xeerka besha ciise runti waxu aha mar hore in laaqonsado madama gumaysigi isku dayay in ubabiyo qaybna ukaxado lakin ladiday oo galki hayle salase boqol jeer isku dayay in uburburyo lakin lagadhawday hanbalyo guul
@moussabouhfarah26556 күн бұрын
Masha allah hambalyo geesi somaliyed wa lobahna macallin macneya buuka
@HousseinLion-x5d7 күн бұрын
Sobiri sxb qali waxathy wil somaliyd wn kujeclhy ee noso qari hal hakubarakeye
@housseinwais12965 күн бұрын
Macha allah Allah haku barakeeyo Aqoonta hakugunaa anfaco uu madaa ninkaan WAA aqoonyahan❤
@aliahmedyacin7218 күн бұрын
"Ciise waa wada Ciise, ninna nin kale caaro ma dheera." قاعدة فى الحرية والمساواة"عيسى كلهم سادة وأحرار، ليس فيهم ولا منهم لا عبيد ولا موالى." Ma jiro "Laangaab" iyo "Laandheere."
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaallah Allah noodayoh xeerken qiimahaley
@OsmanSoumeya-o2i8 күн бұрын
❤❤❤
@mohamedallaleh-v9h8 күн бұрын
Hambalyoo wll so baadii❤
@ahmedIssa-pp9vl8 күн бұрын
Waad ku mahadsantahay Haddi aad akhriso ood fahfahiso soomaalidu sabir ay wax ku akhrino ma lihine
@YonisAhmed-wo3wu8 күн бұрын
Msha allha wllo
@osmanyoussoufassoweh23818 күн бұрын
Masha allah
@abassabdillahi7268 күн бұрын
Wa runta ❤
@Abdillahi.Hassan-k7j8 күн бұрын
So biri sxb
@FatoumaAwaleh-t6n3 күн бұрын
Aado halka ka siiwad halganka maxaayeelay xaqiiqo Ama dhab ayaad sheegaysa sida awgeed waxaan norajaynayaa guul iyo nabad waarta in shaaa Allah from lions or kingdom of djibouti
@houmedmohamed19239 күн бұрын
Ninka waa run wuxu shegaayo lkn inuu ciise xeerku sameeyey ee ciise creeks sameyn waa qalad waayo ciise waa dadwada dhashay oo dhig ka dhexeeyo
@hamidawdo8 күн бұрын
Sh Cabdiraxmaan Bashiir baa saas qaba mudane.
@kamitatitudewaaq73357 күн бұрын
@@hamidawdo CABDIRAHMAN BASHIR WA NINKA IRI CARURTEYDU INTEY CISSE SHEGTAN KAMYELAYO UMANA OGOLI
@AdenSaid8 күн бұрын
Frid wan ku salamay walalkay nin higmadleh bad tahay
@MahadoAbdo7 күн бұрын
Asc dhamaan Somalie Med wan nii salam Aya ruuntu waaxay taagta wa ruun kolka waxaan kaa cood sanaya Inay no si macneyaan kuwa kuu amanaan ee khibrada uu leeh siida wilkan oo kaa leeh insha-allaah allaaha kuula qhaabto haana kugu garaab gaalo
@ahmedmahamoud8 күн бұрын
Han kuu saxo somali waxii halkajogay waxa uu ka qadi jiray 2 caruura oo kala ah wiil iyo gabadh lkn ciise waa iska diiday gaalkiina waa dilay
@omaradaweh84588 күн бұрын
Asc hambalyo
@ahmedmahamoud8 күн бұрын
Falsifada aad sheegaysidna waxa macnaynaya waa nin aqonyahana bartayna sharci casriga ah lkn inta uu ka sheegay waa ka culusyahay waxuna ku salaysanyahy cirqi iyo asal ma ahan wax lagu midobay
@HousseinLion-x5d7 күн бұрын
❤
@Rahma-x6v3 күн бұрын
Booka unesco la gejaj wa booka Ali moussa oo uqoray si littérature
@HassanAhmed-sv2tc8 күн бұрын
Sidaa maaha walaalkey maxkamada dowlada iyaa dacwadaha la isku hayo la yidhaa xeer ciisse ayaan ku dhameysaneyna maxkamadu ma diido wey ku wareejisa
@warsamewaberi37927 күн бұрын
Waxba ha calaacalin ciise somalidu ma gaadhi karto ciise halka uu gaadhay 500 sanno ka hor somaliduna qarnigan 21 aad ayay qabiil qabiil isku dilayaan
Arita u abdirhman uu ku sheegay uu yiri xeerka ciisa sa.meeyey ciisuhu ma samay is that some thing possiɓl or logic hòw the xeer creat homanbeing please speak about this. .
@AliWarsame-rl9pj8 күн бұрын
It is wrong explanation pèople created their xeer as we know