MUSALSALKA DHAMBAAL | XALQADDA 1AAD "Markaas kadib ayeeynu isku guursanaynaa nuuraay".

  Рет қаралды 25,035

Dhambaal

Dhambaal

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Saaxiibayaal Mahadsanidiin. Xalqadda 2aad👇 kzbin.info/www/bejne/hn-tnn1macmAsM0si=HFh9PXlAnrbRnRP3
@GOSLOW-GO
@GOSLOW-GO 3 ай бұрын
Libax meelaan kaala soo xariiro ii sheeg? Ragg waa kii wada shuureeyee?
@Sabiriin597
@Sabiriin597 3 ай бұрын
Qofkii uguhoreeyey hadaa iijeedo like isaar❤👍🏻🥺
@NajumAbdikarim
@NajumAbdikarim 3 ай бұрын
M.a run ahaantii shaqo fiican bad u qabaty dhalinyarada maanta waxn is dhahyey talow yaa u turjuma musasalkas hore usoco wll
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Mahadsanid Walaal, Commenti-gaaagan Dhiirigelin Wayn Ayuu Ii Yahay.
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 3 ай бұрын
qiso yinka nabiyada ku so badi wll😢
@saafifaaid7339
@saafifaaid7339 3 ай бұрын
Wllhi barnaamijkaan carabiga lagu bartaa Soo badi WLL si kacarabigane ufiirsano Kane ufiirsano inteena carabiga baranesa❤
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Insha allah.
@RiyanRuuxi
@RiyanRuuxi 3 ай бұрын
Abti waa kahelay musalsalka like iyo subscribe❤
@muniirayariisey674
@muniirayariisey674 2 ай бұрын
Waxa meesha ka fahmay gabadha inay tahay mid diinta ku wanagsan xaga uu inaguna bilcagsigeda yahay waxana muuqata inay isku guursan doonin sidaaas
@سعادةالقلب-و6ص
@سعادةالقلب-و6ص 3 ай бұрын
Filim really ah miyu aha wll aad adiga cartoon ubadashay?
@NajmaGuled-ii3ze
@NajmaGuled-ii3ze 2 ай бұрын
Soobadi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SukhraJaamac
@SukhraJaamac 3 ай бұрын
Saalada igu culus iducceeya wllo🤲🤲
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Alle hakuu fududeeyo walaal
@leylabile97
@leylabile97 3 ай бұрын
war sheydan kuhayo eee weseeso kadib 5jeer cudubileyso naftada wa sheydaankle ilaahy kabri kufududeeyo
@MadinoAden-s4t
@MadinoAden-s4t 2 ай бұрын
Maashaa Allah ❤❤
@Mohadeene
@Mohadeene 3 ай бұрын
Wll codka caadi kadhig noo
@AbdalaWllbare-t1l
@AbdalaWllbare-t1l 3 ай бұрын
Sobadi
@AYMANALIAHMETH-rq6gs
@AYMANALIAHMETH-rq6gs 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@JuweyriyoSheekh
@JuweyriyoSheekh 2 ай бұрын
Mahadsnid wll aad ayan ugu bahanen musalsaldan o kale ❤
@Dhambaal12
@Dhambaal12 2 ай бұрын
♥️
@Fatmaheehhee
@Fatmaheehhee 3 ай бұрын
❤❤❤
@NoahArre
@NoahArre 3 ай бұрын
Masha allah
@Deeqacabdulqaadir
@Deeqacabdulqaadir 3 ай бұрын
Woow m.a
@AbdalaWllbare-t1l
@AbdalaWllbare-t1l 3 ай бұрын
M.a❤
@adnaseid7182
@adnaseid7182 3 ай бұрын
Masha allah sobadi walal
@CabdicasiisCabdullaahi-g3u
@CabdicasiisCabdullaahi-g3u 10 күн бұрын
Waw
@MunirZaki-r5t
@MunirZaki-r5t 3 ай бұрын
Kariim ma mulxid baa😢
@leylabile97
@leylabile97 3 ай бұрын
Wllhi wa musasal facnnn😂❤
@farxiiyocadixuusen1347
@farxiiyocadixuusen1347 3 ай бұрын
Part 2 Bali's
@Simancali478
@Simancali478 3 ай бұрын
Xalqada 2 lasoo dakhso😊
@FaadumoJaamqc
@FaadumoJaamqc 3 ай бұрын
La soo dhaqaso😅
@TLsuheyb
@TLsuheyb 3 ай бұрын
soodadajixakim
@Aliisha-r3y
@Aliisha-r3y 3 ай бұрын
Film macaan weeye❤🎉😊
@Najah-uo9ke
@Najah-uo9ke Ай бұрын
Zcw ❤
@MuhammedXikmaawi
@MuhammedXikmaawi 3 ай бұрын
Sxp codka hagaaji maxaa yeelay waxbaa ka qaldan sxp waa iga talo codka hagaaji adoo mahadsan
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Mahadsanid Walaal, Laakiin Dhankee Ayaa Wax ka khaldan Yihiin, Nala Wadaag
@Arabfootballtv2
@Arabfootballtv2 3 ай бұрын
@@Dhambaal12bro kaligaa waye codka isku day dad badan inaa cod ku saarto hada kaligaa wye effects lee ku Kala bad badloosaa
@IlhaanXasan-q2t
@IlhaanXasan-q2t 2 ай бұрын
mahad saniid ada ayaa uu waa naga santeyahye
@M.deek0
@M.deek0 3 ай бұрын
Wow
@CkarimYare
@CkarimYare 3 ай бұрын
Masha Allah
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh 3 ай бұрын
Maashaalah shp wa flim caqiido dhis ah carabi ban ku daawan jirey blse wad so turjuntay aad baad u mahadsantahay ❤❤❤
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Adaa mudan walaal.
@Mskydwrn
@Mskydwrn 3 ай бұрын
Cajiib waaye Wlle Hore Usoco Boowe ❤
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Mahadsanid Walaal.
@siikhsiyaar
@siikhsiyaar 3 ай бұрын
sxb soo badi ilmaha aan ku tarbiyoono muqaalada wanaagsan
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Insha allah walaal
@FoziaAli-yv1wg
@FoziaAli-yv1wg 3 ай бұрын
m.a
@xhmdi
@xhmdi 3 ай бұрын
[wow]
@MedsahalMedsahal277
@MedsahalMedsahal277 3 ай бұрын
Mashaallah
@CabdijabarAxmed-s6z
@CabdijabarAxmed-s6z 3 ай бұрын
Mashallh
@Hassan-3
@Hassan-3 3 ай бұрын
Thanks bro inoo soo badi
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
Insha allah
@mmosafia6421
@mmosafia6421 3 ай бұрын
Zxp flim mcn ❤❤❤
@Dhambaal12
@Dhambaal12 3 ай бұрын
🫡
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
CIDAMADA LAAFTAGAREEN IYO VILA SOMALIYA    3 October 2024
25:12
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 3,6 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 125 М.
Short film Somali xaaji kibrih
20:10
Reer Iskawal
Рет қаралды 82 М.
SHEEKO XIKMAD BADAN OO CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
19:02
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 290 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН