MAXAAD NOO GUBTEEN DHAANTO CUSUB ABWAAN NUUR IYO MUNA BILAN NEW VIDEO DHAANTO 2024

  Рет қаралды 3,393,597

Muraad Production

Muraad Production

Күн бұрын

Пікірлер: 504
@HabiMahamed-jx8zx
@HabiMahamed-jx8zx 9 ай бұрын
Waxa ka daran cod mcn m.aslb❤❤
@ifraaxMohamed-v5r
@ifraaxMohamed-v5r 9 ай бұрын
soo maaha qaali😢😢😂😂😂
@MuuseDiyar76
@MuuseDiyar76 9 ай бұрын
kadaa ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅 sxq
@BashirMohamed-j8h
@BashirMohamed-j8h Ай бұрын
@@MuuseDiyar76 kfbhbdheeieonb
@BashirMohamed-j8h
@BashirMohamed-j8h Ай бұрын
🎉❤😂😢😮😅😊khdyhdybhdbdek3dmbxhhdhdhkrhbffuhfuk😮😢😅jdubdybdofb😢🎉🎉😢
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 9 ай бұрын
XAL HALA KEENO ABWAAN
@ConfusedNorthernLights-dr9wo
@ConfusedNorthernLights-dr9wo 9 ай бұрын
0:38 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliAbdirizakNour
@AliAbdirizakNour 9 ай бұрын
Hessta waa ay qaldan thy 100%
@RoobleAxmed-j5s
@RoobleAxmed-j5s Ай бұрын
Xcvh
@RoobleAxmed-j5s
@RoobleAxmed-j5s Ай бұрын
W5yu8
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 ай бұрын
Mashaa❤allah❤wllo❤dhnto❤gubabo❤ah❤good dadkegow❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 6 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkranCabdi-vq8eb
@IkranCabdi-vq8eb 2 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@CraxmaanNuur-r6g
@CraxmaanNuur-r6g 28 күн бұрын
Scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwsc
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 9 ай бұрын
Abwane hadaad daremeyso family luul xanunka ey daremayan madan soqadeen dhatadaan hanlaheena waa dheyman runtiii
@CabdiKariim-p1z
@CabdiKariim-p1z 9 ай бұрын
Walaahi yaab baa kadhacay 😂😂😂
@HanadiQaali
@HanadiQaali 9 ай бұрын
War waxa afkaga kasoobxaya dhgahaagu hamaqlaan🤨🤨🤨🤨🤨
@kaafisodaudmohamed7535
@kaafisodaudmohamed7535 9 ай бұрын
Gaari kuu dhexdiyo waa gobaad hooyada Gobol kaa soo go’iyo waa wallasha gacalo waa erayo qalbi taabad👌❤
@tooshkamadaxdasomalida2794
@tooshkamadaxdasomalida2794 9 ай бұрын
aad io aad
@farahhassan5322
@farahhassan5322 9 ай бұрын
Gabdhaha waa hooyo, waa qaali dab nagama geeyaan
@farahhassan5322
@farahhassan5322 9 ай бұрын
@QarDa-ys5et
@QarDa-ys5et 9 ай бұрын
Ji I yu y o❤😊​@@farahhassan5322
@xamsegarad
@xamsegarad 7 ай бұрын
Daren xoga ayu igu aburay hadalka
@Abshaw6
@Abshaw6 9 ай бұрын
Heeskaan waa tiiqstiiqsi ayado gabadhii la gubay wali talaagad ku jirto inaa dhaanto nac iyo ku xumayn ah aad soo qaadaan waa dullinimo iyo gunimo waliba xishooda😢😢
@Nimcuush-d3m
@Nimcuush-d3m 9 ай бұрын
Caqligii aaway wllo adiga moyee wax runta ka hadlaya Ma arkiin
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 9 ай бұрын
Waa runtaaa
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 9 ай бұрын
Xaqiiq waa diiiq diiiq si iyo qalbi xanuun
@IfraxMaxamed-n6s
@IfraxMaxamed-n6s Ай бұрын
Yaa
@xamdaaadan1676
@xamdaaadan1676 9 ай бұрын
Gabadh la gubey waliba maudkedi talagad ku jiro in dhanto laga sameyo wa damir xumo😢😊
@HayatAhmed-i7u
@HayatAhmed-i7u 9 ай бұрын
😢😢 inan idin gubna waa garten waa hadal dhawac nagu ah dhamanten dumarkena waxan maha wax saxa 😢😢😢😢
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 9 ай бұрын
Walaley macaaan anaa kaa raali galinaya oo ragga wakiil ka noqonaya Waa akhlaaq xumo wXNI
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 ай бұрын
Waar Nimankan reer Koonfur yaa wax Fahamsiiya Daaroodow reer Waqooyi bas baa Fahmaya micnaha kulaa reer Koonfur ninkii buu Dhiiri gelinayaa Abwaanku 😎😭😭😭😭
@SucaadoMaxamed-nf5uv
@SucaadoMaxamed-nf5uv 8 ай бұрын
AFAr aa yahu
@SAHRAALI-c1m
@SAHRAALI-c1m 9 ай бұрын
Waxan dhaanto miyaa subxanalah
@caahimacalinfaarax6277
@caahimacalinfaarax6277 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 9 ай бұрын
Waxan dhaanto ma ahee dhaqanka ha nagaga ciyaarin
@AbdullahiMuxumed-l8m
@AbdullahiMuxumed-l8m 9 ай бұрын
Dhantada kanaqo abwaan
@dahirolow3231
@dahirolow3231 9 ай бұрын
Canbaarayn canbaarayn canbaarayn canbaarayn Abwan dhantada mesha. kasaar
@GoogleGhoogle
@GoogleGhoogle 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SacdiyoSiman-jn4mu
@SacdiyoSiman-jn4mu 7 ай бұрын
71345678SFHKLHSGGAMSMSNDBXBXVBCBCVCBCBXBXNNKEIEHGGGY282991OOEYERY😅19WHSDVCHDJW18JWEBVDVDXVZBNSMQL1LDHGVnamasmms
@CabdirizaqAxmed
@CabdirizaqAxmed 9 ай бұрын
Abwaan haugafin gabdha heena wacan
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 9 ай бұрын
Gabdhow raali ahaada Waxba ka garan maayo jeesjeeskan dunarka lagula kacayo iyo meydka wali aan la aasin
@AbdisamadIsak
@AbdisamadIsak 9 ай бұрын
War gabadhaan codkeeda m.a alalah udaayo❤❤❤❤❤❤❤ Abwaankaan kasiidaranba❤❤❤❤❤❤❤kusocoda
@SahroMaxamed-u2z
@SahroMaxamed-u2z 9 ай бұрын
FAARAX LUGObaasto waaey❤❤
@Darkdesires946
@Darkdesires946 Ай бұрын
😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 9 ай бұрын
wa arin folxun in heeso laga sameyo gabadhi la gubey waliba wa gun.nimo😢
@oubahnouh1467
@oubahnouh1467 9 ай бұрын
❤ and 🎉❤😂
@SalahOmar-i4s
@SalahOmar-i4s 9 ай бұрын
Warunta wll😢😢😢😢😢
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 8 ай бұрын
adiga oo iidoora oo qomuluuda miyaad dad wax u sheegaysa , shuboyahay, in lagu gubo ayaad ku wacantahay
@ClxakiinXasan-dt9yt
@ClxakiinXasan-dt9yt 7 ай бұрын
​@@ahmedjama-r1gwllhi caawa hadan meel kaaso gaadhayo waan ku toogan lahaa xabashiyow xabashigu dhalay idoor somali maaha miyaa anoo idoora ayaa wixi afka somaliga ku hadla ee dumar sheegtaba ka masuula in il qallocan lagu eego xtaa ma ogali khaniisyow waad ku raac santhy sow maaha ereyada qadhmuun uu leyhy nacalla qadhmunka thy ku yaal yaa ikaa tusa wllhi waan ku kar kar karin laha caawa
@CaishaahmedMohamoud
@CaishaahmedMohamoud 5 ай бұрын
Wll maxad kucaynysaa qofadan aqon waa danbi iska dhaaf inaa sidaas dhahdo❤hadaad qalad ii fahantayna sorry 🙏
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 9 ай бұрын
Waa ceeb in dhibaato soomaali gilgishay aad dhaanto u samaysaan waa wiirsi baan odhan karaa awalba xabashi baad biyo wada cabteen oo khayr ma lahidin
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 3 ай бұрын
Everything raga somaliyed la gubi jiray marka ugu horeysa gabar maser lo gubay waye dhaqan ka wa leysku cafin jiray meqa wife jogo ninkoda dilay gubay qabil ka ninka cafiyay waxa lagu qimeyn ilmaha u dhashay ama isku dhalen iminka sayid cali ilmo uma dhalin nagta u gubay lagu qimeyo ilmaha hoyadi dhimatay abaha ya laga dilin ilmaha heyna la dhaho ma jiro haween ninkoda dilay ilmo dhalin tirka la geyn jiray ama diyo bixin mar walbo wa xalad ad u xun in nafta hadey ku Rabin ad qasab igu jeclow u gubto haween somaliyed inta badan ninka wax sineyn ilmaha gajo heyso haween kale wax sin tamashleyna u dilan fol xumo ku nolow waye ninkaga disho ceb adunyo iyo cadab aqiro waye meqa mar ninkeyga guri deris ka nag kula jiro inan ogado lacag ku bixin jiray qofka iso jajusa meqa mar ugu tagay isaga nag balka ugu jirto marka ugu galay lama qeylin lama dagalin ina arkay inkiri karin kaliya tusin wa salami jiray isaga iyo nagta wana iska so bixi jira habenka igu xanaq badna gows keyga sidan findhicil ugu waday gows iga so dhacay isma ogi malinti timaha iska xiray qeylo galay abahey u wacay timaha iska xirtay gabadhada timaheyga mu ila leyahay dhahay wax kasto isaga neceb yahay le sameyna maxa u dila u guba gubid qarson jirto fesbook furtay sawir nin dadow sawir keyga ku dhejin I 💕 you ku qora maxa sidan u yeleysa daneyso aniga mesha ku fadhin mayo sida nag u radsata aniga nin ka badan u radsana warer ma jiro qofka ku rabin mel kale ka radsado adiga mel kale laga radsada maxa leysku dila leysku guba adunka wasac waye wax ku rabo ka weyn meysid
@KhadijaRahma-d2j
@KhadijaRahma-d2j 3 ай бұрын
Waaaw
@NuuradiinCali-d8l
@NuuradiinCali-d8l 9 ай бұрын
Yaa😮
@HiilDhaanto24official
@HiilDhaanto24official 9 ай бұрын
Arintaas kulama qabno in la gubo hablaha ee ogow abwaan nuurow habluhu waa gobteena
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 9 ай бұрын
sax ❤
@AbshiroQayare
@AbshiroQayare 9 ай бұрын
Hhhh
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 3 ай бұрын
Waa runta❤
@Umumaryama
@Umumaryama 9 ай бұрын
Dhaantadaan digashaan u arkaa waliba ninka erayadiisa
@Ina-moh
@Ina-moh 9 ай бұрын
Pls abwan dhantadan raligalin kabixi wayo jilkanena hada waa indho ku garadlayal wixi ay arka ama ay maqlan ayay kudhaqaqan ciyalkayar hoyadod lagubey Marka arko ilma iguso istagta midkale ineybdhacdo marabno
@StudioAliAdan
@StudioAliAdan 9 ай бұрын
STUDIO ALI Adan
@RoobleAxmed-j5s
@RoobleAxmed-j5s Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RoobleAxmed-j5s
@RoobleAxmed-j5s Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😮😅😊
@ZayidOmar-mu5dh
@ZayidOmar-mu5dh 9 ай бұрын
😢giggled
@SahroMaxamed-u2z
@SahroMaxamed-u2z 9 ай бұрын
Abwaan nuur❤❤
@UbaaxXasan
@UbaaxXasan 9 ай бұрын
Farxowo hadan ciijo ku dilin😂😂
@AnisoFaarax-zx7qt
@AnisoFaarax-zx7qt 9 ай бұрын
Duli duli dhalay bal waxaasu ka dhigayaa wax caadiya ilahay haku duleeye abwana matihide naga fariiso😢
@AbwaanNuurOfficial
@AbwaanNuurOfficial 8 ай бұрын
Subxanalh 😢😢 ala kugu celi
@barkaabdullah7075
@barkaabdullah7075 8 ай бұрын
Mshallh sax❤❤
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 9 ай бұрын
Ninkan muxu ku hadlaa kuwan caqliga ku filan lahaynu ka waalaa😢😢
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 7 ай бұрын
Waadna ceejiseen adinkuba🥺🥺
@sucaadshugri-cm2iv
@sucaadshugri-cm2iv 9 ай бұрын
Waxan dhanto mahe ilaahayow ilahay kayaaba😢😭
@Axlaanmaxamed-f9r
@Axlaanmaxamed-f9r 9 ай бұрын
♥️♥️♥️
@Ruman143
@Ruman143 9 ай бұрын
Yaab tan dhaanto ma ahan waa gun
@Ubax-w8p
@Ubax-w8p 9 ай бұрын
Ragiisoomali yed sad noqo teen arinlayaab le were 😢😢😢😢😢😢
@MaryanMahamed-n6y
@MaryanMahamed-n6y 2 ай бұрын
😢😢😢inti laguba so xasuustay allah ha unaxariisto Dhaman 😭
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 ай бұрын
Micnaha Dhaanto da 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Dumarland iyo Raggland 2duba midna yaan la gaadin ❤❤❤❤❤
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 ай бұрын
@xasansalad7014 sababtaas baan Commentiga U soo Qorayba
@CaafiTiens
@CaafiTiens 9 ай бұрын
Gabadhii oo fridge ku jirdo. Hees laka soo saaray. Isku xishooda was dhaqan xun
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 6 ай бұрын
😢😢maya gobitan 🥲 xangarn Ok afartaba mawda lacagtoda😢😢😢😢
@CabdikaafiBadal-qp7cf
@CabdikaafiBadal-qp7cf 5 ай бұрын
Asc sxb the world
@MaXamuud-my5zy
@MaXamuud-my5zy 8 ай бұрын
Abwaan nuur legnd waa wiil cod hayo❤❤❤
@XamarCade-ui3fv
@XamarCade-ui3fv 7 ай бұрын
Abwaan waxaan waaqalad
@cabdiwahaabjaamac
@cabdiwahaabjaamac 8 ай бұрын
Kumajiro anagu inta aan garanayn qiimaha dumar leeyihiin alle hano kiin xafido
@XaliimoYusuf-gc8dp
@XaliimoYusuf-gc8dp 6 ай бұрын
Waa.yaab wale hana gubina😮😮😮😮😮
@FarxanMuse-h9s
@FarxanMuse-h9s 2 ай бұрын
HALIMO CALOLEY 🤚
@Hawa14Hasan15
@Hawa14Hasan15 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adamhassanofficial8313
@adamhassanofficial8313 9 ай бұрын
Maya maya abwan ma ahan qofki waxan curiyey ee dib ha usaxo ban orani laha
@XasanMaxamad-r4h
@XasanMaxamad-r4h 9 ай бұрын
Vbbbcxfd
@aboubakarbilan2767
@aboubakarbilan2767 9 ай бұрын
War dhawra dhaqanka saan oo hesta kasara meesha 😢
@abdulazizshidiye7427
@abdulazizshidiye7427 9 ай бұрын
Abwaan saan xeer mahan wana ceebeysen dhaqan ogaden iyo mid daarood na mahan wali wxa talaajada kujirto o cadaalat sugeyso hoyo luul mudo 30 Bari hilibkeeda bislaaday abwaan wxn dhanto mahan e wad dhiirigilineysa ficalada qaabka daran wxn wa ku digasho wa maadsi abwaan ilaali sharafka iyo karaamka ay laheet dhantada Wxn mesha ka saar 🙏
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤onkod arms hakaba banan keda burta ku tala ino balan ah nin weyn ma oyo ben waye ogaday ilinteyda barortaye biyo kale u darertay iminka jogta hakaba banan keda galjecel cidan moriyan macwisley dhigen baburta bay iyo bakol iyo bur hakaba u socoto lagu barana amin jesow hubka siyay hal tulo degan galjecel iyo warsangeli abgal dego tixsile wanla weyn
@halima3474
@halima3474 9 ай бұрын
Gaari ku dhaxdiyo waa gopaad hoyada
@khadijakhalif3837
@khadijakhalif3837 9 ай бұрын
This dhanto has not been selected 😢😢
@SalatDiriye-fl3ks
@SalatDiriye-fl3ks 9 ай бұрын
Selected
@FaraxanMohamed
@FaraxanMohamed 7 ай бұрын
Waran ❤
@FaraxanMohamed
@FaraxanMohamed 7 ай бұрын
Cv
@Hassanabdi-sm9ch
@Hassanabdi-sm9ch 9 ай бұрын
Somali walaahi yaab abwaan miyaa kan mida kale kuwan ku heesaya xataa dareen malahan miyaa arin tan baraha bulshada haysata een xanuunka badan miyaa dhaanto jees jees laga sameynayaa, damiir xumaa dadkan alaha idin cafiyo
@fardowsonadarabdirahman7630
@fardowsonadarabdirahman7630 9 ай бұрын
🔥🔥🔥🔥🤲🤲🤲🤲
@fardowsonadarabdirahman7630
@fardowsonadarabdirahman7630 8 ай бұрын
😢
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 3 ай бұрын
Walaal jacel channel ❤
@IssackHassanow-q2e
@IssackHassanow-q2e 4 ай бұрын
Sekadeya Hani garaha Nairobi
@ahmeShowaaye
@ahmeShowaaye 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@CabdixakiinAxmed-px7uj
@CabdixakiinAxmed-px7uj 9 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd 9 ай бұрын
Ragow naga daya dhibta❤❤❤
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 9 ай бұрын
Abwaanka sameyay ereyada i aamin waa HG Salaben😢😢😢😢
@AsmaCabdi-b9m
@AsmaCabdi-b9m 2 ай бұрын
Farxyduu way washeen imaka
@user-xd9qy4lh5r
@user-xd9qy4lh5r 9 ай бұрын
Waa fool xumo kalabo dhantada soo qaaday plz 😢😢😢😢
@FadumoibrahimAdan-n1u
@FadumoibrahimAdan-n1u 9 ай бұрын
Abwaan nuun Waa savannah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 ай бұрын
Axyaa dhaanto ❤❤❤❤❤
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 9 ай бұрын
Munay guul iyo caafimad. .Ayan kuu rajeeyn.
@MaxamedAbdiraxmaan-f8f
@MaxamedAbdiraxmaan-f8f 9 ай бұрын
Guuuul❤❤❤❤😂😂😂😂
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 9 ай бұрын
100 sanno dabka raga lasoo sarayey markaan dumarka arkaan
@AshaCabdi
@AshaCabdi 7 ай бұрын
Goooood 😢😢😢😢😢
@CabdiCasiis-l8q
@CabdiCasiis-l8q 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Calicabdulaahibare
@Calicabdulaahibare 3 ай бұрын
Hablaha somaliyed wa dhayman allah no daayo
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 9 ай бұрын
Gar maaha. Gabar muslimad ah inaad gubtid .waa gaal nimo.
@Sugra-kd8gn
@Sugra-kd8gn 6 ай бұрын
Waa. Waalan yhyh ninkani ma ogo miyaa faamaligii hooyo luulo axaxaxa😭😭😭
@NimcoNuur-pq8pk
@NimcoNuur-pq8pk 9 ай бұрын
Arintani waa qalad abwaan kuwa wax ma aragtada ha dhiira galinina😢
@AbdikarimMohamed-cg3pj
@AbdikarimMohamed-cg3pj 9 ай бұрын
Raga iyo daqanka xun aya larawe inu dalilo balse kamusan firsanin
@AbdikarimMohamed-cg3pj
@AbdikarimMohamed-cg3pj 9 ай бұрын
@xasansalad7014 qalad wey tahay wayo wuxu garnaqsanaya ama uku diranaya in gabdhaha lagubo
@cabdiwahaabjaamac
@cabdiwahaabjaamac 7 ай бұрын
Abwaanku waxuu sheegay wax jira xaga guurka
@HALSANTV
@HALSANTV 9 ай бұрын
Sheekadan dawladda waa in ay tilaabo idinka qaadaa. Duf ku baxa
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 9 ай бұрын
Aaad ayaan uga xumahy iyadoo inantii la gubay talaagad ku jirta caruur yar yar aabo iyo hooya la aan yihiin oo waliba hooyadood hortooda lagu gubay abwaan tiiiq tiiqsi kaamaanan sugayn😢
@DeeqoAbdi-h6q
@DeeqoAbdi-h6q 9 ай бұрын
Saas waaye❤❤❤❤❤gaaari
@SimanSadiyoabdulahi
@SimanSadiyoabdulahi 9 ай бұрын
😢oo hda ma inaad na gubtaan baad go,aan ku gaadheen ragow😢
@Mohamednoor-m4r
@Mohamednoor-m4r 9 ай бұрын
Haa Kusey Isdiyari😂😂😂
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 9 ай бұрын
Maya walal mcn raaali ahaada war gabdhow raali ahaada kun jeer raaali ahaaa😭😭😭😭
@xareedcabdiYuusuf-dt7fb
@xareedcabdiYuusuf-dt7fb 9 ай бұрын
cajiib
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 9 ай бұрын
Wlhi ado hooyada o gubanaysa arkayay. Waliba heeso laga samesyo ax wa duuni akhiir saman 😢😢😢😢
@HalimoDeqow
@HalimoDeqow 9 ай бұрын
😮😅
@ShucebYare-z9l
@ShucebYare-z9l 9 ай бұрын
Dhaan tadan.waxaa.kujira.erayo.qaldan.waana.kaxunahay
@AbdicaziizFj
@AbdicaziizFj 9 ай бұрын
Rag dheh Xaliimo Meel iga saar 😂
@Bilecadde-im1wt
@Bilecadde-im1wt 6 ай бұрын
Abaayo mcn
@kaptanMoHa-t4e
@kaptanMoHa-t4e 9 ай бұрын
Dhaantada weey fadhisaaa lkn dumarka ina loogu gafo waan kasohorjeedaa
@cabdallemocow5650
@cabdallemocow5650 7 ай бұрын
Dhaantadu waa garnaqsi ee Abwaanka ka fuqa
@yussufxassan-nr3wn
@yussufxassan-nr3wn 7 ай бұрын
Waxan maqlay jiray nin ruuxanaya iyo nin ruux qaadayo isku sh wan walee ru😢😢😢
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Waa dhaantadii qarniga baa la dhihi karaa.
@FarxiyoFarxiyo-w7f
@FarxiyoFarxiyo-w7f 3 ай бұрын
Saadaqaali
@ubaxdegenabdi7241
@ubaxdegenabdi7241 5 ай бұрын
Waxaan dhaanto maaha
@abdiazizgedi4715
@abdiazizgedi4715 9 ай бұрын
Wexey kahadlayan qaladadka mooye waxan heleya maaha
@LeylaYusuf-vq1xn
@LeylaYusuf-vq1xn 5 ай бұрын
😂😂😂 2:09
@maxamedabdulahi9230
@maxamedabdulahi9230 5 ай бұрын
8:37 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 daljira iyo dad fiicanbwaa jabuutaay xaafad yar oo uqdad laxanuunsanwax yar hees afka ee katiray somala waxba kama tarto
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,7 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН
SIR NAGEED | 32 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
40:15
Family Sagal Channel
Рет қаралды 77 М.
IDIL AYRUUSH & XASAN YARE ~ DHAANTO CUSUB  ~ IGU HAY LAABTA ~ 2024 VIDEO
6:48
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 10 МЛН
ABWAAN NUUR RAG KA DARAN HAWEEN NEW VIDEO OFFICIAL 2024
5:45
Abwaan Nuur Tv
Рет қаралды 37 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,7 МЛН