Mucjiso Hooyo 5-Sano Kahor La Aasay Ayaa Maanta Lafaheedii Diyaarad La Saaray.

  Рет қаралды 38,098

HAMAR ADE TV

HAMAR ADE TV

Ай бұрын

Пікірлер: 67
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Hawiye ma kala jacel mooti waxba lama ah waxan hadey wax la tahay lama sameyen mogdisho intii laga xishon jirey ku xarakota subhanaalah
@batulahussein797
@batulahussein797 Ай бұрын
Qalad waye dowlad ma jiirto somalia 🇸🇴
@Hudadhan-qr7tj
@Hudadhan-qr7tj Ай бұрын
Inna lilahi wa inna ilayhi raajicuun Muslim xalkan ayumaraya waarin yaxab badhan
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs Ай бұрын
Subxalah 😭sorry dadkayga somaliyeeed😭
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 Ай бұрын
Innaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun 5 sano kahor aa indha xuma waynaa Ilaahay idin dullee kuwa maydadka dayn waayay ma dad nool bay daynayaan
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Subxana allah
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Ай бұрын
Inaa lillahi wa'inaa ileyhi Rajicum Allaha u Naxariisto ayeeyo kuwii amray in la soofaago ehlu qabuurka madaxooda Allaha ka shubo anigu waxan qabaa in aan la soofaagin oo masuuliyada loo daayo kuwii amray iyagaa alle la agtegi waana la xisaabin insha Allah
@malyungandal8566
@malyungandal8566 Ай бұрын
Xasan dhiiqo Alloow dhulka diidaa mel l Lagu duugo haloowaayo dhulka hadiido waayo manta wuxuu ka xishoon waaya meytidii xasanoow miyeey geeri ku sugeynin insha Allaah dhulkaa ayaa ku diidi doono Walee uqubo wey ku dhici wixii amraya waxaan foosha xun waa arin laga naxo waxaan
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
😢😢😢😢subxanallah 😢😢😢 war xassan duufle gurvurte😮😮 damiir malah 😮Nacaladii Alle kugu dhacday😮😮
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Ай бұрын
Inaalillaahi wa inaa illeyhi raajacuun illaahow naga soo gaar yaarabbi 😢😢😢😢 ayeeyo a
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
INAALIAAHI WAAINILYHI RAAJUCUUN WAA HALAAG SOOMALIYA HAISKAQABTEEN XASAN
@cabdale_5967
@cabdale_5967 Ай бұрын
Subxaanalaah wa wax aad iyo aad logu xumado waxakasocdomugdisho.wayaab
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Mawti Qaxiye. Xabaale qufte. Mayd canshuurte. Masaakiin kalife. Wajigiin gubay.
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Hawiyaha waxay leeyihiin dal xoreeye guul😂😂😂😂😂😂😂
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Ай бұрын
71diibay aheed sidaanookale
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Ай бұрын
Subhanallah meytida wala xurmeya wxn diintu ma ogola
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 Ай бұрын
Awalba hawiye bililiqo, iyo xaaraan bay asal u leeyihiin taariikh sharaf leh Ilaahey qismat uma siinin
@SareyaIbrahimHillowle
@SareyaIbrahimHillowle Ай бұрын
Hawiye lagaa rac.markii siyadbare if iyo aqiro iyo cabdi casis meydka kaqufayay mahawiyuu ahaa.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
WAAWA LAGA RAACAY WAXEEY RABEEN DOWLAD FADHIID AH OO AAY LUGAHA QABTAAN KUWAAN LAFAHOODA LA BAXAA LA YIRI OO WAQTI BAA LA SIIYE AAWAY KU CAGAFTA LA MARIYE
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
Subxaanallaah☝subxaanallaah☝inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun😢wallaa xowlah wallaa quwah illaa billaah wallaahi waa labajeer geeriyood waxan ka socda Mogadishu 😡😡 dalkan iyo dadkan somaliyed waxa ku habsatay masiibadii ay allaah ka dalbadeen oo ah xasan gurguurte iyo kooxdiisa wallaa xowlah,e shacabka Mogadishu illaahay wuxu ku ciqaabayaa masiibaday keensadeen OKI ogow aadamuhu haday balaayo iyo shar allaah ka dalbadaan wayka helaan haday OKI haday khayr iyo wanaag ka dalbadaana wayka helaan OKI midakale dhibaato kasta aadamaha ku habsata ogow waxay ka dhalatay dunuubta iyo dulmiyada ay galeene OKI
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Ай бұрын
Dowlada intay inkaar raadsanayso badanaaa lakiin shaabka mogadishoo hala karbasho
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
SubxanAllah 😢😢😢😢
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Subxanallah 😢
@MAS_01
@MAS_01 Ай бұрын
Qabriga ayaa diidi doono Xassan haddii uu ka waantoobin arrintaan.😢
@user-ws9ss3ho2t
@user-ws9ss3ho2t Ай бұрын
Inaalilaahi waina ileehi raajacuun😭😭😭😭😭😭
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Supxanalha
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd Ай бұрын
Subxanallah
@farxiyodhacisoow2703
@farxiyodhacisoow2703 Ай бұрын
Subxanalllah 😢😢😢
@kingmo9457
@kingmo9457 Ай бұрын
Xabaalahaqota waxwalba waalaydinku Arki😂😢😅😅
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂 TARIINKII XASSAN SHEIKH UU WADAY UU SOO RAACA NA DHAHAY WAA IN QABURAHA IYO DADKA IYO CIDANKA LA LAYO IMARAD IYO YAHUUD IYO XASSAN SHEIKH ISKA QABTA WAA IIB DHAMAN DALKA SOMALIAYEED 🇸🇴
@aminaali2334
@aminaali2334 Ай бұрын
Subxaanalaah
@maymunhassan9727
@maymunhassan9727 Ай бұрын
Ma aahan uugub ee meelkasto ama doowlada kasto aa sameeyso oo
@cabdiaxmedcalasow7604
@cabdiaxmedcalasow7604 Ай бұрын
Ayeydey 1986dii Qabuuraha If iyo Akhiro Siyaad Bare uu u faagay dan guud lkn Adigana waa maalintaada ayeyda ayaa Dan guud loo faagay inaad ku catowdo waa aqoonis daro dan guud caano hele
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Shacabka inay arintan iska kashada inay iska amusan ma ahayn
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 Ай бұрын
Meesha awalba xero ciidan beey aheey qabuuro ma aheeyn hadii xeyihii ciidamada lagu soo celinaayo meeshii qubuuro ah hala geeyo meeydadka markii hore abni ma jirin dadaa guryahooda lagu dhax duugay
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
OMG 😅 waxan kah xumahay in lah dawadoh moryan xasan iyo villa family lagu dawadoh in u idin fadhiyoh viladah tugah war iskah xoreyah xasan moryan iyo kuwah u watoh waxan kah xumahay in xasan moryan lagu so dhaweyoh Norway 🇳🇴 waa idin ceeb hawiyeh in aad dowlad sidah ku tihin
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Ай бұрын
War dadkii dhintay dawalad iyada taqana meesha ay ku aasayso maxa shacaka ka Galay ma marbuu qofku soo noolanaya
@user-bz3ix1jh8t
@user-bz3ix1jh8t Ай бұрын
Meshaan dowlad lagumahayoalahakeenodowladwangsnsubxaanalah.
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Waxan ka biqi adunka oo cadi ah in qiyamaha ka dhacdo xamar
@farhiashire814
@farhiashire814 Ай бұрын
😭😭😭
@ashalul565
@ashalul565 Ай бұрын
Diintu maxay ka qabtaa maydadka lasoo qufay, meesha maydadka laga saarayna waa kunoolaan doona
@fartunartan6912
@fartunartan6912 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Siyaad bare cagaf cagaf ayuu mariyay qabuurihii if iyo Aaqiro
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Bisinka waa maxay madka la so sarayo
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
Dadku wey wadaqeylinaayaan Diinta maxey kaqabtaa maisweydiiseen
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
If iyo Aaqiro yaa dhisay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Mucjiso idinku dhacday kuwan dawladd ma ah war waxaan halyska celiyo
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Soomaaliyeey caasimadii muqdisho waxa ku habsatay masiibo la rag oo lamaqal dadoow umadii soomaaliyeey idinka oo haysta mw farmaajo oo dadkka iyo dalka jecel ayaa5 sano la eryaayay soobax ka soobax
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Mohamed Siyaad bare waa diidey in meydka lala baxo cagaf cagaf ayuu mariyay qabuurihii if iyo Aaqiro
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Ай бұрын
Marka ma waxnagsan ba in qaburuhu cagaf cagaf lamariyo mxays dhaaman
@Hodan_1333
@Hodan_1333 Ай бұрын
Mucujusu baa u jeda iyo caro ale o ay dadku u wacanayan 😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Ayaa 5 sano la eryaayay kooxdani lahayd soobax kasoobax 91 kaw ayaa lonoqon waa daarood waa marexaan ciidamadii raranka ayaa qabiil looistic maalay waad daawanayseen
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l Ай бұрын
Inalila.wainailhirajucuun.qafwalooba.maydkagii.goofkagayso.ayaxamarkadhacday.markayamrkabixiyeen.wadamadayurub.iyomaraykan.uguqudbadaynaya.been.iyio.huuha.iyoqiirojaban
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Qabuuuuraha waxaaaa looo faqaaaayo way ogyihiiiiin hawiye Inay qabuuuurahaas u badan yihiiiiin ciiidan , dad, madax, sarakiiiil, darooood Intaaaas in la fahmo baaa fiiiican daroooodaw Mxa nooo diiiiday wixiiii hawiye ah ooo ku aaasan dhul darooood aaan soooo qufno 😂 qaniiiyo qaniiiyo baa ka fujisa
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Ай бұрын
Sidani waa xamar rogis malaha wadanka dib u rogmanaya
@user-mm8mb4yb9w
@user-mm8mb4yb9w Ай бұрын
Waaryaa.waxma.idiinsheenaa.magaalada.waxa.iskaleh.abgaalcidkale.lagu.duugi.maa
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Cabadanhaa xamaar
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Ай бұрын
Show off maalintii ay dhimatey maxaad ugu qaadi weeyseen cabudwaaq
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
What do u mean show off he is right meel.medka.laso.qufanayo casimada.umada.somaliyed.uma.qalanto.xamar.walaga.raraya gorowe dhusomareb.ama.gedo aya lageynaya period
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Ай бұрын
Been. Addunka kama dhicin.
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Xassan waa nin iska caama ah ee maxaad ku eedeysaan Cali wajinga iyo wax diint ku ugaarta ayaaba horsocdee
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Moowto qaxiye Xasan Xaraash wuxuu irsaaqadiisa gashay 1.5 meter oo qabri ah oo ay xaq u lahaayeen walee waa dhibaatada maanta ku habsaday shacabka reer Muqdisho. Ilaahoow u maciin kuwii aan awoodin qarashasdkaas. Ilaahoow hana noogu caroon falkaas guracan ee uu sameeyay Xasan iyo Xertiisa
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42