No video

MSS WORLD Dhalinyarada Somaliland Ee Xamar Jooga Oo Raali Galin U Sameeyey MSS WORLD Full Video

  Рет қаралды 76,528

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

MSS WORLD Dhalinyarada Somaliland Ee Xamar Jooga Oo Raali Galin U Sameeyey MSS WORLD Full Video
camera and editing by
idiris caaqil muuse (Caaqil)
Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252614913210

Пікірлер: 438
@muslimchaneel7593
@muslimchaneel7593 Жыл бұрын
HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭 WLL 2K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
Amiin Amiin wll mcn
@maxamudmaxamud4969
@maxamudmaxamud4969 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@saabarincabdi9811
@saabarincabdi9811 Жыл бұрын
Scw scw🥰
@farahidiris8134
@farahidiris8134 Жыл бұрын
Naga raali noqo wllo najmay hadanu nahay reer Somaliland 😭😭🙏
@mahamedmahamud3631
@mahamedmahamud3631 Жыл бұрын
Reer waqooyi dheh
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Gobanimo dhalinyarada somalilands Viv dadka qalbiga wanaagsan 👍✔️🇸🇴❤️🌹😍💯🙏👌♥️💪🏆🎁😇
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Жыл бұрын
Walaahi waa dad nasab ah subxaanalaah ilaaheey ha idin sharfo shacabka soomaaliland THANKS
@fartuunabdi1094
@fartuunabdi1094 Жыл бұрын
Reer waqooyi Waadad Nasab ah Nasab Nasab dhalay wiliba 🫶🏻❤️ Dad isirkoodu wanagsan yahay 🙏💯 Wanaag baan idiin haaynaa Saqiirkiiniyo kabiirkiinaba 🫶🏻🇸🇴💯💌🩸💐 Dad waxna guda waxna Gala💯✅ Sharaf iyo karaama ku noolada Walalayaal 🤲💯❤️🫶🏻💌🩸🤴
@samatermaxamed4554
@samatermaxamed4554 Жыл бұрын
Thanks wll
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Nasab maaha ee waa cunsuriyiin
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير اختي الكريمة 🥰🥰🥰🥰😘
@bulshaawiofficial8558
@bulshaawiofficial8558 Жыл бұрын
Thanks wl😊
@hodanmohamed2347
@hodanmohamed2347 Жыл бұрын
rer somalind Ralin galinta wan idinka qabna from HG🥰🥰
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Reer abtigeey reer Shiekh Isxaaq waa gob gaar ahaan Habar Yoonis magaranayo waxakhaldan waa yaahan dambe from Majeerteen ku nool Canada 🇨🇦
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Soo dhawoow inabti
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Waa idin jecelnahy from soomalilnd
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
@@indhodeeqhajji5078 thanks walalo
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
@@indhodeeqhajji5078 mahadsanid inabti
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
@@indhodeeqhajji5078 waan dhawahay inabti
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Maagaladaan ugu jecelahay magaaloyinka soomaaliyeed waa muqdisho weligayna ma arag waxa Ku nool dadka ugu qalbiga wngzan aduunka Allow maalin uun iigey from soomalilnd 🥰
@faravsharif4988
@faravsharif4988 Жыл бұрын
Maasha Allaah guuleysta team Dayax films waan idin wadanaa Xornimo sharaf iyo kunoolaada 💐
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 Жыл бұрын
Masha allh dhalinyarada ree somaliland waa dad ad uu qalbi wanagsan runtii ad bad ugu mahadsantihin sida quruxda badan oo ad isku soo xilqaten si ad uu oga falcelisan hagardamado loo geystay walshen najma allha idin sharfo walalayal wadahadsantihin 🙏🙏🙏👍
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 Жыл бұрын
From Burco naga raaliniqo huuno anagaa ku jecel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iska ilow wixi dhacay dhibka wan kula qabnaa
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Жыл бұрын
Wallahi waan filayey in aad samayn doontan sidaan Iyo Raali galinta gabadhaan waad mahadsantijin walayaal Qofka.u horeyoo maskaxdayda kusoo dhacy waa adi dayaxoow mahadsanidiin
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Жыл бұрын
Masha Allaha tabarakallah dhalinyarada Soomaali weyn dhibka iyo xeryaha lagu kala oogay ee qabyaalad siyaasiyiinta tuugada ee wax ku soo bartay ku guursaday caruurtooda wax ku soo barteen ee dano gaara leh iyo dano shisheeya wada kursiga kaliya u muuqda ee aan u damqaneen caruurta yar yar dhalinyarada waayeelka Allaha ka qabta Allaha waxaan ka baryeeynaa sidii darbigii Baarliin dhalinyarada jarmalka bari iyo jarmalka galeed u jabiyeen oo kale Allaha ka dhiga darbiga Soomaali waqooyi iyo koonfur loo jibiya midnimo Soomaali soo noqata aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 Жыл бұрын
Maashaalaah tabaaraka habo horausocda dalka adinkaa uhari ee isjeclaada
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Maasha alaah reer soomalilan walaaheena aa tihiin noolaada ❤❤❤❤❤🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
DHALIIN YAARO GOB AH MASHAA ALLAAH NOOLAADA
@yaasiinamoore8057
@yaasiinamoore8057 Жыл бұрын
Gob nimadaa waan ku aqaanay dhalin yarada reer somaliland🙏❤️
@asmaryare2590
@asmaryare2590 Жыл бұрын
Wlhi shacabka somaliland wa gob gob dhashay allw somali mid ka dhig 🤲🤲
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 Жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah si wanaagsan ayaad u hadasheen Alla Yaa cizik 💕🙏❤️🌹🔥👌💕💕💕
@faliscali8850
@faliscali8850 Жыл бұрын
Masha Allah waku farxsnahy walhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💋
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah Somaliland youth vivo.
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Жыл бұрын
Ilaahoow Somali midee, dad isku nooc ah, isku diin ah, isku luuqadna ah. Somalinimo ✊️ ✊️ ❤️❤️❤️
@albertoyahya
@albertoyahya Жыл бұрын
rabi kma aqblo 😂😂😂
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Жыл бұрын
Udooce somali koonfur % 5 mamuul Somaliland waa he1☝🏾 Allah ha adkeyo Somaliland AAMIN 🤲🤲🤲We are Somalilanders
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 Жыл бұрын
MashaAllah TabaarakaAllah beautiful people
@abdinasirhusen5507
@abdinasirhusen5507 Жыл бұрын
gobta waxaa lagu yaqaan dhaqan iyo diin gobta isma qariso noolada insha Allah
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Жыл бұрын
Gob baa es halay guulaysta dayax felemes cesho wacan baa eman ❤❤❤❤❤❤
@farhiyayusuf551
@farhiyayusuf551 Жыл бұрын
Msha allh guulaysta wlloyaal reer soomaliland
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maashaa alaah alaha haydin barakee gabdho iyo wiilalaba Guul Guul xamar waa dhulkiinii ❤❤❤ from Sweden . Hg
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Жыл бұрын
Xamar iyo dhamaan dhulka hawiye waa in laga tarxiilaa isaaq sxb nijaasta wada cunsuriyinta ah, ina jeer ee qof hawiye hargeisa kaso tarxiileen mataqana.
@asmaryare2590
@asmaryare2590 Жыл бұрын
Wlhi wan qiroday🙏🏼thnk u dhalanyarada Somaliland 🙏🏼
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Жыл бұрын
Mashallah tabarikallah dhulka siiya oo guri u dhisa wan ka qab qaadanayna dhismahiisa sharaf bayi inoo tahay wayinoo balan ♥️👍🌷👋
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Somaliland 👮🏽💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💚🤍♥️💚💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Masha Allah mss wold rali galin ti ugu wangsned we ku rali galiyeen gobti rer somlilaan Shacbka somlilaan sharaf iyo karamo
@dhawrsanchannel9667
@dhawrsanchannel9667 Жыл бұрын
Masha Allah my beautiful people's thanks 😊 🙏 ❤ Masha Allah
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg Жыл бұрын
Dadkiinaa meesha isigu yimid wxaad tihiin dad cuqdad ay Xamar gaysay oo halkii ay udhasheen Black List ah kaga jiraan halkiinaas Mooska iskaga cuna maangaab wada maangaab. Mss World wll KHalad dhacay weyaan in Hargeisa laba jeer laguu diido lakiin ma iswydiisay Hargeisa maxaa laguugu diiday???????
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Жыл бұрын
Kkkk ✅
@xamsefarxan9018
@xamsefarxan9018 Жыл бұрын
Masha allah dhalinyaro waad ku mahadsan tihiin raali galabta najma
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah saas dhalinyarooy isku duubnaada shacabka S/Land waa dad wanaagsan. Laakiin Muuse xeyraan illaahey xaqa ha tuso. Miss World is astur illaahey ka baq cimaamada hayska qaadin.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Mashaa Allah congratulations guys
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Жыл бұрын
waxaan aad ula sii ooyay wiilka yiri dhalinta labada dhinacba jahwareer ayaa haysta wax xaqiiq ah ayuu ka dhawaajiyay
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Жыл бұрын
Masha ALLAAH wa dad qalbi wanagsa najmo horay usoco wab haujojin
@fatimamoh198
@fatimamoh198 Жыл бұрын
Nasab nasab dhalay reer somaliland allah ha idin sharfo cisiyo sharaf ku nolaad aamiin
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 Жыл бұрын
dad garasho leh oo dhiig iyo damiir leh baa tihin dhalitaas rer somalilan ee XAMAR joogta ciilki wad naga bi'iseen 😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 Жыл бұрын
Mansha alla ha nolado muuse biixi madaxwaynaha jamhuriyada barakaysan
@amaalnuur1993
@amaalnuur1993 Жыл бұрын
Masha Allah dhalinyarada reer Somaliland Cisi iyo Sharaf Ku Noolada 🙏🙏❤
@fadumagargar946
@fadumagargar946 Жыл бұрын
Masha alàah waa dadka duriyada baa tihiin Somali oo dhan gabdaha wey qimeyaan siomali waa mid qara waxaa tihiin dad gubah👍🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sabnaamayoow5924
@sabnaamayoow5924 Жыл бұрын
Dad qalbi wanaagsan maash allaah reer burco
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Shrfaa ledihiin dhlinyrda qruxda bdn ee reer somliland ee nla joga xmar cidna cid kma xigto muqdisho🇸🇴✊
@mariyaabdicaziiz
@mariyaabdicaziiz Жыл бұрын
Had ma anka ayaa ku xad gobna
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Жыл бұрын
Mashallah tabarikallah goobanimo durayadii dadkayiigi jiro joog ❤️🌷👍
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah ❤❤❤
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Maanshaa alaah wixii dadka waaweeyn garan waayeen dhalintaa garatay
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Жыл бұрын
Muse handaraam madaxtuyadiina wuuhandaraabtay .mahadsanidiin dhalinyarada reer somaliland
@cookcleanwithamina
@cookcleanwithamina Жыл бұрын
Masha Allah
@cebloguuled6800
@cebloguuled6800 Жыл бұрын
Allaha yaa rabi willkas ayari waxu yiiri waan ayaan daranah wanla oyaay
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 Жыл бұрын
Mnshlh gob iyo Gobonimo SOMALILAND..
@duniyaali9821
@duniyaali9821 Жыл бұрын
Waana ina salaamey
@foosdjama8266
@foosdjama8266 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah guul iyo gobanimo 🎉❤
@ramasedo1979
@ramasedo1979 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@hibocali568
@hibocali568 Жыл бұрын
Msha allh wllhi wad Na matasheen naga rali noqo wllo😘😘
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
M.a. WALSHEEN. NGA RAALI NOQO✊️✊️✊️✊️✊️
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Reer Burco oo yidhi Raali Gelin Ayaan Bixiyey 💗
@khatindiiriye9183
@khatindiiriye9183 Жыл бұрын
Sow laandheere nimo maaha haday raligalinti masuul iska Saran
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
💗💗💗💗lamdheerimo
@nasriinclaahi7003
@nasriinclaahi7003 Жыл бұрын
Nagaa rali noqo wllshy mcn hadanuu rer soomalilad nahy 🥲🥲
@halyeeyqaran2064
@halyeeyqaran2064 Жыл бұрын
Muuse handraab ayaa dadka xir xira MISSWORLD miyaa ictiraafkii Soo GALAY 😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
@axmedcumarxaaji6268
@axmedcumarxaaji6268 Жыл бұрын
Masha allah shacabka somaliland waa dad gob ah balse muuse bixi runtii ilama aha nin maskax ahaan u fayoow
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
silka hoyada aya walan o an fayobayn duli yahow madaxweyne mujahid MUUSE BIIXI CABDI waa madaxweyne u taliya 4miilion o qof wana madaxweynaha 10 years so socda dalkauna sharciyu leyahay lamaha socdalkana hayada u xilsaran lakinse madaxweyne mujahid MUUSE BIIXI CABDI waxa neceb cadowga somaliland e ka xun qadiyada iyo jirtanka jamuriyada barakaysane somaliland waa geesi waa halyyey waa mujahid mad is daldali marka mise waad is gowrici cawan yahow maskaxda faruqa ah la meryasanaya e bila caqligi
@axmedcumarxaaji6268
@axmedcumarxaaji6268 Жыл бұрын
Kkkk beesha muuse biixi ka dhashey ayaad ka mid tahy miyaa wll kula yaabi maayo waayo somaliya waxaa dib u dhigey qabiiley siga siqadan garab ku siiyo maamulkooda ku socdo wado qaldan inkastoo aad I aflagaadey sey aniga sharaf ilama aha waalid in aan aflagaadeyo teeda kale wll ka raali noqo hadii siqaldan ii fahamtey
@ashamahamud5420
@ashamahamud5420 Жыл бұрын
Masha allaah waa gob Allaha dhawro dhalinyarada
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Жыл бұрын
Am from muuqdisho
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaah xafidullahi 🥰 ♥ ❤ dhamanten wada mahadsan
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Жыл бұрын
Dawlad iyo shacab isma Laha reer Somaliland waa gob from buntland mj ❤️‍🔥
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
What a wonderful 👏 ❤ apology.
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo ❤
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
Mashaa allaah Baarakallaahu fiikum
@iqrocabdixuseen8782
@iqrocabdixuseen8782 Жыл бұрын
Waaaw Masha Allah 💪💪💪♥️♥️
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 Жыл бұрын
Masha allah dhaalin yarada ayaa ka isfah mikaaro
@hawaladan4659
@hawaladan4659 Жыл бұрын
waa wasaqad wasaq baa soo dhaweysay
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 Жыл бұрын
Gobta saanba lagugrtaa ❤❤💛👌👏👏👏👍👸🤴🤴🤴🤴🤴
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
M.a wa dhalinyaro ad uwanagsan tnxs so much
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Dayax film Somaliland in laga boqorsanyahay adiga sidii laguu soodhoweeyay waad aragtay Somalia Somali baa leh😂❤🇸🇴
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Жыл бұрын
rer burco melkasto ay jogan wlhi wa gob qufki arkay unba yaqan
@aadanxasan241
@aadanxasan241 Жыл бұрын
Ragaasaaaas dhalinyara ah baa gartay halkii uu garan waayay ...... Masha allah
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Жыл бұрын
Dayax films marku wadani guuleesto ku soo noqda dalkiini waa ladin jecliyaya 👋
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Guull iyo gobanimo from somaliland hargeisa
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 Жыл бұрын
habar yoniz meelkasata Joogan waa ziiro ha
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
madaxweyne mujahid MUUSE BIIXI CABDI waa madaxweynaha 10years dambe so socda ku sexda kuna sotosa gunxajis waligi dalimka ciro dalka jamuriyada barakaysane somaliland madaxweyne ka noqon mayo anagu cadow dofar ah o dhukuran o faqasha dalkayaga ku amini mayno lakinse waaxa hubala gunxajisow in la idin arki dono idinku madaxweyne mujahid MUUSE BIXI CABDI waydisanaya cafis baroranaya gunxajis yahay faqashti
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Aduu kuu yahay anaga xataa caaqil noma noqon karo jaahilku
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
gunxajis 9 bilod umay hadhine wuxu ahanaya madaxweynaha 10 years so socda maydin is daldali mise kininka calosha shuba aydin ku walan
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Muuse sabaayada ayuu dubi jirey waqtigii SNM
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Hadad muse aqoon ahan lahYd wad aamusi lahYd
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
@@mustafeadan6924 intaad aniga muuse ii sharaxayso ninka reerka dhan aflagaadaynaya maad u jawaabtid
@safiaxigmochannel3229
@safiaxigmochannel3229 Жыл бұрын
Gobanimo dadkayga Somaliland ❤❤❤❤❤
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 Жыл бұрын
Nasab kaamil ah❤reer hargeysa❤
@omarN
@omarN Жыл бұрын
Intooda badani reer burco
@shaakirfdofficial157
@shaakirfdofficial157 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo dhalyaro wax garada tihiin dhamaantiin si sharaflad u gasheen walsheen ALLE hadin shrfo✋🏻
@libinahmed4030
@libinahmed4030 Жыл бұрын
Dayax filims waan kutageraa allaha kuxafido
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Mansha Allah wa daliyaro qalbi wanagsan
@fahadmaxamed3796
@fahadmaxamed3796 Жыл бұрын
Dawlada s/land iyada wadanka masuul ka ah qofkii akhlaaq xumo ama dhaqan xumo lagu tabayo waa la xidhayaa bal adi kaalay
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Mss world sorry walaasheey aniga oo ka soo jeeda gobolada soomaliyeed.
@faatumaibrahim4473
@faatumaibrahim4473 Жыл бұрын
Masha alah
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 Жыл бұрын
Kkkk dhukur wadani ayaa xamar ka calaacalaya
@sakiyabarre
@sakiyabarre Жыл бұрын
Gobeey liico ha jabin masha Allah
@gashireedla1740
@gashireedla1740 Жыл бұрын
Maasha allh
@namcoali2327
@namcoali2327 Жыл бұрын
Taani bahii garayi ledahayi ilahayi cafimaad ha siiyo amiin amiin amiin ya rabiil calamiin
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 Жыл бұрын
Mashallah
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 Жыл бұрын
Meesha wallo waa hargeisa cad waalagu noolan karaa lkn dawlada ayaa inanta ku qaldantay waayo qofku wuu qaldamaa allhbaa maqaldame ah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Muuse handaraab ayaa isku keendiraye raalinoqo sister
@fihiimayuusuf8652
@fihiimayuusuf8652 Жыл бұрын
gobanimo❤❤💖💖👏👏
SAMIIXA KHALIL AYAA MARTI INOOGU AH MAANTA BARNAAMIJKA RAMANANTA
24:45
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,4 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН