MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 16AAD

  Рет қаралды 499,592

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@nageipawil6103
@nageipawil6103 5 жыл бұрын
Ma doneYsa inaad ubad Matano Ah Dhashi Rabi Haki siiye Ubad Matano ahe Liketa IguH QabtaH♥
@zaynabxasan6843
@zaynabxasan6843 5 жыл бұрын
Wallo waxano duca ah mxa kuhelaysaaa
@nageipawil6103
@nageipawil6103 5 жыл бұрын
@@zaynabxasan6843 Lcg dee wlaL😂
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
istaqfurullaaH 😂 imanka beel
@nageipawil6103
@nageipawil6103 5 жыл бұрын
@@idontcare6856 😂Hhhhh Hmmmmm
@zaynabxasan6843
@zaynabxasan6843 5 жыл бұрын
@@nageipawil6103 ok hye wallo😂😂 alaha lacag badan kusiiiyo
@yahyecadeofficial4689
@yahyecadeofficial4689 5 жыл бұрын
Inta ilaahay quraankiza jecel like ha ila dhaafina
@maxamedbidhi7424
@maxamedbidhi7424 5 жыл бұрын
Quraanka ilahay hakuraadsan like nacalaa shaydaan kuyaale inta an liketa kuusarin quraanka ilahay miyay necebyihiin
@asadabdi14
@asadabdi14 5 жыл бұрын
Warya Nacas Quranka Like Haku Radsn
@fadxiyamaxed6230
@fadxiyamaxed6230 5 жыл бұрын
la la is q 3qqq43q qq
@musicsomalimarecanchannel6606
@musicsomalimarecanchannel6606 5 жыл бұрын
Asad cabdi KU raczanahy
@mn5ter266
@mn5ter266 5 жыл бұрын
Oh
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
ComentiGaYGaN hadad araGto iLahY waxad ku faraxdo haku ziiYe 60 liKe igaDHziiYa waLaYaL😭😭😭
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@dalka hooyo vlogs hhh oo Mapa taqanid mIYa
@najahali9926
@najahali9926 5 жыл бұрын
zuLdaN biikoLe amiin amiin
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@@najahali9926 aaMiN dhaMaNteeNpa wLL❤
@mamaunique411
@mamaunique411 5 жыл бұрын
Walaal like ta maxaad ku helaysa ku sinaye
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@Ruman Shankron o waLaL liKeTu wa janO jaNo ku zuge😂
@cabdirixiinaxmad3289
@cabdirixiinaxmad3289 5 жыл бұрын
inta xabiibkeena muxamad jacel iyo asxaabta like dhaha
@cntv5924
@cntv5924 5 жыл бұрын
Isoo booqo subscribe iguH qabo
@cabdisalaanaadan2207
@cabdisalaanaadan2207 5 жыл бұрын
Waad.ku.mahadsantihiin.xariirka
@kramovic6771
@kramovic6771 5 жыл бұрын
Azxpta subscribe idhaha dhamaan idheh aanku dhahee
@hananwarsame2143
@hananwarsame2143 5 жыл бұрын
Scw
@anabismailqabdullahi4392
@anabismailqabdullahi4392 5 жыл бұрын
Scw
@djsomali8951
@djsomali8951 5 жыл бұрын
Ku sali nebi mohammed #scw Adiga iyo waalidkaaba naarta ilaahay idinka xoreey walaal
@sasomer7959
@sasomer7959 5 жыл бұрын
Amin kuligeenba
@munamuuse9669
@munamuuse9669 5 жыл бұрын
scw amiin
@miskimohamed827
@miskimohamed827 5 жыл бұрын
Scw AAaameeen
@hazedayip7088
@hazedayip7088 5 жыл бұрын
Scw
@sawdaayaan6696
@sawdaayaan6696 5 жыл бұрын
Scw aamiin wllo qaali
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
*🕋Hadad fariintaydaN aragto iLaahay sooNKa iyo salaaDa hakaa aqbalo AmiiN🕋*
@susana_11
@susana_11 5 жыл бұрын
C/Rahman mukhtaar mash’llah tabarakallah
@maxamed.xusseencalisaladas2312
@maxamed.xusseencalisaladas2312 5 жыл бұрын
C/Rahman mukhtaar was kumahadsantahy ducada ad noduceysay
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
@@maxamed.xusseencalisaladas2312 adigaa mudan wlloh
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 5 жыл бұрын
Aaamiin yaa Allah
@iloveamericawholoveamerica3557
@iloveamericawholoveamerica3557 5 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@nono-yh2rj
@nono-yh2rj 5 жыл бұрын
🕋hadaad fariintaydan aragto ilahay sonka iyo salada haka aqbalo aamiin
@munaali5412
@munaali5412 5 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@cabdirisaaqmaxamed3668
@cabdirisaaqmaxamed3668 5 жыл бұрын
Aamiin🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@ifraxmuuse3717
@ifraxmuuse3717 5 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@ugbaadcraxmaan7092
@ugbaadcraxmaan7092 4 жыл бұрын
Ikraan waa badawad reer2magalo
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 жыл бұрын
manta wa sodhaqsaday wll riyooyinkaaga allaha kuu fududeeyo like ii saar plz
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 5 жыл бұрын
Wankuusaree adna subscribers iisaar
@kramovic6771
@kramovic6771 5 жыл бұрын
Hye azxpta subscribe halayla dhaafina wllo
@kramovic6771
@kramovic6771 5 жыл бұрын
@@umumumtazchannel1853 idheh wllo anku dhahee
@iloveamericawholoveamerica3557
@iloveamericawholoveamerica3557 5 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 5 жыл бұрын
Hadaad Riwaayadan Caafimaad Ku Daawanaysid Aamiin Dheh Liketana Ii Saar Duco Qabe
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Nugaal Media Network ASC wll subscribe isar
@engsadiiq
@engsadiiq 5 жыл бұрын
Subscribe tiinu badana maxaa galay
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Eng Sadiiq Huno. Isaara adna.
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 жыл бұрын
wan kusari Lahaaye calankaa buluuga ah ban ka boodey
@walixaawa3739
@walixaawa3739 5 жыл бұрын
BOORAMA
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
Qaraxii muqdizha intii ka damqatay like me wlhi dhibaato waye mar walbo qarax
@itsbutterfly4544
@itsbutterfly4544 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 hppti goorma ka dhcy
@itsbutterfly4544
@itsbutterfly4544 5 жыл бұрын
😭😭😭😭goormu ka dhcy bizinke
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
@@itsbutterfly4544 hada dhaw saacad ka hor talada taljirka dahsoon agteeda 😢😢😢😢😢
@ahmedkampala1520
@ahmedkampala1520 5 жыл бұрын
Alle dhibatada mogdisho hakadul qaado
@omarmohamed-dt2vy
@omarmohamed-dt2vy 5 жыл бұрын
Alle ha xafido somali meelkasta ay jogaan reer muqdisho alle ha ugar gaaro
@ayaancilmi5991
@ayaancilmi5991 5 жыл бұрын
Qaraxii manta muqdisho kadhacay inta ka naxday farta taga☝️
@bashiirahmed2033
@bashiirahmed2033 5 жыл бұрын
Alle haka dulqaado Moqdisho dhibaatada
@caaishamohamuud1804
@caaishamohamuud1804 5 жыл бұрын
wlh islaan diriskeyna xita wey ku dhibatay illahey dhaman ha uwada naxaristo
@sihamaxmed7204
@sihamaxmed7204 5 жыл бұрын
Ma qarax baa ka dhacay maanta bisinka
@と同じと同じととあイもあ
@と同じと同じととあイもあ 5 жыл бұрын
Ayaan Cilmi miyaa la qarxiyay Illahay sharkeeda haku eekaysiiyo muuqdisho
@kaldeeqahaaji1247
@kaldeeqahaaji1247 5 жыл бұрын
@@と同じと同じととあイもあ illaahay dhibta haka saro mad tiraahdo Laxyahay
@abdihakimsulaiman4241
@abdihakimsulaiman4241 5 жыл бұрын
*Ikraaan Inay Tahay Qof Funny Ah qof kii Ila Arkay Bal like ta Ha ka soo muuuqdo*
@halimamusedarawiishta5813
@halimamusedarawiishta5813 5 жыл бұрын
Funny mahe balayada qeylada badan
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 жыл бұрын
Funny.waayo.❤❤💚❤❣
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 жыл бұрын
Ikraaan😎😎😎😎😍
@habiboabdille8315
@habiboabdille8315 5 жыл бұрын
zaki yare haa runti she is so funny I like the way she talk
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 5 жыл бұрын
Manta shaqada fasax ka ahay , Sidaas ayay igu suro gashay inan idinla dawado Lkn malmaha kale Waxaan daawadaa Saq badhka habenkii . I love ❤️ you dhaman Ummada Somaliyed Like igu Casuuma 👍
@abdikafiadanmohamed2979
@abdikafiadanmohamed2979 5 жыл бұрын
Ilaahay hakuu danbi dhaafee aakhiro iyo aduunba ee hadaad daawaneyso bal liketa iisaara rasuulka Allaha kula kulmiyo qiyaamaha ee
@abdiaziizaqiyaar8021
@abdiaziizaqiyaar8021 5 жыл бұрын
Inta nabi muxumed scw jacel ha ila dhaafina liketa
@fadumokhalid4122
@fadumokhalid4122 5 жыл бұрын
Scw
@mahamedbarre
@mahamedbarre 5 жыл бұрын
صمبنفا
@zuleekhaahmed9925
@zuleekhaahmed9925 5 жыл бұрын
Ikraaan inta ay ka qosliso like iigu qabta🙈🙈😂
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 5 жыл бұрын
Like kusaray adna isar Subscribe wl
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Gabadhaas yar waan ka dambeeyaa wlhi ikraan😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
@@abdirahmanfilmsvlogs9979 sxb Subscribe iisaar
@kiikochannel9594
@kiikochannel9594 5 жыл бұрын
Musalsalkan ree yurub unbaa la socda Malaha Caadi Ma aha wlhi From Germany 🇩🇪 Like isaara
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 5 жыл бұрын
reer muqdisho u badan ruwaayada daawashadeeda
@rashidmohamed8605
@rashidmohamed8605 5 жыл бұрын
Rabadaan dhakhsaha ay inagu dhaafayso yaa dareemay ilaahay khayrkeeda ha ina siiyo Aamiin
@hanisoomalilandhanisoomali3376
@hanisoomalilandhanisoomali3376 5 жыл бұрын
Ameen aamiin aamiin wllo
@fardusali781
@fardusali781 5 жыл бұрын
Amiin amiin wllo
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
walal guurdon ban ahe ramadana 10ki dhexa lagu jira igu so duceya inan gabadh izaaq ah guursado plz like izar hadad iduceysy😌😌😌😌😌😘😘
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
abdirahman ruuzhka ASC wll subscribe isar
@sacdiyaabdilahi8744
@sacdiyaabdilahi8744 5 жыл бұрын
Hhh alleh mid khyr qabta oo isaaq oo weliba habarjecla oo weliba Reer burca Haku siiyo Hhh aamin
@iftinshmoha687
@iftinshmoha687 5 жыл бұрын
Alle hakuu sahlo
@saynabmuuse5826
@saynabmuuse5826 5 жыл бұрын
Isaqa wale nagaha isaqa waxaba lagu arkay
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@@sacdiyaabdilahi8744 hhh hapar jeclo pig love❤
@nasrudiinofficial1776
@nasrudiinofficial1776 5 жыл бұрын
Umada islaamka Ah Ee illahay Dartii U Af xidhan illahay Soonka Ha inaga Wada Ajiibo Qawlka saabitka ahna Alle Ha inagu simo 😍❤❤😍
@lamahuraan9590
@lamahuraan9590 5 жыл бұрын
Panaroma in lagu xayay siinaya inta ila aragtay like ta dee nooow???
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 5 жыл бұрын
anaa dhihi rabay wad igala hormarty
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 жыл бұрын
Aniga ayaab ku haysto film wallhi waa dhag badiya wallhi waa qatar
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Mac 50$ baa lomariyay kulahaa
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
@@princessamina9363 wnku qoslay
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Lama huraan panaroma fadhiga quruxda badan cas wuu iga dambeeyey
@mustafekamaalshow6888
@mustafekamaalshow6888 5 жыл бұрын
Until ilaahey iyo rasuulka jecello like iisaara ♥️
@lacagstudio6540
@lacagstudio6540 5 жыл бұрын
HibaaQ IYo yusuf cegaag inta uu dawataa likee igu qabtaa 😂😂😋
@shaxshaxly
@shaxshaxly 5 жыл бұрын
Mohamet Adem there are very good actors
@nimcomohamuud2025
@nimcomohamuud2025 3 жыл бұрын
Poiuygvkgy2wkj
@mushtaaqaragzan794
@mushtaaqaragzan794 5 жыл бұрын
Wllo ilaahaybaan kugu dhariyee like ii saara kii ila dhaafana taleefanku haka jabo isaga laftarkiisu lug iyo gacanba kaka jabo bye oo like ta ha ila dhaafina
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 5 жыл бұрын
Warwo wankuusaare adna subscribers iisaar wllo
@luqmanciid6788
@luqmanciid6788 5 жыл бұрын
Gabdhaan ikraan Ah jiliinkeeda Caadi mahan wlhi❤
@thelion4423
@thelion4423 5 жыл бұрын
Asc Somalidaan Jeclahayow Allah Ha idinka Aqbalo Acmaasha aad Samaysaan qofka walba oo somalia waxaan Urajaynayaa inuu kaguulaysto DhibaTooyinka Adduunka Amen Yaa Rabi
@senqueenbashirshanle3734
@senqueenbashirshanle3734 5 жыл бұрын
Wcs
@cabdicasiis3074
@cabdicasiis3074 2 жыл бұрын
🤲🤲
@roodajama8973
@roodajama8973 4 жыл бұрын
Intii ilaahay iyo rasuulkiisa muxamed scw jecel like hayla dhaafin wllo qaali 😍💚💓💗❤💜
@alaale919
@alaale919 5 жыл бұрын
Amar Allah aniga waligay 10 like maba gadho kkkkk
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 жыл бұрын
aaR waNaGa ku dHaFinee😂😂
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Commentigayga hadaad aragto Alle naarta hakaa xoreeyo laylatul khatriga hakula kulansiiyo dhamaanteenba aamiin
@maxamedodowaa1346
@maxamedodowaa1346 5 жыл бұрын
Waad soo gashay qoraalkaygana akhrinaaysaa wali waad sii akhrinaysaa 😂😂 like isaar hadaad yaabtay
@bulshawiofficial6703
@bulshawiofficial6703 5 жыл бұрын
War like idin kma haye bal manta 100 isiiya asxabey
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 5 жыл бұрын
Like kusaray zxp ee adna isar Subscribe
@iidsiciid9919
@iidsiciid9919 4 жыл бұрын
L
@balqiismuxumed7871
@balqiismuxumed7871 5 жыл бұрын
Ikraan darted u dawda filimkn inta ila midka liketa
@qanciyemohamed1563
@qanciyemohamed1563 5 жыл бұрын
Wlhi rer woqoyiga aftahanimo udaa in aan gabadh ka guursato Ayan jiclhay caruur fariid ah ha i dhalaane..mareykanka idinkaga so socda iso dhaweeya rer hargeysa
@amyann2180
@amyann2180 5 жыл бұрын
Welcome 🙏
@mumtaassharaf312
@mumtaassharaf312 4 жыл бұрын
Hhhhh sodhawoow
@maxamedshide4625
@maxamedshide4625 5 жыл бұрын
commentigyga hadad like saarto ilahy janada haku geeyo
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
hadad hargysa ka dawaynso like isaar walal😊😍
@amenqatary9145
@amenqatary9145 5 жыл бұрын
hotho kalgacal from Kuwait chatting
@idirizxassan7258
@idirizxassan7258 5 жыл бұрын
XALqadan caadi ma aha Allaha soonka iyo salaada inaga aqbalo Ramadankariim umada somaliyeed
@hanisoomalilandhanisoomali3376
@hanisoomalilandhanisoomali3376 5 жыл бұрын
🌙Mubarak wllo
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 жыл бұрын
Axyaa Filim Inuu yahay Like igu Qabta
@sahlawiibrahim6672
@sahlawiibrahim6672 5 жыл бұрын
Qofkii wada somay 17 cisho ee Ramdaanta like saar💓👍👌
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 5 жыл бұрын
Wan wada soomey alx
@sahlawiibrahim6672
@sahlawiibrahim6672 5 жыл бұрын
@@shugrifarah7267 macha alllh Allah hanaga wada aqblo dhamaan intii soontay
@crahmanmahamed9929
@crahmanmahamed9929 5 жыл бұрын
17 ayeY marayza ramadan Illhay inta hadhayna hayNa gaarziiYo
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 жыл бұрын
امن أ خى
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 5 жыл бұрын
first anigaa ah hadad somali dhalada tihiin liketa ha xasdina 😀😀😀
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 5 жыл бұрын
*Ilahy baa nigu dhaarshe liketa i saara*
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Somalische Junge ASC wll subscribe isar
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Tuugsi badinida noocyada guryaha ka tuugsada thy🤣
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
صومالية وافتخر Wll subscribe isar
@mohamedaar9292
@mohamedaar9292 5 жыл бұрын
Qasiidada cusub inta jeclan lahayd inay sfcn uwada dhegaysato 😍
@everything6375
@everything6375 5 жыл бұрын
Asc asxabey inta qura.aan aqareska jecel like dhaca ku see ❤❤❤❤❤💌
@marianabdul9347
@marianabdul9347 3 жыл бұрын
Zcdbngy 6
@mohamedjamaca678
@mohamedjamaca678 5 жыл бұрын
Waligay 100 like ma gaadhin aar ii cimaamad 😂
@umokhayrxirsi9213
@umokhayrxirsi9213 5 жыл бұрын
cadimaahan ikraan naabal odayga ilaalso yaan lagaa diline
@saraqadanhassan3825
@saraqadanhassan3825 5 жыл бұрын
Mohamed Amiin like tu maxy tartaa wl horta waa su aale
@mohamedjamaca678
@mohamedjamaca678 5 жыл бұрын
@@saraqadanhassan3825 hhh wllo jacaylkay dawaysaa.
@ridwaancabdi7976
@ridwaancabdi7976 5 жыл бұрын
INTA NABIGA JECEL IGULA SALIYA SCW SCW ❤
@hurdgogi6210
@hurdgogi6210 5 жыл бұрын
Scw
@ridwaancabdi7976
@ridwaancabdi7976 5 жыл бұрын
@@hurdgogi6210 scw❤
@khadarqoor9709
@khadarqoor9709 5 жыл бұрын
Habar igama soo horayn 🤣🤣🤣🤣 love baan ku ahay musalsalkaan
@hoodoabdi9579
@hoodoabdi9579 5 жыл бұрын
Kama daalo riwaayadan daawashadeeda inta ila mid ka eh liketa ii saara❤❤
@ugbaadaraksan8697
@ugbaadaraksan8697 5 жыл бұрын
Mashallh intii afur sameyneyso oo dawaneyso like haiisaran
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 5 жыл бұрын
Ugbaad Araksan kkkkk Ana kula dawanaya😂😂
@xamdasaleban1993
@xamdasaleban1993 5 жыл бұрын
Ikaraan waan tageera iyo isku filan figarda fican ayaad sabaysen ee hore usocad
@yuusufmohmedomer9124
@yuusufmohmedomer9124 5 жыл бұрын
inuu ilaahay inoo naxariisto aamiin dhaha walaalayaal
@apdulaziezapdulwahab6147
@apdulaziezapdulwahab6147 5 жыл бұрын
Hadaad jiifka ku daawanayside like ku qabo😂
@mohamedkeynan4983
@mohamedkeynan4983 5 жыл бұрын
Maantana maalinti lajoogista naagtada kadhig kulaha 😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣too much funny haki👌🤝
@mryalahow5229
@mryalahow5229 5 жыл бұрын
In ilaahey janadi idin geeyo Hal mar uun liketa igu caawiya
@islamsom4286
@islamsom4286 5 жыл бұрын
Mamada yaree koofeerku wacanaa advertise cajiba ayey isku sameesay ALLAH haku barakeyo
@fartunshariifasen4717
@fartunshariifasen4717 5 жыл бұрын
Hhhh advitise sameyneyse wanba fahme
@fadumocabdi241
@fadumocabdi241 5 жыл бұрын
Alle afurada haydin ka aqbale like ta isaara
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
Malaha kan waa kii idili lahaa kulahaa ikran inta ay ka qosliso😂😂😂likta ha ila dhaafin
@salmoabdialli2612
@salmoabdialli2612 3 жыл бұрын
Malaha Kan wa ki idili Laha Nin Yarow qerka ah iso AryanaYo kulaha Gabadhan iskaran ah jilinkeda cadi mahan😅
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 c/qani sidu ninka ugalay ka helay inta igu raacsan like dhac igu sii 😉😉
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂soo ugaly
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
Hooyo mcn hdad jeceshy wllka ahy like dhac kusiya payoh io poweh 💕💖👇
@mohammetdekk1696
@mohammetdekk1696 5 жыл бұрын
Wxn reer miiga ee dhegaha adagle malaha wa kii i dili lahaa kkkkkk ikran heerzare 👏
@enghusseinhaamud6628
@enghusseinhaamud6628 5 жыл бұрын
First view ahy like inta afurka malin walba ku sugta
@zuuzuhajji6981
@zuuzuhajji6981 5 жыл бұрын
Hhhh kuma sugne Kusaray pro
@enghusseinhaamud6628
@enghusseinhaamud6628 5 жыл бұрын
@@zuuzuhajji6981 hhhh wyhy marwoh
@zuuzuhajji6981
@zuuzuhajji6981 5 жыл бұрын
@@enghusseinhaamud6628 haye xaaji😂😋
@axlaamnuurachannel9051
@axlaamnuurachannel9051 5 жыл бұрын
😭😭Malin kasta Maxaa layga soo hor maraa War bal intaan kasoo horeyey like II sara
@qoojeabdi3172
@qoojeabdi3172 5 жыл бұрын
soomalinimadu haday kugu weyn thy like isaar
@anascayka2105
@anascayka2105 5 жыл бұрын
Hadaad ilafahnte in panaroma anaga nalatusaayo ooxayay siis loosamenayo like
@mubarekabdi8366
@mubarekabdi8366 5 жыл бұрын
Wa filim hirgalay horey U Socda dhmantin Ramdan kriiiiim
@user-zb6bu4vg9m
@user-zb6bu4vg9m 5 жыл бұрын
Carab iyo africanba isk dhigay hal like ma arage walalyalow inan manta ka war dono ban raba bal iga cawiya
@munaismail6522
@munaismail6522 3 жыл бұрын
Musalsalka waxa shida ikraan iyo isku filan inta taageersan liketa hala dhaafin,
@cabdllegureycabdllegurey1604
@cabdllegureycabdllegurey1604 5 жыл бұрын
Waaw manta cidi igma horayiso waan sugayay wlhy ramdan kariim
@asmajaamac6037
@asmajaamac6037 5 жыл бұрын
igula saliya inta jecel nabiga scw scw scw 😚😍
@rahmorahma9582
@rahmorahma9582 5 жыл бұрын
Scw
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 жыл бұрын
Waaryadaheen Awalkii baan ahee dhac ku ziiya liketa
@hamzehaabzade453
@hamzehaabzade453 5 жыл бұрын
Hhhhhhh daacad qoslay intii sooman maanta like igu qabta
@abokorabdidirir
@abokorabdidirir 5 жыл бұрын
Like inta reer somaliland ah
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 жыл бұрын
Unli reer soomaalilnders like ku qabo
@QueenQueen-qg1ym
@QueenQueen-qg1ym 5 жыл бұрын
Wow 100 baa iga so horeeyay maanta inta iga danbeysa Ha idhaafina
@xadayeduzayewalalki8355
@xadayeduzayewalalki8355 5 жыл бұрын
Alle dampigina ha dhafo wa piL ranadane like igU ciamadad inTi mnTa zo manyd❤🙏❤
@ahmedgaraadag2469
@ahmedgaraadag2469 5 жыл бұрын
Walaal like igu caawiya ale ha inagA aqbalo soonka. Salaada. Sakada. Ha inaga aqbalo
@marwodumar3316
@marwodumar3316 5 жыл бұрын
😍
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
illahayaw gabar isaaq ah calaf igu dar gabdhaha isaaqa caadi maha wax nool waaye wlhi I love isaaq
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
😂😂😂😂miyad ku duceysateybah
@caddaaniismail8962
@caddaaniismail8962 5 жыл бұрын
haddii ay indho kugu yaalaan farana waykugu yalaan ee like ta amateedka u fur wllo alla haydin barakeeyee 🤔🤔🙄
@farhiaabdimaalik336
@farhiaabdimaalik336 5 жыл бұрын
intii iyagoo dawanya comment aqrineysa like ii saar😂😂
@ayanlekaddee3395
@ayanlekaddee3395 5 жыл бұрын
Hadad soomantin like ii saara🙏🙏🙏
@rikman3561
@rikman3561 5 жыл бұрын
✌🏻 Ramadaan kar33m all Islam ☪️ gar ahan Somali 😍😉
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 жыл бұрын
😂😂😂 iskufilan taageero buuxda sxb Gabadha waa fariid wlh ikran yarey booto iyo waabsi laguma gaaro Masha Allah
@farhiyabare6770
@farhiyabare6770 5 жыл бұрын
Masarirba nidaxtal youtube? Like isaraa gabdaha afurka karinaya ani cml ona dawanaya
@rrrrrrr4991
@rrrrrrr4991 5 жыл бұрын
war intee qof ika horeysay wr bal liketa ikula Yaaca😢😢😢
@shadiyasharaf878
@shadiyasharaf878 5 жыл бұрын
Wlee baadiyii ayey ixasuusiyeen like idheh
@nasraapdiosman7447
@nasraapdiosman7447 5 жыл бұрын
DawadiHi ugu horeyey saan usugayey gampadh ugu fadhiyay mantapa 😗😗
@ruundiiriye684
@ruundiiriye684 5 жыл бұрын
wll waa bil ramdane aanku slino xbbkena mxamed (scw)
@abdiqadirciise6332
@abdiqadirciise6332 5 жыл бұрын
Asxbta ramadanka wxaa gabo gabo ah tobanki dhexe alle haynoo danbi dhaafo amiin alle haynka yelo wadankena mid wanagsan amni leh alle madaxda hanoo hagajiyo amiin 😍🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 жыл бұрын
Wa dad kuwaashay in like loosaaro 💯% alloow Alle😂👏
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Walal hadad gaajonayso ii Saar xalay man suxuurane
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
😁😁😂
@fafamstf1614
@fafamstf1614 5 жыл бұрын
Ilahy dartii manad u af xidhnayn huno
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Maxad nooga sheegaysa markaa
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Fatou Rooble Wn u xidhanay wll
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
suheib carab like ayn ku raadinaya wll
@wariyeali7057
@wariyeali7057 5 жыл бұрын
Intaa xabiibkeenaa scw markasta maqla like
@user-ms7gt6je4e
@user-ms7gt6je4e 5 жыл бұрын
rer waqooyigu xbbi doodaas ayanba kahelay allow iisahal nin reer somaliland ah
@amenqatary9145
@amenqatary9145 5 жыл бұрын
Aragsan inan somaliyed numbarkaaga sis
@user-ms7gt6je4e
@user-ms7gt6je4e 5 жыл бұрын
@@amenqatary9145 kaaga sotuur bro
@amenqatary9145
@amenqatary9145 5 жыл бұрын
Email kaygaa igu soo tuur wllo
@user-ms7gt6je4e
@user-ms7gt6je4e 5 жыл бұрын
@@amenqatary9145 xawa dagan xaji maxamad bartayda facebook wllo
@SomaliDocumentary
@SomaliDocumentary 5 жыл бұрын
Welcome to
@abdishakurabshir
@abdishakurabshir 5 жыл бұрын
Mazha alll manta anaaa u ho4 arkay plz lake
@ednaaden1834
@ednaaden1834 5 жыл бұрын
dadkan bn la yaabanahy like iisaaara uun leh maxay idin tari like tu
@axyaaqaraami7426
@axyaaqaraami7426 5 жыл бұрын
Edna Aden waxan is idhi bahasha waa lagu naaxaa😂 astaqfurallah
@apdulmalijmawlith3789
@apdulmalijmawlith3789 5 жыл бұрын
Ilahy soonKah ha inagah aqbaleeh like isara
@shacabshow8839
@shacabshow8839 5 жыл бұрын
Waa soo dhacay wacdi iyo waano Hada ki xidhantan musalsalkan sidayda like hayla dhaafin
@hipolaki389
@hipolaki389 5 жыл бұрын
Nafiisa daydii😘
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 жыл бұрын
no views 65 comments wllhy youtubka waa la isku dhex qaawiyay😟
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
War wixi duriyada ah like isara
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
caamir Mohamed ASC wll subscribe isar
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail wn ku saray wllo
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
caamir Mohamed Haye wll wad mahadsantahay
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 5 жыл бұрын
inta ila aragta xayaysiiska like saar
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 жыл бұрын
No views and 76 comment and one minute intaa Ila yaaban like isaara bal 😉😉😉😎😉😎😉😎
@sundusabuukar4771
@sundusabuukar4771 5 жыл бұрын
🤣🤣wa tan igu dhacday 130 coment no view
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 жыл бұрын
Hhhh meesha mala waxba lagu qariyaya
@siciidjaamacfad424
@siciidjaamacfad424 4 жыл бұрын
asc
@siciidjaamacfad424
@siciidjaamacfad424 4 жыл бұрын
asxbta
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
Dadka qar waxa laga racay like yab wlhi war isku xishoda sida can lagu ma noqdo
@guledabdi9836
@guledabdi9836 5 жыл бұрын
Inaad meel walba ka hadasho ha isku dayin dee
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 41 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН