MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 21AAD

  Рет қаралды 283,186

Universal TV

Universal TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 1 200
@abdikaniali6720
@abdikaniali6720 5 жыл бұрын
Yaa hooyo jecel oo doonay inuu kula kulmo jannatul firdowsa ilaahay hakula kulan siiyo hooydaa liketa
@farhiyo1222
@farhiyo1222 5 жыл бұрын
Hooyo mcn illhy ha ino dayo
@zecki.hazzan5966
@zecki.hazzan5966 5 жыл бұрын
AMIIN
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 5 жыл бұрын
Amiiiiin
@hodandaud5404
@hodandaud5404 5 жыл бұрын
Abdikani Ali amin alle hawnaxariisto hooyaday janadana hanagu kulmiyo
@abdikaniali6720
@abdikaniali6720 5 жыл бұрын
@@hodandaud5404 Aamiin
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 5 жыл бұрын
Qofkastoo qoraalkayga akhriya aad baan u salaamayaa eebe janadii haku geeyo
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 5 жыл бұрын
Amiiin amiiin
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 5 жыл бұрын
Suldaan muhammad million Jire amiin walle adna sido kale
@cabdisalaansaeed7737
@cabdisalaansaeed7737 5 жыл бұрын
Aamiin dhmnteen
@maariyaargsan5248
@maariyaargsan5248 5 жыл бұрын
Àamiin
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 5 жыл бұрын
ءامين
@abdifataax6026
@abdifataax6026 5 жыл бұрын
Alle laytuL Qadriga Ha Kula Kulmiyo Wllo Like Saare
@ibrahimali827
@ibrahimali827 5 жыл бұрын
Aamiin
@sagalosman7220
@sagalosman7220 5 жыл бұрын
Aaaamiiin aaaamiiin wLl
@sumayagoljano2429
@sumayagoljano2429 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@sumayagoljano2429
@sumayagoljano2429 5 жыл бұрын
Wll
@farxa121
@farxa121 5 жыл бұрын
Amiin
@muusebihicabdi9419
@muusebihicabdi9419 5 жыл бұрын
Inta jecel nabigeena muhamed scw like saara intaan jeclayna iska dhaafa
@ifraacciro3681
@ifraacciro3681 5 жыл бұрын
Scw
@mahamedalih686
@mahamedalih686 5 жыл бұрын
Kolay zxp like rabtaa ilen wax kale ma rabtide
@mucalimmuxamed9814
@mucalimmuxamed9814 5 жыл бұрын
Zxp like ajirmaakahelee aakuusaaree
@quenfatima8202
@quenfatima8202 5 жыл бұрын
Scw
@yaabnemayabteen3930
@yaabnemayabteen3930 5 жыл бұрын
Csw wan jecel nahay mana ku sarayno dadka nabiga ku dawar sadaan nacaay
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 5 жыл бұрын
Inta hooyo u xiistey ay kala fogyihiin 👍🏼 isaara 😌
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 5 жыл бұрын
Wallhi anaa uxiisay maamaday
@ugbaadismail6592
@ugbaadismail6592 5 жыл бұрын
4 sano man arkin hoyaday alle cafimad qab igu tis🤲🤲
@RooreMediaProduction
@RooreMediaProduction 5 жыл бұрын
😭😭
@saharamaxamed1478
@saharamaxamed1478 5 жыл бұрын
Aniga walhi saan ugu xiisay cid uguma xiisin 😭😢😢😢😢
@nasteexoaragsan9596
@nasteexoaragsan9596 5 жыл бұрын
wllha anaa uxiisay oo sanad kamaqnaa waan kuuu jclhy hooyo allow ii xafid hooyady mcn
@kingakram6763
@kingakram6763 5 жыл бұрын
Walal Hadad Qur'aanka Jeceshahay Amba Aad ixtiraamtid Like Haka iLaawin walal
@Hanad_Officiall
@Hanad_Officiall 5 жыл бұрын
War fadxi Hhhhhhh
@Hanad_Officiall
@Hanad_Officiall 5 жыл бұрын
75 like ayaa marayzaa
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 5 жыл бұрын
Liketa iyo quranka maxa iskaga xidhan zxp waar ilahay lagabaqo waa ramadane
@shukrimoalim614
@shukrimoalim614 5 жыл бұрын
The best runwada
@shukrimoalim614
@shukrimoalim614 5 жыл бұрын
Ikaraan iyo Abdi qanya good job
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
*❤mudane iyo marwo* *Hadad aragto commentigan* *Alle Danbigaaga ha dhaafo AamiiN* *Rabbi jannadiisa ha inagu deeqo* *AamiN❤* *Halmar nabigeena muxamed ku sali scw❤*
@rahmamohamed7737
@rahmamohamed7737 5 жыл бұрын
Wacdiyo wano
@rahmamohamed7737
@rahmamohamed7737 5 жыл бұрын
Scw
@taashafaska590
@taashafaska590 5 жыл бұрын
Scw
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 жыл бұрын
Aameen aameen
@xalimoxirsi7937
@xalimoxirsi7937 5 жыл бұрын
Yeyrryuruu
@khaalidkcychannel4239
@khaalidkcychannel4239 5 жыл бұрын
Hadad aragto farintaydan Rabbi cadabta kaa ilaali Aamin aamin Ilaahay noo danbi dhaaf dhamentenba wixii dhintayna u naxariso Aaamin aaamin aaamin
@ajmalbintubashiir5831
@ajmalbintubashiir5831 5 жыл бұрын
khaalid kcy channel Aamiin Yaa rabi
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 жыл бұрын
Baris caano leh naa hooyo caano iyo baris mahalan kuma lahoo
@ayaanmohamed9961
@ayaanmohamed9961 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@ashaahmed1277
@ashaahmed1277 5 жыл бұрын
Amiiin yaa allah
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@salmohooto2662 plz isaar subscriber
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
*Alle Ha inagu Beego LaylatuL qadriga* *AamiiN Yaa AllaH💙*
@deganaxmad8501
@deganaxmad8501 5 жыл бұрын
Aamiin yaa raxmaan yaa rabi
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 жыл бұрын
Aameen aameen
@fadumobeshirosman7793
@fadumobeshirosman7793 5 жыл бұрын
Amiiin yaaa allh
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 5 жыл бұрын
C/Rahman mukhtaar aaaaaamiiiiin
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Aamiin walal 🤲🤲 Subscribe iigu dhufo bal ado rali ah walal....Thanks
@hajjidaraa6636
@hajjidaraa6636 5 жыл бұрын
Somali mohemet meel kasto joogtan alle ha inaGa aqbalo soonka iyo salaadaba amen yrapiH🤲
@hamzemahamet5793
@hamzemahamet5793 5 жыл бұрын
Amen yarapiH
@neversaygoodbye4924
@neversaygoodbye4924 5 жыл бұрын
Hajji Daraa Amiin
@Humaag275
@Humaag275 5 жыл бұрын
اللهم امين🤲
@abdifatahyasin7249
@abdifatahyasin7249 5 жыл бұрын
Aamiin yarabbi
@dryahyeeiman4132
@dryahyeeiman4132 5 жыл бұрын
Taagerayaasha xildhibaan cunaaye iyo hibaaQ Like ta saara ZhpyL.
@zakifaandhe2733
@zakifaandhe2733 5 жыл бұрын
Yahye somali asal weeye yuusuf cegaag 😍
@zaynzaki2641
@zaynzaki2641 5 жыл бұрын
WaLaaLo ani mamadey makaLa fogin Lkn wadadiii xaQiibey martey aLa haw naxariisto
@mogadishuyoungster5833
@mogadishuyoungster5833 5 жыл бұрын
MashaAlaha naxariista hooyo wax lasiisto maba jiraa dunida
@aaminomohamed9461
@aaminomohamed9461 5 жыл бұрын
Sax
@daganabdullaahi1668
@daganabdullaahi1668 5 жыл бұрын
Waa run❤️
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 жыл бұрын
Mashaa alah hooyo hano ilaahow hooyo macane ha cadaabin ilaajow iga aqbal waan soomanahaye aamiin yaa rabi
@asmakuushi1548
@asmakuushi1548 5 жыл бұрын
aaamiin
@abdiraxiinabdullahi6956
@abdiraxiinabdullahi6956 5 жыл бұрын
Ku sali nabi maxamed scw❤
@rahmorahma9582
@rahmorahma9582 5 жыл бұрын
Scw
@Nada-ir9ok
@Nada-ir9ok 5 жыл бұрын
Hooyo allow ha ku cadabin maxay ilmaheda dhiri galisay Hibaq booski hooyo wey matashay🙏
@ahmedm8735
@ahmedm8735 5 жыл бұрын
neyma Moa aad wliba su buuxa
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 5 жыл бұрын
Waxaan halkaan hambalyo oga dirayaa universal tv oo bulshada soomaliyeed u soo diyaariyey musalsalkan aaan laga xisadhaceen abid. Iyo kooxdan sida layaab ka leh u tababaran waxan leyahay hambalyo halkaas ka wadaa.
@abdirahmanismailhussein1903
@abdirahmanismailhussein1903 5 жыл бұрын
Maanta odaygaas wayn baa ugu soo horreeyee waxa la waxad leyg haysaan (Like) bal waxa aan idinla dhadhaminnee
@saeednoor5428
@saeednoor5428 5 жыл бұрын
Sxbow like youtube ka dhex ordaysa maxaa laga faa iidaa anina aan ku waashee isoo jawaab nio
@fadumocabdi241
@fadumocabdi241 5 жыл бұрын
Wax ka hel wata lagusiye adeer
@mulkijabuuti1621
@mulkijabuuti1621 5 жыл бұрын
Wa yaab like maxeey qabataa bisinkee
@abdirahmanismailhussein1903
@abdirahmanismailhussein1903 5 жыл бұрын
@@fadumocabdi241 adero mahadsanid
@fadumocabdi241
@fadumocabdi241 5 жыл бұрын
@@mulkijabuuti1621 like ta ubad Ba lagu quudiya
@nimcosharafsharaf7101
@nimcosharafsharaf7101 5 жыл бұрын
Wall isooducee waa bil ramadaane inuu ale icaafiyo wallayaal waa iga codsi 😭😭😭😭
@khadarabdilaahi1797
@khadarabdilaahi1797 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi ilhy cfimd sareecana
@yussufabdi4662
@yussufabdi4662 5 жыл бұрын
Allah kucafiya walal
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 5 жыл бұрын
Allha kucaafiyo wllo
@rikman3561
@rikman3561 5 жыл бұрын
Nimco sharaf Sharaf Ilahy haku cafio wllo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@nimcosharafsharaf7101
@nimcosharafsharaf7101 5 жыл бұрын
Rik Man amiiin insha alah wallo
@zureer5014
@zureer5014 5 жыл бұрын
Alle Laylatul qadriga HaYNa La Kulan ZiiYo DHaMaanTenba😍❤ amiiN Yaa raBi 👐
@zamzamdahir5626
@zamzamdahir5626 5 жыл бұрын
SgvcacCcacfagg"@$$
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Inta tacsi udireeyso dayaxa dalnurshe iyo farxiyo wiilka ka sakhiiray like saara una duceeya walidka inoo ilaahey Oo qalbigooda udajiyo , 😢🙏🙏
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Samira Omar Channel saqiir waaye dambi maleh ayaga alle hasoo hanuuniyo
@aishaahmed9558
@aishaahmed9558 5 жыл бұрын
@@maryamaruunchannel6176 amen wlhi
@nimcocalihaybe9392
@nimcocalihaybe9392 5 жыл бұрын
Waa saqiir alle qalbiga hawga reebo cawil khayr qaba alle ha siiyo
@kabdi7146
@kabdi7146 5 жыл бұрын
Walal wuu uusaqiiray iyagana illahy haso hadayo. Walalo wiilka maxa kudhacay magadhaba jiidhay
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Samira Omar Channel war maxa la jabay oo balayaba KZbin ka dhex dhacdaye maantana ma ilma saqiirayba like lagu raadinaya acuudu bilh yahuu
@mireyaretube800
@mireyaretube800 5 жыл бұрын
Wllhi qof kaste ma dhaafo liketa waan saara subscribe igu caawiya walaalaha islaamka ahoow
@mireyaretube800
@mireyaretube800 5 жыл бұрын
@cc production wan kusaarey wll
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 5 жыл бұрын
lkn ani waanba wayey magacaga waaba kusarilaha e
@miredeeq5469
@miredeeq5469 5 жыл бұрын
Anigana iisaar aankuu saare
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 5 жыл бұрын
waan idiin saari laha lkn de wlo magacya badan oo isku mid ah buu iso qaban so mxn sameya
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 5 жыл бұрын
@cc production waa ku saray bro
@ayanitahassan8725
@ayanitahassan8725 5 жыл бұрын
Hibaaq waxey tiri nimanka naagaha badan guursada meela maran ayey kubuxiyaan hadad igu raacsantahay liketa isaar
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
hibaaq caadi mahan waa No 1 jilaa somaliyeed xaga gabdhaha
@sawsanali3643
@sawsanali3643 5 жыл бұрын
Alle soonka iyo salada iyo ducadaba haynaga aqbalo aaaameeen ya Allah
@arisakhassanabdullahi4238
@arisakhassanabdullahi4238 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/f5eWeIqBlrl2m6c
@qoyskawanaagsan388
@qoyskawanaagsan388 5 жыл бұрын
Ala hooyo macaana qaybta jiliinka way ka so baxday hibaaq hooyanimada 😍
@aragsanaragsan5735
@aragsanaragsan5735 5 жыл бұрын
Yees manta ana ugu horeyo like igu kasbeeya
@abdiazizali9018
@abdiazizali9018 5 жыл бұрын
Armaad ku dhimtaahee hadii laguugu kasbeeyo
@arisakhassanabdullahi4238
@arisakhassanabdullahi4238 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/f5eWeIqBlrl2m6c
@hibocabdi3243
@hibocabdi3243 5 жыл бұрын
like bay u waasheen
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 5 жыл бұрын
Nabiga igula salli scw scw scw
@xamdimaxamed3507
@xamdimaxamed3507 5 жыл бұрын
Axmed sahal sallahu calayhi wasalama
@zalmancusmaan3415
@zalmancusmaan3415 5 жыл бұрын
scw
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 жыл бұрын
Scw acw acw acw acw acw acw acw acw scw scw scw scw scw scw
@hamda7360
@hamda7360 5 жыл бұрын
Allah ina kulan siiyo habeenka laylatul qadriga amiin
@ubaxdagan7817
@ubaxdagan7817 5 жыл бұрын
Amin wllo
@nastexasharaf9904
@nastexasharaf9904 5 жыл бұрын
Aamiin
@shukriahmed2980
@shukriahmed2980 5 жыл бұрын
Aamiin walalo ILAHAY hain Milan siiyo layltul qadriga
@nimcoali3354
@nimcoali3354 5 жыл бұрын
amiin amiin amiin
@dirhamfilms6720
@dirhamfilms6720 5 жыл бұрын
Nabiga ku saliya walalayaal
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 5 жыл бұрын
Scw
@saynabxasan6764
@saynabxasan6764 5 жыл бұрын
Scw
@yahyeomer2638
@yahyeomer2638 5 жыл бұрын
Scw
@jamiilocabdi76
@jamiilocabdi76 3 жыл бұрын
Scw scw
@xasaniabdirahman7525
@xasaniabdirahman7525 2 жыл бұрын
Scw
@yuusufmohmedomer9124
@yuusufmohmedomer9124 5 жыл бұрын
ilaahay hayna cafiyo dhamaanteen Raalina haynaga noqdo ilaahayna haynaga aqbalo acmaasha suuban fadlan hadad commentskayga akhrisay like iisaar ilaahay janada haku geeye
@kingmaame3196
@kingmaame3196 5 жыл бұрын
Tobankii danbe la galay Ilahay dumarka ha siiiyo mid isku filan oo kale ah ragna mid ikraan oo kale ah Alahu ma Amiiinta i Raciya 😍😋
@maymuuncabdisalaanahmed3025
@maymuuncabdisalaanahmed3025 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@kingmaame3196
@kingmaame3196 5 жыл бұрын
@@zeynababdi2010 mahadsanid hno adigana sidoo kale
@mohnazirm
@mohnazirm 5 жыл бұрын
Aamiin
@Mattaanpro
@Mattaanpro 5 жыл бұрын
I love my Mom 🌹❤️❤️ Allah blessed our Mom
@samiraahmed6593
@samiraahmed6593 5 жыл бұрын
Please gabar walaashiina oo xanuusan baa ahay wlalayaal waa Ramadan ii soo duceeya 😥😥
@macaankanolosha283
@macaankanolosha283 5 жыл бұрын
Allah hku caafiyo wlo
@farduusahmet6156
@farduusahmet6156 5 жыл бұрын
Alha haku cafiyo wll
@saidabdidahir8550
@saidabdidahir8550 5 жыл бұрын
Ilahay haku caafiyo iyo untii islaamo xanuunsan
@sharaf.xjimale4576
@sharaf.xjimale4576 5 жыл бұрын
Allah haku caafiyo wlshen🤲
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 5 жыл бұрын
Wllo allha ku caafiyo inshlah
@beelulainakirih3102
@beelulainakirih3102 5 жыл бұрын
Qofkastoo ducaynyaa ayaaa jecel hoyo hoyo ma cidba neceb iyo ku saliya scw isku so dudubo. Ma soo kobi karo dadkni waxy masha ka dhuran waxy ku soo kopan liketa hayla dhafina 😂😂😂
@caaliyacosob8333
@caaliyacosob8333 5 жыл бұрын
Somaalidan horta maxaa Ka Siya Qaar waxay leyihiin c.qani iyo ikraan waxaa Ka dhexeeya jacayl 😂😂 qaar kale waxay leyihiin Hibaaq iyo cegaag waxaa Ka dhexeeya jacayl dhaba😂😂😂😂😂😂 waar waxani waa Flim laydin qaadye😡😡
@lilshifo9883
@lilshifo9883 5 жыл бұрын
😀😀😀
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Caaliya wey arkaan inay filim yahaye somalidu wey hdl bdanty wllhy
@rikman3561
@rikman3561 5 жыл бұрын
MUSASALKA. Taaxane ka dhiiga Ramadaanti wey dhanatee Musasal macm wye tlhi😍
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 5 жыл бұрын
Rik man waad dareentay ayaan filayaa sibuu isugu dhaxyaacsan yahay oo gabogabo ayuu u eeg yahay
@horseedofficial7042
@horseedofficial7042 5 жыл бұрын
Film maalgelin fiican lagu bixiyey, si tayo sarraysana loo duubay, wacyi iyo waayo Soomaaliyeedna gudbinaya. Waa bogaadinayaa Shaqaala weynaha Universal Tv. Waxaanu ka rajaynaynaa in kuwo kale oo noocanana in ay noosoo gudbiyaan. Thank to you guys.
@kkkk-lo4lk
@kkkk-lo4lk Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 5 жыл бұрын
Mashaa allah gabadha hooyada jileyso waa asal barteediyeey dhigtahay qeybteedi filinkana waa icajabiyey runtii
@fadumocabdi241
@fadumocabdi241 5 жыл бұрын
Ilahay habeenka laylatul qadriga haydin kusiime Like ta igu qabta
@hamzamliban6645
@hamzamliban6645 5 жыл бұрын
KZbin chenal mad thy ?
@cbdicbdi1621
@cbdicbdi1621 5 жыл бұрын
Rabi soonka hA inAga aqbLo dHAMAANTEEN
@sucdimuusa6009
@sucdimuusa6009 5 жыл бұрын
Amiib
@hawotaaako3525
@hawotaaako3525 5 жыл бұрын
AamiiN wllo
@fathiali4070
@fathiali4070 5 жыл бұрын
Anuu sida dadka qaarkood like tuugsan maayo ee bahda UNIVERSAL TV ayaan leeyahay Hambalyo sida aad usoo diyaariseen riwaaydan quruxda badan idinka iyo bahdan sida fiican utababaran ee jilayaasha ah.
@ashrafcm5637
@ashrafcm5637 5 жыл бұрын
Ilahy iidka cafimad ha inagu gadhsiyo amiin amiin
@foojigsame9012
@foojigsame9012 5 жыл бұрын
Alle Ha ina wafajiyoh Habenka laylatul Qadriga dhamantenba Ammeen
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 5 жыл бұрын
Khadar Abdirizak اللهم امين يارب العالمين
@nastexasharaf9904
@nastexasharaf9904 5 жыл бұрын
Aamiin
@mucalimmuxamed9814
@mucalimmuxamed9814 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@hamsegeelle7031
@hamsegeelle7031 5 жыл бұрын
imisa ramadnta kadib donaysa inuu musasalku sii socdo 👍👍💖
@daganabdullaahi1668
@daganabdullaahi1668 5 жыл бұрын
Suxuurta Yaa Ii kicinayaa Abdi qani ayaa Ii kicin jiraye😂
@ALi-wn1qg
@ALi-wn1qg 5 жыл бұрын
Hhhh she is funny
@nimcougbaad9681
@nimcougbaad9681 5 жыл бұрын
Hhhhh suxuur beel dheh
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 5 жыл бұрын
Hhhhh waa funny tayari
@yusufmaxamed6125
@yusufmaxamed6125 5 жыл бұрын
Anaa ku kicinaya iska ilaw abdiqani.
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@faadumopro4983
@faadumopro4983 5 жыл бұрын
Ilaahey soonta iyo salaadaba haynaga aqbalo 😍
@yoolchannel2140
@yoolchannel2140 5 жыл бұрын
Aamiin
@user-xx6uz1cf9v
@user-xx6uz1cf9v 5 жыл бұрын
aaamiin yaa rabi
@Mawo107
@Mawo107 5 жыл бұрын
Amin amin
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@yoolchannel2140 plz isaar subscriber
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@user-xx6uz1cf9v plz isaar subscriber
@sagaladam8131
@sagaladam8131 5 жыл бұрын
Musalsal kan waa kii ugu xiisaha badnaa ee dadku wada hadal hayaan❤
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 5 жыл бұрын
Anaa ugu so horeeyey manta ilaahow soonka iyo salaada intad ka aqbasho naga dhig wa 10kii danbe ramadan allow naarta naga xoree
@hoododheeg7895
@hoododheeg7895 5 жыл бұрын
waligay ruwayad ay matalen somli tan tu ka cajibsan ma dawan
@adiyamursaldualle4467
@adiyamursaldualle4467 5 жыл бұрын
Wax kle iga walleee hibaaaq hooyo dhab ah baad ku matalin waad ka baxsatay👌
@arisakhassanabdullahi4238
@arisakhassanabdullahi4238 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/f5eWeIqBlrl2m6c
@safasamawada7034
@safasamawada7034 5 жыл бұрын
Taageerayaasha Ikraan iyo Abdiqani Like iisaara waa labada shiday meesha
@suleeqas.d468
@suleeqas.d468 5 жыл бұрын
Masha allah yaaba heli kara naag ninkeda so xasusineso walashis ama rerkisa cawi dheheso hibaaq o kale o run ah Allaha badiyo😊
@Yahhyea4
@Yahhyea4 5 жыл бұрын
HipaaQ🤣🤣🤣🤣🤣 PalO Ku DAGTEY I LIKED CADI MA TIHID WLHI Wn Izka Kaa JeclaHy Dartaa U Dawadaa XalqadaHaaNa❤
@zzzulpaannaapluzzz7457
@zzzulpaannaapluzzz7457 5 жыл бұрын
waa hablaha inta kaheshey sariirta jiifka like ta meeye dee
@Lowk3y19
@Lowk3y19 5 жыл бұрын
Maad iska minyaraysatid inta ku qosashay farta taaga😂🤣😂🤣😂🤣
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 5 жыл бұрын
Malina uguma soo horeyn malin walba isagaa like tu ay mareyso 15,k ayaan arkaa monzha allah filim hir galey weeye👏👏
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 5 жыл бұрын
dano garaa ayan leeyhy alle ii barya inuu i siiyoo umadaa somaliyeed fadlan
@saynabxasan6764
@saynabxasan6764 5 жыл бұрын
Alle ha ku siiyo wll
@hodhanqurux2144
@hodhanqurux2144 5 жыл бұрын
Hooyo laanta awar wayee❤️❤️💋
@hananmohamed6739
@hananmohamed6739 5 жыл бұрын
abaar dhe
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Say abaar okay
@hawotaaako3525
@hawotaaako3525 5 жыл бұрын
Kkkk
@saharamaxamed1478
@saharamaxamed1478 5 жыл бұрын
Haa walhi😢😭😭😭😭
@zuzenalpi6533
@zuzenalpi6533 5 жыл бұрын
Ku zali napiga scw😎😍😍
@Neehalofficial9435
@Neehalofficial9435 5 жыл бұрын
Scw scw scw tnks wlo
@fartunshariifasen4717
@fartunshariifasen4717 5 жыл бұрын
scw scsﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@yahyeomer2638
@yahyeomer2638 5 жыл бұрын
Scw
@zumayodaxik2613
@zumayodaxik2613 5 жыл бұрын
Impay ama inpaw minA comment kygA arkto like Jag igA si😂
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Isagaan kugu daray 😂😅
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Jamaal jeceelow😂😂
@hidershow4337
@hidershow4337 5 жыл бұрын
kkkk maxa inpaw?
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 5 жыл бұрын
Sami💕
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
impaw?
@ibrahimabdirahman3976
@ibrahimabdirahman3976 5 жыл бұрын
Siyaasad hoosaan isku haynayee naa ninka ha iijabin like ta inta ila fahantay 💓👍
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 5 жыл бұрын
Hibaaq ku haystaa axsan jiliin wlhi xildhibaan cunaaye iyo hibaaq filimka idinkaa wada❤
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 5 жыл бұрын
Naxariistii hooyo nimo ayay jilaysaa hibaaq 😢😓walhay hooyaday baan u xiisay love you mum😍
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk hibaaq iyo ceeegaaga wlhi kama xiiso dhoco si run run ah bay u metelaan riwaayada waa jillaayaal cajiiba runtiii
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
*Hibaaq wanku haystaa kulaha Raguba dumarkooda wey kaxaystaane maad ikaxaysatid*
@dekamoge8359
@dekamoge8359 5 жыл бұрын
zccvvjjhhhihychjjklkkhjjjkbjbbpbnggghfhzuejxjghoyaehsv krajfzkfbdnfncmvmvnvbcbbhh. b jvmggvmvmmm
@allaaamin6680
@allaaamin6680 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh qosoll wlhyi
@odayhebeltv5851
@odayhebeltv5851 5 жыл бұрын
ceegaag jiliinkiisa waa 200% caadi maaha
@zumayaapdi1714
@zumayaapdi1714 5 жыл бұрын
Hibaaq qobaad wllhi si kal iyo laaba ayaan utaageraa xbbti magacaa hajiro
@sumayasiman6532
@sumayasiman6532 5 жыл бұрын
❤❤❤❤ musal kaan jclaay intii jecl like
@halimaahmed3558
@halimaahmed3558 5 жыл бұрын
Waan. Ku haysta walahi. SI fiican yay. U jilayaan❤️❤️❤️
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 5 жыл бұрын
Sami❤💕
@sabadxasan9745
@sabadxasan9745 5 жыл бұрын
Ilahy habenka laylatul khadriga kuma dhafiye liketa ha idhafin
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 5 жыл бұрын
Universal tv shaqo wacan.dadkaaga.intay cid kale hagi lahyd wax u sheegi lahayd adigu hag oo riwaayado iyo musalsalo macaan usoo bandhig waan.idnku raacsanahy hambalyo ayaan.leeyahay iyo kooxdan carbisan ee aadka isku fahanaty bravo calyk Unversal Tv
@xariiromar2641
@xariiromar2641 5 жыл бұрын
Hipaaq aad ban kuu taageera poqorada Fanka actors buuxda wallahi
@walaalhasan575
@walaalhasan575 5 жыл бұрын
Jecliyaa qabiilkayga iskaabullo like ta ha ila dhaafina jaalayaal
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Allaw soonka, iyo acmaasha wanaagsan naga aqbal aamiin
@amalahmed6086
@amalahmed6086 5 жыл бұрын
oh my God hibaaq macaan ku xasuustaa Illaahay hooyo kasta if iyo aakhiraba haw naxariis badiyo
@waxwalba1408
@waxwalba1408 5 жыл бұрын
Nio hibaaq iyo ceegaag alle ha isku daree amiin dhaha
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@cc production plz isaar subscriber
@najahawil3119
@najahawil3119 5 жыл бұрын
Aamiin
@kaltumabdi7129
@kaltumabdi7129 5 жыл бұрын
Aamiin
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 жыл бұрын
Ceegaag waa xarabo 😘😘😘😘🤣🤣🤣🤣😎😍😍
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 жыл бұрын
Hibaaq wllo qali alle haku xafido 😘😘😘😘
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 жыл бұрын
Oo MEEL MCN BEY MARAYSAAYE KEEP GOING BROTHERS AND ZIZTERS! In the world's
@abdirahmansaidfarah4351
@abdirahmansaidfarah4351 5 жыл бұрын
SSSAAAASSZX
@hajilyrics1525
@hajilyrics1525 5 жыл бұрын
Taaageerayaasha c.qani isku filan like ii saaara👍
@nasrudiinofficial1776
@nasrudiinofficial1776 5 жыл бұрын
Wacdiyo waano Ramadaanti Way dhamaataye Noo Sii Wada Min Fadlik 🙌
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
نبي صلى الله عليه وسلم💝🌙💝
@caashaxaashi4353
@caashaxaashi4353 5 жыл бұрын
Scw
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 5 жыл бұрын
Gumaysidiid Tube عليه افضل الصلاة والسلام
@maxamedaxmed3105
@maxamedaxmed3105 5 жыл бұрын
Scw
@ilhaanabukar712
@ilhaanabukar712 5 жыл бұрын
Scw
@idilsaid3544
@idilsaid3544 5 жыл бұрын
Gumaysidiid Tube scw
@sawdaayaan6696
@sawdaayaan6696 5 жыл бұрын
Ikraan iyo hibaaq iyo ceegaag iyo isku filan waa af miishaariin oo hadalka yaqaana wllhi
@khaalidkcychannel4239
@khaalidkcychannel4239 5 жыл бұрын
InTa AragTay Hibaaq Hinaasehega Ha i dhaFij
@richman9183
@richman9183 5 жыл бұрын
Hibaaq gobaad Abayo Ilahay qurxdad a haku siyaadiyo mansha allah
@maxamedodowaa1346
@maxamedodowaa1346 5 жыл бұрын
Ragani naagahan oo kle bayna qabin 😂😂😂 way hinaastay😁😁😁😁
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Alla hooyo mcn jecliyaa😢😭 Waxa dareemi kara qofkii ka soo dheeraday oo Dhulshisheeye yimaada😢😭 ax Allow hooyadey mcn na isku keen nabad tus iyo inta ila mid ah😢😭
@zaamiyare719
@zaamiyare719 5 жыл бұрын
Kowsariina Khaalid aaamin aamin hooyo oo nabada iyo anagoo nabada isku kaaya keen❤️ from Germany 🇩🇪
@fatoumahamoud2379
@fatoumahamoud2379 3 жыл бұрын
Amiin
@abdiqanimohamed1413
@abdiqanimohamed1413 5 жыл бұрын
ikraan calaacalka wa ka dhab oohin kaso dhow 😂😂😂isku filan jcyl dhaba ku aburay👏💓
@ninkasaqdadhexewaxcunafara4375
@ninkasaqdadhexewaxcunafara4375 5 жыл бұрын
Waaar waaa riwaayade
@cabdurahmandahir1256
@cabdurahmandahir1256 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh sax
@saeednoor5428
@saeednoor5428 5 жыл бұрын
Hhhhh Adiba ma yareesadid maalintii labaadan jeer baad calaacashaa😂😂sxb yaa been la isku sheegin
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 5 жыл бұрын
Ikraan waxay hoyadeed laso hor fadhidaa cabdi qani aya sidan isamayn jirey hooyadeedba ma aragto indha beeeel.
@idilaadan9096
@idilaadan9096 5 жыл бұрын
Muscab Mohamed Mohamud cabdiqani waa indhahediye miyey fadhiyeysa qalbiga holcaye 😂😂😂 qalbigu waa power hooyaba miyey arkaysa 😂😂😂😆😆
@ayaanbadan8414
@ayaanbadan8414 5 жыл бұрын
ALLAH HANAGA AQBALO SOONKA IYO CIBADADA LAYLATULQADIGANA ALLAH HAYNA WAAFAJIYO🤲🤲📿
@mustalafodheman1630
@mustalafodheman1630 5 жыл бұрын
Hoooyo farxad igu nolow💕💕💞💞😍💋💋
@lamahuraan9590
@lamahuraan9590 5 жыл бұрын
Kkkkkkk nadh lagaa sii way iga waalatay kuteh 😅😅😅😅😅 War yaa ila maqlayay
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
istaqfurullaaH 😂aniga
@abdixahiin3414
@abdixahiin3414 5 жыл бұрын
Nadh maahee waa neg 😅 meel gaaraa loomisticmaalaa
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Waa nag
@nicmofarah8206
@nicmofarah8206 5 жыл бұрын
Hhhhh inta kahesha ceegag iyo hibaaq Like isara
@Hawd
@Hawd 5 жыл бұрын
Hibaaq maanta si gobonimo ah ayeey uu hadashay oo waxay tidhi miyi ceeb ma lahaa oo ana joogi jiiray. Gobonimo iyo sharaf.
@sugalstudio3323
@sugalstudio3323 5 жыл бұрын
EraYGi iGu qosolkah badnah aan waYdiYo wano kalah kulmo ayeeYo radeY hadi ilah mid thY like haYgalah bakhaYlin 😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
Kkkkk kulaha cabdi qani na waa laso dilay 😁😂😂😂
@ogowquruxiiwaadiine5640
@ogowquruxiiwaadiine5640 5 жыл бұрын
Alle sonta haynaga aqblo Aaaaamiiin
@mohamethnaasir655
@mohamethnaasir655 5 жыл бұрын
Hooyo inti jecel like isaaR
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 жыл бұрын
Zuxurta yaaa ii kiciniya abdiqani ayaa ii kicin jire 🤣🤣🤣🤣🤣
@idilsaid3544
@idilsaid3544 5 жыл бұрын
nadia dhowrzan waa marmarsiyo jacayl waxaasi nio😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
@@idilsaid3544 kkkkkkkkkkkkk illaahada kama xiiso dhaco waa kusoo celceliyaa
@SIMANADESHMEDIA666
@SIMANADESHMEDIA666 5 жыл бұрын
ilaaah Hanaga Aqbaalo Soonka Iyo cibadada Like haiga ilawin Iyo Subscribe wll 👍🏽👍🏽👍🏽✔✔💯💯💯💯
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Dadki xanuun like ladhaho kudhacay
@ugbaadabdi4787
@ugbaadabdi4787 5 жыл бұрын
Hipaaq hooyo caaday ku matalaysa allow hooyo noo daa👍👍👍👍👍
@mohamedabdullahi3439
@mohamedabdullahi3439 5 жыл бұрын
Hibaaq iyo Ceegaag Jilayaal Cajiib ah 👍
@idilabdi586
@idilabdi586 5 жыл бұрын
Hipaaq kal iyo laapan utageera😁😁
@cabdisalaansaeed7737
@cabdisalaansaeed7737 5 жыл бұрын
Xalay walhi anigoo wado soconaya ayaa labo gabadhoodo iga danbeeya yidhaahdan isku filan lasoo qabtay oo xalqadii 20 maraysaa musalsalkii dhadhan yuu shey . Aleele bagaa masusaladii hore looga guuray mahadsanidiin jelayaasha iyo universal tv .
@somalilyrics4027
@somalilyrics4027 5 жыл бұрын
Hibaaq gobaad iyo yusuf cegag inta ila tagerzan like igu qabta
@mahadabdilahi99
@mahadabdilahi99 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak guys waa bil ramadaane subscribe iisaar alleh hakula kulmiyo laylatul qadrige 🙏🙏
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 28AAD
30:19
Universal TV
Рет қаралды 369 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 30 МЛН
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 14 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
Musalsalka Dhaqan Miyi & Dhal Magaalo 22AAD
26:37
Universal TV
Рет қаралды 81 М.
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q18aad
41:17
Universal TV
Рет қаралды 156 М.
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q25aad
37:05
Universal TV
Рет қаралды 185 М.
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 4,9 МЛН