Si kastoon u dhaatoon Dhibta uga ilaashado Ruuxaan u dhiman jiray Isna wuu idhaawacay Ana waan u dhiig baxay Inkastoon u dhowr qaday Dhafrayoon adkaysaday Ruuxaan u dhaar maray Isna wuu i dhayalsadey Ana waan u dhabar jabay Kooras Inkastuu jacayl dhabi Dhinacayga uu jiray Dhakhtarkaygii maan helin Ani ii dhigmaayee Dhaayahaygu way iman Si kastoon u dhowrtoon Dhool dhooli ula rabo Ruuxaan u dheef jaray Isna wuu is dhago tiray Ana waan dhawaaq gabay Inkastoon u dhiiboon Qalbigayga dhowr idhi Ruuxaan dhaqdeen rabay Isna wuu ikala dhimay Ana waan u tacab dhumay
@SamsamWarsame-s8cАй бұрын
Nio Erayan Haya Aan u dhiibo mustafe kante xagee kala xiriiraa
@AbdinaasirShariif-d7iАй бұрын
Ererayada yaa Leh
@RahmaAhmed-jl5ytАй бұрын
Nbb uñn😊nb😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊nñ😊😊😊
@Moha.dhagaxАй бұрын
@@SamsamWarsame-s8caniga ila so xiriir sxb
@SamsamWarsame-s8cАй бұрын
@@Moha.dhagax ku aawaydeeee
@MuztapheMuktar-lf9mrАй бұрын
Si kastoon u dhawrtoon🥺🫂 Dhibta uga ilaashado🫶😫 Ruuxaan u dhiman jiray😭 Isna wuu i dhaawacay😔💔 Ana waan u dhiig baxay InkastooN udhawr qaday🥹 Dhafrayoon adkaysaday😶 Ruuxaan u dhaar maray❤️ Isna wuu i dhayalsaday☹️ Ana waan u dhabar jabay😭💔 Inkastuu jacayl dhabi🫶 DhinacaYga uu jiray🤍 Dhakhtarkaygii maan helin👩⚕️💔 Ani ii dhigmaaye😫 DhayaahyGii way iman☹️❤️ Si kastoon u dhaatoon🥹 Dhool dhooli ula rabo🫂😭 Ruuxaan u dheef jary😫 Isna wuu is dhaga tiray👋 Ana waan dhawaaq gabay😪 Inkastoon u dhiiboon 🫴 Qalpigyga dhawr idhi🤍 Ruxaan dhaqdeen rabay🫂 Isna wu ikala dhimay💔🥺 Ana waan u tacab dhumaYy😫 Inkastuu jacaYl dhabii 😫 Dhinacayga uu jiray🫂 Dhakhtarkaygii maan helin👩⚕️🙅♂️ Ani ii dhigmaaye🥺 Dhayahgii way iman i.a😫❤
@haniilkacaz7164Ай бұрын
😲😭💔
@HIBOKHALIBАй бұрын
🙈👏🏻👏🏻✊🏻
@Saraa-pi2jnАй бұрын
💔😭
@ahmedabdikarim5924Ай бұрын
Si kastoon u dhowrtoon Dhibta ugu ilaashado Ruuxaan udhiman jiray Isna wuu idhaawacay Ana waan udhiig baxay Inkastoon udhawr qaday Dhafrayoon adkaysaday Ruuxaan udhaar maray Isna wuu I dhayalsaday Ana waan u dhabar jabay Inkastuu jacayl Dhabi Dhinacayga uu jiray Dhaqtarkaygii maan helin Ani ii dhigmaayee Dhayaahaygu way iman Si kastoon udhaatoon Dhool dhooli ula rabo Ruuxaan u dheef jaray Isna wuu is dhaga tiray Ana waan dhawaaq gabay Inkastoon u dhiiboon Qalbigayga dhawr idhi Ruuxaan dhaqdeen rabay Isna wuu ikala dhimay Ana waan u tacab dhumey Inkastuu jacayl Dhabi Dhinacayga uu jiray Dhaqtarkaygii maan helin Ani ii dhiigmaayee Dhayaahaygii waa iman 😢😢😢
@Farxiyoadan-ly7ocАй бұрын
Axyaa Hees😢😢
@crizakmuktar3478Ай бұрын
Heestiisii ugu horaysay anigoo dhagaysaya ayuu mid I ag fadhiyey ,war waxan maxaad ka dhagysanaysaa , wlhi waxaan ku idhi , mustafe waa nin talent cod ah leh, ha quudhsan, xidig buu noqon doonaye , sidiiba dhacday ❤❤
@Yusra_N3jibАй бұрын
Indheer garad baa tahay hadaa 😅😊
@crizakmuktar3478Ай бұрын
@@Yusra_N3jib adi laftaada inaad talent leedahay ayaan ka dhex arkaa😅
Si kastoon udhawrtoo💔🥲 Dhibta uga ilaasho💞😭 Ruuxan udhiman jiray🥹 Isna wuu idhawacay😪 Ana waan udhiig baxay🩸 Inkastoon udhawr qaday 😭 Dhafrayoon adkaysaday🤦♂️😢 Ruuxan udhaar maray👸😢 Isna wuu idhayal saday👣😭💔 Ana waan udhabar jabay⚰️😢 Inkastoo jacayl dhabi❤😢 Dhinacayga uu jiray Dhakhtarkaygii man helin😭☝️ Ani ii dhigmaaye💔 Dhayahaygii way iman🙏 😢 Si kastoon udhaatoon🫀😭 Dhool dhooli ula rabo🫶😭 Ruuxan udheef jaray😰 Isna wuu is dhaga tiray🥹🤕 Ana waan dhawaaq gabay🤒🤕 Inkastoon udhiboo🫀💔😭 Qalbigayga dhawr iri🤏🥹 Ruuxan dhaqdeen rabay😭 Isna wuu ikala dhimay⚰️😭 Ana waan utacab dhumay😢 Inkastoo jacayl dhaba❤😭 Dhinacayga uu jiray☝️😰 Dhakhtarkaygii maan helin🙌💔😓 Ani ii dhigmaaye🤕😭💔 Dhaayahaygii way iman💔😭😫☝️ Xili aan u jiray xaladan adag bay soo baxday hestan jacaylow sida idhaan wad iga awood badatee 9/10/2024 Wednesdays i.a malin wan soo boqon ano sidan ahay ka wanagsan qofki iga dambeyow noloshu haku samato wll alle marxaladad ku jirtana haka saaro dareenka ikenay baa adna ku keenay meeshe😢😭🙏 like hayla dhafina somaliyey🙏😭
@ilhaanxasan6234Ай бұрын
Jacayloow maxaad sidaan ka wadaa😢😢😢😢
@AbdirahmanMahamuud-h2tАй бұрын
Allah haku booga dhayo 😮
@ZiraajАй бұрын
Way way 😩♥️
@ZiraajАй бұрын
Heesto macaan owgeed ban u yimid KZbin wlhi wxan arkun comments ka o wada bukaana tolow dadkan qalbiyada Graacay wa ayOH😂😂
@Munayo12Ай бұрын
Alle hyno boga dhayo😢🤲🏾
@ShaaficiFarxanАй бұрын
Like inta rasulka jecel scw ❤🙏
@laylaomar3528Ай бұрын
Qofbaan jclaa oo aan kala tagnay mudo 3sano ah mailaawi karo qofklena majeclaankaro noloshaydana masii wadi Karo isaga mooye cidkle oo qalbigayga kujirta majirto fadlan maiiduceen kartaan in ilaahey iisoceliyo 40 qofood wala. Ajiiba ducadooda😢❤❤❤❤
@ogaalkaciyaarahasports322Ай бұрын
😢😢
@HamdaQueen-yc4dgАй бұрын
Aniga ku ilaawsiin abaayo waa Will somaliyed OO jooga Djibouti xaqiiqdi wax tagay lama raadshe hora loo socdaa😂😂😂😂
@AyanAhmed-wl5msАй бұрын
Allaha kusoo celiyo qali haduu qayr kuu yahay
@najmamohmouth7623Ай бұрын
Alle hku so celiyo wll haduu kheyr ku leyhy
@AsmaCabdi-bj1wmАй бұрын
Wll alle haku soo celiyo jacayl waa dhibadan yahay marka waydo qofkage😢😢😢
@hibaaqmohamed8137Ай бұрын
Hbn galin hore sacdu waa 7:32 bishu 27/10/2024😢 waxa iga damqaďey boog aan 8 bilood dhayey 😢😢😢😢😢 ruuxa u dhiig bax3y isna wuu i dhawacey 😢 like hada iga danbeyso😢
@ashrafsharaf-fr2ef29 күн бұрын
wll saasa la isku damqaya e la noolow xanuunka adkeysigiisana yeelo oo xidhiidho kle gal😐
@Ahmet_khalil0Ай бұрын
Hayaay RaG waa weyn ba mesha isugu tagay laxmaystihi weeyna qamar 🔥🔥 Team waqal on top 🔥🔥
@ZiraajАй бұрын
🔥🔥🔥
@cabdiqanizulaman1457Ай бұрын
Laxankii maxamed wardi🎉🔥🔥 Ruuxaan u dhiman jiray 🫠 Isna wuu i dhaawacay 💔
@NuuraKhadar-rv6iq4 сағат бұрын
Laxanka Qamar suugani weeye 😅
@liibaanibraahim6155Ай бұрын
Ruuxan udhiman jirey isna wuu idhaawacey ana wn udhiig baxey Laxanka Qamar wan Ka fuqay 🔥
@abdiwakiilceero6367Ай бұрын
NABIYUNAA MUXAMED (SCW) cod ku quruxbadnaa quraan alle hakusoo hadeeyo wll Amiin haday fariintaydaasi kusoo gaadho
@IqroMaxamed-x2d21 күн бұрын
Scw🎉🎉🎉scw❤❤❤❤
@foosiyaxirsi9620 күн бұрын
Rrrrrrrrrrrr
@foosiyaxirsi9620 күн бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmmmaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@gatihassan137119 күн бұрын
Scw
@FePraaY14 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤
@Abdiqaadir-kaahin4820Ай бұрын
Dhammaan mucaashaqiinta heestani waa mid la falgalaysa, heer ay eray eray usaamayso oo ay uga dhex arkaan dhammaan dadaaladay bixin jiriineen iyo siday ugu hungoobeen.😢 qalbiyada Alle ha idiin qoboojo.
Inkasto jaceyl dhabii😢 Dhinaceyga uu jirey 💔 Dhaqterkaygii maan helin 🥹 Ani iidhagmayee 🔥 Dhayaheygii wuu iman 😢🥹
@LoVeR_Man23Ай бұрын
International melody 🎵 🔥🔥
@zidinoofficial5023Ай бұрын
Tiktok kugu oga macala halkana😂😂😂
@Supr93Ай бұрын
you gonna be do
@cabdiraxmaancali44Ай бұрын
Qamar suugaaniyow dadka ciyaarta kadaa ma cid ku buunbuunisaad wayday😂😂
@aichamohamed3520Ай бұрын
Asw@@zidinoofficial5023
@NaimaMohammedAliАй бұрын
Qamar wll tiktok nagu xijise hlkana ma timi 😂
@SmilingDrumKit-il8mrАй бұрын
Si kasdo dadku u mash quulsan yihiin hadana waxa jira qof dulqaad iyo naxariis leh oo fariinteyd aqrinayo side thy scp ❤
@abaawn_caqlisameАй бұрын
Mujisada music. maftuux cadceed Hibada laxanka. qamarka suuiganta Hobalka qarniga. mustafe kaste Channel ka somalida. waqal studio Intaasa iska kashaday heestan ee bal egna intay 1m ku xidho Abwaanka heesta lehna iga gadan ereyadisu Ana qiime hadalkaygo like tuna wa bilaashe😅
@FardosaFardosa-s2bАй бұрын
❤❤❤❤❤
@CHILDRENUNITED3 күн бұрын
Dunidaan walaan qof walba in uu ilaaliyo wadnahiisa mas'uuliyad baa ka saaran...
@MOHAMEDJAMAMUSSEАй бұрын
Qamar suugaanoow waa duni kale laxan waa dhaafay Maxaad samaysay awowe Belo ku degtay
@NimcoNimco-yx2bd19 күн бұрын
Inkastoon jacayl dhaba Dhinacayga uu jiray Dhaqtarkeygiii maan helin Ani ii dhigmaayee Dhayahaygii wey iman💔😭🤴
@diidarmaxamed8677Ай бұрын
Heestii miraha macaan Al fanan mustafe Ahmed ibrahim caalin kante Date 2:56 Taarikh 8/10/2024 hadii aad iga Dambeyso Like isaar Sanadka 2030 madaxwaynaha dalka Mudane muuse bixi cabdi xilkiisa dhaman in sha allah guul iyo Gobanimo reer soomaliland
@abdishakurawl177314 күн бұрын
Heestan. ♥️
@OmarMohamed-ct2qqАй бұрын
Heesta melody qamarka ayaa saaray ileen Xagay ka macan tahay aa lahaye Heer calami father of melody💥💥💥💥💥🎵🎵🎵
@MulkiMohamud-wb6ldАй бұрын
Soo ma arg Cusbo gaar eh ka dhadhameyso Ninkan Laxanka qamar uu kusoo baxaya Tone kisa
@Khaalid336Ай бұрын
Mar hadaad aragto qamar sugaani iyo maftuux cadceed hees ay ku wada jiraan way soconaysaa💯✌
@Hinda-v3sАй бұрын
Asc
@MaskaofficalАй бұрын
Ninkan fanka ha loo daayo Goatka Soo socoda Kante Video la iskugu tagay waqal , Ahmed Ak, Laxankii sixirka Goat qamar, Music Walida Cadceed The goat Team Waqal Salan sare 🫡
@CumarAxmedCumar-p2rАй бұрын
Mustafe kante the goat 🐐 One like ❤ team mustafe kante 🎉❤
@rabeccahLiboye-s9j5 күн бұрын
I like this song 2024 ❤❤😮😮❤❤
@AffectionateBinaryCode-uj8khАй бұрын
*Si kastoon u dhawrtoo🫂* *Dhibta uga ilaashado❤🩹* *Ruxaan u dhiman jirey 😔* *Isna wuu i dhaawacay😢* *Anna waan u dhiig baxay🩸💉* *Inkastoon u dhawr qaday🤐* *Dhafrayoo adkaysaday😔* *Ruuxaan u dhaar maray🙏🏻❤🩹* *Isna wuu i dhayal saday💔* *anna waan u dhabar jabay*😟❤️ *Inkastoo jacayl dhabi*❤️🫶🏼 *Dhinacayga uu jirey*🤦♀️ *Dhakhtarkaygii maan helin*🩺💊 *Ani ii dhigmaayee*🫂🌸 *Dhayahaygu way iman*😔 *Si kastoon u dhaatoon*🫀🫶🏼 *Dhooldhoolin ula rabo*🙏🏻🫂 *Ruuxaan u dheef jaray*💔 *Isna wuu is dhaga tiray*🤦♀️ *Anna waan dhawaaq Gabay*🤐🙏🏻 *Inkastoon u dhiiboon*🤌🏻❤️ *Qalbigayga dhow iri*❤️ *Ruuxaan dhaqdeen rabey*🤔 *Isna wuu ikala dhimay*💔 *Anna waan u tacab gabay*🥲💔 *Inkastoo jacayl dhabi*🫶🏼❤️ **Dhinacayga kuu jirey*🙏🏻❤🩹 *Dhakhtarkaygii maan helin*🙏🏻💔 *Ani ii dhigmaayee🫂❤️* *Dhayahaygu way iman🫶🏼❤️* *********
Allah ka baqa wllo tani waaa aduunyo please please 🙏🙏🙏🙏🙏
@niciimomniciimoАй бұрын
Wow Laxanaka qamarki Qamarada Heestan xili fiacan Bay soo baxday❤
@BuuxDaahirАй бұрын
Mustafe goatka labaad ee fanka 🐐
@CumarAxmedCumar-p2rАй бұрын
Yeah 👍 the goat 🐐 is Mustafa kante ❤
@Sideerabtabbe10 күн бұрын
Mustafe kante ❤❤❤
@GuledOmarOmarАй бұрын
Hobolka QarnigaH MustafE KanteH 😮1️⃣🐐
@KaltunAbdi-w1q12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@saamisamadoon4901Ай бұрын
04/10/2024 Ruuxan u dhaar maray isna wuu i dhayal saday Ana waan u dhabar jabay ❤😭 it’s the real feeling song Wlhie
@naserr-g2wАй бұрын
sorry🙂
@FaysalGaani8 күн бұрын
Waaye heesa dhafaataye danii maxaasameesaye kanet😮😮😮😮
@hamdibashiir1230Ай бұрын
Aniga miyay iga hadlaysaaa heeskan 😢 Umul aan abalkedii helin baan ahay 😢😢
@ashrafsharaf-fr2efАй бұрын
😭
@SalmaCabdirashiid21 күн бұрын
Sorry sister 😭
@MalyounQali20 күн бұрын
😢😢
@ShaymaXassan17 күн бұрын
Me too wlhi 😢wl
@nimcohassen644813 күн бұрын
Sanadkan👉🏻2024😢☹️💔 wa sanadkiii ugu murugada badna iso mara😢😢
@amalKajaramalkajarАй бұрын
Si kastoon u dhawrtoon Dhibta uga ilaashado 😭 Ruuxaan u dhiman jiray🥹 Isna Wuu i dhaawacay😭 Ana waan u dhiig baxay😭🥹 Heestan waxd mooda in Aniga Laye Qaade wllhi 😭😭😭😭Ruuxaan u dhimaan jiray🥹 Isna wuu i dhaawacay😢🥹😭 tariikhidu waa 10/7/2024 sacadu waa 12:39 malintu waa Arbaca😭🥹ilhayo qalbiga iga reeb😭🥹🔐
@SalmaCabdirashiid21 күн бұрын
Amiin 😭
@XasanCabdi-r5fАй бұрын
camizon laxanka qamar sugaani 🎉🎉❤🎉❤🎉
@zaimazultan193Ай бұрын
Soomaaliyeey maxaa dhamaanteen dhaawaca inaga dhigey dhibtu ma waxay tahay inagoon nafteena si wacan ubaran ayaan badweyn mawjado xoog waweyn.tuureysa afka lagalnaa dedna wan ku qaribmanaa cajiib qalbiyada jabayow adkaysta raalina noqda waayuhu way samaane ❤😢
@DegaliahАй бұрын
😢😢😢
@Ugbad904Ай бұрын
Wlhei waxan bixiyeey jacayl aan Qofna ku riyoon waxana abaal marin leyga dhigey dhawac aan Qofna xamili kareyn🥺
@HamdaAbdirahman-d6c11 күн бұрын
Si kastoon udhawrtoon 🫅 Dhibtauga. ilaashado😫 Ruuxaanudhiman jiray. lsnawuu🫀 idhaawacay💔
@Haniadey-h7z25 күн бұрын
Sacadu waxay ii tahy 02:38daqiiqo waxan jecladay wiil kaaso gabar an zxbo nahy iga racay hada isga uu farxsanya lkn aniga wan oyay😢😢😢😢ruuxan uu dhimna jiray isna wuu ii dhawcay😢ana wan uu dhiiga bax😢yaa rabi qalbiga iga tir😢😢😢
@hodanjooloqo23311 күн бұрын
Hees way dhaaaftay noo soo badi kuwa Noocaan ah
@shakrashortsАй бұрын
Kante Underrated singer💔 This song deserved one million views in 1 week wlhi
@AbdourahamanHassannour13 күн бұрын
❤❤❤
@abdiqanieise9074Ай бұрын
Jaceyl dhabi waligii ma baaba'o qalbiga kama baxo dhawiciisu 😢
@nimcoXade6 күн бұрын
Isnah Wu I dhawacay anah Waa u dhiig baxay 😢
@HanaAbdi21-iu8nl25 күн бұрын
MUSTAFow aniga unbad qalbigyga ka dhex heesta xaqiqatan🫀🔥🔥qofkan dhowran jiray ba mnty meel mugdi ah igu iloway💔🥺😢
@SafaahmedZiad-d7d12 күн бұрын
Kante❤❤❤❤❤❤❤❤
@XanaanMaxamed-k4bАй бұрын
Qalbiga fara faraha nooga daaya bukaano baa wada nahee😢
The 🐐 goat mustafe Kante 🫡Tani Hees Way dhaftaye Magac Kle Halo Bixiyo Hadii aad Dawaneyso 1M Gartay Love ha ila dhaafin
@dhooolabdi2Ай бұрын
Team ka Bogsaday ban ku jiraa tu jacayla ayaan kaa sugaynaa ❤
@HappyCoconut-zs5du7 күн бұрын
One month 2m Views Qamar melody and Kante voice 😮
@xafidxariir214Ай бұрын
uuuu hestaydiiii weye tani🥺😭
@SahraJaamac-j1oКүн бұрын
Sidokle 😮
@siciidaxmed370122 күн бұрын
Caawa waa isniin saacaduna waa 8:06 waxan raba inan dib ugu laabto qofkii an dhaawacay iigu so duceeya inu ilaahay dib iskugu kaaya so celiyo wan u xiisey run ahatii xidhiidhkeenuna wuxuu socda mudoo 8 sano ah 2017 - 2024/1/27 ayana kala tagnay 😭💔