#FAGAARE

  Рет қаралды 143,896

Mustaqbal TV

Mustaqbal TV

Күн бұрын

Welcome to Mustaqbal Media - ku soo dhawoow Warbaahinta Mustaqbal
Mustaqbal TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar.
Subscribe to our KZbin channel: / mustaqbalmedia
Find us on Facebook: / mustaqbalmedia
Check our website: mustaqbalmedia...

Пікірлер: 391
@CabdiodowaaKulane
@CabdiodowaaKulane 7 ай бұрын
1) Cali nuur 2) ismaa'iil 3) saloolo 4) maykal maryama Taariikhdooda lama aqoon lkn jen:galaal alaha u naxariistee ayaa soo bandhigay
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 3 жыл бұрын
Waa libaax ay aydu inagaga baqaysey oo aynu gacmaheena kudiley😭😭 Allah haku naxariisto general galaal
@woowe2
@woowe2 9 ай бұрын
Aamiin yaa rabi❤
@woowe2
@woowe2 9 ай бұрын
@shaamtube8401
@shaamtube8401 4 жыл бұрын
Ka soco !! Ka soco !! Ka soco !! ..... kalmaddaas waraysiga way kaa dilaysaa bro ee isku day inaad badashid hada kadib wayo xogtii qofku bixin lahaa way ka kala hanqaarmaysaa hadii aan laga gurin ama su'aalo laga weydiin
@mohamedelmi8104
@mohamedelmi8104 3 жыл бұрын
Saxafada wey iska so galaan malmahan
@saeedisa9798
@saeedisa9798 3 жыл бұрын
Qof weyn oo kasoco laleeyahay. Xogaa ixtiraam muuji. Hadalka qurxi Walaaloow. Next time. Thanks.
@markdelay9268
@markdelay9268 3 жыл бұрын
The journalist seems a useless guy who doesn't wanna hear the Unhideable story of smaliland.
@doolahmed8964
@doolahmed8964 3 жыл бұрын
0
@raxeeyecilmi7643
@raxeeyecilmi7643 4 жыл бұрын
Waqooyi waa dad dhiig leh oo jecel somalinimo we love you dadka reer waqooyi
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Sxb reer somaliland inay mar danbe soomaali dhiigooda iyo dheecaankooda ku khasaariyaan way ka dhaarteen laguna Kari maayo oo wallaahiya, maanta 5tii dal ee soomaaliyeed gobolkii wax ahaa ayuunbaa wax ahaanaya,ninkii shalay geesi/ amba siyaasi ahaa amba is difaaci jirey ayuunbaa maantana gacan shisheeye ka nabad galaya oo is difaacaya,, kii kale way u dhamaatay,,,
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Halkii soomliya nooxanuuni jirtay way nabogsatay
@somalidaaabahod3314
@somalidaaabahod3314 4 жыл бұрын
Nimankas Ayay dhahayan somali nacayb ayay wadan
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@somalidaaabahod3314 sxb nacabkaa lagu yaqaan inuu xabada kaa dhaqaaqaysa cadaw kuu tuso si uu kaaga faaiidaystee la soco oo yaan waxaa la gugu sirin,,, thanks
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 Жыл бұрын
Wariyaha waa best wariye
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 4 жыл бұрын
Haduu odaygani isaaq ahaanlahaa waxaa la dhihilahaa waa faanayaa lkn xaqii baa dillaacay thanks adeero
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 жыл бұрын
Anagu hadaan habar gidir nahey isaaqa waan u hiilinaa marwalba lkn ayagu qadaad weyn ayey noo yaqaanaan nasiib darro
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
@@shafihussein8552 sorry hada kadib waan idinla jiraynaa
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 жыл бұрын
@@sukhra3585 wall mid kale kudarso aabahey siyaad barre ayaa toogtey anigoo uurka kujira waxuuna kadhiidhiyey dulmigii isaaq lagula dhaqmey iyo gumaadkii
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 жыл бұрын
@@shafihussein8552 kkkkkk war zxp.hbr gidir uma naqaan lkin qadad weyn waa somalia oo dhan
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 жыл бұрын
@@shafihussein8552 allaah yarxam aabaha . Allaah janatul fardowza ha geeyo. Koley saad sheegtay gacan ka xaq daran ba dishay
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Markaas uun bay Odhan Isaaq,waa Soomaali diid.Alleh markhaatigaaga Ha furo janaraal Galaal.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Sxb waliba wax badanbuu galaal ka boodboodayaa bustahana saarayaa oo wallaahiya, waana sababta uu jawaabaha u ducanaayo,,, thanks for ever Somaliland rep
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Zxp soomaaliland waa umad soomaaliyeed balse ethopia waxay rabtaa sida yuhuud carabtu ka dhigtay inay inaga dhigto oo ina kala qaybiso oo si dad ban inoogu taliso
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 sxb adigaa is Kala qaybiyay oo reerba meel ku qashay oo intaad qoowmiyad-nimadaadi qar iyo ka tuurtay jar dheer, hadana maanta qaylinayee Ethiopian waxba kuuma dhimine ka daa Aadmiga eeda,
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 War zxp dhul dhan oo soomaaliland ka dirsanaa bay inaga haysataa hadana waxay rabtaa inay ku darsato intaa hartay
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 4 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485dhul Somaliland Ahaan Aanu leenahay ithopia ma Qaadan karto Ee somalia Ahaan idinku dhulkiina ka ilaashada
@abdirahmanmuse3446
@abdirahmanmuse3446 4 жыл бұрын
Galaal nin xog badan haya. Mahadsanid adi iyo bahda mustaqbal ba. Cilmi badan ayaan kafaaida.
@mahamedgadhle266
@mahamedgadhle266 4 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo adeer taariikha aad iyo aad u muhiima ayaan kaa faa'idaystay caawa isla dagaalka waxaa ku dhintay awowgay cali Yuusuf jaamac cali guray General Galaal Allah haku sharfo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo. Aamiin yaarabi. 🌹🌻🌷🌹♥️💞💕♥️💞🌹💞💕🌻
@ahmedkanadi5779
@ahmedkanadi5779 4 жыл бұрын
Reer waqooyigu somaliya naf iyo maalba way u hureen Dagalkii 1977kii waxay ka qaaten kaalin mug leh reer tolkay ma dadaal yarayn
@mohammedhussiehassan4689
@mohammedhussiehassan4689 3 жыл бұрын
Oo marka 77kiin yaa dadaalin ,waa loo dhamaa dagaalkaas,
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
@@mohammedhussiehassan4689 wallaahi looma dhamayn oo billaahi looma dhamayn,, haduuse gaadho cimrigaagu amba Aad dhuuxdo taariikhda iyo siday wax u dheceen way iman xaqiiqadu oo adigaa furi markhaatiga insh tcaalaa,, isku soo wada duuboo waxa jirtay halka ay gobolladii reer somaliland habeen iyo dharaar, miyi iyo magaalo, bad, barri iyo cirba ay goob dagaal, mayd iyo maryo dhiigle oo la maydho ka ahaayeen, inaan gobollo dhan oo somalia ku yaallay Aan xataa inay soomaaliyi dagaal ku jirtaba war looga haynin lagana ogeeyn,, ninka laga soo raafo ee laga tabobaraana mid iyo dhif mooyee habeen madoow intuu iibsho qorigiisa dib u baxsan jiray, Aakhirkiina markuu qasaarahoodii batay faraha laga qaaday, waana loo marag,, jeneraal caarre, jeneraal maxamed Axmed salaan, jeneraal maxamed Cali samatar, cabdillahi gabyoow, jeneraal Cabdi caziiz Cali Barre, jeneraal gacmo gooye iyo walaalkii jeneraal maxamed oo hadda kanada ku nool, jeneraal maxamed faarax caydiid iyo waxa qiray rag badan oon la soo koobi karine please dhegayso wixii laga qoray raggaa iyo wixii laga duubay please,, sidaa daraadeed dadku waa wada dad hadana waa Kala dad,, waa wada soomaali hadana waa kala soomaali, waana sababta loo dumay een dib loogu helaynin,,
@cirsankayeedhcumar1619
@cirsankayeedhcumar1619 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto janaraalka
@yusufhassan8706
@yusufhassan8706 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walaal
@yaxyemohamed4209
@yaxyemohamed4209 4 жыл бұрын
Mustaq bal wlh aad iyo aad baan ugu xerenahay barnaamij ka fagaare
@xamzeapdi6839
@xamzeapdi6839 3 жыл бұрын
Alle ha u naxriizto 🤲
@TaarTv
@TaarTv 4 жыл бұрын
Walaal muuqaalkan ii Fasax inaan Qaato oo Dadka u Bandhigo Taariikhdan Aadka ugu Muhiimka ah somalidan Dayoowday ee Itoobiyaan jeceylku hadheeyey Taariikh na aan waxba ka ogayn
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Zxp ethopia waxay rabtaa inay dhulkeena qaadato Bal zxp nin hargayso jooga baad tahay ee warayso oromada dhulkeena timaada bal alle baan kugu dhaarshee wax u duur gal Hadalka kowaad waxay kugu oronayaan anagaa iska leh ilaa iyo barbara oo waa dhul nalaga bixiyay
@TaarTv
@TaarTv 4 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 Haye Walaal
@cimraanmohamed903
@cimraanmohamed903 9 ай бұрын
HADA SOMALI NAHAY GARADKENANA WAN DILNA GARAD WALAHENANA WAN AMINA ALLAHAYOW ADA NOMAQAM🇸🇴🙏
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 3 жыл бұрын
allaha kuu naxariisto ganarale mohamed nuur galaal waxad ahayd muwaadin dhab ah oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 4 күн бұрын
Ninkan Galaal Allaha u naxariisto waa khalad in uu dhaho waqooyiga ayaan u hilinay sow qaranka ma difaacayn.
@abdikhadirabdi3474
@abdikhadirabdi3474 3 жыл бұрын
Iĺahey kuu naxariisay G.maxamed nuur (Galaal)
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 ай бұрын
Allah havnaxaristo Ganarl maxed/galal
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Laaangaabyada hada isaaq oo somali maxamed oo dhan usoo galay wax kasheegaya taariikhda haka bartaaan odaygan marxuum general maxamed galaal alah hakuu naxariisto
@habiboadan4606
@habiboadan4606 3 жыл бұрын
Alah haunaxariisto
@abdihakimmohamud8597
@abdihakimmohamud8597 4 жыл бұрын
mustaqbal warbaahin wax dhista
@somalidaaabahod3314
@somalidaaabahod3314 4 жыл бұрын
Nimanka isaaq ee sida usoo halgamay ayaa abaalkoodi diyarad in lagu rusheeyo loogu badalay ayaa lagu odhanaya waa somali nacayb Iyo wadankay kala goynayan ogow cid aan iyaga ahayn isuma keeni karto taas hala ogaado
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Waan ogaanay hada ee cafis qaata oo somlia isku keena walaalayal
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 4 жыл бұрын
Taasi way dhamaatay anagoo idin jecel wali walaalahayaad tihiin
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 жыл бұрын
Waligay ma arag nindaaroodo sidaacadi kujito taariikh oga sherkaynaya ookarun sheegaya
@ahmadjamacmohamod8288
@ahmadjamacmohamod8288 23 күн бұрын
Galala waa benaale neceb darood hal nin ah oo daroos ah ma sheegin intuu halkaas ka hadlayey oo ciidama ka mid ahaa dagaalkas galey halka dagaal somali oo dhan aheyd 2000 ciidan qaran ah ma abgaak hg baa 😂😂😂😂 aawey raxaweyn aawey daroodkii dalka heystey 😂😂😂 ee abdirashiid siyaad barrre isku baddalayeen 😂😂😂😂 ​@@safiasheikhahmed5170
@gaboobe1557
@gaboobe1557 4 жыл бұрын
Asc wr wb wll. Barnaamaj inooga so diyaari dagaalki 1977 isla ninkaan hda barnaamaj ka kula joogo *SAREEYE GAAS MUHAMMED NUUR GALAAL*
@reusreus3560
@reusreus3560 3 жыл бұрын
illhoow kunaxariiso amiin yaarabi
@ahmedyasin6580
@ahmedyasin6580 9 ай бұрын
2024 ayeey rabaan inay mar kale badaheena qabsadaan wlh lakama yeelayo Somalia guul 🇸🇴🇸🇴
@HassanHassan-bl4ly
@HassanHassan-bl4ly 3 жыл бұрын
Alloow kuunaxariia
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto.
@mohameddahir3742
@mohameddahir3742 3 жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto, maanta wuu inaga hooseeyaa Generaalku. Waxaa runtii cajiib ah oo aan anigu aad ula yaabaa sida xusuustiisu taamka u tahay, ee aanu xitaa magacyada u ilaabin.
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 3 жыл бұрын
General galaaal allaah ha u naxariisto 😢😢😢🤲🤲🤲
@nasirmohammedhasan5333
@nasirmohammedhasan5333 3 жыл бұрын
Amiin aamiin
@ayuubmaxamed4994
@ayuubmaxamed4994 4 жыл бұрын
Waxaan rajeynayaa inaad wareysan doontaan dadkii dalka wax kasoo qabtay dhan siyaasad ama dhan ciidan F.G:- kasoco, kusoco iska yareey wll 😇😇💯💯💯💯🧠
@abdufatahhusseinowseey1550
@abdufatahhusseinowseey1550 9 ай бұрын
Allah unaxariisto generalka
@abdulahiibrahim7148
@abdulahiibrahim7148 3 жыл бұрын
Insha Allah Great Somalia Again 🏆
@geelleguure8978
@geelleguure8978 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Janaraal Galaal. Aad baan uga xumaaday geeridiisii. Maalin walba haldoor ayey naga diklayaan, Soomaaliyeey iscafiya oo heshiiya. Cid aan gafin ma jirto, laakiin ummaddu waa iscafisaa oo hore ayey uga socotaa. Maxaa Soomaaliyeed halkaa idin dhigay, waa doqonnimo.
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Arintan uu galaal ka sheekeeynaayaa waa sababtii reer somaliland jibbada ku abuurtay iyo inay soomaali oo dhan xoreeyaan,, waa markay reer somaliland naf iyo maalba u hureen goaansadeenna inay soomaali weeyn xoreeynteeda ka midha dhaliyaan, kuna dagaalamaan gobol kasta oo soomaaliyeed, Waa markay reer somaliland isku keeneen 108nin oo aqoon yahan/siyaasi iyo maalqabeen isugu jirey oo aduunka ku filiqsanaa ( dhamaantood reer somalilandbay ahaayeen) waxa kamid ahaa 4ta nin ee uu galaal magacaabay, Ethiopia waligeedba somalia waxay Aaminsanayd inay iyadu leedahay, laakiin somaliland waligeed niyadda may galin kumanay hamiyin( in kasta oo ay xorriyadda somaliland diidanayd) Aadbaanay uga cabsi qabtay reer somaliland oo xorooba iyo awoodda ay yeelan doonaan(xussuuo khudbaddii xayle selaase 1958kii iyo reer somaliland haday xoroobaan nama daynayaan) xayle selaase Aadbuu ugu dadaalay xorriyadda reer somaliland ka hor in uu heshiis waafiya la galo oo waliba UNtu markhaati ka noqoto, laakiin reer somaliland way ka diideen, waana lagu Kari waayay inay heshiiskaasi la galaan xayle selaaase inta ay taako dhul soomaaliyi leedahay Ethiopia sheeganayso,, nasiib darro se tacabkaa iyo halgankaa qadhaadh ee ay reer somaliland soomaali u galeen waxay ka macaasheen iyo wixii loogu abaal guday waa la ogaa, waana sababta ay ilaa maanta masiirkoodii umadeed u baadi goobayaan, una qoomameeyaan ficiladoodii soomaali weeyn ku Aadanaa iyo waxay naf iyo maal u hureen oo hal bacaad lagu lisay laga dhigay, iyagana la dhaxalsiiyay waxaanay yuhuudi falastiin ku samaynin iyo isir nacayb Aan loo Aabo dayin iyo xasuuq Aan xuduud lahayn oo lagula kacay,,nasiib wanaagse maadaama ay reer somaliland dad adag oon waligood colaad( awood kasta ha lahaatee) u jixin jixin ahaayeen way ka wada sayid caleeyeen, guushiina iyagaa la hooyday oon maanta Cid ku haysataa jirin, waxma garato iyo cawaanbaa helaye xaqiiqatan reer somaliland waa gaashaan bira oon liicin abidkii,,,,
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa laga noolyahay taaye halkii soomli noo xanuuni jirtay way nabogsatay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@cabdiidiris9698 kii ku qadayba yeelkiiye ku darsoo taa waxa kasii daran sida Aanay waligeed mar danbe noo xanuuni doonin,, for ever Somaliland rep,,,,,thanks oo hadana thanks,,
@xidig25
@xidig25 3 жыл бұрын
Reer intaad wado Helgankaaga Han ma yeelanaayo, GaashaanBuur ayaa wax wada qabsatee. Inaga daa Reer Reer nimada.
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Beentii oo qof ah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
@@xilkascade sxb maanta agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ayaa xamar lagu gawracaye warkaa ma haysaa?? mise waad iska khayaali socotaa??
