Mulxid to christian to Muslim waddo adag ayuu islamka usoo maray || Afsoomaali

  Рет қаралды 26,942

Oraahda maanta

Oraahda maanta

6 ай бұрын

Mulxid to christian to Muslim waddo adag ayuu islamka usoo maray || Afsoomaali
#drzakirnaik #islam #afsomali #oraahdamaanta #dacwah #quran #youtuber #muslim #
Diinka islamka ayuu usoo maray dhibaato
Kadib markuu ahaani jiray mulxid hadana qaatay diinta christianka ah kadibna waxaa uu noqday baadari aad ubaara christianka waxa uuna arkay iska hor imaadka christian isagoo sheegay inay ahayd iska hor imaadyo aanu caqligu qaadan karin ugu dambeena alle ayaa tusay xaqa iyo wadada toosan waana uu islamay
Alle waxaan kabaryeena inuu xaqa ku sugo dhamaanteena uu alle nagu kulmiyo jannadiisa iyo naxariistiisa Amiin Amiin Amiin
#oraahdamaanta

Пікірлер: 44
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 20 сағат бұрын
Maashaa allaah Ina diina vindaallhey islaam waSoodhaweynayaa doodaha saxan kiristada iyo islaamka
@user-bg4gk2od2s
@user-bg4gk2od2s 5 ай бұрын
Mansha Allah
@roodaciise133
@roodaciise133 2 ай бұрын
Maaashallah allaahu akbar❤
@HamseAbdiibrahin-m3n
@HamseAbdiibrahin-m3n 21 күн бұрын
Masha Allah
@user-df4ss5uf9i
@user-df4ss5uf9i 6 ай бұрын
Masha alah nosobadi wall ❤
@user-mr6ly7bw4m
@user-mr6ly7bw4m 4 ай бұрын
M allaha
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n Ай бұрын
Mash allah❤❤❤❤❤❤
@bashirhassan4312
@bashirhassan4312 6 ай бұрын
Masha allah
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 6 ай бұрын
Maasha Allaah
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 5 ай бұрын
Jazakalah khayr qofka muslima soo gala waxa ugu wacan qofaka wax barasho diint masiiga meel sare ka gaadhay sida nink iskii umslimay markuu badhitaan badan sameyey Cinawaankaga iyo magaca waxan dhigay qolda tiktok msaiixiga sheegta somaliada si ay wax ugu qaatan ninkaas wax barashada meel sare ka gaadhay diinta masiga IlahaY soo hadeyey alxmdulilaah
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 5 ай бұрын
Mashallaah walaal
@AwalehaliDoubad
@AwalehaliDoubad Ай бұрын
Macha Allah my brother
@shaaficiwarsame8813
@shaaficiwarsame8813 6 ай бұрын
شكرا جزاك الله
@user-mr6ly7bw4m
@user-mr6ly7bw4m 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ alxmdllah
@Yuosufaxmed
@Yuosufaxmed 6 ай бұрын
mshallah
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 6 ай бұрын
Mnsha allh soobadi wllo qali
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 6 ай бұрын
Mahadsanid walaalkey inshallah
@ilyasdjamachardi6403
@ilyasdjamachardi6403 Ай бұрын
@A...A...A383
@A...A...A383 6 ай бұрын
Shukran wll qisadan waxaan ku dawaday luqadda faransiiska oo anan si wanagsan u aqonin oo an rabay inan luqadda ku si barto
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 6 ай бұрын
Mahadsanid walaalkey
@A...A...A383
@A...A...A383 6 ай бұрын
@@oraahdamaanta4311 adaa mudan jasakala khery wxan ahay gabadh abowe
@fardosaladan7422
@fardosaladan7422 5 ай бұрын
😮😮😮
@MahamuudHussain
@MahamuudHussain Ай бұрын
❤❤🙏🙏🙏❤
@user-or1sw7nv8p
@user-or1sw7nv8p 6 ай бұрын
Allaahu akbar☝️
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 6 ай бұрын
Masha Allah.
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 6 ай бұрын
Paul willaim waa nin feeylasuuf ah oo aad u kashifay dhagaraha kirishtaanka
@omarismailmohamed4940
@omarismailmohamed4940 6 ай бұрын
Barnaamijyadan qiimaha badan noo soo badiya mahadsanidiin
@OsmanMaalim-wr8fl
@OsmanMaalim-wr8fl 2 ай бұрын
Mashaalahu
@ashqaraarosman6590
@ashqaraarosman6590 6 ай бұрын
Mansha allah
@user-ig9kp3xe2r
@user-ig9kp3xe2r 6 ай бұрын
Maasha allaah
@user-yg2sv5kw4b
@user-yg2sv5kw4b 6 ай бұрын
الله اكبر ماشاءالله تبارك الرحمن 💚🤍❤️
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k 6 ай бұрын
Masha,alaah❤❤❤❤
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 6 ай бұрын
Mansha alaah
@Umumaryama
@Umumaryama 6 ай бұрын
Waa jeclhy qisooyinka dadka islaamka qaatey
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 6 ай бұрын
Mahadsanid
@bashirhassan4312
@bashirhassan4312 6 ай бұрын
Allah kuhafido kheer ayaa fisireysaa
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 6 ай бұрын
Amiin walaalkey
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 6 ай бұрын
Zoopadi muqaaladaan oogle❤❤❤🙏🙏❤😊
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 6 ай бұрын
Inshallaah wlshy
@mohamednor6987
@mohamednor6987 6 ай бұрын
m.a bro noo so badi
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 6 ай бұрын
Inshallaah wlalaakey
@user-dh1qi2jm9b
@user-dh1qi2jm9b 6 ай бұрын
Mxaa uweydinweyse maqradeewaye
@flintattridge6279
@flintattridge6279 6 ай бұрын
'Promosm'
@fartun9503
@fartun9503 6 ай бұрын
Masha Allah
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 91 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 36 М.
Qisada Nabi Xazqiil Ibnu Buudiy iyo Dadkii dib loo nooleeyay
8:39
Gaas iyo Gorfaynta buugga || Muna Xasan Qawdhan, Qeybta 3-aad.
14:03
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 138 М.
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 16 МЛН