No video

MUSTAFE DOLLAR - ANO KALE MAGUULAYSTO [OFFICIAL MUSIC VIDEO] 2022

  Рет қаралды 3,627,290

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Mustafe Dollar
Ano Kale Maguulaysto
Erayada: Garsoor Jacayl
Laxanka: Mustafe Dollar
Music: Furinle
Camera: Liibaan Dahir, Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Directed by Mustafe Dollar
Acting: Mohamed Indho Jacayl,
Niciima Mohamed,
Mubarak Mareeye
Afro Waqal Furinle Production
xariir axmed, mursal muuse, suldaan seeraar, najma nashaad, hodan abdirahman, ugbaad aragsan, sahra kiin, somali music, heeso cusub

Пікірлер: 1 400
@seemorestories8960
@seemorestories8960 2 жыл бұрын
Heezuhu Waxay Tilmaaman dhibkaaga Lkn Qur,aanku wuxuu Xaliyaa Dhibkaaga🥺❤
@faisobashiir1272
@faisobashiir1272 2 жыл бұрын
Wlhi tasa ben aheeen
@abdikariinxiin4410
@abdikariinxiin4410 2 жыл бұрын
Good point
@mohamedsulaiman5123
@mohamedsulaiman5123 2 жыл бұрын
Wlhi tasaa dhab ah
@fahimasheikh9959
@fahimasheikh9959 2 жыл бұрын
Wll soo lagama qurux badna inaa quraan iyo hees isku soo qaadin ilaa iskama ag dhawee
@seemorestories8960
@seemorestories8960 2 жыл бұрын
@@fahimasheikh9959 haa wll Lkn Waa Xasuusinaya Wll
@sharmaboy4101
@sharmaboy4101 2 жыл бұрын
HadaaD nabiga jeceshahay Like saar nabiga Ku saLi❤😍
@baabaanuuri2082
@baabaanuuri2082 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi
@ayaanabdulle3395
@ayaanabdulle3395 Жыл бұрын
😰
@aniishaaaxmad2908
@aniishaaaxmad2908 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-gl8bq7zq2k
@user-gl8bq7zq2k 8 ай бұрын
𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄
@user-vj1td3iu4m
@user-vj1td3iu4m 20 күн бұрын
Wll lov haku radin saliga nabiga ❤🙏
@salmiinamahamed4943
@salmiinamahamed4943 2 жыл бұрын
Hestan qiiro kaar eh ayee ii lee dahay ani😪 Waxaa jiray wiil aan is jecleyn waxaa in mudaa is jeclanaba qilaaf baa nasoo dhax galay wan kala amusnay muda 2 isbuuc ah 2 isbuuc kadib woo isoo wacay woona I raali galshay runtii ani taas aad ayaan ugu farxay kadib waxaa 3sano isla soconaba waxan kadremay is badal in jcelki oona sidiisa hore aheyn kadib woo imaday gbr aan isku xfd aheyn oo aan is dagalsaneyn baa la iku dhahay wiilkas baa gursanooyo oo ilmo habaryar malintas saa u naxay walige uma nixin wan ilmeeyay wan wacay asi waqtigeyn intaa ku egaa unboo iku jawaaby 😪 ani in mudaa waxan wal walo waxan go,an qaato oona iska ilaawo riyadas xumeed wana ilaway riyadii xumeyd ayagana jada islama joogan oo wee kala tagen gbdhi sixun oo ula dhaqmay Marka qof walpo laka tagay halka talo aa siina ayaa ah qofkas hadoo kaa tagay waxba ha murugon Laka yaabo in oo ahaa qof xuman kuu geysan rabay oo illlah kaa hor istagay xumantisa Waliga qof ha isku murjin walllshe iyo wllkeba 🙏🥰
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Waa sax masha allah
@huseinadamkadie576
@huseinadamkadie576 2 жыл бұрын
Erayga ah waa Naxay markuu ila Hadlay iina sheegay qosol sow malaham
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 2 жыл бұрын
Sorry qali
@xusniawkhalifa9695
@xusniawkhalifa9695 2 жыл бұрын
thanks
@abwaantaajir4649
@abwaantaajir4649 2 жыл бұрын
Sorry
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
No:alcohol No:drugs No:dance girls No:copy Only talent 👏 legend mustaf dollar 💵
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Yaa ku weediyey
@asmaabdulaahi9990
@asmaabdulaahi9990 2 жыл бұрын
Dollarka 😍Wiilkas Naag nasiib leh heli krtaa MashaAllah
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 2 жыл бұрын
@@khadraciise2044 😂😂😅
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khadraciise2044 sax 😂😂
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
@@khadraciise2044 🤟🏿ma fahme horta qorlka
@halabuur964
@halabuur964 2 жыл бұрын
Naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa yaqaana qiimaha jacaylka ee aan jacayl haysan 🥲
@rahmaali7625
@rahmaali7625 6 күн бұрын
Aamiin 😭😭😭😭
@ptiwahabhawbaad5091
@ptiwahabhawbaad5091 2 жыл бұрын
Ayyyyyyyyyyyyyy 💔🥺
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
Sax wll 👍❤️💯
@zeeraabdinazir350
@zeeraabdinazir350 2 жыл бұрын
Heestan intee sugayay Legen mustafe dolar🥰 Anoo kale ma guulaysto Adoo kale haduu doorto 🥺💔
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Wala janada allaha ha nugu kulimeya dhamanten walaalahen Alle ha so hanuuniyo 🤲🏻 especially adi🤍
@mrbajadofficial8315
@mrbajadofficial8315 2 жыл бұрын
Ano kale ma guuleystoo ado kale haduu doortoo Waan arkaa is arageenee Kali inaan ka mahad sheegtee Balse waa aduunkena Inaad ruux ku jacel diidoo Oo intaa u ooyeyso Midaan adi ku doooneynee 💔💔💔💔💔💔💔💔
@sakariyecalixasan9215
@sakariyecalixasan9215 Жыл бұрын
Marwaan wallaal waan kaxumahay mustafe
@AYsar.official
@AYsar.official 2 жыл бұрын
Erayada 💯 Laxanka 💯 Muuqalka 💯💯 Codka 💯 Ztylka 💯 Jilitaanka 💯 One the only singers Mustafe Dollar Keep going
@warletube8641
@warletube8641 2 жыл бұрын
Waa wax laga xumoda jacayl iyo dhibtii abwan fadxi c hassana Jacayl iyo dhibkii iyo halku gadhsiyo admiga Marna waa afef iyo abris iyo xanun daran Mar walba gobta uu liic sha Markay gacan tiisu madhan tahay Geesi waa wadkiise waa waranka lagu gado Geesiga waa u daran yahay markay Markay gacan tuusu waxay Waan ku salamay muste dollar Nin heesta daren kuso gud biya Madaxay
@najmomaxamuud9984
@najmomaxamuud9984 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ugbaadahmed4999
@ugbaadahmed4999 2 жыл бұрын
@@najmomaxamuud9984 hee
@hamdayasin09
@hamdayasin09 2 жыл бұрын
bay uss
@aminabdurahman9482
@aminabdurahman9482 2 жыл бұрын
Uma maleeyo inuu jiro sanadadan fanaan kaa dadaal badan ama kaa heeso macaan Legend horey u soco mida kle wxaadba u maleeysa heesha aad qaado iney aniga iguwada socdaan
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
From the song "HEBLA WALAGURSADAY" this guy is becoming more creative, waaaw🤝🤝💪💪
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 жыл бұрын
Meeshu maaha Europe maha Australia maaha maraykan ee waa hargysa🟩⬜🟥
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Жыл бұрын
So?
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 2 жыл бұрын
Anoo kale ma Guuleysto💂 ADOO kale haduu Doortoo👫 Waan arkaa is Arageenii👀👁️ In aan keli Ka maHaD Sheegtay☝️ Balse waa Aduunkeena🌍 In aad ruux ku jecel diido🙅 Ood intaa u Ooyeeyso🤦 Midaan adi Ku Dooneynin🙄 (Wlhi Waa xaalada dadka qaar Sidaan❗)
@mohamedabdullahi1148
@mohamedabdullahi1148 Жыл бұрын
11
@Maryama341
@Maryama341 Жыл бұрын
​@@mohamedabdullahi1148😢
@qaalidalfa
@qaalidalfa 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Kharyeuk
@Kharyeuk 2 жыл бұрын
Xaqiiq heestan wa ii tabatay Dumarka Inta badan Qofka aay mudo la socdan ayay ka raacan qof aay Hada baratay Lakin Sidas looga ma haro ila Inta xad ah Waxa la dareensiya in Adiga tahay Qofka ku so horeyay Oo jecelka so wada dhisayn Wan huba Qof wax fahmaysa haday tahay xiisahas yar Ee Qof kale u haya way iska ilabaysa Waliga Qof Adiga ku so horeysay Qof kale cusub Ha uga harin Midas ma ahan nacas nimo Lakin wa awoodada Oo Aad mujiso 🦁🦁🎼🙏🇸🇴🇸🇴👏👏
@inahaibeh
@inahaibeh 2 жыл бұрын
Way way way waxaas hees ah Viva Dollar greetings from London 💚🤍❤️
@worldwidefunniesttrip1601
@worldwidefunniesttrip1601 Ай бұрын
🎉
@shaficiabdikani1968
@shaficiabdikani1968 2 жыл бұрын
Iam from Jamaica and I like reer burco singer mustafe dollar another level 😂😂😂😂😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 жыл бұрын
Jumaykan reer burco garaya 😂😂😂😂. Wa sheeko kale 😂😂😂😂
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
I am from Belgium🇧🇪 l like reer Hargaysa ciyaalo ishaboorama 🤣🤣
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 жыл бұрын
Nacas like laacag maaha.
@najmorashiid12
@najmorashiid12 Жыл бұрын
Wllhi waa qoslay legend 😂😂
@smdabdouhouss4209
@smdabdouhouss4209 Жыл бұрын
😂😂😂
@bbenacnac
@bbenacnac 2 жыл бұрын
Fananki fananinta iyo muqal waqti bdn ku bxy eyy 🔥 Waqal studio best cameraman in hargeysa ❤️🤍💚
@somalilanddhulkayga8491
@somalilanddhulkayga8491 2 жыл бұрын
hoo nac naca xpp🍭🍬
@bbenacnac
@bbenacnac 2 жыл бұрын
@@somalilanddhulkayga8491 Wn ka gudomy sxip qali ❤️🙏
@somalilanddhulkayga8491
@somalilanddhulkayga8491 2 жыл бұрын
@@bbenacnac ehelu sharaf sxb qli 🥰💋❤️
@suuriyaabhai9903
@suuriyaabhai9903 2 жыл бұрын
Erayada Laxanka Jiliinka Music GA Camera da Codka Another leval wallaahi Waaheesti iiguhorreysay ee hal fadhi kuxifdiyay bbbbbbb
@ilyashassanabdirahman7177
@ilyashassanabdirahman7177 2 жыл бұрын
Mustafe Dollar wuxuu furay bog cusub… heesihii hore fanaanku qaab jilliin ma uusan raacin jirin.. Viva Mustafe dollar , Abdirzak Anshax iyo Guled Ahmed
@maazimcaddeofficial4305
@maazimcaddeofficial4305 2 жыл бұрын
Waxaanu Sugnaaaba waY Soo BaxdaY Mustafe Dooller Legend ❤😭
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 2 жыл бұрын
Yaaa Waduuud Mustafe Doolar Cimaamadaan Ku Tuuray Waa Fanaan Laxameste Iyo Director Waxbadan Buu Fanka Somaalida Ku Soo Daray Hore U Soco
@ASADMOHAMEDMohamud-sb5lh
@ASADMOHAMEDMohamud-sb5lh 7 ай бұрын
Iam from indha yarta and like reer burco singers mustafa dollar is on top level
@Doctorwashington61
@Doctorwashington61 11 ай бұрын
Team waqal wxbadn muuqal fcn noo duubteen allh unxrst labadi legend ee shilka kudhmty😢
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 Жыл бұрын
Axax aftet 1 year steel i'm lessining run ahaantii ma,aan arag hees ka dareen taabasho culus by the way hambalyo waqal iyo teamka ka shaqeeyeyba iyo al fanaan abwaan mustafe dollar👏💯💔
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 Жыл бұрын
Ax wlhi heesta anigaay igu sabsantahaay I,can't wait malinteyda Insha,allah😰😭
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 6 ай бұрын
Waaar Zhpka ma laga racay 😂
@habaneofficial1208
@habaneofficial1208 2 жыл бұрын
Heestan kuma wacno in la qado kalia in la dawadun bay kuso baaxasa Mustafe dolar TaLent 👋Bu leyay
@homeofindicationknowledge755
@homeofindicationknowledge755 Жыл бұрын
Mustaf you come to bother world bro l only love this love #Go head bro keep going I don't want to write a full comment in here. But anyway Greeting from Somalia particular Mogadishu #l am not won !!!
@khadaripnuhirred1204
@khadaripnuhirred1204 2 жыл бұрын
Inkastoon ku hanan wyay Kama xumi adkayntada Iyo eegmo gupidada Supxanaka ya cadim another amazing song 🙆‍♀️🙋‍♂️
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 Жыл бұрын
"Waxaase aan ilaaweynin cuqdad uurka gelinayaa nacabkaad amaaneysoo eed iga xaqdhowreysaa isbaheysigaa weyee waxa aan la ooyahayoo"💔 Si qaas ayey ereyadaas qalbi yaabaf u leeyihiin💔
@ahmedalijama817
@ahmedalijama817 2 жыл бұрын
wlhi wxy ka turjumaysa heskani qiso igu dhacday aniga 😟💔
@MohamedSaid-ui5oc
@MohamedSaid-ui5oc 2 жыл бұрын
Hargeisa waa Caasimad Heemaal iyo muuqaal qurux badanba isku darsatay waan Jeclahay insha allaah maalin un wanku imaan doonaa insha allaah❤️
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Welcome ayaan ku leeyahy wllky waa magaalo soodhowyn leh waalgu soo dhawaynayaa
@cmcaustralia8
@cmcaustralia8 7 ай бұрын
waan kugu soo dhaweynaa insha ALLAH
@abdirahmanshiikhali9989
@abdirahmanshiikhali9989 2 жыл бұрын
Ereyada💯 Codka💯 Laxanka💯 Musica💯 Muqalka💯 Jilinka💯 Another level mustafe dollar &waqal studio
@Lucas-Maura6
@Lucas-Maura6 2 жыл бұрын
I,M Canadian Lakin Somali I know a little I like Somali songs🥰💔
@somalistar6762
@somalistar6762 2 жыл бұрын
Welcome to Somali world 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
Habartaa😅😂
@Withizmail
@Withizmail 2 жыл бұрын
😂😂
@raznashire1643
@raznashire1643 2 жыл бұрын
😂😂😂😂🙄🙄🙄
@najiibmohamedali1678
@najiibmohamedali1678 2 жыл бұрын
Laakin Canada ma LGA isticmaalaa🤣🤣
@huseinadamkadie576
@huseinadamkadie576 2 жыл бұрын
Madaxweynaha Fanka PM khaalid kamil ayaa kuu ah legend fankaaaga iyo codkaaga isku Nombar
@rasmifilmsvlogs5481
@rasmifilmsvlogs5481 2 жыл бұрын
Ninkan jilinkesa wax kale waye waqal ka dolq wani wata from xamar cadey
@Sihaam30
@Sihaam30 8 ай бұрын
Ala xanuun badana qof jeceshahy marku qof kale kaa dorto ax😢💔😭
@nazirnazri765
@nazirnazri765 2 жыл бұрын
Mustafe director iyo fanaan mustaqbal fican leh, wllo balwada ka dheerow si mustaqbalkagu u ifo sida nimcan hilaac, Balwadu qofka noloshay nacsiisa sida fanaaniintu u badantahay✋
@mhdxvv1421
@mhdxvv1421 Жыл бұрын
Heestan anoo iska caadi ah dawan jirey ayadoo ila joogto mntana anoo keligy ah ayaa dhagysanayaa anoo ilmeynayo aydana ila jooohin 😭😭 inkastoo aysan manta garabkyga ahyn 😭😭😭😭😭
@abdirahmanmohamud7482
@abdirahmanmohamud7482 2 жыл бұрын
Waa hees dareenkeeda wada xaga qisadana Waa xanuun dadka dhahaya wiilka danbe qalad buu uga tagay gabadha waxay samaysay uun baa ka dhacay waana what’s goes around comes around waa waxay shaqaysatay uun
@nimcaanka286
@nimcaanka286 2 жыл бұрын
This song is incredible. My love to this guy is infinite. Much love from Kenya 🇰🇪
@kordahap4016
@kordahap4016 2 жыл бұрын
KKKKKK
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. 2 жыл бұрын
Dhiladi kudhashay was😡calanka bakhtiga mesha nooga qad😡
@bilalyussuf3620
@bilalyussuf3620 2 жыл бұрын
@@NoraizarafaT. Kenya world best country xaa kabadali karta 😁🇰🇪🥰🌎
@abdikaniyussef3201
@abdikaniyussef3201 2 жыл бұрын
@@bilalyussuf3620 wax lagu qoslo miyaa😡😡🤬
@birmadyare
@birmadyare 2 жыл бұрын
Mustafe Dollar Amazing SonG 🎤🎵 Keep Going Wlalkey 👍 Team Waqal Wstudio Full Respect 🙏
@MohamedDhuux
@MohamedDhuux Ай бұрын
Dumar hadii aad jacayl u qaado waxaa layiri lugna banaanka hakuu taalo lugna kula dhaxjir 😢
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha 2 жыл бұрын
Hees ma ahan ee waa dareen taabad. Maalinkasta way dhacdaa sidaan. Dabiib ayay heestaan u tahay kuwa caloolyowga la jiifa, ee dhabarka sidaan looga toogto.
@abdishakurfuad6748
@abdishakurfuad6748 2 жыл бұрын
WaqaL iYo Hargayza Hadhwanaag Fanka Udaaa wlhi Allow Hrgyza Hadhwanaag Hooyadii J.Somaliland Noo Xafid🙏❤
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 2 жыл бұрын
Shaarukhaanka somalida mustafe dollar layaab layaab 🙏🙏🙏
@milannuurabdi4417
@milannuurabdi4417 2 жыл бұрын
Wlhi Heestan waqtigan la joogo Ayan first dhageysanaya ayadoo full ah war ninkan mustafe dollar ah Wlhi blhi wuu tagay waaaaw heeesa hiisa dhan waa heartbroken💔 🥺😢 Wlhi Best voice in the year 2022
@Soomaali53
@Soomaali53 2 жыл бұрын
Atooraha qaranka waakan Mustafe doolar waku wataa sxb
@sihaamuraale3089
@sihaamuraale3089 2 жыл бұрын
Ninka kaliya Fanka Loogu Talagalay Mustafe Dollar Fire man Legend Keep Going ♥🔥
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
DoooLarka hir gaLay mustaFe wada Qiso WaqaLka Studio wad naga waalaysa Erayada 100% Laxanka 100% Musica 100% MuuqaLka 100% Hargeysa SomaLiLand❤
@KhaledMohamed-rd9nh
@KhaledMohamed-rd9nh 2 жыл бұрын
Naag sxpkey hal mar xtaa damcay wlhi inuusan damac iga galeyn hdee soomali kasoo harto xtaa keep going 💪 wll mustaf
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 2 жыл бұрын
Ax ax ax alla xanuun badnaaa walaahi markaan arkay aadbaan u ilmeeyay xaqiiqdii heestaan dareen gooni iku yeelatay waayo waxaan soo xasuustay noloshii hore silaacii rafaadka jaceylka uu Lee yahay qofkii fahmi kara fahmi karo ila taliya dadleygiyoo plz waqal studios pin 📌 iisaar
@mubaarikmaareeye3536
@mubaarikmaareeye3536 2 жыл бұрын
Legend mustafe dollar waxba lagaama qaban karo ❤
@hoodomaxamud1748
@hoodomaxamud1748 2 жыл бұрын
Mubarak rufyaanada ku biir maho 😂
@omalkhyrmahamuut8528
@omalkhyrmahamuut8528 2 жыл бұрын
MaReeye waad ka Shideen Heesta neo😅😅
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 жыл бұрын
Keep going dolar Codka 💯 Laxanka 💯 Music 🎶 💯 Ereyada 💯 Another level
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wow amazing nice song keep going legend
@faadumomaxamed5009
@faadumomaxamed5009 2 жыл бұрын
Ax warn
@yaskaboy1245
@yaskaboy1245 2 жыл бұрын
DOLAR NIN fankiisu hore usocdo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Anoo kale Ma Guuleysto Adoo kale haduu doorto wan arkaa is arkeni inaa kali ka mahadshegtey 😢😢ina adeerkeyga Mustafa dollar ❤
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Afkaan baray ammaantaada Kama karo oraahdaada In kastood i eedeysay Uma horreyn qof ciishooday Oo laga dul guuraayo! Wow! Unimaginable. The song, the vid, the acting and the music is really phenomenal.
@Omarpodcast_
@Omarpodcast_ 2 жыл бұрын
Waxay ahyad maalin isniina 1/3/2020 waan jecladey iyaduna way iso dhaweysay waxan wada socono oo aan heley jacayl xagyga dhab ka aha lkn ma ogeyn iyadu iney igu daneysano oo ay mid kale xiriir lawado waxan meel cidlaa jeclado maalin bay so baxdey inaa ogado gabdhu ineysan ijeclayn 14/5/2020 waxa wlba bilo gudahood bay kusoo idladeen waxan uhowlgaley inaa sasabo gabadha balss wa ay iga diidey aniga waxan qol madow kujiro waxaa laiso shegey 20/6/2021 iney dhacday in uu ninki ay iga racdey mell cidla kaga tagey oo ay dhibtonaso sasna waxa ishegtay gabar saxiibteda ila hada gabdhi wa qalbi jab aniguna waxan waheshada heesaha iyo dhiri galinta😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hodanmustafe387
@hodanmustafe387 2 жыл бұрын
Wan dareemi karaaa 😭😭😭
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 2 жыл бұрын
Haddi aad jeceshahay oo aad wali dareen u hayso la hadal wll. Haddiise aad bogsatay iska dhaaf intuu dareen aarsi ku gali lahaa
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 2 жыл бұрын
Aboowe lahadal hadiii aad wali jeceshahay lkn hadii aadan jeclen hala hadlin plz
@jaaleofficial910
@jaaleofficial910 2 жыл бұрын
Singer of year wlhi mustafe dollar heestani wa qiso dhab ah wax sheegista iyo la wadaagiga dareemada bulshadu kaliya Maaha codka lagu hesayo ee wa matalida iyo dareenka dhabta ah ee wada socda dhinac welba top music% laxan% cod% directarda mubarik mareye iyo indho jacayl wa hees dhaaftay Tani keep going zxp my team waqal aadbn idiin salamaya zhpayaL
@hamzefaro9777
@hamzefaro9777 2 жыл бұрын
Waaxan ka yidhaahdo garan wayay keep go
@yariiskalyrics
@yariiskalyrics 2 жыл бұрын
Hees iyo bar Ereyada 💯 Laxanka 💯 Music 💯 Camera 🎥 and Editing 💯
@cfaraxmaxamed55
@cfaraxmaxamed55 2 жыл бұрын
Another level 💯👌waxba lagama qaban Karo mustafe dollar 💵 waqal hawl adaG
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 жыл бұрын
Eyyyy ninkan xaqiiqda ayuu ka hdlah😔
@shuceybcxakiin7598
@shuceybcxakiin7598 2 жыл бұрын
Saxiib mustafe laxamadaada oo dhami wey is abtirsanayaan oo hees walba tii horey kuwado tahay marka soo socda laxanka inaga soo badal
@najmasiciid3059
@najmasiciid3059 2 жыл бұрын
Noogu dhakhsada heesaha mustafe waa cajiibe💔🤗🥰
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 2 жыл бұрын
Fananka geyiga ee wakhtigan mustafe axmed maxamed DOLLAR✅
@hankaabmedia14
@hankaabmedia14 2 жыл бұрын
Abwaan, fanaan iyo mulaxan mustafe doolar heesaha jaceyka iyo murugadaba waan kuu daayey sxb
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Masha Allah Somali waa tageen wlh maxaa hada hindi ka baryeynaa bal heestan arag Laxanka, jilista, luuqda iyo muuqaalkaba waa 100%
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 2 жыл бұрын
Qofka naxariista badan Dulqaadka badan inta badan uu dhaawacmaa, wuxuuna maraa ciqaab aduunyo. Ugu danbaynse waa kan aduunka ugu naxariista daran💔 Ka daaya balamaha iyo qosolka beenta ah ee hadhoow is bedelaya
@diiriyeopdikanidiiriye2523
@diiriyeopdikanidiiriye2523 2 жыл бұрын
Musiga💯 Codka💯 Jilitanka💯 Camerada💯 Laxanka💯 Waqal Another level pro🔥
@sabaadcali2935
@sabaadcali2935 2 жыл бұрын
Ninkan yari telent buuleyhy❤️☘️
@cabdinasir740
@cabdinasir740 2 жыл бұрын
xaqiiq........inaa ruux ku jecel diido ✍
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Legend is always legend. Waqal Studio great work. Mustafe dollar on fire 🔥🔥 this will be a hit.
@asiyamustafe878
@asiyamustafe878 2 жыл бұрын
Best fanan mustafe dollr❤
@hibokeepgoing1506
@hibokeepgoing1506 2 жыл бұрын
Hees murug badan saxiipada qaar saxiip la. Ankudhanto 🥺🥺🥺🥺
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Жыл бұрын
Fanaankan reer burco miyuu ahaan jirey
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Dhaawac Jacayl Waayo Arag Ayaan Ka Noqday Haddeer Heesihii Damqashada Lahaa Waxan U Dhagaysanayaa Relax Ahaan😅😅✌
@najaxadenn3816
@najaxadenn3816 2 жыл бұрын
Same😂🤦‍♀️🤷‍♀️
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@najaxadenn38162022 Inad Sida Ahaato Ayuunbad Ku Ahaanaysa Qof Farxadiisa Isku Haya, Inta Kasoo Hadha Remute Ayaa Farxadada Lagu Maamulaya😅
@abkaboy.297kviews.2hourago
@abkaboy.297kviews.2hourago 2 жыл бұрын
uguma horay qof cishooday oo laga guuray😰💔 waan arkaa isla arageena😰💔
@djmaahir2473
@djmaahir2473 2 жыл бұрын
Madxa calacalka mustafe dollar 🥺🥺
@balqiiz8323
@balqiiz8323 2 жыл бұрын
Mustafe Dollar axsan cod 🎤😩
@sadiqmahamed4065
@sadiqmahamed4065 2 жыл бұрын
Caloolxumadii oo hees ah 🥲🥲🥲
@sayidcumaryuusuf4100
@sayidcumaryuusuf4100 2 жыл бұрын
Legend mustafe Dollar noolow bro. Sidaad noogu hagar baxdo. Fanka soomaliyeed ha guulaysto
@hindamaxamed167
@hindamaxamed167 2 жыл бұрын
Mustafe dollar heesihiisu waxay leeyhiiin dareeen macne wayna way ku Fadhiyaaan waxaa TaHaY fanaankaaan xiiseeyo❤🥺😭😭😭
@Caleenofficial
@Caleenofficial 2 жыл бұрын
Mustafe ma fanaan aan ahayn baa jira
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Anookale maguuleysto adookale haduu doorto ax qalbiga iyo oohinta😭😭😭
@abdirahmanhabib8320
@abdirahmanhabib8320 2 жыл бұрын
Wa malin khamisa 17 / 02 / 2022 sacadu wa 10: 08 Waxa cajiba Erayada heesta iyo jacaylada wakhtigan siday iskugu bagmen ruunti kaliya waxa dareemaya qofki wax jecel oo kaliya Salan sare Mustafe dollar big 🙏
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Wxaaan hees maahan magac ubixiya ✋🎵
@abdirahmaanmohamad3388
@abdirahmaanmohamad3388 2 жыл бұрын
Fanaankan inta bdn waxo ka heesaa marxaalada bulshada ka dhax jirto
@khairehkylian9429
@khairehkylian9429 2 жыл бұрын
Wlhi mustafee you are the number one bro never give up one day tu serai récompensé brother 100%💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@abdiqanidaacaddodaacad9702
@abdiqanidaacaddodaacad9702 2 жыл бұрын
Mustafe dollar nim heesehisu tayo iyo kuwalte leyhi markasta
@somali2891
@somali2891 2 жыл бұрын
Anoo kale ma guulayso adoo kale haduu Doorto Iga gadan heesan Aniga Idina ma ka hesheen??????!???!?!?!?!?!?!?!?
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 2 жыл бұрын
*Markaad qumayo qalbi adag aad xiriir la Leedahay 😓💔🥵*
@fadxifani8556
@fadxifani8556 2 жыл бұрын
Hʜʜʜʜʜ ʙᴀʟᴏ ᴋᴜ ᴅᴀɢᴛᴀʏ😅🥺
@HothoHeego
@HothoHeego 2 жыл бұрын
😂😂mrkd QumaY QallafzaN jcltoh🥺🥺😰😰
@mohamedabdulkani7431
@mohamedabdulkani7431 2 жыл бұрын
alla hooGny qumydaasi ayan dranaa 😂🥺💔
@hibosaid4538
@hibosaid4538 2 жыл бұрын
xanuunka qof maray ayaa daremi kara😭
@badriahmed2999
@badriahmed2999 2 жыл бұрын
Fanaaan Ka Duwan Fanaaninta Kle
@addofamilyofficial8422
@addofamilyofficial8422 2 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi ...qisadan xali ayay isku dileen labo kamid ah asxpteyda.....🙏
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k Жыл бұрын
waw heesta igakadan😢
@aqanimaxamedofficial1308
@aqanimaxamedofficial1308 2 жыл бұрын
MUSTAFE DOLAR HESAHA CALACALKA CUMAMADO DA KUGU TURAY WLHIE WABA LAGAMA QABAN KATO KUSO TURA CUMAMADA NINKA ❤️✋
@dmohamed
@dmohamed 2 жыл бұрын
Mustafe Dollar heesihiisa qisooyin dhacay bay ka turjumaan.
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Halkii sanadba soo saara hal hees oo wareera waan idin wataa raga hibada leh
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
Mustafe Dollar Aktarka Soomaalida Manta keep going wllky ❤🎵☝
@zuldaangurxan8035
@zuldaangurxan8035 2 жыл бұрын
Dollarka Codka 100% Eryada 100% Laxanka100% Stelka 100%
MUSTAFE DOLLAR - CALAF [HEBLA WAA LAGURSADAY AA PART 4] OFFICIAL VIDEO 2024
6:19
MUSTAFE DOLLAR  |  QALBIGA HAYSKA SIIN CIYAAL DHEH  |  OFFICIAL MUSIC VEDIO 2022
4:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 84 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
MUSTAFE DOLLAR - YAA POWERKII QAATAY [OFFICIAL VIDEO 2022]
4:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,6 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Mustafe Dollar | Hebla Waa La Guur Saday Aa | Official Music Video 2021
4:53
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
MUSTAFE DOLLAR KOLKAN WADA CAWAYNAY OFFICIAL VIDEO 2022
4:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
MUSTAFE DOLLAR | YUU DHIMAN QABKAAGU | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:56
Mustafe Dollar
Рет қаралды 2 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 84 МЛН