mukhtar osman iyo fadumo duur new song hodan

  Рет қаралды 4,480,183

somalilanmh

somalilanmh

Күн бұрын

Пікірлер: 2 900
@Abdulhatti-Muse66
@Abdulhatti-Muse66 9 ай бұрын
Old is gold 😢❤ 2024' hada firsanyso like legend 😊❤
@mahmoudsabeeyee
@mahmoudsabeeyee 8 ай бұрын
Waar adiga sida u hdalso hada kugu horeesa
@Abdulhatti-Muse66
@Abdulhatti-Muse66 8 ай бұрын
May " yacni hada dib uso radisay' ama markale dib u aragatay sanooyin kadib ujeda .
@jamaalahmedadam
@jamaalahmedadam 8 ай бұрын
Ala maxaan waa hore dhagesan jiray😢​@@Abdulhatti-Muse66
@SNiPer.1138
@SNiPer.1138 7 ай бұрын
Wax waad maqleysaaye quraanka ilaahay maqal wax waad raacaysaaye diinta alle raac. War wax waad aragtaaye diinka alle arag Ax saa kalaamka alle u qiimeyn weyday ayee janno kuu diidi doontaa
@CaashoMacsaro
@CaashoMacsaro 5 ай бұрын
​@@SNiPer.1138 😮😅😂😅😢 😊Pl 0
@safiyola1740
@safiyola1740 4 жыл бұрын
Heestaan hdaa 2020 dhageesanesid oo love ku tahy ani cml like iisaar Markaa yaraa ilaa hdaa wn jclhy ❤
@mubarakmanqabojiye3188
@mubarakmanqabojiye3188 4 жыл бұрын
Me too xbbti
@baabuulohaarahmed3969
@baabuulohaarahmed3969 4 жыл бұрын
Safiyoni cadey. same too
@safaabintuyusuf950
@safaabintuyusuf950 4 жыл бұрын
Thnks samidey
@anisakhadar222muxumed9
@anisakhadar222muxumed9 4 жыл бұрын
0and 0is is 000000000000l00l000
@qaadroberbera143
@qaadroberbera143 4 жыл бұрын
Anaa kula mida
@Yahyehiis88
@Yahyehiis88 7 ай бұрын
Inta dhagasaneysa 2024 ha ila dhaafin😂❤ 🎵
@Dalxiis21
@Dalxiis21 7 ай бұрын
Ani kula mid ahay😂
@Nasriin-y9b
@Nasriin-y9b 5 ай бұрын
2024 baad sheegysaye ilaa 2030 baan soo noqonayaa😂
@محمدمحمد-ي1س8ه
@محمدمحمد-ي1س8ه 5 ай бұрын
heesta waa aqaan ninka hada barty qalanjo somali ibrty😅
@LuulxussenXarbi
@LuulxussenXarbi 3 ай бұрын
😂
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 2 ай бұрын
Xadir😅
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 2 ай бұрын
Who' listening 2024😢
@MaimunaOsman-r9k
@MaimunaOsman-r9k Ай бұрын
Anii😊
@saynab9743
@saynab9743 Ай бұрын
Anii😢
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Me❤
@munasarhassan6944
@munasarhassan6944 Ай бұрын
Me😅
@SumayoAbdikarim
@SumayoAbdikarim Ай бұрын
mee❤
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
waqti qurux badan Somali meel kasta aad jogtan wan inaa salamaya dhamanti 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 ай бұрын
Waan kaa qaadney 😊🎉
@hamdibillan
@hamdibillan 2 ай бұрын
Waan kaa qadey
@iman1527
@iman1527 11 күн бұрын
@@hamdibillan wanku salamh hamdi
@barwaqomostafehajjqalbinou4644
@barwaqomostafehajjqalbinou4644 4 жыл бұрын
Heestan maxaan anigoo yar jeclaa 😭love wlahi this song Isaga Inaan hurdo seexan waayay Inaan aawadaa hadraayo Hadhkeyga inaan ku moodo Miyaad hodaneey ogtahay? Iyada Inuu habqamaayo dhiigu Inaad halista iyo wadnaha Halbawle inaad ku taalo Miyaad hanadoow ogtahay? Isaga Inaad qurux ugu horayso Hablaha kale inaad ka baydho Hortaa caashaqu ihelay Miyaad hodaneey ogtahay? Iyada Markuu qalbigaygu heeray Inuu ku habso jacaylku Inuu xididada hadhsado Miyaad hanadoow ogtahay? Isaga Markaan kaligey aan hugmaayey Adoo maqan aan hadraayey Horteyda adaa ka muuqdayee Miyaad hodaneey ogtahay? Iyada Haday ku helaan cadaawo Inaan kuu hiilin laayoo nafteyda kuu hurilahaaba Miyaad hanadoow ogtahay? car like ila dhaaf😂😂waqti aa ku baxay
@zaqafie
@zaqafie 3 жыл бұрын
Xaasha like lagulama dhafi kro wan arkaa wakhtigad kubixisay lkn waxn jeclan laha inad ishegto meel lagala soo xiriiro sida fb oo kle Wxan rabay ind lyrics isoo smayso wll qli adban ujeclan lahaa inad codsigyga aqbasho
