jim swan waa sii haye wadanka dalxureeye aa madaxweyne ka ah mucaaradka aa sheegeysana muqdisho shir kuma qaban karaan waana arki doontaa xaarmaajo waa kii shirka madaxda qaran tagi waaye cabsi darteed
@CabdulahiIbrahin-n6s6 сағат бұрын
❤
@axmedsiciid70505 сағат бұрын
Barow aad iyo aad bad umahadsan tahay
@Yusufxasann5 сағат бұрын
MUCAARADKU WAA DULLI WAXEY KA SOO HORJEEDAAN NABADDA MUQDISHO. REER MUQDISHO HADDII AY NABAD DOONAYAAN ISKA QABTA MUCAARADKA DOONAYA INEY MUQDISHO DHIBAATO KA SAMEEYAAN. HAWIYOOW CAQLI YEESHA OO NIMANKAAS AJNABIGA USHAQEEYA EE JAASUUSKA AH ISKA QABTA. WAA IGA TALO
@nucmannucman-wc6ji4 сағат бұрын
Xasan shaley markuu macarad aha wad taker saneyd mantana macaradka wad kaso hor jeda
@fadhegutaale23004 сағат бұрын
Xasan shiiq uunkii aakhiruu barakiciyey ma midka adduunka Joogaa rajo ka qabi kara Dalkii buu siiyey dawaco madoow Oo ah itoobiya maxaan noo harsan
@cabdiqanicabdirixmaanbarre51516 сағат бұрын
Tuugadii waa ku hishiin la yihiin tuugnimada Anaa umada roga iyo may anaa rogaya
@SafiyoMoha-t6g6 сағат бұрын
Umadhacyso sida uu rabo madxwaynaha ee xalka waa in mar hore laheshiiyo oo laga fakaro aayaha dalka hadii larabo dorasho qof io cod ah
@MedaliGire5 сағат бұрын
Xassan sheekh dariiqi heshiska lagu aha ee in wax meel la isla dhigto aheyd ayu ka lexdey qofna wu dhageysan wayey ee dariiqi musse biixi hala mariyo
@dahirxasanxuseen-v6o6 сағат бұрын
eebow aan kuu sheeko mucaarad iyo muxaafad intaba umada soomaliyeed waxba uma haayan waa tuugo tuugo kale kursiga ka ridaneyo macquul matahay in aan madaxweyne u aqoonsado nin kursiga sida uu ugu fadhiisto malaayin dolar ku bixiyo ayaa leedahay waa madaxweyne waa diirato u shaqeya dowlado kale waa tuugo waa musuq waa la ciiif waa qabyaalistayaal waa jawaaasis sirta umada somaliyeeed gudbiyo lkin waxa dhibkaas oo dhan keenay waa dhalinyaradaaan oo aan hubka qaadaneynin waa in aan iska celinaa tuugadaaan 70 jirada oo aanan dhergeyn oo dhimaneyn reer galbeed ayay u shqeeyaan gabigood
@DEEQ6 сағат бұрын
SOMALIYA aakhiro miyan barkana mxaa fa,Ido ah oo aan ku qabaa niman shiray iyo mid shacab barakinaya intaba
@axmedmuusebmwwaasuge84465 сағат бұрын
Mucaaradka Dalka waxeey ka wadaan ganacsi Aan caadi eheyn ayagoo garab ka helaaya UNHCR 😅😅😅😅
@barsaqanbarwaaqo41106 сағат бұрын
BAROW WAXBA HANOO BUUN BUUNIN NIMAN AAN HOREY U SOOTIJAABINEY WAXQABADKOODA
@SafiyoMoha-t6g6 сағат бұрын
Wixi aan naqanay lebilabanaayo kama waynano kursi la isku dhaginayo io is qab qabsi
@AminoXaajisaalax12 минут бұрын
Masmasiqee..usagaba.tuuga.ugu.weena
@deqawarsame-ml7fm3 сағат бұрын
Xasan tuug wuxu iska ilalinayey darood lakin siyasiyintan hawiye aya so afjaraya
@fadhegutaale23004 сағат бұрын
من ظن يوما ان لثعلب دين فقد اخظاء Qofkii U maleeya maalin .maalmaha ka mid ah in Dawoco diin leedahay waa gefey Xawaalo qodatada xasan shiikh Duulkii ka suga wanaag
@Malele19895 сағат бұрын
Maya lama gancinayo ee horaa loo soconayaa barow looma xirnaanayo 10 shaqsi