Illahay ha unaxristo qabriga alle ha u wasiciyo kutubkisana alle gacanta mudigta haka siyo janadi fardowso alle ha galiyo Aamiin amiin amiin yaa rabbi
@Koyama5489 ай бұрын
Wa saxan tahay legend malin kasta dhig aya ku data Somalia Allah aman sado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@aminoaden66719 ай бұрын
Allah ha unaxaristo raxmantan wazican wlken
@Ramdammubarak9 ай бұрын
Inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto isaga iyo intiika horeeysay ba ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman saadiqa ale ha kasiiyo aamin Aamin yaarabi 🤲
@عبدوحد-ح9خ9 ай бұрын
😢😢😢😢ellaahy ha unaxariisto sabar iyo iimaan allaah niiga siiyo
@LaylaAxmed-wl6hi3 ай бұрын
Haaa wallahi been maahan tasa saxa waye wallahi aaboowe 😢😢😢😢😢😢allow unaxaristo aamiin
@abdurahmanHussein-zo3kj9 ай бұрын
sawirkiisa soo dhig mujrimka dilay askariga daacada ahaa
@kowsaralihassan76749 ай бұрын
Ale ha u naxariisto geesi qaran bu ahaa qoyskii u ka baxay samir iyo iimaan ale haka siiyo😢😢
@ugaasocismaan7339 ай бұрын
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi
@HalimaShabdullahi9 ай бұрын
Illahay kabaqa umada malinkasta sabab laan lugudili wa musibo ween subxanaAllah
24. 7 days hooyaa ooooyaysa mooryaan baa hubku gacanta u galey SUBXANALLAAH
@fardosaahmedahmed72329 ай бұрын
Xasan,sheeq,muxu,yahay,❤allah,noomaqan,wlh,😭😭😭🤲🤲🤲
@Xasancabdilaahi-u9m9 ай бұрын
inaa lilaah xamartu waa xero dhiig
@maynunaali4673Ай бұрын
Allah ha u naxaristo 😭😭😭😭😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@maslah3459 ай бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@fatmaxuseenmohamed44169 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto janada fardows Allah ka waraabiyo sabar iyo iiman Allah ka siiyo ehalkisa tacsi iyo tiiraanyo joogta maalin weliba nolol ma ahan saan wax halaga bedelo dowlad amniga magaalka muqdisho Wu si xumaanaya dilalka normal noqon rabaa sida qaraxyada normal uga noqden cadaalad ha shaqeso 😮😮😮😮
@abdurahmanHussein-zo3kj9 ай бұрын
allah raxmo maskiin
@samiiraxiirey41989 ай бұрын
Subxaanallah inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Alle how naxariisto Samir iyo iyo saadaqa Alle haydinka siiyo dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Khadarka ma soomaliya keliya ayuu ka jiraa. Soomali horey u mahmaahday oo tiri: Dabaal qadar Allah baratay quladaa maloo dhiibto.
@DecksAbdul-ck4sw9 ай бұрын
💔😭😭😢🤲🏽🤲🏽
@safamarwa35979 ай бұрын
Waxay dhibku u ga dhamaanwaayey waa cuqubadii soo bilaabatay 91dii illaa hadana socota guryo dadow dhiig dadow dhaqaalo dadow dad kunool
@MohamedAhmed-z2k9 ай бұрын
Ciidamada boolis militaari cid wax kaqaadi karto majiro yaan lais wareerin Ciidamada imaaraadka ayeey ka amar qaataan wixii imaaraad ay somaliya kadamac santahay tan itoobiya ladamacsan iqarso ayuu noqonaa
@NuuraCumar-zo8vd9 ай бұрын
Ale. Haunaxriito. Masiiboayinahyst
@OtaDheere-c5z8 ай бұрын
Nabad sukida milatariga wey isnecrb yihiin wayo nin furun kayimid aya la leyahay qorika dik tas surta kal mahin
@SOMALI20249 ай бұрын
Geerida waa loo sinan yahay indhow, maxay soo kordhinee sharaxaadaadu, wixii dhici lahaa way dhaceene , tankale cadaaladi kama jirto dowladaan calooshood u shaqaysta yaashaah ee ku shaqaynaysa khabyaalada 🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷🏽♂️🤷🏽♂️
@God-p5x9 ай бұрын
hamar.iyo.shabab.makalanaqano.???????????.
@AsoomAsomm9 ай бұрын
yaaab😂😂😂
@ayaanyusuf97259 ай бұрын
😢😢😢😢😢😊
@HUSSEINMOHAMMED-p6q3 ай бұрын
Farmajo aa u cadaalad badnaa oo dilay wasiir siraaji ninki dilay oo cayrka ahaaa kkkkk