Musalsalka 3 DOOB Xalqada 8-aad- “Jinni waaye ninkaan”

  Рет қаралды 427,508

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Musalsalka 3 DOOB Xalqada 8-aad- “Jinni waaye ninkaan”

Пікірлер: 1 300
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 2 жыл бұрын
Ha iga cabsanina ee caawa jiifta
@ayaanqorane9650
@ayaanqorane9650 2 жыл бұрын
Ha iso marin wadnahbo ixanuujisay
@ahmedabdimohmuud4599
@ahmedabdimohmuud4599 2 жыл бұрын
Yaaaah naga leeexo sxp
@AhmethIndho8990
@AhmethIndho8990 2 жыл бұрын
Jini bismilaah
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
Cabsi maa nuu dhiman waad na waashee
@Mohamett72
@Mohamett72 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa abid uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna akhlaaqda badnaa, rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤💙🤝
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 жыл бұрын
Salalahu caleyi wasalam
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
Sallalaahu Calayhi Wasalam ❤
@nastehanalkaofficial6955
@nastehanalkaofficial6955 2 жыл бұрын
Subcribe isaar wankusara walal
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu fiicna abid uguna kheyrka badna ugu aqoonta badna uguna xishoodka badna Eebe inta uu abuurey wa Nabi mohamed ﷺ SCW ❤❣👏🏽
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@nasrashariifofficial2941
@nasrashariifofficial2941 2 жыл бұрын
Wallky Mel qaldana jogtaa nabigeena suuban ha kenin
@jiyaamohamed262
@jiyaamohamed262 2 жыл бұрын
Salalhu caleyhim wasalim
@dhqanbilejanagale5089
@dhqanbilejanagale5089 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلّم
@nawaalabdulaahi2323
@nawaalabdulaahi2323 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@dhqanbilejanagale5089
@dhqanbilejanagale5089 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلّم
@sacdiyaabdiahmed2435
@sacdiyaabdiahmed2435 2 жыл бұрын
Scw
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
Sallalaahu Calayhi Wasalam ❤
@fatimayusuf3640
@fatimayusuf3640 2 жыл бұрын
Scw
@bosslyrics252
@bosslyrics252 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 2 жыл бұрын
astaan caawa aneeba toos iiga waleen ninkaan musalsalka wlhi xaraarad uyeeley qosol kudhameystey😂😂😂😂
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 2 жыл бұрын
Inta khayr ka jecel alaha ka aqbalo sonka iyo salada ameeen iso boqo walashey ama walalkay
@akaanabdul578
@akaanabdul578 2 жыл бұрын
Kabtan baara best somali acting ever 🥰😂😂😂he killed Me wlhi😅
@ilham5113
@ilham5113 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣zaki's expression 😆 are killing me wlhi best 👌 👍
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 жыл бұрын
Astaan muqaal maal,maskax io wakhti la galiyay way inoo so daysah marka maxaa ino diiday inan one millon hal month gudihiis ku gaadhsiino astan cable dadaalaha bulshada io qanciyaha dadka yar yar io dadka waa weynna❤️🙌💯
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 жыл бұрын
Nairobi adaa jogtid oo musalsalkan lasocotid like iyo reply plz. Hakuna matata
@halimajamal7237
@halimajamal7237 2 жыл бұрын
Wakaas reply ee hakuna matata kapisa
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 жыл бұрын
@@halimajamal7237 jawi roobeysana Cawo waan kujirna alx. Nairobi ikona raha joh
@hananhasan9066
@hananhasan9066 2 жыл бұрын
Walhi the part is amazing wlhi😂😂😂😂😂especially zaki’s reaction when he saw jinni 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Af somali gaaga ku hadal dadka dhan waa wada Somali anago 30 sano North america dhaafin ku dhahayno
@bintrashid6433
@bintrashid6433 2 жыл бұрын
Somali language has no value
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 2 жыл бұрын
Xalqadii igu horeysay aan dawaday tan kow ii eh inta ila midka Ah like 👍 bac kussii😹✌
@salmasiciidfaarah8216
@salmasiciidfaarah8216 2 жыл бұрын
Zaki funny kulaha caawa waan kula ka rinaya cashada🤣🤣🤣🤣🤣😅
@saafiyuusuf1724
@saafiyuusuf1724 2 жыл бұрын
Alla zaki fulisanaa war iskaceli captan baale waaye
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Fileynima lee u gaysay
@abdishisaack
@abdishisaack 2 жыл бұрын
This is the funniest part infact🤣
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af Somali miyaa ku dhibaayo? Maa wax kusoo qortid.. yaaaab
@abdishisaack
@abdishisaack 2 жыл бұрын
Haa🥺
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Somali ku hadal wall dadka dhan wa wada Somali Reer baafiye nimo waye Aidan Anago 20 years dhex taagan meel Somali ku yarthy ku dhahayno
@muusa-rabiic1473
@muusa-rabiic1473 2 жыл бұрын
Qaybtii ugu qosolka badnayd ee riwaayadda 👌 The funniest part of the drama 😆
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 2 жыл бұрын
Mustafe prank ayey ahyd Zaki xalay wixii dhacay ma ogi Yaasir toktaaada waye😅😅😅
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
Mustafe qofkan ugu jeclahay film ka🥰😁
@haykalcade6856
@haykalcade6856 2 жыл бұрын
👏Amazing captan baraa✌👊💯😇😇
@keyfladan673
@keyfladan673 2 жыл бұрын
Istaqfurulaah hhhhh this part is so funy hhhh albaabka fur kulaha hhhh fuleynimo mustaf ugu roona albaabka fur asaaba hor dhahy hhhhh qosol wlhi kabtan baara meelo so galo bes waaye hhhh
@amaal556
@amaal556 2 жыл бұрын
Kabtan Baara eegmadiisa aaba laga baqayaa intaan wax kale lagaarin legend weeye ninkaan hab jiliinka ku tagay
@hassanqurow
@hassanqurow 2 жыл бұрын
3 biiq(fulay) Oo ayaga isku Xoog leh baan caawa daawanayaa😁 Walhi aniga Police-ka Ma wicin dhamantod😆
@ABDULAAGANE
@ABDULAAGANE 2 жыл бұрын
Captain paara wan ku wataa caaawa walahi waa qoslay 😂😂😂😂
@ayankeyd1791
@ayankeyd1791 2 жыл бұрын
Funniest Somali show I have watched. I love how Zaki acts soo scared 😂😂😂😂
@pinkgirl8969
@pinkgirl8969 2 жыл бұрын
Af somaligi ma amaah baad ku bixisey
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Somali waa naga badisaa Reer baadiye nimada naga daa luuqadaada ku hadal dadkoo dhan waa wada Somali waa kusidee
@ayankeyd1791
@ayankeyd1791 2 жыл бұрын
😂😂 af Somali wan ku hadli karaa lkn anigaa rabey inaan English wax ku soo qoro. Hadaad turjumaan u bahantahiin waxaan dahay musalsalkan aad buu iga qosliyey, waxaana ka gelay zaki siduu u jilayo.
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
@@ayankeyd1791 caqligaaga ma wuxu ku tusay in English hadan kugula hadlin aanan aqoon oo aan fahmeen ee ujeedkeenaa ah in luuqadaada ku kalsoonaato, been living in North America for 20 years but always proud off my mother tongue lkn dad dhan waa wada Somali English labis maahan waa language
@ayankeyd1791
@ayankeyd1791 2 жыл бұрын
@@darishore814 waa runtaa dadka dhan oo meshan ku jira waa wada Somali anigana kuma dihin English ma taqaanid. I’ve been living in America I’ll my life and I’m proud of my mother tongue as well wllo. Wax xumaan ah kama wadin
@hafsoaxmed9
@hafsoaxmed9 2 жыл бұрын
zaki markasto dhibaato ku jiraa kabtan baaara anaba ka cabsaday😂😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Sister subscribe isar please
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 2 жыл бұрын
Acuudibilaah maa aragta
@mustaqimaissack6373
@mustaqimaissack6373 2 жыл бұрын
Wlh ani waa kacabsadey
@sabaadhersi3334
@sabaadhersi3334 2 жыл бұрын
Alla fuleysanaa qozolkii iga dhamaadeybee 😅😅😅😅
@dekahussein3315
@dekahussein3315 2 жыл бұрын
🤣🤣 wlhy the best episode aan daawado waaye I can’t stop laughing
@abdishakuralimuhamed2296
@abdishakuralimuhamed2296 2 жыл бұрын
Zaki caawa taariikha lama ilaabaan Ku dhacday This is so funny😂😂
@maxamedxassan1401
@maxamedxassan1401 2 жыл бұрын
Legend kabtan baara xalqadaan waan sugaaye ustaad caawa aad ayn u qusley astaan filimka qeebaha xiga ku soodara kabtan baara 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯💯❤❤❤
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
inta bisha Ramadan loo dambi dhaafo allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto wll qaali Ramadan Mubarak wll qaali
@fatxiadan3473
@fatxiadan3473 2 жыл бұрын
Aamin yaaa Allah
@azma4456
@azma4456 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi ya raxman ❤️💯
@dhqanbilejanagale5089
@dhqanbilejanagale5089 2 жыл бұрын
آمين يارب
@vaarsoomaaliyeed4821
@vaarsoomaaliyeed4821 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna ugu Kharkov badnaa ugu aqoonta badnaa uguna xishoodka badna eebe inta uu abuuray waa Nabi mohamad (SCW) PLZ HADA MUSLIM ☪️TAHAY SUBSCRIBE IISAR
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂qosolka beerka i xanuunay xaafadi o sexatay ayaan keligay qoslayaa caawa
@kadroabdi5265
@kadroabdi5265 2 жыл бұрын
Ani xitaaa Zaki Wu jareeyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Isku mid nahay wlhi cawo qosol iguma harin zaki igu daran waa fiig San yahay😅🤣
@ahmedhassanshariif6168
@ahmedhassanshariif6168 2 жыл бұрын
Captan baara waa iga qoslisey i like it sidaa u jishey 😂😂the best episode so far
@meryamali8267
@meryamali8267 2 жыл бұрын
Captan baara Caadi mahan😂 Zaki Fuleysanaa😄
@ciiltireproduction1622
@ciiltireproduction1622 2 жыл бұрын
Captain baaruud waad iga qoslisay sidaad u jishay best acting
@lilchokar23
@lilchokar23 2 жыл бұрын
Xalqadii uguH wacnayyd🤣🤣🤣🤣zaki flimo paddan ku soo dara🤣🤣🤣
@queenasmacadey1228
@queenasmacadey1228 2 жыл бұрын
Filimkan wlhii kaptan baara kala wado keep going kaptan
@GenyoXarago
@GenyoXarago 2 жыл бұрын
Kabtan baara caawa waan kugu qarwaa cabsiyaad leedahay 😂😂😂😂😂😂
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 жыл бұрын
Wallhi 🥺😎 ani xitaa waacabsady kkk
@GenyoXarago
@GenyoXarago 2 жыл бұрын
@@xaliimosacdiyo5022 sxby ani hooyo iyo aabe dhaxdooda aangalaa haba isoo buriyaane adna hadeey kuu joogaan cariirso
@qaaliabdiomar2855
@qaaliabdiomar2855 2 жыл бұрын
Walhi cabsi cabsi waaye caawa zaki fuleey🤣🤣🤣🤣
@miskiahmedkaliil5763
@miskiahmedkaliil5763 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@faizaereg4574
@faizaereg4574 2 жыл бұрын
Kan aniguba iga cabsiiyee xagu kaso dhacay🤣🤣🤣 wlhi wa the funniest episode 🤣🤣
@nashwaaakaindho1270
@nashwaaakaindho1270 2 жыл бұрын
I love Zak how he’s acting 🤣🤣
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Please use your language somali ku hadal dadka waa wada Somali
@nashwaaakaindho1270
@nashwaaakaindho1270 2 жыл бұрын
@@darishore814 mahadsan walal lakin adi magac somali baxso inta adan wanin dadka 🙏
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
@@nashwaaakaindho1270 thanks Abayo lkn magacayga waa somali oo ah dariskii hore
@mohamednor4819
@mohamednor4819 2 жыл бұрын
Kaftan baara legend waaye film ka wuu qurxiyay😁😁
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 2 жыл бұрын
J'aime les acteurs surtout la folie de zaki 😅 et le côté mature de Moustapha 🥰 continuez comme ça si wangsan baad uu jilaysin mashallah Salan saree from Djibouti❤
@ahmedqays721
@ahmedqays721 2 жыл бұрын
Waa ku ciyarteen Fimlka Ee intaad dib ugu noqda waa iga waano dhalinyaro ✌️✌️✌️
@cabdiraxmanwacdaro633
@cabdiraxmanwacdaro633 2 жыл бұрын
Kkkkkk Xalqadan waanka hely 😂😂😂
@beelofowzi3803
@beelofowzi3803 2 жыл бұрын
Bara Asi dhan cabs cabsi
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Zaki fulaynimadii oo qof ah😂😂😂 best actor
@Miskiineey13
@Miskiineey13 2 жыл бұрын
Bismillah cabsi waye kabtan baara wajigiisa
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💖
@engmohamedahmed6056
@engmohamedahmed6056 2 жыл бұрын
all most this part is an incredible extraordinary funniest episode.
@najmaqalbidhaye5983
@najmaqalbidhaye5983 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Af somali maxaa idiin diiday inaad wax ku qortaan? Cajiiiiiib
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Somali ku hadal English waxadan aheen kaama dhigaye 🧐
@thesomalia6804
@thesomalia6804 2 жыл бұрын
Xalqadii ugu qosolka badned uguna xiisaha badana
@nastexoali3269
@nastexoali3269 2 жыл бұрын
Alla wllhi waa fuurayyyy zaki😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hanielmi5683
@hanielmi5683 2 жыл бұрын
14:43 walaalkey chashada markaan kariyo kuu keeneena fadhiga sii tag 😂😂😂😂😂😂 #ZakiFuley😂😂
@naimasaid3793
@naimasaid3793 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Mudanhaji
@Mudanhaji 2 жыл бұрын
Wlhi waa part ugu funny sanaa musaslka 😂😂manooli
@sihaamosman873
@sihaamosman873 Жыл бұрын
Ahsan Film 🤤✨❤️
@abdiasismoh10
@abdiasismoh10 Жыл бұрын
Flim wuu dhafay.🤤❤
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 2 жыл бұрын
Ar captan baara caawa caajiska naga qaaday wllhi qeebtii ugu qaraaxada badneyd😂😂markuu armajada qolka zaki kasoo baxay anaaba naxayba😂
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 2 жыл бұрын
inti somalia filim dhigto wlhi 3 doob ma garan best filim waaye
@mohammedabdirahmanbashir4935
@mohammedabdirahmanbashir4935 2 жыл бұрын
This part is soo laughing 😂🤣🤣🤣🤣 Kaptan bara
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
Xalqadii ugu khatarsaneyd
@rumanmus3moha530
@rumanmus3moha530 2 жыл бұрын
Bart is another level😄😂😂berka icazadey waa uqozlyey
@mohamedosman4868
@mohamedosman4868 2 жыл бұрын
Aaah!!! Cabsi cabsi waaye wlhi🥱🥱
@zukaynafaarax3170
@zukaynafaarax3170 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 musalsalka qntan 8 aad baa ugu funny san waxanba ka helay yarka siduu jiniga iskaga dhigayo io saki feer jignantiisa
@ayaanaxmed5843
@ayaanaxmed5843 2 жыл бұрын
Mantybi ugu macnyd kasi qada xalqda
@NimcoSomali1
@NimcoSomali1 2 жыл бұрын
Hehehehe The best 👍 wlh, well done Zaki, yaasir and Mustafa, Baare wadnaha na jartay naga tag.
@faysal877
@faysal877 2 жыл бұрын
Musal masalkan waa Top-hit. , maamulka astaan waxaan ka codsanaya in ay u sameeya Qaybta hoose subtitle English, si ay u fahmaan dadka aan aqoon af soomaliga waa iga Talo please
@bilanabdirazak1451
@bilanabdirazak1451 2 жыл бұрын
Wadnahaa i istaagay wllhi naxdin darteed xitaa anaa cabsaday😂😂
@ayanabdulahi8980
@ayanabdulahi8980 2 жыл бұрын
captain baara wax kale xalqoyinka nosoo badiya
@nadadiriye608
@nadadiriye608 2 жыл бұрын
Haday thy xalqadii kuugu qosolka badnayd like 👍haha🤣
@xaawoapdirahmaan6299
@xaawoapdirahmaan6299 2 жыл бұрын
Yaasir quruxlow m.a😘😘
@maryamaruun8339
@maryamaruun8339 2 жыл бұрын
Zaki am felling sorry for You😂😂😂😂
@qabuultoolmoon1336
@qabuultoolmoon1336 2 жыл бұрын
Qosol waa furay keep goin
@nimcahxundubey9752
@nimcahxundubey9752 2 жыл бұрын
😂😂😂The most funny part ehed waa furay cwa kabtan bara hada so qarawno cawa ada sawab uah
@Dreamgirl15786
@Dreamgirl15786 2 жыл бұрын
I love yaasir🥰💯💖
@رضوانةمحمد
@رضوانةمحمد 2 жыл бұрын
Waa part ugu funny snà musalsal 😂😂😂😂 alla manoli😂😂
@cabdiqaadir8708
@cabdiqaadir8708 2 жыл бұрын
Waa qebtii ugu qosolka badned
@anisaqueen9695
@anisaqueen9695 2 жыл бұрын
Kabtan paara wajigiisa cabsi cabsi wye wlho funny 😃😁🤣
@engmohamedali6712
@engmohamedali6712 2 жыл бұрын
Musalsalkan waligay ma dawanin goos goos tik tooka ka soo argay ayaa youtube inaan full u dawada u soo raadiyay walaahi qosalka iga dhamaday really is amazing and funny
@amriitaqueen2303
@amriitaqueen2303 2 жыл бұрын
Wallheyga murad leyahay isoduceya inuu illahy isahlo plz😥🙏
@Maandhoore
@Maandhoore 2 жыл бұрын
Alle ha ku sahlo i.a muradkaga waad heli doontaa teeda kale bil kheyr lagu jiraa ka faa'ideyso 10kaan dambe Ramadanka taajudka ku ducayso
@umumaryuuma3811
@umumaryuuma3811 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@itshfsa824
@itshfsa824 2 жыл бұрын
This drama is amazing ☺🙏🙏💖
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Afkaaga hooyo maxaa kuu diiday? Yaaaab
@fatumaosman7267
@fatumaosman7267 2 жыл бұрын
walahi waan fuuray manooli caawa
@mssselma6418
@mssselma6418 2 жыл бұрын
Fᴀɴɴʏ ᴡᴀʟʜɪ ᴍᴀsᴀʟsᴀʟᴋᴀɴ ᴄᴀᴅɪ ᴍᴀʜᴀ ɪɴᴛᴀ ᴋᴀ ʜᴇsʜᴀʏ ɪsᴏᴏ ʀᴀᴀᴄᴀ🤚💕
@manaal3968
@manaal3968 2 жыл бұрын
Captan baara umadena ma'aha keep going ❤❤
@ahmedweli5115
@ahmedweli5115 2 жыл бұрын
Wlhi 3 dooda markey kala cararayaan saa uqoslay waligey video an daawaday ogumaqoslin😂😂😂 inta ilamida like ta hailadabamarina
@istaraiifarey5797
@istaraiifarey5797 2 жыл бұрын
Wlahi qosolkaa iga dhameyeeyn kuwaan zaki waa ku wataa
@hadiyaabdikani6531
@hadiyaabdikani6531 2 жыл бұрын
Captain baara waa laga cabsanaya😂😂
@fariiha..hassan2958
@fariiha..hassan2958 2 жыл бұрын
Caawa musalsalka cabsi cabsi waye 🙈🥺🥺🙈🙈
@ibrajr4224
@ibrajr4224 2 жыл бұрын
This is the most funny part. Kudos
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 жыл бұрын
Somali ma tihid miyaa? Af somali wax kusoo qor.. yaaab
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Somali ku hadal waa naga badisaa afka hooyadaa hadaa yasto you have low self steam
@nimcojayte5816
@nimcojayte5816 2 жыл бұрын
Alla beerka wlh qosol waa dhaafen waxan😁😁
@miskiahmed5083
@miskiahmed5083 2 жыл бұрын
OMG caawa anigaaba cabsaday captain baara wiilasha waad cabsiisay jini maa tahay😂😂
@asaldhalad2913
@asaldhalad2913 2 жыл бұрын
Qeebti kale away 🥺
@abdullahiabdi6706
@abdullahiabdi6706 2 жыл бұрын
Last minute had me 😂😂😂💀
@mohamedabda-59
@mohamedabda-59 Жыл бұрын
Mylove ❤🥺👍
@anuushmohamud4689
@anuushmohamud4689 2 жыл бұрын
Cawa qosol dartii hadda u dhinto astaana ka masuula 😂😂😂
@asiyayusuf6615
@asiyayusuf6615 2 жыл бұрын
Qeybtii kle meedey 9 filimku waa fanny wlhi 😂😂😂sadexdii nin waxbaa heley
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Captain baara Wu kaso daahe film Ka wlhi 🤣🤣🤣🤣
@wanaagjacel5277
@wanaagjacel5277 2 жыл бұрын
Wallhi kal iyo lab ayaan uquslay
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 2 жыл бұрын
Qosol waan dhiman rabay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤤
@qadiijahcalimaxamed7847
@qadiijahcalimaxamed7847 2 жыл бұрын
Kabtan baara caadi mahan walah iga qosliyay walah anaaba ka naxay markuu mesha kaso baxay
@hassanqurow
@hassanqurow 2 жыл бұрын
Caawa qosol baa Afurkii iga bxiyay 😁🤣
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wlky
@nasrashariifofficial2941
@nasrashariifofficial2941 2 жыл бұрын
Hhhhh 😂🥰😂😂 hada single noqoto sas wayee
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 2 жыл бұрын
Wiilasha dhib badanaa ayaga iski feero weyn😅😅😅
@hassanqurow
@hassanqurow 2 жыл бұрын
@@nasrashariifofficial2941 hadanba ehee😁
@MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed
@MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed 2 жыл бұрын
WalaHi.waa.biladqosol.syaan.ls.fhiman.gaarey.wwad.kumshadsan.tihiin.horey.haloo.wado.wadan.kaan.wùxuu.gaaray.hormar
Musalsalka 3 DOOB  Xalqada 9-aad- “Gabadha Dariska ”
17:34
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 26 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 10 М.
Dhamaadka Season Ee Taxana DHAXAL - Dulmar
14:46
Hosow Pro
Рет қаралды 50 М.
Musalsalka 3 DOOB Xalqada 1-aad-
19:23
Astaan
Рет қаралды 463 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 453 М.
Musalsalka 3 DOOB Xalqada 13-aad
25:14
Astaan
Рет қаралды 197 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 26 МЛН