Murugada iyo Ciriiriga Nolasha Sida Looga Baxo | Sheekh Mustafe |

  Рет қаралды 856,821

Eegmada

Eegmada

Жыл бұрын

Welcome to Eegmada Channel.
Speaker: Sheikh Mustafa Haji Ismail Harun
Sheikh Mustafe is a Somali Muslim cleric and scholar whose voice has symbolize wisdom and depth.
#eegmada #sheekhmustafe #muxaadaro #muxaadarocusub
Tools I use to run my digital brand:
Premier pro ( Video editing ) -
Photoshop ( Thumbnails ) -
PowerDirector (Video editing) -
Footage & Images ( Storyblocks - Pexels -Pixapay - Mixkit - Unsplash - Pinterest) -
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1) This video has no negative impact on the original works.
2) This video is also for teaching purposes.
3) It is transformative in nature.
4. Video clips were used for a very small part to help understand.
5) I only used bits and pieces of the videos to get point across where necessary.
All footage is licensed & Royalty Free and the video was fully edited by us.
Follow us on Social media:
/ eegmada
/ eegmada
For More Infor Please Contact: eegmadaa@gmail.com
Copyright © eegmada 2022

Пікірлер: 329
@guledyare7119
@guledyare7119 4 ай бұрын
Marka maqlo soomaali qofkii ugu wanagsanaa cid ka hadlaysa automatic ayuu igu soo dhacaa wlhi❤ Dar ilaahay ban ku jeclahay sheekh caalim sheekh mustafa haji ismail
@saadamohamed2472
@saadamohamed2472 3 ай бұрын
@hanataxmed4551
@hanataxmed4551 3 ай бұрын
😊😊
@MubaarigCaaqil
@MubaarigCaaqil 2 ай бұрын
Ma. Ala hakujeclaado
@somalientertainment8965
@somalientertainment8965 10 ай бұрын
😭😪😭qof walbo fariinteyda arka waxan ka codsanaah inow qalbiga iga duceeyo runti waqti adag baan dhexda uga jiraah😪🙏
@sahracsahaljaamac652
@sahracsahaljaamac652 10 ай бұрын
Ilaahay haku fududeeyo sidaad jeceshahay wll
@mohamedissack5974
@mohamedissack5974 10 ай бұрын
Allaha hakufududeyaaa arintaas wan daremakaraaaa
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
Ilaahay waxan kaga baryay inuu wixii culsys ah ee ku saaran ka dul qaado farxadna kuugu bedelo Rabbi ayanay waxba ku cuslayn amiin
@abdirahmanmohametjama7433
@abdirahmanmohametjama7433 10 ай бұрын
Alle haka Qaado culeeska 🤲
@clqaniaxmed1191
@clqaniaxmed1191 10 ай бұрын
Alle hakaabsaaro cidhiidhigaa wllo
@niciimajanno4217
@niciimajanno4217 8 ай бұрын
Ilaahayow murugta farxad iigu badal aaad ayan umurugsanahay yaa rabi iga farxi🤲🤲🤲amiiiin
@ruwaidayusuf4262
@ruwaidayusuf4262 8 ай бұрын
Ameen Yaa rabbi Yaa rahmaan dhamanteenba Ameen 🤲🥺
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 7 ай бұрын
Walal Ilaahey farxad hakuugu badalo . salaada iyo athkaarta oo uu Quranka ugu horeeyo badso oo hajoojin waliga murug arki meysid i.a
@DumarBilla
@DumarBilla 6 ай бұрын
Ilht hka dulqado byo dhmn alh nacfiyo
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 9 ай бұрын
O my Rabii, Ilahow caafimaad buuxo oo dag dag ah isii, xanuunka iga qaad… aniga iyo inta dhiban Allahuma Ameen
@user-ju5lz3wr7t
@user-ju5lz3wr7t 3 күн бұрын
Aamiin Yarabi
@kkkkku88
@kkkkku88 Жыл бұрын
Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Жыл бұрын
Allaha Ku siiyo wxd jeceshahy Si Niyd ah kugu soo duceyey
@kkkkku88
@kkkkku88 Жыл бұрын
@@maidohussain-it9nd amiin qali sidokale 🥰😘
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 Жыл бұрын
Alle haku fududeeyo yarbi yarahman
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 Жыл бұрын
Muradkaga oo aan macsiya aheyn Allaaah hakusiyo oo dg dg ah adiga io inta muslim ah muraadleh dhmmntnb Allooow ducdeena nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaarab
@siawproduction8459
@siawproduction8459 10 ай бұрын
Ilaah haku sahlo
@umeyayusuf282
@umeyayusuf282 6 ай бұрын
Ya rabb inti culeys saranyahy ufudude ana sdokle inti cafimad latacaleysana rabow cafi inti dhibateysan dhibatada kaqad 😢😢ya rabbi gafkena iyo geridena hakulmin 😢😢
@najmodahir2663
@najmodahir2663 Жыл бұрын
Asc wallheyga wax lagu jira ma mahi ugu danbeye bishi barkesaned ee ramadan wax idinka codsan ina si niyad😒 igu duceysan ino alle ifududeyo hamiga leyshe idinkan alle 🥺son io ducad haa idinka aqbalo 🤲io inti nolasha hami ka leh alle wax walbo qeer hanoga dhigo jasakalah qeer wllheyga😢🤲❤
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Alle hakuu zahlo wallo🎉❤
@asadapdirahman6387
@asadapdirahman6387 Жыл бұрын
Aamiin aamiim wllo alle ha inoo Rumeeyo dhameenten hamiyadeena
@najmodahir2663
@najmodahir2663 Жыл бұрын
@@asadapdirahman6387 amiin wll qali
@najmodahir2663
@najmodahir2663 Жыл бұрын
@@updy_khayreaaqilkaynan amiin wll jasakalahu qeer
@madarduran8618
@madarduran8618 Жыл бұрын
Wll Allah hamigeena hanoo fududeeyo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 ай бұрын
آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه آجمعين ❤❤❤❤
@sabrinmoh5201
@sabrinmoh5201 Жыл бұрын
Iisoo duceeya 😢walalyaal gabar yar oo dhalinyaro ah culeysyo nololeed oo dhan walba leh ay saaranyhn ayaa ihysta😢 hadana allhamdullilah allhamdullilah aadbaan uladanhay iisoo duceeya ❤
@CudoonHoney
@CudoonHoney Жыл бұрын
Ilhy ha kaa saroo ani xitaa Sidokle 😭😭😭
@NafisoBarre
@NafisoBarre 10 ай бұрын
My Allah help you insha Allah
@roodadhool2449
@roodadhool2449 10 ай бұрын
Eebbe ha kaa saaro walaal
@anisodaahir418
@anisodaahir418 9 ай бұрын
Ilhey Aya awood leh qof walba culeys haysta haka saaro adna waxad jeceshay ilhey haku siiyo abyo iyo dhamanten
@ruwaidayusuf4262
@ruwaidayusuf4262 8 ай бұрын
Alleh culayska hakaa dulqaado wllo Muradkaga oon macsiya lahayn rabbi haku siiyo dhamantenba Muraad ayaan leenahay rabbi Haynoo fududeeyo danbiganana rabbi ha dhaafo 😭🤲
@yaasminamohamed530
@yaasminamohamed530 9 ай бұрын
Alxmdulillah illahey aye mahadas u sugnate anoo ciriri fara bdn daremayaa KZbin so gale wana la kulme zajakallah qeyr sheikh 😢❤
@Munazaciid12
@Munazaciid12 19 күн бұрын
Shekhan wlhi dar allh ujeclhy illhow xafid oo jirkiisa naar ka ilali🤲🏻❤️‍🩹
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخ مصطفى إسماعيل هارون وجزاك الله خير الجزاء
@user-bb3us4zt1b
@user-bb3us4zt1b 2 ай бұрын
Shiiqa mustafe haruun alh ku xafido 🔥🤲 sidaan ku jeclhy alh ku jelado😢🤲🤲🤲🤲
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 11 ай бұрын
Asc Sheekh Mustafe masha Allah ilahey Ajir iyo xasanad ha ka siiyo muxaarada muslamiinta aad ugu deqesid ❤❤❤❤ ilahey angana ha nagu afaco🤲🤲🤲🤲🤲 jaa Rabi ❤❤❤❤❤❤
@haphsaabdi3746
@haphsaabdi3746 Жыл бұрын
Akhiriyo aduunba alle hakubarakeeyo😢❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
أللهم إني ظلمت نفسي ظلما كثيرا وان لم تغفر لي وترحمني لأكونن من الخاسرين 😢
@Jabir.1
@Jabir.1 Ай бұрын
اللهم صل على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Qalpiga Dawadisa Quraanka xidhidh adag la yelloh 😢🎉❤
@cabdimoha4661
@cabdimoha4661 Жыл бұрын
Tasbiixdana badi
@HabonAbdillahi-ss3ih
@HabonAbdillahi-ss3ih 15 күн бұрын
Sheikh Allah janatul fardouss haka warabiyo, the best sheikh
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Жыл бұрын
Asc. Sh. Mustafa. Mashaa. Alaah. Kheyr. Ala. Ha ku. Siyo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
أللهم إني أستغفرك وأتوب إليك فأغفر لي إنك أنت الغفور الرحيم 😢
@farhiya3693
@farhiya3693 Жыл бұрын
Ilahayow akhiro iyo aduun ii naxariiso, waridkaay uu danbi dhaaf, iyo inte Muslim aah. Ilahayow jano fardowsa kaa barinaay
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 Жыл бұрын
Alaahu ma aamii. Yaa rabilcalimiin
@user-kd1in4xl5f
@user-kd1in4xl5f 2 күн бұрын
Maasha Allah sheikh mustafe xaaji ismacil haaruuun ilahay haku xafido anagana ilahay hanaga dhigo kuwiii wax kuqaaata eee ku tadabura wacdigaaa iyo waaanadaaa ❤❤❤ dar ilahay u jecelahy
@ikranxuseenikraanxuseen
@ikranxuseenikraanxuseen Жыл бұрын
Isoo ducey wllo murud adag ayaan😢 lehye ale adkisa oo ka fudeye
@najmodahir2663
@najmodahir2663 Жыл бұрын
Wllshey alle wax kag barya ino aritad ku fududeyo lnsha allh 😢🤲🥺lkin samirk badi
@yasirdubat6421
@yasirdubat6421 Жыл бұрын
wll inshaalah murudta wat kabaheysa insaalah 🙏🙏🙏🙏 wll🤲🤲🤲
@ikranxuseenikraanxuseen
@ikranxuseenikraanxuseen Жыл бұрын
@@najmodahir2663 aaamin abyo macn
@ikranxuseenikraanxuseen
@ikranxuseenikraanxuseen Жыл бұрын
@@yasirdubat6421 waan heley alx wx yre idhimn
@HamseHassan-ev2tx
@HamseHassan-ev2tx 2 ай бұрын
My favo rite sheikha mustfe illhy cim rigis ha u dheeyo😨😓
@naimamohamedadem-sc6nr
@naimamohamedadem-sc6nr 11 ай бұрын
Sheikh kudayasho mudan ❤
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 10 ай бұрын
MA SHA ALLAH MAY ALLAH AZZA WAJAL REWARD YOU ABUNDANTLY SHEIKH MUSTAFA HARUN ALLAHUMMA AMEEN .
@ixsaaanmahamed2768
@ixsaaanmahamed2768 Жыл бұрын
Mansha allah sheekh mustafe jazakalah khayar❤❤❤❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 11 ай бұрын
❤ALLAH AKBAR ♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️ ❤Sallallahu alayhiwasalam♥️
@W4riiriH_cejisoH
@W4riiriH_cejisoH 10 ай бұрын
Isoo duceeya 😢walalayaal gabar yar oo dhalinyaro ah oo culays walba dhankasta ka heesta baan ahay alxmdulilah sidas ay thyna ilahey ayaa mar walba u mahad celiya 7:35
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
Rabbi ha kuu fududeyo wixii culays ku haysta amiin
@deeqoaxmed-zm1cx
@deeqoaxmed-zm1cx 10 ай бұрын
Rabi hakuufududeeyo wll qali rabigana tala saro
@QadraAli-gp1sd
@QadraAli-gp1sd 9 ай бұрын
Huno Allah ha ku siiyo waxad rabtid oo bilaa danbiyaa
@amalmahad6076
@amalmahad6076 Ай бұрын
Ilaahow nooxafid sheikhena❤❤
@nimcokayse1391
@nimcokayse1391 2 ай бұрын
Alle cimriga iyi caafimadkaba ha u dheereyo sheikh mustfe ismaacil haruun❤
@barnidahir
@barnidahir 10 ай бұрын
Iso duceya inu illhy kurbada iga qaado 😢🤲❤
@Al-kheyr
@Al-kheyr 10 ай бұрын
Sheekheena aalle ga barakeeyo
@ayaanruun7013
@ayaanruun7013 10 ай бұрын
My favorite sheikh mustafe haaji ismail haaruun ❤
@user-xi3ut1vt2w
@user-xi3ut1vt2w 4 ай бұрын
Isoo duceeya muraad ayaan leehay inuu illahey ifududeeyo qofkasto muraad leh ilaahey muraadkiiso khayr leh illaahey hasiiyo kuwa dibateysana dhibta farxad allah ha ugu badalo
@xamdijamac6286
@xamdijamac6286 8 ай бұрын
Ilahow noo naxariiso🥺🥺🤲🤲🤲
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 10 ай бұрын
لأاله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد يحيي ويميت وهو على كل شيء قدير ❤
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 4 ай бұрын
Yaa Allah qalbigyga ka buuxi cabsidaada 😭 Yaa Allah muraadka leeyahy ii sahal 🤲
@zakariyeyuuro4688
@zakariyeyuuro4688 8 ай бұрын
Wlalyal ii duceeya in alleH khayrka igu suugo
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 Жыл бұрын
Alah haka dhigo ilmo cafid qaba ood is Callahan 00 bariya alha kaaga dhigo alhana ku kurbo feydo aamiin
@user-yl2oy6cn3z
@user-yl2oy6cn3z 10 ай бұрын
Masha Allah. Jazakallah ❤️❤️❤️🙏
@LovelyDragon-wt6ww
@LovelyDragon-wt6ww 2 ай бұрын
Ma Sha Allah
@mohamedgraphics3217
@mohamedgraphics3217 Жыл бұрын
Allow culimada noo daa amiin
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 Жыл бұрын
Mashalllah 🥰 🥰 🥰 🥰 ❤❤❤ taabrkaalllahaa alle ha ka abaal mariyo sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun xafidulaha ❤❤ anagana alle ha naga dhiigo kuwaa waxa ku qata wacadigaa kana fayiiidaystaa 😢 alhuma ameeen yarabi أللھم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك يارب العالمين ❤❤أللھم أمین يارب
@eegmada
@eegmada Жыл бұрын
🤲
@Salmaan4.
@Salmaan4. 10 ай бұрын
Sheeqa ugu jeclhy
@ismaciilseydcusmaan5366
@ismaciilseydcusmaan5366 Жыл бұрын
masha Allah ❤❤❤
@HipoMohamud
@HipoMohamud 4 ай бұрын
Alx mahd oo dhan allah bay u sugnatay isoo duceeya wllalayaal in illahy nolosha ii qurxiyo nolosha way igu adagthy😢🤲
@user-ck3hb6lm8k
@user-ck3hb6lm8k 11 ай бұрын
Jazakallahu kheer
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 10 ай бұрын
Masha Allah my favourite shiekh Mustafa sh Muhammad Abdi umal illahay haa ino hiifdhiyo jazakallah khayr illahay haka awal mariyo khayrka 🤲❤️❤️
@mohamudjamac2198
@mohamudjamac2198 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ Mashaa Allah shiikh mustafa
@siawproduction8459
@siawproduction8459 10 ай бұрын
Allah ibaarik my sheikh
@diagodu4463
@diagodu4463 11 ай бұрын
Mashallah sheikh jazakallah❤
@AbdirahmanIbrahim-fw3ww
@AbdirahmanIbrahim-fw3ww 3 ай бұрын
Alle ha ku xafido🕋
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Sh mustafe burco illahey darti ayaan ku jecelahey noloow anigu waan ku tageera
@firiyadapdi2078
@firiyadapdi2078 4 ай бұрын
Fv sheekh mustafa❤😢
@shaafiyare2160
@shaafiyare2160 2 ай бұрын
Iso duceeya waxan wall culeys daremaya walalayal
@abdiazizmohamed1887
@abdiazizmohamed1887 Ай бұрын
ilaahow shiiqaan ka abaal mari wanaaga iyo baraarujinta uu ino sameeyo
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@user-er8qq5os7p
@user-er8qq5os7p 3 ай бұрын
Allaahu akbar allahayow wadada toosan magu hanuuni yaarab❤
@bostejoali3717
@bostejoali3717 10 ай бұрын
MASHALLAH MASHALLAH JASAAKUMULLAH QEER SHIIQ ALLOW MIISANKAGA KUGU BUUXI
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqaali1219
@deeqaali1219 Жыл бұрын
Alaha kuxifdiyo sheq mustfe
@naimadahir9354
@naimadahir9354 Жыл бұрын
Mansha allah ❤
@Axyaadunya
@Axyaadunya 10 ай бұрын
ilahow iga Saar noloshan wan ku baryayaaaa cilka ayaa ibaden Rerkeygu 😔🤲🏾🤲🏾
@mezoutozil7278
@mezoutozil7278 8 ай бұрын
Samir wllo oo digriga Alle badi waadka badbaadiye tasbiixsona
@NashaadHassan
@NashaadHassan 8 ай бұрын
Nolol farxad leh ilaahey haku siiyo😢wax ka cun maleh marka dhibka ka heesto dhanka reerkaaga ilaahey shartooda haka qabto
@abdihassan5738
@abdihassan5738 8 ай бұрын
Amiin ya rabi
@YoolYare-bx7gk
@YoolYare-bx7gk 10 ай бұрын
Masha Allah shiikh Mustafa harun
@user-vv2ox9tl1j
@user-vv2ox9tl1j 2 ай бұрын
Ilhy ha ku barakeyo Ii ducey arin aad u culys badan baa ihysate
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 Жыл бұрын
Masha Allha 😊❤
@muniirahibrahim9721
@muniirahibrahim9721 Жыл бұрын
Alle haku daayo sheikh ❤
@SamiiroXaji-vv3ib
@SamiiroXaji-vv3ib 10 ай бұрын
ilahow noo dambi dhaaf aamiin 🤲🥺
@sumayamohammed4574
@sumayamohammed4574 10 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@salimjuma5069
@salimjuma5069 11 ай бұрын
Mansha Allah❤❤
@HafsaDahir-bh7cy
@HafsaDahir-bh7cy 6 ай бұрын
ma.a sheekh mustfe alle ha kaa abal mariyo❤
@MubaarigCaaqil
@MubaarigCaaqil 2 ай бұрын
Ma. Wacdigu macaanaa
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 11 ай бұрын
Sheekh mustafe ❤😊
@user-dd3mu3xh9q
@user-dd3mu3xh9q 3 ай бұрын
Fvrt shekh❤
@user-tr1od6qi8t
@user-tr1od6qi8t 11 ай бұрын
Masha Allh tabaraallh ❤
@ismailwardiidleibrahim3788
@ismailwardiidleibrahim3788 Жыл бұрын
Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Mustafa hajji Ismail
@anabali5298
@anabali5298 3 ай бұрын
❤Maasha allah sheq mustafa❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@BilaanBilan
@BilaanBilan 5 ай бұрын
Masha Allah shehik Mustafa ❤❤❤❤❤
@Yussufhajjishurie
@Yussufhajjishurie 6 ай бұрын
My favorite shekh Mustafa ❤💯💉
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 10 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله
@maxamedadanmaxamedadan2840
@maxamedadanmaxamedadan2840 Жыл бұрын
Umadamuslimiinta ah ilahay iskuxidha samirkana badsada
@itsmeVimto
@itsmeVimto 3 ай бұрын
teacher of my life 🤎😻💞
@qalidega5055
@qalidega5055 8 ай бұрын
MashaAllaah Allaah Akbaar 🌹🌹😇
@fatxixuseencalifaarax
@fatxixuseencalifaarax 10 ай бұрын
My favorite sheikh mustafe❤
@salmomohamud2835
@salmomohamud2835 3 ай бұрын
Asc Subax wanaagsan aad iyo ad culeys weyn isaaran iyo mushakil yaarabbi iga qaad culeyska soomaliyee isoo duceeya😢
@Elmimumin-qy6cf
@Elmimumin-qy6cf 4 ай бұрын
Walalayaal ii soo duuceyaa in uu alle dhibta iga qaado aad bn uu murugaysanahay 28:39
@Abdikarinise12
@Abdikarinise12 10 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@AbdurahmanDuale
@AbdurahmanDuale 22 күн бұрын
Sheekheena mustafe
@bashiircumar4613
@bashiircumar4613 Жыл бұрын
Jasaa akalaah khayr sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun
@DrsFardowsa
@DrsFardowsa Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@abdirahmanawes4585
@abdirahmanawes4585 22 күн бұрын
Mashallah ❤
@CabdiSiciid-fk6nw
@CabdiSiciid-fk6nw 5 ай бұрын
Shiikh mustafa haji izmaaiL ❤😊
@haniibrahim3298
@haniibrahim3298 3 ай бұрын
MashaaAllaah ❤❤
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 3 ай бұрын
Afartan qof docadood alle wuu aqbala Ani hooyade walashe iyo gawar yar oo adeer u ahay nosa doceeya Allah inuu nacafiyo I.a
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 5 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚
@raxmomohamed2102
@raxmomohamed2102 3 күн бұрын
Maashaa allaah
@user-kf7vh6vz1l
@user-kf7vh6vz1l 10 ай бұрын
Manshalh ♥️
@nimajirde6413
@nimajirde6413 10 ай бұрын
Hmm D
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 10 ай бұрын
Mansha alaah jasakalah
@AbdirahmanKayd69
@AbdirahmanKayd69 2 ай бұрын
Mansha allah
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 20 МЛН
FOOTBALL WITH PLAY BUTTONS ▶️ #roadto100m
00:29
Celine Dept
Рет қаралды 75 МЛН
WHY DOES SHE HAVE A REWARD? #youtubecreatorawards
00:41
Levsob
Рет қаралды 37 МЛН
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 49 МЛН
NOLASHA WAA CAQABAD IYO DADAAL | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMAACIL
48:21
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 96 М.
10 KII QISO EE UGU CAJABTA BADNAA I SHEEKH MUSTAFE
49:24
DHAQANE TUBE
Рет қаралды 257 М.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 231 М.
Ha is Dhiibin Hana Morogoonin - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
45:17
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 118 М.
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 20 МЛН