@saapisahal
@saapisahal 3 жыл бұрын
Meelo an fahansanayn banba fahmay
@xubixubi7559
@xubixubi7559 3 жыл бұрын
Kul mid
@qureishohassan9136
@qureishohassan9136 3 жыл бұрын
Kk
@firdowsomar6708
@firdowsomar6708 3 жыл бұрын
Vvhhhhtyyyyyuknnnkmmmnkk ?). HdNkxsiuytT
@aynuzhawer2262
@aynuzhawer2262 4 жыл бұрын
Heestan 2020 hadad dhagaysanayso Hay la dhafin Like
@ahmedrabiic3146
@ahmedrabiic3146 3 жыл бұрын
2021😳😂🤣🤣
@nimconimcaan4863
@nimconimcaan4863 3 жыл бұрын
@@ahmedrabiic3146 hhhh ana kasii dambeeya
@Husseinmohamed-yc4pv
@Husseinmohamed-yc4pv 2 жыл бұрын
@@ahmedrabiic3146 2022😂😂
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@Husseinmohamed-yc4pv dhamaadka 2022
@abdimajidsaid5386
@abdimajidsaid5386 Жыл бұрын
2023🙃
@Rahmaa649
@Rahmaa649 4 жыл бұрын
Yaa ila firsanaya 2020 😂 ha ila dhaafin #like
@princessahlaam762
@princessahlaam762 4 жыл бұрын
Aniga🖕
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 4 жыл бұрын
Anigaga na igu dar 😂
@abdihakimdayaxtube105
@abdihakimdayaxtube105 4 жыл бұрын
Anigah
@wabewaabari1242
@wabewaabari1242 4 жыл бұрын
@@princessahlaam762 jawiga hesta
@abdiqafaradan1277
@abdiqafaradan1277 4 жыл бұрын
Anii
@Only_Abdirahman
@Only_Abdirahman 9 ай бұрын
WALI HADAAD 2024 DHAGAYSANID LIKE SAAR 🖤💗👏
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
heestan rag jeclaa oo aan ku wada qayili jirey way wada dhinteen oo shil gaadhi ayay ku dhinteen alle ha u naxaristo waa 8yrs ago
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 8 ай бұрын
💔😭😭😭😭
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Oh heestan walalky ayaa aad u jclaan jiry oo magciisa ayaa la dhahaaa hanad mrkaa sidaa darteed ayuuu u jclaaaa walalky hannad miss u wlaahi walalky waan u xiiisay 4 sano ma arkin illahay ha ii daayo hadad daawonayso 8 marz 2020 like dhac ku sii🤣🤣
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 2 жыл бұрын
😂😂 anigaba wllshy hodan la odhan jiray aya aad jeclayd 😁
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
@@anushkamohamed2165wlaahi 😢😢😢😢
@hamdibillan
@hamdibillan 2 ай бұрын
Wanku seyaa Abayo mcn😢
@brazauk
@brazauk 4 жыл бұрын
10yrs ago I felt in love with this song, coming back to celebrate the 10th anniversary of our weeding with my other half. Love you my sweet Hodaney!
@axmedilkadahable4385
@axmedilkadahable4385 2 жыл бұрын
Toban sano ka hor waa maqli jiry lkn macno iima Samyn jiry lkn Manta haaaaaa
@yahyinhoadaawe3610
@yahyinhoadaawe3610 2 жыл бұрын
Somali hada qorto maxe kadhibe sxbow somalida badana KZbin comment kabixiyan luqadoda somaliga weyba kacararaan
@queenfatma2348
@queenfatma2348 2 жыл бұрын
Awww congrats
@nahimaali988
@nahimaali988 2 жыл бұрын
@@hass.analytics hhhhhhhhh we are the same
@engzachariemahmoud7383
@engzachariemahmoud7383 2 жыл бұрын
Barakow ba sxb
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 Жыл бұрын
Old is Gold 19/4/2023 Waa Haben Arbaca 28 Ramadan bal aan aragno inta Legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎻😎🙏😘😘
@Amaaliidle
@Amaaliidle 11 ай бұрын
❤❤❤
@edenboy4825
@edenboy4825 9 ай бұрын
😂😂hda mina subax dhagrsana
@Asmadagan-eq9nn
@Asmadagan-eq9nn 8 ай бұрын
Heestan hadad 2024 dawanaysid oo ❤ kuthy anilee lik isar
@abdiwelishafii6995
@abdiwelishafii6995 2 жыл бұрын
It was 2010 when i was listening this song from my uncle's phone, that moment i was a primary school student in Gaalkacyo. Now 11 years later am feeling nostalgia to that beautyfull moment and to my hometown.
@ahmedabdimohammad7430
@ahmedabdimohammad7430 4 ай бұрын
Which school maybe we gone to same school
@amishabdinasir1088
@amishabdinasir1088 5 жыл бұрын
Hestaaan waxaaan xasuuusta 2011/5 markaaan isbaranay jaceylkiii 😭😭. I used to sing for him this song Ilaaa hadana an wadasocono ilaaahey haiskukeeendaaayo ❤️❤️❤️❤️
@xasanbalcad9980
@xasanbalcad9980 5 жыл бұрын
Soonki xataa madagesanesaa heesta hhhh
@iftiniftin1472
@iftiniftin1472 2 жыл бұрын
Mashaallah
@mamanaseem7276
@mamanaseem7276 Жыл бұрын
It is 4 years later i wish ina isguursten
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10
@Ayuub_Apdishakuur_Ali_10 2 ай бұрын
Aamiin ilahay ha isku kiin daayo farxad iigu noolaado abayo xili fican ba is barateen😢
@najuuaraale
@najuuaraale 7 жыл бұрын
Heestan xasuus markaan dubai joogay wlhi Yaa ila dhagaysanayo 2017 bisha 5 aad
@SuperAyuub
@SuperAyuub 6 жыл бұрын
Najma ali 2018 kuso biir 2017 lga bx lol
@husseinali3595
@husseinali3595 6 жыл бұрын
Najma ali
@SomaliTiktok-Reaction
@SomaliTiktok-Reaction 6 жыл бұрын
Najma ali hada wd raxaysty
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
HLkaH nogu yar noqo 😂
@maryanmohammed275
@maryanmohammed275 6 жыл бұрын
War aniga hada ayan dhagesana oo lamarayo 2018 bisha Oct 15 manta etay axad sacadana eymareyso 2:18 pm
@omarN
@omarN 2 жыл бұрын
Masha allah, i heard story about a young man and his lover who risked their life to go to europe for better life. While they were moving from one country to another, they used to listen this song a lot until tragic struck which resulted the death of the young lady. It is very long story which needs to be addressed and preserved. Although the young man survived he still struggling with the loss of his beloved companion in life to be. He listens to this song all the time, which his other half has introduced to him. May allah enable them to meet in JANNA once again. Ameen.
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 2 жыл бұрын
Sorry 😭😭😭
@MohamedHussein-xl9kp
@MohamedHussein-xl9kp 2 жыл бұрын
Very emotional story with hurting ending. May he find peace in his mind. For the deceased may Allah grant her soul into jannahtul firdows.
@ruush1562
@ruush1562 Жыл бұрын
😭😭
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo asna qalbiga ha u qaboojio😢
@mustafekoosar9979
@mustafekoosar9979 11 ай бұрын
Qiso tan u dhiganto ayaa igu dhacday alle ha u naxaruusto xaskaygi muna yuusuf kahin
@hadiibrahim7667
@hadiibrahim7667 Жыл бұрын
The best fanan mukhtaar Osman codkiisa ayaaba Another level ah legend walba oo heestaan dhageesta waa aabaha jecelka waan salamayaa guul ayaana urajeeynayaaa insha Allah
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
سبحان من خلق ذكريات جميلة 2011🥺
@odayhore7612
@odayhore7612 4 жыл бұрын
2010 ilaa 2013 mogadishu 2013 ilaa 2015 djibouti 2015 ilaa 2019- Portland, usa. 2020 mogadishu ayaan ku dhageysanoyaa
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 4 жыл бұрын
Walky nin dhul badan maray ayaa thy wayo arag
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 9 ай бұрын
2024 inta soo booqatey like 😢❤
@iidosajida8995
@iidosajida8995 9 ай бұрын
Heestan waxaan xasuustaa 2012 kii ano standard 4 ama 5 dugsiga hoose ah ayaa waxaa joogay guriga abti oo waxaa nala joogtay gabadha abtiyo inabtideed, mobile ma haysan waa yaraa iyana sido may sidan oo waxaa guriga yaalay computer kaasa qof kastaaba ka geli jirey facebookisa. Anigu wakhtigaa ma lahayn FB lkn gabadhasa habeen walba la soo jeedi jirey oo wiilay wada sheekaysan jiren fariima ii yeedhin jirto u qori jirey soomaligayga aqoono. Heestanan marna iga bixin waa ilaaway wixii kaloo dhanee, oo inta gabadhaan u qoray, waa guuleystay jacaylkoodii oo hada waa is qabaan.😂❤
@Paxton.11
@Paxton.11 8 ай бұрын
Wakhti qurux badan buu ahaa masha Allah 😂🎉
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 9 ай бұрын
Heesta 2024 yaa ila dawanaya like is ku mujiya pleas..👍🤩❤️‍🔥
@Amuun293
@Amuun293 5 ай бұрын
Ani ❤
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Stop saying "who listening in 2021" everybody will listen this song till the end of the world....this song is 'LEGEND
@saynabyusuf5445
@saynabyusuf5445 2 жыл бұрын
Hahahahahahahaha
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Xasuus time wlh 2010ki iyo qaxii 😭 anoo yar jEclaa heestan
@Abdihakin.
@Abdihakin. 5 жыл бұрын
In 2012 Galkcio 2017 nairobi 2019 kampala Inshallah 2020 canada ku dawan dona heestan
@mohamedhussein9158
@mohamedhussein9158 4 жыл бұрын
Kampla aan jooga
@cayto2857
@cayto2857 4 жыл бұрын
Anaba hada ku dawanaya canada 2020
@Abdihakin.
@Abdihakin. 3 жыл бұрын
@@cayto2857 halkee ka jogta
@cayto2857
@cayto2857 3 жыл бұрын
@@Abdihakin. ontario
@abokarckarim6502
@abokarckarim6502 3 жыл бұрын
I. A zxp
@feisalmohamedali7377
@feisalmohamedali7377 5 жыл бұрын
2009 xamar 2010-2013 Nairobi kenya 2014-2018 taxes USA 2019- Nairobi 2020 Taxes inshalh Heestan intas wa watay
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 5 жыл бұрын
2020 iyo gobolka texeas insh alh
@xaragochanelle5517
@xaragochanelle5517 4 жыл бұрын
kumee ma noshahay I.a cafimadan ku rajeyni wll faisal Mohamed Ali
@sharmaqahmed7070
@sharmaqahmed7070 4 жыл бұрын
2012_2014 nairobi
@Qaanso2018
@Qaanso2018 4 жыл бұрын
2010 ilaa 2020 Germany Berlin waa dhageystaa
@barkhadmaxamed5712
@barkhadmaxamed5712 4 жыл бұрын
baw shadhka la sheega ba waa adiga neo
@abdikaadirpooska8243
@abdikaadirpooska8243 3 жыл бұрын
Hestaaan cidi 2021 dhageysaneyso liketa ha ila dhafin xarfaney😂😂😂
@Deganhirsiihelcashaq
@Deganhirsiihelcashaq 7 ай бұрын
Alxm sanada kadib inan anigu carur ah dhagaystay hadana anu 20jira andhagaysanayo wa ikahay mahadise ilahow cimre dheru cibado leh nasii 6/4/2024 ❤🥰
@abdiawil2040
@abdiawil2040 7 жыл бұрын
kabax hoyadi ayu laa hessaya lkn best song ever😍😍😍 xasuus fcn ayyan u leeyahe 2010 ,2011,2012,2013, the best years ever
@musikking4713
@musikking4713 6 жыл бұрын
Abdi Awil yes bro me too
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 4 жыл бұрын
Sanado kuwasay ahaayeen wlahi zxb
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
2014 my best year ayad ka tagtay
@sagalali8612
@sagalali8612 4 жыл бұрын
Best bay ahayeen wlhy
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
WILKAN WEEY SOO CAAN BIXINEYSEY CAAWINEYSEY MAMA FAADUMO MADAMA EY FANAANAD QARAN AHAYD
@sumayocabdixakin2709
@sumayocabdixakin2709 2 жыл бұрын
Heestan yaa ila xasusto 2010🥺💔 wlhi anoo yr jecla hestan blse waqtiga wuu carara wx wlbo wey is badalayan runti jclku wa xanun qofku ku dhaco lee daremi kro ❣️😢 blse mrka wedo qof aad jcshahy kasi darn 💔💔👋 wxn ku jirnaa wqti adag 2022 ilhy hano danbi dhafeh 🤲🤲
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 10 ай бұрын
Aamin walaal imika ma noshahay
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
2010 up to 2023.❤️ this song Never gets OLD!!
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 6 ай бұрын
Legend mukhtaar nin in badan soo ruxay masraxyada somalida
@hustlershustlers4ever541
@hustlershustlers4ever541 2 жыл бұрын
This song just popped out of my recommendation damn it brings back the good old days when the world was better now we live in a weird time may Allah protect us 🙏🏽
@khadarbaabaa7893
@khadarbaabaa7893 3 жыл бұрын
Xasuus Heestaan 2012 anigoo yar Dubai joogo wax baranayo Gabar jeclaadey Xaqiiqatan ma aqoonin jecelka wuxuu yahy Mrkaas dareemey Heestan markasta Dhageysan jirey Still 2021 Dhageysanaya🌷✋🏻🙏🏻
@hodanmohmed1499
@hodanmohmed1499 2 жыл бұрын
Great
@UZAAME01
@UZAAME01 Жыл бұрын
Gabadhii meeday sxb😢
@razshirwa
@razshirwa 2 жыл бұрын
Still Listening in 2022, sweet memories will always be remembered, Big ❤ my people
@jibrilahmed8035
@jibrilahmed8035 2 жыл бұрын
Sidoo kle🎧 Friday February 022 18/02/022 in Kampala 🌹
@Aduunka252
@Aduunka252 2 жыл бұрын
Hadaanba u dhagaasanaya heestaan universal TV ibartay wallee. 🙌🙌
@ajtube1217
@ajtube1217 2 жыл бұрын
6/15/2022
@wonderreflect7366
@wonderreflect7366 2 жыл бұрын
Ha socoto 16/6/22
@ladancadey1976
@ladancadey1976 2 жыл бұрын
Sdkle Friday September 2/22 in mugdisho
@muniraqalpisafi2034
@muniraqalpisafi2034 5 жыл бұрын
2013 ilaa 2019 qofkii aan ka daalin like ha ila dhaafin
@huseeinweedow1927
@huseeinweedow1927 4 жыл бұрын
Ikaalay
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 2 жыл бұрын
Waqtigay soo baxdey iyo maanta Congo ayaan ka dawanayaa nasiib xumo mel kale umana bixin wali
@ciraxiinshaafici9976
@ciraxiinshaafici9976 9 ай бұрын
Hadaad iga dambayysoH ilaahayy cimriga hakuu dheeero❤
@yariisoow1735
@yariisoow1735 4 жыл бұрын
yaa ciyalnimo ku firsaday hadana asoo weyn fiirsanayo❤❤
@nuuracabdi4289
@nuuracabdi4289 3 жыл бұрын
Anin 2009 dhagysn jiry ano.yar😒😒🤒
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 ай бұрын
Aniga inbadan maalmo quruxbadan bey ahaayeen
@QamanHasan
@QamanHasan 5 жыл бұрын
Hada waqtiga wa 10:51 pm oo hawenimo tarikhduna ay dulhoganeyso 7/7/2019 asxabta iga danbeyso like ha iga ilobina fadlan
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Cajiib waqtigu wuu dheraynayaa.. 2009 to 2021.😢💜
@natasha__9147
@natasha__9147 2 жыл бұрын
Layaab layaab ma ohoo😓😭
@luliyaxya3191
@luliyaxya3191 2 жыл бұрын
Naw we are 2022
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
@@luliyaxya3191 2023 🕑
@abdirisaqyassin
@abdirisaqyassin 5 ай бұрын
2024 still watching
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Inta 2024 dhageysanaysa ismuujiya old is gold 🥇 ✋🔥
@xamsetaani1140
@xamsetaani1140 3 ай бұрын
Old is gold still watching 2024❤😢
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 3 жыл бұрын
Wllhi heestan waxay i xasuusiyaa wakhti aad u cajiiba xili aan ciyaal ahaa oo aan dugsi hoose dhexe dhigan jiray ( shiikh ibraahim Burco ) xili aan fasax aaday baadiyaha (miyi) oo aan fasalka 7 aad ku jiray 2009 kii gaadhigii aan miyi u raacnay waxaa la socday nin kamas la odhan jiray oo heestan aan wada dhegaysanaynay alle ha u naxariisto waxaa lagu dilay dagaalkii ka dhacay degaanka kalshaale imika waxaa kasoo waregtay 11 sano waxaan ku jiraa semesterkii danbeeyay jamacada waxaan inzha allh difaacan doonaa buugii qalin jabinta ( thesis book) ilahay waxaan ka rajaynayaa nolol qurxoon iyo danbi dhaaf Commerigan waxan u qoray inaan xasuus ka dhigto hadii aan sii noolaado ✋✋✋✋
@abdirahmanaliahmed1692
@abdirahmanaliahmed1692 6 ай бұрын
Guleyso pro🎉
@kaiseabdullahi9026
@kaiseabdullahi9026 2 жыл бұрын
Inaad qurx ugu horeeso habalha kale inaan ka beero hortaa caashaqu i helay miyaad ... ogtahy 🥺❣.
@marwa1.19
@marwa1.19 2 жыл бұрын
2022🔥 12yrs ago I felt in love with this song😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️
@E_Y_A13
@E_Y_A13 6 ай бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa barigii tv burco soo baxeen aduunyo maanta 14 years baa laga joogaa waxaan ka daawanaya London Nalla wadaag halkaad ka daawanayso 2024ka 🎉❤😮
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 Жыл бұрын
2016 Addis Ababa 🇪🇹 2017 Hargysa 🇸🇴 2018 Jiga jiga 🇸🇴 2020 Kampala 🇺🇬 2023 Kampala 🇺🇬 Wali Laabta Ayan k haysta Heztan ❤🔐
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Fanan ka qurux badan mukhtar osman walahi na araag mashallah 😫😍😍
@mohamedabdinur75
@mohamedabdinur75 7 жыл бұрын
This song dates me back to the younger me version of me beautiful memories and all those who took part of my success i am thankful to them. 💝💝💝
@mohamedabdi7899
@mohamedabdi7899 6 жыл бұрын
Mohamed abdinur how old are you
@sadiqismailisscak5613
@sadiqismailisscak5613 7 жыл бұрын
Yaaa ila dageesanayo 2018 heestan 😂🤣farta sar
@somalistarstube1534
@somalistarstube1534 6 жыл бұрын
Aniga 😂😂😂
@xidigaxaafada7218
@xidigaxaafada7218 6 жыл бұрын
Sadiq Yare dhagays tayba
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 6 жыл бұрын
Sadiq Yare انا
@salahmohamed5867
@salahmohamed5867 6 жыл бұрын
Sadiq Yare aniga
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 6 жыл бұрын
Sadiq Yare 👆👆👆
@zakariyeabdinaasir7311
@zakariyeabdinaasir7311 Жыл бұрын
Anigoor cung yar oo dugsileey Ah telephone chains Ah wllsheey hesan jirte ka dhageeysan jire maanta neh 2023 telephone iphone 13pro max Ani lee yahay ka daawanoyaa Alx ilaaheey mahad iska leh cimrigaaa isiiye🥀😍
@Taash_yareizey3075
@Taash_yareizey3075 3 жыл бұрын
Dadka dhageeysanyo heestan 2021 legends waaye ♥️
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 жыл бұрын
Xasus iyo waayo wayo galay hestan magalada Laascaanood ano ciyal dugsi ah ban dhagaysan jiry😭👏
@khaliilmohmout5838
@khaliilmohmout5838 3 жыл бұрын
Bro lascanod xage ka joogtay
@philipilamo7255
@philipilamo7255 5 жыл бұрын
2009 Nairobi 2010 Khartoum 2011 Kampala 2012-13 Nairobi 2014 Mogadishu 2015 Nairobi 2016-18 Mogadishu 2019 Nairobi 2020.??? Insha Allah London
@ifkanolosha2661
@ifkanolosha2661 4 жыл бұрын
Insha alah abowe mcn 😭😭❤️
@ifkanolosha2661
@ifkanolosha2661 4 жыл бұрын
Wlh tareq igadeh
@ifkanolosha2661
@ifkanolosha2661 4 жыл бұрын
Hestan
@ahmedyusuf1419
