MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 4AAD | HIBAAQ OO KA MASAYRTAY IKRAAN SAAXIIBADEED

  Рет қаралды 240,225

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 573
@AOmer-mu5wh
@AOmer-mu5wh 5 жыл бұрын
Hibaaq waa talent run ahaanti wa qof marxalad walba jili karta Tageraheeda 1aad ban ahy guul iyo gobonimo
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Bro madax ilhy subscribe isaar chanelkayga adoo mahadsan
@nachatiofficial9165
@nachatiofficial9165 5 жыл бұрын
Jacayl
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Hadaad soomantahay waxaan Ku rajaynayaa in alle soonka iyo saalada inaga aqbalo💓🌙💓
@user-fv1gp8op7i
@user-fv1gp8op7i 5 жыл бұрын
aamiin
@adnanmohamed2999
@adnanmohamed2999 5 жыл бұрын
Sido kle
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Gumaysidiid Tube ASC wll subscribe isar
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
AAMIIN wllo ilaahay ha inaga aqbalo
@shakirahmedcn8897
@shakirahmedcn8897 5 жыл бұрын
Amiinyarabi
@MohamedAli-rc1zu
@MohamedAli-rc1zu 5 жыл бұрын
Alle how naxaristo xaji cabdikarin cabdi warabe amen
@rooromoo4201
@rooromoo4201 5 жыл бұрын
Mohamed Ali amiin alah ya raxma raximiin
@heblaayohebel4540
@heblaayohebel4540 5 жыл бұрын
Amiiim 😢😢
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Amiiiin amiiin
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 5 жыл бұрын
Aamiiin sxb Illahay ha xaaji cabdi kariin xuseen
@hamdahasan1515
@hamdahasan1515 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin geeridu waa xaq waana lawada dhimana yaaye
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Ceegaag iyo hibaaq waxaan u Rajeeynayaa inay lamaane rasmiya oo dhab ah Ay Noqdaan bisha Ramadaan ee barakaysan darteed. Aammiinta Raaciya inta iga Dambeeysa😍🤲❤
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 5 жыл бұрын
MOHAMED ABDI KAADIR aamen
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 5 жыл бұрын
Ameen way isku so baxayane
@sinyoritamaymun3642
@sinyoritamaymun3642 5 жыл бұрын
Amn
@yahyeomer2638
@yahyeomer2638 5 жыл бұрын
Aamiin
@rahaali1805
@rahaali1805 5 жыл бұрын
Halmar aynu u ducayno cabdiwaarabe wa maalmo khayrlee alle in uu ka rabiiyo janooyinkiisa ameen
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Ameen
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 5 жыл бұрын
illahay haw.naxariisto
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Allh suaalaha ha ufududeyo
@tufaaxmaygaag6340
@tufaaxmaygaag6340 5 жыл бұрын
Ilahay qabriga haw wasaco
@adnaahmed4113
@adnaahmed4113 5 жыл бұрын
Alla haw naxariistu
@wiilhoog8804
@wiilhoog8804 5 жыл бұрын
Xaaji waraaabe allaH unaxariisto janatul fardowsana allah ka waraaabiyO
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
Izku fiLaN daRti hadad meZha uzo gaZho liketa Ha iLa dhaaFiN😂😂😂
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@inaxaaji7964
@inaxaaji7964 5 жыл бұрын
Qoraalkaa lama aqrin karo wixii dhan xarafka z aa ka dhigtay
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@@inaxaaji7964 nio marka midha iskulki hoose kasoo boooday looLz
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
@@somalilanderdhaba6133 😂😂teaMkaY ma ka mid thy
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@somalilanderdhaba6133 plz subscriber isaar
@marwonaima4815
@marwonaima4815 5 жыл бұрын
yaa allah waalidka hanaga qaadin aabo markuu kula hadlayo xata indhihiisa lama ego wax walipa ixtiraamkod ya rabi waalidka hanaga qadin😍
@abdirazakmahamoud4811
@abdirazakmahamoud4811 2 жыл бұрын
11rue pas à la maison de retraite et
@shacabshow8839
@shacabshow8839 5 жыл бұрын
Hadad ramadaanta ku faraxsantay ciidna u diyaar garoobaysid like isaar
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Nafisa c Qorane ASC wll subscribe isar
@omergedi9428
@omergedi9428 5 жыл бұрын
iskufilan iyo ceegaag dartood inta udaawato like isara😂🤣🤣🤣
@umuikhlasmohamed2202
@umuikhlasmohamed2202 5 жыл бұрын
Omer Gedi runti isku filan dartii baa u dawada
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Bro madax ilhy subscribe isaar chanelkayga adoo mahadsan
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 5 жыл бұрын
Qofwalba waa Ramadane wixi qalbigisa ku jira ilahay hasiyo
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 5 жыл бұрын
Ameen wllo
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 5 жыл бұрын
Amiiin abyo
@maxamedganay9733
@maxamedganay9733 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@omarabdirisak8652
@omarabdirisak8652 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
Aamiin baayo🤲
@weheliyetv1700
@weheliyetv1700 5 жыл бұрын
Somalay ilahay ramdaanta khayrkeeda hayna siiye 1000 qof oo subcribe ii saara ayaan marti idiinka ahay somaliyeey😭
@senyorinaofficialchannel1163
@senyorinaofficialchannel1163 5 жыл бұрын
Isaar waan ku saraaye
@inamacalin7646
@inamacalin7646 5 жыл бұрын
weheliye zhp waad u qalantaa 1k
@zaedzahid8217
@zaedzahid8217 5 жыл бұрын
Weheliya tv
@zuheepzergio671
@zuheepzergio671 5 жыл бұрын
Waxaay baroortu dee wx subscribe laguugu saaro dadka tus🤣🤣🤣🤣
@mireyaretube800
@mireyaretube800 5 жыл бұрын
Asxaapta like 100 like igu caawiya idinkoo raaliya
@asmaburale4828
@asmaburale4828 5 жыл бұрын
Kmb😧🚱⛎⛎🈶🈶🕥🔳⚫ok
@zureer5014
@zureer5014 5 жыл бұрын
HadaaD weLi zomantahay Alle afurKa cafiMad Hagugu GaadhziiyO😑
@kingadnan8128
@kingadnan8128 5 жыл бұрын
yusuf ceegaag iyo hibaaq waa professionals.😍😍😍
@zackdiaspro6311
@zackdiaspro6311 5 жыл бұрын
inTa izkufiLan ila taageerTa like ta hayLa dhaafina ncla zheydaan ku yaaLe😂
@aydaruuzahmed6326
@aydaruuzahmed6326 5 жыл бұрын
War anu aDaapaN ku taaGeRa zackiYoY😋😂😂😂
@zackdiaspro6311
@zackdiaspro6311 5 жыл бұрын
@@aydaruuzahmed6326 Thnkz ProTHerKai❤
@zekeriyeabdi1929
@zekeriyeabdi1929 5 жыл бұрын
Zack Diaspro
@zackdiaspro6311
@zackdiaspro6311 5 жыл бұрын
@@zekeriyeabdi1929 👑mgaci iGa xadee
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 жыл бұрын
Yuusuf ceegaag Isku filan Shacayb yare Hibaaq Ikraan waaa dad jirra
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Bro madax ilhy subscribe isaar chanelkayga adoo mahadsan
@cabdicali1716
@cabdicali1716 5 жыл бұрын
Hibaaq gobaad inta tagerta like ii saara
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
Haba la'iga soo hormaree Meel uu kujiro cabdiqani isku filan walahi inan ka maqnaanayn 😁😂🤣🤣 ila mid hadad tahay farta taag☝️ wlhi like na saar 😁😂
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 5 жыл бұрын
Waar candiqanaw gabadha caawi sidani simahe aduunbay kugu soo dhacaysaye
@khadramigane521
@khadramigane521 5 жыл бұрын
Ilhay ha u naxristo xaji abdi waraabe mid Ka mid ah tirarkii somaliland
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
Amiin amiin 😭😭😭
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 5 жыл бұрын
Hibaaq hadaa i arkeeso ilkaha haku cabin shaaha isku day inaa faruuryaha ku cabto❤️
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Bro madax ilhy subscribe isaar chanelkayga adoo mahadsan
@najaahzuleiman6934
@najaahzuleiman6934 5 жыл бұрын
Ikraan :Aapahay dadku caawiya dadka jilicsan 😁izku filan hadapa anigu ma jilicsani🤣😂
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 жыл бұрын
luuqadoodaa.jeclahey.somalilanderka❤❤❤❤
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Wlshy qali subscribe iisaar chanelkayga
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
@@sookacweeyemaogtahay8710 kuusaaray adna isaar wlo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
❤❤ thank you quruxeey💋
@zamzamyouzuf1760
@zamzamyouzuf1760 5 жыл бұрын
Zahraa ABDINUR
@hayfaladan8165
@hayfaladan8165 5 жыл бұрын
Mashallah musalsalkani Cajiib sana waxu ka waramaya Nolosha hada taagan iyo dhibaatada jirta ilahay haynaga dhigo kuwii wax ku qaatay جزاكم الله خيرا
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@somalilandergeesi4012
@somalilandergeesi4012 5 жыл бұрын
Waa filmkii somali ah ee abid ugu fiicnaa ee aan daawado runtii
@barwaaqomaxamed5859
@barwaaqomaxamed5859 5 жыл бұрын
Clqani isku filan dartii inta udaawanaysa like
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Tani waa aduun wax kasta hayso ama madhnaw ama buux hogbaad Ku danbayn Qosol ha u daawanina somalay dulucda riwaayada fahma 😤😤
@faadumoyusuf-pl2jh
@faadumoyusuf-pl2jh 5 жыл бұрын
Boqorka Togdheer hog mxa kawada
@mushiiabdirahman
@mushiiabdirahman 5 жыл бұрын
faadumo1997 yusuf macnaha qabri ayu. ka wada saan u fahmay
@mushiiabdirahman
@mushiiabdirahman 5 жыл бұрын
Boqorka Togdheer waa runta wllo
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Xabaasha ayaan ka wadaa wll
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@mushiiabdirahman plz subscriber isaar
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
Anigu gabadhaas ikraan laleyahay ban kahelay jclhyba ilaahey amarkiis😍
@mohasahal1567
@mohasahal1567 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
Hadad sooman tahay like iisaar
@tavosports7928
@tavosports7928 5 жыл бұрын
Ishcalaa musalsal Dhamaaan iskufilan iyo koxdiisa waan idiin zalaamayaa like share HadhAafin
@cqaniyuuyo6405
@cqaniyuuyo6405 5 жыл бұрын
Clqani isku filan Nin aan tagero wlhi Like ta igu qabta haygla bakhyline
@abdiwahidhassan8107
@abdiwahidhassan8107 5 жыл бұрын
Ikraan inantan iskufilan inay wada shekaystaan kujilaysa wa actorad wayday dawlad horey usoco walhi dartay ban udaawada
@mohamedkurtin8979
@mohamedkurtin8979 5 жыл бұрын
😂hibaq zxpteed wxi Ka helayow like saara
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 жыл бұрын
Nolosha qof kle marna ha iska wayneen Maanta hda wax.heesto Ha ku tashan biri 😭😭😭😭dulucda ruwaayda shishay bay ka.hdlesa 😥
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 5 жыл бұрын
Sheekadan wey iigu baxdaa dhabtii😍
@xamdacabdi3162
@xamdacabdi3162 5 жыл бұрын
Qifkii labad ee dawada ayaaN ahaye like
@abdirahmaansamow7635
@abdirahmaansamow7635 5 жыл бұрын
Inta ikaran ilatagerto like ha iisarto 😍😍
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 жыл бұрын
Sidaan inaan abahay ula shekeysan karoo waan iska jeclaan lahaa 😭😂
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 5 жыл бұрын
Waligeed baanay dhacayn hhhh
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 жыл бұрын
@@khalidabdi9537 wllh runta waye baan umalayn
@naimanalka1976
@naimanalka1976 3 жыл бұрын
@@khalidabdi9537 wey dhici
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 5 жыл бұрын
Ramadan Kareem gudoomiyaha koocxda aad bean u salamayaa waana HIBAAQ GOBAAD ..tv -ga universal aad buu u mahadsan yahay…..ceeagag isna waan salamayaa
@bindheofficial5362
@bindheofficial5362 5 жыл бұрын
Cabdiqani isku filan markay tayri gurigooda u amaanto isna waxuu kufaanayaa intuu haysto wlhy fani please 100 subscribe isiiya
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Geel iyo adhi digaag bn leenay dhulbn leenay waa xarabe isku filan bisadan dhaqdaa kaaf iyo kala dheeri bayku matalayaan
@xamdafaahiye7654
@xamdafaahiye7654 4 жыл бұрын
farhan abdi
@xamdafaahiye7654
@xamdafaahiye7654 4 жыл бұрын
Mshla qoosl igadhe
@saiddalmar
@saiddalmar 5 жыл бұрын
Soonka salada iyo acmaasha kale wanagsan ilahay ha inaga aqbalo
@hamdahasan1515
@hamdahasan1515 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin isha alaah
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Aaaamen
@najmaaweys4080
@najmaaweys4080 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Xildhibaan Cunaaye Inanta Cusub Baa Laga Haya sawta Hibaaq ku Fahantay markay Inantisu ku Tidhi siii Qaad 😂😂
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso labadaydii waalid yaa rabbi
@sucaadabdalla3083
@sucaadabdalla3083 5 жыл бұрын
Wligy qof ma baryin😁😁😁😁isku filn
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652 5 жыл бұрын
Iskufilan mxa horta daba dhigay gabadh Wasiir iyo Xildhiban dhalay
@isackmohamed6610
@isackmohamed6610 5 жыл бұрын
I'm the first to give comment, like haila dhaafina bros
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Isack Mohamed ASC wll subscribe isar
@faadumoriyaaq4497
@faadumoriyaaq4497 5 жыл бұрын
Asxaapta inta ka hesha jilista isku filan #like igu qabo
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 жыл бұрын
Bisad baa nagaga kaadiday ku lahaa😂😂
@saedesse6408
@saedesse6408 5 жыл бұрын
😂😂😂😂Yaa ila arka macawis kabo buudh ah loo xidhay Xildhibaan Ceegaag waa comedian
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
Hibaaq Waa qof talent leh runtii siday u hinaastaan ka helay
@naeemajama267
@naeemajama267 5 жыл бұрын
Hh sxb halkana maadjoogta
@naeemajama267
@naeemajama267 5 жыл бұрын
Sxb halkana maadjoogta hh
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
@@naeemajama267 kkkkkkk oo meel walba waan ka dhumaaaye iminka Part five baan dawanaayay wlhi
@naeemajama267
@naeemajama267 5 жыл бұрын
Hhh
@hamdamohamedali5462
@hamdamohamedali5462 5 жыл бұрын
Isku filan iyo ikraan inta tagerta like isaara
@abdisaidaddawe1815
@abdisaidaddawe1815 3 жыл бұрын
Taageerayaasha xil cunaaye iyo hibaaq guuleysta
@ayaan1027
@ayaan1027 5 жыл бұрын
Super waaye ruwaayadan waxaan rajeenaa inaad noosii wadaan 💛
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 5 жыл бұрын
waar kuwani waa beer caazaad ba ramadantii bay ku gafeen🤣😂
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 Ikraan iyo Isku filan waan taageeraaa
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 жыл бұрын
Asc dhamantiin Ramadan Kareem all Muslims plz iiso boqda ilahay darti iyo somalinimo igu so boqda channel kayga thanks all🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤
@najmanaaleeye5640
@najmanaaleeye5640 5 жыл бұрын
Ikraan waa funny 😆 hhhh
@user-rl9ye3kh9j
@user-rl9ye3kh9j 5 жыл бұрын
Aduun laguma qiimeeyo qof hantidisa ee qof ka kartidisa lacabira dhabti waa riwayad nolasha dhabtaa ka turjumaysa in tii ila qabta Like ta
@hamiishofficial7042
@hamiishofficial7042 5 жыл бұрын
wlhi Waa Film Xaqiiqada Xambaarsan Waa Reer Xaaji
@CabdiraxmaanYamani01
@CabdiraxmaanYamani01 5 жыл бұрын
Ikraan 🤩🤩 tageere u ahay taa yar
@hodanomer9402
@hodanomer9402 5 жыл бұрын
Niyaw inantu faan badanaa dadka lacagta leh bay meel kaga dhacday saas maaha dadka haku ciyarin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Hodan omer wllhy dadka lacagta leh isku mid mha qaarba sidan ikraan ku mataleyso ka daran iyo qaar dadkoda ku dhex jira oo caawiya
@hamsewafi6478
@hamsewafi6478 5 жыл бұрын
Hablaha lacagta leh inagadaaya beentah
@cabdirisaaqcarab6371
@cabdirisaaqcarab6371 5 жыл бұрын
Mash allah filimkani wuu imaraydee wlahi
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Caamera manka ceegag iyo isku filan wax ka duubaya kalliya bararba ku dhacay😂
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
hibaaq wy hinaasty *dhakhso habaryar aad tagtide* 😂😂😂
@Ashra_fow
@Ashra_fow 5 жыл бұрын
Haa wll
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 5 жыл бұрын
Wlshy qali subscribe isaar chanelkayga adoo mahadsan dadaa
@abdiwahabmohammed5619
@abdiwahabmohammed5619 5 жыл бұрын
Hh ha way hinastay
@abdiwahabmohammed5619
@abdiwahabmohammed5619 5 жыл бұрын
@@Ashra_fow Hamze tani bro
@ubahqalab183
@ubahqalab183 5 жыл бұрын
Ma ila aragtay zxp ina caddiniyey hhh
@shakirahmedcn8897
@shakirahmedcn8897 5 жыл бұрын
Allahay hanuunaxarasto .marko ina aufsado amiinyarabi
@zuhaipmohamed8787
@zuhaipmohamed8787 5 жыл бұрын
Maasha allah wll alaha haydin siyaadiyo kulahaa markay u faanto 😂😂😂😂 isku filan nin adaG wlhy
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 5 жыл бұрын
Gabadha xijaabka madow way Qos qosleysa bentiisa layaabtey kkkk
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 5 жыл бұрын
wllo iska daaya sharaabka warshadaha Canbe Iyo khudaarta kale caba …. si bulshaduna idinkaga dayato..inleyn bulshada ayaad waano Iyo wacdi u wadaane..mahadsanidin
@baxsansheikh1041
@baxsansheikh1041 5 жыл бұрын
Filimkaan hanaga kala jarina wuu shidan yehee
@abdimalikmohamed1493
@abdimalikmohamed1493 5 жыл бұрын
Wllhi xaraabe isku filan qosolka iga dhameeyey
@adnanmohamed2999
@adnanmohamed2999 5 жыл бұрын
ilahy soonka hynaga aqbalo Dhamaanteen
@abdiwahidlastking6123
@abdiwahidlastking6123 5 жыл бұрын
Ikraan Go forward my sister from another Mother
@najahgabuzh9576
@najahgabuzh9576 2 жыл бұрын
Igraan wlhi waa fani❤❤❤🤣
@ahmedakram6901
@ahmedakram6901 5 жыл бұрын
Fanka somaliga waxaa ka maqan dhaqaale, dad isku hawla iyo waxa ugu muhiimsan oo ah wacyigalin si dadka loooga dhaadhiciyo in fanku aanu wax xun ahayn ee yahay qayb kamida jiritaanka qofka somaliga ah iyo dhaqankeena suuban. Aad ban u u bogaadinaya so noolaynta fanka. Waa Cumar oo gaalkacya idinka daawanaya.
@ruuruuujama2691
@ruuruuujama2691 5 жыл бұрын
Stresska ma aniga iyo odaygaygaad nagu kala fururaysaa hibaaq iyo ceegaag waa jilayaal saxa
@Aw-jaamac
@Aw-jaamac 5 жыл бұрын
kkkkk waxaan aad ugu qoslay markii xildhibaan ku damac ka galay Gabdha martidaa oo islaantu ku fahan tay. daqiiqada 14:35
@alistyle6091
@alistyle6091 5 жыл бұрын
Marbaa la yiri waziirka Arimha dubada laga dhigaa wadkaa kasoo gaaray kulhaa filimkan cajiib waaye keep going
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Ali style ASC wll subscribe isar
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 without Isku filan the qooto qooto isn't continue 😂
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Afcourse
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak walaalayaal ilaahey soonka hanaga aqbalo ❤️🙏🙏🙏✌️
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Amiin wll
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Samira Omar ASC wll subscribe isar
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 5 жыл бұрын
Dadka waxaanu ku lenahay oo ku leenahay Alhamdulilah 😂😂😂🤣🤣
@salmaomar7950
@salmaomar7950 5 жыл бұрын
Abdirisak Ak 😂😂😂😂
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 5 жыл бұрын
salma cumar 😂😂 waxan modayay inu dhahayo sooma ama Sakada bixiya 😂😂 Alxamdulilah Xoolihisu Xildhibanku xasustay
@salmaomar7950
@salmaomar7950 5 жыл бұрын
Abdirisak Ak wallhi ana waxan uqabay inuu sowado soma saa kulahaa Alxamdulilahi 😂😂😂 isaga xolihisaa umuqda 😅😅
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 5 жыл бұрын
salma cumar 😂😂🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️
@amiinabdirashiid8529
@amiinabdirashiid8529 4 жыл бұрын
Hhhhh hibaaq waa qosol filimka darted muu socdeen keep goein
@mahadyareinafax1209
@mahadyareinafax1209 5 жыл бұрын
Cabdiqaniyow gabar xildhiban dhalay ha iskugu dhawanin
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Mahad yare Inafax ASC wll subscribe isar
@mahadyareinafax1209
@mahadyareinafax1209 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail wan kusaray huuno
@ilyaasckariimaadam5036
@ilyaasckariimaadam5036 5 жыл бұрын
Xaqiqaduu kahadlayaa filmkani
@ridwaanmohamed7758
@ridwaanmohamed7758 5 жыл бұрын
Mustaqbalka gurigasao kala dhisanaya ikahu hai rumeeyo
@cishqilyrics
@cishqilyrics 5 жыл бұрын
Yusuf ceegaag wxu ka mid yay shaydamada hablaa yar yar laga hayo hibaaq hay hay intaad hayn karaysid
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Hhh weyka hinaastey
@CabdiraxmaanYamani01
@CabdiraxmaanYamani01 5 жыл бұрын
Ikraaan iyo cabdiqani 😍😍😍
@raxmaarab3068
@raxmaarab3068 5 жыл бұрын
Inta qalaadka kahelay like
@mohamedguure__8081
@mohamedguure__8081 5 жыл бұрын
Masha allha royad waano ah weyw wale
@aasiyaahmed1233
@aasiyaahmed1233 5 жыл бұрын
In tageersanhy reer burco Viv magaladaydii😍😍😘
@senyorinaofficialchannel1163
@senyorinaofficialchannel1163 5 жыл бұрын
One k ma heli kraa oo subscribe ah ilaah dartiisa
@mohayare5957
@mohayare5957 5 жыл бұрын
Somaliyeye gabadhaas ikaraan labarkeeda ama email aan kala xiriro isheega waxanbo ka helay suraheeda iyo seey isleedahay waa gabar dhamaystiran runti.
@honestdude70
@honestdude70 5 жыл бұрын
Inta jecel musalsalkan quruxda badan like ta haila dhaafin
@bulshawiofficial6703
@bulshawiofficial6703 5 жыл бұрын
Nabiga ku saliya asxabta likena igu caawiya
@sakariyeaxmed6455
@sakariyeaxmed6455 5 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto xaaji cabdi warabe
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 жыл бұрын
Kkkkk maxd ku afurta horta kkkkk walhi cajib walhi hadu kasi duunid ku si noolado inanu war ku rebayn
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Habartiyaa maseeerte naaaag hanoo keenin kulaha😂😂😂🤣🤣😜😜🤪🤪🤪🤪🤣🤣
@kurmanyojrchannel1007
@kurmanyojrchannel1007 5 жыл бұрын
izku Filan Hipaaqa YusuF TageeRo Buuxa 😍😍
@actor_guleid
@actor_guleid 5 жыл бұрын
IskufilaN❤😅Nin adaG
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 жыл бұрын
Muxuu faraha la jaqeyaa😱😂🙏🏻
@mustafcabdi4599
@mustafcabdi4599 5 жыл бұрын
Maansha alh waleee mamada guriga waaa boqorad wlhi ilahay midaas oo kale haygu hagaajiyo
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 8AAD
25:25
Universal TV
Рет қаралды 505 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 37 МЛН
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 23AAD
26:14
Universal TV
Рет қаралды 258 М.
QOOTO QOOTO QOOTO IYO ISKU FILAN OO FASHILAMAYE
35:39
Damashad Media
Рет қаралды 48 М.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 134 М.
ishaan jidhkaaga ayay ku qarsoonayd balse maanta kashif
37:17
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 529 М.
Musalsalka Dhaqan Miyi & Dhal Magaalo 6aad
36:32
Universal TV
Рет қаралды 49 М.
Taariikhda Qabiillada Gumeystaha la dagaallamay iyo Prof Yaxye Caamir
11:39
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 2,4 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 37 МЛН