Mursal Muuse Iyo Khadra Sinimo (Dareen) 2013 HD

  Рет қаралды 668,676

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

Күн бұрын

Subscribe and share
Mar kasta ku xidhnow SomaliNewMusic oo idiinla diyaar ah heesihi ugu danbeyay ee kusoo biira masraxa fanka Soomaliyeed.
Si toos ah ugala soco heesaha Soomaliyeed kuwooda ugu macaan ee daawasho & dhagaysiba leh.
SomaliNewMusic waxay idinla diyaar tahay music ayi nooc oo soo baxa oo kuhadlaya afka Somaliga.

Пікірлер: 214
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Dadkan islasoo jabayy Hodan ilkaa laso diray😭😭😭 01/2/2022 heestana igu socota Mnta❤😓
@nimcodow1230
@nimcodow1230 Жыл бұрын
Haa walhi 🥺
@mumtasyusuf3924
@mumtasyusuf3924 Жыл бұрын
14/1/2023/💔😭
@abdirahmaanhaybe5791
@abdirahmaanhaybe5791 6 ай бұрын
😂
@sagalahmeth3837
@sagalahmeth3837 Жыл бұрын
😪nacalaa jacayl ku yaal tusale ayaga inoogu filan 7/1/2022😊inta iga danbaysay allah inoo naxariisto labada daaro
@xuseenmaxamedayaanle4500
@xuseenmaxamedayaanle4500 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@rooblehambase5359
@rooblehambase5359 3 жыл бұрын
NIMCO Samriye inta Xasuusta Barnaamiyadeedii Bariido Iyo Bogaadin Iyo Waagaa say Date Keeda Uhaysatay Like Dhac kusiiya ❤️
@xamdabaarud7633
@xamdabaarud7633 3 жыл бұрын
2021 inta dawanaysa ee heestan iyo siday lamanahan noqday intay aragty jacylka shaki kaqadey like dhac kusi 🤗🤗
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Hadad i agjogtiyo ogow dhibta wn ilaba intasan dhab u arkay wlhi qof ad jecshay intu kula jogo wx ka awod badn walow labdn qof calf kala kexeyay xili ay xaladani ihaysatan dhagysanya🥺🥺💔
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
My heart feels and still listening this masterpiece 😌🌹 "SAW KUMA ILAASHADO" ... DEEQOW ❤️😘
@YuusufCarab-dd5qs
@YuusufCarab-dd5qs Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 3:54 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤
@butraanqatar8119
@butraanqatar8119 5 жыл бұрын
Hestn mrksta wan dhageysta xita mrkn muqdisha an ka soo am ba baxy inanta jcla baa ii so qadi jirty intan ilmo iga soo daato ayey i dhihi jirty maxa kugu dhacay ileyn jclku waa wxn laga fogn krin💋💋
@hodanabdirashid1278
@hodanabdirashid1278 3 жыл бұрын
😢😢😢😢
@amalyusuf1089
@amalyusuf1089 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭2019 mursal iyo khadra way kala fogaadeen 😭
@nimcomuse5931
@nimcomuse5931 3 жыл бұрын
Wlhi markan dhagaysto wanba iska ooya 😭😭😭
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Inshallaha Khadra iyo Mursal wad joogoga waan jaceleheye ilayow musbaden loo soo diireye haa ku soo celinin Qoyskan shedamed waye Hoden
@ladanhooyo143
@ladanhooyo143 4 жыл бұрын
2020 ilaahow waa bil rabadaane isu soo celi hooyada iyo aabaha
@phaizuuehelzan2747
@phaizuuehelzan2747 4 жыл бұрын
Aamin ya rap🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
Ameen😥💗💗Yaa Allah
@abdirahmaanahmed7106
@abdirahmaanahmed7106 3 жыл бұрын
2021 oh my god 🙏
@aboubackermohamed2545
@aboubackermohamed2545 Жыл бұрын
Kjhsdcvj8wSW . Np7iilo888
@aboubackermohamed2545
@aboubackermohamed2545 Жыл бұрын
Kjhsdcvj8wSW . Np7iilo888
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 жыл бұрын
Daren ka abirmay egmada marku unkaman ku aminaya axaax walhi waa xasuus imkan mid kalu gacalyo haya markasan indhaha argagag tama khadra laha like inta ila damganysa 😢😢😢😢😢💔💔💔
@ummumaahirsaid8699
@ummumaahirsaid8699 5 жыл бұрын
Mursal qadro si xad dhaaf buu u jeclaa lkn ilama aha si sahal inuu ku ilaawayo waxey ila tahay sixir baa lagu af duubtay
@siimaaaresiimabilan1189
@siimaaaresiimabilan1189 4 жыл бұрын
Allahaga unoqo waxad afkaga katirahdo qiyamaha walagu waydine cidina ma sixirine
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 Жыл бұрын
2023 ❤ Jawi kaale🎉
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Xusuusteydii 2013kii aduuun wa soconaya wlhi😰😳
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
😥😥😥💗
@iamamuslimgirl5426
@iamamuslimgirl5426 11 жыл бұрын
marka la dhahayo jaceylka xasiid ayuu leyahay waa adiga cml gabartan maxa hada niyada wax bas ugu galine oo ninkeda ugu diire hado nolosheda ka hayo maseer de sameyo waa wax la sameysta ee oo qur naftada khadro masha allah qurux iyo cod iyo nag nimo ba ilahey ayaa kugu dege ee abaayo jaceylkaga waliga sidas oo heeso masha allah xabibiti dadka noloshada ka maseersan hadalkoda dhagta ha oo dhigin waa jaceyl xasiiiid
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 3 жыл бұрын
Waxaan nahay ul iyo diir laba nolosha aayah abid farx ku wad jira ❤😥 A ❤ lkn isma hysano imnaka
@mohammedwalibaddal1388
@mohammedwalibaddal1388 4 жыл бұрын
2020 heesta soo dadal malintey soo baxdey kadib hadad dawanayso like
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
😰😰inkastoy Sanado badan Ka Soo wareegay lkn Maantaba waxay u Tahay xasuus qurux badan Un ay manta iska Xasuustaan Waa kas Jacayl walee 😱😢😢wan Ka xumahy Inaad sas idin ku dhacde
@Karaz608
@Karaz608 5 жыл бұрын
Cashuur Cisman hore lo yiri adunyadu wa ladnaniyo waxan lagu waareyn
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Uff nolosha markaas ookalaa haba bilaabin ku qabanaysa hadana tan alaa xasuusanaysaa
@xamidamohamed1233
@xamidamohamed1233 7 ай бұрын
2024 mursal oo mareykanka joga ban dhagesanaya 😂
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 жыл бұрын
Dareen Dareen aamm ka abuur eegamadu makruu kaban ku aaminay Miyaan ruuxana aadimgan ku ag dhigaa sow kuma ilaashado ❤❤❤
@faizamusa4580
@faizamusa4580 5 жыл бұрын
Wow waa xasuuso Remember this time
@sugaaldeeg3539
@sugaaldeeg3539 11 жыл бұрын
inan ayaad tahay khadra way haysataa qurux intii uu nin keedu ku qan ci lahaa maan sha allah
@mubarikmohamed6100
@mubarikmohamed6100 22 күн бұрын
Thursday 22/August/2024 Ayaan dhagaysanaya jacaylna waan dareemaya lkn Waa la guursaday cafis iga tahay wllshy waxad riya iiso dhistay 😢😢😢😢
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Xazuuz hore Curadkii xidigaha geeska mursal Waan ku salaamay bro
@khadarmohamed8161
@khadarmohamed8161 5 жыл бұрын
Walee waa maalimo xusuustod wakhtigaasina wakhti buu ahaa. Lkn aduuya ka daba timi. waana camaladeeda. i am so sorry!!!
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever Жыл бұрын
Heestan xasuus gooniya ❤ 4.4.2013
@Askamedia142
@Askamedia142 4 жыл бұрын
Still I watched this music 2020
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Memerios 😭🥀🥀
@khalilshigshigaw2440
@khalilshigshigaw2440 Жыл бұрын
2023 still the best ❤
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Maxey tiri waan ku aaminay aa 😢
@user-do3di5qt1x
@user-do3di5qt1x 3 ай бұрын
Whli Madax aya xanuuna mig Arku heesta
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 5 жыл бұрын
Still watching 2019😢😢😢😢😢😢😢😭😭
@hamzabakri1913
@hamzabakri1913 4 жыл бұрын
Waxan ahy ul iyo diir Raba nolosha ayaha abid frx kuwada jira💔 khdraaayyyyy
@najaxdhamac413
@najaxdhamac413 4 жыл бұрын
wali wan dawanaya 18 /5 /2020😭🌷💞💗
@marwaanabdirahman3143
@marwaanabdirahman3143 3 ай бұрын
Riyadii beenta aheeed runtiii 😢😢😢😢
@zakariamohamedchannel6523
@zakariamohamedchannel6523 Жыл бұрын
Xigaha geska africa first born mursal musa the best voice iyo kadra ;nimcan hillac big funs❤
@zakariamohamedchannel6523
@zakariamohamedchannel6523 Жыл бұрын
❤❤❤
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 5 жыл бұрын
2019 yaa soo booqday🖒 hodaney dad sida isu jecel maxad ooga jiidhay😩😬
@mushtaaqabdirahmaan5316
@mushtaaqabdirahmaan5316 5 жыл бұрын
Isma lahayn waa la soo sadexen waligay Hodan ilko faras aya ka jiidhay baalayo ku dhacday
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 жыл бұрын
Hhhw walhi waa iqa qoslisay ilko faras waaa runta waa shaydan lo so diray wayo laba kasto is jecel waxa sadexeya waa shaydan hoora lo sheegay
@mushtaaqabdirahmaan5316
@mushtaaqabdirahmaan5316 5 жыл бұрын
@@somalilandgirl8019 been maha wlhy laba qof wax sadexeya lama wayaba qaliyey
@xamdixamdi3677
@xamdixamdi3677 6 жыл бұрын
Masha Allah hadeyba wada jogaan ilaah ha dhawro wan jeclhy lamaanayaasha somaliyeed
@hawoyusufhussein7904
@hawoyusufhussein7904 5 жыл бұрын
Indhahaa aragaaga taba adaa ku abuuray oloshada axyaa hees lamaano isjecel ahaayen lkn jaceyl xaasid mawaayo
@husseinmaariyoow3488
@husseinmaariyoow3488 3 жыл бұрын
2021 February❤️
@cadoowmahamad9253
@cadoowmahamad9253 8 жыл бұрын
iimaan sugan iyo edaab miduu alle siiyey rabi siiyey waa adi
@DRasmamaxamed
@DRasmamaxamed 23 күн бұрын
Memory 😢😢 2019
@drmaancadde9124
@drmaancadde9124 3 жыл бұрын
Esh qiyaasak waxaasaa ka ah jaceyl dhab ah Am so soory inaad is weysaan.😭😭😭😭
@maxamuudxasan9150
@maxamuudxasan9150 7 ай бұрын
Jacayl igu itaal saday❤😮
@hodanisaac4205
@hodanisaac4205 2 жыл бұрын
Rer kan hodan Craxman ba kala washay. Aduna 2022 Ban dawanaya. Passborka USA awgis bu familkan ku dudumay
@Samiakahmed
@Samiakahmed 11 жыл бұрын
Labadaan sii ficaan ayeey isku jabiyaan heesta. Nooladaa. I didn't know you two were married. All the best of luck...may you be blessed!
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 Жыл бұрын
Walal barigaasaad qortya comment gan, ana 10 sano kadib arkayaa oo wXwlba baabe een😩 axyaa wakhti
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 5 жыл бұрын
2019😢😢
@iqroabdulahi849
@iqroabdulahi849 6 жыл бұрын
Noloshu waaa faraxad walhi ilaah hanasiiyo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Farax hadan ku amino ilahay sida ha iga dhigo 💀👩🏻‍🦽😂
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 7 ай бұрын
Hhhh Abaayo Farax Dhamanti Wada Xuma ❤
@daadirbulshaawi1760
@daadirbulshaawi1760 Ай бұрын
Yarka fananada jalaha magaciisa fanan somaha🤔🤔
@abdiaziizfagac2595
@abdiaziizfagac2595 2 жыл бұрын
Top weeye heestan balse nasiibka idiin ka adeegay mursal iyo khadra silimo 😭 " 12_12_2021 3:03 pm maalin axadda from titanic "
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Xusuus hore iyo xidigahii Geeska
@daudhussein3586
@daudhussein3586 10 жыл бұрын
Woooooooow wlhi i like hestan
@mahamedlyrics5768
@mahamedlyrics5768 3 жыл бұрын
Saw ku ilaashada 🥰 Still 26/01/2021
@abronesenior
@abronesenior 11 жыл бұрын
why some pple do not enjoy the great lyrics, the beautiful voices from the lovely family and speaks like they r bigoted is beyond me, some haters deserve to go hell straight with their shoes indeed, just enjoy the charming voices and move on, no need -ve comment here..........
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
It's 9yrs down the line 🤔wats up messy 🧚‍♀️tym flies
@badrauk6940
@badrauk6940 2 жыл бұрын
Waxannhy Ul iyo diir NolashaydaⓂ️❤🔐
@dahirkadafi2942
@dahirkadafi2942 7 жыл бұрын
wan idiin tageeraa cadawgiina cagta hoose
@moHameth19
@moHameth19 7 ай бұрын
2024 still best ❤🎉
@abdisalanahmed9882
@abdisalanahmed9882 11 жыл бұрын
Father and mother of love mursal & khadra best song loool
@awliyadiijeceylka710
@awliyadiijeceylka710 Жыл бұрын
1/1/2023 𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐥𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
What a song
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 3 жыл бұрын
2021/08/06 9kii subahnimo Jacaylkan laguu sheegaya kliya waa heeesaha fck ninkaasi inantaa wuu ku ciyaaaray Khadra the ironlady
@nasroabdi3015
@nasroabdi3015 2 жыл бұрын
Xasuus 2022 ya ila dawanoyo bal liketa hayla dhafina
@najahabdi1122
@najahabdi1122 Жыл бұрын
2023 inta dhagysanysa hezta xzuuz like dhac kasiya🎧♥️
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
Xasuus qaliya 2013 jacaylkaygii ina mawliid Kuma ilaabi doono intan aduunka kunooley waqtiga kula qatey
@ubahabdisahal7012
@ubahabdisahal7012 6 жыл бұрын
Walhi hodan waa masiibo illah cirka kaso ridaay
@Ducoqabto23
@Ducoqabto23 11 жыл бұрын
Great voice both I like song
@mubaarikabdi1885
@mubaarikabdi1885 2 ай бұрын
Jacayladii saqiiray. Mursalow gob ma tihid. 😢
@sumayamohamed4491
@sumayamohamed4491 Ай бұрын
Waa gob e calaf baa kala geeyey
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 15 күн бұрын
​@@sumayamohamed4491calafka somaliada sameystay ma calafbaaa gabadha duunyo buu ka raacay wllh bilaaa damiirkaa
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
2022 Xasusti 2013
@nimomohamed7882
@nimomohamed7882 4 жыл бұрын
2020 saw kuma ilashado 😥😥😥😥
@hony1435
@hony1435 5 жыл бұрын
Hoodan maxad uu kala kaxaysa walalo khadra iyo mursal xanuun waxay ahaAyen awlad jecayl
@suhaybaliz3207
@suhaybaliz3207 Жыл бұрын
manshaalah. ilahayh❤❤❤❤ dnbarakeyo
@thelegendarianoflegend5278
@thelegendarianoflegend5278 7 жыл бұрын
Mansha lamaanaha aduunka isugu jecel alla ha isu keen daayo
@user-nx6ih6xt6c
@user-nx6ih6xt6c 6 ай бұрын
10 /3/ 2024 habeen soon so galeyso 22:28pm😢😢
@ikraanabdukadir8776
@ikraanabdukadir8776 6 жыл бұрын
Masha allha nolada
@marla_arag6880
@marla_arag6880 2 жыл бұрын
Indhaha aragaga taba 🩸😩 My hero mohamed 🩸
@axmedaden388
@axmedaden388 Жыл бұрын
Liketa 2023❤
@zakiapdiaar4039
@zakiapdiaar4039 3 жыл бұрын
inta daawaneysa 2022 is muujiya 😪😪😪😪😪😪😪
@maidawarsame9292
@maidawarsame9292 6 жыл бұрын
Wow waxaas ayaa jacayl ah nice
@hodanxuseensiicoow2949
@hodanxuseensiicoow2949 4 жыл бұрын
Shalay siduu ahaa io maanta siduu yahay isku fiiri naag nool haddey ahan laheed wey badali laheyd hodan qaali ayada badashay naag nool iga dheh
@nafiso7343
@nafiso7343 8 жыл бұрын
alamahana Somali dadkan wankahelay siday isu jecelyihin
@madamrose6157
@madamrose6157 3 жыл бұрын
I'm Still Interesting🥰🥰😘 Hodan qumayo
@AbdirashiidMohamed-ty6ww
@AbdirashiidMohamed-ty6ww 10 ай бұрын
Iga qora manta Fanaaniin la mida masoo baxi karaan fanaaninta xidigaha geeska Wakhtigaa idin xusi doona Taarikhduna way idin qoran tahay EVENT OF STARTS OF AFRICAN
@fowsiyodagan7415
@fowsiyodagan7415 3 жыл бұрын
2021 yaa iladhagaysan😥
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
Still watching 2023😔😔khadroy idin tabaa
@ekranabiibmuuse
@ekranabiibmuuse 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Habeenka Live Ban U dwanayay Horn cable Tv
@ibrahimirab3472
@ibrahimirab3472 9 жыл бұрын
woow nice song
@faatii333
@faatii333 Жыл бұрын
Hodan ilko badan ayaa reerka buuq galisay habaarqabto
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 3 жыл бұрын
2021 back time 😴😴
@empiresaara9927
@empiresaara9927 6 жыл бұрын
❤❤❤❤khadra cod dahab
@ifraaxkhadar162
@ifraaxkhadar162 3 жыл бұрын
jacayl xaasid ma waayo hidan waa xasidad ax axa ax oh my god hodan c raxman waa duliyad dad is jecalbay laka fogaysay
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Yaa dawnyaa 2022
@bentacurrobrigo7079
@bentacurrobrigo7079 2 жыл бұрын
Indhaha aragaga tabaa ada ku aburey oloshada my love AYAN ❤️💋🌹🥀
@Dreams-Reality
@Dreams-Reality 10 ай бұрын
2023 wakhti waliba xasuusti ❤
@frankie198211
@frankie198211 11 жыл бұрын
Mursal iyo khadra alle haa is kin dayo
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
25/6/2022 is viwed is lejen💗Maalin Sabtiyah
@abuubakarismail6093
@abuubakarismail6093 2 жыл бұрын
2022 Ayaan wali dhageysanaYa anothe level song
@farduusxuseen4963
@farduusxuseen4963 3 жыл бұрын
Marakan arko dada sida iski jacel oo isweyay wlhi jacelba wan naca
Khadra Sinimo iyo heestii Wadnaha Hoo 2013 HD
5:47
SomaliNewMusic
Рет қаралды 610 М.
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 309 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,4 МЛН
Khadra Sinimo iyo Heestii Wadnaha Hoo 2013 HD
5:48
Ssc Wararka
Рет қаралды 154 М.
Mursal iyo Khadra Heestii Ha Lumin
7:07
Warqabad cusub
Рет қаралды 120 М.
Khadra silimo boqolkiiba boqol jeer Video 2024
5:38
KHADRA SILIMO OFFICIAL
Рет қаралды 751 М.
Ila Labis Caashaqa
9:18
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 3,7 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 623 М.
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,9 МЛН
Mursal Muuse (GOB) Somali Music 2014
7:15
SomaliNewMusic
Рет қаралды 716 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН