No video

Musalsalka Habboon:- Xalqada 6-AAD:- “Hooyo kuu waceeyso”

  Рет қаралды 994,223

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2022

Пікірлер: 2 100
@RageAbdi
@RageAbdi 2 жыл бұрын
Wow inaba caadi ma ahan filmkaan Atooraha iyo Atariishada ayaa iga gadan see ugu soo baxeen qeybtooda Good Job.
@AliizaAliiza-ee5wy
@AliizaAliiza-ee5wy 2 жыл бұрын
Oo raage adigana ma fiirsataa
@rozaaquen6978
@rozaaquen6978 2 жыл бұрын
@@AliizaAliiza-ee5wy 😂
@zaharahaad1314
@zaharahaad1314 2 жыл бұрын
@@AliizaAliiza-ee5wy 😂😂😂😂waa rooxaantiisii
@AliizaAliiza-ee5wy
@AliizaAliiza-ee5wy 2 жыл бұрын
@@zaharahaad1314 waalaga yaabaa
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Ràge io qali xmr mar un now imada
@amaarmohamed3666
@amaarmohamed3666 2 жыл бұрын
XALQADA 1AAD ILAA XALXADA 6AAD INTA LASOCTAY 😀🖐🖤
@samiiraadan5609
@samiiraadan5609 2 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@umuibtisaam3910
@umuibtisaam3910 2 жыл бұрын
👆👆
@trustallah100
@trustallah100 2 жыл бұрын
☝️
@samiiraadan5609
@samiiraadan5609 2 жыл бұрын
Walba daqiiqadaha noo badiya yqy
@amranahmed9376
@amranahmed9376 2 жыл бұрын
Wanakan
@daneeyeproduction3995
@daneeyeproduction3995 2 жыл бұрын
Qofka musalsalkan daawada waan salaamay Igagudoon Salaan sharfeed Mudanayaal iyo Marwooyin 💯🤩
@princessmaryama6976
@princessmaryama6976 2 жыл бұрын
Wan kaa qade
@dagandaacad3066
@dagandaacad3066 2 жыл бұрын
Waan kaa qaaday.
@iqrakiin6647
@iqrakiin6647 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay wll
@miskiabdi3561
@miskiabdi3561 2 жыл бұрын
Wcs
@nimcofarmaajo7875
@nimcofarmaajo7875 2 жыл бұрын
Kaa gudomay wll
@bilanhasan904
@bilanhasan904 2 жыл бұрын
Wiilka Yar M.a Allah Jiliinkiiza Naxariista Walalnimo Ku Dheehan Waka Hela Xafidullah Abowe 🔥💯💖
@rizakic2220
@rizakic2220 2 жыл бұрын
Good boy
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Qof walbo Musal Salkan daawanaya Waan salaamay🥰🥰👍
@jaamacyoonis1732
@jaamacyoonis1732 2 жыл бұрын
Waan kaa qadey
@xanaanxargo9109
@xanaanxargo9109 2 жыл бұрын
Wan kaa qadey aboowe
@mssedna9831
@mssedna9831 2 жыл бұрын
Qaadan bro🤝
@aminaahmed8897
@aminaahmed8897 2 жыл бұрын
Wsnka qadny hn
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 2 жыл бұрын
Waa aan kaa qaad nay sxb
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 2 жыл бұрын
Hello team Haboon❤👐
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
hi bby♥️♥️
@mariayasin3379
@mariayasin3379 2 жыл бұрын
Heeeeee
@hamdamahamad7560
@hamdamahamad7560 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Hey!
@ahmedshekh9913
@ahmedshekh9913 2 жыл бұрын
Hy xbbti
@kobciyechannel7779
@kobciyechannel7779 2 жыл бұрын
Dadka luqadooda ayagoo arkaayo, English isticmaalaayo, Waa daanyeero reer galbeedka u shaqeeyo. 😀 Haboon❤💯
@munawarfa8867
@munawarfa8867 Жыл бұрын
Jealous much 😂
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 2 жыл бұрын
Inta sidyda odayaasha suuqa jooga is dhaaf siisa ☝️ intan ugu jeclhyna waa haboon iyo jamaal ❤️❤️
@zahraqaali1521
@zahraqaali1521 2 жыл бұрын
Filimka dhan firso habotini waa only 30minutes
@queenemaan26
@queenemaan26 2 жыл бұрын
Hhhh marnkn marayay qoral kaga arky😂
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wlh sas samaynayay
@iam_ibra_easy
@iam_ibra_easy 2 жыл бұрын
Musalsalkaan waan ka helay wllhi 🥰 yaa ila mid ah
@caashaelmiaadan2108
@caashaelmiaadan2108 2 жыл бұрын
Ani
@nadiirogabeyre1598
@nadiirogabeyre1598 2 жыл бұрын
Ani sister🤞💖
@mohantv273
@mohantv273 2 жыл бұрын
Aniga
@Rama____1
@Rama____1 2 жыл бұрын
@@nadiirogabeyre1598 😂🤣🤣🤣wiil wa
@ladanguhad6854
@ladanguhad6854 2 жыл бұрын
Adiga
@naciimaqurux571
@naciimaqurux571 2 жыл бұрын
Waxan cabasho udiraya beesha astaan iney musalsalka nogu so dhakhsadan fadlan plz😭🥺😂😂
@ilhaanxussen9127
@ilhaanxussen9127 2 жыл бұрын
Alla berka wa iga qoslisay wale kkk anyway sida adi cml waba sugi waya run ahantii 🤣🤣☹😤
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Yesssssssssssss noo so dhaqsadah
@mohamedabdihafow3995
@mohamedabdihafow3995 2 жыл бұрын
OG: gudiga doorashooyinka OG: gudiga qilaafaadka
@ciisemoha1148
@ciisemoha1148 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk 🤣
@naciimaqurux571
@naciimaqurux571 2 жыл бұрын
@@mohamedabdihafow3995 😂😂yes inder
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
13:41 😍 hooyo mcn alle ha haku naxariisto adduunka iyo Aaqiraba.. Wan ku jeclahay wana ku xiisay boqoradeydii hooyo mcn... Wan salamayaa inta hooyadood alle ka jeclaadey sideyda iyo inta alle u dhaafey labadaba
@bilanarahmaan730
@bilanarahmaan730 2 жыл бұрын
Wa kaaqadnay abowe allh unaxaristo hoyo ani alxmdullilah lawadaba wee iinolyihin Salaamat wiil somaliyeed🥰🥰
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
@@bilanarahmaan730 aamiin abaayo Hooyo iyo aabe alle haku xifdiyo 🥰🥰 Adigana alle haku ilaaliyo queen ❤
@bilanarahmaan730
@bilanarahmaan730 2 жыл бұрын
@@Ahmed_somali_6 aamiin brother 🤴👑
@hamdahachinabdillahi05
@hamdahachinabdillahi05 2 жыл бұрын
Thank you bro your beautiful advise this is the life for orphone gir
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 2 жыл бұрын
Cabasho waxaan ka ahay Reer astaan anagoo ah beesha shacabka somaliyeed ,🤣🤣fadlan musalsalka laso dhaqsada
@deqafarah489
@deqafarah489 2 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@hibonuro3167
@hibonuro3167 2 жыл бұрын
Caawa jumca waaye nabiga aan ku salino sallaahu caleyhi wasallam
@sabirinmoha5573
@sabirinmoha5573 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nimcoismacil1148
@nimcoismacil1148 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@Najmaaliahmed
@Najmaaliahmed 2 жыл бұрын
scw scw
@raaqiyaabdulkadir5756
@raaqiyaabdulkadir5756 2 жыл бұрын
Scw scw
@sacdianormohamed9588
@sacdianormohamed9588 2 жыл бұрын
Ruwayadan aad uga helay runti 1 : Dhan waxe ka hdle siyaasada 2. :Qaybna qof wadanka dibadisa wax kuso brte 3. :Qof drugs ama balwad isticmaalo Qof familka ay so korsden 4. :Sidokle doorka carurnimadana kma marna 4. :Dhanka siyaasadana kma marna 5. :Sidokle qof si qabiilnimo shaqo ku helay 6 : dhanka gnacsigana kma marna Wax laga so tgy mlhan best fikrad
@muduhaji4696
@muduhaji4696 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@sakariyebkcarab8903
@sakariyebkcarab8903 2 жыл бұрын
Abaayo hal waxaa laga soo tegey waana dhanka cibaadada🙏❤️
@bisharabdi4119
@bisharabdi4119 2 жыл бұрын
@@sakariyebkcarab8903 malinka jimcaha dadka masajidka aada miyuusan arkin
@ilwaat4158
@ilwaat4158 2 жыл бұрын
wlhi aad ban ugu faraxsanahy in TV somaliyeed uu heerkan oo kale gaadho,oo waliba muuqalo sidan u qurux badan oo kuwa calaamka la jaanqaadayo uu sameynayo❤ Team Astaan shaqo qurux badan baad qabaten waanad ku mahadsantihin dedaalkiina aad muuqaladan galiseeen oo aad qalbiyadi umada somaliyed oo dhan kusoo Jiidateen👏👏 hal waxna wan idinka codsaneena fadlan musalsalka wakhtiyada aad so galinaysaan nooso Badiya Pls😁
@feisalwarsame7556
@feisalwarsame7556 2 жыл бұрын
Look at this quote " Gabdhaha kuligooda wey fcn yihiin mida xun nin lee xumeeye .... Waxa adag sida loo helo nin fcn gabdho fcn wey buuxaan".... Hits hard man
@khalidabyaal1363
@khalidabyaal1363 2 жыл бұрын
More like vice-versa man
@rahmahaajiali332
@rahmahaajiali332 2 жыл бұрын
Waa dadaasheen mahadsanid astan lkn codsi musalsalka waqtiga noo soo dhigeysaan soo badiya ama ugu yaraan xitaa 1saac kasoo dhiga musalsalada calamka cml 😁
@munamohamoud3026
@munamohamoud3026 2 жыл бұрын
Wiilka yarka marku dhahy abayo maxa kugu dhacay waxa igu so dhacay wiiil yar o ila dhshe markasta waxu idhihi jire abayo maxa kugu dhacay hadii u arko ano xanaqsan ama murugesan😭😭😭😭
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 2 жыл бұрын
Allha ku daysto inshlh
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 2 жыл бұрын
Wlhi aniga xitaa wllky iga yar wuxuu idhahaa abyo rahima maxaa kugu dhacay yaa kaa careeysiiyey
@luulabdi7963
@luulabdi7963 2 жыл бұрын
Wil ilama dhalanen anigu😭😭
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay in aanan la socon markuu bilaawdey oo hada aan eps 1 ka bilaabay, waa 10 bil ka dib. Im hooked.. well done..
@ahmedjimcalerooble
@ahmedjimcalerooble Жыл бұрын
Qof walbo dhibaato nocan ah ku jiro waa imtaxan xag illahay ka ahaday ee illahay bari in uu ka dulqaado 🤲🤲🤲🥰🥰
@nazriinanasra6025
@nazriinanasra6025 2 жыл бұрын
Inta musalsalkan inuu hawenwalbo part lasodayo Rabto ani cml☝☺😅
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 2 жыл бұрын
Action 100% Editing 100% camera 100% mahasanadiin astaan family 👌👌👌👌👌
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 жыл бұрын
Eating 100 percent aaa. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatmaabdikadir942
@fatmaabdikadir942 2 жыл бұрын
Waaiga qoslisiisey eatingka 100%
@rumanabdulkadir2546
@rumanabdulkadir2546 2 жыл бұрын
Editing ka dheh🤣
@frozen8291
@frozen8291 2 жыл бұрын
Eating 100%😂😂😂
@sharmajr7957
@sharmajr7957 2 жыл бұрын
Eating 💯 adba wx locunaa film, anga lee kufahmay sxb 😅😅
@5daqiiqo187
@5daqiiqo187 2 жыл бұрын
i am a Somali film maker, my first film will be released in this month. I hope one day I will direct a movie in the likes of bollywood and Hollywood industry. Pray for me .
@amansanmohhemed3859
@amansanmohhemed3859 2 жыл бұрын
Inshallah
@exo-lforlife729
@exo-lforlife729 2 жыл бұрын
U have our support
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Maasha allaah musalsalada turki iyo hindi keena somaliya aya ka wacan ee an sacabka u tuno arooraha iyo atarishada filimka keeb going Astaan mahadsaniid
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
Team Jamaal🥺♥️the only actor that we have ♥️
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 2 жыл бұрын
Hi
@ayaansahal6578
@ayaansahal6578 2 жыл бұрын
Oo nga dhaca walibah😂😂😂
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@ayaansahal6578 xaasle weyeh inanka😂😂
@ayaansahal6578
@ayaansahal6578 2 жыл бұрын
🥺🥺 mcqul mhan😭
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
@@ayaansahal6578 wllhi fanaanada haawa dagan ladaho buu qabyaa and ilmo ayba uhysaa
@hudaapdirahman7561
@hudaapdirahman7561 2 жыл бұрын
waan daalay saaan sugayayyyy astan saan xaq maha😭😭😭😭💔
@shankaroonlove1434
@shankaroonlove1434 2 жыл бұрын
Meyla argtay wlley 😝
@umumaryam1068
@umumaryam1068 2 жыл бұрын
Walal khamiista iyo isniinta uunba lasoo galiyaa
@dagandaacad3066
@dagandaacad3066 2 жыл бұрын
@@umumaryam1068 Mahadsanid waanba ku wareeray.
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 2 жыл бұрын
Best Somali series watched ever🥰 my sister haboon kindly cover your neck, dress Islamically. Thanks we enjoy your episodes... Watching from wajir Kenya 🇰🇪
@CABDALEZIYECH
@CABDALEZIYECH 2 жыл бұрын
No body understand what are you talking my Brother
@bgu5817
@bgu5817 2 жыл бұрын
Good advice my dear brother And also a like Habboon the way she is acting 🇸🇴❤️✊
@CABDALEZIYECH
@CABDALEZIYECH 2 жыл бұрын
@@bgu5817 Yes more and more she is very beauty of Acting
@farhiyaahmed7843
@farhiyaahmed7843 2 жыл бұрын
Nice watching from wajir kenya too
@dedmonuura2430
@dedmonuura2430 2 жыл бұрын
Baw
@nadiiraahmedabdirahman4944
@nadiiraahmedabdirahman4944 2 жыл бұрын
Filmka Xalqadan Codka Iyo muqaalka wax yariisa ayay kala horeeyaan haboon iyo Jamal markay wada hadlayaaan kowda Hore Fiiro Gaara Siiya intaas Thank you team Astaan❤️
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 2 жыл бұрын
shukansi waxa ugu macaan kan cabsida ku bilaawdo saan cml kkkkk AstaaN mahad sanidiin qurbaha idinkaa Nagu Haayo 😍😍
@mahadwadnaqabad731
@mahadwadnaqabad731 2 жыл бұрын
wwwww
@safacadey205
@safacadey205 2 жыл бұрын
Ha wlh 😉🥰🥲
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 2 жыл бұрын
Musalsalkan ya isdhaho sidayda cml haben walbo malasodayo 🤨🥰❤❤❤❤💯💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌👌👌
@naimafarah3903
@naimafarah3903 2 жыл бұрын
Ani qli
@fofom8013
@fofom8013 2 жыл бұрын
this series is so addictive I wish we had daily uploads😁
@nabiilbulle4956
@nabiilbulle4956 2 жыл бұрын
Mashalah musalsal ka storyline kisa iyo habka ad u duubten wa excellent. Wakhtiyada xalqadaha u kala dhaxeya wa kala fogyihin, mar mar 2 days u dhaxaysa, isu so dhaweya maadama xalqadu ay 20 meeyo daqiiqo tahay🙏 thank you team astaan.
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Allow dalka amni iyo barwaaqo inooga dhig 🤲🤲🤲 صلوا على النبي المصطفى اللهم صل وسلم على محمد ❤️❤️❤️
@xaluuma333xaluuma6
@xaluuma333xaluuma6 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam
@fardosayusuf3911
@fardosayusuf3911 2 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen ya rabi s.c.w s.c.w s.c.w
@nimcoismacil1148
@nimcoismacil1148 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@ashahaji7968
@ashahaji7968 2 жыл бұрын
Music gan wadna xanunka ah naga badala inta kle wa top🥰👌❤👍
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 жыл бұрын
Ma ila aragtey horta music gadaas Naxdin ayey wadataa
@ilhancalicabdilaahi5117
@ilhancalicabdilaahi5117 2 жыл бұрын
musica wlhi wa nax din naxdin wan dhibsaday war naga bada ya dhaha jah
@bgu5817
@bgu5817 2 жыл бұрын
Every day I repeat this series I can't wait part seven 🇸🇴✊ Astaan filims good job
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
Caadi maaha ayaan idin idhi labada actor's jacayl jacayl ayaad dareemaysaaba😂😂😍😍😍😍 filmka noola soo dhakhsada jaalayaal Team Astaan shaqo qurux badan baad qabaten waanad ku mahadsantihin dedaalkiina aad muuqaladan galiseeen oo aad qalbiyadi umada somaliyed oo dhan kusoo Jiidateen👏👏
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
Woow musalsalki an jaclaa mahadsanidin Astaan keep going
@maryamahmed9307
@maryamahmed9307 2 жыл бұрын
First person am just addicted to dis movie 🍿🍿 Daawasho wacan axpaapi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fils_flah6652
@fils_flah6652 2 жыл бұрын
Oh noooooo, every single minute waan fiirsha inad soo dhigten, hadana hal xalqad Wali taala please soo dhereya episode 7🥺 and good job 👏 💙 ♥ also keep going
@rahmak2320
@rahmak2320 2 жыл бұрын
Jiliinka wax fudud ma ahan somaliyeey waqti badan uu u bahanyahay
@gulledabdalla7057
@gulledabdalla7057 2 жыл бұрын
Musalsalku waa top level man aqaan wax aan ku qiimeeyo thnks kun jer bahda astaan tv
@ansaalmuse7312
@ansaalmuse7312 2 жыл бұрын
Wilka yarka naxris bakamuqta mnshalh ❤️
@kerolosemad7211
@kerolosemad7211 2 жыл бұрын
Taasi waa wax wanagsan aad baan idiin jeclahy somaliyeey the best filim ever like me 👌
@ramlacabdirisaaq8706
@ramlacabdirisaaq8706 2 жыл бұрын
Aduunkaan lasoconaa anaga
@hawoali6298
@hawoali6298 2 жыл бұрын
Maasha'allah wiilka yar waa waxgarat dareemaya qofka muragadiisa
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
6 xalaqo maanta ayaan wada daawaday waa ka wada helay top ♥ 😍 💖
@rahmaahmed6054
@rahmaahmed6054 2 жыл бұрын
Ani 5 dawaday
@farhiadaahirdaahir1549
@farhiadaahirdaahir1549 2 жыл бұрын
Qeebtaan way soo qaldantaan u. Malaynaa sbbtoo ah mishoo kudhamaaday inoo ka bilaabmo ficneed💥
@abdiweliyacquubmohammed4692
@abdiweliyacquubmohammed4692 2 жыл бұрын
Waan ka helay runtii musalsalkan, weliba waxaan daawashadiisa xiiseeyaa markaan shaqada xafiiska iyo xisaabaadkiisa maalinlaha ah iska xiro ayaan si raaxo leh desktopkayga shaqada uga daawadaa, hadda oo kale 4:40pm Mahadsanidiin
@fatmahitler6828
@fatmahitler6828 2 жыл бұрын
Waaw
@asmaxashi9561
@asmaxashi9561 2 жыл бұрын
Saasan kaaaraba
@nabahijab2193
@nabahijab2193 2 жыл бұрын
Dulli
@haboonsoobe441
@haboonsoobe441 2 жыл бұрын
@@nabahijab2193 na maxa ku cuntaay wilka😂😂
@zamzam1122
@zamzam1122 2 жыл бұрын
@@haboonsoobe441 😂😂😂
@munish8697
@munish8697 2 жыл бұрын
Atriishada codkeeda iyo quruxdeda Ayanba la dhacay woow classic waye Atooruhuna kama liito 💝
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 2 жыл бұрын
Astaan films waan idin mahad celineynaa👊🏽🤷‍♂️thanks noo soo badiya👏👏👏👑👏👑👑👑👑👑👏👏👏
@Mheshsalanko1
@Mheshsalanko1 2 жыл бұрын
8:30pm baan sugaaye bee see wax ujiraan Astaaaneey😂🙄... Laakin filmka haduu xaaladii ugu macaaneyd galay Habooneey is adkee😂
@inacizman7265
@inacizman7265 2 жыл бұрын
🙄😂
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 2 жыл бұрын
😂😂
@hamdymohamed2030
@hamdymohamed2030 2 жыл бұрын
Best somali series
@zakuujb767
@zakuujb767 2 жыл бұрын
Wow this means that we are making good progress over time and I am very happy today that there is a Somali company that can produce serial dramas and films and this series is well-designed and the only thing we are watching beautifully. cheers especially the actor and the actress jamal and HABOON appropriate are the two people who play the most role Hirsi is also emotionally traumatized Thanks a lot for the ASTAAN TV
@saynabali5520
@saynabali5520 Жыл бұрын
Can you use your native language
@chocosensei1873
@chocosensei1873 2 жыл бұрын
I like the quality of the video. It looks promising and very professional!
@deganmohamud6427
@deganmohamud6427 2 жыл бұрын
Best film Guul ayan idin rajaynaya dhamaan asxaabta astaan tv kal iyo laab From hargeisa
@zackokey7301
@zackokey7301 2 жыл бұрын
thnkz for amezing somali series
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 2 жыл бұрын
Inaba caadi mahan musalkan wllh dad loso xulay caadi mahan mahadsanid astan TV dadalka meesha kasii wada🥰🤍
@queenzuhuur7640
@queenzuhuur7640 2 жыл бұрын
Xalqada 1 aad ilaaa tan hda isku fadhi kudaawadey waidin hamplyeyna bahda astaan TV waxad soo sarteen film heat ah keep forward I.a🥰✌
@yousyhadia7383
@yousyhadia7383 2 жыл бұрын
💕love it from Djibouti 🇩🇯 horee uu socdaa machaalh 🔥
@ahmedmjama
@ahmedmjama 2 жыл бұрын
Thanks walaal
@yousyhadia7383
@yousyhadia7383 2 жыл бұрын
@@ahmedmjama ada mudan hn
@abdiwalixidigofficial7789
@abdiwalixidigofficial7789 2 жыл бұрын
War yaakhee habon waa iga dhex baxday❤😂
@cumarmaxamuud882
@cumarmaxamuud882 2 жыл бұрын
Filinkaan actorka iyo atariishada waa wax kalee wlhy
@dmohamed
@dmohamed 2 жыл бұрын
This should be daily series Astaan😁😂
@hananzakaria4261
@hananzakaria4261 2 жыл бұрын
English ma aqrin yaqaanaan afsomali noogu badal if you can
@sacdiyoyussuf8248
@sacdiyoyussuf8248 2 жыл бұрын
Haa wlh
@dmohamed
@dmohamed 2 жыл бұрын
@@hananzakaria4261 Maalinkasta noo soo daaya cml waaye😊😋😋😁
@abdirahmanfarah6681
@abdirahmanfarah6681 2 жыл бұрын
@@dmohamed sababto ah waa musalsal
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 2 жыл бұрын
fiicnaanlahaydee
@wiikasomaliween2673
@wiikasomaliween2673 2 жыл бұрын
Filimkaan masha alaah waye 100% horay u socda somaliween
@Kanaalkaqisooyinka-e8e
@Kanaalkaqisooyinka-e8e 2 жыл бұрын
Odayga xirisi inta kuhaysata love iisaara pls odaygas jilaa wayn weeye
@madiinagalaydh123
@madiinagalaydh123 2 жыл бұрын
Codsi Xalqad kasta markay dhamaato meshay maraysay kaqaada 🙏🙏🙏
@KhlidEgal
@KhlidEgal 2 жыл бұрын
Wlhi waa musalsal qiimo leh oo dhaqankeenii iyo diinteenii lagu dhaqmayo. waad mahadsantihiin Astaan
@Haawaosmaan25
@Haawaosmaan25 2 жыл бұрын
Haboon io Jamaal the best jiliin lawada qof aan ugu jaclhy filimka
@nimcomuhummedcali
@nimcomuhummedcali 2 жыл бұрын
Mnshlllh astaaan hore uu socod fiilman lag soo dhakhsta
@suhayb09
@suhayb09 Жыл бұрын
Emotion ayaa ahay ano og inu film yahay 😂😂
@daljirchannel5131
@daljirchannel5131 2 жыл бұрын
Slm caleykum waa idin salaamy ugu horeen marka xigta waxaa jecleestay inaan idinla wadaago hal arin oo igu dhalatay markaan arkay qoraalada Ka danbeeya musasalka ee ku qoran afka ingiliishka waxaan idinka codsanayaa inaad ubadashaan afkeenna hooyo insha'Allah waayo bulshada daawanayso waa soomaaali . Mahadsanidiin.
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 жыл бұрын
In channel English Ku baxaayo dawaneysid ayaad mooda
@farduzabdalla2717
@farduzabdalla2717 2 жыл бұрын
Mahadsanid astan ❤
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 2 жыл бұрын
Magaca Haboon waa magac soomali run ah I love it
@hamzemawliid3846
@hamzemawliid3846 Жыл бұрын
Haboon macan ❤️❤️❤️✨🧕💏
@khayriaabdilahi9805
@khayriaabdilahi9805 2 жыл бұрын
Haboon is so cute 🥰🥰 masha allah
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
Ileen fartuun gabsdha atariishooyinka uturjunta waatan mashaa allaah codkeeda waala jecleysanayaa
@aaminaabdihaafid2442
@aaminaabdihaafid2442 2 жыл бұрын
Waatee abyo
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
@@aaminaabdihaafid2442 jamal iyo hersi hoyadod waye
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
Aniga waxan jeclahay markey ucodeyneyso defne jaceylkii kirada
@s..5631
@s..5631 2 жыл бұрын
@@ifrahmohamedsahal9409 Haa anba mrks jclhy wlhi
@koobidafillimada
@koobidafillimada 2 жыл бұрын
The letter of complaint to the prime minister conveys how some leaders are on power for long duration. What a movie series that concluded what we experience in real life
@sabnahcabdi3415
@sabnahcabdi3415 2 жыл бұрын
Mcn
@salahfitnessfamily6820
@salahfitnessfamily6820 2 жыл бұрын
Thanks for the amazing series... please nosobadiya
@omarayaanle4
@omarayaanle4 2 жыл бұрын
Haboon all is the best waan kuwataa wlashy I can't wait next
@dalxamedia5769
@dalxamedia5769 2 жыл бұрын
Maanta kadib musalsalkan waan iska dhaafay Waxaan bilaaban doona markuu dhamaado insha allah sidan xal maahe
@fartuunmohamed3775
@fartuunmohamed3775 2 жыл бұрын
Meyla aragtay ciil ciil caml 😁😂
@janaralmavio724
@janaralmavio724 2 жыл бұрын
Qeyb 11 la sii maraya hada iyo kow ayaa soo bilawday
@zoloo377
@zoloo377 2 жыл бұрын
@@janaralmavio724 masha allah 😂😂
@janaralmavio724
@janaralmavio724 2 жыл бұрын
@@zoloo377 sadex qeyb lee la firsadaa la iskama badiyo
@ayanhersi8412
@ayanhersi8412 2 жыл бұрын
Plz every day baan jeclaan lahayn thanks Astaan TV
@kokow3973
@kokow3973 2 жыл бұрын
Waxkale waye walahi Filimka dhan waxaa kala wado atoraha iyo atirishada❤💯🙌
@naciimoxuseenmaxamed2107
@naciimoxuseenmaxamed2107 2 жыл бұрын
Musalsalka waa sugoonaaa noo soo daaya🤗❤️✌️
@nimcomohamod9745
@nimcomohamod9745 2 жыл бұрын
Waxba laga maqabankaro wlhi 😘 Astan mahadsanidiin
@hamsebuuh2702
@hamsebuuh2702 2 жыл бұрын
Aniga oo ku hadlaya beesha dawadayasha musasalkan waxaan codsi u dirayna beesha astaan tv in ay kuso dhakhsadan qaybihiisa waqtigana noo siyaadiyaan . Alla mahad leh .
@sucaadsacdia3476
@sucaadsacdia3476 2 жыл бұрын
Mansha allah film iga dheh team haboon keep going 🙏 💪 🙌 👏
@farhiyaali435
@farhiyaali435 2 жыл бұрын
This is beautiful waan ka heley waan ku xayiranahay hore u socda keep going guys I can't wait next one.
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 2 жыл бұрын
Walaaley xabdaaan aya ka helay nabarkeeda iso raadi mrs haboon sh is good a girl and beautifull
@faisamohamud519
@faisamohamud519 2 жыл бұрын
Inta og musalsal kan in asbuuci laba bari laso daayo habeenka talaadada io jimcaha like hyla dhaafinina 🤣🥰
@abdirahmanmukhtarhasan5424
@abdirahmanmukhtarhasan5424 2 жыл бұрын
Filim Filim dhafay musal salkan wan kuhestaa astan tv keep going
@hanifarax5971
@hanifarax5971 2 жыл бұрын
Wow caadi maaha musalsalka atoraha iyo atarishada waa wataa good
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 жыл бұрын
Thank you so much I was waiting for this
@fatxanura597
@fatxanura597 2 жыл бұрын
mahdsanidin astaan🥰👍lkn xogaa isku daya inaad maalinle nooga dhigtan
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Caadi maaha ayaan idin idhi labada actor's jacayl jacayl ayaad dareemaysaaba😂😂😍😍😍😍 filmka noola soo dhakhsada jaalayaal
@zeiruqahmett6844
@zeiruqahmett6844 2 жыл бұрын
Halkiisii baad dhigten horumar wacan ASTAAN TV🥰❤️
@abdikariinarshan4324
@abdikariinarshan4324 2 жыл бұрын
Inta haboon taageerta isoo raaca❤
@sadaaminholyrics2086
@sadaaminholyrics2086 2 жыл бұрын
Astaan Tv Another Level 🙏🇸🇴💥
@craxmanaxmed8477
@craxmanaxmed8477 2 жыл бұрын
Quruxda wadankeena na tu siseen wlhi Keep going Astaan musalsal
@adamgooni2667
@adamgooni2667 2 жыл бұрын
Great serie...MAASHA ALLAH One love
@husnimoalim441
@husnimoalim441 2 жыл бұрын
This is more than a series !
@maisunamatan1854
@maisunamatan1854 2 жыл бұрын
Musalsalkan waan LA dhacey waaw yaa ila mid ah 🙂🙂😎
@ibrah8307
@ibrah8307 2 жыл бұрын
Haboon is so beautiful 😍
@abdiazizjama
@abdiazizjama 2 жыл бұрын
I never ever see like this movie my whole life I love this movie best episode in somali acting movies ,
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 2 жыл бұрын
Please try to upload every single day...😁
@cazmiahmed8
@cazmiahmed8 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 is not Easy every single day😂😂😂
@quduskhan1588
@quduskhan1588 2 жыл бұрын
M.a
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 жыл бұрын
Hada neeqa maal mood uu soo galaaa?
@aminaabsikadir9467
@aminaabsikadir9467 2 жыл бұрын
@@cazmiahmed8 ⁹99⁹9
@cazmiahmed8
@cazmiahmed8 2 жыл бұрын
@@Muhiima_sharaf isniinta io habenka khamiista
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
SAFARKEYGA MALAYSIA 🇲🇾 TO QATAR 🇶🇦 #my_rajo
18:58
qado quxux badan sifudud usameyso salbuko isku karis🔥🔥
3:13
Aisha healtah food
Рет қаралды 2,8 М.
Musalsalka Habboon:- Xalqada 5-AAD:- “Xilli hore imaada
30:18