Musasalki Maroco Oo Wajikale yeshay Guri barwaaqo

  Рет қаралды 37,960

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

7 ай бұрын

Пікірлер: 250
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 7 ай бұрын
IGULA SALIYA XABIBKEN MAXAMAD عليه الصلاة والسلام ❤😢
@Xamsesalebank
@Xamsesalebank 7 ай бұрын
Maanta waa jimcee kusali nabi maxamed ❤❤
@user-cg1iu2xy7q
@user-cg1iu2xy7q 7 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤
@MaxamedMaxamuud-zr7xl
@MaxamedMaxamuud-zr7xl 7 ай бұрын
Anoo somali hays ta seen dhahaa Morocco 🇲🇦 ❤ Queen somali ismuu jiya❤❤❤
@user-cg1iu2xy7q
@user-cg1iu2xy7q 7 ай бұрын
My king ina adeer mcn ❤❤😊
@Umu-Amina
@Umu-Amina 7 ай бұрын
Guri barwaaqo waxa kamuuqata wasiirkiisa arimaha guduhu inuu soo yara canaantay walee naag nool waankuwataa dumaashi 😂
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 7 ай бұрын
ILAHAY dartiis igu soraca somaliyeyney
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 7 ай бұрын
Dumashideen is not easy 😂😂😂😂😂😂
@islaami_tv
@islaami_tv 6 ай бұрын
Asc wllo ilaahay waxkaa farxiya aakhiro iyo aduunkaba hakusiiyo Sabisgareeb nooreeb mahadsanid
@XasanCabdiyaxye
@XasanCabdiyaxye 7 ай бұрын
iskadaa guroou waanu ku fahanyi ee xaflada cawa ee 19 Jan Ayiyi xalimo U badantahyi war ragou hore u socoda zaxibayal
@isbadalkadunid
@isbadalkadunid 7 ай бұрын
War ninka maroko aadayaw iskadaa oo aad tuulada reerkiinu Dago bilaash baad ku helesaane😅😅😅
@Mohamed_Ahmed_Nour19
@Mohamed_Ahmed_Nour19 7 ай бұрын
Guray garacsana lix ballondiorbaa lay hayaa = lix caruura 😂😂
@ismacilmaxamedismacil1138
@ismacilmaxamedismacil1138 7 ай бұрын
Ragow yeynan u qaban lsmacil'Guray Hadli Maye dumasha Kadhex Hadlayse😂😂😂
@loukaliban9692
@loukaliban9692 7 ай бұрын
Guri barwaqo Halimoyin ka ayan ku haysanaa Anaku wayo lama huraan wa caws ka jilaal🎉
@Axmedcabdisamed329
@Axmedcabdisamed329 7 ай бұрын
Dumaashi isn't easy walaahi 😂😂😊
@kowsarjama7655
@kowsarjama7655 7 ай бұрын
Dumashideen booskii Dumarland way buuxisay😂😂😂😂😂jah
@khadraali8373
@khadraali8373 7 ай бұрын
Nin quruxbadan iyo Jannadaba waluguducaysta warkaalay quruxoow
@user-ec8xt6rc4x
@user-ec8xt6rc4x 7 ай бұрын
Guraw wad la dhamaty ragge ka aad de pro❤
@xagal707
@xagal707 7 ай бұрын
Marroco guurka wuxuu leeyahay 4 xafladood oo Kala ha. Xaflada.Saxeexa shahaadada Guurka, xaflada Caanaha loogu madhouse caruusada, xaflada cilaansaarka ama xinaha. Ugu yaran 20,000 dollar ayaa ku baxa
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 7 ай бұрын
Waa laa jabay waa maxa farahu 😁😁😁😁😁😁🤔
@user-jj8mc2ur2o
@user-jj8mc2ur2o 7 ай бұрын
InTii fooL xuN ee JabHada Isoo RaaCa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 7 ай бұрын
Biriq usafre ❌ Bohol ka carare✅
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 7 ай бұрын
Hoyadaa ma bohol bay ahayd bal aabe waydii hostaadu hoolka yaala hadii hool aad sheegtay 😂😂😂😂
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 7 ай бұрын
@@ayaansalad1062 hooyaday meelaha biriq la may taagnayn
@mohmoartanov6713
@mohmoartanov6713 7 ай бұрын
Adigu so haaad😂😂😂😂😂
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 7 ай бұрын
Warba wuu dhameeyay 😂😂😂
@hanathssnesmail6725
@hanathssnesmail6725 7 ай бұрын
Maasha allah,Guray edit kii baratay walaahi😅😅
@user-fe4cb8hg4q
@user-fe4cb8hg4q 7 ай бұрын
War hala heshiiyo xaliimo or faarax😅
@KawsarKalif
@KawsarKalif 7 ай бұрын
Qosolkaa iga cun😂😂😂😂😂
@AyaanleCabdikariim
@AyaanleCabdikariim 7 ай бұрын
Gurow garsorku ciyartu intay socoto ma falayo ciyarte raga kala qaybinta kada😂
@bashkatellmoha9772
@bashkatellmoha9772 7 ай бұрын
Dadka foosha xun ha midooban gurown hada ee hanaga hadhin sxb 😂😂😂😂😂
@deekfaytah
@deekfaytah 7 ай бұрын
Guri barwaqow refree caadiya matihid
@SpeeD-uZ
@SpeeD-uZ 6 ай бұрын
Guri Barwaaqoy anagaa Nagu Foorarinaysaa wajigaaga wazE😂😂
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 6 ай бұрын
Wllshy.booski.dumrland..adbuuxisay.❤❤
@Ciyaalka
@Ciyaalka 7 ай бұрын
Labada wax is mariya😂😂 dib ayaad ka xumaysay karbaashakana waanu kula fahmaynaa, xaflada ayay xaliimooyin kugu sugayaan, caruurta hooyadoodna way daawanaysaa😂
@user-nj7uu4zv9i
@user-nj7uu4zv9i 7 ай бұрын
War manta guri wad kudhamate lasair nio waxan maxay yohiina😂😂😂😂😂
@shioahmed7598
@shioahmed7598 7 ай бұрын
Xage fadhida manta waa jimce
@Apdirazhid_alpha10
@Apdirazhid_alpha10 7 ай бұрын
First comment ❤Ismail abdilahi 🙏✌️
@abdiazizmatanahmed413
@abdiazizmatanahmed413 7 ай бұрын
Adigu soo haad😅😅😅😂😂
@sadamabdirahman7513
@sadamabdirahman7513 7 ай бұрын
Guri barwaaqo maanta wasiirka arimaha gudaha ka dhex hadlaya haw qabanina dhalinyro😂
@SaharlaAbdilahi-sd4yj
@SaharlaAbdilahi-sd4yj 6 ай бұрын
Dumaashi sharafeey waad basrisay ninkii guri barwaaqo 😂😂😂😂😂😂 wllhi waan qoslay
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 7 ай бұрын
gurow marocco transit ku soo mar markaad wadankii usoo laabanaysid.
@user-lo4vu2cq6g
@user-lo4vu2cq6g 7 ай бұрын
Gurowo 1 chansi wan gol morroco grali liiscad
@sagalahmed1222
@sagalahmed1222 7 ай бұрын
Guroow manta wad shidantay😂😂😂
@blackdaimond4685
@blackdaimond4685 7 ай бұрын
Guri barwaaqo ismaris baad aheydee ragga haku talax tegin 😂😂
@abdit8270
@abdit8270 7 ай бұрын
Nin weliba cambaro diisa ayuu canab ku sheegaa... aniga taydu waa dheeman. Bal adba?
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 7 ай бұрын
Guri barwaaqo dumashi baa nagu so dirtay maanta😂😂😂 cadi buu nogu kacsanyhy dumashi naga waregde nin muhiim ah baa naga haysataaye😂😂😂
@Cabdiraxmaandheere-ik7jq
@Cabdiraxmaandheere-ik7jq 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk farax waji diib ku lahaa kkkk😢 war walihi qoso iguma hadhin
@abdirahmansulubsheikh5932
@abdirahmansulubsheikh5932 7 ай бұрын
Waji malihid guriyow naag aad noo jabinaysaa adiba qurx naguma dhantide malaha isku ahayl xaliimo aad qabtaa waan ku fahanaye anaguye mardanbe waxaa hanoola imaan
@XaliimoIbrahim-of4bf
@XaliimoIbrahim-of4bf 7 ай бұрын
Ismaciil apdilaahi Cali guribarwaaqo kep going ilaa naartaH
@munaahmed3403
@munaahmed3403 7 ай бұрын
Xalimo isn't easy 😂😂
@deeq150
@deeq150 6 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-kg5hq6vp1p
@user-kg5hq6vp1p 7 ай бұрын
Dumaashi maynan morociyaan ahyn war naga laashu dumaashi abaandulhan kamamarmaynee
@user-yd6zz1vf6i
@user-yd6zz1vf6i 7 ай бұрын
Guri barqaaqo waan kusaLguri barqaaqo waan kusaalmy
@MaxdYusuf
@MaxdYusuf 7 ай бұрын
Guraw acm maad ku Soo gashid taasaa kaaga ajar badane
@Abdillahi.1
@Abdillahi.1 7 ай бұрын
Labada wax ismariya 2 xalimoz😂😂😂
@BadriyaFarah-mg6ev
@BadriyaFarah-mg6ev 7 ай бұрын
guri barwaaqo adiga dadka foosha xun ku jirta😂😂
@user-pv6dt4ws9z
@user-pv6dt4ws9z 7 ай бұрын
@guri barwaaqo showgii waa gormi repalay
@Farxanfashion
@Farxanfashion 7 ай бұрын
Team Sharma boy ismuujiya
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 7 ай бұрын
Sxb guurow waxan ka codsanya habeenka shawgaga inad sheekoyin cusub kuso darto please sheekoyin cusub 24ka keen
@aadancabdi7057
@aadancabdi7057 7 ай бұрын
Gurow aduunbaa Hadham yaan lagan dhamay waa janise
@AbdirahmanEid-jk2ln
@AbdirahmanEid-jk2ln 7 ай бұрын
First comment today❤❤
@amiincabdalle5021
@amiincabdalle5021 7 ай бұрын
Kulaylku adiga maha ee waa dumashi Guri barwaqo nagada indhaha nagala hadlaysaa
@Abokorhajimouse
@Abokorhajimouse 7 ай бұрын
1.7k oo nin oo fulxun bananu liketa marinaynaa madaamod tidhi labada wax ismariyaa yanay like iga saarin😂😂 kudarso 20.9k oo qof baa dawaday
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp
@CabdiraxmaanMustafe-xp1sp 7 ай бұрын
Wad naga hadhay guray 😂
@AbduqaadirMohamud
@AbduqaadirMohamud 7 ай бұрын
Genius
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 7 ай бұрын
Guray sxbow Rag aan Hal Balliondior na loo hyne abaal raaga rag iyo Geel baa leh. Falaadhaha raac.,🎉
@user-ld6ux9ib9q
@user-ld6ux9ib9q 7 ай бұрын
Siyaasiyiin badan ayay daawatay gabadhani iyo siyaasadii reer galbeedka
@sadaamxuseen5273
@sadaamxuseen5273 6 ай бұрын
6 ballon d'or legend uunba fahmaya😂
@CabdiraxiimIzmail
@CabdiraxiimIzmail 7 ай бұрын
Inan Like kaa saaraYpaH waLaHiYa anoH fooLxun guroow indr iLeen adaaH nasoH daakhiLoH foLxuMadaYadii soH daakhiLaYe😂😂
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 6 ай бұрын
xaliimo SomaliayƏD 🇸🇴 sorry 🙏 wan idiinka rali galinayna cidladan idiinka tagnay😂😂❤
@user-qt9zd5rk4h
@user-qt9zd5rk4h 7 ай бұрын
Guri barwaaqo wlhi hadan ragga nahay wada naga gabstay manta 😂😂😂 wanku wadanaa
@user-pr9se5nq7v
@user-pr9se5nq7v 7 ай бұрын
Gurayow ha naga hadhin doqon hoyadii ba habartay eh 😂😂😂😂
@yasirahmed2445
@yasirahmed2445 7 ай бұрын
GURAYOW ANIGU HADA KUNA JIRO MIYA VIDEOGA 😢😂
@khadardhego
@khadardhego 7 ай бұрын
Gurow dacal uun raac 😂
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 7 ай бұрын
Ismaaciil wllky ❤
@user-sm5vi7ps4s
@user-sm5vi7ps4s 7 ай бұрын
adigu soo haad😅😅😅😅Guraw adigu xagaad raga iskaga reebaysaa. idinka ha odhan ee inaga dheh
@user-cg1iu2xy7q
@user-cg1iu2xy7q 7 ай бұрын
Dumaashideen is not easy 😂😂😂😅😊
@faycalflo3332
@faycalflo3332 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 warya Guri barwaaqo raaga wad qaracdey War side bro
@user-kh2cm1cb9e
@user-kh2cm1cb9e 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤wakutaageeraa ❤❤❤❤❤❤❤quruxoow 🎉🎉🎉🎉qosol igu mahari ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr 7 ай бұрын
Yaa ilaahul calamiin
@NadrawiSalaax
@NadrawiSalaax 7 ай бұрын
Hhhhh guurow nagada fatabakhdada😢😢
@user-ol5ko4fe8z
@user-ol5ko4fe8z 7 ай бұрын
Gurow washamsi isku diyaari team raga is diyaariya😂
@user-gy2vc1hm4j
@user-gy2vc1hm4j 6 ай бұрын
Marocco
@user-by3fl4pu2h
@user-by3fl4pu2h 7 ай бұрын
Guri barwaqo waji ma lihiid xagen ku racna adu is cade anu tagnaya
@CabdiqaniMadobe123
@CabdiqaniMadobe123 7 ай бұрын
Sorry for taking so long on getting this done this
@ugbaadsaleebaan9050
@ugbaadsaleebaan9050 7 ай бұрын
Dumaashideen waya noo helisaya 😅😂 dumaashi noolwo 😅
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 7 ай бұрын
Liis cad oo mcn ugu kaley only moroko girls 😂😂😂😂
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 7 ай бұрын
guriyow caawa gabdho makusodirsaday
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Waar Tan ninka Qas baysayi maxay Ahayd 😂😂😂😂😂😂 mise waa caag😂😂😂😂😂
@user-qk1xo8vr3c
@user-qk1xo8vr3c 7 ай бұрын
Xalimo foolxun majirta mia shabeelka mudug i.w.l😅😅
@user-kx5vv3mo5d
@user-kx5vv3mo5d 7 ай бұрын
Var vedigasi waki sanadkii baxay 😂
@triplek3107
@triplek3107 7 ай бұрын
markaad tidhi abu jahalow like ha sarin xasidinimo us saray😂😊
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 7 ай бұрын
Abu Jahaloow imtixan bad tahay 😅😅
@triplek3107
@triplek3107 7 ай бұрын
🤣🤣🤣
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Duamrka Qaar baa Syrianki dawarsanayay Sawir la.soo galay 😂😂😂
@ISMAADSHANKER
@ISMAADSHANKER 7 ай бұрын
Nio adu ma levti qada tahy manta faraxa wad ku dhamtee🙆‍♂️
@mhmedabdiqadir8964
@mhmedabdiqadir8964 7 ай бұрын
Guri barwaaqo is not easy liin dhanaan kaa qoray caawa iyo qare
@AbdiqaniAhmeth-oj2dx
@AbdiqaniAhmeth-oj2dx 7 ай бұрын
Gurow hadaa ma anagaa loxaana anagaba hoyaa nadhashe😂
@user-bw5pt6dp8b
@user-bw5pt6dp8b 7 ай бұрын
Guri barwaaqo zhp hal werar oy so qadadeen xalimoyinku miya ku cabsi faliyaya 😂😂😂😂
@fadxiyamaxamuud5208
@fadxiyamaxamuud5208 7 ай бұрын
guriyoow ladhan baa kushidan kusalaamay😂😂
@aamiinmaahir8266
@aamiinmaahir8266 7 ай бұрын
Ragu iskuma jiro gurooow😅😅
@XamdiMuxiyadin-sq2kq
@XamdiMuxiyadin-sq2kq 7 ай бұрын
Xalimo is not easy the 😂😂😂
@sukhranasir
@sukhranasir 7 ай бұрын
Adigu so Haaaad😭😭😭😂😂😂😂
@munirawil6543
@munirawil6543 7 ай бұрын
Frist comanTi 🥺😂
@bajiopele9891
@bajiopele9891 7 ай бұрын
Wax baro Ader
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 7 ай бұрын
Waanu qurux badanay hadana ma rabno xaliimo😂😂😂
@hibocabdinaasircumar2099
@hibocabdinaasircumar2099 7 ай бұрын
Xaliimo waa ku rabaa goor mee kudhahday qof yow daalan waa la dahay
@zumihotchanozman3996
@zumihotchanozman3996 7 ай бұрын
Hadad qurux badnthy shiid bd thy shiidna lma rabo😂
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 7 ай бұрын
@@zumihotchanozman3996 hadad doonaysid lacag imika lambarkaaga isoo qor hadaan ku so diri waayo ninba ma ihi
@abdirahimmukhtar
@abdirahimmukhtar 7 ай бұрын
halkeed iskaga reebaysaa guri barwaaqoy farax luga baastoy
Musaasalki Maroco iyo Ariin Cusub Kaso Koradhay Guri barwaaqo
14:05
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 37 М.
Todabadlihi iyo Waji kale Guri barwaaqo
11:56
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 23 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
Reaction Waliya Tik Tok Guri Barwaaqo Qosolkii Aduunka
12:09
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 81 М.
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
Todabadlahi Tik Tok Guri Barwaaqo Yaab??
15:43
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 37 М.
هجوم على بنت جزائرية بالاولمبيات
16:39
Mazen - مازن
Рет қаралды 661 М.
ابو مراد بده يتنح*ر
12:08
Mazen - مازن
Рет қаралды 219 М.
TIK TOK REACTION YAAB
9:13
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 25 М.
Guri barwaaqo reaction ka bixiyay ahmed fj iyo muniir
27:50
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 142 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
0:55
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
БАТЯ НАУЧИЛ (смешное видео, приколы, поржать, юмор)
0:47
Натурал Альбертович
Рет қаралды 1,2 МЛН
Когда не хочешь гулять 😂 #shorts
0:22
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,1 МЛН
ToRung short film: Arm-Wrestling💪(Infinite loop😂)
0:15
ToRung
Рет қаралды 13 МЛН