Hadlk ow ku hadlayo asigo ku socda shacbka dowlada fadralka xita we gumesta somli wa ben qof iyo cod ma ahn dorshdan ya la idin qaldin wa failse am wa bojo xasan shekh aya bobi rabo dorshda
@Ahmed-p6y9fКүн бұрын
2da mamul goboleed oo aad sheegeyso waa kuwa aaminsan in dasturkii noo qornaa la xushmeeyo, runta sheeg madama aad XAMARI tahay ha baqin.
Bulshadda Rayidkaa markaan maqlo waxaa ii soo baxa fikir shisheeye oo nidaamka DFS lagu macne tirayo....... Xamar markii ay caasumad ummadda soomaaliyeed ka dhexaysa noqoto ama laga wareejiyo caasumadnimadda ayaan sugaynaa odayow