Muqdisho 1978 Maalmihii Ciska iyo Sharafta Allaah ha u naxariisto Maalmihii wanaagsanaa

  Рет қаралды 173,794

Essa Mohamoud

Essa Mohamoud

Күн бұрын

Пікірлер: 298
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 6 ай бұрын
Aabo siyaad illaahoow denbigaaga iyo kii waalidkaaga ba cafi oo janatul firdows idinku arsaaq aamiin
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 5 ай бұрын
ALLAHAYOOW u naxariiso oo dambi dhaafo Aabe SIYAAD 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@zakiahmed6655
@zakiahmed6655 5 ай бұрын
waxaad ka hadlaysid niin ah kaligii taliye oo sababay dhimashada kumanaan kun oo qof oo aan waxba galabsan. Kumuu eekan askarta oo kaliya.... Ee wuxuu ugastay wax muwaadiniin ka kooban rag, dumar iyo carruur dibaato iyo silic. Alle ka cabso oo u toobad keen. Waxa ku dhici doona iyo in la cafiyayba Allaah ayaa go'aaminaya. Kaligi uun bay utala sudhu ugaleyo adonkiisa
@NasraGulaid
@NasraGulaid 5 ай бұрын
@@zakiahmed6655maxaa ka dambeeyey????????
@geedgalegeedgale6529
@geedgalegeedgale6529 4 ай бұрын
@@zakiahmed6655kuwa hada wadanka wuu dhamay 100%
@XaajiAhmed-e1i
@XaajiAhmed-e1i 10 күн бұрын
Allhum amiin yaa rabii 😢
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 6 ай бұрын
Oh my god I remember my hometown, Mogadishu. I miss very much, اللهم ارحمو موتانا وموتى المسلمين فسيح جناته قبورهم روضه من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين ، President Muhamed Siyaad Bare
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 6 ай бұрын
From Borame North Somalia 🇸🇴 i remember this days i was in Mogadishu left from Borame 1978 because it was lot of fighting in Somalia army and Eithiopai my sister lives inBilaajo carab and i joined Badhtamaha xamar that time was dugsi dhexe .it was Amazing city my Allah make Mogadishu peace
@faadumofaadumo669
@faadumofaadumo669 2 жыл бұрын
Oo muqdisho berigaa aya qurux badnayd hada buuq iyo dad badan oo bilaa barako ah insha allah khayr bay ku dhamaan❤
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 5 ай бұрын
Yaa Allah yaa Arxama Raaximiin AABO Maxamed Siyaad Barre ❤ Ayaamo Zamaan Ayaamihii Quruxda Badnaa Illaahay Subxaana Watacaalaa Hanoo Soo Celiyo Sharaftii Soomaaliyeed iyo Quruxdeenii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DahirMohamud-l2x
@DahirMohamud-l2x Жыл бұрын
Waan soo gaarnay Dawladaas dugsi hoose Ilaa sure Ilaa jaamacadii anagoo ku jurnay naga burburiyeen kuwo cadawga soomaaliya u shaqeeya
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 ай бұрын
Dalka on ka burburiyay waxa ka horaysay in isaaq la xasuuqay ha burburto balo lsbtaktay alxamdulilaaah
@CR71987
@CR71987 6 ай бұрын
Soomaaliya hanoolaato 🇸🇴🇸🇴
@deeqoali57
@deeqoali57 6 ай бұрын
Mooryaanba dalaka halakas gaysay
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 ай бұрын
Gaalkii afweyne inaga dumiyay dowlada
@deeqoali57
@deeqoali57 5 ай бұрын
@@Suhayb1_4 mooryaan iyo jamhado dabadhilifa dumiyey, marku joogay quruxdaasa lagu noola asagana dhisay maxa loo fiiqday
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 7 жыл бұрын
Aniga ilinta ayaanba iska joojin waayey iyo sida aan Hadda u duleysan nahay oo dad aan waxba aheyn ay rageena farta ugu yeerayaan kuna shaqeysanayaan sida xoolaha waa nasiib darro 😔
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Aniga aha ubaxi kacaanki barakeysna ee aabo siyad allaha unaxariisto xamar waxa igu danbeysey 1989 dad ilbax karti leh oo qabiil iyo siyaasad aqoonin. Dhalinyarada waxan kashekesan jirney spoortiga. Maanta Dhalinyarada sheko qabiil iyo landhere ahay. Wan ooyo xasuusti iyo nolashi wanagsaned ee wadankii dadka isku xafada tihin aya isku ehel laaha
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 5 ай бұрын
Allow dad qalataa badashay wanaagii iyo nabadii aan haysanay ee dib isu jeclaysii quluubta ummadda Soomaaliyeed.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
aniga wayadas ayaan dhashay miga Gedo xasus reeb 1992 Or 1995 ayaan ka sodagag Baanaaneey mesha ka cuno iyo cano markad cano iyo soor iyo babad ah WAA farta aan qoraay Jamacada buuxa anigo ah uu burbur dhay waan xarunta marku lahaa dal ayaan ka daaga mooye Dad kama dagiin manta oo ah 2023 waxas ismaqal laan iyo Qaraqarba ayaan ahay iyo Qabayara ayaan ahay ayad isku haysatan ❤❤
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 7 ай бұрын
Ayax tag Eelna reeb waa suntii Kacaan ku sheegii bilaa diinta ahaa Ee shuuciga diinta ka dhigtay ee dhiigii shicibka xalaashaday Qof aan wax danbi ah galin inta la iska soo qabto la iska toogto ayaa aadyar la iska odhanyaa qaran dumis buu ahaa.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 ай бұрын
Xasuus waaye muqdisho cadeey allow nabadii noo soo celi aabe siyad allaha u naxariisto ❤❤
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 6 ай бұрын
Waa. Istaahishaa. Inaa. Laguu. Share gareeyo. Like. Laguu. Saaro. Thank you so much. Anigoo ah. Korneel. Hussein Afgooye. Windsor Ontario Canada 🇨🇦
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 7 ай бұрын
Ala nasib wacana dadki so arkay nabadas 😢
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 Жыл бұрын
اللهم ثبته اللهم اغفرله ويرحم الله المستفدمين مناوالمستئخرين اسال الله لناولكم العافية في الدارين يارب
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 6 ай бұрын
Allow ku naxariiso jalle siyaad janadii firdowse allaha kugu casuumo aamin
@Beauty-qf8ch
@Beauty-qf8ch 8 ай бұрын
Wax walbo dhan wanagsan bay leyihiin fa idoyinka burburki waxa ka mida xijabka an hada ku faanno alhamdullilah cala kulli xaal ❤️
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 6 ай бұрын
Kufsi iyo wax aanay soomaalidu caado u leheen oo laga keenay fircoon iyo qoomkiisa ayaa yimid hada ilaahey dowlad sharciga islaamka dalka ku xukunto kitaabka iyo sunada oo aan ahayn argagaxiso ilaahey hana siiyo waala daalayee ilaahey soomaali ha u raxmo xaqana alaha tuso allahuma aamiin
@SalimsalaxSalim
@SalimsalaxSalim 6 ай бұрын
Xijaabka dartiisa miyaad dalka uburburiseen yaahuu dadka awalba wey asturnaayeen xijaabka aad sheegeyso hoostiisa wixii3kuduugnaa dibaduuyaalaa aari ayaaoobixiyey
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 6 ай бұрын
Ha burburto maxaa wacay dad gaar ah ayaa awood iyo lacagta ku raaxeysanaayeen, ninkaas ha ka xumaado sakiin ha laqo. Dawladdaas dad gaar eh eey ka burburtay soomaali oo dhan ma ka burbirin
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 6 ай бұрын
@@deeqoali57 kuwa oo Nairobi iyo America jooga qof meey guri ka heestaan, xijaab eey wataan, ka warran taas. Xijaab qod kugu khasbeeyso ma lahan, Hindida caloosha qaawan kuwa fiican iyo kuwo xun waa leeyihiin, taas ogow. Adiga ayey kugu xiran tahay
@deeqoali57
@deeqoali57 6 ай бұрын
@Jeenyokajeenyo anaga aragnay kuwo soo dhoofay oo raadinaya dadkay guriga ka deganayeen anay iwaydiiyeen ayago masajid dhexfadhiya xijaaban ku sookorsaday ku dhalay ka badan 30 sano wali mamoyinkood dagenyihiin, adeer xijab yaan lagu marmarsiyoon waa aragnay kuwa maalinwalba maxkamada la keeno oo u shaqeeya shabab.ayago xijaban ukalaya say dad muslimiina oo somali ah oo dadkoodi ah dilkooodili ukalaha subxaanalah,.adeer markan saas kuleeyahy ma ahi qofqaawan oo neceb xijaabka laakiin xaqiiqda saasa dadkiiba xijabtay xijaab muxu tara aa dhiig islan qabto aa guri xaarana ku jirto aad beer.xaarana beerato, aad isbaro xoolaheed cunaysid, waagii horuu dadku fiicnaa
@burhanibrahim2687
@burhanibrahim2687 6 ай бұрын
Ilmo ayaa iga soo daadatay Kuma haysan dhaqaalo dacas ayaa ku tagi jiray maantana kuma nooli soomaaliya no lol fican nabad galyo ayaan ku noolahay balse waan ku badalan lahaa in ku nolaado sharaftii iyo nolashii mugadisho nolashii 1978 ilaa 91 markaan ka soo qaxay
@zakijacfar7615
@zakijacfar7615 4 жыл бұрын
Wan ka xumhy in aan nasiib u yeelan malmihii wcna 😢😢
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Anigaba uma yeelan
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 6 ай бұрын
Maalmaha fiican shan sanno keliya eey ahaayeen, inta kaleeto musuqmaasuq iyo dhib ayaa laga jiray
@abdirahmanhassan2142
@abdirahmanhassan2142 6 ай бұрын
He was fearless leader.may Allah grant him janatul firdows.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 ай бұрын
Fearless leader? 😂 He run to Nigeria while all the dictators like Saddam Hussein, Moamar Gaddafi, Cali Cabdalla Salax they all died in their countries in the midst of war.
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 6 ай бұрын
Afweyne Ayaa halkaa gaadhsiiyey doofaarka xumi,
@omarabdi3332
@omarabdi3332 6 ай бұрын
He was a coward. Hasn't he been forced to flee his own land by the people he brutalized?
@mahadjama1481
@mahadjama1481 6 ай бұрын
War MashAllah ganjeelada gurigeen ban arkay. Wa tariiq.
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 10 ай бұрын
Somalia was destroyed by Somalis. May Allah the most merciful restore it to its glory and grant it power and prosperity, surely Allah has authority and power over all situations
@khayrsheegmedia4311
@khayrsheegmedia4311 6 ай бұрын
Wayfiicnaan lahay in lafahmo dowladnimada, kala dambaynta iyo amniga inay muhiim inoo tahay laakiin waxaas oodhan waxaa badalay caksigeedi oo ah qabyaalad musuqmaasuq iyo kala qaysanaan iyo waliba isqarxin aan ujeedo lahayn. Qabyaalad waataasaa meelxun idin dhigtay.
@Nurhiba21
@Nurhiba21 5 ай бұрын
Inshallah Somalia 🇸🇴 Wey guuleysan. Dhib dheef aya ka danbeyso. Somali mididey aad useefeysan mardhowna Wey so kici iyaga oo isku duuban oo Kala danbeeyo oo diintodana aad ugu dhagan.
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto Siya bare Amiin yaa Rabbi
@edebsanaxmed4821
@edebsanaxmed4821 5 ай бұрын
Yaa Allaah nabad iyo wadajir nasii soomaali isu Soo dum quluubteena Allow mideey mar kale Yaa Rabi🤲😭
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 7 жыл бұрын
Ummad ILAAHAY ma'duleeyo il'Laa ay iyada is dulleyso waana jazadeena taa Anaga shaqeysany ILAAHAY waxaan ka rajeynaa inuu si degdeg ah nooga saaro dulliga Aamiin InshaAlLaah
@ismailabdullahi697
@ismailabdullahi697 9 ай бұрын
Amus dhilaa kudhashay wahabi garac garac dhalay dadka Somali larabo qaxootinimada iyo gaajo larabo hoyada was
@Liiloowe
@Liiloowe 8 ай бұрын
LABADII QABIIL EE LACAGTA CEYRTA QAADANAYEY EE XUKUNKA IYO HANTIGA QARANKA KU NAAXEY AYEY DOWLADAASI KA DUNTEY. TAARIKHDA AKHRIYA, XILALKII DOWLADDA AKHRIYA. 1. DAAROD GAAJO AYAAN KA ILAALIYEY 2. HAWIYE XUKUN BAAN KA ILAALIYEY 3. ISAAQ GANACSIGII AYAAN KA ILAALIYEY. HADAFKII SIYAAD BARRE SIDAAS AYUU KU DHISNAA. MAANTA XAQQII AYAA SOO BAXAY. ANIGA AYAA GOOB JOOG U AHAA. DAGAALKII MARKUU DHACAY DADKII DHERGANAA WAA KUWII ORDI WAAYEY
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 ай бұрын
​@@ismailabdullahi697 Caydu was wax aad uxun e ku hadal wax wanaagsan ama aamus
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Yaaan garankar dareenkeena wlhi hooyadey iyo abahaay sidaa aya u nolayaan nabadii iiyo farxadii libaxadii soomaliyaa guulaa mar labad
@khaalidyare2955
@khaalidyare2955 Жыл бұрын
Walhi waan qiirooday nadiib Uma yeelan saldanadaan😟❤️
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 6 ай бұрын
Kkkkkkk dhuuus prank news
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 6 ай бұрын
Anigo waaan jecelysatna balse dib sidaaaa ugu kabninmayno inta konfurra qaraxaysa ku jieysana qoladayan bil icrifaaaaka ahnina sidaaasa ahayana
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 16 күн бұрын
Ha dhacsanaato wsligeed Somalia waa xaasidiin aan aqoon sida loo xajisto guusha markaad ka quusatona xaadidnimo kula daba socda oon aqoon uquudha walaslkas oo shalay wanaag kula yimid maantana dowlafkula jaara doortay in uu shaado shubaad ugaysatay darteed
@SalimsalaxSalim
@SalimsalaxSalim 6 ай бұрын
Xoogaa ayaan kusoogaaray maashas Allah ❤❤❤❤❤❤❤ mogadisho lkn hada qashin ayaa isuguyimid
@islamshow3178
@islamshow3178 7 жыл бұрын
Maanshaalah midnimada sharaftaa bayledahay alow somali midee jirad iyo cuqad ka qaad somali midnimo baan urajeyay yaalah àamiin
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Guula soomaliyada
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Midnimo dhimatey.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 ай бұрын
Dhicimayso mar dambe midnimo ka quusta
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 16 күн бұрын
Ma dhagayso in Somaliland la midowdo xataa haday shsntiiba midoobaan
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
The old men i am seeing in this video today September 13 2023 i think most of them have already left this world, gone back to their rabb or Lord. May Allah SWT have mercy on all of them.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 7 ай бұрын
No my friend some of us are still life and kicikng
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 7 ай бұрын
@faisalmohamedabdulla3600 MashaAllah. I am sure you are over 80 years now, correct? In which scene were you in the video, the young sitting with the young lady
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 7 ай бұрын
@@honestyfirst2165 not quite only 60 and if you didnt recognise me i might have been the taxi driver.
@cabdiraxmanmahamudmaow7838
@cabdiraxmanmahamudmaow7838 6 ай бұрын
SHUUCIYO MIYAA"CIZZI-IYO-SHARAFLEH. OO IYADOO DHANBA"DIINLAAWENIMO"KUDHISAN.
@RobFrancis-xs8gi
@RobFrancis-xs8gi 6 ай бұрын
Ameen
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
Oh My God, i am seeing spacious pedestrian walk.
@Huda12490
@Huda12490 7 ай бұрын
Xamer markakas xamer ahed❤
@Huda12490
@Huda12490 7 ай бұрын
Xamerey waan ka xumey waxa ku heley😢😢😢😢
@NasiibFiican
@NasiibFiican 5 ай бұрын
Waxas waxba ma aha huda haday ka ficantahay
@maguled
@maguled 7 ай бұрын
MW. Maxamed Siyaad Barre Ilaahay Naxariistiisii Jannatu Fardowsa ha ka waraabiyo. Maxaa loo darsaday; Soomaaliyi isaga kama dambeyn.
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 6 ай бұрын
Dhamaan intii dhimatay Allow u naxariiso yaa rabi
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto maxamed SIYAAD Barre iyo intii samaha jeclayd
@SalimsalaxSalim
@SalimsalaxSalim 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@CR71987
@CR71987 6 ай бұрын
Aamiin
@sahrocisman953
@sahrocisman953 6 ай бұрын
Amiin
@deeqoali57
@deeqoali57 6 ай бұрын
Aamiin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 ай бұрын
Ilaahay naarta haku fogeeyo gaalkii afweyne inta taageersan waa in xaaraan uu ku dhalay oo gaalnimadiisa ku taageersan
@yurubdhoore6047
@yurubdhoore6047 5 ай бұрын
Masha allah siyad barre lion of afrika. nin wadani ah ayuu ahaa Aun my rolmodel sidiisoo kale inaa noqdo rajaynaa insha allah
@NasiibFiican
@NasiibFiican 5 ай бұрын
Tuug ayuu ahaa Ilaahay ku caasiyay
@hamdinurmohamed7320
@hamdinurmohamed7320 5 ай бұрын
Ilaaho siyaad bare janada ugu bishaaree dal iyo dad kama danbeyn
@NasiibFiican
@NasiibFiican 5 ай бұрын
Naarta alle ha geeyo
@abdik9002
@abdik9002 9 ай бұрын
Geesi dad waayey ayuu ahaa!
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 ай бұрын
Dadcun buu ahaa abaalkuqaba wuu helay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj Maxay somali ka dhaxashay? 34 sano meeshii uu idinkeega tagay ayad wali candhaaqdaan oo meelna aadan u dhaqaaqin dhib u dhac mooye
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 6 ай бұрын
Afweyne in ow xilka iska wareejiyo 1980 ayey eheed, waddanka ma burburi laheen, waa noo ceyman lahaa, laakiin waa ka fuqi diiday, dagaal ayuu ka doortay. Sheekada waa ka xumaatay. Qabiil ow u beddalay. Runta haddii la sheego shanta sanno ugu horreysay wax waa qabtay, ka bacdina waa ku xaaray. Diin iyo kitaabka quraanka iyo wax kaleeto ow faraha la galay.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
@@Jeenyokajeenyo Dalka marku ka tagay maxay kuwi isaga afgambiyay wax u qaban waayeen? Oo dowlad loo dhan yahy u dhisi waayeen? Sida ma aysan sameyn waayo wax qorsha ah ma aysan laheyn oo aan aheyn darood laaya inkasto darood ka mid aha jabhadihii la dagaalay Maxamed Siyaad barre. kuwii umada laayay oo barakiciyay oo hanti shacab iyo tii dowlada ba dhacay aya wadanka burburiyay oo wax walba ka masuul ah ilaa manta dalka qaribaya.
@CR71987
@CR71987 6 ай бұрын
Geesi wadani ah ayuu ahaa runti lkn Somali qabyaalad ayaa dishay kataliya hada marka
@dahirgess6660
@dahirgess6660 4 ай бұрын
Somalia horumaar bay gadhey waqti horey, markaan dayaxa Ayan qabsaneyna ❤
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Waan xasuustaa xamar waxaan tegey November 1979 .
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 5 ай бұрын
To day Habargidir occupeid 70% Mogadishu 👍
@soloibrahim9673
@soloibrahim9673 Жыл бұрын
Oh what a nostalgic moment it was . May Allah restore back your lost glory
@MOHAMEDHASSAN-nw4hp
@MOHAMEDHASSAN-nw4hp 5 ай бұрын
Ameeeen ya Rabb
@siradm
@siradm 7 жыл бұрын
markan arko M ziyaad barre ama ciidankii xoogga dalka wan qiiroodaa waayo madax weyne buu ahaa libaax buu ahaa ee sidda balaq loo tuuri jirin fartana laguma wici jirin wal wal ban ka qabaa inan heli doonno Madaxweyne iyo cududdii ciidan alle aktiisasa waxba dhiba kuma leh inuu asagi oo kale oo waliba sheekh ah inuu noo sahlo ma lihi qalad ma galin laakiin MADAXWENE AYUU AHAA DALKIISA IYO DADKIISA DAACAD U AH OO AY KA GO'NEYD INEY SOOMAALIYA ADDUUNKA DHAAFTO MIDNA AY AHAATO hadal kale ma lahayn
@essamohamoud77
@essamohamoud77 7 жыл бұрын
haa Sirad walaalo qof kasta oo damiir wanaagsan iyo wadaniyad leh wuu qiiroonayaa, Soomaali iyadaa is dulaysay, welina way ku sii socotaa,ilaa aan Allaah si dhab ah ugu noqononana dulinimada ka bixi mayno, Allaah ha inoo fududeeyo,oo ha inaga saaro dulinimada.
@siradm
@siradm 7 жыл бұрын
Essa Mohamoud allahumma aamiin
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Maxaa ku gali waysayaa wlllo wakhti ficn ayaa so nolaayeena dadkaasi weynh naga nasiba badanyeeen
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Wlhii 😥😥😥😥😥😥
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Gabdhii iyo wilka xiligsa noola weynga nasibaa badaan
@TawfiiqSaleban
@TawfiiqSaleban 6 ай бұрын
Ale ha unaxaristo 😢 Abo siyad Walhy Hargysan joga wan murugoda Markan Xasusto Geridisa Ax
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
Wataa dawladnimo 1978 Waa sanadkan dhashay Mashalah
@sheekhjigne4261
@sheekhjigne4261 7 ай бұрын
Waa maalmihii dulmiga iyo tacaddiga u ahayd dulmanayaasha laakiin Berisamaad u ahayd daallimiinta
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
@@sheekhjigne4261 Yaa la dulmiyay? Ninka aad edeeyneysid marku tagay maxad wax u qaban wayday? 34 sano aya laga jooga dowlada afgambigwed maxay somali ka dhaxashay? Maxay ilaa manta u sara kici la’dahay?
@Aymo72
@Aymo72 6 ай бұрын
Maragtay ​@@wondroussoul5414
@mmc44
@mmc44 Жыл бұрын
Isbadal wayn baa ku dhacay magalaada iyo dadkeedba Eeg raga siday timaha u jaran jireen iyo imika sidee yihiin waa kaaf iyo kala dheeri Nasiib uma ueelan inaa xiligaa joogo Dalkeena ooo Talaabsaday Alle hay tuso. 🤍🇸🇴
@Bytity35
@Bytity35 4 ай бұрын
Wuxuu xasuuqay Cullima-Udiin. Calaamad madow oo uu qabriga la gallay. Shuucinimadii uu ummada la dammacsanaaa. Qab jebintii midabka madow ee soomaalid oo uu carabeeyay .ilaahada soomaali isirkooda way ku dawakhsan yihiin. Allaa na dhaafiyay Waana laga soo kaban insha ,allah
@ElmiM-j4n
@ElmiM-j4n 7 ай бұрын
We had RESPECT. Had our own somali airlines!! All lost because of KAABIIL KEEYGAA !!😊
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 6 ай бұрын
Qokii dhinta dib Uma soo Lambto dadkaan maanta jira kuwa qiimaha wadankooda yaqaan ma aha berisamaadkii dib u soo noqon maayo intii nasiib u yeelatay alla ha Samir ha ka siiyo maalmahaas wacnaa
@fatumaali1924
@fatumaali1924 6 ай бұрын
Maa shaa allaah Bari samaadkii Allaha u naxaristo jaalle siyaad aamiiiiin
@mohodinPliano
@mohodinPliano 4 ай бұрын
Wixi kadanbeye 90 somalida Wa la asay 🇸🇴💔😢
@hawohassan8559
@hawohassan8559 6 ай бұрын
Wow!!! Waxaan ahayn dal iyo dowlad jirta oo Meehan iyo muunad layd. Maalmihii tegay xasuus wacanaa.
@abdifarah3545
@abdifarah3545 6 ай бұрын
Waayo waayo ileen nimco iskuma kaa sheegto nimcaa lagu jiray wase la dayacay nasiib darro
@rocky4066
@rocky4066 29 күн бұрын
jaalle maxamed siyaad barre waxa uu lahaa heybad madaxweeyne raximahu allaah
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 3 ай бұрын
Waa kuwaan dawlad ku noolin jireen.Somaliya waa nabad, cadawveena,waa mareexaan
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 4 ай бұрын
2024 from soomaaliland to maalmahaas dhintay 😭😭😭😭
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@mohbashiir
@mohbashiir 6 ай бұрын
Xasuus qiimileh mahadsanid abaayo.
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 7 ай бұрын
1978 macaha, ka hor bay eheed, 1972-73. 1978 X, Barlamaanku Hool gab bu ahaa.
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 7 ай бұрын
Siyaad waa dambiile dalkana burburiyay dhigyacab kaligii taliye Lk xabad baan xamar kagasarnay alahu akbar no more darod
@user-ii1iq4pg1b
@user-ii1iq4pg1b 7 ай бұрын
😂 darood la,an tisa sharan shuunka halkan mabo so gari lahy shut up 🤫
@Aymo72
@Aymo72 6 ай бұрын
​@@user-ii1iq4pg1bMaragty 😂
@asiyamaxamad6891
@asiyamaxamad6891 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 و طة aabo ilahaw kuu naxariiso
@DeeqoMaxamed-uc7lc
@DeeqoMaxamed-uc7lc Ай бұрын
Ilaahey haunaxariisto dibdanbe madaxweeynahan ookale looms arkayo
@ahmedhagi7096
@ahmedhagi7096 4 ай бұрын
Waa Beri Samaatkii, intaan Awoorka ku soo duulin.
@abdirahimibrahim2476
@abdirahimibrahim2476 5 ай бұрын
Maalmihii diin la'anta iyo dulinimada deh... Siyad Barre Mulxid wenady ayuu ahaa ummada hoog iyo halaag u horseesay Allaha asaga iyo Fircawn ha isla soo xashiriyo
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 6 ай бұрын
Maashaa alaah waayowaayahii fiicnaa alaha noo soo celiyo❤❤❤❤
@shantagees9425
@shantagees9425 7 ай бұрын
Alla maman daawaday videogame, especiall mararka ay barnaamijka soo socda an wakhtigiisii la gaarin, in xogaa wakhtiga lagu dhaafiyo. markaan maqlo musican in video gan, waxen modaa inaan Xamar dhex joogo 1987.
@maftuuheabdi7330
@maftuuheabdi7330 7 жыл бұрын
I can't believe muqdisho waye maidhihi rabtaaan meshaan 😳
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
M A
@ggfff1733
@ggfff1733 6 ай бұрын
Waa xiligiii dowladiii rida ahayd ee diinta lada gaalami jirtey Xagee ciso sharaf taaley waxaan ahayn cali beesteeen aan xishoon waliba wilal iyo gabdhaba is dhexgalaan
@osmansheikhabukar5962
@osmansheikhabukar5962 5 ай бұрын
Oo haddeertaan soomaalidu ma diintay ku dhaqmaan??? Waa adiga leh diintii ayaa lagu tuntay , oo maxaa ka dambeeyay ??? Wanaag ilaah raali ka yahay baa??????
@alirage1746
@alirage1746 20 күн бұрын
Wayo wayo Allaha wuno so celin kara shicibka ayey ku xeran tahay in ay wadani noqdan
@sahraisse2676
@sahraisse2676 5 ай бұрын
Waa dal madax waayey , I remember the October time
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
Alxm aduunyo waa la helaa ilaahayba diintii nooga badbaadiyay kii beeniyay
@rocky4066
@rocky4066 29 күн бұрын
illintaa iqubaneeysa markaan soo xusuusto maalmihii dahabiga ahaa ee dalku soomaray iyo iminka sida aan udulleeysanahay dalkeenana dunida uga hooseeyno qabyaalad darteed
@abdullahihashi3229
@abdullahihashi3229 6 ай бұрын
Burburka somaliya Kacaankii gaalnimada watay ma weli warkiisa la wadaa ilaaha ka magan galnay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
34 sano aya laga jooga, somali meeshii uga tagay ayeey wali candhaaqaan oo meelna uma dhaqaaqin. Somali dhibkii soo gaaray aya ka daran lkn cuqdad qabiil aya kaa indha tirtay xaqiiqda
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 4 ай бұрын
Clean moqdisho 😢😢😢
@axmedmataan4443
@axmedmataan4443 Күн бұрын
Hada ka hadal wax ku dhaafay tiigsimaad male illaahoow wakhtigan danbe u naxariiso umadaada ha ku eegin hororada hiigayee
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 6 ай бұрын
Madaxwaynaha Siyaad Allow u naxariiso yaa rabi
@deeqoali57
@deeqoali57 6 ай бұрын
Aamiin
@araksanabdilahiawale1674
@araksanabdilahiawale1674 5 ай бұрын
The street is clean people are walking with confidence there is not fear.even the banana looks healthy
@abdulshakuur975
@abdulshakuur975 6 ай бұрын
This is old good days but NO hijab
@Ahmed_torres
@Ahmed_torres 5 ай бұрын
Mnsha allh abahay ka dhex arkayyyy oo dhalinyaro ah 5:17 ila 5:21swirantiza horay u haysatyyyyy
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 Жыл бұрын
محمد سياد بري الله يرحمه
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Muqdisho quruxdeedu waa inta badhtamaha ee Talyaani dhistay ee ka tegey. Somaali wax la sheego kumay kordhin
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 8 ай бұрын
Alxamdulilaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Lajeclow.qadar1
@Lajeclow.qadar1 6 ай бұрын
Kulaha abe siyaad 😢
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 5 ай бұрын
Waa xasuus weyn,balse aad u xanuun Badan waayo waxaa waddankii liqay ii diirtey Diirato sida* UUBATADA *oo kale ah aan waxba reebin.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 5 ай бұрын
I wish we go back.
@khadranuur8690
@khadranuur8690 5 ай бұрын
Waa madxaweynihi ordin isna waa dhintay ilahay h u naxareesto labadoisaba wa markay carabi inaga danbayn jirtay manta madaxat inaga xaraan adoonyo
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 6 ай бұрын
Caasimada. Maha. Taani. Waa. Goobata. Haalaka. Dhigatay. Soomaalida. Xoolahii. Iyo. Dadkiii. Soomaaliyeeda. Baa. Ku. Maaqaan. Ilbaxiyey. Laabsakii. Laaba ray. Kabacaadi. Isaku. Beedeshay. Xuunka. Iyo. Dhoore. Ee. Wada. Caariishaka. Waada. Ahaada. Nadaama. Ma Lahaan. Iyo. Guunatiino. Bis
@shukrimacalincabdi1149
@shukrimacalincabdi1149 2 жыл бұрын
alla heestan yaa qaday axsaan I sameya😭😭😭😭I sheega
@RAAGE-rq1ke
@RAAGE-rq1ke Жыл бұрын
Waxaa heestaan qaaday ubaxa kacaanka oktoobar caruurtii dawladu barbaarin jirtay
@gullamgullam7442
@gullamgullam7442 Ай бұрын
Arday
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 6 ай бұрын
Wadanka oo dhan Mogadishu buu aaha
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 27 күн бұрын
OMG , Xasuuuuus😭😭😭😭😭😭
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 3 жыл бұрын
Salaama war ciise beryahan xaggeed kadhacday waan u xiisay barnaamijyadii aad soo daynjirtay
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Joornaalkii madbacada qaranka ayuu akhrinayaa waayo waayo AFRO🇸🇴
@rocky4066
@rocky4066 29 күн бұрын
bal eega sharafta ay leedahay kala dambeeynta dowladnimada iyo kuwa qabyaaladda welidabataagan oo aan rabin dowlad inaan ahaano sharafteenaana aan soo ceshano.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
WadajirEey muqtishoooy.
@deeqoali57
@deeqoali57 6 ай бұрын
Alow kuu naxariiso baba siyad
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 5 ай бұрын
Ziyad bara kale wadnkn so mari mayo in kasto kaligi talis aha diint so fara kashty lkn shisheye wax uma ogolen halk kuwa manta jogo u sujudan
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 9 ай бұрын
Allaha I naxriisto Jalle Sitad Barre🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 ай бұрын
Aduunyooy xaalkeeda waaye ilaahey hanoo celiyo waxaan xasuutaa boon dheere libaaxow nasiib buundo habeekii bolooli ku dheelaayo cajiiiiiib waraaba yaal aa nosoo bursaday aan naxeeynin
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,3 М.
1974 Somalia & Siad Barre Special By Italian TV [Rai Teche]
30:48
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
LAXANKA WARQADDII FAHAD YAASIIN IYO FARMAAJO (4380)
40:52
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 49 М.
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Hanti dhowr
Рет қаралды 53 М.
Xasuus: Muqdishadii hore iyo noloshii ka jirtay, sanadihii 2000-2006.
7:04
Xusuustii Xamar (Markay wax kaa lumaan ayaad raadraadisaa)
4:49
Deg deg dalmar yare oo shirqoolay kabayare arin sir ah dawo ?
6:49
Sobandhige Media
Рет қаралды 1,9 М.
SAALAX QAASIN HAYAAN WITH LYRICS KABAN
11:44
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 160 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51