Musiibo Dil Wadareedkii ugu Argagaxa Badnaa Ayaa ku Habsatay Qoyskaan Taajiriinta ah

  Рет қаралды 14,334

BINU ZAKI PRO

BINU ZAKI PRO

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @binuzakipro
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:
• maxeey ku kala duwanyi...
• Wiilkaan macalimadiisa...
• waxuu dilay oo jarjara...
• dadkuu dilo dhiigooda ...
• ninkeeda ayeey u keeni...
• waan soo laabtay ? max...
• Sidee ayuu u dilay 100...
• xiligii arroskooda waa...
linkiga chanaalka: / @binuzakipro
igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin

Пікірлер: 52
@user-tq8yo9qp5j
@user-tq8yo9qp5j 19 күн бұрын
Inalilahai wa inayileyihi rajucun ma abehed iyo hoyaded aya lacag darted u xasuqday balayo allh kugu rid😢
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. 11 күн бұрын
Alx cala nimcatul islam ilahow owlaad baariya nasii 🤲
@user-vs4ph1zm6y
@user-vs4ph1zm6y 20 күн бұрын
Asc gabadhan waa qof an lahayn wax damir ah hooyo iyo abe udishay lacag darted ilah muslim inaga dhigay amin
@MuunaAli-n7l
@MuunaAli-n7l 19 күн бұрын
Alxmdulilha
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 20 күн бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@naimahussein3911
@naimahussein3911 19 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 20 күн бұрын
Gabar waalan bey aheyd diin la,aanta waa wax xun in la dilo waa xaq ❤❤❤❤
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad 19 күн бұрын
Subaxan allah
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 20 күн бұрын
Iam first😂
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 20 күн бұрын
Subxaaanallah 🎉🎉🎉
@user-fk1vm5ig3c
@user-fk1vm5ig3c 20 күн бұрын
Walaahi waan layaabaa walaal wadankaan qisooyinka aad nooga soo gudbisa midba mid ayeey kadarantahy kwaran 😢😢😢😢
@AmrancawilCawilmaxamad
@AmrancawilCawilmaxamad 19 күн бұрын
Wa wadan layaab leh 🇮🇳
@AliMohajim
@AliMohajim 20 күн бұрын
Ilmaha koolkoolinta laga badiyo iyo barwaaqada caqligooda noocas buu noqdaan badanaa eber Imisa buu jaanis siiyay aabahed waaba aabaha ugu fican marka la joogo India Reerkayga DHAN waa laynaa si aan hantida kaligey uqaato Sahlanaa
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 17 күн бұрын
Salamaad minkuli afaad
@Suldaan_Ahmed
@Suldaan_Ahmed 20 күн бұрын
Bismilaahiyoow
@KhadarxajinuurKhadarxajinuur
@KhadarxajinuurKhadarxajinuur 20 күн бұрын
Xukunka wuxuu aha muqadas lkn hantida un bay dayaycday ileen qoys mahadhin
@iskufilan174
@iskufilan174 20 күн бұрын
Lest subscribe for this guy he deserved walaahi ❤❤❤❤❤
@sayidyasin-f2u
@sayidyasin-f2u 19 күн бұрын
Sxb lagend ayaa tahay mar walba waan daawadaa muuqaladada😢😢😢😢
@UmushuremSalah
@UmushuremSalah 20 күн бұрын
Shukrn wilkenyow wn sugaye qisoyinkaga
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 20 күн бұрын
Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 19 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 18 күн бұрын
Doqonta rayixumadeeda wanucaas lkn waxakadoqonsan kankuracay wakase mexey faideen lkn cadaladiyeey maren 🥸👍
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 20 күн бұрын
Abo indi ah oo kanaxariis badan ma arag odaygaan Cadaalad ayeey martay huno
@makkadagan876
@makkadagan876 19 күн бұрын
Xukunkeda hai dambeeye suasha aya ah maxey faaidey hada family kedina dishay iyadina is dishay acudubimilah iimaan la aanta Dhibkan ay leedahy
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 20 күн бұрын
Waa mid cadaa lada
@Ilhansweet
@Ilhansweet 20 күн бұрын
Iimaan lagaa qaad hadaa maqasho waa tan oo kale family kii waxay u xasuuqday xoola raadis mana calfan xukun waajib ah aa ku dhacay labadoodaba
@maammeee
@maammeee 20 күн бұрын
Waa dhoocil koolkoolin laga badiyay
@FartunHussein-x9b
@FartunHussein-x9b 20 күн бұрын
Subaxnallaha
@Aisha-A45
@Aisha-A45 20 күн бұрын
Hore usoco wll zaki top tahy intaan ka badan u qalntaa🙏😍
@CaliAxmed-gc8ig
@CaliAxmed-gc8ig 20 күн бұрын
Saxwaaye xukunka
@FartunHussein-x9b
@FartunHussein-x9b 20 күн бұрын
Nosobadiy😢😢😢😢😢
@user-qi4np5eg2o
@user-qi4np5eg2o 19 күн бұрын
Dabcan dil ban ku xukumi laha kaliya ma toog ten ee in sixun locadabo dabadeto nafta ladhafiyo ku xikumi laha
@meaktooni
@meaktooni 20 күн бұрын
India wyb
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 19 күн бұрын
Bisinka masiibo ku haleeshay
@AbdiRaxman-q8e
@AbdiRaxman-q8e 20 күн бұрын
gabadha napal u dhalatay o virginia ninkeda ku dilay lkn wali lama hubo baritan socdo kaso hadal please
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@luqmaan753
@luqmaan753 20 күн бұрын
Indian ayeey kashidantahay maalmahan
@SayidcaliCabdale
@SayidcaliCabdale 20 күн бұрын
Wll waxa kaa dooneen wadan ee kala ah america china russia iraaq madaxwaynahooda qisadooda noo soo diyaari qayb noogu soo dhig
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 19 күн бұрын
Siyazad ma rabno meshan dilal ban ka dawana
@SIRTAFILIMADA
@SIRTAFILIMADA 20 күн бұрын
war waxu naxariis daranaa maxeey sameeysay waa bilaa naxariis caadiya
@Madar.1
@Madar.1 20 күн бұрын
Evil bay, ahayd reerkii oodhan waxba kama reebin si-ayhantida oo,dhan uqaadato masiibo.
@munahaji8716
@munahaji8716 20 күн бұрын
waxan ku xukumi leha in nafta lagu siliciyo
@NajahIndho
@NajahIndho 20 күн бұрын
Plz zaki qisoyinka isku jir ka dhig america kuso badi hindidan wey nagu badbateen naga jooji hadaba😂❤
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 20 күн бұрын
Keep going soda qisada Chris watts family bro tack ❤
@SIRTAFILIMADA
@SIRTAFILIMADA 19 күн бұрын
Mar hore ayuu soo galiyey qisadaas chanaalka ayeey kujirtaa
@SIRTAFILIMADA
@SIRTAFILIMADA 19 күн бұрын
Mar hore ayuu soo galiyey
@Marielinbinchilee
@Marielinbinchilee 17 күн бұрын
Marka lagu leyahy nin faqiira ha guursan dhibatadan oo kle ayaa lagaga baqayaa😢😅
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 18 күн бұрын
Awii ninki naxrista badna hadu naxris leyhy lacag asigaba lehe mu gawaadhisa doqeda uyelo aniga o kale iska dhiig isuug😅muqalka😂dhamestiranaya 😂
@FaizaAbdulkadir-pl6kf
@FaizaAbdulkadir-pl6kf 20 күн бұрын
Fertst 1
@Deeqoadann
@Deeqoadann 20 күн бұрын
Dookhon akhaas
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 18 күн бұрын
Lacagta familka ya la waregay ama af hindi barana basboro hindi qadana lacagtas radsana somaliye adunka wax naga lacag jecel hindiya le waye
@kibirlay
@kibirlay 18 күн бұрын
𝐟𝐢𝐢𝐫𝐢 𝐱𝐩𝐩𝐢 𝐪𝐢𝐬𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐳𝐛𝐞𝐤𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐬𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐤𝐮𝐲𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐬𝐢𝐚 𝐩𝐥𝐳
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 125 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 16 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 931 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
GODKU RABEY INU XAASKISA KU RIDO ASAGA KU DHACAY😂🥲 XASID YAAB
30:58
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 212 М.
Qisada Nin 13 Sano Wadada Tareenka Kudilayey Dadka mareykanka
17:44
BINU ZAKI PRO
Рет қаралды 15 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
Kor-ukicii iyo Burburkii Midowgii Soofiyeetka
32:29
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 49 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
ABWAN HANAD(TIKTOKER) HANAD QASQAS LAGUGU WACA MA IS CADEYSA
39:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 203 М.
JavaScript Fighting Game Tutorial with HTML Canvas
3:56:20
Chris Courses
Рет қаралды 7 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 125 МЛН