No video

MURUGO:DAAWONaxariis darada iyo Faquuqa lagu Hayo Beesha Gabooye ee somaliland

  Рет қаралды 69,963

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

6 жыл бұрын

★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕

Пікірлер: 74
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 6 жыл бұрын
Markii loo diiday , waxa uu go'aansaday in uu ula baxsado jabuuti , dhuumasho ayuu intaa ay afarta caruura u dhaaysau ku soo galayey magaaladiisii Hargeysa ,iyaduna sidii ay ku baxaday dib ugu may soo noqon magaaladeedii cabsi ay ka cabsanayso ehelkeeda . Xasan waxa u dheer intaa , tan iyo intii ay jirtay Somaliland beeshiisu wasiir Buuxa may yeelan .
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 6 жыл бұрын
QAANSO ROOBAAD CHANNEL
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
gabdha uu la baxsaay waxay la mid tahay isago banka dhacay oo yidhi meel fog baan lacagta ku cunaya walaanu xalaal ahayn guurkaas inkastoo aanay jirin sabaab loogu diido oo uu yahay nin muslina hadana nin walaba oo gabdh la caarara aanu waydiisan walidkeed oo loo diiday waa tuuug xaaran ku nool inu naar ku galo walaga yaba
@yorkfuny6587
@yorkfuny6587 6 жыл бұрын
Waleee galmudug waa gob gobu dhashay waayo gaboye waxey siiyeen xildhibaan iyo wasiir
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 6 жыл бұрын
guhaad ali adeer isaaq waxa madax marey inaaney cidna ka sareyn
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 6 жыл бұрын
Wali lama arag culimada oo intay muxaadiro qabatay kaga hadkaysa takoorka ama cunsurinimada lagu hayo gabooyaha 😭😭😭
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
Way ka hadlaane adaan culimada daawan Mise culimadaad necebtahy kzbin.info/www/bejne/bHu1e6BohLqdr9U Ka dhagayso halkaa zxp Xittaa vedioga inta ugu danbysa sheekh siciidba kaga hadlaya 😀🙆‍♂️😀culimo cay waxba laguma helo
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
@Nimco Ladan Culimada afkaaga ka leexi wll Waa kuu sharaf daro inaad culimada wax ka sheegtid sowkuwaa hadh iyo habeenba ka hadlaya maaha haduu Adigaan arage anagaa ku tusayna 10 sheekh oo ka haldaye ila soo xidhiidh lkn ha odhan kamay hadlin Mise culimo nacayb ayaa ku haya 🙆‍♂️🙋‍♂️😀😀xitaa vediogan aad daawnaysay ayaabu kaga hadlayay sheekh siciid
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
@Nimco Ladan Sax way khaldami karaan lkn iminka waxaad tidhi kamay hadlin dee wll Adaan dhagysan culimada adigaan aragba sheekh ka hadlaya ha ugala murmin oo ha odhan kama hdlaan ok
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
@Nimco Ladan 🤣🤣🤣🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ Anaaba kuu naxatiistee lkn hadl gafa ayaad ku dhacday culimo isku sheeg Ayaad ku tilmaamatay culimadii ma.kula saxntahay
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
@Nimco Ladan Malaa kala lahad baynu nahay dee markaa Anigu isku sheeg waxaan u aqaan qof wax aanu ahayn isku tilmaamay ama lagu sheegay ama isagu isku sheegay iminka qof aan dhakhtar ahayn oo dhakhatar isku sheegay 😀
@idilaeey7456
@idilaeey7456 6 жыл бұрын
Yaahuu qaldaamiinta wax ka cunsurisan ma arag reer muqdisho Baan ahey gabooyaha weligod iyago la heeb soocayo ma arag ama xaafad gooni ah o iyaga kaliya degan ma jiro dadkey la siman yihiin mashallah
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
Reer muqdisho waar soomali.waa isku.mid Muqdishaba jareerta ayaad dhulka la gashaan Jareerta sidaad uyastaan anagu.gabooyaha uma yasno Runta ha laysu sheego.🙆‍♂️🤣🤣🤣bal.maxaad jareerta uystaan soomali hay kala qaadin ama.muqdisho ha joogo ama hargysa ha joogo
@nasraelmi2593
@nasraelmi2593 6 жыл бұрын
Alloow suuli dhaqankaan xun
@barwaaqoxaajicaydiid1013
@barwaaqoxaajicaydiid1013 3 жыл бұрын
Ilaahay dadka xaqa ha fahansiiyo waxba laysma dheeree
@mamozahrad.x9533
@mamozahrad.x9533 3 жыл бұрын
Niin walaalki bahdilay niin kale soma ah
@wwomann3
@wwomann3 6 жыл бұрын
Anoo isaaq ah dadkayga gabooye ila leh Somaliland wan jeclahay. Waxa iga go'an inaan baabiiyo qabiil iyo wixi kala socaya dadkayga
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Anoo samaroon ah waan kugu raacsanahay.
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 жыл бұрын
Anoo isaaq ahna waan kugu racsanahay
@ibrahimkhadar4412
@ibrahimkhadar4412 3 жыл бұрын
@@mookieibra6376 sherkhmaxamèddirir
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 жыл бұрын
Ooo ma midgaan baad tahay 🤣😂😂🤣masakiiin. Insha allah dadkaan xaqooda we helayaan. Isaaq baaaa saaas ugala. Dadkaan ogada
@hamzahamed4334
@hamzahamed4334 3 жыл бұрын
Wanka xumahay sida umadaa Muxamad loo galayo hadan ahay nin reer Sheekh Ismaaq ah. Siyaad barre ayaannu cabannaney lakiin sidii siyaad si kadaran ayaa loola ficiltamayaa umadaa. Allah halaga cabsado.🤲🕌🎓
@shoodheabdi7718
@shoodheabdi7718 3 жыл бұрын
Gaboyahan hargaysa uun baa qayliyee car kuwan muqdisho jooga ama garowe jooga ama jigjiga jooga car ha hadlan
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Waa run codkooda lamacabudhiyoh
@Himila55
@Himila55 4 жыл бұрын
gabooyaha meesha ugu badanyahiin waa somaliland waxna kama aha
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 жыл бұрын
Subxanllaah wale aqiro xisab watasha iska samra 😥😥
@dunyodagmo5320
@dunyodagmo5320 4 жыл бұрын
Cilimadu hablaha gabooye haguursadaan, sidasna silsiladu ha ku jabto
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 2 жыл бұрын
Qodobka 8aad ee Jamhuuriyada Somaliland: 1. Muwaadiniinta Somaliland iyadoon lagu kala saarayn midabka, qabiilka, dhalashada, luqada, lab iyo dhedig, hantida, mudnaanta, afkaarta iwm, waxay sharciga hortiisa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad siman. 2. Kala sarraynta iyo takoorka ku salaysan issirka, abtirsiga, dhalashada iyo deegaanku waa reebban yihiin, isla markaa barnaamijyada lagu cidhib tirayo dhaqamada xunxun ee soo jireenka ah waa waajib Qaran. 3. Ajaanibka dalka Somaliland sharci ku jooga waxay xeerka hortiisa ku leeyihiin xuquuq iyo waajibaad la siman tan muwaadiniinta, oo ay ka reebban tahay xuquuqda siyaasiga ah ee muwaadiniinta u gaarka ah. Iska Dayaa Cunsiriyadnimada ( Dhaqan Xumada ) Qofkii Waxaa Sameyaa Qodobka 8aad ee Jamhuuriyada Somaliland Anago Adeegsanayna Ayaa Waxad Muteysab Karta Xabsii Ilahay Ayaa idiin Wada abuurey Ma jiro Wax u Kaga Duwan Yahay ee Joojiya Qaladka Iyo Gafka !!
@nasrakhadar622
@nasrakhadar622 Жыл бұрын
Somaalidu qabyaalad kama daasho
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 жыл бұрын
Walahi sidani wa dulmi wayn arinta aynu ka dhidhino hadaynu nahay shacabka reer Somaliland
@caishawarfaa4725
@caishawarfaa4725 3 жыл бұрын
Free freee feree gabooye soomaali alle haydin rogo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Caisha warfaa waa runtaa wllhi
@mamozahrad.x9533
@mamozahrad.x9533 3 жыл бұрын
Haday maxmed gargarte wa hawiye weyi
@hss7491
@hss7491 3 жыл бұрын
Allahi nacalag kuwa cunsirada wada iyago african ah oo faqiir ah ayey sii yisayaan allahi nacalakum kuwa xukunka haayo kofur iyo wuqooyiba
@gudonbintudenkeli8892
@gudonbintudenkeli8892 4 жыл бұрын
Waa shaqadooda soo jireenka ah
@maniiraaxmad4630
@maniiraaxmad4630 6 жыл бұрын
Buntland Wasas Masiiyaan Wasiir ama waxa xilaha ilahayow xaqa Tus yaaloogatagay soonalamadhalan
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 жыл бұрын
Dhaqan kaan waxow nooga yimid carabta wlhi hadii aan ahaan lahaa madax kii qabiil iyo faquuq keeno waan ciqaabi lahaaaaaa
@aminafarah1457
@aminafarah1457 6 жыл бұрын
geesi somaliyeed walaalkey ah baad tahay ilaahey somalida xaqiina duudsisay ilaahey ha soo hadeeyo inshaa alaah.
@am3nkaldar833
@am3nkaldar833 6 жыл бұрын
Amina Farah Adigu suaal? Ma ku waydiiya wll Adigu wiila qurxu Badan oo Gabooya ayaan hayan markaa diyar ma tahay indera
@aminafarah1457
@aminafarah1457 6 жыл бұрын
mom anigu islaan weyn baan ahay caruurteediina kortery ee adigu maad isku daydid adigoo ilaahey dertiisa u xishoonayo insha alaah ubad qurux iyo qiimo leh baa ilaahey ku siinayaa ninkii ilaahey ka forg baaxun
@am3nkaldar833
@am3nkaldar833 6 жыл бұрын
Amina Farah Oky Caruurtad mida ka mida ma u dhisa walalka oo musalima oo ka soo jeeda qoomiyad . Anigu gabadh Gabooya wan wYay
@aminafarah1457
@aminafarah1457 6 жыл бұрын
Mom caruurteyda waa kuwaan ku dhalanin my home country, waxa kaliya ay yaqaanaan waa Abti/habaryer waxaan jeclaan lahaa inta ay ii guursan lahaayeen mid laga keenay S. Africa for Slavery in walaakeyga gabooyo ii guursadaan wax culeys ah igu ma hayso Jumaican ayaan guursanay aan la aqoonin oo diinba lahayn ee adiga hooyo maad ka guursadid duca qabe.
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
ilahay ha ina asturo
@shoodheabdi7718
@shoodheabdi7718 3 жыл бұрын
Anuu barkhad batuun inan sacad muuse ah ban siiyay ha loo sheego oo warkaa ha kayga gadhsiiyo barkhad imikaba
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
Subhanalh
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 3 жыл бұрын
Guurka mexad uga guursendysa Aduunka oo dhami ma kalla guurtido Dadkan
@namiin3034
@namiin3034 6 жыл бұрын
Talk is cheap Action is needed
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Summer Rainbow You are right
@apdihakinmahamed404
@apdihakinmahamed404 3 жыл бұрын
Sheekhow noobilaw ana waan kugu xigiye
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
aqiraa war jiraa walahi cid cidkafiican malaha dankale iygaba kaqurxan kana dhibyar dadka kale
@yazenizmael223
@yazenizmael223 5 жыл бұрын
Adigu diyaar ma tahay inay ku guursadan gabooyuhu
@caishawarfaa4725
@caishawarfaa4725 3 жыл бұрын
Gaaladaba waa laguursadaaye maxaa reerka lootakooray
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Magaranayo sxb waxaaso kalena waa ceeb waa waxey soomali ladagi ladahey dhulmigaasina
@maajidali160
@maajidali160 4 жыл бұрын
Culimooy ka guursada una guuriya hablihiina markaasaa warkiinu qiima Lee yahay
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
Adiguba ka guurso dee maxaa dadkan culimada saaray horta Mida kale.maad ogathay inay ka qabaan 😀😀😀🤣🙆‍♂️🙆‍♂️ileen nin sheekh xaaskisu ciday tahay ma.taqaanide Macal hadaanay ka qabin qasab maaha dee qof kastaaba ciduu doonu.ka guursanayaa waajib iguma aha inaan gabooye,ama isaaq,ama daarood,ama hawiye ka guursado lkn gabdhii diinteedu i qanciso ayaan guursanayaa ok wuu kui dhacay hadalku zxp Culimadana ka xishooda mid kastaaba hadii wax la sheeego culimaday ku soo yaacayaan🤣
@bilanbarwaaqochannel3782
@bilanbarwaaqochannel3782 6 жыл бұрын
Aloow soomli xaqa tus
@tirigochannel2
@tirigochannel2 3 жыл бұрын
Waan ka sooharjeed dhibka lagu hayo walaahi waa dad nasab ah
@amoreali3781
@amoreali3781 3 жыл бұрын
Kkkk
@barwaqohodan9388
@barwaqohodan9388 3 жыл бұрын
Haybtada ama qabilkaaga Ku kalsana w
@julucofficialchannel7169
@julucofficialchannel7169 3 жыл бұрын
Takoor cidina uma hayso
@abdullahimohamedali3526
@abdullahimohamedali3526 3 жыл бұрын
Kk
@Hakammed
@Hakammed 3 жыл бұрын
Reerka Arintoodu Waa Arin Dhaqan Arimaha Takoorkana marka Laga Hadlayo Meel baa Laga Bilaaba Waxaana 1ka ah Marka Hore Reerka Aqoon Ahaan Iyo Dhaqaale ahaanba In La dhiso Ka dib Arimaha Guurka iyo waxyaabaha Kale laga Fikiro Somaliland Waxa Jooga Dad badan Oo Reerkaas ah oo Aan Aheyn Somalilanders Hada kunool Oo ka shaqeysta iyagana Waa In Citizen ID in loo sameeya Inta Dalka u Dhalatay kuwa kalena Waraaqo Deegaameyn ah loo Sameeya Is dhex yaaca Ayaa Dhibka Keenaya Siday ila tahay
@mahmoudhashim2397
@mahmoudhashim2397 3 жыл бұрын
Diintu gabiil maku xadlin waxaa kuxadashey gofku muslin haduu yahay waa gursankara gawarta muslimada gawiil doonte xa axaatee
@hah7064
@hah7064 3 жыл бұрын
Caalamka oo dhan dad la yaso ayaa jira kuwaas uun bay waxlaqabaane ceebkale majirto.
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Kkkkkk Faqashmaajo u sheega 👈
@djdjusus6800
@djdjusus6800 5 жыл бұрын
*&
@safiajama5565
@safiajama5565 4 жыл бұрын
Kunne waa baa waashin KU waasha somaliland waar naa dhaafa
@khadarjaamac4865
@khadarjaamac4865 3 жыл бұрын
Waar idinkaa is takoora
@mohaburhan222
@mohaburhan222 6 жыл бұрын
Hadi cod la qaado wa idinka faquuqayee ya cod ka heleysaan isaaqow ileen gabooye codeen maye Samaroon iyo dhulbahantana warkooda daaa walle ceeb ba idin dambaysa qadaad yareey
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️qadaadkaygu ma yaree Naga daa cayda zxp
@muuseyuusuf5177
@muuseyuusuf5177 5 жыл бұрын
war xasanow dadkani iyagaan dadķa soo dhexgalin
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
Gabooye community participation in justice system
2:17
USAID Somalia
Рет қаралды 152
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН