Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 13aad | War shaqaan ka daahsanahay ee kaarkayga maad i siisid

  Рет қаралды 786,869

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.co...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 1 300
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 4 ай бұрын
Inta ila dareensan bankiga oo la soo weeraray in dusha laga saari dono Galad hdaa dareensanthy like dhac kusii 👍
@cabdalecishqi6765
@cabdalecishqi6765 4 ай бұрын
Waba laga saaraya miyadan goosgooska daawan filimka bikowgiisa ah
@zuwaydasiman
@zuwaydasiman 4 ай бұрын
Commentgan sidaan u raadinayay waan daalay
@bilalkhaliifnour6379
@bilalkhaliifnour6379 4 ай бұрын
Maad adi Soo qortid 😅​@@zuwaydasiman
@kalafazii7055
@kalafazii7055 4 ай бұрын
Wayba cadahay midaas, asagana naag infhoole ayuu lacagtiisa mushaarka ku bixyey odayga bishaan taag taag ayuu galaa 😂😂😂
@appiethekind6974
@appiethekind6974 4 ай бұрын
Haaa wallahi bacause camputerka uu ku shaqeeyo flashka la galiyay 😂😂😂😂😂😢😢😢
@shidane22
@shidane22 4 ай бұрын
Isbuucii inaad afar habeen ka dhigtaan baan codsanaynaa, yaa igu raacsan
@ZeinabAbdi-ye9xc
@ZeinabAbdi-ye9xc 4 ай бұрын
Ani
@ubahnuur
@ubahnuur 4 ай бұрын
Sadax le hanog dhigaan
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 4 ай бұрын
Editing ka ayaa adag dadkaana dowlada ma caawiso shaqooyin kale ayeey heeystan caadi iska dhiga
@Sakariyecabdixusen-hu7dh
@Sakariyecabdixusen-hu7dh 4 ай бұрын
Maya Jok
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 4 ай бұрын
Kama dhigaayaan kuwaaan haboon ayey ka dhigi lahaayeen😂😂
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
Team dhaxal hadaa kamid tahay like 👍 faqiired xita iisar ileyn waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahay waaye 😂
@UmuRihaab
@UmuRihaab 4 ай бұрын
😅😅
@Sacdiyo-fg9tx
@Sacdiyo-fg9tx 4 ай бұрын
Qurux kudheegli copy 😅
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
@Sacdiyo-fg9tx mashegee marka hhh
@Sacdiyo-fg9tx
@Sacdiyo-fg9tx 4 ай бұрын
Igu qado
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
@Sacdiyo-fg9tx OK thanks sis
@khadiijaqueen
@khadiijaqueen 4 ай бұрын
Igula saliya nabigeena maxamed scw🥰🥰🤗
@khadiijaqueen
@khadiijaqueen 4 ай бұрын
scw
@ZeinabAbdi-ye9xc
@ZeinabAbdi-ye9xc 4 ай бұрын
Scw scw
@NasroHussainshale
@NasroHussainshale 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw 🥰 ♥️
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 4 ай бұрын
scw scw scw ❤️
@Ruweyomohmud
@Ruweyomohmud 4 ай бұрын
Scw.scw
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 4 ай бұрын
Adkaatey Galad Aya sheekada la so Gelina inta Daremaysa like 👍
@amiinhafidka
@amiinhafidka 4 ай бұрын
waliba computerkiisa dartii🤣
@alinaafac6416
@alinaafac6416 4 ай бұрын
Dhiiqo ayuuu galin rabaan 😂
@erasto-xidig
@erasto-xidig 4 ай бұрын
@@alinaafac6416 kaagadaran, computerkiisa flashka viruska lagaliyay
@daganchannel7929
@daganchannel7929 4 ай бұрын
Galad ayaan u cabsanaa 😢
@munamoalin5879
@munamoalin5879 4 ай бұрын
Kii agaasimaha wuxu dhihi Donna lacag muraabaxa ayuu iwaydiistay then wan ka diiday kadib waxaana dhacay😂
@hodansaid6482
@hodansaid6482 4 ай бұрын
Haben dhaf Hanogula so dayo hadad haben dhaf jecshhy like sar🎉❤
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 4 ай бұрын
Laba #xalqadood kaliya HadheyBa zxp #seasonka
@Halaq28
@Halaq28 4 ай бұрын
Adi miyaa taas awooda maxaan kugu aaminaah warkaagu mida kale muxuu katur jumayaa yacni ma qoloda Astan TV mise safkeena daawada yaasha ah waad ogtahay taas hadii ay TV ga dani ugujirto Anaga nama aysan waydiiyeen ee malahayga umafududa inay habayn dhaaf usoodaayan waayo mamooga in taa qof walba uu rabo ee dheesha naga dhaaf quruxeey kkkk
@hodansaid6482
@hodansaid6482 4 ай бұрын
​@@Halaq28😂😂😂😂
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 4 ай бұрын
@@Halaq28 ani ina awoodo iyo in kle muhiim maaha Balse wxa ku shega inay #Labaxalqadood kaliya HaDheN #14.15 HaDa Beentay mooDeyso #labadaxalqadood we #14 iyo #15 marka laso Daayo Arag
@sacdiyotifoow7211
@sacdiyotifoow7211 4 ай бұрын
Hada waqtige u cayiman ey so daayan lama socde
@XasanSheekh-kv3qb
@XasanSheekh-kv3qb 4 ай бұрын
Darajaale nabi muxamed scw kusalli walaal hadaad darajo doonayso❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 4 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmoabshirShiine-lw3fz
@RahmoabshirShiine-lw3fz 4 ай бұрын
Scw scw ❤
@HaniOsman-dt8py
@HaniOsman-dt8py 4 ай бұрын
Scw scw scw
@sabariinabdikadir-pb4fb
@sabariinabdikadir-pb4fb 4 ай бұрын
Scwscwscw ❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@DalmarNH-s7i
@DalmarNH-s7i 4 ай бұрын
Scw Scw Scw
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 4 ай бұрын
llahow Qof kaan Qoraal kaan aqrinaayo Wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 😊❤️
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
aaamiin ilaahay muraadkuga oaan maczi lahayn kuweydiisanaya
@sagalcirfo4794
@sagalcirfo4794 4 ай бұрын
Aminn😊
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas 4 ай бұрын
Amiin wlal oo Jannadu ugu horayso.
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 4 ай бұрын
Aamiin Yaarabi ☝️🤗
@xayataxmed
@xayataxmed 4 ай бұрын
Amiin yaa rabi 😢
@ZUBEYIR0
@ZUBEYIR0 4 ай бұрын
The greatest human being ever walked on this planet our messenger our prophet Muhammed s.c.w🕋🤍
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@fartuunhassan3773
@fartuunhassan3773 4 ай бұрын
Team filo bari WAA talaado wuu soogalaa ogaada team dhaxal waan idinsalaamy
@SankaXalweste
@SankaXalweste 4 ай бұрын
Filo bari maxa waye filim miya😂😂
@FarxiyoJeelle
@FarxiyoJeelle 4 ай бұрын
Haa filim waye😂😂​@@SankaXalweste
@qaalisharaf3912
@qaalisharaf3912 4 ай бұрын
Team duniya hdii aad thy love calayada iska saar❤
@DeeqNuur-s2r
@DeeqNuur-s2r 4 ай бұрын
@shariifdagane8440
@shariifdagane8440 4 ай бұрын
Galad comptrkisa flashka la galiyay asaga laga shakina ya igu racsan
@salaamapro9398
@salaamapro9398 4 ай бұрын
Dabcan Asiga lagu soo Eedeyn Doona Galad
@siraadcalimuxubo9090
@siraadcalimuxubo9090 4 ай бұрын
Waa sidan is dhahay✅✅
@housseinsaada5050
@housseinsaada5050 4 ай бұрын
Haa booska lacag deena bu waydistey xiita taa shikki u abuuri doonta Galab dhiiqu ku jira
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 ай бұрын
Ani
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas 4 ай бұрын
kuguma raacsani, waxa dib loo eegayaa CCTV Camera-da kadibna siiri ayaa la ogaanayaa waxa ay Samaysay, Hadda se yaysan cidna idinka maqlin baadhitaankii ayaa weli socda 😂
@maxameddeeq1875
@maxameddeeq1875 4 ай бұрын
Arinkaan waxaan umaleynayaa in Galad dusha loo saari doono asigoo wax shuqul ah aanan kulaheyn yaa ila fikir ah ☝️☝️
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 4 ай бұрын
Team dhaxal hadaa kamid tahy like faqiired xita isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahy 😂🥰👍
@amaalrashiid4349
@amaalrashiid4349 4 ай бұрын
Ani dhaxalkee aawey😅
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 4 ай бұрын
Dhaxalkiina waaba hesheene dhaxalkeygiina aaway hee 😂
@Hamdaquruhhh
@Hamdaquruhhh 4 ай бұрын
Shamsudiin114😅😅🤣😂copy
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
@@Hamdaquruhhh hhhh mhd sanid
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
Anoo noolaa🤣
@saidaabdullahi40
@saidaabdullahi40 4 ай бұрын
Galad wu gacan galay miskiin isagaa lagu nabi doonaaa 190k 😂😢 hadaayana deen uu raadinaayey 😅😅
@NadarDahir
@NadarDahir 4 ай бұрын
Haa wlhi dhiiqow kujiraa😢
@KowtharAhmed-kx4qt
@KowtharAhmed-kx4qt 4 ай бұрын
Isku si baan u fikireeynaa lkn walwalkA bdn iska dhaaf waa jiliiin wxn 😂😢
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 4 ай бұрын
Kuna darso dhaxal ka bangiga gallad hooyadii waxbay ku lahayd oo odaygu aptigii waaka u diiday xakaas na waalaga soo mari doonaa Inuu aargoosanayo la moodayaa😂
@mohamednorsharif6295
@mohamednorsharif6295 4 ай бұрын
Kuna sii darso gawadha shaqadalada falashka kunbiyutarkisa ayeey galisay 😂way iska cadahay inay galad ku socoto
@saciidoxasan7378
@saciidoxasan7378 4 ай бұрын
Filimkii idinka ino dhameye 😅😅😅
@CabduqaadirSeska
@CabduqaadirSeska 4 ай бұрын
Filimkan markoo bilawka ahay ayan dareen sana in bak lajabsanayo ona alku nebidono glad inta ila mid ah iso racaaa❤❤❤❤
@IbrahimXuseen-fr6ep
@IbrahimXuseen-fr6ep 4 ай бұрын
Haa duqa gallad inu ka shakisanyahay ila thy
@superfun1819
@superfun1819 4 ай бұрын
Let this series film internasal by English. Muqdisho nadif iyo meelkasta Iftin ah full light 🕯️🚨 Make Somalia great again every one have tht respolity
@jamalalimohamed-lb1sp
@jamalalimohamed-lb1sp 4 ай бұрын
mashaa allaah axsan film waxaan ka cod sanaa holwadeenada astaan in eey ku soo daraan subtetal engilish ah si netflex eey noo soo dalbadaan oo magaceena somali ugadmo wlahi hab cajiib ah ayaad u hagar baxdeen somalinimada waad ku faanaa astaan waa halboowlaha umada somaliyeed guuleesta
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 4 ай бұрын
Galad baxar wayn ayuu kujiraa Oo 🖥 computerkis ayaa flashka lagaliyey😂
@yusra11_
@yusra11_ 4 ай бұрын
haa wanka nxsanay hadane deyn ayupa sii rapay oo loo diiday😂
@naimaarif745
@naimaarif745 4 ай бұрын
Daynta marka loo diiday uu jabsaday😂😂 waa sida la dhihi doono
@aarzakiguure4134
@aarzakiguure4134 4 ай бұрын
Hadana waa ina diiriye 😅​@@yusra11_
@queentanya3787
@queentanya3787 4 ай бұрын
Sido kale isagaa la tuhmi doonaa madama uu bankiga amaah weydiisan rabay waa kii lahaa hawlaa igu taagan😢
@xamdiumal
@xamdiumal 4 ай бұрын
armaa galad la shakiyaa wadnahaa i dhagleh
@Archyusuff
@Archyusuff 4 ай бұрын
Caawa woo shidnaay wllhi 😂 gabdha nadafada jilinkeeda qatar waaye 👏
@MahamudDiite
@MahamudDiite 4 ай бұрын
Kuli jiliyaaasha waa ladoo xulay.
@Archyusuff
@Archyusuff 4 ай бұрын
@@MahamudDiite waa o gahay lkn gabadhaa kahelay
@FardzoMohamed
@FardzoMohamed 4 ай бұрын
😂😂😂
@أحمدمعلم-ص7ظ
@أحمدمعلم-ص7ظ 4 ай бұрын
Gabadhaan nadaafada maskiin waaye Wallhi😭💔❤
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 4 ай бұрын
Maskiin maahan waxey aheed iney la wadaagto maamulka bangiga
@erasto-xidig
@erasto-xidig 4 ай бұрын
@@saafiabdalla9448 hhhhhh
@muscabkhan15
@muscabkhan15 4 ай бұрын
​@@saafiabdalla9448 maxey lawadagee hadey lawadaagto abaheed ayaa ladileh nooh
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 4 ай бұрын
Sheydaan waaye waliba tuug waaye
@JeeMisBoy
@JeeMisBoy 4 ай бұрын
Allah Is one 😔☝️
@Gen.odeykaarto
@Gen.odeykaarto 4 ай бұрын
Inta aaminsan inuu galad xal keenaayo waan diin salaamay asigaa IT ENG AH
@Cabdulalahi5
@Cabdulalahi5 4 ай бұрын
Aaway
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
Muxuu xal keenaa lacagta waaba lala bexee asa danbiga dusha laga sari dona sabavto ah computerkasa flash la geliyay inyar ka hor deen bu radinayey gabadha & wiilka la shaqeyo way ka shakinayan madama uu si xun ula dhaqmay asiga kas kama ahayn ee strees baa hayey wuxu ka walwalayey lacag qalinka duniya inte ka kenysa waxaas dhan waxa ka danby wilka la buriyay o boska galad ka shaqen jiry sbabto ah wu yaqanay lambarka sirta e computer galad o falash laga geliyay lacagtana lagala baxay sd kale lacagti faaliska ahayt oo galad ka hortagaayay xitaa waxay ila tahay inay iiga ka danbeyey qololada wax jabsaty
@cabdiqaniabshir8253
@cabdiqaniabshir8253 4 ай бұрын
Waxaba laga yaaba duqa inu asaga ku tuhmaayo oo waliba buriyo xal sheege
@abaasdaud3904
@abaasdaud3904 4 ай бұрын
Eeda ama asaga lasaara 😂
@sidramrk
@sidramrk 4 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@Munishaabdi
@Munishaabdi 4 ай бұрын
Wakusaray
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 ай бұрын
​@Munishaabdi thank you wll mcn rabi ha ku xifdiyo waliga wadna mhdsanthy wll qali thank you
@superfun1819
@superfun1819 4 ай бұрын
Waan kusaray😊
@IbrahimXuseen-fr6ep
@IbrahimXuseen-fr6ep 4 ай бұрын
Diyar wye aabo mcn
@hassanissa6355
@hassanissa6355 4 ай бұрын
Good films félicitations congratilation from Djibouti 👋👋👋🤞🇹🇲🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SaaramohamedCismaan
@SaaramohamedCismaan 4 ай бұрын
Alla hada galad miya la odhan raba adaa lacagta dhacay,bisinka War galadow baxso mesha khayr kama so socde😂
@MariyaNoromar
@MariyaNoromar 4 ай бұрын
😂😂
@muqtaar1726
@muqtaar1726 4 ай бұрын
Sida u naxsanahay ma u naxsan tahay 😂
@SaaramohamedCismaan
@SaaramohamedCismaan 4 ай бұрын
@@muqtaar1726 bisinka ad oo wayn
@Abthi_Rich
@Abthi_Rich 4 ай бұрын
waa nii dhibsady wlhi astaan filimka meel fiican aa ku gooyneysin habnka kalena qeeb qash aa noo soo fasaxeesin bila caleyk😂😭😭
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 4 ай бұрын
Galad Lee haku nabina maskiinka 🥺 asago dayn radinayo iyo arintan kulmee
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 4 ай бұрын
Jil33n Lee waaye
@erasto-xidig
@erasto-xidig 4 ай бұрын
@@Cabdilaahicumar-y3b jiliin ma-aha, run waaye. Waxaanoo dhan wey dhaceen😨
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 4 ай бұрын
Allah is one ❤
@xaawo5440
@xaawo5440 4 ай бұрын
Allah is one❤
@user-samawade
@user-samawade 4 ай бұрын
Falim daasha in ay maskaxda Naga gasha waxaan oganahay in film ka xaraartadiisa ay tahay. In dusha laga saaro bank dhicitaankiisa Galad. Yaa igu raacsan only like
@Xaali941
@Xaali941 3 ай бұрын
Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢
@HaawaAden
@HaawaAden 4 ай бұрын
Lkn duniyo la’aanted ma nurayo filimku galadna jacayl io maseer wuxu ukala garan wayay ba cawa kudhacay ❤😂😂😂
@cabdiqanicaliaweys6310
@cabdiqanicaliaweys6310 4 ай бұрын
One like team 27
@horumarintawanlaweyn
@horumarintawanlaweyn 4 ай бұрын
❤❤❤
@ShamsoAweys
@ShamsoAweys 4 ай бұрын
Okay
@ShamsoAweys
@ShamsoAweys 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dalhamedia4959
@dalhamedia4959 4 ай бұрын
Inta xamar igala socota waan idin salaamay
@mahadmuhammedissekulmiye1858
@mahadmuhammedissekulmiye1858 4 ай бұрын
Intarnet-kaa naga haleesan kulahaa Mumin baalow aa idinku fiicaan saacadaan Dhagaha ayuu idinka jafi lahaa Siduu idin Canaananaayo
@عائشهعبدلهعبدله
@عائشهعبدلهعبدله 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-deeq_bile_4
@user-deeq_bile_4 4 ай бұрын
1 ila 13 hada dawatay like ❤
@Nastexoxasa
@Nastexoxasa 4 ай бұрын
Galadban ubaqaya maskinka😢😢
@ZahraAbdo-p4l
@ZahraAbdo-p4l 4 ай бұрын
Me too😢😢 galad maskinkas
@RaxmaAbdishakuur
@RaxmaAbdishakuur 4 ай бұрын
Alla Haa isgaa danbiga lasaraaa computer kisaa xogta lga xaday😢😅
@maazimaden1154
@maazimaden1154 4 ай бұрын
Wankula qabaa sidasi
@ibtisamqueen4936
@ibtisamqueen4936 4 ай бұрын
Sidoo kle ma raganayo waxan ugu baqayo gallad
@AhmedAbdiwaheliye
@AhmedAbdiwaheliye 4 ай бұрын
Galad computer oo fadhiya aya galisay falshka😂😂
@ilkadigirpro2794
@ilkadigirpro2794 4 ай бұрын
I aamin waxaan dawanay stander film American ah. Waaaw what a serious astaan TV
@felixafena3858
@felixafena3858 4 ай бұрын
Gabadha nadaafada jiliinkeeda wn ka helay wllhi " i liked the way ay isku boojeeneeso😂❤
@xaliimoxasan4818
@xaliimoxasan4818 4 ай бұрын
Inta dhaxal kajacel soo yaaca oo lacag ay shaqey san jacel😮😮😮❤❤❤ in ay kuraa xeeys taan❤❤❤jacel
@AhmedAk-uy5jj
@AhmedAk-uy5jj 4 ай бұрын
Dhaxalka waxa la helaa markuu qof dhinto aad wax isku tihiin sida aabahaa markaa wax la jeclaado maaha
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha 4 ай бұрын
​@@AhmedAk-uy5jjhhhh ma aragtay
@Lifesytle-hb2cu
@Lifesytle-hb2cu 4 ай бұрын
Team dhaxal hadaa nahay Cadaalad rabnaa plz😢
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 4 ай бұрын
Another flawless episode. Thank you team astaan 🇸🇴
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 4 ай бұрын
Hayay galad baxaruu kujiraaa computerkisa flashka lagaliyay😂😂😂
@AsiaDiamond-n7k
@AsiaDiamond-n7k 4 ай бұрын
Haa😂😂😂😂
@AbdiFitah-k5c
@AbdiFitah-k5c 4 ай бұрын
asaaaba lagu naba marki baaritaanka la sameeyo odayga wuxu is dhaha dhaxalki hooyadiis aa ka qaadatay uu kaa dhacooya wuuna burinaa✌️
@IrshatDuale-yy5gb
@IrshatDuale-yy5gb 4 ай бұрын
Hadu so dhacay teem duniyo io galad like hayla dhaafin❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Runtii wa filim xiiso badan oo lagu raaxeysanaayo daawashadiisa Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo haysaan guuleysta ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 4 ай бұрын
Waxa la qabsan dona galad mel iga qora miskinka dhiba qorta lo gelinoya 😂🫣
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 ай бұрын
Filimku haduu macan noqday wakuraxaysta alabtaas okale❤😂
@Abdirisakelmi06
@Abdirisakelmi06 4 ай бұрын
Aad iyo aad 😂😂 hackernimo iyo tuuganimo marba haday meesha soo gashay waa ku heysta😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 ай бұрын
@@Abdirisakelmi06 haa waji malihi wax ladhacayo hadan arkaba waigu baxdaa 😂😂
@HamdiaMohammed-ki1ul
@HamdiaMohammed-ki1ul 4 ай бұрын
Wareerka Bankiga iN Dusha Laga Saari Doono Galad Inta Dareensann 😂💞Waxa Jiro Walee
@Asaktitv
@Asaktitv 4 ай бұрын
Markale aya dhaceyso somalia🇸🇴inlagu qoro tareqda👈🇸🇴👉😔
@superfun1819
@superfun1819 4 ай бұрын
Yes❤somalia hanolato 🇸🇴
@ibraahimdaadshe7054
@ibraahimdaadshe7054 4 ай бұрын
waa lgu qorayaa lkin tariiqda la qorayaa ah inuu jirey wadan ha dhehi jirey somalia dadkii lahaana ay iibsadeen oo aysan jirin labo qofo somaliyo meel wada degan
@erasto-xidig
@erasto-xidig 4 ай бұрын
@@ibraahimdaadshe7054 hhhh, waruntaa
@samatardiriye1226
@samatardiriye1226 4 ай бұрын
Team dhaxal hadad ka MId tahy love isaar❤
@amalissa9362
@amalissa9362 4 ай бұрын
Waw another level this movie mashallah Sonali actors are very nice keep going team Dhaxal
@sundussaid3650
@sundussaid3650 4 ай бұрын
Alla galad baa loo qabsandoona lacagta😢😢 laxdi doonoh
@basbaasboss571
@basbaasboss571 4 ай бұрын
Kkkkkkk
@basbaasboss571
@basbaasboss571 4 ай бұрын
Yaad ka shakisantahay marku dhahayey qof aan asaga ahayn uma Socon
@AmranAhmett-ic5mf
@AmranAhmett-ic5mf 4 ай бұрын
Haa galad loga shakin dona
@muwahibaxmed5996
@muwahibaxmed5996 4 ай бұрын
Filo dhaxal ilmada qarsoon o dhamatey maseer hadad dawato like
@SuAdSusu-ys7ti
@SuAdSusu-ys7ti 4 ай бұрын
Anaa daawada😢
@Hijabigirl6833
@Hijabigirl6833 4 ай бұрын
Are you all of you just watching the picture 😂
@fadumocali-nt4cz
@fadumocali-nt4cz 4 ай бұрын
What about you 😂😂
@cabdirashidali7115
@cabdirashidali7115 4 ай бұрын
Yes
@sagalgeenyo6851
@sagalgeenyo6851 4 ай бұрын
Yes😂 ma naqabata sida
@Lifesytle-hb2cu
@Lifesytle-hb2cu 4 ай бұрын
😂😂
@QadarAbdi-d7r
@QadarAbdi-d7r 4 ай бұрын
😂😂😂
@shiikhshantaay481
@shiikhshantaay481 4 ай бұрын
Inta jacel film like
@dayibabdi2934
@dayibabdi2934 4 ай бұрын
Hadaa Kenya ikala dawanesid like ..
@Kaligii1
@Kaligii1 4 ай бұрын
Like saara inta xayasiinta isdhaafisey❤❤😂
@cayuushinacali341
@cayuushinacali341 4 ай бұрын
Alla galad asago lacag raadinaya asago duqa ka shakisanyhy inu hooyadi u aar gudi doono asago computer kiisa flash ka galiyay asago aabihi hadalkisi shaly qaadanin wax badanaa isku heesta walle galladooooooow wan ku sugeena saa wax yeesho 😢😂😂😂
@RahmaAhmed-f5y
@RahmaAhmed-f5y 4 ай бұрын
Iyo gabartii oo jecel yahay laga guursan rabo
@AbdiFitah-k5c
@AbdiFitah-k5c 4 ай бұрын
galada lagu naba lcgta combuterkada la galiya la dhaha waana la burina asine hani aa jeclaaneeso mrkaasu ka aarsana uu dhaxalki hooyadiis kasoo ceshana mrkaas kadiba eey ogaanayan inuu asi dhicin ee gbdha shaqaalaha in eey flashka galisay aaqir duniya uu aroosa asaana indhaha u habeenayo
@nasrocadey8570
@nasrocadey8570 4 ай бұрын
Direct arka ma adigaa😂​@@AbdiFitah-k5c
@iqroabdullahi6508
@iqroabdullahi6508 3 ай бұрын
​@@AbdiFitah-k5cwixiiba adaa dhameyay😂😂
@shaakirxirsiwllqalon9803
@shaakirxirsiwllqalon9803 4 ай бұрын
Hg isaaq iyo samaron kalia love isaar 😅 😂❤
@HudoAbdi-pd6ig
@HudoAbdi-pd6ig 4 ай бұрын
Kaligay ka jooga samaroon🤣😂
@HudoAbdi-pd6ig
@HudoAbdi-pd6ig 4 ай бұрын
Duma shiyaal hg wani salamay
@niini7270
@niini7270 4 ай бұрын
Ano jijela aha kusare😂
@MaxamuudmaxamedMaxamuudmax-w2n
@MaxamuudmaxamedMaxamuudmax-w2n 4 ай бұрын
صلاللہ علیہ وصلم
@UgbaadCabdirisaaq-t8v
@UgbaadCabdirisaaq-t8v 4 ай бұрын
Musasalkaan waqtigee soo galaa fadlan ii soo sheega pls❤😢
@HawaAdem-l2f
@HawaAdem-l2f 4 ай бұрын
Habenka jimcaha aH iyo salasada so gala baz❤😢
@maryancb1351
@maryancb1351 4 ай бұрын
astan tnks
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 4 ай бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤❤
@marisacabdi4442
@marisacabdi4442 4 ай бұрын
Ama Galad La Dhaha Lcgta Duniyo indhaha ugu Qazhay Watan Bangiga ka Maqan Ada Xaday Baxar😂
@NeimaDjibril
@NeimaDjibril 3 ай бұрын
Somali no qaabil walahi weye hormar all contry Africa and word keep going somalia
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr 4 ай бұрын
Inta sidayda fahansan in xirsi yahay ninkii laga eryey Bank giga galad ka hor like ta saar 😂😂
@NimcocraxmaanNimco
@NimcocraxmaanNimco 4 ай бұрын
Saas umalena anibo😢😂
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 4 ай бұрын
Alla dad aan jeclahay baa caawa meesha kamuuqda Miixayare& axmed ragii turjumaada
@Califamuos
@Califamuos 4 ай бұрын
Ku sali wll nabi mohmed wll ❤
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 4 ай бұрын
Dadeydu waa 0 sey dadeyda u korodho like isaara❤❤❤❤
@RaxmocaliMaxamed
@RaxmocaliMaxamed 4 ай бұрын
Run ahaantii waa arinta somaliya ka jirto qofkasta oo wax ka haleeyo wadanka waa qof loo hanjabay iyo qof la yiri dadkada naftooda hada rabto waa inaa is dishaa😢😢
@IkraanGaafow
@IkraanGaafow 4 ай бұрын
Saan uso fiiraye waan dalay😭😂
@Abdi-ShakuurShakra
@Abdi-ShakuurShakra 4 ай бұрын
😂😂😂
@Unknown23895
@Unknown23895 4 ай бұрын
Wllayaalow aaway qeybtii 14aad🥺❤️‍🩹😩
@FarhioAbdi-r3d
@FarhioAbdi-r3d 4 ай бұрын
Waligey commen KZbin kaba biixiinin
@ifrahabdirahman6253
@ifrahabdirahman6253 4 ай бұрын
I like qeybtaan wow
@abukerali6840
@abukerali6840 4 ай бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍flmk haduu macaan noqday cajaaib sasaa rabaa GURIGA MA AADAAYO HYE 🥰🥰🥰
@SabiriinmireSiciid
@SabiriinmireSiciid 4 ай бұрын
Team dhaxal hadad kamid tahy🎉like faqired xita isaar😂👍
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 3 ай бұрын
Jacayl Isn't Easy 😭 Gallad Wuxu Geed Dheer Iyo Mid Gaban ba U Koraya Sidii U Lacagta Ugu Heli Laha Duniyo
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 4 ай бұрын
Reer Astanow hada sii diyariya sesan 2 Sida sanadki hore hanayelina illah kabaqa
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 4 ай бұрын
Galad ayaa loo maleynyaa in lacagta bank oo ka dhacay, duniyana qaliin ayeey galeysaa kadib galad waa la xeryaa , duniyo markii argeyda uu ficnaado galad ma arkeyso sbbto ah waa la xeryaa 😂lol maskiin boss ka aheed markey ogato galad inoo qalad laheen wey jecelaaneysaa❤😂 lol waa fikirkeyga leee
@Abdirisakelmi06
@Abdirisakelmi06 4 ай бұрын
Saad musalsal ufiirsaneysa baad wxa noqotay qabiir musalsal😂😂😂
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 4 ай бұрын
Meeqa musasal baaa daawatay ani 1000 kugu qiyaaasay wllle waa ila tahy markii gadaaaal laga ogaaado waaa lala fajaci dooona miskiinta bankiga nadiifiso inay shekadan ka dambeyso
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 4 ай бұрын
🤣🤣🤣waan sawirta lee musalsal ma daawado
@felixafena3858
@felixafena3858 4 ай бұрын
The best part oo aan dhaxal ka daawaday❤😫 i love this part 13🔥😭
@apdykhalaqdhego1773
@apdykhalaqdhego1773 4 ай бұрын
Best editor ❤
@abdallacade5
@abdallacade5 4 ай бұрын
Wiligey 1 like mehelin 😢
@SSTV5080
@SSTV5080 4 ай бұрын
Hadday xumaatay xaaladdu Qofka looga shakinayana waa wiilka uu abtiga u yahay oo arintaan u sameeynaya aar gudasho waana halka xaalku ka qasmay.
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Attt hayeelin galadow😢😂
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Hyeh😩
@faadilabdulkadir408
@faadilabdulkadir408 4 ай бұрын
QEEBTAAAN mnta ineysan shidneeen yaa ila arkay 😂😂burhaaaan iyo caseeeyey farxaaan waa lagendska flimkaas😂😊
@Omarabdulaahimaxamuud
@Omarabdulaahimaxamuud 4 ай бұрын
Astaan Isha calaa filim
@UmuRihaab
@UmuRihaab 4 ай бұрын
2sac see u dhagan horta 3saac sodayaane😢
@daganchannel7929
@daganchannel7929 4 ай бұрын
Best somali movie,, Abo duale inaba caadi maaha❤❤
@farduuzhaaji-uy4sv
@farduuzhaaji-uy4sv 4 ай бұрын
Galad miyaa lagu nabi raba hada waxan dhan ileen computerkisa howsha lugu fuluye Lacag hormarisana wa qate Abtigiisna qawafu ka qaba😢😢 Galad ya liiga nabin yqy😂😊
@Sahradahir-ch4io
@Sahradahir-ch4io 4 ай бұрын
Waliba cilada ka hor waaa u xanaqsanaaa kadibna caadi ayuu noqday marqati ayeey ku noqonee
@howdnugaal9607
@howdnugaal9607 4 ай бұрын
Sxb atariishada indhoosha kuma fiican diiriye gabadhiisa wayn kibitlayda kawarama????
@BarwaaqoCabdixakiin-kb8ju
@BarwaaqoCabdixakiin-kb8ju 4 ай бұрын
Qadaca qac ka yeedhay wlhi 😂😂😂
@ShukrinaNour
@ShukrinaNour 4 ай бұрын
Warjecli asne😂😂
@abdirashidahmed1339
@abdirashidahmed1339 4 ай бұрын
Computer ka Galad ayuu dhibka ka bilowday balaayo😮😢
@ZaakirZaakir-zm4jd
@ZaakirZaakir-zm4jd 4 ай бұрын
Sheekdan waxaa dusha laga saari doona galad sabbtana computer kiisa ayaa lagaliyey hacking ka misane musharkii ayuu hormarsaday deena wuu weydiistay intaaso shaki baa laga qadaa odeyga maxee kulatahy ?!?
@iqrasaladmohamud1483
@iqrasaladmohamud1483 4 ай бұрын
Wadnaha nay nay nay nay😭💔😂😂😂🙆‍♂️
@Sjyare
@Sjyare 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤😊😊😊😊
@Gaagaale-j8i
@Gaagaale-j8i 4 ай бұрын
somaaliyey astan way nodaaaleysaaye. subscrebta ankutuurno cimaamada 2 milyin gaarsiya ❤❤❤❤
@HooyoFarxiya-ro7oj
@HooyoFarxiya-ro7oj 4 ай бұрын
Hedhee caawa maxaa qaldan
@nuurmuxudiin5994
@nuurmuxudiin5994 4 ай бұрын
Dhaxal Part 13 🔥
@luxusofficial6868
@luxusofficial6868 4 ай бұрын
Downloadingka nofura , like sara asxbta
@luxusofficial6868
@luxusofficial6868 4 ай бұрын
Likeda lacag maxa Like sara
@AymanAbdulkadir-r6m
@AymanAbdulkadir-r6m 4 ай бұрын
Waa xanuun walahi😢
@AbdullahiMohamud-m5u
@AbdullahiMohamud-m5u 4 ай бұрын
lacag la dhacay iyo gallad lacag raadintiisa maxaa kulmiyay baxar ma lageli rabaa maskiinka😂
@gofar4566
@gofar4566 4 ай бұрын
Iyo waliba computer 🖥️ flash-ka lagaliyay oo kiisa ah lkn gabadha nadiifisada ah ayaa baxar bixin doonta oo cc-camerada laga arki dona ama qiran doonta si usan baxar ugalin 😂😂
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 4 ай бұрын
Wllhi wn is idhi nio Gallad Baxar buu ki jiraa gabadhana cabsi baaba ka muuqata nio imikuu film ki xallad yeeshay😂😂😂
@kingabdikani9517
@kingabdikani9517 4 ай бұрын
Iyo flash tii oo laptop kiisa la galiyay lkn cc tv baa ku xiran bangiga😂
@daganahmed1866
@daganahmed1866 4 ай бұрын
Wwww
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,7 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
XANUUNKA MW GEELLE AMAR ALLE LAAKIIN 29 September 2024
18:11
Musalsalka Habboon: Xalqada 1-aad :-soo laabashada Jamaal:
30:17
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Astaan
Рет қаралды 1,6 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY"
32:22
Astaan
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sheeko gaaban “Magacaa"
2:46
Bile TV
Рет қаралды 633 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 387 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН