Maa Shaa Allah may Allah bless you abayo macaan be careful. Please go back to your baby farther
@degelkhayr19 күн бұрын
Maxaa ninkaaga udishay mida 2aad maxaa dhib martaa inteedba majoogine
@Fad-p4i17 күн бұрын
Waxas way dhecen ka gudub abayo horay usoco 🎉❤
@alisham341316 күн бұрын
Naagtu been badanaa😎umadoo dhan ayaa aragtay ninka way cuntay meel korkiusa banaan ma jirto gacantana meelo badan ayay ka jabisay xiniinyahana dhaawac Halis ah ayay ka gaarsiisay 😎Naa intaas ka badan maxaad ku sameyn lahayd ma dad qalataad tahay Naa orod dhaqtar tag nin baad ku waalatay Cabdifataax nin ka dulqaad badan ma helaysid asna waad cuntay ilaahay Cabdifataax ha u booga dhayo caafimaad taam ah Allah ha siiyo Aamiin🙏
@FadumoHusseinabdi16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajmoMaxamud-uj3ji11 күн бұрын
Yaab wxso daba dhaq maxa wye wixi lagu cunay buu qaba weli ìne xininyqhq kasiibte ehed gabadha nya afkaga ka duw
@halimoyar517312 күн бұрын
Amuus
@fatimaabdirahman7726 күн бұрын
Ninka ku aaminayo waa kee???!!!
@fatumadiriye5917 күн бұрын
Abyo kanina infection leee cabte mxa saudehe gorma sun cabte
@razmi456815 күн бұрын
Paracetamol xitaa over dose waaye hadaa xad dhaaf u cunto waa halis wax walbi limit waaye
@fartundahir49106 күн бұрын
Sun maadan cabin
@XaliimoSacdiyo-n5z19 күн бұрын
Naayaa ninka maskiinka maxaa u Dishey markuu suuxay maxaa u dishey naxariis ma lihid
@hiboali502517 күн бұрын
Waa mooryaan aan aqli lahayn, dameeraha ayey cawska ka badsataa, yaa kaa cafinayo dhiiga islamka
@NajmoMaxamud-uj3ji11 күн бұрын
@@hiboali5025naa ada caqli laheyne dhaqdhaqda jojiye
Illeen gabadha gun baa heshay Ayada unbaa la eedenayay
@andynathon477119 күн бұрын
Isma oran iney kaabaqeyso ❤ laakiin weykaa xishooneysaa maadaama ay dumaashidaa tahay ❤ laakiin adigu garaad xumadaada ❤ maxaad ugu fakartay in lagaa baqayo uun ❤ waayo waxaaba dhicikarta in ay ahalka lasoo hadleen oo laguyiri ❤ gabadhaas walaalkaa ama Ina adeerkaa qabo waxba haku darsan ❤ false adigu aad isugu sheekeysay waxaanan jirin ❤ aniguse waxaan kuugu naseexeynayaa inaad dadka kaxishootid ❤ umada ilaahayna kaa amaan helaan ❤ sidaasaa sharaftu kujirtaa ❤ aduun iyo aakhiraba ❤ balse qaabkaad hada uhadleysid cusbamaleh ❤ ee soobaro sida dadka loogu sheekeeyo ❤ sheekadu ama run ha ahaato amaba been ❤ wa x dadka ka gadmayo amaba xiisaleh ayaa wacan ❤ tanise waa lagu hurdoonayaa ❤ sidaa darteed tartiib ilmahaaga korso ❤ isagan dhac meesha ❤ hanadambaajine ❤ 🎉🎉🎉
@HaajirIsxaaq16 күн бұрын
😮😅😢😂😊
@sucdish397219 күн бұрын
War gabadha ka xishooda ninkii waa noolyehee raasada
@RuuneyXusen18 күн бұрын
Asc we wb salan kadib wixii kusoo maray ka mayro xamar cade ciil mayalo xabad iyo bangad melwalba ayay tala qofki waqtigisa dhamado aya ku dhinto ee wiilkada abihii waxa ad kala marten iska ilow 3xeeye aya idin helay ee dad dagalo ma ahayn iska sabar xamar miskin uroon garob koris ayad timid intii hore wad ka qalisan tahay warshadada way shaqayne masha allah inanka yarna soo bar bar ku dheh
@razmi456815 күн бұрын
Xamar mey joogtaa
@hawoali12019 күн бұрын
Haduba istares kamuqda iskaday nafkamaqan ha ubalanan balin adkeyso
@fartunjama404019 күн бұрын
Horay usoco abaayo gunbaa kuheshay soo dhig vedio gooda wasaqda
@haniaden270017 күн бұрын
Maxay tahay istareska ada ninka dilaye nagtu aqli xuma
@CaashoHaji17 күн бұрын
Naftada iyo tan Dadka kale waa ka xaraam inaa dhibateysid