Nebi muxammed scw wuxuu yiri😍 salaad midda ugu culus munaafaqiinta dushooda waa salaadda cishaha la tukado iyo salaadda subaxa la tukado, haddey ogaan la haayeen waxa ku sugan oo ajar ah✌labadaas salaadood wey imaan la haayeen guur guurashaba haku yimaadeene. Hadaad aragto qoraalkan Ku salli xabiibkeena ❤️salallahu caleyhi wasalam
@FaadumoIbrahim-nh7gj9 ай бұрын
Scw scw scw
@Kingnasser73 жыл бұрын
Subxanala Allah kownka Allah ba xukumo walhi (love you Allah )❤️
@rashkacise49523 жыл бұрын
Allaha ka ajar siiyo ustaad noo soo badi Cilmi physics iyo xisaabaadka
@abdirizakbakar90383 жыл бұрын
Wax badan ayan kafa idaa chalankan keep going bro ❤👏👏
@Kingnasser73 жыл бұрын
Saacaduhu ..masha Allah codkaga bro❤️✌️
@cabdalecabdi89643 жыл бұрын
Masha allah professor 👨🏫
@mouminabdihoche49943 жыл бұрын
Ficnan lahayda hadi ad maw ducyo lamid ah soo badin lahayd ,alleh cilmiga ha ku siyadiye.
@abdiladiifabdirahman53183 жыл бұрын
Noo soo badi intii iguraacsan like isaara
@aminahussein58023 жыл бұрын
Jiska Allah Alkhair, Allaha ku siyaadiyo Cilmigaga. Thanks Macalin.
@kobciyeofficial95173 жыл бұрын
Ustad indhaha mowduuc noga soo samee 😍
@nasirmohamedjama78943 жыл бұрын
Ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo ustaad
@donhamzawi19753 жыл бұрын
Grande Ustaad 🙏
@maxamedaadanmaxamed14423 жыл бұрын
Downloading 😭😭
@aminanour39503 жыл бұрын
Vidmateka ku share gareeso👍
@mahamedhassan45313 жыл бұрын
Copy link__>Chrome___>KZbin Downloader______>Taaba any website____>paste _______>Download
@digitalchannel76513 жыл бұрын
Waxad sameysaa , share Vidmate kadiba dowlda ayaa ku Soo qabanaayo kadibana ku dhufo
@faaruuqdabaq38832 жыл бұрын
@@aminanour3950 a
@xaawosoomaali18003 жыл бұрын
Thanks my teacher no so badi
@ramadanfarah54153 жыл бұрын
The best KZbinr I've ever seen ayaad tahay sxb Waxaad ka duwan tahay inta kale ee maalaa yacniga la soo fadhiisata KZbinka iyo muuqaalo qiimahooda dilaayo Allaha kaa abaal mariyo cilmiga iyo faa'iidada aad u heeyso umada soomaaliyeed qaasatan inta ku xiran channelkaaga Cilmi dhaxal gal ah iyo wanaag wax gal ah ayaad ka tageeysaa hadaad dhimato xitaa Waan kugu xiranahay Wax badana waan kaa faaiideeystaa sxb
@ilyasabdinor70303 жыл бұрын
Ustaad Abdi rashiid Aqoontada allah ku ziyadsho 🥰
@ahmettnour53923 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaat
@ismaelhashi74773 жыл бұрын
Masha allah bal indhahana mawduuc ka soo samee
@ibrahiimcabdulaahi3 жыл бұрын
Mahadsanid wll c/rashiid
@JawaherMohamet-mu9fy10 ай бұрын
Jezakalahu kheyr
@nuradinalli91403 жыл бұрын
Waan ku raag saday wll👍❤
@kobciyeofficial95173 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@دامرالقوي-ع7س3 жыл бұрын
m.a ustaad abdi Rashid
@cabdilaauixeefoow47973 жыл бұрын
Masha allah wallahi waan ka fa idna waxan ula sucuna sida school ka oo kale
@anaashofficial40383 жыл бұрын
Macalin waad ku mahadsan tahay
@awiinunit-8573 жыл бұрын
Allah cilmigaaga hakuu barakeeyo
@abdirahmanhassan52533 жыл бұрын
Legend keep going pro
@aamiinmustafe8153 жыл бұрын
Dowlawdhkii maxaad uxidahay fadlan sii daa Mar waliba khad majiree waxaaan rajaynayaa in aad arki doontid insha allaah
@ayanburhaan57223 жыл бұрын
Ku,soco habka aad uga faalooto cilmigaan oo kale
@ismailmaryacase31843 жыл бұрын
Wax badan ban kaa faa,idey wll . Mahado dhan wa korkaaga ustaad 🙌
Abdirashiid wll Waxan inta badan maqalnaa ku safrida wakhtiga, mana fahano waxa laga wado cid hore uga hadshayna ma jirto kaliya waa la adeegsadaa, sida adiguba aad imika u adeegsatay ku safrida wakhtiga, maxaadse ka wadaa waddo u dhexeeysa wakhtiga iyo isbayska. Wll wax maka diyaarin kartaa adigoo raliya ku safrida wakhtiga. Jawaab waafiya idem alleh.
@swimbaby14563 жыл бұрын
TIME MACHINE WAA MALA AWAAL WAANA WAX LAGU LEEYAY TAGTADII AYAAN DIB UGU NOQONAYNA IYO TIMAADADA TAASINA ILAHAY AYAA INOO SHEEGAY وما يعلم غيب السماوات والارض
@somaliok10353 жыл бұрын
Masha allaah
@muhammedhaassen27223 жыл бұрын
Lalama dagi karo muuqaalkane waamaxay Cilladaasi walaal?.
@Salmaanyare-v7z3 жыл бұрын
@@muhammedhaassen2722 vidmate ku share garee kadib meeshaas kala dagi kartaa
@muhanadckariin90423 жыл бұрын
Wa run wll sacadaha wax badan ayay kusokordhiyen
@moustaphabawaar943 жыл бұрын
Keep going bro
@ogsoshow40533 жыл бұрын
Waall mahadsanid
@karaamoaxmed61503 жыл бұрын
Asc wllo usaatat waanku salaamy
@xogahadunida33943 жыл бұрын
BIO KA SOO HADAL PRO 🙏🙏🙏🙏
@abdirasakmohamedsaid10743 жыл бұрын
Timeka wll Wa jira wana dimension 4aad albertana Waxa u keeenay space-time tissues
@nasroyariisey80633 жыл бұрын
m.a wllkey hormar wacan barnamijydadaadna wan la sicda m.a♥️🤗🤗🌎😋
@khadrohired71083 жыл бұрын
Bro hooray isoo bro
@nadiaandamal69933 жыл бұрын
ilahey aqonta ha ku barakeyo ustaad ciimri dheer iyo cibaada suban allaha ku siyo mahadsanid macalin
@aybax12officialchannel923 жыл бұрын
In qofka lagu diro ama la raaciyo xawaaraha ilays ka waa cilmi aan ilaa hada aadanuhu fahmin. Lkn waxan rumaysanahay in la gaadhi doono hadio dunidu sii jirto insha allah sababto ah taariikhda aadanaha waxa soomartay makhluuq aan malag ahayn oo xawaare cajiib ah tusaalena waxan u soo qaadan karaa qisadii Nebiyullahi sulaymaan( calayhi salaam) markii ui ciidan kiisa kacodsanayay sooqaadista qasrigii balqiisa Labo kamida ciidankiisu wa kuwii mid waliba codzigiisa dhiibtay isagoo mid waliba sheegayo wakhtiga uu ku keeni karo N. Sulaymaan waa kii doortay kii sheegay in uu wakhti aad u yar ku keeni doono qasri dhan oo dhulka dushiisa kuyaal
@swimbaby14563 жыл бұрын
Kaasi waa jin maaha insaan bro
@aybax12officialchannel923 жыл бұрын
@@swimbaby1456 waa runta balse qudhaydu waxan sheegay ama aan cabiray ereyga makhluuq jinka iyo insiguna waa makhluuq .
@iskahubi32643 жыл бұрын
@@aybax12officialchannel92 Sxb su’aal, malaga yaabaa aadanaha inuu horumarkiisa uu gaaro in hal xabo tin ah dhexdeeda dabaqyo laga dhiso oo lagu dhex noolaado?
@iskahubi32643 жыл бұрын
@@aybax12officialchannel92 su’aashayda jawaabteeda waa Ma dhici karto sidaas si lamid ah iyo kasii daranba xawaaraha ikayska cml wax u dheereeya aadanaha masoo saari karaan mana soo saari doonaan horumar kasta oo ay gaaraan waa wax qilaafsan qawaaniinta physics-ka shay cuf/mass/الكتلة leh inuu xawaaraha ilayska gaaro waa impossible mustaxiil
@iskahubi32643 жыл бұрын
@@aybax12officialchannel92 qisada nabi sulaymaan iyo qofka la yiri carshiga balqiisa ayuu ilbiriqsi ku keenay horta mufasiriinta way isku khilaafeen aadane iyo jin wuxuu qayb waxaa jirta leh aadane ayuu ahaa oo reer banii israa’iil ayuu kamid ahaa hadana waxaa la isku qabsaday قَالَ الَّذِي عِندَهُ عِلْمٌ مِّنَ الْكِتَابِ Kitaabka uu garanayey ma towreed ayuu ahaa mise quraanka qilaafka mufasiriinta marka laga yimaado qiyasooyinka nabiyada qaar iyo shaqsiyaadka nabiyada qaar xitaa waxa kaliya ee qoray waa kutubada diimaha lkn taariikhda cilmiga ahaan loo baaro nabiyo badan ayaan lagu haynin sida Nabi Sulaymaan, Muuse, Yuusuf, Ibraahim iwm xitaa haddii ay dhacdey ninkaas inuu carshiga ilbiriqsi ku keenay meesha uu ka keenay waa sancaa oo yemen ah meesha uu keenayna waa baytul maqdis oo qudus ah. Ilayska xawaaraha uu ku socdo ilbiriqsi baytul maqdis ilaa iyo sancaa waa 60 jeer oo sii socod iyo soo noqod ah! Ilayska Halkii second ama ilbiriqsi dhulka ayuu 7.5 jeer kusoo wareegi karaa. Ilayskaas sidaas u orodka badan xiddigga noogu dhow xiddiggaha wuxuu u socdaa 4,2 sano qiyaas marka xiddiggaha sida ay noogu fogyihiin waa wax aad la yaabayso markaad u fiirsato kownka waa meel aad iyo aad u cajiib badan oo aad iyo aad u weyn
@khaalidshiine12003 жыл бұрын
Anakah poradhagzhan🥰🥰🥰
@najmahassan2573 жыл бұрын
Good 👍👍👍
@barrygolden68733 жыл бұрын
Well done bro
@abdifatahkasaaye3 жыл бұрын
Videogan hadii aa rabto inaad qaadato waxaad soo dagsataa Snaptube appkas ka soo dagso chrome 😀😀😀😀✌😜
@nasteexxasanbashiir69853 жыл бұрын
Downloadıng maxad uxıdhtay walal😢
@ADAN-XSN3 жыл бұрын
Sxp hadaa rabto in aad dowload dhahdo share dheh kadib vidmate ka kushare garey ok
@xilkascade3 жыл бұрын
Taa miyaa dhib leh vidmadeka gal anagga production ku qor kadib download waa intaa kaliya
Sxb wad mahdsanthy kasoo hadal stephen howking black hole inbdan qof somali kuhadlo oo iisharaxo ayan la s sanaa waa iga codsi wll tnx
@saadeid88893 жыл бұрын
Wiil aan zxiibnahay oo ila caweeya habenkii gurigayagana khadka uso donta. Ayaa wuxu sameeya inta uu ila joogo barnamijyo badan ayuu soo dajistaa si marka uu guriga tago uu udaawado. Lkn caawa Download kii waad ka xidhatay...!!
Saddex boqol oo kun (300,000m/s ma aha, waa saddex boqol oo malyen waaye (300,000,000 m/s).
@jaabirmaxamed76433 жыл бұрын
Waa kla duwan yihiin Micro waves ama radio waveska telecumicationka loo is ticmaalo iyo iftiinku
@HANTIILEH3 жыл бұрын
Ustaad downloding inoo fur
@khalidosman40603 жыл бұрын
Ninka aduun iku caqlika badan dunida ayee aamisan yihiin reer kalbeedka
@kadarciise72593 жыл бұрын
Utat biologiques ksoo hdl plz
@nassiribraahim25843 жыл бұрын
Wll maa odhaan karaa Akhiiro xagaa saare yeey inaaga xigtaa waayo quraanka waxa lagu sheegay dadkaa heelu janada ahii 15 jiir baay ahaanayaan ismanaa badalayaan waaynaa dul-duulayaan taa cagsigeeda soo xagaa saree mahaa markaa bl ilaa eegaa ariinkaa haylaa yabiinaa anigaa soo cesho video -ga wax uu fiirso mahad-saniid ✌️
@swimbaby14563 жыл бұрын
Anba waan badhaya qof ka dhulka jooga ayaa ka hor koraya ka space ka jooga🤔🙄🤔
@Barsan7703 жыл бұрын
Ustaad dadkii laga daabuley galbeedka Afrika ee addoonsiga loo qaadayey dad muslimiin ah hadday ku jireen vedio nooga soo diyaari illeen waa taariikh uu aad mugdi inoogaga jiro adoo noo raacinayo wax xoogaa faahfaahin ah oo ku saabsan guud ahaan taariikhda addoonsiga.
@lobageloved21473 жыл бұрын
Wadanka BAHAMAS north america xogteeda noo soo gudbi please
@ADAN-XSN3 жыл бұрын
Ustaad marbadan ayan xaqiiji maqalka kadib aniga ahaan aya su.aalo isweydin jiray lkn manta ayan siixaqiiji ok kagudub waxan hada kumashqul sanahay qofjooga earth ka iyo qofjooga space ka sidey kala waqti unoq deen anigu un wankugu racsana hay lkn waxan raadini si an ufahmilahaa time travel .
@guleedyoonis1903 жыл бұрын
Dr sirta maskaxda soo wad
@cabdullaahicaamir52773 жыл бұрын
Waxaad ii kordhisay badal kheyr qaba
@hassanwadani57903 жыл бұрын
Mudane hadii ay tahay xidiga aan aragno kuwa aanan joogin xiligan oo ay yihiin kuwa qarniyo kahor jirijiray amaba dhintay sideebay ku suuro gashaa waxkalaba inta anan lagalin in loo adeegsado sadaalinta waxa soo socda iyo qiyaasida waxa markaa taagan
@cabdisiciid24013 жыл бұрын
nio marka hawada sare la tago timeka ma slow motion baa la geleyaa fahmi wayay aniguye😂