@ahmedyusuf1419 4 жыл бұрын
Ma jogtaa London it's 2020 😁
@khadaribrahim9941
@khadaribrahim9941 4 жыл бұрын
Sxp ma kuu rumoqday arintadi miss wali masul
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 8 ай бұрын
Hi 2024 dadka dhageysanayo song jecla 😢❤
@abdirashiidmohamedrashiida7553
@abdirashiidmohamedrashiida7553 3 жыл бұрын
I watched this song when i was young, now I’m listening after 11 yrs after .
@natasha__9147
@natasha__9147 2 жыл бұрын
Don't stop listening still I remember now february 2022😭 😭
@jamaalahmedadam
@jamaalahmedadam 8 ай бұрын
😢😢
@suuriyaansomali7061
@suuriyaansomali7061 5 жыл бұрын
waxaan dhagaysigeeda anoo yar 2009 kii Axsan waanku raaxaydan jira ilaa caawa yaasalaam♥️ Yaa ila dhagaysanaga habaynka ugu horeeya 2019 farta taag☝️
@abdiawil2040
@abdiawil2040 7 жыл бұрын
anigu hada baa ayyan dhagaaysanaya yaa 2018 insha allah dhagaysanaya
@amin-magio
@amin-magio Жыл бұрын
Now the 12 yrs ✌️❤️On behalf of this song i highly appreciate the writer of this peace and calamity song it's really phenomenal good job
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan Markii Iigu horaysay een daawado waxaan ka daawaday TVga qaranka Somalilnd Mar walpana wah soo deyn Jireen heestan👏❤
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 2 жыл бұрын
Wlahi heestaan anigoo yar ayaan dhagaysan jiray 2009 ahayd hadana 2022. Ma ilaawin aniga aad ayaan u yaraa wakhtigaa ❤️❤️😭
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 3 жыл бұрын
Mukhtar fanaankan jamacada labo course ayuu ii dhigay. Xadana save the children ayuu jooga. Waa nin aqoon iyo style iyo dabeecad macan WALAHI . Sadex reer ayuu lee yahay dumarka Ilaa imika lagama karo dumar oo dhan ayaa jecel ❤😭🤦‍♂️
@nimcoxasan2386
@nimcoxasan2386 2 жыл бұрын
Oo ma mcalinba wll imka
@Hurre43
@Hurre43 Жыл бұрын
Waa jaamacaddee?
@hamdaahmed-9211
@hamdaahmed-9211 Жыл бұрын
Booska afraad anaa buuxinayee halaydoono 😂😂😂
@islaanmaxamed894
@islaanmaxamed894 Жыл бұрын
​@@hamdaahmed-9211aniga ku jooga oo da ayara😂
@manaaljirde174
@manaaljirde174 2 жыл бұрын
4 Jan 2010 this song was released My sister's name is hodan she used to tell me the song was for her and I was getting jealous for that 12 years later still we are listening together ❤ to say goodbye to each other befor she goes to canada 🇨🇦 old is gold 15 June 2022 9:40 Am
@zakariyebootan3694
@zakariyebootan3694 Жыл бұрын
Waxba lagama qaban Karo
@Ahmed-hl3ld
@Ahmed-hl3ld Жыл бұрын
Markii iigu horeey say anigo yar ayaanku Dhageysty Ethiopia 🇪🇹 😩
@xawaruush
@xawaruush Жыл бұрын
2023 Somalia 2024 canada insha alah asxapta si duceyaa
@shukriomar579
@shukriomar579 3 жыл бұрын
I always love this muktar boy 👦 💙 ❤ and I was a student by then now employed married with kids Still listening to this tune
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 2 жыл бұрын
Do you still love mukhtar
@monanikashmir31
@monanikashmir31 4 жыл бұрын
Heestan🌏❤yarantaydii ayaan BBC ka dhagausan jiray💙❤hdeerna waxan wada dhagaysanaynaa Xaajigayga😍
@shoebsyed6001
@shoebsyed6001 3 жыл бұрын
This song reminds me my childhood days ilaahow dalka noohagaaji aan kusoo noqonee amen
@cadnaanesmail2617
@cadnaanesmail2617 3 жыл бұрын
Wakhti bey ahyd oo wayihiza wata 2021 turkey
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Sidokale sxp wakhtii tagay dhe kutahya
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 3 жыл бұрын
Www anoo yar maqli jiry heestan aad bn u jeclaa ilaa manta wan dhageysta wan jeclhy ❤❤❤
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
I remembered when i was 9years wlh heestan xasuus 2010ki iyo qaxii dhageesan jiray 😭😭 Back to memories
@MohamedAli-sz6dy
@MohamedAli-sz6dy 4 жыл бұрын
Sidoo kale celeesha ku dhakaysan jiray
@atocareh7066
@atocareh7066 Жыл бұрын
I love this thing listening to this amazing tunes while sipping coffee at sea side resort in Turkey - Fethiye what a song and lyrics ❤❤❤ good times
@elmoogemohammed3910
@elmoogemohammed3910 7 жыл бұрын
I remember 2009 , wen I left my mother land , that was de tym ,this song produced , 9 years later still away from my family including mum , that's lyf also recalling mi high skul dayz . distance shit....
@xarago1960
@xarago1960 7 жыл бұрын
Ahmed Mohammed ...them bots dont know how t spell
@ayaanjoojoole3678
@ayaanjoojoole3678 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhgh
@abdifatah3820
@abdifatah3820 5 жыл бұрын
Bro distance doesn't mean yu differ get soon
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 2 ай бұрын
Old is gold I remember this was often listened in our home when i was young, i think it was 2008/ 2009 , at that time we were lived in Hargeis somaliland. ❤
@aasiya-rashid
@aasiya-rashid 6 ай бұрын
I remember i was with nephew near the breach from uk absulate time wah!
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Inaad qurux ugu horayso Hablaha kale inaan ka baydho Hortaa cashaqu i helay Miyaad hodaney ogtahy Xasuus qaliya wlhi Heestan wxn kusoo xasuustaa jacelkayga oo hodan la dhaho ilaa hada wan wada soconaa inkastoon kala wadan ku nool nahay mar uun waynu kulmayna insha allah ❤️🥰🙏
@MohamedHussein-xl9kp
@MohamedHussein-xl9kp 2 жыл бұрын
Ilahey ha iskukin toosiya. Qofki jecel somaray kali aya garan kara farinta ay xambarsantahay.
@hodancabas2312
@hodancabas2312 Жыл бұрын
Ma is hesheen Hadda hodan mise 😢
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 Жыл бұрын
@@hodancabas2312 may ismaanu helin 😭🥺
@AhmedSadaq-b5q
@AhmedSadaq-b5q 8 ай бұрын
Wllhi aniga runti wan ilmeeya markaan arko heestaan Jaceelkayga Hodan cabdullhi maxamuud markaan soo xasuusto waxay ku noo shahay ceelasha biyaha ❤❤❤
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
7 july 2019 yaa dhageeysanaayo like igu sharaf wll mcn mahdsanidiin 🙏🙏🙏🤣🤣🤣😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇❤❤❤💯💯💯 Heestaan xasuus gaar ayee igu hesaa 2010 anigoo joogo xeryaha qaxootiga dhadhaab ayaa dhageeysan jiray😂😂😂🤣🤣🤣inaba caadi ma aha heesta
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
Saxiix kula somarney noloshaas sxpoow😜
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂💯💯saas waaye lkn Hada ilahay baa iiga gargaaray adigana maka soo tagtay mise Wali waa joogtaaa
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
Xagardher ayn joogi jirey hada wan iskaga sotagay Nairobi ayn jooga adne👍👍
@bbesmile7891
@bbesmile7891 4 жыл бұрын
@@a.rahmanmohamed2922 me too 2010 ifo joogey hadane UGANDA Hhhhh
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
@@bbesmile7891 hhhhh nolol iga dheh. Wlhi qofkii somarey unba fahmi karo🤣🤣🤣
@simanbby4172
@simanbby4172 5 жыл бұрын
I was seven years and now I’m married already 17 years
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
Maiga hubtaa💯🤩
@M.khadar
@M.khadar 4 жыл бұрын
And I was 9 and turned 20 in April 🔥
@bbesmile7891
@bbesmile7891 4 жыл бұрын
@@M.khadar mashallah 😍😍 me 2011 I was 13 years old and that's goodtime for this song
@Abdullahicishqi78
@Abdullahicishqi78 4 жыл бұрын
MshAllah may u & and ur man live long
@ahmednabil7685
@ahmednabil7685 4 жыл бұрын
BenaLee
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Жыл бұрын
Memories childhoodh aniga iyo walalhay ayaa dawan jirenye hooyona shaqad xafad ku mashquulsaned waxan ka dawan jirye tvga universal 😢😢😢
@sakariyesiicith
@sakariyesiicith 8 ай бұрын
Whan I was young I Listening my ancle today I’m listening alllha❤
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 2 жыл бұрын
After 12 years of listening 🎶 still crush with it.
@mohamudmahamed3720
@mohamudmahamed3720 6 жыл бұрын
wixii iga dameeyoow like iiquur iga wareejiyoo😂
@rooblefayr3542
@rooblefayr3542 3 жыл бұрын
Waaw
@haboneindho1874
@haboneindho1874 8 жыл бұрын
hhhhhh inaad qurux ugu horayso inaan gabadh kale kubaydho...... itaas marku leyahay fiiri sidu uqoslo😅😆😆😂
@saidmohamed9792
@saidmohamed9792 8 жыл бұрын
Heestaan saan u jeclahay iyo dheeshooda qaabdarada.. Dheesha lee yaa iga qariyo
@fuaadmahdi6835
@fuaadmahdi6835 8 жыл бұрын
loool
@mahamedabdi7930
@mahamedabdi7930 8 жыл бұрын
habone Indho wn kugu hayst wll inte jogta
@mayacadey3828
@mayacadey3828 8 жыл бұрын
habone Indho 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 abaayo waalee waala heshay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk mba firineynin
@haboneindho1874
@haboneindho1874 8 жыл бұрын
Brother Channel kkkk mahubta sxb
@amiiramaxamuud6674
@amiiramaxamuud6674 Жыл бұрын
heestan ano yar jeclaa wlhie ❤️13yrs ago who’s listening 2023😭
@abdizalanka4701
@abdizalanka4701 3 жыл бұрын
Intiina daawanaysa 2021ka lika hayla dhaafina#
@lastempire5359
@lastempire5359 4 жыл бұрын
❣️😭 one love hoos fiiri like isar wll
@zamzamhassan5552
@zamzamhassan5552 Жыл бұрын
Old is gold always ❤😊i love this song since i was a child till now❤❤
@sadaqisse7172
@sadaqisse7172 4 жыл бұрын
2020 ya Weli Dawanaya Hestan Kama Dalo Dawashadeda ❤️
@abdirizakbashiir9181
@abdirizakbashiir9181 3 жыл бұрын
Inta ila fiirsaneysa 2021 isoo raaca
@updikhadarmohamed5807
@updikhadarmohamed5807 3 жыл бұрын
2021 daawanayaa wllhi just😁😁ismuujiya
@umaalabuuni7340
@umaalabuuni7340 8 жыл бұрын
Xilaga ayan dhagesanaya xasusban iska galayba date 2016/11/24 time 11:33pm yaakle igu xiga e dhagesanaya hestan
@tonikross9055
@tonikross9055 8 жыл бұрын
Umaala Buuni haa haaye hedhe anaa kugu xigo hhhhh
@loveyoufourevermohamedabdi1729
@loveyoufourevermohamedabdi1729 7 жыл бұрын
Umaala Buuni aniga waxan dhegaysan jiray 20/10 anoo heesba aqoon xusuus .com
@abdisamadgaroon1061
@abdisamadgaroon1061 7 жыл бұрын
Hamda Jama xusuusta jacaylku bogayga kama dhamaato
@ahmedabdullahi4231
@ahmedabdullahi4231 7 жыл бұрын
Umaala Buuni
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 7 жыл бұрын
Umaala Buuni ana December 2016-16 19:03 Friday
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
10 years 😱 2020 ya dawanaya 🙋‍♀️❤
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 жыл бұрын
Aniga 😉
@saraxamda3436
@saraxamda3436 3 жыл бұрын
Aniga na
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
2009 posaso 2010 purtinle 2011 posaso 2012 galkacyo 2013 garowe 2014 qardho 2015 borama 2016 safer dheer tahriiba 2017 Germany ilaa hada Wakhtigaaso dhan heestan waan dhagaysanayay marna kama xiiso dhicin😭😥
@najmojamac1762
@najmojamac1762 2 жыл бұрын
Nin soo jabay🤣🤣
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
@@najmojamac1762 hhhhh haa
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Makarooni badan ma soo dishay ani cml Masha allah pro Xafidullah
@queensharaf707
@queensharaf707 Жыл бұрын
Hada ana ibartahy 😥 ada kugu soxasuusta🥺
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
@@queensharaf707 oo lahubaa 💔😪😄
@Saytuun-ml2di
@Saytuun-ml2di Жыл бұрын
Xasuus wlhy heestan anoo yar baan dhagaysan jiray ,,,miyaad hodoneey ogtahay 23 4 2023❤❤❤
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 2 жыл бұрын
2022 Yaa ILa Dhagaysanaya HeesTan TiKTok Ka soo MaqLaY Caadi Maahan❤
@xasanmaxamad9815
@xasanmaxamad9815 2 жыл бұрын
Ani shp ☝️
@tazniimyasin7939
@tazniimyasin7939 2 жыл бұрын
Aniga wllhy hees iyo badh weye🥺❤
@aliwanaag8709
@aliwanaag8709 6 жыл бұрын
2018 26 March Jmcdaan joogaa macalin baa iga maqan heestaan ayaa xasuus igalisey ayaamihii 2011-2012
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 260 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 37 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 488 М.
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 329 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,4 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,5 МЛН
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,3 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Himilo and mukhtar / Somali party 2007 in Uae
6:20
SomalilandSexyGilr
Рет қаралды 343 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 37 МЛН