MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴

  Рет қаралды 64,125

Maaweell

Maaweell

18 күн бұрын

Пікірлер: 274
@maaweell
@maaweell 17 күн бұрын
Videoga saxibyal 10k like Gaadhsiiya love you guys ❤
@mohamedupdy-ot9qe
@mohamedupdy-ot9qe 17 күн бұрын
Sxb kismaayo imow
@mohamedupdy-ot9qe
@mohamedupdy-ot9qe 17 күн бұрын
I im vomos to you
@MaxamuudFaysal-jn4mr
@MaxamuudFaysal-jn4mr 17 күн бұрын
Hye shp
@FootShorts12
@FootShorts12 17 күн бұрын
Waa isaaq😂​@@mohamedupdy-ot9qe
@FaizahD-po2gl
@FaizahD-po2gl 15 күн бұрын
Nagu halee❤ horena usoco wllo 🎉
@tokte-zp6sr
@tokte-zp6sr 17 күн бұрын
Muqdisho 💗🇸🇴ciyal xmr like ta iga dhisa
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 17 күн бұрын
Alla Reer Xamarku bashaashsanaa waa dad and u fiican.
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 17 күн бұрын
Ma lagu guuriyaa
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 17 күн бұрын
Mashallah wiilka rootiga gadayo waa wiil ku faanay shaqadiis Allah u barakeyo shaqadiis
@yuusufnuur876
@yuusufnuur876 8 күн бұрын
Rootilaha legend waaye wlhi hooo shaaxa ku cab wale reer xamar waa yahay
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 17 күн бұрын
Muqdisho dhanka xun uun baa lagasoo bandhigaa sidey iigu muuqatay ma ayan shukran brother
@bugazi3037
@bugazi3037 15 күн бұрын
Gaal madow & gaal cad majeclo homarka Somali.
@saedqozta5386
@saedqozta5386 14 күн бұрын
hader melaha waweyn isagu muhimadisu maha e street food buu ka diyariyay barnamijka sidan baa fcn hooyoyinka shaqoyinkoda in la arko nin dabaq dhistay maxa xayeysintisa laga soo gelinaya
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 17 күн бұрын
Ree xamarow waa idin salamay from hargeysa
@NasroSiciid
@NasroSiciid 17 күн бұрын
Waa kaqaadnay from ciyal xmr ❤
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 17 күн бұрын
welcome
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 16 күн бұрын
@@NasroSiciid hortay reer xamarku ma waynaadaan miyaa 70 jirleh ciyaalo xamarbaan ahay ayaad arkaysaa ciyaal caruur kkkkkkkkkkk
@bugazi3037
@bugazi3037 15 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9rciyaal burco ahay mad iskadhe dee
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 15 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rhhhhh wllhi wayab ciyaal xamar means dhalinta xamar odayal miyaa tiktok joogan dhalin 30kayar kulahadlayan walalayal😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 17 күн бұрын
Last 2 years bn kamaqnaaa mogadisho I'm coming this Saturday (after 2 days) I can't wait to come and spend my eid days there . Thanks Abdisamad ❤
@muunarashiid2317
@muunarashiid2317 17 күн бұрын
Masha allah qosolkoda wuxu ku tusaya sidey uqalbi wacnyin somali wa walalo kuwa isku diraya alle haynaga dhex saro
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 күн бұрын
walaalona maaha reerxamarku waa quraarad madaw ilkahay kuu cadayn reer somaliland na waa quraarad cad calooshooda iyo afkoodu waa isku mid
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 17 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rxumaanta iska daa anoo Somaliland ka imid oo muqdisho 13 Sano Ku nool wlhi aad bay isoo dhaweeyeen waa dad dhiig leh oo wanaag badan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 16 күн бұрын
@@mohamedhassan-yc2cw Dhiig ka dheer hawiye canbuulo aniga walaalahay oo dhan bay qabaan iyo kuway siidhaleen waa cadaw la korsanaayo muqdisho ilaa baydhabana waanu deganayn iga sheekayn maysid wardhiiglay iyo toofiiqba waanu degenay
@SadaamHussen-sv4pn
@SadaamHussen-sv4pn 16 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9rdib danbana haysu imaan sinjiyadada wase
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 15 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9radu moyaad notimi xagaad nagu aragtay wll waad dhiman ee umad ilaahay ha afgashan
@cabdiqadirqaasim9044
@cabdiqadirqaasim9044 12 күн бұрын
Alow barakee xamar ❤from ISAAQ
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 4 күн бұрын
Aamin dhamanteen😊❤❤
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 Күн бұрын
Sdkle wll❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 9 күн бұрын
Maasha alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 12 күн бұрын
illahow Nabad nooga dhig Mogadishu 👍😥❤️
@AbdiasiisMuuse-yq3wx
@AbdiasiisMuuse-yq3wx 13 күн бұрын
Reermuqdisho caasimada soomaaliyeed lekta ❤ igushida
@Ahmedbaari
@Ahmedbaari 17 күн бұрын
Waw maweel mugdisho miyaa joogtaa❤
@halimahussein2000
@halimahussein2000 14 күн бұрын
maansha alaah muqdisho muuqbilan beautiful
@abdiseed3363
@abdiseed3363 17 күн бұрын
Best video wooow vlog yadan qof somali samen kara maleh kep it up bro
@hassansomali4014
@hassansomali4014 16 күн бұрын
Mahadsanid Maaweel aad ayay u qqurxoonaatay Mogadishu saddex bil ka hor ayaan ka soo laabtay kamana daalo daawashadeeda waan ku dhashay kuna koray. Canada, Edmonton ayaan kaa soo salaamayaa.
@Sumadeena
@Sumadeena 14 күн бұрын
This guy is down to earth, he is being real. Keep going man. Sida qayser suuro badne ma tihid.
@Young34barista
@Young34barista 17 күн бұрын
Mashallah thanks bro waxad so bandhigtay bilicda magalada 😮
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 9 күн бұрын
Masha Allah alaha u barakeeyo dhalin Yara da masaakinta shaqaysanayso wadankoda aaminay😢😢❤🇸🇴🇺🇸
@princessgacal3678
@princessgacal3678 17 күн бұрын
Waan u xiise wlhi meesha ku dhashe dhaqaaq ku bartey Mogadishu Mcn😢❤❤❤❤❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 9 күн бұрын
Masha Allah wiil Asha muqdisho qabiil ma yaqaanan somaliya ha israacdo
@SadaamXuseen-iq2hh
@SadaamXuseen-iq2hh 17 күн бұрын
First in comnnt maweel zxb qli keep going
@muxiyadiinmustaf1349
@muxiyadiinmustaf1349 17 күн бұрын
LET'S GO PRO NIN DHIIRA GALIN MUDAN OO INTAA JOOGTID INKABADAN BAAN KURAJEENAA
@akashicman2338
@akashicman2338 17 күн бұрын
Wow nice video really professional
@farhioadan9074
@farhioadan9074 16 күн бұрын
Wiilka sidii shaaxa ula cabay ban ka helay wlhi maawell waa nin qalbi fican❤😊
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 17 күн бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ Maweel wonderful brother. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸
@MuseIsmail-M18S
@MuseIsmail-M18S 17 күн бұрын
My brother keep on
@AhmettWarsame
@AhmettWarsame 17 күн бұрын
Maaweel welcome to muqdish pro
@kimjanno358
@kimjanno358 17 күн бұрын
My favorite KZbinr Maweel❤
@hirsidaud9504
@hirsidaud9504 12 күн бұрын
Masha Allah ❤ mahadsaniid walal great video hambalyo bro ❤ mugdisho magalo qurux badan waa magaladan kuu dhasheey ilahay nabada haa uu sa idiyo somalia 🇸🇴 hanoolato dadka somaliyeed dhamaantood waxaa uu rajeeynaya nimco iyo barwaaqo warto somalia 🇸🇴 waa hal guul somaliya ❤❤❤❤❤❤
@badmaceye1227
@badmaceye1227 16 күн бұрын
Video quruxbdn cajib ah mhdsanid mawel
@kahagedi1559
@kahagedi1559 14 күн бұрын
So beautiful I can believe it
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 12 күн бұрын
Wow best food
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 17 күн бұрын
Maaweell jazzakum Allah sidaad noo tustay xamar cade caasimad soomaaliyeed
@nuuraawil7088
@nuuraawil7088 15 күн бұрын
Masha allah keep going wll from burco
@axmedmaxamud2752
@axmedmaxamud2752 14 күн бұрын
dadkeenu waa dad qalbi wanaagsane siyaasi xun baa kala gaynaya waan rajaynaya mar inaan xamar tago waa riyadayda insha allah
@guutojr612
@guutojr612 17 күн бұрын
best vlog ❤
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 17 күн бұрын
Ninka rootiga ibinaya waa kalay arag wanagiisu dibadu taganyahay 😊❤
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 17 күн бұрын
war sxp malmahan dhan isha kuhaayay chanelka muqalada nosobadi
@namiishabdirizak3436
@namiishabdirizak3436 14 күн бұрын
Muqdishu my home❤️🥰
@buraale134
@buraale134 17 күн бұрын
Mashallah keep up the good work bro
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed 17 күн бұрын
Best KZbinr maweell❤😊
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 16 күн бұрын
Masha allah ❤
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 13 күн бұрын
Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤
@FaizahD-po2gl
@FaizahD-po2gl 15 күн бұрын
Ma.❤ illhayow barakee amnigana usug xamar cadey🤲🇸🇴
@mohameddhoof7848
@mohameddhoof7848 11 күн бұрын
Masha allah 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaancabdirahmanxuseen2086
@ayaancabdirahmanxuseen2086 16 күн бұрын
Keep going bro from somalind 🎉
@BossHamza765
@BossHamza765 17 күн бұрын
Muqdisho ❤
@user-ry8bd9lo9y
@user-ry8bd9lo9y 16 күн бұрын
Zhpky maaweel keep going pr0 ❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu Somalia 🇸🇴 mashallah xamar cadey allahayow maxan jeclahay 😢😢❤❤❤❤Love ♥️ casimada umada somaliyeed
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 күн бұрын
umada Soomaaliyeed maahee waa caasimadii soomaliya umada somaliyeed waxay degaan Somaliland iyo jabuuti
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 15 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9riyo somali galbeed NFD
@Ceebla7696
@Ceebla7696 17 күн бұрын
Waaaw muqdisho aad bay u qurux badantay
@Iman-321
@Iman-321 12 күн бұрын
Welcome to muqdisho maweel ❤
@shafiabdi215
@shafiabdi215 14 күн бұрын
Beautiful video sxb. Hore usoco
@fatahabukar
@fatahabukar 14 күн бұрын
Amazing vlog brother
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 17 күн бұрын
Keep going ❤❤
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 17 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@nayruusnalka7473
@nayruusnalka7473 17 күн бұрын
Woww ❤m.a sida qurux badan magalad usoo duubtay
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 17 күн бұрын
The best somali KZbinr maweel ❤🎉😮❤
@wiilkataliyaha5654
@wiilkataliyaha5654 12 күн бұрын
Sxb welcome to xamar, ciyaal xamarow wiilka halookalakacsho videos kiisa. Lkn hal talo sxb camera man fcn la imaaw meelaha soo duubtay oo dhan wa low quality video. Wadoyinka aa martay iyo waqtiga aa magaalka aade waxa dhan soo update garee sxb. Mar kale welcome back
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt 17 күн бұрын
KeeP Going pro
@zamzamnuurcali1251
@zamzamnuurcali1251 17 күн бұрын
M.a video qurux bdan muqdisho muuq bilan ❤❤❤
@ikraamqalbi4419
@ikraamqalbi4419 17 күн бұрын
Masha allah wallky maawel ❤❤❤
@dj_ar_7752
@dj_ar_7752 5 күн бұрын
Legendary vlog
@ju4965
@ju4965 16 күн бұрын
😂❤❤❤❤❤❤ Safar qurux badan walaal
@shaakirkhadar-iz8ll
@shaakirkhadar-iz8ll 17 күн бұрын
Wow ❤
@fatuushismail4459
@fatuushismail4459 16 күн бұрын
Mazhalaah like muqdisho ❤🥰
@jamileosman4132
@jamileosman4132 12 күн бұрын
Mansha alah mansha alah xamar cadey leelefow alaha ku daweyo bakteriyada iska jir gacmaha iska dhaq xasaus na galisay ❤❤
@salwamohamed888
@salwamohamed888 17 күн бұрын
Wow sheekh oyaaye aad baan u aqanaa from jowhar❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 17 күн бұрын
Mr maaweell waxa lagu yiri yaa bees haysta oo wax gadanayo oo wax uu rabay inaad ka gadato wiilka barafuunka marka iska fahan lahjada xamar cade
@stoneirikbalazi
@stoneirikbalazi 17 күн бұрын
Nabga ku sali scw❤
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 10 күн бұрын
Masha allha
@user-dx7vy8ge8x
@user-dx7vy8ge8x 11 күн бұрын
maaweell runtii mudnaanta uu lahaa lama siin runtii sxb mcn keepgoing one day one million subscribers insha allah
@ibrahimmaxamudxasan-gf9ln
@ibrahimmaxamudxasan-gf9ln 17 күн бұрын
Sxb maaweel aad baan ugu faraxsanahay inaad muqdisho noogu imaato👏👏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 13 күн бұрын
Keep going Maaweel
@SadaamHussen-sv4pn
@SadaamHussen-sv4pn 16 күн бұрын
Maaweel ahaa waaweynka mogadishu ku raaxeyso🫡🙏
@sultandalab
@sultandalab 2 күн бұрын
wankaheyna wllka ❤
@qalbiurooninaali4596
@qalbiurooninaali4596 16 күн бұрын
Muuq bilan❤
@guuleed9980
@guuleed9980 14 күн бұрын
Hore usoco sxb mawel
@rashiid187
@rashiid187 17 күн бұрын
Good 👍 👍
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 14 күн бұрын
Omg I miss those mango the spice one
@user-xw2dc5sv1g
@user-xw2dc5sv1g 17 күн бұрын
Legend maweel
@dalmardiaspora9607
@dalmardiaspora9607 13 күн бұрын
Walahi Mashallah kusoo dhawaaw magalaada soomaaliyeed ee xamar
@Hushmo
@Hushmo 11 күн бұрын
Allah maweel xaafadeydi xamar weyne Maa imaatay😊
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 13 күн бұрын
Afgooye noogu imoow qudaar free ayaa ku siin doonaa fadlan na soo booqo wll dalka waa dalkaaga insha allaah 🙌🙌
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 14 күн бұрын
Manshallah
@daadirdaacadchanel3826
@daadirdaacadchanel3826 14 күн бұрын
Hore usoco zxb
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 15 күн бұрын
Maaweel mahadsanid wll muqal qurux badan naga gudbisay❤❤❤❤❤
@hamdixsan
@hamdixsan 16 күн бұрын
Mugdishadeeniiii
@khalidirshaad37
@khalidirshaad37 17 күн бұрын
Darusalaam tag Maweel
@maryamaahmedali8958
@maryamaahmedali8958 14 күн бұрын
Brakey allow xamar
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 17 күн бұрын
Maaweel canuuniga isoo qaad please 😊
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 15 күн бұрын
Masha Allaha cabdisamad maweel 🎉😂
@AbdirahmanAhmed-op9fg
@AbdirahmanAhmed-op9fg 12 күн бұрын
Mogadishu 🥰💯
@shoobare460
@shoobare460 14 күн бұрын
rer jowhar ama jida❤
@maxamedaxmedaadan8489
@maxamedaxmedaadan8489 15 күн бұрын
Part 2 zxp
@hamsemohamed1926
@hamsemohamed1926 16 күн бұрын
🔥🔥🔥
@hibaib9110
@hibaib9110 8 күн бұрын
🇸🇴💙💙
@CaafiTiens
@CaafiTiens 17 күн бұрын
Casimada bajaaj hala joojiyo. Duloyinka hala keeyo
@Azira.5
@Azira.5 17 күн бұрын
🎉🎉
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 421 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,7 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 114 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 11 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 36 МЛН
Dhulka Barafka iyo Dabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 72 М.
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,7 М.
BAALCAD ‘SOMALIYA 😱
12:14
Maaweell
Рет қаралды 53 М.
The Biggest Charity Match in History | Chunkz vs. Aboflah
53:53
Sidee maanta loogu ciiday beerta Daaru-salaam ee Muqdisho?
5:08
CIYAARTAN MA XASUUSTAA” SOMALI BOWLING 😂
18:02
Maaweell
Рет қаралды 92 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
0:55
Stokes Twins
Рет қаралды 71 МЛН
🍁 СЭР ДА СЭР
0:11
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 11 МЛН