Madaxda Jubbaland ugu horeyo madaxweyne mudane ahmed Islam iyo dhaman masulilnta kala duwan fariintan iga gaar sii 13sano kadib meel cedlo ah baad fadhidan oo wax la isku haleen karo nidaam ah mahaysan keliya magacas baladug sanayaa bal isweydiiya 13sano kahor neshii aan mareyney iyo manta xalku bal qiyasa walalahena Kenya dhaqalo iyo naf iyo maal wixii ay naku bixiyeen nafhurnimo lah manta waxa larabey inan noqono mamul adag oo la isku haleen karo oo aan la gilgilikarin sifudud taas madhicin bedelkeda waxaa arag naa degan in uu guddoomiye kadanayo taas waxa u sabab ah deganada mogaloyinka horta ah nidaamka mamulka iney san isla shaqeynin oo magala kasta gudoomiyihii lomagacabey baa wuxu dono kasameyo oo hadey dhaqale tahey hadey shaqatahay ba keligiis ayaa kutagri falo taas waqalad jira wuuna muuqdaa aa reer hebel kuqanci magalo dhan gudomiye ha sii ama nin kudhibey kulaluush degan dhan udhiib hakaa aamuse sidaas na ku ilow dhibkiisa ayaa dhashey tan hada tagan nidaamka nocaas ah majirto saxiibo idin aamini karo xitaa aa sidaan wax kabedela umada markasta khilaaf lagu kalafogeynayo silojojiyo nidaamka mamulka kadhiga mid xaqiiqda kuqotomo wali ma arag masuul xolo dadweyne cuney oo dil togasho ama xabsi daain lagu xukumay oo lagu fuliyey taag yerada dalka deriska iyo calamka miyey siisocan dontaa maya hadeyba godo bari to maxaa inoo qorsha ah bal 2013kii magalo Ciidankii jogey iyo gudoomiyihii lodhiibey la isku iloobey kawaran manta hadii lacag badan lasiiyo xitaa 100$ kuwa aan lasiin oo been loshegey baa malafsanayo masiir kodii si ay ugadaan subxanallaah imaan allaah ur buxsho
@AliAbdi-i4k2 сағат бұрын
Luga Dheerow Muqdisho waxaa imaaday Sheekhaal Cabdisheeq oo kaa cawanayso xitaa mataalada ay lahaayeen waxaad siisay Jifadaada hoose Sacdi Loobaga Waxaa jiro oo kale beeraha Sheekhaal ay ledahay xoog ayaa loga qataa adigana maamulka Axmed Madoowe ayaa ku garab siisaa maalintiina oo dhan waad jiiftaa markuu gabalka dhaco qayilaad ayaa u fadhidaa hadana waxaad rabtaa dulmiga iyo qabyaalada Sheekhaal aad ku kala gaysay in lagugu taageero taasi ma dhacayso insha allah DOWLADA Federaalka cadaalad darada Jubbaland iyadaa xaq u leh ineey wax ka qabato dhanka doorashada siyaada dhanka dhul boobka waliba waa ineey fiirisaa dowlada soomaaliya dhanka mataalda reer walbo xaqooda waa ineey halaan lakiin Luga Dheere wuxuu rabaa jifadiisa kaliya ineey kuraasta sheekhaal oo dhan uu ku fadhiisiiyo mar walbo iyaga ay isku caano shubaan mar walbana doorasho ayaga u gaar ay sameestaan
@dubadDholey7 сағат бұрын
Ilahey samaliyey dolad nimada ha inbaro intasan inkugu ducenena waayo bal dad saqir iyo Kabir doladi dalka iyo dadka xukunte ciidamadedi laleyahe se utimid yaab