Fadeexo Jaamacada Soomaaliya: Safiyo " Waxay igu dhaheen foorar aan kugu G*lmoono| Maamulka jmcda

  Рет қаралды 33,886

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Fadeexo Jaamacada Soomaaliya: Safiyo " Waxay igu dhaheen haddii aad rabtid inaad faraxdo maalinta qalinjabintaada waa in aad hantidan maguurtada ah foorar nagu siiso"

Пікірлер: 358
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 4 сағат бұрын
Ilaahay haku ilaaliyo adiga iyo hablaha somali oo dhan iyo muslinkaba.
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 4 сағат бұрын
Gabadhaan hadey sheegtey marka waxaa jiro gabdho badan oo ay ku dhacdey oo amusan hada ha soo baxaan ilayn gabadhaan uguma horeyn
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🏕🏕🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏕🏕🏕🇺🇳🇺🇳🏕🏆🏆🏆🏆🏆
@atakar26
@atakar26 4 сағат бұрын
Waa gabar geesi ah sharaf iyo ciz lagu soo koriyay sharafteeda iyo sharaftii waalidkeeda xafiday Uma noqotay inee gabdhaha soo socda ee mustaqbalka somalia anfici lahaayeen inee badbaadiso waa in maamulka jamacada warkaan meel uu saaraa ama ku cadeeyaan macalinka ama beeniyaan hadii kale waxaa loo aqoon san doonaa inee tahay jamacad lagu haleeyo gabdhaha somaliyeed
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 2 сағат бұрын
Firi daqiqada 03:17 wa 2022 alle ka cabsada
@KahoAfrah
@KahoAfrah Сағат бұрын
Tax masegyada waa 2022 Maxaa waqtigaas loo sheegi waayay
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 4 сағат бұрын
Xagey aadayan hadii gabdhihii macalimiinti ama ragii masulka kaeh jamacada sidaa uladhaqmayo subxana laah
@farxiyomaxamedganey4483
@farxiyomaxamedganey4483 2 сағат бұрын
Sharaf iyo karamo HBO mcn waxad tahay geesiyad mar walbana sharaftada ku dhimo xaqagana wad helaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 Сағат бұрын
Safiyo waxaad tahay gabadha sharaf leh! Geesiyad!
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 сағат бұрын
waa inay Dowlada Ninkaas meel marisaa Gabdha somaliyeed ayuu meel uga dhacay sharaftooda Xaraamiga
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 2 сағат бұрын
dowlada kufsi firsata tan wx ine ka qabneso ilama aha
@Haykalyare49
@Haykalyare49 2 сағат бұрын
Geesiyad hadaad runsheegayso guusha waad helaysaa! Nimanka horarka ah on illaahay ka cabsaneynayn illaahey hasoo hanuuniyo!
@IshaBare
@IshaBare 3 сағат бұрын
Safiyo qeyr allahakusiiyo gabdho badan iyo waalidiin badan ayaad u digtay waadku amaanantahay
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 сағат бұрын
gabadhan run ayey sheegeysaa🎉waayo luqada jasadka ayaa mujineysa🎉fariiid iska celi xasharadka cudurka ayey lawareganayaa😢sorry wll😢
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 2 сағат бұрын
Firi daqiqada 03:17 aug 2022 wye chatka
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 4 сағат бұрын
Wax cusib mahan malin walban maqalna gabar jirkeda lagu heysto oo odeyaal gar waweyn leh obulshada magic kudhex leh ey ku abuse gareyan😢
@rocky4066
@rocky4066 3 сағат бұрын
Waa in lasoo xidhaa maamulka jaamacadda dowladda waa inay aasaastaa hay'adda reebidda iyo ladagaalanka anshax xumida iwm.
@NashaadHassan
@NashaadHassan 3 сағат бұрын
Geesiyad baa tahay wixi edeb daro lasoo gala dumarka hala fashiliyo ilaahey sharta Raga dumarka haka qabto
@naciimadaacad
@naciimadaacad 3 сағат бұрын
in ay xaniyaha kudhufato ayeey aheed mar dambe dhaqan gaaled masamen laheen qaf walbo oo jirkaaga soo hamiya soo afjar hadad muslimad tahy hacabsan 😡
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 2 сағат бұрын
Marba hadii aad xaniinyaha gaartay dagal ayad diyaar utahay
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 3 сағат бұрын
Mashaa Allaah ilaahay ha ku xafido Arintaan Wadanka Oo Dawlad ka jirto Hataa Gabdhaha Waa lagula Dhaqmi Jirey.haatan Oo Xaalku Wadanka sidaan yahay waaba ka daran Tahay Xaaladu.
@Samiirofarxan-m4d
@Samiirofarxan-m4d 4 сағат бұрын
aan ku sali xabuibkeena ❤❤scwcswcsw
@AbdifataxAbdi-pq5bj
@AbdifataxAbdi-pq5bj 4 сағат бұрын
SCW 💯💯💯🫁
@superfun1819
@superfun1819 3 сағат бұрын
CSW CSW CSW CSW
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Illaahow nooxifdi owlaada ❤❤❤❤❤❤❤
@Sarah1from1Palestine
@Sarah1from1Palestine 4 сағат бұрын
We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for, us ❤💙💙❤..
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 4 сағат бұрын
Allah is with you Always Palestinian people
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 4 сағат бұрын
"O Allah, grant victory to our brothers and sisters in Palestine": This is a request for Allah to help and support the people of Palestine in overcoming the challenges and struggles they face, asking for divine aid in their fight against oppression. "O Allah, heal their weak, and relieve their needy" This is a plea for Allah to provide healing to those who are physically, emotionally, or spiritually weak and to give relief to those in need, such as the poor and those suffering from hardship. "O Allah, hasten their relief, and be their supporter and ease their affair": This is a request for Allah to quickly bring ease and relief to their situation, and to assist them in their daily struggles by making their challenges easier to handle. - **"O Allah, give no power to their enemies or oppressors over them"**: Here, we ask Allah to prevent the enemies and oppressors from gaining control or having influence over the people of Palestine, ensuring that they are protected from harm and injustice. - **"And protect them from the evil of the wrongdoers"**: This is a request for Allah to shield the people of Palestine from the harm caused by those who commit wrong or act unjustly toward them. - **"O Lord of the worlds, grant them freedom, peace, and justice"**: This is a heartfelt plea for Allah to provide the people of Palestine with the blessings of freedom from oppression, peace in their land, and justice in their affairs. - **"And remove the oppression and tyranny they are enduring"**: Finally, this is asking Allah to eliminate the oppression and harsh treatment they face, allowing them to live with dignity and without fear. The overall message of the du'a is a sincere call for help, peace, and justice for the people of Palestine, invoking Allah's mercy and support in their struggle🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺. Best regards from one of your brothers in Somalia The great nation 🇸🇴.
@HRU20
@HRU20 3 сағат бұрын
نصر الله قريب يا أهل فلسطين
@daganali6265
@daganali6265 3 сағат бұрын
From river to the sea palestine will be free insha Alaah ❤❤❤❤free free palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤
@HUTHEIFA
@HUTHEIFA 3 сағат бұрын
Freee PALESTINE 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇶🇦✌
@degan4
@degan4 55 минут бұрын
Xaquuqda Ardayda iyo bad qabkooda waxaa masuulka ah wasaarada wax barashada😮😮😮😮
@BooreadanBoore
@BooreadanBoore 4 сағат бұрын
Jamacdda hala soo Xero waa iga dardaaran
@abdiMahdi-o7x
@abdiMahdi-o7x 2 сағат бұрын
Desolé ma Cher sœur, inchallah Grand DIEU vs gardera, Amin amin Amin
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 3 сағат бұрын
Afkaagoo aan kusoo dhacsan waa cadow kugu yaalla👍🏾❤
@Jiilishariif
@Jiilishariif 4 сағат бұрын
Allow gabdhaha iyo wiilashaba noo dhowr.
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 4 сағат бұрын
Gabdhaha haloo sameeyo gabdho wax bara si arimahaan aysan u dhicin walaahu mustacaan
@zainabguled7344
@zainabguled7344 3 сағат бұрын
Waa dhibaato sidee wax loo barankaraa hadii dadkii wax barayey ay sidaa u dhawmayaan
@mos1954
@mos1954 18 минут бұрын
Rag Dumarkoodii Sidan Ugumaadaya Walahi Waa Cajiib . Somali Wey Hoogtay !!!!
@ayaanamin457
@ayaanamin457 3 сағат бұрын
Well done sis hadaad dhimanaysid dhareerkaa layska dhaqaa
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 4 сағат бұрын
Ninkaa ha la qabto wuxuu istaahilana ha la mariyo
@AbdihakimFarah-h6e
@AbdihakimFarah-h6e 3 сағат бұрын
Jaamacadana dowlada waa in aay albaabaha ulaabta wasaqiinta
@MohamedAbdourazak-u1i
@MohamedAbdourazak-u1i 3 сағат бұрын
Congratulations m'y sister
@God-p5x
@God-p5x 3 сағат бұрын
Adero.nolow.ilahixakudharfo
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c 3 сағат бұрын
War kuwaas muslim ma aha miyaa😢😢😢😢😢😢
@rahmamohammed2294
@rahmamohammed2294 3 сағат бұрын
Omg girl i'm sorry it happened to you....wlh it's scary thing....may Allah protect us from such kinda species in everywhere not only in education center and grant you justice qali😢😮
@zahranur7111
@zahranur7111 2 сағат бұрын
Waaba yaab haddii Diinta Islamka iyo Dhowrsanaanta ay noqotay ceeb!!!!!!!!!!!
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 Сағат бұрын
Aloow gabdhehena noo xafid adiga qafur raxiim Aloow ducodayda u aqbal ameen ameen
@Dresstoimpressgirl_087
@Dresstoimpressgirl_087 2 сағат бұрын
Subxanallah 😢😢😢😢 wadankena gorme ayey dad noocas ay Gabdhahena sharafta leh ay bilaben in ay SAS kula kacaan
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 4 сағат бұрын
Waa mooryaan. Magac jaamacadeed. Labaxay. Oo waliba. Magacii. Somalia wata . Waa in laxiraa. Jaamacad ku. Sheega. Mooryaantu. Haysato
@tup33cpoi86
@tup33cpoi86 3 сағат бұрын
maadooyin miyaa lagaaga leeyahay ? sxb jaamacad soomaaliya waa jaamacad wanaagsan oo soosaartay arday aad utiro badan kuwaasoo anfacay dalkooda iyo dadkoodaba shaqsi xumaan uu sameeyayna looma af lagaadayn karon jaamacada lkn wxaa qalada wixii ay balan qaadeenm inay kasoo bixi waayeen
@aserofarah4222
@aserofarah4222 3 сағат бұрын
Soomaaliya waa in ay soo saartaa sharci mamnuucaaya xiriirka ardayga iyo macalinka rag iyo dumarba inta ay macalin iyo arday isku yihiin. Markay wax barashada dhameeyaan banaankaas ha isku shukaansadeen.
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 4 сағат бұрын
Hala xiro waxaas jamacad mahane
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 3 сағат бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah 😱😱 . War waxas wax lahagaqabto Gabdho badanba dhibkaas laguhayaye😢😢😢
@waddanigadhabtaah8581
@waddanigadhabtaah8581 33 минут бұрын
Gabdhaha ducufka ayaa lagula hadlaa waxaas Gabar geesiyada lama orankaro isheeda laga arkay
@marwoiimaan6894
@marwoiimaan6894 41 минут бұрын
Hade run tahay abyo macalin iyo shahaado xa iska gale jmacada somali ana kabaxe waligeyna waxa ma arkin
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 сағат бұрын
War waxa duliga kaas WA walatu xaraam WA sharciga la hor keen mesha dowlad kama jirto xassan duufle Aya joga
@Maryanruncabdirahmanfarax
@Maryanruncabdirahmanfarax 4 сағат бұрын
San kulahaa awalba abooraa cunaa balayo ku aboresey😂😂😂😂
@ApaasAbdullaHi
@ApaasAbdullaHi 4 сағат бұрын
Rag aa iska leh inuu dhaho eheed
@abdifitaxmaxamud4119
@abdifitaxmaxamud4119 Сағат бұрын
Wixi dhacay wey dheceen meshas jogtan Ilaahay ha idinku aamansado lkn mahen in waxan cml aad keenta halkan waayo Somalia cadaalad majirto gabdhan maanta ku uso qoraayo libaaxad ba tahay waxba kuma tari karaa kuwi dadka gubay ayaa ila hada caadalad wax ka qaban nafteeda yaan la haligin gabadhan kaaso kale waa ilmo caaran ka car ee warkisa in aad is dhahdo sharciga mari adiga nagtaada ka muhim san
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 3 сағат бұрын
Maanka la idin ka qaad soomaali sumcad muxaa Markay kursiga ku fadhiistaan bay damci iney gabdhaha duleystaan
@RayanAbdiamra
@RayanAbdiamra 2 сағат бұрын
M.a gabar gesiyad ah ilahow tano kale no bade m.a walashey😢😢❤
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 3 сағат бұрын
Hala soo xiro please shuute haloo dhiibo kani waa munaafaq dayuusa umana qalmo in uu macalin noqodo liinta hala habsiiyo
@RuuneyXusen
@RuuneyXusen 3 сағат бұрын
Sorry wa waxa meel walbo oo jid ah caruuraha loogu soo tuuro ama gabdhaha ay mustaqbalkoda ku waayaan mida kalena ay odayaasha 70 jirka gabdhaha yar u ogoladan mar un waygursatay ha lagu dhaho ka tahay ee hala xiro jamacad ma hee waa duli umada soo maliyeed loo furay waxa warid daalay ee marka lacag bixinta lagaro inta an awoodin ay qarabada loogu cararayo sidas gabar wax lagu baray shahadadeeda hadana jirkeda uga dhigayo bad ilahow naga qabo kuwas iyo wixi sinada cawiyaba aamiin ilah haku xafido sharafta ilah hakugu dilo
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 3 сағат бұрын
War ileen Muqdisho waxa ay noqotay meel Baxal galeen ah.
@mos1954
@mos1954 17 минут бұрын
Munasar Kheer Allaha Kusiiyo
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 сағат бұрын
Nimankaas iyo inta la shaqaysta waa in lamagacaabo samaysta urur la dagaalama najaastaas iyo inta qarinaysa.
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 3 сағат бұрын
Soomaaliya hada kama jirto jaamacad wiilasha lacag ayaa Laga qaata gabdhahana dhaqan xumo , teeda kale dawlada ayaa shaqadeedu gaabistahay
@abdiazizsaid3392
@abdiazizsaid3392 3 сағат бұрын
Gabadhaan shahaadadeeda maxaa loogu diiday😮
@Happy-go-l
@Happy-go-l 3 сағат бұрын
Gabadha maado ayaa ku sooo noqotay
@CismaanNaadaam-bl6uf
@CismaanNaadaam-bl6uf 3 сағат бұрын
𝙨𝙗𝙭𝙣𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙜𝙖𝙗𝙖𝙙𝙝𝙖 𝙬𝙖𝙮 𝙢𝙖𝙝𝙖𝙙 𝙨𝙖𝙣𝙩𝙝𝙮 𝙡𝙠𝙣 𝙙𝙤𝙬𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙬𝙭𝙣 𝙠𝙖𝙘𝙤𝙙𝙨𝙖𝙣𝙚𝙮𝙣𝙖 𝙞𝙣 𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙧𝙖𝙘𝙤 𝙢𝙚𝙨𝙝𝙖
@rahmaali5038
@rahmaali5038 3 сағат бұрын
Intaa ka xanuunsaty jamacada ayaa rabty adbo qaab qiyano in lagugu xaliyo marka maxaa fileesy inaa la kulanto
@geenyodila9095
@geenyodila9095 3 сағат бұрын
Allaha ku dhowro maasha Allah jaamacad aduunyo waaye sharaftaada aa ka weyn hooyo ku dhimo xaqaaga waliga ha qaadan waxan kuu qalmin ilaahey ha kaaga soo qaado xita wazirda aya saa ula dharma gabdhaha iyo marka ay shaqo raadis yihiin gabdha balaayo allaha hoosta idinka gali uf 🤮🤢🤮
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 4 сағат бұрын
Gabdhaha soomaalia joga Aad bay u dul man yihiin waliba waxa ogu daran kuwa TV da ka shaqeya ku Radio yada Ama Adeecadaha ka shaqeeyo kuwa dowlada lamaha kala duwan u shaqeya naag Aan la kuf san kama shaqeyn neyso melaha Aan sheegay waxan haya cadeyn dad ay ku dhac day iga sheekeye so sad 😭 wlhi wa wax laga xumado xanuun waye kuwa ay ku dhac day oo Aamusan ayan hayan so sad 😭
@abdiMahdi-o7x
@abdiMahdi-o7x Сағат бұрын
Bravo mon frère Monasir très bonne journaliste,
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 сағат бұрын
waa daalimiin sheegta Jamacad waa in la rus kheeyo dhamaan xaaraanta ma galaan Ammaano yaahuu alle magan
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 сағат бұрын
wa tuugo munafaqiin aya joogo jamacada ee dowlada haka qaado wacalas
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 сағат бұрын
Cajiib wax badan baa qaldan hadeba Jamaica dhiganeysey shahaadadeeda maxay kuxirey in wax laxaliyo miyaaney Dadali jirin
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Сағат бұрын
inta coment so aqriyay qof ila fahmay ine wax qaldan yahiin atahay qofka marku jamacada ka baxayo wax walbo lacag ayaa lagu bixiyaa dharka sawirka xaflada kuli hadii laba maado lagu leyahayna min maado 3 doler ala bixiyaa wana lagu celinaya maadada ka maqan
@zamzam5255
@zamzam5255 3 сағат бұрын
WAA RUUNTEED GAABDHO BADAAN AYAA GABAAR NIIMADODII KU WAYEEY
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 3 сағат бұрын
WAXAA FICNEED NINKA WEJIGIISA IYO JAAMACADA MAGACEED IN LASO SHEEGO SI DADKA AY ISKAAGA ILAALIYAAN GABDHAHA ISKAAGA ILAALIYAAN
@faadumozahra94
@faadumozahra94 3 сағат бұрын
Uniso waaye ama jamacada somalia
@yahyeibaar6089
@yahyeibaar6089 3 сағат бұрын
Waxaan aad sheegeyso ma runbaa mise mise jaamacadda ayaad rabtaa inaad sumcad disho ilaahay ka cabso
@lunibark9978
@lunibark9978 3 сағат бұрын
waxan way jiraay wllo nimanka jaamacada wa wasakh wlhi mid wax isku nahay diinkibjamacada diiday waki qalin jabintika reebay 1sano dib ufadhiisatay
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 4 сағат бұрын
Subxaanallaah war soomaaliya qatar ayay ku sugan tahay
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 4 сағат бұрын
Alle maxa qof xuunun xiil logu dhibay umad
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 сағат бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah ⁉️😭😭😭😭
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 4 сағат бұрын
ILAAHAY MASIIBO IDINKU RID INSHA'ALLAAH
@zahranur7111
@zahranur7111 3 сағат бұрын
ALLAHA ka qabto ummadda.!!!!!
@NimcaBillowabdi
@NimcaBillowabdi 4 сағат бұрын
abayo wad gulesani insha Allah
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 4 сағат бұрын
MAASHAA'ALLAAH ILAAHAY HA XIFDIYO SAFIYA
@umuaisha6859
@umuaisha6859 2 сағат бұрын
Mashaa allh gabar yar aqli badan
@superfun1819
@superfun1819 3 сағат бұрын
Mash Allaah ❤❤❤ bravo 👏
@CaliJamac-wj4qq
@CaliJamac-wj4qq 4 сағат бұрын
Walahi waa yaab yaab yaab yyyyyy
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 21 минут бұрын
Madaxiii hore ee Jaamacadaan waxaa xilka ka qaaday MD XASAN DALABEEY qabyaalad darteeed. Xilka ka iiga qaad, XAAYOOW iigu dhiiib.
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 3 сағат бұрын
Kiiskaan idinkane waa qasteen hadii lacgtiina la idin celiyo iska baxa laidindhahao kawran maamo wixiina hoos uxalista
@Happy-go-l
@Happy-go-l 3 сағат бұрын
Maya waa in la ogaaadaaa wasaqada jaamacadaha yaaalo iyo meel kastaba
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 сағат бұрын
Ma isagii baad tahay
@fadumoali4700
@fadumoali4700 4 сағат бұрын
Geesiyad masha'allah adigoo kle allaha noo kaa badiyo allaha ku sharfo cadaalad cadaalad❤🎉❤🎉
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 2 сағат бұрын
Dad badan oo iimaankii, qanaacadii iyo akhlaaqdiiba ka luntay ayaa waayahaan dambe soo batay. ILAAHAY IDIN SOO QABEY! MAXAY UMMADDA LUGGOOYO KU HAYAAN!
@fataha1
@fataha1 2 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Waa wax laga xumaado anagoo muslim sheeganeyno Miyaa saas u dhaqmeyno kaas Waa in Umadda lagu Cerbeyo Lana Xiro baq tiga laga Qabto Umadda duliga
@mos1954
@mos1954 5 минут бұрын
Raggaan Hadey Ragganimo leeyihiin Dalkoodey Iyo Diintoodey Difaacilahaayeen Laakin Waa Qashin Uray .
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 51 минут бұрын
عَنْ أَمِيرِ الْمُؤْمِنِينَ أَبِي حَفْصٍ عُمَرَ بْنِ الْخَطَّابِ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ; إنَّمَا الْأَعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ، وَإِنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى، فَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ فَهِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ، وَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ لِدُنْيَا يُصِيبُهَا; أَوْ امْرَأَةٍ يَنْكِحُهَا فَهِجْرَتُهُ إلَى مَا هَاجَرَ إلَيْهِ. رَوَاهُ إِمَامَا الْمُحَدِّثِينَ.❤❤
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 сағат бұрын
5 Jiradii baa ka baxsan la' Reer Muqdishu, macadalaahi Gashaanti weyn tan oo kale!
@Mariadiamond129
@Mariadiamond129 2 сағат бұрын
Beentaa maaha ilmo yaro 5jira arkayay la leeyahay waala kufsaday oo dabaqa laga soo tuuray cadaalad baa rabna leh xagee taala cadaaalad gabdhihi horror ba usoo wada baxay mid yar iyo weynba😢😮
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 Сағат бұрын
Postal 70 hit ah oo Jaamacsd manual ka ah oo gabadha jufsigooda iyo zinada qarinaya ma Salam in lagu aamino jaamacad???????!!!! Waa musing intends la eg!!!!!!
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 сағат бұрын
Hh😂
@SiradJaamac
@SiradJaamac 25 минут бұрын
Odayaal 80 jiraa oo Cimaamad la ordaaya. Diintuna ku yartahay weeye. Balse waa kuwa wadanka qaribay.masiibo idinku dhacday😊😊😊
@ArrowJubase
@ArrowJubase 2 сағат бұрын
Congratulations SAFIYO may God bless you, this. stupid Administrator should be punished he furnish the Edu. System and SOM. COMM. at large
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Сағат бұрын
Warka Ah Lasoo Qabto Tuugadaane Somalia weyn Halqabto Tuugadada
@yusufmoha6307
@yusufmoha6307 2 сағат бұрын
Waxaan fahmi la ahay gabadha hadey xanuunsatey xalis iyo lacag maxaa keney mexey madada dhaftey uqaadan weydey san hadalkeeda ka fahmayo cafimaad ayee baratey marka walashey adigana ilahey ka cabso oo bulshada aqoon oogu adeeg. saqajaaminta jamacada kashaqeeyana banaanka halakeeno
@SaaliAmiin
@SaaliAmiin Сағат бұрын
Exactly 💯
@halimamohamed415
@halimamohamed415 3 сағат бұрын
Mafahmin warkan ani Waayo gabadha hadiiba soobaratay Jamacada oo waxkastoo looga baahnaa ay soo gudatay see logu diidikaraa deedakale Jamacadu maanay ruulis lahayn yaab
@fardosa1236
@fardosa1236 2 сағат бұрын
Soomaalia haday ruul lahaan lahayd yaaba is arki lahaa xagee ruul ka u yaalaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 минут бұрын
MAANSHA ALLAH ILLAHEY HAKU XIFDIYO GABAR GEESIYADA ILLAHEY XAQADA HAKAASIIYO TUUGTA
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 23 минут бұрын
Safiyo, guuleeyso. Walaasheey ayaa isku magac tihiin.
@Umu_Issa
@Umu_Issa 3 сағат бұрын
War ragaan jaamacadaha iyo xafiisyada dowlada ama shirkadaha fadhiyo gabdhihii wey fasahaadiyeen ee maa wax laga qabto, ilaaheey kama cabsadaan masaajidkane wey uga horeeyaan dadka, waa rag macsilooyin ah, dhibaatada wadanka heysato waa ayaga, guska kaarsar ilaaheey ha uga rido
@RayanAbdiamra
@RayanAbdiamra 3 сағат бұрын
Waa raftay😂😂
@aarenuur
@aarenuur 2 сағат бұрын
سبحان الله Macalinka jaamacadda UNISO ayaa ka masuul ah, jaamacaddana dowladda ayaa ka masuul ah halala xisaabtamo. Gabadhaasi iyo inta kamidka ah xaqiiqda ha loo raadiyo.
@naleye1
@naleye1 Сағат бұрын
Ninkas inlaso qabta waye oo sharciga lahor geeyo oo lagu xukumo waxii sharciga qabo
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 3 сағат бұрын
Kaas ciyaal Xaafad inaa uba lamiso shaqo haka qabteen eh hadii aad xuquuqdaada weydo 🥷👨‍✈️🧑‍✈️
@zahranur7111
@zahranur7111 3 сағат бұрын
Waa gabar geesiyad ah Cizzi iyo Sharaf ayaad leedahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DahaboCali-m7b
@DahaboCali-m7b 2 сағат бұрын
Ani awalba macalin iskuul waligey ma aaminsanen janis haduu helo cadi ma ahan shabaqa ino duleliyo lee ka goan😂😂😂😂😂😂😂
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 19 минут бұрын
MAGICIISA SAWIRKIISA IYO MEESHUU JOOGOBA SHEEG WAANA INTEEY GABDHAHA SOMALIYEED MUDAAHARADAAN IYO HOOYOOYINKU HADEEY WAXAANU RUNTAHAY🎉
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 259 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 38 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 52 МЛН
مذكرات رجل أمن سعودي | بودكاست فنجان
2:54:25
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 4,9 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 259 МЛН