Xil ka qaadista RW Xamze, Magacaabista Saadaq Joon & Go'aanka ka dhanka ah Axmed Madoobe ee MW Xasan

  Рет қаралды 36,112

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 сағат бұрын
Aniga oo Ogaaden ah waan soo dhawaynayaa.in Xamze laga qaado.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 8 сағат бұрын
Aleylahe abaalkiisa jubalana iyo ogaadeena weji uma haayaan dadkiisii baa lagu direy meel cidlana waa looga dhaqaaqey😂
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 сағат бұрын
Ma.aragtay ciil xamse oo lagaa qaaday manarki doona,maba rabno Rw anagu jubaland kama kaftano
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@truecomment3650
@truecomment3650 4 сағат бұрын
Xasan doqon wuu WAASHAY. Qofkii kula dagaalamay oo dadkiisa kaaga goay miyuu cayrinayaa? wax fashilmaayo waa XASAN.5 xabo halagu dhufto intaan wax kale sii kharibin❤🇸🇴
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 9 сағат бұрын
Hassan waa isku dhex yaacey soo.maham, caafimaadkiisa ha la fiiriyo Hassan Gurguurte
@salman_sergio_shorts
@salman_sergio_shorts 8 сағат бұрын
koley anagu hadaanu nahay darood ama D5 waxba nagama gelin awalba marxuum ayuu dhankayaga ka ahaa somalia lugaheeda ku istaagi mayso inta musuq maasuqu Somalia kajiro xasan sheekhna meel gaadhi mayo haduusan gacantiiza isku dilin wlhi koley asaguna waa marxuum that’s it
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 9 сағат бұрын
Mid dhama rabi hakubadalo asiyo mw xasan kuwa dhama rabi haku badalo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 41 минут бұрын
Hassan sheekh munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 7 сағат бұрын
Kkkkkk Munasar waa iga qosliyay Armay Siyaasiyiin kale ku dhex Tahriibayaan ninkaan xilkiisa kulahaa, waa Eray bixin cusub
@AbdiHassan-h4b
@AbdiHassan-h4b 8 сағат бұрын
Sxb bed-bedel waa wareer madaxweyne.? Aniga waxaan dhihi lahaa madaxweynaha dhaqtar ha La geeyo🙏
@abbdll
@abbdll 8 сағат бұрын
Hadii xamze xilka laga qado ma oga miyaa intii reerkiisa eheed ee axmed madoobe kasoo horjeeday in ay axmed ku laabanayaan. Xassan ciyaalta
@-libanAbdi
@-libanAbdi 5 сағат бұрын
Ya inta usheegaya wa nin siyaasada ku fashilmee dhago malaha hasanku 😂😂
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 сағат бұрын
Walaahay jubaland iyo meel qof ogaden ah ama kuumade ah way uga dhamaatay.baq-baq badana😂😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@Junanilll
@Junanilll 4 сағат бұрын
Waxuu raba in uu mareexan raisul wazare kadhiga kadib Ogaden iyo Mareexan isku diro o ay qoorta isla galan. War ninkan yaa wadanka kaqabta. Cadawtinimada uu darood uqabo badana
@muktarige9966
@muktarige9966 4 сағат бұрын
Wey ka suurtowdaaa
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@hiboali5025
@hiboali5025 2 сағат бұрын
Hassan waxa uu yahau waan ognahay marka qofki dambe oo aamino ayaa ka xun, daarood dhamaan waa inay diidaan raisalwasaare dambe, reer kaste gurigiisa ha nabadaysto, no more somaliwayn dambe
@JsheEhehej
@JsheEhehej Сағат бұрын
Ilahaay.hadhigoh.mid.khurah. Daaroodka.oo.islah.jirah.xasan.sheq.kasowadah.horjesadah.daarodka Oo.dhan.oo.midobah.amiin
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 9 сағат бұрын
I'm first person comments Munasar sxb channel kayga dadka igu sheeg o u share gareey
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 8 сағат бұрын
Axmed Madoobe is not easy dowladi waa kala shakisay💔👌🤣🤣🤣
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 сағат бұрын
Odaygu waaba cabsi cabsi😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@ApdyAziizMahamed170
@ApdyAziizMahamed170 19 минут бұрын
😂😂😂😂😂🎉
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 6 сағат бұрын
❤❤Wcs sxb MMC sido0 kale Munasar wan ku salaamay❤❤#Sabaax
@deeqotahliil940
@deeqotahliil940 7 сағат бұрын
Sadaq Jon yuu ahaa ma Darood baa? Ileen kuriskaan nin Darood ah Bas. Baa la keeni karaaye. Lakiin mid ha ogaado .XASAN moryaan. Ninkasto uu keeno jubaland iyo Ahmed madoowe waxba kama qaadi karaan eh, XASAN moryaan WAQTIGA yuusan isku soo gabin oo isga afganbi lagu sameeyn.
@HanaadZ-Hanaad
@HanaadZ-Hanaad 6 сағат бұрын
Raysal wasaarahs somaliya Gen.Asad osman Diana
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 сағат бұрын
XAAS AWALBA MEELNA MARAACSANEYN LAAKIIN SAADAQ JOHN WALEE JABUTI AAWADATO XASAN WAZ MAXAAN CUNAA ILLAHEY HANAGA SOOGAARO
@ahmed-jm6di
@ahmed-jm6di 8 сағат бұрын
Madaxweyne Xasan Shiikh waa ridaya oo aakhirka ka hor imaandoona Saaqid John, sidii horeyba u dhacday! Sababtoo Xasan Shiikh marwalba dabin yuu lugaha lagaa, mana ka baxsan doono Saaqid John iwm waxaana daliil cad u ah xilliga kala guurka ee loo soo xaluuliyey 😂😂😂
@AhmedSaacid-g1c
@AhmedSaacid-g1c 9 сағат бұрын
Wllka weeyne noolaaw sxb caafimaad iyo cimri dheer walayaal❤
@Rrrtqzwgwwgwu1zwgwf
@Rrrtqzwgwwgwu1zwgwf 58 минут бұрын
Hada lasiikala baxaya wallahi Siyasad xumada xasan sheekh Ceel bay kuridiidoon
@hafsaali2809
@hafsaali2809 9 сағат бұрын
masha allah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 43 минут бұрын
Mnsha allah waan soo dhowaynaynaa xilka qaadista ,hamze ,waayo hamze wuxuu noqday heer yadiisa cune marka waxba lagama sugayo
@AbuuAsad
@AbuuAsad 7 сағат бұрын
Madaxweyne magaalado nabad iyo aman ah kashobin gareysanaya ayaad kumashqulsantihiin 😂😂😂
@gigachad9879
@gigachad9879 57 минут бұрын
Ar xasan tuug iska ilaaliya yoow alaabta dukaanka idinka xadine
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 сағат бұрын
Saadaq john Wax Tacliin ah Ma Leeyahay iskoolkee ayuu soo dhigtay muxuuse Soo Bartay aan ka Ahyan Gacan ku dhiigle Dad badan soo khaarijiyay wadankaas ayaan Rajo ka Qabnaa wallee soomaaliya ALLAAH czwajalla ayaa u maqan
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya 4 сағат бұрын
Muuzegalaall
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 2 сағат бұрын
Saadaq joon nin fican ayuu ahaa markuu Falrmaggio la shaqaynayay!! Kkk
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 сағат бұрын
Xassan Neef gowracan Geedo kama waabto Umada Allaha dhaafiyo
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 8 сағат бұрын
Dowladda halka nin oo ugu muuqda waayay RW Xamse haddii la xooro Xasan asaa is xooray xilkana in uu dhamaysan waayo ayaan ka baqaa.
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Сағат бұрын
Axmed madoobe oo adeeganaya ayaan horay u aragnay see camal koobi miyaa.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Сағат бұрын
Illaahoow adaa noo maqan waxbadan ayaa leysku qaasaayaa madaxweyne qeeyr leh allaha noo sahlo 😢
@ikranadan4259
@ikranadan4259 9 сағат бұрын
madaxweeynoow xaal qaado oo naga raali noqo dadka xasan xaal wal waal madaxweeyne uyahay ama oogu wacaya ayaan daranaa dadka reer mqdishoow saan xal idiin noqn meeyso xasan intuu alshababa iidin xaqabn lahaa ayuu sayid axmed islaam nin maalmulkiisi dhistay dama ordayaa waqtigana iska kaga dhuminayaa han yare alla wuxu caqli xumaa oo doqon sanaa dadkiisi ayaa,qarax nah looga dhigayaa markaas ayuu inaga nagu meereeysan allah hau gargaraago ciduu madax uyahaykaas
@ammat-t5m
@ammat-t5m 8 сағат бұрын
Idinka xataa kaca oo iska saara AS maxaa sugaysaan yaad u fadhisaan horay u dhaqaaqa karti waa leedihiin ee
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 сағат бұрын
Xasan gur gurte wu Fashilmay wana Khainu wadan itoobiya badi siyay wana inu is casila Xasan gur gurte
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 7 сағат бұрын
Hawiye lee la magacaabaa yaahuu dawlad maahan tanu waa qabiil waliba Saleemaan iyo Abgaal
@CabdiLadiifsa
@CabdiLadiifsa 9 сағат бұрын
Anaa bilaa bey like ka😮
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 7 сағат бұрын
Been baad ku haysaan meesha jubaland libaxyo ba jooga ee danab iska daafe duufaan hady soo aadaan uganda bay iska dhiibi doonaan wale
@Abubakar-w3j2h
@Abubakar-w3j2h 7 сағат бұрын
War hedhe maxay nohayeen an ka aheyn lugooyo dhulboob bad boob iyo qawuuraha o laqoto War dowlad messha ma jirto xildhiwanadii wa wada jaajuusiin madaxweynihii wa jaajuus xukumadii wa jaajuus marka ya dalkan umaqan allah subaxanahu watacalaa Aya nomaqan an ka sugeynaa hogan wanagsan insha allah
@abdiahmed9716
@abdiahmed9716 7 сағат бұрын
Saadaq joon wixi shalay ku qaldantay hada sax Gacantaada ayay ku soo noqo booskaadi hore Xasan weji malaha Baarigiisii xamza waa u jeedaa meeshaas oo kale ha u danbaynin
@ahmedmahamed673
@ahmedmahamed673 9 сағат бұрын
❤❤
@MariamAd22
@MariamAd22 8 сағат бұрын
Subxanallah war iska amuus doqoonimo bandana oo beenbadaana rw Hamze wa joogaya beenabuurka dhaafa
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 7 сағат бұрын
War baddii Xadan Soo saxiixay maad ka hadasho
@abdikarimhuseinamin-ev3rr
@abdikarimhuseinamin-ev3rr Сағат бұрын
Nin reerkiisa ku ceeboobay xilkiisana waayay waligaa reerkaada gumaad ha yeelin
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 4 сағат бұрын
CBB IYO CUQDADDII OO CAAWAY NOOSHEEKAYNAYA.
@AbdiHassan-h4b
@AbdiHassan-h4b 8 сағат бұрын
Saadaq joon waa kii madaxweyne Xasan u dhameynaa lahaa😭
@abdulazizd
@abdulazizd 8 сағат бұрын
Ninka reerkisa Ku duulay. Cidna uma baahna Waa la erya wana la cayna inu bahdilanyahay
@farhiaali3873
@farhiaali3873 8 сағат бұрын
Subuxaanlaahi Walee askargii. Dagaal ku qaado walkiis ilaahay waxuu kasugaa waa raar
@AmerJama-j6e
@AmerJama-j6e 7 сағат бұрын
Cag'li Muufo ka Dhargay Wali kama quusan Jubbaland. Wlaahi inaan Mar' danbe Maxaabiis la' gabanayn . Toos ba loo wada tooganaya. Insha Allah
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 8 сағат бұрын
Sxboow adiga qaraxyadaada maad iska duubatid, siyaasad waxba ka garan mayside... hunguri dad meel xun buu dhigay..
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 6 сағат бұрын
Xasan sheekh iyo xamza waxba soomaali uma hayaane illaaheey bedel Kheyr qaba ayaan ka sugeynaa
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 4 сағат бұрын
Hassan iyo Xamse waan ku reyney oo Alle ayaa noo soo direy ,Alhamdulilaah. Cadowgooda ha dhaco.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 7 сағат бұрын
Anagoo ogden ah baa ku faraxsan in la eryo wayo cadowbuu noosoo raacey walibo hala xiro
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 7 сағат бұрын
Aad baan uga digi lahaa MW XSM inuu xilka qaadis ku sameeyo, RW XCB oo keeni karta in mucaaradku ku guulaysto baal xooftayntii siyaasadeed iyo tan kasii daran oo ah in beeleynta Absame ay u midoobaan miwqif adag oo isbarbar taag ah ayna kusii midoobaan mucaaradad aan laga soo noqon RW XCB wuxuu iila muuqdaa والله اعلم inuu yahay RW ugu daacadsanaa ee soomaray JFS mudadi 25 sano ee dib u qaabaynta Dawladnimada cusub Ilamana ahan in xika qaadista RW Xamse ay xal u noqon karto fashilkii ciidan ee Raas Kamboni iyo midkii siyaasadeed ee Ankara
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 6 сағат бұрын
😂😂😂 wuuba daahay marxuumka nool bye bye baanu leenahay
@HanaadZ-Hanaad
@HanaadZ-Hanaad 6 сағат бұрын
Gen.asad osman Diana Raysal wasaaraha somalia Gen.zaadiq joon Taliyaha police ka
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 сағат бұрын
Doodisho weeye already miiska ayuu saaran yahay waa mareexan
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 8 сағат бұрын
Saadaq joon Waxaa loo soo wadaa ccshakuur
@MariamAd22
@MariamAd22 8 сағат бұрын
Ahmed madoobe wa khawariji lamana amiinikaro marnaba
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 5 сағат бұрын
Tuugi sadiq joon miyuu wax u taridoona xasan duufle
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 8 сағат бұрын
Buun buunin ayey shaqadaadu thy ilmahaga caanahooda waye😂
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 3 сағат бұрын
Hassan shiekh musiibo kugudacday iscacil dheh, let him resign Hassan shiekh dhiiqo
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 сағат бұрын
Hassan guurgurte ma isagaa xilka ka qaadi kara baarlamaanka aa ka qaadi kara gurguurte waa inuu isagu is casilo
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 7 сағат бұрын
Lakin wa in nin darod ah lagu bedela hawiye xaq umaleh
@mos1954
@mos1954 7 сағат бұрын
Dalkan 40kiisano Ee lasoodhaafay Hadii lagucibraqaadan waayay Maanta oo Aduunka Multipolar uuyahay, Igulama muuqato in Kuwa Berihore Aduunka kaharay Ee Sheydaan Durbaan Qalad utumaya iney Waxkabadelikaraan. Laakin Somali Waqtiga Marqaati Hakanoqoto!!
@baramabaro4590
@baramabaro4590 3 сағат бұрын
Munasar xaqiiqada noosoo tabi Mahadsanid
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 23 минут бұрын
Awalba qalad bey aheyd Ogaadeen oo Somalia dagin inuu xil siiyo Teeda kale wuxu raba Xamse inuu Kismayo geeyo oo uu Mareexaan oga jeediyo Kismayo oo RW siiyo Mareexaanow yaana yeelin inaa RW qaadano oo Kismayo la geeyo nin kale oo Ogaadeena ☝️
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 7 сағат бұрын
Asc sxb ISKA HUBBI WARKAAAD
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 сағат бұрын
Madaxwaynaha is dortay kula hoyada miya doran lahayd ilmo xaran buka weye kan cadifadu ka buxdo e wariye iska dhigaya
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 7 сағат бұрын
Hayaaay
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 7 сағат бұрын
Beeen ta naga daaaya 😅
@kulanahmed
@kulanahmed 4 сағат бұрын
kismanyana waa dal iyo dad somaliyed raysal wasare xamse waa masul somaliyed ee ninka waalani waa madax weynaha ee umadan halaga qabto sirdon muqdisho wax ka qaban waayey mamul goboled waxba kama qaban karane
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 8 сағат бұрын
Ilmo xaaraana ayasd tsihiin. Warkiinuna waa wsxba kama jiraan.
@bulohus8548
@bulohus8548 9 сағат бұрын
Xasan yaa Xamze u dhaama !!? Yuuse ku badali rabaa ?
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 9 сағат бұрын
😂😂😂 KZbinR. IIMAAN KA ALLAHA U KASO.
@yussuflimited4220
@yussuflimited4220 4 сағат бұрын
Xasan xaarkiisa ayuu ku qubeyste
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 сағат бұрын
Xasan shekh arin wu oga si diri xalka wa in u is casilo Xasan shekh tas aya xal ah
@nuucmanabdifatah7394
@nuucmanabdifatah7394 8 сағат бұрын
Hassan asaa badal u bahan
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 6 сағат бұрын
Nin Cumar geele gabadhiisa qabaa sirdoonka loo dhiibaa. Abby Axmed nin gabdhiisa qabana maa sirdoonka xubin looga dhiibo? Hawiye futo madoobe caqli xumaa
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 6 сағат бұрын
Waa wax baahi kusoo koray shay kastoo meherada yaala inuu qaatuu rabaaa amaba eego taasi waxay katurjumaysaaa ruuxan shaqsiyadiisa malaha qorshe cad dhinacay doontaba hanoqotee 😂😂😂 allayaaraxmu
@hiboali5025
@hiboali5025 2 сағат бұрын
Hamze waa dameerki Hassan munaafuq, hadii la eryo xagee ku soo laaban doonaa jubaland waa kii dabka ku shiday😂😂😂
@MariamAd22
@MariamAd22 8 сағат бұрын
Farmaajo iyo fahad sharif dani cabdiraxman iyo kheyre wa raag fashiilamey dhamandooda wana in laga badbaadiiyo dadka iyo dalka Somaliyed
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 7 сағат бұрын
Quruxeey kuwaas ma ayaqaaba dawlada ah😂😂😂wax dawlada maamulaya baa ladhahaa dalka halaga qabte
@AliiyaAhmed-t5d
@AliiyaAhmed-t5d 2 сағат бұрын
😂😂😂kuwas meesha maba joogane
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 сағат бұрын
MUNASAR WAA BEENALE MAR WALBA KASOO HORJEEDA DOWLADNIMADA IYO HORUMARKA. FADLAN NINKAAN HALAGA FEEJIGNAADO OO YAAN LUGU KADSOOMIN. WARARKII UU KASOO TEBIYEY DAGAALKII RAASKAMBOONI WAAD ARAGTEEN. MUNASAR WUU CADEYSTAY COLAADA UU UQABO DOWLADNIMADA IYO DACAAYADO BEEN AH OO UU KA FAAFIYO HORUMARKA MAGAALADA MUQDISHO. MUNASAR WAA IN IL GAAR AH LUGU HAYO OO TALAABO DEG DEG AH LAGA QAADO. WAAN OGNAHAY INUU DEGAN YAHAY DALKA SWEDAN LAAKIIN KUWA WARARKA BEENTA AH U GUDBIYA AYAA NOQON DOONA WAJIGA KOOWAAD
@cajiinmo1943
@cajiinmo1943 5 сағат бұрын
Ninkii jaboo ha jabo jaale siyaad aan la jiraa .aniga hal Sano iyo 5blood. aa u dhiman dowladeyda somali aan jeclahey
@BashiirOsman-bw4px
@BashiirOsman-bw4px 3 сағат бұрын
Xasan shekh hadu eryo xamza asagana u joogo waxan fidno iyo kala guur ahen maso kordhinayo ama hawada baxan ama hawada dhamestan wa xalaka ugu wanagsan
@ugassabdilleiman7004
@ugassabdilleiman7004 2 сағат бұрын
Saadic John waa jiiri
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 8 сағат бұрын
Marxunka Hala rido
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 9 сағат бұрын
hadii xasan xaraashe uu raiisul wasaare uu umagacaawo saadaq mooryaan oo ah shaqsi saleymaan sheegta micnaha wexey noqoneey dowlada waa dowlad mudulood dowlad somaliya meeshey kudhamaatay
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 8 сағат бұрын
Miskiin xamse lugo dheere Ma sidasba u danbeysey 😂😂
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 7 сағат бұрын
😂😂😂
@aishamawlid
@aishamawlid Сағат бұрын
​@@hamdiwarsame9894😂😂😂😂😂
@aishamawlid
@aishamawlid Сағат бұрын
😂😂😂😂
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 9 сағат бұрын
Adiga horta yaa kuso shitaarey heerkan makugu ogeenee in aad tahey nin qabiil
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 5 сағат бұрын
War heedhe munasar walale hadakahor ninbaa layiri war habalow ninkii habalahaa watagay marakasuyiri war marakii u joogayaba waxaba maheena 🤣
@ikranadan4259
@ikranadan4259 9 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 7 сағат бұрын
Ooo axmed ayuu copy gareynaya wa isagii tagey shopping uuf xolo
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 5 сағат бұрын
Kkkk wale amaan mayeelatid xasan xaarow
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 6 сағат бұрын
Ciidanka xasan duufla diraye
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 сағат бұрын
Halaga eryo! daddkiisii kuma noqon Karo 😂! KISMAAYO ama tegi Karo 😂! OG🎉wey Kala DHINTEEN !! HORGAL HAWIYE, DAAROD❤🎉UMA TIRSANEYN! HORGAL CAADE QAATE HAWIYE NAF MOODEY😂AKHAS ! DAD AAN WELIGOOD DAWLAD NOQONEYN OO 24/7 is QARXIYA AYUU NAF MOODEY😂WAAN KU FARXAY🥰🫡in la eryo!
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 7 сағат бұрын
Been buufiye armaa noqotaa...
@bossman1024
@bossman1024 7 сағат бұрын
Gür guurte hadu Isku dayo inuu dib ugu labto Sadaq joona Waa ninka larabo Iyo beesha hawiye haday hawiye Isku dayan walahii hawiye inuu tariikh aan wali dhicin la arki ha Isku dayo hawiye hebal ayay barataye haqabsadan hawiye gür guurte inuu Ogaden nidaym meel ujogaba
@arabarab8464
@arabarab8464 8 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkk Alabeen badana inaalilahi wainaailahi rajicun waabenale beenale wareysan haya Anaba idiin shegaya inaan xamse cidi kaqadi karin hadiilaga qaadana barlaman bakaqadikara marlabad benalaha hawareysan
@free-thinker1046
@free-thinker1046 4 сағат бұрын
Daarood not interested we are not part of Hassan munafaq government.
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 4 сағат бұрын
Hassan kuuma baahna ee duuraada tuugso.
@BatouloAbdullahi-h4l
@BatouloAbdullahi-h4l 54 минут бұрын
😢😢😢😢😢😮😮
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 7 сағат бұрын
iga tir anigo isaga iigu tir Aan eryon ku ciil bexe...
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 сағат бұрын
farmajo sadaq jon adeg saday xasan shiiq sadaq jon adeg sana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 tugo waye farmajo iyo xasan
@abdulkadirkediye2661
@abdulkadirkediye2661 2 сағат бұрын
Waa arin cajiib sh Weiyuhu woxoow leeyahay ninkaas waxaa loo magacabay inow LACAG KASAMEYO XILKAS
@husseinaden7560
@husseinaden7560 38 минут бұрын
Mar labaad haduu Hassan sheekh isku dayo ha ogaado maxbuus danbe oo nool inaan lagu soo celinayn muqdisho,dhalinyaradaas haka fogaadaan in mar labaad la soo isticmaalo
@Ashraf_khaan
@Ashraf_khaan 7 минут бұрын
Asc walalaheyga soomaliyeed maanta codsi ayan wataa waxan u baahanahay $300 dolar aan ku shaqeysto wllhi billahi tallahi qofkii isiiyo maanta abaal ayan u haaynlaa maxaa yeelay shaqo ayan ku abuuran lahaa shaqo ma haysto lkn lacagtas ayaa iga xikta bas wll manta garab igu sii wad mahadsantihiin
@youngboy5293
@youngboy5293 2 сағат бұрын
Xasan Dhiiqo waa Madaxweynaha Gobolka Banaadir
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,5 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 29 МЛН
Sudden assault near Kursk / Putin's statement
13:04
NEXTA Live
Рет қаралды 1,2 МЛН
MiD KALiYA DOORO WIILKEEDA AYAY KA DOORATAY MA SAMAYN LAHAYD ADI?
13:44