Muslim daily Routine | Mawduuc Muhiim ah |

  Рет қаралды 3,594

MARWAN MEDIA

MARWAN MEDIA

Күн бұрын

*Muuqaalkan waxaad ku Tilmaami Kartaa Muuqaalki ugu Faa'idada badnaa Abid ee Channelkeena aan soo Galino .
*Routin Markaad Maqasho waxa Laga Yaaba inay Maskaxdaada kusoo dagdagto waxyaabo waawayn iyo Arimo aadan Samayn Karaynin .
*Lkin Ma Rumaysan Kartaa hadaan ku dhaho Rootiinku waa waxa sida joogtada ah aad u Samaynayso Maalin Kasta ,
--waana Caadooyinka kala duduwan ee Sida ogaalka Leh ama aanan ogaalka Lahayn kuugu Soo Noqnoqda Noloshaada oo dhan ,
*Kalmada Muslim Rootiin oo wada socota in aadan Arkin ayay u badantahay Lkin muuqaalkan ayaan kugu sharrixi kuuguna Faah-faahin ........
my instagram www.instagram....

Пікірлер: 86
@AbuubakarAli-em3gs
@AbuubakarAli-em3gs 4 ай бұрын
Muuqaal aad leedahay oon wax kafaaiday marnaba liketa lamaan dhaafin AllAh YaciSaK pro❤🎉
@marwanmedia
@marwanmedia 4 ай бұрын
Sharaf iyo Karamo
@NajmaAhmed-s7k
@NajmaAhmed-s7k 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad walahi waxyabo badan ayan ka faidnaÿ alle ha ha abaal Marino wll 🥰
@marwanmedia
@marwanmedia 7 ай бұрын
Allah Yacizak 🥰
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 8 ай бұрын
من صلاة صلاة صبح فهو في دمة الله
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️
@najmaquen9389
@najmaquen9389 8 ай бұрын
Walal alle haku sharfo marwaan qof aad u xikmaad badan🙏❤ Hadaal aad u wangsan wlll waan ku ducaynaayah🤲
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
aamin wll Allah Yacizak adna Shukran ❤️
@mohamudyusuf5133
@mohamudyusuf5133 8 ай бұрын
Shukran bro.
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️🥰
@AGUUN
@AGUUN 8 ай бұрын
Waad mahadsan tahay wll waan u baahna routine ka aad noosoo diyaarisay Allah haka abaal mariyo 😊
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak
@shucayb_zahan
@shucayb_zahan 8 ай бұрын
Masha Allah zxp waa mawduuc muhiim ah
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Mahadsanid 🙌🏿
@zhavici8446
@zhavici8446 8 ай бұрын
Mahadsanid shp❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️
@AhmedAkrpoduction1
@AhmedAkrpoduction1 8 ай бұрын
M.a Ustaad
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🥰❤️
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 8 ай бұрын
Mnshlh thanks mcln jasakalh khyr wll aan in bdn ka faiidney in bdn guuleyso horumar waara you will reach 1M subscribers inshlh if you make Consistance
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Shukran akhi Insha Allah I will Make consistence More and More
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 8 ай бұрын
@@marwanmedia Thanks alot where i Can Contact you my dear bro
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 7 ай бұрын
Wll qeyr allaha kugu abaal mariyo sda aad wanaaga iyo qeyrka noola jeceshahay dhamaanteen allaha nooguleeyo iyo ducada aamiin amiin 🤲
@marwanmedia
@marwanmedia 7 ай бұрын
🤲🤲🤲
@MalyuunXasan-mm9iq
@MalyuunXasan-mm9iq 4 ай бұрын
waad mahadsanid wll qaali❤
@asiyaismacil2707
@asiyaismacil2707 8 ай бұрын
ماشاء الله يا اخي العزيز بارك الله فيك وجزاك الله خيراً واحسن الله اليك 🥰🥰🌹❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
شكرا لك 🙏🙌🏿 ولك اكثر من ذالك ❤️
@xasankaarta9895
@xasankaarta9895 8 ай бұрын
M.a macalin thanks
@mazlahIilow
@mazlahIilow 3 ай бұрын
Waa sameyn doonaa bari waxii ka dambeeya I.n video aad buu ii sameye aad u mahadsantaahy sxp❤
@marwanmedia
@marwanmedia 3 ай бұрын
Allah Yacizak wll So dhawoow ☑️❤️
@xaaladenglishka9888
@xaaladenglishka9888 8 ай бұрын
waa muqalki ugu fida badnaa ee andawado mahadsanid mcln marwan
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak
@zahramohamud8126
@zahramohamud8126 8 ай бұрын
Shukran sidoo kle alle hku xifdiyo😊
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Amin dhamanten 🤲
@Cabdiliyo
@Cabdiliyo 8 ай бұрын
Mahadsanid wll
@Xafsa1
@Xafsa1 8 ай бұрын
Kheyr allaah ha kuugu abaalmariyo 😊❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak wll ❤️🥰
@CabdullaahiCabdilqaadir
@CabdullaahiCabdilqaadir 3 ай бұрын
Macalin thanks❤
@Iqr16
@Iqr16 8 ай бұрын
Walhi waa th best video aan daawado 😮
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak Sayidatii
@absithech329
@absithech329 8 ай бұрын
Thanks every thing zxp
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️
@LovelyBobsleigh-jr2vk
@LovelyBobsleigh-jr2vk 8 ай бұрын
Mahadsanid walal
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🥰🙌🏿
@user-mr8Talasan3dz
@user-mr8Talasan3dz 8 ай бұрын
Ustaad aad baad u mahadsan tahay jazakallaah
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak
@SamirBashir
@SamirBashir 8 ай бұрын
Aad ayaad u mahad santahay wll ❤😊
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
😇🥰
@Sstv-q8e
@Sstv-q8e 8 ай бұрын
Asc pro aad baa noloshayda u badashay mahadsanid❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Allah Yacizak wll
@Anshax_ui
@Anshax_ui 8 ай бұрын
M.a saxip 🤞♥️
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🤞👋🏻❤️
@shabcaanfaysal44
@shabcaanfaysal44 8 ай бұрын
Wan ku salamaya ustaad Waxan raba inan youtube furte waxan'kaga bahany information xageen kala so xidhiidha
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Instagramka
@Haashim895
@Haashim895 8 ай бұрын
Shugran zxb talefan sidee cod loogu edit gareya
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Appka LexisKa isticmaali Kaasa Si heer sare ah ugu edit garayn Kartaa
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 8 ай бұрын
شكرا جزيلا ياأخي
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️🙏
@Garansho
@Garansho 8 ай бұрын
Thank you so much for submitting the video. I liked your video editing ❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Oh thank you 🙂❤️
@CadceedCnaasir-xd2xg
@CadceedCnaasir-xd2xg 8 ай бұрын
Shukrsn❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🤩🤩
@khadichaabdul
@khadichaabdul 8 ай бұрын
Adeer codkaa speed kufuraysay nagadaa wa mahdsantahy 🙏
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Diyar 🙂
@siyaad16
@siyaad16 8 ай бұрын
Masha allah mhdsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️🙏
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 8 ай бұрын
ManshaAllah bro Shukran best channel
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🥰😍
@lastking4304
@lastking4304 8 ай бұрын
Sxb Adigo mahadsan waxaad ka soo hadashaa forex suuqa sarifka lacagaha qalaad
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
I..a
@KHAATIL
@KHAATIL 4 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏
@CabduleCusmaan
@CabduleCusmaan 8 ай бұрын
Saaxiib waxaad kasoo hadashaa muuqaal ku saabsan 《Sidee Noloshayda u badali karaa? 》
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
I...a
@ogoow1
@ogoow1 8 ай бұрын
Only one like … team marwaan midea ⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
🥰❤️
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 8 ай бұрын
Sxb hlke kaso diyrisaa
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Kutubta diiniga ah iyo websitesKa Internetka
@germaynehawthornthwaite4391
@germaynehawthornthwaite4391 7 ай бұрын
Promo-SM
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 8 ай бұрын
Mawducyada?
@Entertainmentonight99
@Entertainmentonight99 8 ай бұрын
صوتك يا مروان سريع
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
سأغيّر لاحقا
@Entertainmentonight99
@Entertainmentonight99 8 ай бұрын
حسنا
@Markaawi9
@Markaawi9 8 ай бұрын
maclin codkaagu waa boobsis
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
Wan So Tartiibin insha Allah ❤️
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 8 ай бұрын
Mahadsanid wll
@marwanmedia
@marwanmedia 8 ай бұрын
❤️🥰
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 85 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
سر الطاقة الكونية والنورانية في وقت الفجر لتحقيق أحلامك
6:52
Inner Journey | الرحلة الباطنية
Рет қаралды 6 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
معجزات قيام الليل | أنس آكشن
27:45
أنس
Рет қаралды 825 М.
Sidee wax loo baadhaa ? || Tijaabadaydaa kugu Filan👌
14:11
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 27 М.
What my mom thinks about islam?
26:20
Nuh(نوح)
Рет қаралды 276 М.
Sidan Samee Maalin Kasta | 5 Caado = guul
7:22
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 7 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН