Muqtaar Social | Heesta Naftu Doqonsanaa | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 1,471,083

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 692
@fataahjamac8705
@fataahjamac8705 4 жыл бұрын
Manshallah wallahi waan ku faraxsanahay quruxda iyo nabadda ka muuqata muqdisho aniga oo reer hargaysa dhalad ah.
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 4 жыл бұрын
Thnks wllalo amiiin adegana farxd iden rejenenaaa
@farhiyamohamedomar377
@farhiyamohamedomar377 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllky idinkana sidokle
@fataahjamac8705
@fataahjamac8705 4 жыл бұрын
Waa isku leenahay.
@iqromohammed2297
@iqromohammed2297 4 жыл бұрын
Thnkz bro
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Fataah Jamac thnks wll🙏 Allaha ku sharfo hargeisa iyo dadkeeda ba waa jecelnahay sidoo kale
@bareqalaf8447
@bareqalaf8447 4 жыл бұрын
Qofkii meeshan ugu soo horeeyey ayaan noqday ee like tw iska reeba Eid Mubarak
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 жыл бұрын
Inanta fanaanka ka garab ciyaaraysa ee qamaarka madaw ayaa heesta shiday she's so cute masha allah❤🔥😊
@abdukhadirshirwac7676
@abdukhadirshirwac7676 4 жыл бұрын
Xamar mar hadi san logo damashado wlh wa farxad masha alah xamarey barakoow
@bakarbinucali9774
@bakarbinucali9774 4 жыл бұрын
Hestan qofki ku barty barnamijka qaraxo hadana ku hesta like
@sahroshsahrosh1609
@sahroshsahrosh1609 4 жыл бұрын
C/laahi sh Abduqaadir
@sahroshsahrosh1609
@sahroshsahrosh1609 4 жыл бұрын
C/laahi sh Abduqaadir
@nasiibabukar9025
@nasiibabukar9025 4 жыл бұрын
Cabdi nasir maclin kaga shidan originalka
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 жыл бұрын
Bakar Binu cali waaa heesihii dhaxal u ahaaa somalidaa legend bacalwaaa
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 жыл бұрын
khuluud qosol wanaag masha Allah xasuus gaara ayay kuu ledahay 🤪🤪
@moshire6645
@moshire6645 4 жыл бұрын
Muqtaar Social Codkiisa Hadaa Aaminsan Tahay👍
@munishhassan6942
@munishhassan6942 4 жыл бұрын
Y y gy
@innacarrab8420
@innacarrab8420 4 жыл бұрын
Fanankan Codkissa❤i liked🥀WlHi
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 4 жыл бұрын
Ma ila aragtay wlhi fanaan qarsoon waaye
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 4 жыл бұрын
Mashallah walahi kasafanan lagadaha❤️
@kholodmuhammad8038
@kholodmuhammad8038 3 жыл бұрын
@@shabkamediaproduction9104 طط
@kholodmuhammad8038
@kholodmuhammad8038 3 жыл бұрын
@@shabkamediaproduction9104 ٠٠0
@ayansaeed9201
@ayansaeed9201 4 жыл бұрын
Sidey diintu nagu tidhi Dayaxane ha dhaaftee Qeyrkaa darajadu helay Rabi kaama daahine Dadal gaari doontida ❤
@abdalleabdirazik2576
@abdalleabdirazik2576 4 жыл бұрын
Heesta kajan miyaa macanaha kkkkk qofkii fahmay like saar kkkk
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
Alla shadiyo qurux badanaa wllhi Markay fisahaadki ka dhex baxday niurba kaso horeeyaba xijaabku qurux badanaaa❤❤❤ Love you shadiya❤
@danbeledanbele2384
@danbeledanbele2384 4 жыл бұрын
Hda masjid miye ku jirta me faqsiga iska daysy hhhh allora waiska qafiifisay dheh hh
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 4 жыл бұрын
Qurxda io wxni WA Mike upka ay isticmalane
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
@@mohamoudfaysal5421 quruxda make up ugama jedin ee xijaabka iyo asturnaantan ka waday.mida kale idinku ma makeupka ku xisabtantaan maxad ka shegin
@aysaaa965
@aysaaa965 4 жыл бұрын
mohamoud faysal without makeup she’s more beautiful stop being a hater you’re a man uff
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
@@danbeledanbele2384 qafiifskuba waa waa qeyb hadayska ka mida markiiba maaha inu qofku is badalo ama wada wanagsanado .. mida kale mxa misajidka mesha kenay
@diamondd2246
@diamondd2246 4 жыл бұрын
Heestan wlhi codkisa kaliye beela ku tahay bilaa music
@maankaofficiallmedia3159
@maankaofficiallmedia3159 4 жыл бұрын
Isku fikir aya nhy
@aminyare5772
@aminyare5772 4 жыл бұрын
Wlhi waa runta , bila music ku fiicneed , inan software ugasaaro isku dayaa musiga
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 4 жыл бұрын
Amin yare markaa ka saarto KZbin noso gali
@simoncadey4279
@simoncadey4279 4 жыл бұрын
Ku raacsansa nhy wlhi 😯🙏
@hakiimsiyech4212
@hakiimsiyech4212 4 жыл бұрын
Walhi wa zax isku rayi nahay
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Siday diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Qayrkaa darajaduu helay Rabi kaama daahine Dadaal gaari doontee😊😊😍🤗 Intaa amba naftaa kussabaa one day mesha rabo waan gaari😉
@abdirahmanhaji3593
@abdirahmanhaji3593 4 жыл бұрын
Ruweydiina ilahay haku aqbalo wexey naftadu jeceshahay abaayo
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
@@abdirahmanhaji3593 ameen wllo qali tnkz❤ Dhaamaanteenba ❣
@anisoabuukar7429
@anisoabuukar7429 4 жыл бұрын
mashalaah
@abdallamohamed5630
@abdallamohamed5630 2 жыл бұрын
Dadaal wacan waa gaare insha allh
@zuldanking5015
@zuldanking5015 4 жыл бұрын
Hestan inta ila sugesay Like 👍 ahsan cod muqtar social
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 4 жыл бұрын
Masha Allah , fanaankii lahaa heestaa aabahay buu Saxiib la ahaaa oo dawiradiisa hada haya Anigana caruurta walashiis dhashay baan saxiib nahay iyo guud ahaan reerka oo xamar ka soo wada guur ay hadana magaalada burtinle ee gobolka Nugaal daris is jecel ku nahay . Haday halkaan cid daawanayaa ku jiraan rer macalin siciid fadlan isoo qabta
@faizadiriye8127
@faizadiriye8127 2 жыл бұрын
Maaha allah sister ilahay ha u naxaristo eedo mcn baa Ii dhashay ❤️
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
@@faizadiriye8127 aamiin ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo c/naasir macalin siciid actarkii hoboladii waaberi intuu noolaa hogaanka u hayay buu ahaa runtii anigu aad baan u taageeraa dhamaan heesihiisii waana wada xul oo abwaan kasta inuu isaga u dhiibuu jeclaa nasiib darro geeri baa inaga qaaday oo mudo hore oo aynaan dhalan buu dhintay ubadna kama tagin baan filayaa islaan garoowe bari aan daris ahaan jiray baa igu tidhi eedaan u ahaa barigii horena garoowuu joogi jiray yaraantiisii ma runbaa wll
@fatimae6905
@fatimae6905 4 жыл бұрын
After Ramadan shaydamadii wa Lafuray .Ramadan oo dhan ma dhagaysan hees Allah no dambi dhaafa.
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
kula mid xbbti ale hayna hanuunsho
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 4 жыл бұрын
Farim waa lasoday sheydankii allow nag qabo anaga inta muslinah
@abdirahmanahmed5880
@abdirahmanahmed5880 4 жыл бұрын
Amin yaaa Allh
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
heestan waxan ku bartay riwaayadii cilmi qaado waxaana qaaday allaha unaxariistee cabdinaasir macalin siciid
@omargureyqoordheere5459
@omargureyqoordheere5459 4 жыл бұрын
Qoftii kobta siibaneysay iney baashaaleyso inta ila aragtay like ta yaaqey kkkkk
@csxcsx5676
@csxcsx5676 4 жыл бұрын
Waxs dhaaf gabdhan magaartideee meelaha haka soo qeylinee
@mushtaqomar6527
@mushtaqomar6527 4 жыл бұрын
Hhh haaa
@ahmedabdinoor5245
@ahmedabdinoor5245 4 жыл бұрын
Riziq eeba kudiithay ,kaduruqsanaa inu dunyaa sinaayaa. Taaa waxa dalil uuah haadka samadha kudiiliyo dinkuba usiman calaf. Naftu doqonsana ,damac walanaa ,dabeylaxa cirkiyo hadba kudirta ,durdur kaafogbay dar uhiro kugu tiraayee!. Dahabathaan laheeyn kutiraa daldaloo" Like dac dac ❤️ Proud to be A Somali 💥💥 Professional educationist . Economist and statician and Sharia Compliant!. Blessings 🙏. Somali haisraacdo.
@nasirhussein1485
@nasirhussein1485 4 жыл бұрын
like it
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
RISIQ EEBBE KUU DIIDAY KAA DURUGSANAA, NIN UU DUUNYO SIINAYO DEEQI U DHOWAA
@ozanali5258
@ozanali5258 4 жыл бұрын
OMG! This song made me cry really. Before 30 minutes I was crying about my life came to me hard and I'm at my room alone I was thinking why life came to hard. But I listing this song it changed all my feelings when it says. Hadka samada duuliyo diinkuba U siman calaf 😭 that's true really. Now I'm Cool really. Thanks so much the star who song this beautiful sing and also Astan TV❤️💯
@beerlula1047
@beerlula1047 4 жыл бұрын
Jarly Wizzy never give up walaal
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
The life is just like a ball game u win or lose
@Shahzard994
@Shahzard994 3 жыл бұрын
You could have just prayed 2 rakaat and see the result
@sumayoali5135
@sumayoali5135 3 жыл бұрын
@@Shahzard994 kkkkk everyone finds solutions to their problems in different ways iyadana heestan ba unoqotay. So stop being so negative sxp heestu miisan weyn bay xambarsan tahay!
@issebolow4022
@issebolow4022 3 жыл бұрын
Hees maa u oysay
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Mukhtar Social waa diyaarsan yahay M.A 💯 fanka codkisu ku jooga landheeraha😘😍
@kingdiamond8970
@kingdiamond8970 4 жыл бұрын
Inta heestan Barnamijka qaraxo Ku maqashay hadane Ku heysata like Sara✌️🤪🤪😂😂
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 4 жыл бұрын
2013 Dhageysan Mar an Baadiyo caano Uraadsady
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 4 жыл бұрын
Hhhh
@kadarabdibalad521
@kadarabdibalad521 3 жыл бұрын
Muqtaar Social Fanankeyga wanku Aaminsanahy bro💟💟
@kamilkayf6221
@kamilkayf6221 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa hore uqaaday Cabdinasir macalin siciid warsame Alaha u naxariisto Aamiin ❤ xusuus heesihii hore meesheedii baa dhigtay ❤💋
@isseosman3574
@isseosman3574 4 жыл бұрын
Naftu doqon sanaa damac waalanaa waxay doonto beri kudiri ogaaa dantu ka adagaaa durba celin ogaayeeey Lyrics by Maalmo.com (2)Labadeys dardaray dadka dhibi ogaa labadays dardaray dadka dhibi ogaaaa (2)Riziq Eebbe kuu diiday Kaa durugsanaa Nimuu duunyo siinaayo deeqi udhowaaa (1)Taa waxaa daliil u ah Haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf (2)Midna Caysha daayacan aanu daal usoo marin kama helo daleedaa daleedaaaaa (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee *** *** *** (2)Naftu doqon sanaa damac waalanaa Dabeylaha cirkey hadba kugu dartaa durdur kaa fogbey dhar uxiro kuu tiraahyeee (2)Dahab adan lahayn kutiraa daldalo dahabadan lahayn kutiraaa daldalo (2)Haka dayrin weligaa Noloshaaa laderistahay Ha udoodin abidkaa Tu kaloo kudayashaa (1)Taa waxaa daliil u ah oo Nooga digi kara xadiith baa kusoo degay (2)Marun laysma garab dego dad ma wada sinaan karo Adduun waa isdaba maal isdaba maaaaaaaaal (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee
@sucadismacil49
@sucadismacil49 4 жыл бұрын
👌👌👌👌
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 4 жыл бұрын
halkeed ayaa dhigtay bro
@hodosomaliland8891
@hodosomaliland8891 4 жыл бұрын
Reer muqdisho I love you dhamantii dad sharafleh
@smartmm6267
@smartmm6267 4 жыл бұрын
Maansha Allah muqdisho way nuuraysaa, Ilaahay nabad waarta iyo nolol fiican ha idin siiyo walaaleheen reer muqdisho, walahi waan idin jecelahay walalo lakin caruur aan dadka iyo dalka kala aqoon oo laba ama mid ah ayaa muqdisho caaya ee dadka reer Hargeysa waan idin jecelahay Waayo waxanahay dad ehel ah, from Hargeysa.
@araweloinasuldan9442
@araweloinasuldan9442 4 жыл бұрын
Hambalyo ayan idin so dirayna reer muqdisho maalmahan qolyihii fanka qaribi jiray inad iska qabateen barnamijyo qurux badan ad samaynaysan big❤❤from Hargeisa
@umuahmed7930
@umuahmed7930 4 жыл бұрын
Shaadiya maasha alaah xijaabaka qurux bay kusoo baxdy waligaa hyska dhigin sharafeey❤❤❤❤❤❤❤
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Xamar waa nabad! Masha Allah
@barkhadka6341
@barkhadka6341 4 жыл бұрын
ninkan iyo magaciisu way isleeyihiin #mukhtaarSocial masha AllaaH Cod baa ku dhan iyo bulshaawinimo Taageero buuxda fanan👏👏✍👍
@saabiralfaghi
@saabiralfaghi 4 жыл бұрын
Wlhi iqro Gabar Qalbi fican wye m.allh waba ka hely❤❤❤
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 4 жыл бұрын
Hees Macan wanku turta. Marmar special voice thanks bro social nin sare Asxxabeey qofta ka agciyareyso fananka. Ma xasuusatiin. Waa qoftii. Qaraaxo 👡. 🤪. Hana ii sheginA inaan xantay qofta Lakiin canbuurka ey qabto ayan jecladay. Waa qurux style kiisa iyo midibadisa Mansha allah. Salan sare iqro quruxey 🤝
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 4 жыл бұрын
Cwa o ay tarikhdu thy 24/8/2020 xiLi habenimo ah sacaduna thy 3:00 habenimo ayan dhagaysanaya hestan runti darenkaygu ma ahan mid an qiyaasi karo 😢😢😢
@abdikadir3192
@abdikadir3192 4 жыл бұрын
Muqtaar Social Waan Ku Aaminsanahay fanaankeyga
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Xusuusti c.naasir macallin saciid ilaahey ha u naxariisto aamiinta raaciya uun
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 4 жыл бұрын
WiLki AsTaan ka ReyaY MukhTar sociaL♥️ Like
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 4 жыл бұрын
Codka 100% mukhtar social fanaan buuxa .. AsTAN Tv hormarka aad gaarten wan idinku hampalyena Tv sandka inaa tihin hore socad wangsan idin si rajenaa🙏🙏🙏❤
@iqrahassan6744
@iqrahassan6744 4 жыл бұрын
Mahamed
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 4 жыл бұрын
@@iqrahassan6744 aywaah
@abdiwalishaaka4208
@abdiwalishaaka4208 4 жыл бұрын
Mash allh Horumar wcn Fananinta casimada muqdisho Sido kle Muqal baahiyaha Astasn Tv Wad ku mahdsn tihin sare u qadida fanka iyo sugaanta
@adelhussein3859
@adelhussein3859 Жыл бұрын
Our legend mukhtaar social 🐐👏
@layaallovely6404
@layaallovely6404 4 жыл бұрын
Qayrkaa darajaduu helay dadaal gaari dontide😍💙
@marynmaryan1092
@marynmaryan1092 2 жыл бұрын
Heesaha dhagaysigooda majecli illhyna wuu igu ogyhh lkn caawa heestan ciil ban u dhagaysanaya relative kayga qaar kamida waddan qurbe ii keenay jaamacad iigana baxay anoo wado kale haysan lkn aduuun waa isdaba yaaal insha alllh waan kabixi doona cidi fariintayda aragtay iso ducee uun inj faraj khayr qaba alle ii furo aniga iyo inti ila midaba🤔😒
@xhakayare1306
@xhakayare1306 10 ай бұрын
😢sorry a very thing it will be ok
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
3:09 way idhiirigalisa markiiba waa damiyay kolkaasan ujeestay hadafkaygii waa run ninkii dadaala rabi waa taageera gaal iyo muslinba wuxu shaqaysta lasiiya
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
QALANJO; while there is a will there is a way, always work hard, think logically, do what ever you can do for yourself, give a damn what other peoples are doing or their state, always strive to be the best, never give up, noolow walaal good luck, waan jeclahay dadka dedaalaya, guuleyso
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 4 жыл бұрын
Qalanjo Moha Sadaam gaari doontide xbb.
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 4 жыл бұрын
Heestan marka dhagstay wax so xasustay jecelkayga horey 😭😭😭😭😭allow midkale oo asiga kafican isahal 😭
@hafzahared6248
@hafzahared6248 4 жыл бұрын
Aamiin abyo
@zakariadeck1969
@zakariadeck1969 4 жыл бұрын
insha'Allah wll qali Alle ayn kaaga barya in uu badal ad ku hilmamto kusiiyo insha'Allah
@aliabdimohamed6391
@aliabdimohamed6391 4 жыл бұрын
Aniga kula mid ayaan ahaye mais gadgaadnaa
@moktaradamosman163
@moktaradamosman163 4 жыл бұрын
Balqiis Aniga iyo adiga isku qabsaneyno😢
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 4 жыл бұрын
@@moktaradamosman163 😭
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 4 жыл бұрын
Mxn ku daleysaaan uu radinayey heestan Astan tv inii amiin sanahey iga wale
@solostgen3862
@solostgen3862 4 жыл бұрын
Heestan aad iyo aad uga hela 🤩💗
@xanaanxaragoofficial1089
@xanaanxaragoofficial1089 4 жыл бұрын
Somaalidu Kama Yara Caalamka Balase Waysan Is Aqoon Isna Muujin Reer Miyigeena Hadi Laxisaabiyo 10 Million Wayahy Lkn Lama Aqoonsana Sababtuna Waa ingaan Ismuujin
@aliquruxali925
@aliquruxali925 4 жыл бұрын
Tani Hees way dhaaftay Muqtaar Mashallah
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ruwaayaddii " Hablayahow Hadmaad Guursan Doontaan" Abwaanka weynaa aun Mohamoud TUkaale, codkii aun Abdinsir Macallin, jidka soddonka baabuur ku jiidhay, still remember,
@waryaaaawaryaaaa6179
@waryaaaawaryaaaa6179 4 жыл бұрын
Eid wanaagsan 🍁🌺 Inta la socday barnamijka qaraxo
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 жыл бұрын
Heestaaan sababta ay ku imaaday in dib loo qaaado yaa xasuusta sababta ka dambesa inuuu fananka dib cusbenisiyo 😂👀🔥🏃‍♂️👏👏 *legand Muqtaar social* 🇸🇴fanan qaran ✅🇸🇴✅🙏
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 жыл бұрын
Wlhi barnamijka astan tv dad badan buu is baray ya igu racsan asxabey
@faisalfantastic360
@faisalfantastic360 4 жыл бұрын
Fanaankan hadii ad ku baratay Astaan TV📺 like dhac ku sii
@apo4417
@apo4417 4 жыл бұрын
Heztan meqa sugaye wlhi hbenki sida logu jeesjesy loguna raxeysty heestan ban anigu hesta kga hely yaa ilamida _______👆👆👆✌️
@hodancabdi1669
@hodancabdi1669 4 жыл бұрын
Aniga wlh markasto waan ku sooceshay jiray sida looga xarakeey caadi ma aha waxaaba isledahy waa looga talagay waaaaaaaw
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Heesta Oo Qoraal ah ~~~~~~~~~~~~~~~~~~ "Naftu doqonsaa, Damac waalanaa Waxay doonto beri Kugu diri ogaa Dantu kaa adagaa Durba celin ogaayeey, Labadoo is-derderay Dadka dhibi ogaa, Risiq Eebbe kuu diiday Kaa durugsanaa Nimuu duunyo siinaayo Deeqi u dhawaa, Taa waxa daliil u ah Haadka samada duuliyo Diinkuba u siman calaf, Midna cayshka daayacan Aanu daal u soo marin Kama helo daleeddaa, Siday diintu nagu tidhi Dayaxana ha dhaaftee Qayrkaa darajaduu helay Rabbi kaa ma daahine Dadaal gaadhi doontide ~~~~~~~~~~~~~~~ ~~~~~~~~~~~~~~~~ Naftu doqonsanaa Damac waalanaa Dabaylaha cirkay Hadba kugu dartaa Durdur kaa fog bay Dar u xidho ku tidhaayeey Dahab aanad lahayn Ku tidhaa daldalo, Haka dayrin weligaa Noloshaad la daris tahay Ha u doodin abidkaa Tu kaloo ku dayasho ah, Taa waxa daliil u ah Oo nooga digi kara Xadiis baa ku soo dagay, Mar uun la isma garab dago, Dad ma wada sinnaan karo Adduun waa is daba maal Siday diintu nagu tidhi Dayaxana ha dhaaftee Qayrkaa darajaduu helay Rabbi kaa ma daahine Dadaal gaadhi Doontidee. Lyrics By @Munasar Shiiqaalow 💯👊
@farahjama3480
@farahjama3480 Жыл бұрын
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 4 жыл бұрын
HEESKAN WAXA HORE UQADAY FANANKII WEYNA #Abdinaasir Macalin wiilkana Ma xuma
@hassanissack5681
@hassanissack5681 4 жыл бұрын
Fanaaan dhan walbo ka dhameystiran wlhi heestan waxaan ku jeclaadey marku ku qaadey barnaamiska muqtaar social taageera buuxa ayaan kuu ahay
@AYuubCashuur-o2g
@AYuubCashuur-o2g 2 жыл бұрын
"Haka Dayrin waligaa Noloshaad La Daris tahay❤️🏃‍♂️" wallee ereyadaasi waa dhaxal gal❤️
@sadiamohamud405
@sadiamohamud405 4 жыл бұрын
Muqtar social fanaan cod macaan heystaan waxaba ka helay markaad baranamijka qaraaxo ku hor qaaday captan bara meshii xanaaq lagaa sugayay hore usi soco
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 жыл бұрын
Haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf 😭😭😭 allow nasiibkayga ii samee life so becoming more and more hard 😭😭😭
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
Muqtaar Social bro keep going all shaqaalaha astaan waxan hawada idinka leeyahay Eid mubaarik
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 4 жыл бұрын
woooW sociaL barnaamijka qaraaxo ayaaN heestaN kaga helay👑
@abdirisakyosof7091
@abdirisakyosof7091 4 жыл бұрын
Wan ka helay fananka Codkiiza 👌👌👌👌👌👌👌👌👌🆗
@xamdaxiis34
@xamdaxiis34 2 жыл бұрын
siday dintu nagutiri dayaxana hadhaftee qayrka darajaduu helay rabi kamadahine dadal gadhi dontide sabarkana allaha nogudaro insha allh wan dadalayna
@shamsoosman2047
@shamsoosman2047 4 жыл бұрын
Hees taan ma duqoodo dadka dhan jeceel ani xitaa waa jecee lahay 💃💃💃💃😍😍😍
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 жыл бұрын
Alle Ha u Naxariisto Fanaankii Hore u Qaaday Heeskan Cabdinaasir Macalin Saciid. Waxaana Mar Labaad Dib u Qaaday Cabdi Cali Bacalwaan Riwaayadii Hablayow Hadmaad Guursan Doontaan Waxaana Hada Mar Sadexaad Dib u Qaaday Fanaan Mukhtaar Social. Kamaramaanka Abzhir, Baaruud, Hindiya Iyo Bahda Astaan Group Waan Idin Salaamay.
@faizadiriye8127
@faizadiriye8127 2 жыл бұрын
Heesti ina eedaday cabdinasir macalin saciid warsame ilahay ha u naxaristo ❤️
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 4 жыл бұрын
Alla wll shaadiyoy bal is eeg sidaad asturnantan ugu qurux badan tahay ilaahay haku hanuuniyo wlshay qali
@mohamedabdikadir7518
@mohamedabdikadir7518 4 жыл бұрын
Heesta halkeeduu dhigay keep going yaaqay👌🏾👍🏾👏🏾
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Guul insha allah
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Dahab aadan laheyn Ku tiraah daldalo. Mar uun leysma garab dego Dad ma wada sinaan karo Aduun waa isdaba maal. Siday diintu nagu tiri Dayaxanaa ha dhaaftee Qayrkaa darajaduu heley Rabi kaama daahinee Dadaal gaari doontee. Anigaba intaas naftaa kusasabaa maalin un meeshan rabo waan gaaro donaa i.a. 8-06-2020
@cabdiqadircabdi4904
@cabdiqadircabdi4904 4 жыл бұрын
Muqtar social meeshedu dhigay inkasto uusan gaarayn cabdinasir macalin horay ugu luuqayey heestan
@asmaismail868
@asmaismail868 4 жыл бұрын
Shaadiyo looks so pretty here mashallah
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 4 жыл бұрын
Astaaam plz ramadaankan tarnamish noso deya oo xiisa leh🙏🏽
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Timekaygan ku imaaday show ciyaarta wu yaqaana kabax😀
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Aad iyo aad..waan laadacay walhi Iga gaarsi plz..i like his dance
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@@shunajla hhhhh ismanaaqno wlo
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Ok
@Asadinho1
@Asadinho1 4 жыл бұрын
yaa ka mid ah inuu mar walbo dhageysto heestan fadlan like saar
@abdiabdirahmanwarsame126
@abdiabdirahmanwarsame126 4 жыл бұрын
Astaam TV waa astaanta Soomaaliyeed shaqadii ay ka gaabiyeen -#SNTV ayay qabteen kalintooda way ku amaanan yihiin. Iqra Indha Deeq dheesheda aan ka helay.
@mustafaahmednorali5281
@mustafaahmednorali5281 2 жыл бұрын
Here is the lyrics 🎉 Naftu doqonsana Damac walana Waxay donto bari Ku diri oga Dantu ka adaga Durba 😮 Celin ogayee Labado isdardaray Dadka dhibi ogaa Riziq eebe ku diiday Ka durugsana Nimuu duunyo siinayo Deeqi u dhawaa Taa waxa daliil u aha Haadka samada duuliyo Diinkuba u sima calaf Nina caysha dayacan Aanu daal uso marin Kama helo daledaa Sidey diintu nagu tiri Dayaxana ha dhafte Qeerka darajadu helay Rabi kama daahinee Dadaal gaari doontidee 🙏 Naftu doqonsana Damac walana Dabeylaha cirkay Hadba ku dirta Duruka fogbey Dar u xiro kugu tiraye Dahab aadan lahayn Ku tiraa daldaloo 😢 Haka deyrin weliga Nolasha aad la daristahay Ha u doodin abidka Midkalo ku dayashaa 😢 Taa waxa daliil u ah Oo nooga digi kara Xadiis ba ku so dagay Mar un laysma garab dago Dadma wada sinaankaro Aduun wa isdaba maal Sidey diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaftee Qeyrka darajadu helay Rabi kama dahine Dadaal gaari doontide ❤ Waa mahadsan tihiin
@axmedabdi8352
@axmedabdi8352 4 жыл бұрын
Fanaankii ugu horeeyay ee qadaadwayna oo si fiican u heesay lodkan danbe
@mairaali6439
@mairaali6439 4 жыл бұрын
I like how baruud is dancing
@munoahmed1465
@munoahmed1465 4 жыл бұрын
Mr timekeyga kuimaaade baruud dhib badanaaaa😂😂😂😂
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Me too..he is dancing so well..i can't get enough of his dance
@nihaalelmi8400
@nihaalelmi8400 4 жыл бұрын
Haka deyrin welga nolshad la dars thy Ha udodin welga midklo ku dayashaaa wad i shafisasy al fanan muqtar social alh ku dayo codkga macn❤🎉
@mahadyare360
@mahadyare360 11 ай бұрын
Masha allah
@awoelmi1200
@awoelmi1200 4 жыл бұрын
Baruud Ciyaartisa Cadi Mahan wlhi 😍
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Nice dance
@hanyhussein4514
@hanyhussein4514 4 жыл бұрын
Muqdisho waa dalkeenii waana dadkeenii mar uun daaya reereeka raxmad illaahey ha inoo sooo wada dejiyo sideenii hore illaahey hanagu celiyo❤❤💖
@abdinasir6466
@abdinasir6466 3 жыл бұрын
Ramadan ki hore Ramadankisa kle wu imadey astaan waxa ka sugna wa barnamik kle o wax tar leh
@ramliina2517
@ramliina2517 3 жыл бұрын
Hadan hadlkga niyada ku hayey tolaw Ramadan tan maxay keeni donan hhhh
@najmaahmed4602
@najmaahmed4602 4 жыл бұрын
Axyaaa cod yaaqeeyow 👌👌 muqtaar m.a👌👌👌✌✌
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Caruurtayda reer abtigood alle nbd ha idin siiyo gob ayaa tihinee. Malintii kaafiya hantiyy 2018 ayaan idin qiray gobanida iyo xigta soorka From burco somaliland
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Baruud can dance good MashaAllah..i like it
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 4 жыл бұрын
M.a wlhi top wye codkiisa wxaba Moda c/Nasir mcln Siciid ❤❤❤❤✅
@ibraahimyuusufwarsame7691
@ibraahimyuusufwarsame7691 4 жыл бұрын
Masha allah astaan waxaa tihiin hogaanka Tv yada dalka
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 4 жыл бұрын
Mansha allah Mogadishu oo nabad noqotay waan ku faraxsanay wllahy. Allah ha idiinku wado nabada wllyaal qli .
@innacarrab8420
@innacarrab8420 4 жыл бұрын
WlHi Wan Suggaye Marku parnamijka ku Qadayye jCldey❤
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
*Hadad sideyda cml jiifka iyo kaba laan kudawaneyso like ta haila dhaafina*
@sharmaakecalixaarato3768
@sharmaakecalixaarato3768 3 жыл бұрын
Labada is dardaray Hunguriga iyo hammiga
@zafaanaofficial8035
@zafaanaofficial8035 4 жыл бұрын
wan radshay wan wayy hadna astan ayaaba soo dhigtay alx❤✅
@sayidsayid9266
@sayidsayid9266 Жыл бұрын
Haka dayrin. Wligaa noloshaad la dirsty. How doodin wligaaa mid kloo ku daysho ah🎉 marba la isma garab dago lama wada sinaaan karo. Kharkaaa darjaduu hely rbi kama dahine dadaaal gaari doontide❤
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Xaqiiq risiq eebe kudiiday ka durugsanaa hees macno kudhehan eesh cala cod❤
@shukriali3621
@shukriali3621 4 жыл бұрын
Haka dayrin wlaiga meshaad asalkaga ka Imatay❤️
@iskutashichannel3086
@iskutashichannel3086 4 жыл бұрын
Ninkaan Waa Fanaa Buuxa 💯👏👏👏
@abdirahmanjama6319
@abdirahmanjama6319 4 жыл бұрын
Yaa salaaam i liked his rediclous sound❤🙏
@kingmubarak4663
@kingmubarak4663 4 жыл бұрын
Hhhhhh Imika miyad qmantay misa waxbad ka sheegtay waxd tidhi mala maba ogid
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Ninkaan cod waa hayaa kii kabtan baara ka cabaajiyay sow maahan 😅 waxkala waa ❤🥰👌😍🔥
@elmarwaanfellani7042
@elmarwaanfellani7042 2 жыл бұрын
Wonderfull Who's listening 2022?
Waa kuma hogaamiye | Sh Mustafe X Ismaaciil Haaruun | 2017
1:17:28
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 223 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 21 МЛН
hindi af somali dagaal iyo jacayl harish
2:37:37
MR SAMIIR OFFICIAL
Рет қаралды 593 М.
Maxamed Gacan & Caasha Kiin || Heesta  Ishifeyso || 2025.
5:58