MUSALSAL BADBAADO PART 1 HD

  Рет қаралды 201,796

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 462
@adnahassen1640
@adnahassen1640 7 жыл бұрын
Huuno yaabay kaalay ma dhex jiifteen waa ramdaan ilaahay baan idin ku daarshe like isiiya huunayaal
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Adna Hassen like darted dadka ha u dhaarin waa ramadane 👍💗💗💗ku siyaypa hda
@adnahassen1640
@adnahassen1640 7 жыл бұрын
Abdulaziz Sentina SSB thanks huuno
@hiboqanixashi643
@hiboqanixashi643 7 жыл бұрын
Adna Hassen wan ku sii yey xbbti like
@hafsanuura4644
@hafsanuura4644 7 жыл бұрын
Adna Hassen anaaa kaa mudan like oo ugu soo horeyy lkin mxaa laga faa iidaaa wa iga su aaale asxaapeey
@cabdicigaal3205
@cabdicigaal3205 7 жыл бұрын
Ikran beauty diyaar waaye
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
RAMADAAN KAREEM ASXAABTEYDA QAALIGA AH SOO DHOWAADA ... HABEEN KASTO 9:20 UK TIME AYAAD DAAWAN DOONTAAN MUSALSALKAN THANKS ALL
@mahadahmed3621
@mahadahmed3621 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi ramadan kariim
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 7 жыл бұрын
wan dhawnahay abowe 😍
@zubeydhacadey226
@zubeydhacadey226 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi shukrn mudane
@zubeydhacadey226
@zubeydhacadey226 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi sidoo kale ramadaan kariim
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wacaleynaa wacaleyka
@user-vn1eh5xk8m
@user-vn1eh5xk8m 7 жыл бұрын
😂😂😂im dead wlhi 1fadumiina wey kabaxsatay jilaa weyn iga dheh 👌👌👌 2 farxiya fiska mashallah quruxley 🙆😘
@gabarmudug1134
@gabarmudug1134 7 жыл бұрын
Wlhi fanny waaye qaraaaxo cml alle dartiii like ii saara
@nasromohamed3
@nasromohamed3 7 жыл бұрын
Wow Cadi ma aha markasto san isku astura waa markii igu horese aan idin tagero wayo awal jirkiina aya muqde lkn hada wax idinka sharaf badan malahan asxabta hada igu racden like isara
@siidcali5457
@siidcali5457 7 жыл бұрын
Faadumiina walaahi way iga qoslisay hunguri maa weynaan galaa ku lahaa😂😂😂inta Faadumiina taageersan liketa
@aminahashi6250
@aminahashi6250 7 жыл бұрын
wlhi kal iyo laaban u qoslay viva fadumiina
@hodaneyally7566
@hodaneyally7566 7 жыл бұрын
Siid Cali Meehan shan fadumini iyp nastexo iyo farah murtilaa ufirsadaa hhhh wlh
@shamsaluul8378
@shamsaluul8378 7 жыл бұрын
Siid Cali hahahahahhaha martiya ahay kulaha baladkan anima iska leh xamar le kusoma😂😂
@queenintheclash7690
@queenintheclash7690 7 жыл бұрын
hhhh 10 qof ayaa mar soo wada qoraaya first view kee been sheegaya yaase run sheegaya bal hada anaa ugu danbeeya like ku qabo hadaa ila aragtay like bakhaylka inaga dhaafa hhhhh
@najmamaxamedahmed5295
@najmamaxamedahmed5295 7 жыл бұрын
laki xaji ayaa ka maqan meesha musalsalka ma nuurayo wlhi😣 hadad ila qabto like saar
@zeynabsocial72
@zeynabsocial72 7 жыл бұрын
najma ani aa ku la qaba sxbey laki la,anted abar dheh😥
@nasriinhaji3026
@nasriinhaji3026 7 жыл бұрын
najma maxamed Ahmed runtaa abukar mahdi waan usheegay adinkana usheega intan isku ra'yiga nahay haso dhiibato codsigooda
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
najma maxamed Ahmed 😕😆kulama qabo blse like wan iska kaa saray
@dahirjama6010
@dahirjama6010 7 жыл бұрын
Najma Waa kugu raacsanahay!! Laakiin inta like kuu saartay hadii Universal aragto cawada commentkaaga waa la tuuraa!!! Waa ku faraxsanahay in Laki ka baxday, sheekooyin shidana waa sameeysataa hada oo macno leh!!!
@aaminoabdullahi1513
@aaminoabdullahi1513 7 жыл бұрын
laki LA,aantee abaar waaye abuukar Mahdi laki keen
@ruun6820
@ruun6820 7 жыл бұрын
masha allah asturnanta way kuqurux bdn yhn hadad igu racsanthy like sar😍😂😂
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
ramadhaan kareeem inta manta soontay give me thumbs up
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh 😕😕😕 al the people they don't know thumbs up can u tell me what means?
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ hhhhh abuukar mahdi waydii asigaa ku sheegaaayo
@dhiidhiyasoomaalaay2590
@dhiidhiyasoomaalaay2590 7 жыл бұрын
suulka igu qabo waaye, friend.
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh ramadan mubarak
@xasandaahir2973
@xasandaahir2973 7 жыл бұрын
Rabdaan lamida suldaan cabdicasiis
@sowdoahmad3370
@sowdoahmad3370 7 жыл бұрын
Allah ayaa mahadleh waa marki igu horeyson arko Aamina Dhool oo asturan
@saadaabdi9952
@saadaabdi9952 7 жыл бұрын
Ramadan Mubarak y'all 🙏first comment 🤗once again Ramadan Mubarak whatever u r may Allah bless you and your families ❤️👏
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Uf yaqeyow aan Ka IL baxno like iyo madhexjiifteen wa maraxnimo please iska daaya waxas hadiikale comments oo dhan ayan iska dayna aqrintiisa because saan isku leeyahay hal qof oo dawaday detailskisa filmkan uu ku sheegi doona mise wala isku dayanooya ma dhex jiftan uu qof kasta soo qora midna like bas ilahey dartiis ayuu Ku leeyahay xita maxishoonayan ilahey ayey kugu xiraayan please halais Ka daayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😯😴
@ahmedgesey4646
@ahmedgesey4646 7 жыл бұрын
Ismail Hussein yaxad noshegee minaa rapto mad iskadesid
@shakirkhayr132
@shakirkhayr132 7 жыл бұрын
Ismail Hussein wlh been maaha maba aqriyo comment waxaa Ku nacay like isaara Somali waa halowdeen maxaa laga helaa like isheega?
@ilhantozwarsame402
@ilhantozwarsame402 7 жыл бұрын
Ismail Hussein labadas erery aa iga hor imadeen
@reeqacarab
@reeqacarab 7 жыл бұрын
Ismail Hussein somali intay qabiil iyo cay shubi lahaayeen like tooda haku mashquuleene daa
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
Ismail Hussein horta mayla aragtay inaadeer ilaahay bay kugu xirayaan because of like ku dhinta dheh iga tag
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 7 жыл бұрын
Reer muqdisho meelwalba waa ku horeeyaan sida aa soomaaliya aa hogaan ugu nahay ayaa dadkana ugu dhex muuqanaa viva Xamar cadeey
@ahmedgesey4646
@ahmedgesey4646 7 жыл бұрын
Ahmed Osman Shidane ragesane epow cade
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 7 жыл бұрын
mahdsanid in badan zxp waa sidaas weligeena ciyaalka xaafadda aa iska ahaaneenaa insha Alaah no cuqtad iyo no qabiil
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 7 жыл бұрын
yasmin Ali viva Xamar cadeey
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 7 жыл бұрын
agaaaah xilgan miyaa ligaa Soo horeyey yaaab wixi igaa dabeyaa halkan like Sara waa bil ramdan xasidku maa ficno 😀😀😀
@simantrueloveneverend4391
@simantrueloveneverend4391 7 жыл бұрын
cadnan mahdi agah dan kugu saray like ta
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 7 жыл бұрын
Siman Ogaden ok tnks
@omarabdi8907
@omarabdi8907 7 жыл бұрын
jigjiga caday D.D.S. kkk.wax.jiramah..
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
arcaawa yaa iga fcn igu qabo like anigana aan ku dhahee ramadaan kariim👌
@asrarmah382
@asrarmah382 7 жыл бұрын
inta taageerto fiska isaar
@zuhuurzalaat8756
@zuhuurzalaat8756 7 жыл бұрын
aar like ii saara anaa u horeeyee.. sariir laba nafar baaa dhex dhigtey youtube ka kkkk
@kunsalah4405
@kunsalah4405 7 жыл бұрын
Zuhuur Zalaat Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
nasteexo awgeed u fadhiistay viva 😍nasteexo😚lakin uun baa ka maqaan 😙laki waan tabaya😂wlhi😂
@nimcocismaan3753
@nimcocismaan3753 4 жыл бұрын
Viva faynuus
@djaza5198
@djaza5198 7 жыл бұрын
qofka ugu horeeyo waa aniga like isaara
@SaajinMuse
@SaajinMuse 7 жыл бұрын
Hadaa nastexo indho iyo fadumina tageerto soo yacaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fufuxubifufuxubi9262
@fufuxubifufuxubi9262 7 жыл бұрын
cadi mahin wan kahelay shukran Abookar Mahdi Ramadan Kareem
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
first from muqdisho thanks
@omaraar8301
@omaraar8301 7 жыл бұрын
ala dumarka soomaaliyeed xijaabka iyo asturnaanta ku qurux badanaa, walahi quruxda ka muuqato ma soo koobi karaayo masha allah.
@ugbaad.maxamed1331
@ugbaad.maxamed1331 7 жыл бұрын
asc asxbta ramadan karim. Mansha allah ilahey haidin xiftiyo, asdurandane wlhi wad kunureyasn san kusiwada insha allah. 👍 faduumina? Ich liebe dich!❤💋👑 asxbta lk wa dhankina Ubax Maxamed Axmed
@hanaanmohamed7049
@hanaanmohamed7049 7 жыл бұрын
Thnks allot in badan Ramadan Karim
@mohantidhoor3902
@mohantidhoor3902 7 жыл бұрын
omg muziek saaaran waa xasuuuuS ayeee igu ledahy inta ila mid ah like sheeko dhexaa maxaan dhagta utagnee lol
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 7 жыл бұрын
Djmohaa a Misic-da Sxb wlhi xasuus 1000👍
@mohantidhoor3902
@mohantidhoor3902 7 жыл бұрын
haa sxb waqtigi aaad buu isku badaly wlhi anigo yar ayaa dhagesan jiry sheekoyinka kaso gali jiry
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Nice film afurka inta ku maqaan comments Lee iga sii hore bixiya kwrn Ramadan karim lagu jir KZbin ma dhex jifa kara Dahir ya shamis😂😂😂😂❤❤👍👍
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Ikran beauty Huno Mcn haye wana ku dhihi insha allah thank you ❤👍
@queenofqueens7152
@queenofqueens7152 7 жыл бұрын
muzalzalka aadu u nuuraya walahi masha allah jilayaasha caadi maaha waka wada hele universal tv thanks🙏lkn laki haji muzalzalkan halaga qariyo hhhhhhhhhhh wa oooyne walahi
@nuurajx8602
@nuurajx8602 7 жыл бұрын
thnks wllo abukar mahadi runti aad ayan ugu helay nasteexo indho
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 7 жыл бұрын
abuukar mahdi tanks aad iyo aad ayaan umahdsan tahay wllkey
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
rer Hargeisa wa in Loofasira luuqada Faadumiina kkkkkk
@deqadeqa7952
@deqadeqa7952 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk waaa saaaa
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo 😂😂😂😂😂😂😆😆😆😆
@siidcali5457
@siidcali5457 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo maxaa kaa khaldan dee sowtii gabadha afsoomaali ku hadleyso
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
sowdo ibrahn amin kkkk my real queen hhhh howshu ha socoto kkkkk
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
Siid Cali af somali kuma hadleyso sida u qabo sxbkay rer ceerigaabo ah kkkkk
@zakiabdi89
@zakiabdi89 7 жыл бұрын
Ramadaan kariim wax aan no 1 noqdaba caawaan is arkey
@user-vn1eh5xk8m
@user-vn1eh5xk8m 7 жыл бұрын
ramadan kariim inta London kunool 🌙 wishing you all a blessed and beautiful month my allah accept our prayers n fasting 😍🙇
@anebosman8880
@anebosman8880 7 жыл бұрын
Wah san xaqmaha abukar hda le iso dhacday waxanpa isdhahayay ur the first person😢😢 lkn inta ilamidka ah o kaso dahday like igu deqa
@mohadaahir2785
@mohadaahir2785 7 жыл бұрын
waan sugaynay wax badan thanks abukar mahdi
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
asc ramadan karim dhamaan
@ishwaaqshiiq3114
@ishwaaqshiiq3114 7 жыл бұрын
wcs
@xiisxarago5031
@xiisxarago5031 7 жыл бұрын
cawa anaa ugu horeeyo first view like ha la bakhaylina
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
Xiis Xarago 😍😍
@xiisxarago5031
@xiisxarago5031 7 жыл бұрын
sowdo ibrahn amin oow wlshy qli
@hudaabdirashiid8723
@hudaabdirashiid8723 7 жыл бұрын
رمضان مبارك ⚘ ⚘ ⚘ 💛 💛 💛
@maandeeq2246
@maandeeq2246 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 fadumiino jidka waxa marooyo hindi lee waye kulahaa😂😂😂wixii side cml uqosle like ta igu hurgufa nooh
@aniishmoha1432
@aniishmoha1432 7 жыл бұрын
Maandeeq Aynab q
@aishaali7144
@aishaali7144 7 жыл бұрын
first cmmnt
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 7 жыл бұрын
Aisha Ali 6 biaan ku saray igaaa daabe maxad kaa heshay
@istahilabdiwahab2083
@istahilabdiwahab2083 7 жыл бұрын
waaaaw masha allah wlhi riwaayad iyo badh thanks abukar mahadi bro
@qaraxoshow9607
@qaraxoshow9607 7 жыл бұрын
cawa qatar ayan ahay qof ki ugu horeyay ayan noqday 😂😂
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 7 жыл бұрын
masha allah Sana nigu jacelhy xijabka qurux dhamantiina xafiduulhi Ramadan kariiim ya jameco
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
👉❤ first one view and commenta 👉❤ wad ka baxsateen asxpta reer qooto qooto 👉❤ abuuukar mahdi thanks bro 👉❤ like inaa sarto maa lu sheega hee shaqeyso shaqa sharaf leh
@xidigajecelkaigos7537
@xidigajecelkaigos7537 7 жыл бұрын
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ ar anugaa yaab aragnaay
@xidigajecelkaigos7537
@xidigajecelkaigos7537 7 жыл бұрын
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ szpow 5 minute 89 comment 256 view macquul kal miyaa hee
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV 😕😆hybo wan ka dhisaa
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
Yasmin love the old traditional somalia 👉 madaxda inaa thy see luu oga naa hee
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ ku naax walaalkiis waan ku saaree kkkk
@aaminomoha1169
@aaminomoha1169 7 жыл бұрын
first San ahay caaawa
@mohamedrashid1973
@mohamedrashid1973 7 жыл бұрын
iigu deeqa like sahpayaal
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
Mahadsanid abukar mahdi woooow nice ❤️
@drrazan5239
@drrazan5239 7 жыл бұрын
Abukar mahdi wlhi you make my night tears 😭😭😭😭😭😭 meeqo saac an sugayay 😥😥
@halaali2099
@halaali2099 7 жыл бұрын
I love fadimiina ❤️and I can't wait for nasteexo indho❤️so funny ❤️🇸🇴🙏🏽❤️
@argsandadkaroon6122
@argsandadkaroon6122 7 жыл бұрын
qofka uga danbeyo an ahay nasib leyahay kkkk qatar waye muselselka like ba mudnyahay
@leinedlolbashir7519
@leinedlolbashir7519 7 жыл бұрын
Ar aniga iyo reerka saan u qosleenay waan oo oynaya wlhi ar Fadumiina caadi matihid yaaq Ramadan kariim 🙌🙌👏
@cajaeydontcayuumonaas8354
@cajaeydontcayuumonaas8354 7 жыл бұрын
Ramadan kareem intan weli afurin jiq haku ahaato😉😜
@suaadsucdish1632
@suaadsucdish1632 7 жыл бұрын
masha Allah qooto qooto wax no badalo ayaa la kenay mahadsanit Abukar Mahdi
@amarbadansidahooyaded9379
@amarbadansidahooyaded9379 7 жыл бұрын
cawa cidna iga ma soo hor marin😂😂✌👌👍
@motivation2558
@motivation2558 7 жыл бұрын
Mahadsanid Abukar Mahdi
@abdirahmanabdirizak4622
@abdirahmanabdirizak4622 7 жыл бұрын
inta ku qososhay hunguri yaran ma galo like sar 😂😂😂😂😂
@rodoahmed2855
@rodoahmed2855 7 жыл бұрын
Ramadaan kareem everyone
@habibaa5591
@habibaa5591 7 жыл бұрын
mahadsanid wlh aniga fadumiinaba hadan arko farxad ayey ii tahay ❤❤ fadumiina
@rashkahussein440
@rashkahussein440 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw thankou abukar mahdi meshaas kawad
@drrazan5239
@drrazan5239 7 жыл бұрын
wlhi i can't wait part2 plz plz plz plz plz
@ABDULHADI-me7cz
@ABDULHADI-me7cz 7 жыл бұрын
xijabka ayadku quruxsan tihin walalahay San isu astura mar kasta InshA allah
@fadumosaid1280
@fadumosaid1280 7 жыл бұрын
alla faadumiina qosol badanaa waan ka helaaa
@suaadibrah8170
@suaadibrah8170 7 жыл бұрын
ماشاء الله الله يهديهم ويصلح حال الناس مثلهم ضحكوونيي
@shamsomohamed1963
@shamsomohamed1963 7 жыл бұрын
Ramadan Karim
@djneymarshiqiri9098
@djneymarshiqiri9098 7 жыл бұрын
abukar Mahdi tnx musalsalkan wa Ajab Sana
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 7 жыл бұрын
bisinka adaa ugu horeeysa ayaann islahaa waaba liiga soo horeeyaa
@sihamhassan7131
@sihamhassan7131 7 жыл бұрын
mahadsanid abuukar mahdi
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 7 жыл бұрын
barakacayal cml dadkan youtube u jifta la layabay war bal like isara
@hanabdukadr8830
@hanabdukadr8830 7 жыл бұрын
Thnks abukar mahdi fadumini aanba ki heysta wlhi
@falxadcali580
@falxadcali580 7 жыл бұрын
thanks abukar mahdi
@hawaabdi5029
@hawaabdi5029 7 жыл бұрын
Qofka ugu horeeyo ayaan noqdey
@ismailaden7
@ismailaden7 7 жыл бұрын
omg labo Nin oo isku meel kusoo kornay kujirta Khalid Yarr Iyo Haarun Macruuf salaam My Boys noolada halkaas kasii wada Hawsha
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
Musalsalka wuu nuraya wuxuse kasi nuri laha haday laki ku jirto
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
Ramadan karem 🌙
@munaabukar2469
@munaabukar2469 7 жыл бұрын
Ramadan mubarak
@dadiryare
@dadiryare 7 жыл бұрын
hit like I'm first
@deqosamadoon2502
@deqosamadoon2502 7 жыл бұрын
waaaaaw caadi mahan ruwayada nasteexo indho waa jilaa aan caadi aheynin
@axmedzimpa4525
@axmedzimpa4525 7 жыл бұрын
thanks abokor mahadi
@abdallaroble836
@abdallaroble836 7 жыл бұрын
wwwwww cajiib waaye ruwayadda wanku hestaaa
@zamzamdayaxh4451
@zamzamdayaxh4451 7 жыл бұрын
maansha Allah ramadaan kariim dhamaan muslimiinta meelkastay joogaan mulsalsalkaan maansha Allah
@hidayamohamudmohamed7278
@hidayamohamudmohamed7278 7 жыл бұрын
horta waala yaabe lamanaha somaliga maxay isku yiraahdan xaaji iyo xaajiyo bisanka😃😃😃 caadi riwaadaya wey shidantahy thnks abukar mahdi
@bellaosman2259
@bellaosman2259 7 жыл бұрын
kkkk yaaabayee dadkan dhahayan like isaara faaido makujirto ana aan dhahee marwalbo 😍😍😍😍😍😍
@sucdiinaofficial8485
@sucdiinaofficial8485 7 жыл бұрын
Wooow inaba caadi ma ahan fadumiina Iiku deeqa like asxbta
@sihammohamedali551
@sihammohamedali551 7 жыл бұрын
ramadan kareem
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
hayaaay liketa igula yaaca caawa waliba waa ramadaane
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
😂😂
@haniabdilnasir4032
@haniabdilnasir4032 7 жыл бұрын
+Ikran beauty waku saare anigana xbbti
@sihammohamedali551
@sihammohamedali551 7 жыл бұрын
abukar mahdi alleh yabarik akhii
@qaaliladan9440
@qaaliladan9440 7 жыл бұрын
arsaa like uqeybinaye waa aniga daale ayeeyo aan anna like wax laga helo barobeeye igu qabta
@munaamaanka7389
@munaamaanka7389 3 жыл бұрын
Walagu cayila Uma leynaa
@saedahmed3523
@saedahmed3523 7 жыл бұрын
Faadumiina best actoress reer xamar iga dheh
@Khudiya-diet
@Khudiya-diet 7 жыл бұрын
nic ruwayad
@kidasdaher3833
@kidasdaher3833 7 жыл бұрын
ramadan karime
@mohamedrashid1973
@mohamedrashid1973 7 жыл бұрын
caaawa yaa u horeeya
@somafilms6642
@somafilms6642 7 жыл бұрын
Dad badan oo Doqomo ah waan hadlay dan u mooda ayaa ku haayo laki H waceys soo cali laki ma intaan fanaan ii jilaay miyee wax dheertay balayada is qal qaloociska badan Poqorada aan fanka ugu jeclhy ee farxiya fiska meel ku jirto iyo lakiyaa fadumiina hadii la soo celiyay hadee lugaha ku istaagayan qoomka abukar mahdi any way adigaan hada qoralkaan aqrisanayo warka iga yareey yaah adii commenti jawab ah isoo qarto sharaf ayaa ii yeeshay hadii isoo worina hadalkeyga wax ka soo qaad malaha ee mid dooro kadib like dheh ar war jeclaa sey u fuuriyaan arka hhhh
@hafzoabdiaziz3667
@hafzoabdiaziz3667 7 жыл бұрын
30 qof iga horeyay
@ayaanabdi4504
@ayaanabdi4504 7 жыл бұрын
maashaa Allah
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. fadumiina caadi.maaha walaahi funny weeye
@qadraqaali8131
@qadraqaali8131 7 жыл бұрын
cawa anaa ugu so hormaray
@abdihamiddanti4661
@abdihamiddanti4661 7 жыл бұрын
ar faaadumiiina dhib badanaaaa rubayad shidan iga dheh waleee 👏👏👏👏
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 7 жыл бұрын
Ramadan Kareem reera dhafar bal waxaad iisheegtan caawa waxaad kaheshaan like tan aad ku walateen yaab
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Team gurmad I love you ❤❤❤❤
@TheBlueEmpire-20
@TheBlueEmpire-20 7 жыл бұрын
Laki iyo Fadumina markey islaqabtaan aya nice ah
MUSALSAL BADBAADO PART 2
35:30
Abukar Mahdi
Рет қаралды 514 М.
QOOTO QOOTO 37 HARGEISA
46:50
Universal Somali TV
Рет қаралды 91 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
SHORT FILM SIRIQ U DHIG SAXIIBADAA 1
27:12
Fadumiina Comedy official
Рет қаралды 93 М.
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
MUSALSAL BADBAADO PART 4 HD
33:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 412 М.
Daawo sheeko xiisa badan, Cali Hiiraan, Marshaale (AUN)
41:03
QOOTO QOOTO  PART 40 HARGEYSA
50:56
Abukar Mahdi
Рет қаралды 358 М.
KALA HAAB PART 9 MUSALSAL RAMADAANKA 2018 HD
29:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 519 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Riwaayad 15 KII SHUMEEY
1:47:52
Universal TV
Рет қаралды 3,4 МЛН
CAJIIB GABADHUU INANKIISU ISKUWADAY  AYUU AABIHII GUURSDAY
37:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 54 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН