MUBARAK OCTOBER FT SACDIYO SIMAN HEESTII XUBI XUBI 2018 4K

  Рет қаралды 524,995

Curubo Films HD

Curubo Films HD

Күн бұрын

Пікірлер: 628
@hamdibeelakpp7427
@hamdibeelakpp7427 6 жыл бұрын
Alla Muqudisho qurux badaa heestaba waxaa ka shidan caasimada dalka hooyo Alloow ha idil anigoon ku arkin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hassanyareciidaqoraxay5729
@hassanyareciidaqoraxay5729 6 жыл бұрын
Hamdi beela KPP anaa kujooga adu yurub ijoog anaa dqlkeena kubashaalaa
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 жыл бұрын
Hamdi beela KPP maasha allah waad ila ragtay amiin abaayo
@hassanyareciidaqoraxay5729
@hassanyareciidaqoraxay5729 6 жыл бұрын
Saabiriin Siman hhhh ok dalkeena aduu kusugayaa hee lasoco 🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dalmardalsuge3380
@dalmardalsuge3380 6 жыл бұрын
Hamdi beela KPP
@hamdibeelakpp7427
@hamdibeelakpp7427 6 жыл бұрын
Hassanyare Ciidaqoraxay Masha Allaah Waan so socdaa 😭😭😭😭😭😭😭
@hanisulayman1370
@hanisulayman1370 6 жыл бұрын
muqdisho muuq wanaagey love you from hargaysa xaruntii dalkaygaay ku xiisay walle 😍😍😍mayee reeer muqdisho ha ila dhaafina liketa😘
@abbasmohamoud5088
@abbasmohamoud5088 6 жыл бұрын
*xudunteedo borameY ku xabaaLan tahaY jecliYaa magladaydii❤💯 like i Saara wixii Fanaan kan yar ka helaY*
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Xubi
@hassandhiif7104
@hassandhiif7104 6 жыл бұрын
Abbas Mohamoud walaalow like jeclidaa KZbin iyo like iisra aaa facebook shekadadii sodhafty Facebook ayaa like iisarna dadka kunacny adina youtube miyaa kabilaawady tuugsi
@abbasmohamoud5088
@abbasmohamoud5088 6 жыл бұрын
Dheef liketa lcg baa lgu heLaa waX ma ogide Facebook ma ana garanayaba
@hassandhiif7104
@hassandhiif7104 6 жыл бұрын
Hahahahahahahahh idiot
@mubarakhersi3217
@mubarakhersi3217 6 жыл бұрын
Samigay ahaaaa nice song
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Mubarak yare fanka 12jir buu ku so galay Mnshallah hada waa korey horey usoco AsaL rer grwe inta reer gorwe ah like isaara Muqdisha nuureysaaa
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 2 жыл бұрын
Xaajigii farxiya fiska yaa ila dhegeysanaya 💍❤️hamblyo
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Kkkkkkk sida inta u soo galay 😂😂
@Dhool2016
@Dhool2016 2 жыл бұрын
Me 😂
@hannahwilashawalashod3669
@hannahwilashawalashod3669 6 жыл бұрын
Cunugan coodkisa iska jeclahay wllhi hore uso co huno cali 😘😘😘💯💯💯💯💯💯
@montanamusic8363
@montanamusic8363 6 жыл бұрын
From ddsi big respect muqdisho caday
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Asc umda somaliyed dhaman wan idin slmay salan kadib aniga iyo xajigeyga waxan is jeclen mudo 10sano ah hada wan is gursnay bishan so socdo ayan ogu tagi rawa muqdiaho Somalia iso duceya walalheyga
@madadaalotv24
@madadaalotv24 6 жыл бұрын
Wallahi hadaan la is xaqireeyn oon la is xasdeen, Fanaanka cod wuu hayaa, heestana way shidantahay. Waan ku taageersanahay sxb. Curubo Films adinkana waan idin taageesanahay inbadan... Horay u socda...
