@feysaljaraafe4347
@feysaljaraafe4347 2 жыл бұрын
Xasan lado haye sxb
@muzamilmukhtaar
@muzamilmukhtaar 2 жыл бұрын
Pest film lajan xsn soya
@maamiza6857
@maamiza6857 2 жыл бұрын
Walhi filmkan waa film aan caadi ahyn xasan soya meeshan waan ka faa iday kow dhiiri galin laba fahan buuxata oo nolasha dalkeena ah iyo faa ido la aanta qabiilka A9A🥰🥰✌️
@abdiazizmraage1654
@abdiazizmraage1654 2 жыл бұрын
Wllhi Xasan soya waan ku wata waa flim igu socdo
@najma8198
@najma8198 Жыл бұрын
Wiilkan kor halo qado raga badan u dhama somaliye 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@abdulkadirabdirahmanabdi4551
@abdulkadirabdirahmanabdi4551 2 жыл бұрын
Keep going Zoya
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Film caadi aheyn waan ku haystaa sxb hore u soco ku leeyahay
@shaaficimoha7614
@shaaficimoha7614 2 жыл бұрын
rotii waxa kajiro magalad moqadiso cadesa wankuwata horay usaco 🙏🙏👍👍👀
@deherjr1056
@deherjr1056 2 жыл бұрын
Astaaan halYaynimo oo nool Hasan soya
@radwaanabdifatah9460
@radwaanabdifatah9460 2 жыл бұрын
Tiin soya soobadiya keep goin
@nimoabdifatah289
@nimoabdifatah289 2 жыл бұрын
Masha'allah 😍 well done 👏🏾. Ciyaalka codkoda ina u deysiin a fiican dhiiragelin ayey u tahay. Otherwise keep doing the good work 👏🏾 ❤️
@nureiny8313
@nureiny8313 2 жыл бұрын
Wow 😲 waa kahely filink
@abdullahicade7091
@abdullahicade7091 Жыл бұрын
Wow absolutely film wlhi waa ku wataa sxp noo soo badiya wlhi waqti aa galay videogan plz asxaapey like badan aan u taabano wllken sooya farxdiisa aan ka talini I.a the best film in Somalia hormar wcn wllkei dadaalkaaga halka kasii wad
@sihamabdi9397
@sihamabdi9397 2 жыл бұрын
Omg run ahaanti wu iqnciye keep gain wllky
@maawiyaridwan6554
@maawiyaridwan6554 2 жыл бұрын
Beast actor Somali movies to the world 🌏🌏🌎🌍
@qeyschannel2811
@qeyschannel2811 2 жыл бұрын
Xasaan soya keep going sxb
@mouminhabon4531
@mouminhabon4531 Жыл бұрын
Mashallah c'est bon fini félicitations Hassan
@amarusuleiman3944
@amarusuleiman3944 2 жыл бұрын
Wowowow
@MCM-SHIRWA
@MCM-SHIRWA 2 жыл бұрын
Waxad soo bandhigteen film wanagsan💯 Hormar wacan SOYA FILM STUDIO
@ahmedcade1667
@ahmedcade1667 2 жыл бұрын
Wow super film waa ku wataa Hassan soya films
@doonkabanaas766
@doonkabanaas766 2 жыл бұрын
Legend xasan soya Sxb hal fikrad aan kugu darsado waa perfect qaabka aad wax u jelysan fikradayda waa in aad badashaan pastoladaha caaga ah ku badala mida dhabta ooo bilaa rasaas ah sxb .......
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
wow another level waye film ka wuxuna ka hadlaya waqica dhabta ah e dalkena hoyo ka jiro wlhi wan qirodey keep going xasan soya wiil qaran 🌎🙏🏼🇸🇴❤️🥺
@ikraancabdiraxmaan6131
@ikraancabdiraxmaan6131 2 жыл бұрын
Best film wllhy Legend soya keep going my brother 🥰
@ismailjamac472
@ismailjamac472 2 жыл бұрын
Best filim 2022 pin soya
@faadumofaarax2371
@faadumofaarax2371 2 жыл бұрын
Waaaaw waan kahelay walhi farxad bay iitahay keep goin my bro hassn soya
@mohamedyusuf5110
@mohamedyusuf5110 Жыл бұрын
Wll soya keep going
@arabhagio2936
@arabhagio2936 2 жыл бұрын
Keep going
@maxameddeeq8110
@maxameddeeq8110 Жыл бұрын
Soya waan ku wataah nosobadi
@zakariyebashiir6207
@zakariyebashiir6207 2 жыл бұрын
Keep goin act
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Жыл бұрын
Soya inta tabartaada ah waad dadashey hambalyo flimkaan wakhti ayaa kaga baxey Bock buster Wye flimkaan 👌
@bashirskychannel1287
@bashirskychannel1287 2 жыл бұрын
Wonderful ina adeer
@axmadsalman2422
@axmadsalman2422 2 жыл бұрын
Mr a9a we love you pro
@Ahmed-hb8tg
@Ahmed-hb8tg 2 жыл бұрын
Aktar wanaagsan action
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Runtii waa filim macno badan xanbaarsan oo wacyi galin ah thanks all jilayaasha iyo my brother soya 🙏🙏😘😘😘😘🧡🧡♥️♥️
@jibriilibrahimshariif9500
@jibriilibrahimshariif9500 2 жыл бұрын
Shariifow keep going my brother
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 Жыл бұрын
Asharaaf miyaa atooraha abaah
@maxamadshariif3806
@maxamadshariif3806 2 жыл бұрын
Another level walhi keep going 💪 👏 zxp soya flims
@Kp_poductions
@Kp_poductions Жыл бұрын
actor + producer + director keep going proh
@jatelonazra3431
@jatelonazra3431 2 жыл бұрын
The actor of somalia 🇸🇴 you are come back
@mouminhabon4531
@mouminhabon4531 Жыл бұрын
Hassan Félicitations c'est bon film mashallah continue comme ça
@xudefa11shaafi5
@xudefa11shaafi5 2 жыл бұрын
Keep going hassan soya
SOMALI MILLITARY FORCE WADANI 2021 BEST SOMALI ACTION MOVIE
1:18:48
Soya films Studio
Рет қаралды 926 М.
AWOODA POLICE-KA FULL MOVIE ACTION
24:17
Soya films Studio
Рет қаралды 559 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
DUNI KALE•
Рет қаралды 14 М.
BAD BROTHER RETURN _ FULL MOVIE ACTION _ 2023
23:16
Soya films Studio
Рет қаралды 233 М.
SOMALI FAMILY PROBLEM EPISODE 38 ( QISO DHAB AH MUSALSAL 2024)
10:51
Soya films Studio
Рет қаралды 14 М.
New Somali Film "Qaado waa keeni"
19:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 234 М.
LAMAANAHEE IS QABA KASOO DHEX SAAR MA SHEEGTAY?
16:17
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 496 М.
SHARAFTA DUMARKEENA FULL MOVIE ACTION _ 2022
16:51
Soya films Studio
Рет қаралды 90 М.
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 2,1 МЛН