Musalsalka Sir Maqabe XALQADA 8AAD

  Рет қаралды 256,611

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

MUSASALKA SIR MAQABE
Yusuf Cegaag
Abdiqani Iskufilan
Hibaaq
#sirmaqabe

Пікірлер: 668
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 7 ай бұрын
Filimka cali oromo idkufilan yusuf ceegag iyo inanta jaatiyada mataleysa wa top hibaaq intabadan lama arke ❤❤❤❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 7 ай бұрын
Dadki hibada ulaha jilida swmha intasi ba
@SuhibAren
@SuhibAren 7 ай бұрын
😂😂
@sayniyajamac3216
@sayniyajamac3216 7 ай бұрын
Ku sali xabiinken muxmed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Momar.
@Momar. 3 ай бұрын
Swc❤❤
@xagaltube6872
@xagaltube6872 7 ай бұрын
Galabta qofkii 1aad maadaama aan ahay waxaan Ramadanka fadligiisa idiinku ducayni danbigii waalidiinteen in uu ilaahay dhaafo
@QaaliXasan-c1g
@QaaliXasan-c1g 7 ай бұрын
Amiin amiin❤❤
@AxmedYaasiin-v4r
@AxmedYaasiin-v4r 7 ай бұрын
Aamiin aamiin bro
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 7 ай бұрын
Amiin amiiin ❤
@AishaAJabaar
@AishaAJabaar 7 ай бұрын
Aamin Aamin ❤
@Xamseali-qd8zc
@Xamseali-qd8zc 7 ай бұрын
Aamin ❤
@MaxamedFaarax-b4u
@MaxamedFaarax-b4u 7 ай бұрын
5baan ahay kalabta anu.kus salino suubaneheena muxamed scw❤
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 7 ай бұрын
Scw scw
@Baxrudiinismaaciil-cb7br
@Baxrudiinismaaciil-cb7br 7 ай бұрын
Scw
@samiirocraxmaan1979
@samiirocraxmaan1979 7 ай бұрын
Scw scw scw scw
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@mariaadow9704
@mariaadow9704 7 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 7 ай бұрын
Nabiga AAn ku salino scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Miski-c2h
@Miski-c2h 7 ай бұрын
Team cali oramo like 😂❤
@sagalapdirisaq7864
@sagalapdirisaq7864 7 ай бұрын
inta bacda afurka dawata one like😂
@XaawoXaamud-g8h
@XaawoXaamud-g8h 7 ай бұрын
Nayhe😂
@CawoJaamac-h3u
@CawoJaamac-h3u 7 ай бұрын
Wanba ku afura anuu😂😂🙌
@NimcoApdirashiid-m7j
@NimcoApdirashiid-m7j 7 ай бұрын
Waykanaa😂
@khadar252
@khadar252 7 ай бұрын
Bacdal makhrip ayn kazo dawada DOHA
@awodheymen8448
@awodheymen8448 7 ай бұрын
Haaa
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 7 ай бұрын
Aromka af soomaligiisa inta taageerta like
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 7 ай бұрын
Oronku waa keeee😂
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 7 ай бұрын
@@abdaleMedia6830 hhhh zxp Kan afsomaliga budhaynaya kkk khalkhaldaya
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 7 ай бұрын
Suhyb orom maha waa nin reer hargeisa ah lkn waa talent gisa 😂
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 ай бұрын
Nafta naagaaa 🤝
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 7 ай бұрын
@@sacdiyaqueen9582 sorry hadaa waxan filayay inuu yahay qof somaliga bartay. Sacdiya iyo dhamaan reer hargaysa waan idin salaamay
@arwasomali6541
@arwasomali6541 7 ай бұрын
Inanta shaqalha hibaq la joogta inta ka heshay like😂❤
@AyaanHassan-je3uj
@AyaanHassan-je3uj 6 ай бұрын
Kkkk. Caadi ma aha.
@nimcaancabdi7023
@nimcaancabdi7023 7 ай бұрын
Filmka malaha shirkadaa ganacsigooda ku xayaysiisanaya ( kusoo bandhiganaya waan jiidayaa uun ma dad malayacniyaa kujira misa anaa moodaya inta ila argty ) like 👍 ta
@najahmuhumed
@najahmuhumed 7 ай бұрын
😂😂😂😂fatabaqale
@nimcaancabdi7023
@nimcaancabdi7023 7 ай бұрын
Hye
@nimcaancabdi7023
@nimcaancabdi7023 7 ай бұрын
Mxn kudhahaa tlw hadal iima banane wlle
@NasriinApdilahi
@NasriinApdilahi 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 maad dAwataan film ta
@nimcaancabdi7023
@nimcaancabdi7023 6 ай бұрын
@@NasriinApdilahi haaaa adnah
@mozuudi5614
@mozuudi5614 7 ай бұрын
Inta igraan shamaakh filimka ka tabtey ayaan ku jira. Adigu ma ku jirta..👍?
@xamdaxasanabokor4782
@xamdaxasanabokor4782 7 ай бұрын
Haa wlhi
@ugaaskareerka8986
@ugaaskareerka8986 7 ай бұрын
Rer burco wn idin salamaaya❤
@CamaarMohamed123-kl6rw
@CamaarMohamed123-kl6rw 7 ай бұрын
𝙒𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙙𝙣𝙖𝙜 𝙢𝙩𝙣❤
@samiirasalebaan
@samiirasalebaan 7 ай бұрын
Waan ka qaadney ❤
@FaraxIsmaaciil-jz1fn
@FaraxIsmaaciil-jz1fn 7 ай бұрын
C 3:48 dj
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal 7 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 ❤🤲
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 7 ай бұрын
Aam yaa rabbi 🤲
@CawoJaamac-h3u
@CawoJaamac-h3u 7 ай бұрын
AAMIIN AAAMIIN YAA ALLAAH🤲FROM SOMALILAND
@sahraCumar-o6k
@sahraCumar-o6k 7 ай бұрын
Waa soomaliland
@Zhaaruu3007
@Zhaaruu3007 7 ай бұрын
Aamin dalkayga 2aad😢
@awodheymen8448
@awodheymen8448 7 ай бұрын
Aamin
@nuramohamed4108
@nuramohamed4108 6 ай бұрын
Iyada oo jigjiga itobiya xukunto aya hadana halkana waxa iiga muqda calankii somaliya❤❤❤❤
@DiamondMohamed2024
@DiamondMohamed2024 7 ай бұрын
Ilahay mahadleh bisha barakaysan inasoo gadhsiiyay waxa jira dadan awoodin inay soman Ilahay nimcada iyo cafimad inagu so gadhsiiyay ba mahadleh alxamdulilah ❤
@bashirhania6757
@bashirhania6757 7 ай бұрын
Yuusuf Ceegaag waa nin dhammaystiran xagga jilliinkiinka.
@Hodan9099
@Hodan9099 7 ай бұрын
Team sir maqabe hooyo macaan baa iga xanuunsan igusoo duceeya walalyaal
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 7 ай бұрын
Rabi cfmd taama hasiiyo
@HiboNuura-fh8mh
@HiboNuura-fh8mh 7 ай бұрын
Alaaha cafiyo
@CawoJaamac-h3u
@CawoJaamac-h3u 7 ай бұрын
Alle haku cafiyo wllo😢🤲🤲
@UgaasoMaxamed-jo7ce
@UgaasoMaxamed-jo7ce 7 ай бұрын
Allah caafiyo cafimad taama Allah siiyo🤲🤲
@hotho-awil
@hotho-awil 7 ай бұрын
Cafimad deg deg alle u waydiyay maamo🤲🥺❤
@AyaanAxmed-t7j
@AyaanAxmed-t7j 7 ай бұрын
Filmka Dhaarta halaga yareeyo, ma fiicna Dhaarta badan waxad kudhaaranysana xaqiiqo mha. Waaad mahadsantin waaa film fiican sida kle
@WalalDagan
@WalalDagan 7 ай бұрын
Filimka cali oromo ugu shidan
@asmadegan3506
@asmadegan3506 7 ай бұрын
Inanta yaree jaariyada matalaysaa 😂Maansha Allah film ka qaybteeda aad bay uga soo baxday 🥰
@mahdimo6276
@mahdimo6276 7 ай бұрын
Jaariyada aaba ka qurux badan gabdhaha kle😂😂
@Abdul-f8c
@Abdul-f8c 7 ай бұрын
Jaaryadu jidh macaan bay leedahy 😂😂😂
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 7 ай бұрын
Jaariyaddu nin daacad uga qosliya ayay heshay.😂
@nuramohamed4108
@nuramohamed4108 6 ай бұрын
Waa Jilaa caana wlo oo fililmo badan matashay marka shaqadeda way garanasaa❤❤
@motime2018
@motime2018 7 ай бұрын
Musasalkan intaan is dhaafiyo ayaa badan
@Abdul-f8c
@Abdul-f8c 7 ай бұрын
Kula mid baan ahay meelaha madhaxa ah wan is dhaafiya😂
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 7 ай бұрын
3 baan ahay waan siisugaya Ramadan kareem umada somaliyeed meel walba ood joogtaan
@nashaadofficial1510
@nashaadofficial1510 7 ай бұрын
Walahay isoo duceeya muraad baanleyahay in alle ii rumeyo waa bil ramadaane🙏😘
@SahraMohamed-gq6uq
@SahraMohamed-gq6uq 7 ай бұрын
Alle haku rumeyo
@RahmaMohamed-wk5bq
@RahmaMohamed-wk5bq 7 ай бұрын
Iiilahayow muraad kaga ku siii wllo😊
@RaxoAragsan
@RaxoAragsan 7 ай бұрын
allah kuu rumeeyo wll
@kifaaxaxmed
@kifaaxaxmed 7 ай бұрын
Ale haku romeyo muradkagu an macsiyo lahayn😢
@ZamzamHaybe-u4t
@ZamzamHaybe-u4t 7 ай бұрын
Nabiga AAn ku salino scw scw scw
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 7 ай бұрын
Scw scw❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 7 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Almiz-media
@Almiz-media 7 ай бұрын
Nio flimka ciyaalkii tiktok ku soo buuxisene. Dawashadiisa ma iska dayna. Dadka aan jilin aqoon. 2 hablod iyo wiilka la jooga ee timaha xiiran. Islaanta yusuf ee cwa dhashay. Flim whi madhax weeye.
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 7 ай бұрын
Islaanta yousuf waaba madhax ba hadlakeeda nacay😂😂😂😂
@Almiz-media
@Almiz-media 7 ай бұрын
@@hafsamaandeeq5375 wan isdhafiya marka hadlayso😂
@zamzam-p7b
@zamzam-p7b 6 ай бұрын
madhax waxan ahayn ma aragno haku danseegina😂
@shakramedia2986
@shakramedia2986 7 ай бұрын
Kani musalsal maaha ee ma yaxbul baa sameeyay 😮😅😅. Ilmadii qarsoonayd soo daawo iyo xogmaal media ❤
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 7 ай бұрын
Siďoo kale family sagal iyo maseerna soo daawo
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 ай бұрын
​@@hibaaqahmedduale9677dhalma doon baa kasi shidan iyo filo😂😂
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf 6 ай бұрын
Ramadan tan iyo kuwakalo badan Allah inagu gaarsiyo cafimaad ❤
@abdirsaaqhassan1935
@abdirsaaqhassan1935 7 ай бұрын
odey ayaa qabi jiray islaah dhib badan , isago ku ducaysanaya ilaahow tan dhibta badan dhinac ii dhaafi , ayun buu arkay iyadoo dultaagan markasu yidhi ilaahow arrintu sidii hore haynoo ahaato😂😂😂 ramadaan kariim❤👆
@SalloBallo10-q6n
@SalloBallo10-q6n 7 ай бұрын
😢😂😂😂😂 hhhhhhhhhhhhhhhh
@saamiaden7451
@saamiaden7451 7 ай бұрын
Caasimada geeska Hargeysa cadeyyy allow nabada u siyaadi
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 7 ай бұрын
Aamiin yarabi❤❤
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 7 ай бұрын
Ameen ya rabi ❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 7 ай бұрын
Aamin❤
@Degaliah
@Degaliah 7 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@nuramohamed4108
@nuramohamed4108 6 ай бұрын
Filinkuba waa yuusuf iyo cabdiqani iskufilan❤❤❤❤
@MaxamedMahad-f6h
@MaxamedMahad-f6h 7 ай бұрын
Kusali xapiipkeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@NagmaShidan
@NagmaShidan 7 ай бұрын
Qooqaagiiya maraaye war yarkaa yar tageero buuxda u nahay wlhi hadalkiisa io qosolkiisa funny ahba😍
@samiir.ibnu.khadar6472
@samiir.ibnu.khadar6472 7 ай бұрын
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jimaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro 7. sadaqada oo lala baxo waliba la badiyo 8. dadka soomman oo la afuriyo Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafir 2. Uu xanuunsado xanun daran 3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin #ILA_SOCO 👁👀
@KhalvaKhaduuri
@KhalvaKhaduuri 7 ай бұрын
Filmka dawashadisa mayska dayna ciyalka yar yar nagadaya.
@BashiirCapdi
@BashiirCapdi 7 ай бұрын
Hadaa nahay team bashka Apdi bashka Kaliya yuusuf ceegaag meeshan u so galnaa
@nuuranalka4323
@nuuranalka4323 7 ай бұрын
Inta hargeisa ka dawata wan salamy.❤🥰
@NajaxCabdi-j1p
@NajaxCabdi-j1p 7 ай бұрын
Wn kaqadyy
@feisalh332
@feisalh332 7 ай бұрын
Ali oromo iyo sxbadii kuhaystaaa aniga😂😂
@CabdirashidDiiriye-lb1zj
@CabdirashidDiiriye-lb1zj 7 ай бұрын
Jaariyada wa qurux miidhan walee🥰
@AmiinAydarus
@AmiinAydarus 7 ай бұрын
Cali oramo waa qosol miidhan 😀😘👌
@ikaasmahamudiklaasta8497
@ikaasmahamudiklaasta8497 7 ай бұрын
Anigu waxan jeclahay inaan ilaa 3maalin aanan daawanin kadib aan si xidhiidh ah udaawado ilaa 3 4 qaybood
@HodanJamac-gd4ph
@HodanJamac-gd4ph 7 ай бұрын
Horta marka hore films ka la samaynayo waa in Ala fikiraa oo qofka soosaarayaa meelo badan wax ka eegaa haday ahaato dhanka jiliinka iyo booska qof walba ka qaadanayo Waa in LA isku mii saamaa qofka dabeecadiisa iyo jiliinka uu jilayo Aad ayay muhiim utahy in loo fiirsado Waayo film kan waxa ka muuqda Dadka jilaya iyo booska ay ku jilayaan in aa nay is qaa danayn Tusaale Yusuf iyo isku filan in LA isku Badalo Sababtoo ah Yusuf ayaa kaga fiican dhinaca O'Day yaynta iyo masuuliyada xaga jiliinka Halka abdi qani uu ku fiican yahy in uu qoyska waqti laqaato kana farxiyo sida uu erayada u isticmaalo Dhanka kale inanta shaqalaha matalaysa iyo.inanta ay hipaaq dhashy in LA isku Badalo Waayo.sabtio ah inanta hibaaq dhashay Dabeecadeedu maaha in ahay hadalada U isticmasho qaab maad iyo madaalo Ay ka muu qato waxa lo baahna in ay jiliinkeedu ahaado mid ka turjumaya noloshaya ay ku jirto marka wxa ila fiican Dib loo fikiro Thank you ❤😊
@AhmedOgadeen-pd3yx
@AhmedOgadeen-pd3yx 7 ай бұрын
Islaamta yuusuf wa marxuumada
@Hibokhayre123
@Hibokhayre123 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 way marxuuumad dhaaftey
@munahaadii
@munahaadii 7 ай бұрын
Cali oromo is lighting the film🎉❤
@marwahassan3723
@marwahassan3723 7 ай бұрын
Team kii hore isku filan ceegaga hibaq cali orom wa top jilinkoodu waxa so raac ta yar ee jaariyada ku matalysa af basali😂
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 7 ай бұрын
😂😂😂😂 wlahi inanta intaa afka ayuub baa dishay been maad sheegin jawigeeda ayaaba farxad ah lkn ciyaalka kale yaa inaga qabta
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Best universal tv best sir maqabe best somali series films interests of the people's i can't wait prt 9 coming soon insha 💯💯⌛👍👍❤😊
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 7 ай бұрын
Iskufilan Cegaag Hibaaq Dhadhanka film waye cimri dheer cafimad alah idinsiyo sanadkn sandkisa alah cafimad hanagu garsiiya
@Mkkarama12
@Mkkarama12 6 ай бұрын
Hargeysa second capital city of somalia 🇸🇴
@caziizaahmed5606
@caziizaahmed5606 7 ай бұрын
Wllo ilahy darteed an ugu duceeeno wllahen rer falastiin اللهم انصر مجاهدين في غزة ومكن لهم
@Abokorrrr
@Abokorrrr 7 ай бұрын
Yuusuf ceegaag baa qurxinayaba filmkapa😂😂❤️
@CanabMaxamed-fk6jw
@CanabMaxamed-fk6jw 7 ай бұрын
Suhayb sanjo wlhi wuu shiday filimka ❤😂😂
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak masha Allaha ilaahay Ramadan kuwii dhamayta Ee sida xaqa ah ilaahaya waa fajiyo yanaga dhigo Ee ka Faaidaysta Acamaasha khayriga ah Allaahuma Aamiin 🤲 Thanks my dear team 🎉🎉🎉🎉🎉😮
@saleebaansiciidcabdi5905
@saleebaansiciidcabdi5905 7 ай бұрын
Aar waxan filim maaha 10minute baa waxa qaatay ciyaal yaryar oo maalaayacni kusheeaysanaya
@nasirahmedhasan1253
@nasirahmedhasan1253 7 ай бұрын
Wlhi wa runta madhax ayu noqday
@AxmedYaasiin-v4r
@AxmedYaasiin-v4r 7 ай бұрын
Alxamdulilaah 45-Minute oo "KZbin" ku jirtay Kadib xaqlqadii 8- waan lasoo degay Jigjigaan kal socdaa ramadan mubarak "saki waafi"
@munaosman1223
@munaosman1223 7 ай бұрын
😂😂😂 Yusuf ceegaag I LIKED actinkiisa funny waaye
@NasirAbdiMuhumed
@NasirAbdiMuhumed 7 ай бұрын
Inta xalqada 8aad sugysa One click like😂 1:12
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 7 ай бұрын
Soonkii sadaxada oo xariir ah fiirsanaa musasalka universal tv
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 7 ай бұрын
War wxani film maaha sadex qof oo yaryar baad wakhtigii oodhan ku lumiseen
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 7 ай бұрын
Sorry waxani Flim maaha maalintii ugu horaysay baan arkay inuu marax yahay
@AbdirahmanDestivano1011
@AbdirahmanDestivano1011 7 ай бұрын
Wa runta
@sugaallyrics
@sugaallyrics 7 ай бұрын
FILIMKA XAMASQDISI WAA MARKA HARGEYSA LA IMADO
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 7 ай бұрын
Been ayaad sheegtay anigaa hargeisa joogna hadana naguma socoto qaybta hargeisa meesha waa in youf iyo isku filan la arkaa
@Ina__Moha7
@Ina__Moha7 7 ай бұрын
@@cabdilaahidhoolayare8148 yusuf io isku filan io awo hargysay imnyna qaybta kla 😂
@DilaagAduunka
@DilaagAduunka 7 ай бұрын
Islaanta ceegag qaybtan kuma haboona eesobadal sida kale top
@XamdiSaid280
@XamdiSaid280 7 ай бұрын
Inta musalsalkan dawatah asc❤
@filsanfilsanmaxamed22
@filsanfilsanmaxamed22 7 ай бұрын
Magaca ayeydaaa aya magac ii ahe kawaran Quruxey😂😂😢❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 7 ай бұрын
Inta timaha quruxada badan taageera sida gabadhaa like saara
@SleepyCake-bc8wq
@SleepyCake-bc8wq 7 ай бұрын
First two baan ahay ramaadaan mubaarak❤
@baashebukud3093
@baashebukud3093 7 ай бұрын
Adeer manta film namaydan dawadsiine wadna khiyaanten😅
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 7 ай бұрын
Sanadkan sanad uu flimkinu ka madhax sanyey ma jirtO
@cabdicasiismahamuud8426
@cabdicasiismahamuud8426 7 ай бұрын
Inta kabo la aan ku dawanay wan idin salamay❤
@CawoJaamac-h3u
@CawoJaamac-h3u 7 ай бұрын
Wnka qadnay😂😂😂
@AbdifatahHamudAli
@AbdifatahHamudAli 7 ай бұрын
Cali oromo iyo saaxiibadii top
@halimocusman3344
@halimocusman3344 7 ай бұрын
Team muqdisho ✌️
@nasraahmednasra4253
@nasraahmednasra4253 7 ай бұрын
Mafahmysa😂
@halimocusman3344
@halimocusman3344 7 ай бұрын
@@nasraahmednasra4253 af Somali 🇸🇴 so kuma hadlayan 😂
@maxamedanfaraxfamli7013
@maxamedanfaraxfamli7013 7 ай бұрын
Macada afurki ayan dawanaya waxanan ka dawnaya falstin iso duceya inan shihid noqodo❤
@nuuranaski9220
@nuuranaski9220 7 ай бұрын
Ilahay dhibka haydinka kor qaado wllo Ilahay haka dhigo waxad doonayso wllo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nuuranaski9220
@nuuranaski9220 7 ай бұрын
Insha allh
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 7 ай бұрын
sxb Runta sheeg
@afnaancabdulaahi6509
@afnaancabdulaahi6509 7 ай бұрын
Oromka soomaligiisa ilove❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 7 ай бұрын
Orom maaha wa jilin 😂 wax fahan caan weeyi ka yari
@afnaancabdulaahi6509
@afnaancabdulaahi6509 7 ай бұрын
@@karimhasan8967 oromada soomaligoogii caadii buu ukeene wah war naga tag waa oromee🤘😎
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 7 ай бұрын
allha is one ☝️ 😢❤
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 7 ай бұрын
Wax aan ka yaabnhy ninkii xidhnaaye ee durba noqday xafiiska biyaha 😂😂😂😂😂
@yaasmiincali7719
@yaasmiincali7719 6 ай бұрын
wll alxm is a little different for the one I have now seen as a better option for the one I have now seen as a good good one to the best of the team at work today
@JamaFarah-rd5my
@JamaFarah-rd5my 7 ай бұрын
Eesh callaaa weye wllhy filimku ❤😊
@kaariyemedia7031
@kaariyemedia7031 7 ай бұрын
Xiis waan uxiisnay jiliinkeeda waan ka helay❤
@calascabdinur5265
@calascabdinur5265 7 ай бұрын
Xaga jilida labadaan hablood waa liitaan waqti lumis mooye wax kale mahayan waleysan marnaba gaareeyn Hibaaq iyo ikraan
@nuramohamed4108
@nuramohamed4108 6 ай бұрын
Suhayb saanjo waa legend😂😂😂
@QadanfaysalFaysal
@QadanfaysalFaysal 7 ай бұрын
Wallhi kanyare jikada kujiraa waa fani 😂😂😂
@BisharAlihosh
@BisharAlihosh 7 ай бұрын
Bilaahi calaykum ciyaalka maalaa yacnigaa mar danbe wakhti hanooga dayicinina. Dad waawayn baa idinku xirine
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 7 ай бұрын
Galabta waad dheerayseen muuqaalka waad mahadsantihiin
@XakiemaApiipAlih-nx6zx
@XakiemaApiipAlih-nx6zx 7 ай бұрын
Best film
@moehedoon4649
@moehedoon4649 7 ай бұрын
Ramadantan filmku xalad malaha. Next time nagasoo ha Beeya want xidhanahee.Thanks
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 7 ай бұрын
Filim uu cali oromo ka maqanyay filim mahaa
@MaaliPoi77
@MaaliPoi77 7 ай бұрын
Next part 〽️ I can't wait 🎆😄
@Soomaaliyeey-toos
@Soomaaliyeey-toos 7 ай бұрын
Tan yar ee jaariyada matalaysa ayaa talent leh iyadaa actorad ku fiicnayd.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 7 ай бұрын
Oromka Iyo shaqayida ayan film Igu baxda 😂
@mohamedsiciid6775
@mohamedsiciid6775 7 ай бұрын
Inta u dawaanayza Yuusuf iska ceegag dartood 😅😊
@Hoodomahdi-p2p
@Hoodomahdi-p2p 7 ай бұрын
Dadkan yr yr nga daaya wll si uu xalad u yeesho filmku
@KingQani-v9t
@KingQani-v9t 7 ай бұрын
Sanjo iyo inantu waa top level wlhim.a😂
@husseinsheikhalimohamed
@husseinsheikhalimohamed 6 ай бұрын
Gabadha atutishada eh waxaan kaga leh Gabadha shaqalada eh ee Guriga hibaq jogta Jiliin keeeda Quruxdeda Iyo habdhaqankeeda
@MohamedKorane-v7r
@MohamedKorane-v7r 7 ай бұрын
Qofta ceegaag ee jigjiga joogta ha laga saaro nio update ma ahane😂
@MohamedKorane-v7r
@MohamedKorane-v7r 7 ай бұрын
@@Bkaawi ma hooyadaa baa heat ka ayaa ku gaadhaye😂😂
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 7 ай бұрын
Haa wlhi oromo miyaa talw😂😊
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 7 ай бұрын
Ruwaayada wllhida ka reeba ilayn inay beentahay waanu aragnaaye 🤣😁
@Cabdicasiis-ud1ll
@Cabdicasiis-ud1ll 7 ай бұрын
Caruurta naga saara yuusuf
@nimcoismaaciil2816
@nimcoismaaciil2816 7 ай бұрын
Xiistan iyo tan kale ina ceegaag filimka ka saara jilniin ma garanayaane oo ikraan shamakh ku badala
@Degaliah
@Degaliah 7 ай бұрын
😂😂😂
@Faaarax
@Faaarax 7 ай бұрын
Mnshalha no so badiya❤
@shaaficimaxamuud7919
@shaaficimaxamuud7919 7 ай бұрын
Suhayb ayaaa ugu xaraaabe badan caaawa
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 7 ай бұрын
Cegaag waa funny ❤😂
@MubaarigMustafe-eo2gp
@MubaarigMustafe-eo2gp 7 ай бұрын
Nin iyo naag aan isqabin mabanaana iney istaabtaan balse filanka dhaqan xumaa ka dhexsocoto waa dhaqan qunyar la inoosoogalinayo ha lafeejignaado somaliyeey
@cabdicasiismahamuud8426
@cabdicasiismahamuud8426 7 ай бұрын
Ninki ay jidheen bay isku dul waraysanayaan reer wal walan🤣
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 7 ай бұрын
Qaybta jig jiga ayuun baa flim ah 😂😂 meesha xarabaha ka daaya dheh reer hargeisa
Musalsalka Sir Maqabe XALQADA 9AAD
33:19
Universal TV
Рет қаралды 282 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,4 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 1-aad.
22:26
Xogmaal Media
Рет қаралды 771 М.
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 432 М.
Musalsalka Sir Maqabe Xalqada 22aad
25:38
Universal TV
Рет қаралды 241 М.
Maqaayadda Waalan I Short Film
6:05
Bile TV
Рет қаралды 219 М.
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
MASEER PART 1
29:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 444 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.