Musalsalka Aduun | Part 2 | naaya bax soo shaqee lacag aanku balwad ku gato aya karaba |

  Рет қаралды 151,567

SAGAL SOMALI CHANNEL

SAGAL SOMALI CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 199
@ABDULLAHIFARAHMOHAMED-fg1wq
@ABDULLAHIFARAHMOHAMED-fg1wq 8 ай бұрын
waa jilitaan laakiin qoysas badan oo soomaalida ah ayey ka jiraan oo dariskeyga kow ka yahay ❤😢😢😢
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Xaqiiq wllh
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 8 ай бұрын
Wlhi beenta maha
@HamdiAkil727
@HamdiAkil727 8 ай бұрын
Odaygan Ak ka daray ee Qaylada badan muxuu ahaa😂😂😂🤗
@Amusheyyyy13
@Amusheyyyy13 8 ай бұрын
Naa kii kanaa ka shidan😂😂😂
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 8 ай бұрын
Allah sagal way naga oohisay 😢
@AhmednoorMohamed-bm9fu
@AhmednoorMohamed-bm9fu 8 ай бұрын
Filimadiina waa bilaa diin mana daawan karo intaa kabadan waamaxay odayga Waalan iyo caruurta iyo garacyada aad jilaysaan yahuu
@caishasheikh-qs6xm
@caishasheikh-qs6xm 8 ай бұрын
Anaa kula mid oi yaaban lkn abwaan ma qorin ayaga isku keen keen saday
@Amusheyyyy13
@Amusheyyyy13 8 ай бұрын
​@@caishasheikh-qs6xmwaa qiso dhacday abaa
@Amusheyyyy13
@Amusheyyyy13 8 ай бұрын
Qiso dhacday waye 😢
@XaliimocaliCali-z6h
@XaliimocaliCali-z6h 8 ай бұрын
Oday gan wa bila naxariis wa ki asad aabihii dilay😢😢😢
@YasiinMaxamed-f1c
@YasiinMaxamed-f1c 7 ай бұрын
Alla sagal lacag. Wey katay😮😊
@ifrahali5902
@ifrahali5902 8 ай бұрын
Alla sagal lacag jecl naa bal kii hore ha dhamaado ha na waalin waanu ku daawanaaye😂
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 8 ай бұрын
Wah odaygan bilaa.akhlaaqa ah cunada la daadinayaa War ilahay kabaq oo raashinka hadaadin
@Abdisaranvlogs
@Abdisaranvlogs 8 ай бұрын
Waa ruwayad 😂😂
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 8 ай бұрын
@@Abdisaranvlogs dee ina cunada lagu ciyaara waa xaraan wll
@queenifrah3253
@queenifrah3253 8 ай бұрын
Ilaahwe aabahy Unaxariiso igu soo duceeya wllalayaal😢😭😭
@NaftaUroon-ui1if
@NaftaUroon-ui1if 8 ай бұрын
Ilhy aha unaxristo 😢
@queenifrah3253
@queenifrah3253 8 ай бұрын
@@NaftaUroon-ui1if Amin Mhdsanid wllshy
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 8 ай бұрын
Ilahayoow kuunaxariisto qabrigana allha uwaasiciyo janada allha kawaraabiyo 😢
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 8 ай бұрын
Aamiin abyo aniga xataa kula mid ban ahye allow unaxariiso abayashena
@queenifrah3253
@queenifrah3253 8 ай бұрын
@@QueenSara-m8b Aamin mcnto Lkn aniga hada dhaw buu iga dhinty lix maalinbaa kasoo wargty Deedna qalbigaa i bal balya😭😭
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 oo sagaley anigiibad elif oo so dawatay
@YasiinMaxamed-f1c
@YasiinMaxamed-f1c 7 ай бұрын
Waxa soodaaya. Walaalomiliis. Soodaaya. ❤❤❤❤
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 8 ай бұрын
Nin balwad leh naxaris haka sugin😢ano og filim inu yahay sagal wala xanusanaya wlhiaxa wye dulmiga inta le eg😢
@Suuraomar143
@Suuraomar143 8 ай бұрын
My team ❤❤🎉🎉🎉
@CadeMohamed-k9y
@CadeMohamed-k9y 8 ай бұрын
سيسسل❤😂🎉😢قفلاتفق٣٣ثثة😂😢🎉😢😢😂😂😂🎉🎉😂😂🎉🎉😮😢🎉😂❤❤❤❤❤😂😂🎉😢😮😮😅😅😅😢🎉🎉❤❤❤❤😂😮😮😮🎉😂❤❤❤❤❤❤😂🎉😢😮😊😅من الله للوظفصبننصستمبسنتش❤😂😢😢😢الله 😮😮😢🎉❤❤❤😂😂😂😂زتيسسسيييثصصصصصثث❤😂😂🎉😢😢😢😢😢😂😂🎉😢😢😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@ZakiaDiriye
@ZakiaDiriye 6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasrinnour-s9i
@nasrinnour-s9i 8 ай бұрын
Alla wan idin barya filimka xoga naxariis u yela😢
@anabali5765
@anabali5765 8 ай бұрын
Kkkk waar Sagal rageedii baa helay Asad bay jabsatee
@CadeBagare2024
@CadeBagare2024 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@sucaado24
@sucaado24 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@talomedia4769
@talomedia4769 8 ай бұрын
Karbaash sagal iyadaa jeecel bahdiilkee❤❤ qisadu majiirtee sagalbaan iskala socoonaa
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 5 ай бұрын
Way jirtaa wana sheko Turkish ah
@mohamedAbdiqadirAbdi
@mohamedAbdiqadirAbdi 8 ай бұрын
Waa runtiin qisadan waydhacday walayaal
@cashocuud2309
@cashocuud2309 8 ай бұрын
𝗛𝗼𝗿𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗮 𝘂𝗺𝗮 𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Xanun waye
@fardusismaciilnuur691
@fardusismaciilnuur691 8 ай бұрын
Ala sagaleey balaayo hasaas san bislilaahiye
@AdnaaAhmed-rs9rl
@AdnaaAhmed-rs9rl 8 ай бұрын
Filimkan anuu ma daawan karo wlhy sas kaga hadhaya wayo nin xaaskisa saa ugalaya ma dawan karo😢😢😢😢
@bintuosman4359
@bintuosman4359 8 ай бұрын
Ina mari😢😢
@sucaado24
@sucaado24 8 ай бұрын
Waa wax jira guryaha qaar ka socda 😢😊
@falisahmedsiyadsiyad9805
@falisahmedsiyadsiyad9805 8 ай бұрын
Bisinka nin saan ah majiraa 😢😢😢wa saaid😢😢😢
@SafiyoMaxamed-r1z
@SafiyoMaxamed-r1z 8 ай бұрын
Filmkan ani waka helay odayga jilininkiisa❤
@FardowsaAbdidiis
@FardowsaAbdidiis 8 ай бұрын
Abahey ikusoduceya walalyal Allah haunaharisto 🤲😭
@FardowsaAbdidiis
@FardowsaAbdidiis 8 ай бұрын
Allow unahariso abee mcn janada nah kawarawi🤲yaa Allah
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 8 ай бұрын
War muxuu ahaa odeygaan waalan Wlhy kan dhiig kar buu igu ridey bastarkan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@naimaahmed681
@naimaahmed681 8 ай бұрын
Ax Ax waankaxumahy😢😢😢😭😥😢
@FarhiaAbdulahi
@FarhiaAbdulahi 8 ай бұрын
Runbaa modaybee anoo xanaqaa arky😢😢😢
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Filmkaan dhaqan wanaagsan maleh ilmaha kujira amày run modaan
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 8 ай бұрын
Waa wax dhickara
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 8 ай бұрын
Uff filmkan nanta igu horeyse hadana macasalama ufff
@XamdiDaahir-wq6fm
@XamdiDaahir-wq6fm 8 ай бұрын
War odoygu xasisanaa😢runbaam mody wlhi 😅😊
@QadanSheikh
@QadanSheikh 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maadishid ku lahaaaa
@caishafaarax7136
@caishafaarax7136 8 ай бұрын
Brt 1 aawy
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 8 ай бұрын
Waxani film maaha manta iigu danbaysa daawashadiisa
@maryanmuuse7663
@maryanmuuse7663 8 ай бұрын
Sagal waa i calolxumeyse
@munocismaan496
@munocismaan496 8 ай бұрын
Xas bunalah waxy odaygan kharaabka mmad se buu ula dhaqbay wah allehey Bay Kathy inaan kan sii daawado no noh
@kaltuumakalthoum-mt2oq
@kaltuumakalthoum-mt2oq 8 ай бұрын
Filimkii iigu horeeyay aan arko sagal oo lagumeysanaayo awal iyadaa wax gumeysan jirtee
@AmiiroaxmedXasan
@AmiiroaxmedXasan 8 ай бұрын
Odayga muxuu uyhy sagal ifahsiiya
@ShaadiyaSharaf-m3q
@ShaadiyaSharaf-m3q 8 ай бұрын
Ninkeeda matalayaa
@Ujgdasgjuythhh
@Ujgdasgjuythhh 8 ай бұрын
Gafuurka day😂😢😊
@HooyoMcn-hg6ub
@HooyoMcn-hg6ub 8 ай бұрын
Ak abihii miya qaylo badan😂
@NimciishaMaxamed-gy4li
@NimciishaMaxamed-gy4li 8 ай бұрын
Cafimaadkuu Allha kusiiyo waa lagu shugriyaa balo looma year to inkastoo Aad jilaysid hadana marbey Rumowi kartaa
@MaxamedJeelani
@MaxamedJeelani 8 ай бұрын
Sagalay maxaqii asad baa
@asmaahmed6082
@asmaahmed6082 8 ай бұрын
Wxn lama daawan karo nala dhaafa xoolayaw dulmi saan ah majiree haduu jirana illhy nama tuso wixi uu haystana haka dul qaadee
@Asiahaji1
@Asiahaji1 8 ай бұрын
Odaygasi waa qoosol miiran wlhi hhhhhhh
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 8 ай бұрын
Waa med banan yaalo aduunyo io aaqiro mid aad ku lahaa odeyga caadi ma ahan aniga aabahey waxuu ahaa aabaha adunyada ogu fican aabo janatul fardows Allaha kugu deeqo aabo mcn wan ku xiisay wana ku jecelehy intaan nolahy
@Boqoradareerdarwiish1756
@Boqoradareerdarwiish1756 8 ай бұрын
Alle haku caafiyo caafimaad taamana haku siiyo sagal sorry 😢
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 8 ай бұрын
Waa filin abyo run ma aha❤😂
@Boqoradareerdarwiish1756
@Boqoradareerdarwiish1756 8 ай бұрын
Waa runtaa hadana run u eegtahay wllhi waa kanaxay
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 8 ай бұрын
@@Boqoradareerdarwiish1756 haa wlhi run run lamodaya alle Kam dhigee🥺👸
@Yurubgeenyo7
@Yurubgeenyo7 8 ай бұрын
Wamarax kanjoojiya
@daganugaas9028
@daganugaas9028 8 ай бұрын
War waxan filin maha qeyla badna uf tankale crura kuso darten wana qalad rumbey modayan maskaxdoda makala harsana
@fahmotahliil253
@fahmotahliil253 7 ай бұрын
Musalsalkan mxa waaye hee aan update ka aheen 3 week ago waba lakala ilaawayaa fiirsigiisa hadan san wax laga badalin
@hodanhappy7554
@hodanhappy7554 8 ай бұрын
Bisinka kan filim maheee xaa qaldan
@caishacabdi2381
@caishacabdi2381 8 ай бұрын
Dhiig kar baan ka qadayaa filimkaan😢
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@QadanSheikh
@QadanSheikh 8 ай бұрын
Sorry sagal ma tiinbaybaa ku dhacday 😂😂😂😂😂😂😂
@Baadil12
@Baadil12 8 ай бұрын
waa kiibir in cunto la daadiiyo aanaago yurup joogto cuntada Markey firiijka ku daahado. oo aan dadiinayo walhi waan ka baqaa in ey Igu dhacdo cuqbo nacaskan isaago kenya nairob joogo oo milion personal ey bahaana yihiin Ayuu talant noga Dhiiga cunto la daadiinayo
@DeqaAhmed-p9q
@DeqaAhmed-p9q 8 ай бұрын
Ala ilahow nin sidana ayan ka magan galay😭😭
@daganahmed7617
@daganahmed7617 8 ай бұрын
Flimka macan ka jila waxan qurunka nagadaya
@Ifrush-l8o
@Ifrush-l8o 8 ай бұрын
Naaya sagal odayga ceeji muxuu gabadhaada karabaa😂
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 8 ай бұрын
Wax macquula soo daaya somali sidan u naxaris daran Una dulqaad badani ma jiree
@Halima-e3p
@Halima-e3p 7 ай бұрын
Inney run run Utah ayaan modey
@Farhia-uo2ug
@Farhia-uo2ug 8 ай бұрын
Odeyku waba garace😢😂😂ala gabadhu waa bugan kulaha 😂😂
@SafiaIsmail-v6i
@SafiaIsmail-v6i 8 ай бұрын
Filimka lee miyaa mise aadaa uxanuunsnthy
@FartuunMaxamed-sc5gf
@FartuunMaxamed-sc5gf 8 ай бұрын
Filim ka lee waye
@XasanCalisiyad-v2h
@XasanCalisiyad-v2h 8 ай бұрын
Maseer baa wac naa
@nasrinnour-s9i
@nasrinnour-s9i 8 ай бұрын
War ani wanba xanaqay runban u moday 😂😂😂
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 8 ай бұрын
Farax fara xusho iyo Farax fara fandhal.
@falisnuur9226
@falisnuur9226 8 ай бұрын
Bisinka muxuu ahaay odogaan xeyraanka ah
@talomedia4769
@talomedia4769 8 ай бұрын
Dhaqan xuumo bilaa xiigmo waxaa aduunku qiiqayo qaarba meel aaday qayrkaa inaad ula timaada soow qaracaan ma ahaan
@sucaadsoomali
@sucaadsoomali 8 ай бұрын
Filimkaan waa dab caadi mahaan
@fatuummohamed1814
@fatuummohamed1814 8 ай бұрын
Odaygaan waalan filinka ka bixiya waxaan ma daawan Karnee 😞
@nafisamohamed8110
@nafisamohamed8110 8 ай бұрын
Haa halaga bixiyo
@RukiaKeyley
@RukiaKeyley 8 ай бұрын
Ahmed Wacha kushika shika bibi ya asat
@Jameela-b2p
@Jameela-b2p 8 ай бұрын
Hay hooy kan filin maaha EE Iska dhaafa
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 8 ай бұрын
Oday gabadhiisa turub dhiganaayo baa Wiilkiisa waanihaayo yaab😂😂
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 8 ай бұрын
😅😅😅😅😂😂😂
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 8 ай бұрын
Illaah baan ku dhartayee nin sidaana ah lama nolaaden nus sac oo ka midah nolosheyda wah xee tahay gumesigaan xiligii hore wa laga yabaa lkni hada casri ayaa la gaaray maya maya no gumeysi
@AyanuttaAbdi
@AyanuttaAbdi 8 ай бұрын
War wuxu xasisanaaa xaar kugu dhag baa ilaaahay kabaryay 😂😂😂
@filsansiciid-kr7gd
@filsansiciid-kr7gd 8 ай бұрын
Filmkan io kan kle baa waa bilaa akhlaaq dad waaweynoo reer le baa tihiin waxna aad ku dhaqmeysaa iska dhaafa ajaanibta isku dhag dhageysa waa maxey akhas
@fahmotahliil253
@fahmotahliil253 7 ай бұрын
Asad family nin yahw makala kacsana musalsalkan iska 3 week kabadan maxa waaye
@ju4965
@ju4965 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@Hadiya-x
@Hadiya-x 8 ай бұрын
Hello kuwa dadka ib sada ilaso xirira kaftan igama aha wlhi
@abdimuhumed7510
@abdimuhumed7510 8 ай бұрын
Riwaayadda magaceedu wuxu ku habboonaa ciqaab adduun.
@AhmednoorMohamed-bm9fu
@AhmednoorMohamed-bm9fu 8 ай бұрын
War odaygan shaydaankaa muxuu ahaaa maacirkaa lagasoo hindhisay
@Miski62-w9k
@Miski62-w9k 8 ай бұрын
War odaga ma Ak aderkiis baaa
@zakariye2158
@zakariye2158 8 ай бұрын
Hodaneey ninkeedi😂
@ubaxabdullah8864
@ubaxabdullah8864 8 ай бұрын
Astaqfurlaah illahow khatumada khayr noogu khatin
@Abdinuurhaaji
@Abdinuurhaaji 8 ай бұрын
Ninkan Ak Abihis soma ahan😂
@CadeBagare2024
@CadeBagare2024 8 ай бұрын
Haaaa😂
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 8 ай бұрын
Qofaceeda ayaan kaqaadi hergeb
@Rafifahmed023
@Rafifahmed023 8 ай бұрын
0:04
@Cafaf40
@Cafaf40 8 ай бұрын
Gabadhan yar yaa dhaalay
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 8 ай бұрын
Toloow nin sidaan ah miyaa jira?
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Odagya saaqidka yaa kacesha reerka
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 8 ай бұрын
Odayaasha sidani xagay kajiraan ??? Maqoom soosocdaa
@FarhiyaAwil-q1r
@FarhiyaAwil-q1r 8 ай бұрын
Axadakna bidarat wayin xagu kayimi maa Amxaraa
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 8 ай бұрын
Filmka Hadaba Meel Ha Ka Soo Daynine Channel Uun udaaya Dee Hada channelki Sagal Ban Ka Soo Wayay Marki Danbe Magaca Filmka Ayaan searching Dhahay Sasan Ku Soo Helay
@fadumohassan7103
@fadumohassan7103 8 ай бұрын
Filinkaan na daawan karo dhatbaacada ayaan ka baqaa sidan ka days istarees baad nagu riday
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 8 ай бұрын
Odaygan walan muxuu yahay wah😂😂
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 8 ай бұрын
Hhhhhhhhh Maka yaabay
@naimayusuf8877
@naimayusuf8877 8 ай бұрын
Odeygu booto badanaa😂
@MuktarCabdi-w9w
@MuktarCabdi-w9w 8 ай бұрын
Hayaay odagu muu washay
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 8 ай бұрын
Odaygan xagee ku arkay sidaa cid isu qabta dhaqanxumada dhalinyarada habarin
@QadanYasin
@QadanYasin 8 ай бұрын
Mynasarna madhaamo miyaa kulahaa jawibaan kujire😢
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 8 ай бұрын
Ala😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaryanAreb
@MaryanAreb 8 ай бұрын
Maasho waad gaadhaysaan 200kun
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 8 ай бұрын
Xanuunka in uu jiliin yahay waa lafahmaa bee maxaa idin.kudhacay reer comet
@sucaadsoomali
@sucaadsoomali 8 ай бұрын
Lkn murug baa ku jirta
@haniisse5090
@haniisse5090 8 ай бұрын
nice flim ❤️❤❤
@WiloMohamed
@WiloMohamed 8 ай бұрын
Asc
@mohamedAbdiqadirAbdi
@mohamedAbdiqadirAbdi 8 ай бұрын
❤❤❤🎉
@Nashaaddegen
@Nashaaddegen 8 ай бұрын
😅🎉🎉
SOO NOQOSHADA SAFARKEYGA:?
13:16
Asha Happy
Рет қаралды 2,5 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
GEERIDI JACAYLKA full movie
1:52:29
Asad & Sagal Family
Рет қаралды 69 М.
PRANK  DAGAAL SABABAY SAGAL SOMALi
7:58
SAGAL SOMALI CHANNEL
Рет қаралды 13 М.
LAKI OO MURUGO IYO UUR ISKU DARSATEY 😞 //PART (4) ABDINAASIR BAADR.
9:23
Oyaye Oo Ku Xad Gudbaya Gobolda Bariga Soomaliland
10:54
Suxufi Hussein TV
Рет қаралды 3,9 М.
CIIDANKA HABAR AWAL IYO SAMAROON MADANIGA  XAQIIQADU WAATAN
18:12
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
11:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 132 М.
MASEER PART 103
22:53
Family Sagal Channel
Рет қаралды 274 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН