MUHIIMADA DHAQAALE BARASHO -TEACH FINANCIAL LITERACY IN SCHOOL

  Рет қаралды 11,003

BARAARUJIN

BARAARUJIN

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
Aqoon dhaqaale- financial literacy Muhiimada dhaqaale barasho Maxaa ardeeyda loo bareynin aqoon dhaqaale? -why financial literacy is not taught in schools
@sultangelle3608
@sultangelle3608 4 ай бұрын
What does mean financial literacy? Teacher
@GaasAgro-vet
@GaasAgro-vet 4 ай бұрын
Bare ( macallin) doonaa waa gaaraa hadafka aad umadda ka leedahay waad gaari insha alh
@shakurismacil
@shakurismacil 4 ай бұрын
Afsoomaali badhax tiran in aad kusoo gudbiso muuqaalka ayaa ila qumman, waayo dadku af ingiriis ma wada yaqaan, in kasta oo aanan xusi karin cidda Aad abaarayso ama Aad rabto in ay gaadho fariintaadu. Mahadsanid.
@abdirahimadam9179
@abdirahimadam9179 4 ай бұрын
Mashaallah thanks brother
@duceysane3322
@duceysane3322 17 күн бұрын
Barnaamij baraarujin
@bbnetwork024
@bbnetwork024 16 күн бұрын
fadlan u gudbi dadka kale si ay uga faaidaan damaantood
@Abuur-gv5zf
@Abuur-gv5zf 4 ай бұрын
Maclin baraarujiye
@hamdayusuf7271
@hamdayusuf7271 4 ай бұрын
Plz aad no famsidsid asset kolay jiran dad aan fahmin sidayda
@bbnetwork024
@bbnetwork024 Ай бұрын
Linkigaan daawo wuxuu kaa caawin doona inaad fahantid farqiga u dhexeeya Asset iyo Liability. kzbin.info/www/bejne/hYu6ZWmFm8lghpo
@angel67ball51
@angel67ball51 Ай бұрын
Walaal waad mahadsan tahay baraarujinta laakiin dadka wax bar oo u sheeg skills iyo dariiqo ay raacaan
@bbnetwork024
@bbnetwork024 Ай бұрын
waan kasoo shaqeyni doonaa walal
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 28 күн бұрын
Thanks alot bro
@bbnetwork024
@bbnetwork024 27 күн бұрын
shukran
@feeyruus8571
@feeyruus8571 4 ай бұрын
Aad baad u mahad santahay ustaad waaya arag unbaa fahmi kara talladaada
@ahmedelmi2023
@ahmedelmi2023 4 ай бұрын
Ma moodaa in aadan xalki noo sheegin, balse aad qeexday dhibaatada.
@aqoonguud7523
@aqoonguud7523 4 ай бұрын
Mnsha Allah
@hiboabdi1571
@hiboabdi1571 4 ай бұрын
Hadaba nagu caawi sida looga bixi karo xabsiga 8 hrs
@faaraxrob6115
@faaraxrob6115 4 ай бұрын
Ustaad "hadaad qof Somali tahay oo kasoo tagey dalkaagii, dadkaagii & diintaadii " Ugaas ereyga diinta ka reeb fadlan.
@aqoonguud7523
@aqoonguud7523 4 ай бұрын
Ustaad wan kuwataa muqaalada waa mid Nolasha meel farabdan ka taabanya ee horey usoco ogsoonawna inaa noo tahy ustaad io macalin mar wlpana aan jecelnahay inaan ka faaideysano ❤❤❤❤
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay hadalkaaga wanaagsan. Waxaan rajeyneynaa inaad sii wado inaad wax barato oo aad naga faa'iidaysato.
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 4 ай бұрын
MaashAllaah ustaad qeyr badan Allaha ku siiyo Aad baan casharadaada u dhagestaa wax badana waa ka faaiiday. Hadaad awoodo Waxaad ka soo hadashaa see dhaqaale aan u maalgashanaa anagoo ribo iska ilaalinayna. Waa dadkeena North America joogo
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
shukran walal codsigaaga waan maqalnay
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/jZ2be2R6lsytaZI
@MaxamedabdiAdan-p4g
@MaxamedabdiAdan-p4g 4 ай бұрын
M.a ❤❤❤
@maria-hv3ky
@maria-hv3ky 4 ай бұрын
Mhdsanid
@Haleelofficial
@Haleelofficial 4 ай бұрын
Mhdsnd ustad
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 4 ай бұрын
Lakin why video Tasha motivation ka ah EE aad bixisaan wax guidelines malahan
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
every motivation aan bixino waxaay leedahay the problems and the solutions walal si fiican u dhageeysto adigoo raali aah shukran
@Nuh-v4t
@Nuh-v4t 4 ай бұрын
20qnnk
@NyworkChina
@NyworkChina 4 ай бұрын
jaahilkan wuxu sheegaayo wa been iyo bufis wa tuuug ee iska ilaaaliya
@bbnetwork024
@bbnetwork024 4 ай бұрын
shukran walal
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 69 М.
Noqo Mid ka soocan dadka intiisa kale!
8:55
Waaberi Media
Рет қаралды 90 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
2 Questions That Will Change Your Life - Qasim Ali Shah Session at Mayo Hospital
26:05
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 29 М.
SIDA LOO YESHTO MASKAX GANACSI - BUSINESS MINDSET
14:09
BARAARUJIN
Рет қаралды 7 М.
Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 108 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 92 М.
Why Patience and Hope are Important? - Qasim Ali Shah with Syed Mehmood Shah
24:07
Qasim Ali Shah Official
Рет қаралды 131 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34