@madadaalotv24
@madadaalotv24 6 жыл бұрын
Abwaan Siciid Sabriye official Ok abwaane igu halee dhankeeyga..
@madadaalotv24
@madadaalotv24 6 жыл бұрын
Abwaan Siciid Sabriye official Waan ku siiyay sxb, adigana xagaaga waan kaa sugayaa.
@enggorgorcademaxamed1122
@enggorgorcademaxamed1122 6 жыл бұрын
sax
@enggorgorcademaxamed1122
@enggorgorcademaxamed1122 6 жыл бұрын
wantagera
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Ikalay
@heeganmedia2163
@heeganmedia2163 6 жыл бұрын
inta sacdiya jecel like ha ila dhaafina boqorada quruxda
@kabtnxanafii7417
@kabtnxanafii7417 6 жыл бұрын
ww
@hassanahmed4741
@hassanahmed4741 6 жыл бұрын
Abdul Bashir b
@mohaa10
@mohaa10 5 жыл бұрын
naag laqawo maxaan kajeclaana xoolo
@issahassan9576
@issahassan9576 6 жыл бұрын
Anoo halkee joogaan tagin illahey ima dilo xiiiis u muqdisho cadeey
@ifka.noloshaifka.nolosha6518
@ifka.noloshaifka.nolosha6518 6 жыл бұрын
waad.shidantihiin.walhi
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
Cod wa hayaaa fanankan 💕love borame from bosaso💟
@hassanyareciidaqoraxay5729
@hassanyareciidaqoraxay5729 6 жыл бұрын
Curadka mamo Malyuun adi meel walba dhex fadhidaa😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂🤣🤣🤣
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
Hassanyare Ciidaqoraxay haa 😁😁😁 wajoga deee adba so digan iga daba yimi
@hassanyareciidaqoraxay5729
@hassanyareciidaqoraxay5729 6 жыл бұрын
Curadka mamo Malyuun hhh ani anoo iskawadwada unbaan arkayee 😂😂😂😂😂😂
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
Hassanyare Ciidaqoraxay amiin dheh dee markey hestu dhamato 😏😏🙄
@abdirizakabdilaahi2682
@abdirizakabdilaahi2682 6 жыл бұрын
Curadka mamo Malyuun tnkz zxp anugba jeclnahy bosaso iyo dadkeda noolada 😘😘😘
@rabiicdiaby7095
@rabiicdiaby7095 6 жыл бұрын
Aggh wr inanta anaa jecel see cml Azxpta jcylkyga #sacdia iiga gaarsiiya from germany inta isla kana rapta ani io sacdia likkta iigu deeqa👌👌👌👌😍😍😍😍
@xasanmaxamed7185
@xasanmaxamed7185 2 жыл бұрын
Markey is guursaden farxiyo fiska hadad dawadey 2022 like sar wll
@dalmardalsuge3380
@dalmardalsuge3380 6 жыл бұрын
Heestaan waan ku haystaa waxaan ugu haystaa labo si Boramo ayey xududteyda ku dugantahay mida kale Casimadeena ayuu ku soo qaadey horumar wacan bro
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 жыл бұрын
Ciise Amiin sificn u fekereysaa cuqdad land camal matihid
@dalmardalsuge3380
@dalmardalsuge3380 6 жыл бұрын
dhool cali Huuno mcn Somaali ayaan ahay waana ku fanaa inbadan shukran Dhool Cadeey
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 жыл бұрын
Ciise Amiin thanks sidokle abowe
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 5 жыл бұрын
Casimada sheegaysid ayaaan wasaaaa
@nimcaanhilaac6429
@nimcaanhilaac6429 6 жыл бұрын
MubaraK October Legend Walaahi Shp Go Forward🎤🎸💪🎤🎸
@Hadibalad
@Hadibalad 6 жыл бұрын
Second al ustaad xanfar waaye igaarkaan 😛😛😛😛👍🏾👍🏾👍🏾☝🏽☝🏽☝🏽
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Farxiya fiska xaajigeeda ahaa kkkkkkkkkk maqoslaa mise waan laqashuucaa wiilkaa yar
@anisacayuuni4784
@anisacayuuni4784 6 жыл бұрын
Wlhi Wilkan coda kudhamaty Abwaan Qatar Ayu u bahanyhy ❤️❤️❤️❤️
@israadey405
@israadey405 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️😘👌🏾 www intu la egyhy iyo cod ku duugan isma lahan💕💕💕 hore usoco bro
@afyarepro5865
@afyarepro5865 6 жыл бұрын
dadka qaar fanankani may be inay xaqiraan lkn aabaha codka dhallinyarada cusub ayan usaxiixay nolow sxb
@surad685
@surad685 6 жыл бұрын
Sowdkiisu waa halaasi manshlh bro. heersare videowkuna🖒🖒🖒🖒.
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
Ba'aa inanku cod macanaa ma caani ari buu cabay Anyway hees shidan 😘😘❤
@hurvekaka4865
@hurvekaka4865 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza caana aragii garowe weli kama bixin gabanka.
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
Said Abdalla kkkkk lol ma saas baa waa INA garowe aada 😋👍👌
@abdikaadirfiile57
@abdikaadirfiile57 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza kkkk 😂😂show adiga youtubka fadhi carbeedbaa kuudhex yaalo taan ilaa iyo musalsalkii haasil AF Hindi xitaaa kugu dhex arkaayey sister thnks
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
abdikadir fiile 😅😅😅😅😅 SAS waaye fadhi aa ii yalo haebenki Lee isbaaro dhigta 😅😅😅 you're most welcome
@nasrudiinhonest2600
@nasrudiinhonest2600 6 жыл бұрын
Best ever song in 2018 inta igu raacsan liketa igu salaama
@bashkawaasuge7342
@bashkawaasuge7342 6 жыл бұрын
War waa cod macntahy lkn naag kaa dheer lalama heeso 😂😂😂😂😂 cakuye ciil badanaa Nice voice ❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷
@dagankaaba5240
@dagankaaba5240 2 жыл бұрын
Fiska seygeedii Yaa so radiyay war jecli lee😂😂
@hamdibeelakpp7427
@hamdibeelakpp7427 6 жыл бұрын
Reera like waxeey nafkaraadiyeen from meel heblaayo waan jeclahay muqdisho shaafto badanaa walee like igama heshiis ilmo like 😎
@abdiwaliwali3166
@abdiwaliwali3166 6 жыл бұрын
hhhhhhhhh kan ilmo leee waye goorme fanka kuso biray
@alihassanhussein6929
@alihassanhussein6929 6 жыл бұрын
Hamdi beela KPP mcn
@abdukadirali393
@abdukadirali393 6 жыл бұрын
Xamdi like maxaa Laga helaaa
@fosshassan7742
@fosshassan7742 5 жыл бұрын
Ahmedow xul batahay xurul ceyti rago idil xulashadi nafteydiyo xaqiq kaan jeclayow xuman kuma qure😍😘
@cabdulahishire9888
@cabdulahishire9888 5 жыл бұрын
Rag xural ceyna xagee lugu arkay kkkkkkkkkkkkkk
@fosshassan7742
@fosshassan7742 4 жыл бұрын
@@cabdulahishire9888 😂😂😂😂😂😂😂 ninkeyga lee la dhihi kara
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 6 жыл бұрын
Young talented boy hore usoco sxb Music 100% Laxanka 100% Codka 100% Nyce style 47%
@silverdaalmar5191
@silverdaalmar5191 6 жыл бұрын
Stylekiis wa 99%
@umalnura1841
@umalnura1841 6 жыл бұрын
Boorma baladkii aanku bar baaray baradii cilmiga badhtamaha Africa miss you magaaldaydii
@abdirizakabdilaahi2682
@abdirizakabdilaahi2682 6 жыл бұрын
Umal Nura borama cadeY wll Ku xiizty iyadba
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 жыл бұрын
Wllhy codka wiilkan caadi maaha
@meek_sheeno35
@meek_sheeno35 6 жыл бұрын
Nice waaye sxb dhal Fan horey u soco mubaarak October my wllky
@mssogadengwaal6952
@mssogadengwaal6952 5 жыл бұрын
One day inshallah somalia will be peace and we will be one people no landers 🤔garisaa and jigjiga will be part of Somalia 😘😘😘
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 2 жыл бұрын
Dad riyoonayaa badanaa Landers4ever
@berbatoveberbatove5826
@berbatoveberbatove5826 6 жыл бұрын
Mubarak yare Incha allh wadanka Wn usosocda Wn jclhy inn kula Kulmo wn ku tagera Bowe gulayso Horeyna usoco
@dekagarabey7450
@dekagarabey7450 6 жыл бұрын
Wilkaan abwaan fcn haloo geeyo kama daala heesahiisa
@dekoabdullahi135
@dekoabdullahi135 4 жыл бұрын
The best song ❤️❤️😭
@mubarak3924
@mubarak3924 6 жыл бұрын
im the first one to view nd comment.
@sagalosmaan8062
@sagalosmaan8062 6 жыл бұрын
Wooooow nice wiil kaaàn codaaa ku dhamaaaday m.a
@aaryuusuf2655
@aaryuusuf2655 6 жыл бұрын
Wwww masha allah codkisa iyo heestaba cadi maha wlhi wan ka helay abowe cod ilah ku siyey runti hore u soco sacan laga bilawo tagerahaga ahay wlhi ❤️❤️ ikalay ikalay macanow ikalay wan ku xiise 😍 aniga waxan u xisay run ahanti mesha jogto e xebta liido ah 🤗
@king_salmaan8822
@king_salmaan8822 6 жыл бұрын
mubaarik yare hore usoco lbx
@maxaqerkashakasoodhawaada5462
@maxaqerkashakasoodhawaada5462 3 жыл бұрын
Stills hdaad dawaneyso 2020😘😭😭😭
@farxaanahfamilyxarago955
@farxaanahfamilyxarago955 6 жыл бұрын
Xubiyey xubiyey i kaalay hore i soco wll 🇸🇴👏👏👏👌👌👌
@mahadfarah236
@mahadfarah236 5 жыл бұрын
Ereyo Laxan Io Duupis Io Coution Qurxoon Place shidan I really Liked wlhi Keep Going walalahaY😘💜✌
@OneState_277
@OneState_277 6 жыл бұрын
Best cameraman 😘 Fanankena Da. Da yar 😘
@fartuuncabdulahi5219
@fartuuncabdulahi5219 6 жыл бұрын
qofkii ila taagee ro like igu qabta tllhi taageero lambr wn uahy mubark
@osmaanciil090ali6
@osmaanciil090ali6 6 жыл бұрын
masha allh mugdisho I love kuahay
@macaanicarb6571
@macaanicarb6571 6 жыл бұрын
Mubarac Actobar sxbow Ana kula Talinyo jem qaad Gacmha Kululeeee kadib wlh waa is keyneysaa Anaa ku dhahay sxbow Talds Qado
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo 2 жыл бұрын
Markuu farxiyo fiska Aroosay yadawanaya❤☝️
@suhanaqurux4373
@suhanaqurux4373 6 жыл бұрын
Waaaw waar dee wiilkan yar waa laga dul heesayaa lkn qofkan sacdiya siman u eg yaa waaye like 💞💞💞
@ahlammuhamed1035
@ahlammuhamed1035 6 жыл бұрын
Nuura Mission yadii waye
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Dafiraadu wa ceeb zxp aad baad u cod Qurxoon tahay wlhida Caawa ayay igu ka horeysa heestan baan Tik toka kaso Arkay Saas baan u so raadiyay e Horay U soco Zxp
@canabrooble4016
@canabrooble4016 6 жыл бұрын
Daauud xanfar dada kayar ahaaa walax yarooo 30 buujiraah waa caruur aloow kori
@hamda7360
@hamda7360 6 жыл бұрын
Boorama one luv❤
@hayaanvideoproduction7312
@hayaanvideoproduction7312 6 жыл бұрын
Sxp mubarak hesta wey shidantahy plse styl aa ka dbiman ee istelka iska sax
@caliajeeycaliajeey851
@caliajeeycaliajeey851 6 жыл бұрын
Viva xidigaha muqdisho nolada 😍😍😍
@maxamedcismaciil46
@maxamedcismaciil46 6 жыл бұрын
Dad badan ayaa wax ka shegaya cunugan wlhi heesihisa waa top nlow pro samin iska daaya xili waxa dhici donto igu sawir ay gaari donte horay usoco ❤️👈
@xaajichanal665
@xaajichanal665 2 жыл бұрын
Way gaartay
@timaya77
@timaya77 6 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe godkiisa biyo ugu soo galeen
@leylaa3638
@leylaa3638 6 жыл бұрын
From Somaliland with love
@shamsoadbdi4178
@shamsoadbdi4178 5 жыл бұрын
The land of somali AKA THE CITY CALL HARGAYSA LOVE MY CITY
@daahirtalyani2609
@daahirtalyani2609 6 жыл бұрын
Mar uun waan Ku imaan magaaladeydii
@xasanfadal2021
@xasanfadal2021 2 жыл бұрын
Fisk xajigeeed ileen wa legend
@rahimaabdi8085
@rahimaabdi8085 6 жыл бұрын
Wa maxay music afarta qibla u kala jeedo hadba dhinac yabay anigaa
@omarw5727
@omarw5727 6 жыл бұрын
Sacidyo aadbaad ugu mahadsantaha sidaad wiilka yar ugushiday👌👌👌🙋‍♀️
@maadcommunity590
@maadcommunity590 6 жыл бұрын
Waryaa wiilow fanaan horta codkaagu inaba caadi ma aha masha allah baan ku leeyahay lkn qarnigaan dadku wixii shidan un beey daawanayaan marka xoogaa balwad yar baa kaa muuqata ee iska baa bi' oo marka aad qayisho isla markiiba ka cadeyso nadiif iska dhig tintana iska habee gabdhuhu ha isku kaa dilaaan baan ku leeyahay fanaaninta oo dhan baa balwad leh nin iyo naag ba lkn waa la iska hagaajiyaa bro horay u soco sxb
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 6 жыл бұрын
Wlhi la isma xaqiree waa cod mcn tahay wll sanadkaga & iyo codkaga isma laha masha allah😍
@hooyomaryangabadheda8827
@hooyomaryangabadheda8827 6 жыл бұрын
Ax wilkayari cood macana huuno simanteydi cashaqana kama lidato iyo malaga badaxdeni muqdisho alow maar dhayaha isaar muqdhisho 😢😘😘
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 6 жыл бұрын
Octobar yare hore u soco abwe fananka ugu da da yer xamar heesta inta hore lee ka jeclhy
@fartuunmoha877
@fartuunmoha877 6 жыл бұрын
Mubarak yare waaaaaaaaw ♥
@guledpuntlandsomalia3575
@guledpuntlandsomalia3575 6 жыл бұрын
Waaar ka yari gabadha iiga reeba anaa jecele S♡cdiy♡ Sim♡n
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Maxaa loo dhahay gabar si kasteey udheerthy nin gaaban hdee la istaagto kama dheero sowta maanta *sacdiyo* uu caloosha utagay😂 any way good voice✌
@abdikanimohamed9740
@abdikanimohamed9740 6 жыл бұрын
Empire girl ayado Kabaha darder qabto ayuu yara barejeye Bo....4:30 markay isla socdan feri😂😂😂
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Abdikani Tokio 😂😂😂waa ka diiday taas 1:12 fiiri cunug yariis uu noqday ninkii dhanbo
@mohamoudsoodaani1215
@mohamoudsoodaani1215 6 жыл бұрын
Empire girl mesha lagu kala dheer yahey xagaas maha awoowe qalad ha fahmin casharka dabacasar ka doono isagoo fah fahsan
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Mohamoud Soodaani 😂😂ma hooyadey baa i habaartay markaan #dabcasar wax ka baranayo subxnllhiye
@mohamoudsoodaani1215
@mohamoudsoodaani1215 6 жыл бұрын
Empire girl deee adna wxaas ha noola imaan dumar ka iyo raga in ay wax is dheer yihiin marna ha diidin hadeer wxa laga yapa in ay #sacdiyo qof dumar ah o dheer lagu tilmaamo wiil kasna uu aad u gaban yahey misna wa wada socon karaan meel klena wa leys dheer yahey ee edeb yeelo
@asmaaabdiraxmaan91
@asmaaabdiraxmaan91 6 жыл бұрын
Sacdiyaay iikalay mow dhaho markow hodan oranaa
@mustafenorth8703
@mustafenorth8703 3 жыл бұрын
xeregeel xarintii ugaazyada samaroon siciid noolaw bro mubaraak from borama
@mohamedamal9698
@mohamedamal9698 6 жыл бұрын
Ish cala hes 😍
@saadiqboqorkafarxada9608
@saadiqboqorkafarxada9608 6 жыл бұрын
Anagu sacdiya siman uun daawanaynaa
@shak8960
@shak8960 6 жыл бұрын
Saadiq Somaliland hhhhhhhh
@marwadanuradin1741
@marwadanuradin1741 5 жыл бұрын
Saadiq boqorka farxada ninka raga ah indhahaagu mahayaan miyaa yaabnaye anagu heestaan daawanaynaaye
@hanadjunga2288
@hanadjunga2288 6 жыл бұрын
fanku waa haybad iyo kalsoni ma aha style fanankan horay usoco zxb
@abukarshakaal2232
@abukarshakaal2232 6 жыл бұрын
Ww cish calaa hes bro halks kasii wad
@hibokhayre9106
@hibokhayre9106 6 жыл бұрын
Nairobi maalin kaykaa dagaysay dhar kay wadaty bay hadana wadataa😂 oo mahaan ma muqdishaa😍😘
@teamozil1039
@teamozil1039 5 жыл бұрын
Walal MUBARAK codkada markan maqlo ama muqalkada arko abaha ABUBAKAR DARWIISH bn so xasusta allow ku naxariso
@xasanxulbaale4250
@xasanxulbaale4250 5 жыл бұрын
mash alllh siman waan kufanaa Mar walbo allha ikaaxafido
@qadriinaabdi4079
@qadriinaabdi4079 6 жыл бұрын
Wiilku codmacanaa 👌👏👏
@hodanyurub8228
@hodanyurub8228 6 жыл бұрын
xilkeyga wan gute nice song bro
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 жыл бұрын
Mubaarak waa tagayay Blse Labiska iyo stylka leee Wax ka badal bro
@dekagarabey7450
@dekagarabey7450 6 жыл бұрын
Weee weee nabee iga gadan tahy curubo flims hd igaarkaan igu salaama
@realsomali9854
@realsomali9854 6 жыл бұрын
Waaw waaw heestan maxaa ku qiimayn kara fanaan aad u codmacaan 100%
@yaxyekumar289
@yaxyekumar289 6 жыл бұрын
Heestii ugu Horaysay ee Somali ah oon Ku Arka Sadex Music Oo KalaNooc ah Daahir Alasow Waa Yash Chopra ga Somalia Halkaa Kaga Ahay Soo Caanbixinta Dhalinta Taarikhda Kuxusi Doonta Lpx
@hafsaabdullahi1886
@hafsaabdullahi1886 6 жыл бұрын
Walahi waa run cod wuu haya aadbuna ucodmacnyehe danta ciishay lkn salam from Minnesota
@codydollatv5930
@codydollatv5930 6 жыл бұрын
Great song 🔥
@hodanabdile7586
@hodanabdile7586 4 жыл бұрын
Mnshallah fanan cod mcn iska dex sxb codkaga ays fanka kujogii ogow
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 6 жыл бұрын
Coood wuu hayaa fnnku hore usoco pro
@kamalhonest73
@kamalhonest73 6 жыл бұрын
ikaalay iikaalay xupiyey xupiyey iikalay wan kuu xisee iikaalay🙌🙌🙌🙌hees iyo badh
@nasirdiyad7628
@nasirdiyad7628 6 жыл бұрын
Ishii buktaay ku bogsoo muqdisho waa taas iyo xeebtii liido 👐💙🇸🇴💪💪
@suldaansuldaan1798
@suldaansuldaan1798 6 жыл бұрын
alow soohanuuni waa ladhumiyee
@newfromymproduction7431
@newfromymproduction7431 6 жыл бұрын
Fanaanka halooo istaaago
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 4 жыл бұрын
Boorame hablo amaan uqalma walle waa joogaan meel aan aad ugu xiisay lix bilood oo aan seminar ujoogay ilaa hada ma ilaawin toban sanaaana kasoo wareegtY
@saynabsadaq9682
@saynabsadaq9682 5 жыл бұрын
Quruxdaaan muqdisho ma ahan waa sawiro heesta la saaray
@muuseeng3505
@muuseeng3505 6 жыл бұрын
cod bu alle haywad usiiyay inanku .masha allah
@mohashi9936
@mohashi9936 6 жыл бұрын
Mubaarak yare wuu jiraaaa
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
*Waaaaw inan ka cod ayaaa ku dhamaday well done mubarak October. Qofta Sacdiyo siman miya?*
@khalidxashi4366
@khalidxashi4366 6 жыл бұрын
haday sidaa tahay aniga xataa xaaskayga ayaa dagan 😁😁😁😁😁😁
@animals3156
@animals3156 2 жыл бұрын
Farxiya fiska ninkeeda hadaa iga danbeesid like ii saar👈☝✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xubiabdullahi.4118
@xubiabdullahi.4118 6 жыл бұрын
wax kle wye ...nic magaceygaa lagu qadey...my real name leylo xubi.....cod shidn music diyarsn
@usaameayaan5599
@usaameayaan5599 6 жыл бұрын
hees IGA dheH mubaariK October nlw bro
@dadinho2961
@dadinho2961 6 жыл бұрын
Ish cala cood iga dheh nin culuus waye libaxan nolow dheh m.a igu qabo like ta
@xasancabdi704
@xasancabdi704 6 жыл бұрын
Yarkaan aad iyo aad ayuu u yar yahay sacdiyo siman waxay noqotay markii ay ag istaagtay maamo ama hooyadiis camal✌
Hees Khadar Keyow iyo Sacdiyo Siman - Jaceyl oohin
11:23
Sirdoon Tv Intelligence reports
Рет қаралды 167 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 37 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Mubaarak October  Nasteexo - Astaan Music 2021
7:53
Astaan Music
Рет қаралды 220 М.
Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar
13:38
VOA Somali
Рет қаралды 110 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 430 М.
HEES CUSUB HIBASHO SACDIYO SIMAN OFFICIAL VIDEO BY AFLAANTA STUDIO 2018 4K
4:20
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Kalifarniya - Aiyp etpe
3:32
Kalifarniya
Рет қаралды 356 М.
Adil - Қызым | Official Music Video
3:39
Adil
Рет қаралды 1,7 МЛН
Yulduz Usmonova,Shaxboz,Navruz -Uchrashardik(Premyera)#2024
3:26
Yulduz Usmanova
Рет қаралды 5 МЛН
Не жүріс
2:59
Қанат Тасхан - Topic
Рет қаралды 152 М.
Әлиғазы Төртқара - Казахский Шатунов
3:02
Megan Thee Stallion - Neva Play (feat. RM) [Official Video]
2:40
Megan Thee Stallion
Рет қаралды 12 МЛН