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
General mohamed nuur alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 10 ай бұрын
Hero never dead ❤❤❤
@hamzamusa6793
@hamzamusa6793 3 ай бұрын
Whatsappkada isiii bro
@mohamedsheikhyusuf3189
@mohamedsheikhyusuf3189 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto general galaal
@AbdirizakMaslah
@AbdirizakMaslah Ай бұрын
General salaad gabeyre kadiye ❤geesi aan ganban ilahow unaxariso isagii iyo intii kudhimatay wadankan xureyntiisaa
@MohamedAhmed-sc3yq
@MohamedAhmed-sc3yq 4 жыл бұрын
Generaal Galaal waa generaal diyaarsan-Maasha Allah, tan kale Reerka Isaaqa waxaa loo geystey gumaad ba’an oo u baahan in loo hoydo oo la xaalmariyo waayo waa dad soomaalinimadu la weyn tahay.
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Siilkii hooyadaaba xaal ubaahan waan haytaa dhulkaygiiye wax lagu heshiiyay soomli iska tagto mana kala tagto
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 жыл бұрын
@@cabdiidiris9698 Hooyo cay maleh. Xaal iyo magdhowba waa ku leenahay Somalia. Macnuhu maaha aynu mar danbe isku darsano
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay. Xaal iyo magdhowba waa ku leenahay Somalia. Lkin isdhiibid danbe ma jirto. Iyo wax isku darsi danbe. Waxan daawaday. Cigaal iyo Aadan cade oo isa Salaamaya . Meel u dhow waxa ka eegaya afweyne Barre oo askari ah oo indhaha la raacaya. Waxa cad in kuwo aan rabin Hargeisa iyo Muqdisho midna ka dheh tooseen ummada somalia iyo somaliland.
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Ай бұрын
​@@NOREDIN666sxp siyad bare qalad uu galay soomali oo dhan haku qaadin teeda kle dad kala tagayo manihin ee wax Alaale waxa rabtan in la idin sameyo diyar beynu unahay blse in Aan kala tagno marabno oo mid geeys lagu cuno teeda kle 5 beynu ehen 3 lacunay 2 Hartay maanta hdde sii kala tagto magaca umad somali jiri jirtay in nala dhaho moye wax kle noma haraayo damaca dariskeena waakan ujeedo
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 4 жыл бұрын
Mahadsanid janaral max nuur Galaal was taariikh in buugta lagaliyo ubaahan.warysiga jananka qaybo dambe oo xiriirsan buu kufiicanyahy
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 3 жыл бұрын
somalidu marka mid tahay macaan badanaa balse marka ay reeraha iskugu laabato fool xuma😭😭😭😭
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Toleeey ax inaad iga dhex hadlaysaad moodaa walaal somalidu markay meel uwada jeedo qurux badanaa
@epdiraheemrechie8229
@epdiraheemrechie8229 9 ай бұрын
Wariye sxp iska gada ereyga “ka soco”
@adamyounis4449
@adamyounis4449 4 жыл бұрын
Important history, but poor journalism
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Ай бұрын
Warkuu sheegi jiray welibana reerkiisa
@kinziomar5786
@kinziomar5786 3 жыл бұрын
Please please please mustaqbal tv hadda kadib hadii ay dhacdo waraysi taariikheed fadlan u soo xula wariye ama khabiir wuxuun ka fahansan mawduuca laga hadlayo.
@safarle9284
@safarle9284 9 ай бұрын
😢😢😢 Allaha kuu naxariisto, kuwii ku dilay iyo kuwii ku shirqoolayba rucbi aduunyo iyo cadaab aakhiro Allaha geeyo, wadankaana waad ku soo dadassheen Alle idinkiis anakaa inta aan noolnahay ka difaaceeno Xabashi iyo xabashi raac
@nourayn766
@nourayn766 3 жыл бұрын
Allah ya raxma mujaahid galaal❤
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 3 жыл бұрын
Ninkaan wuxuu ahaa shaqsi og xogta ugu badan ee somalia Allah ha u naxariisto
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Cajiib waa taariikh aan tirmi doonin runtii
@redseataxi
@redseataxi 4 жыл бұрын
South Somalia would not exist if it wasnt for Isaaq iyo North Somalia
@HUSSEINMohamed-ck8dk
@HUSSEINMohamed-ck8dk 9 ай бұрын
Adigaaba lagu difacayay 😁😁😁
@wasuggehussein1237
@wasuggehussein1237 4 жыл бұрын
Halkaan waxaa iiga cad in soomaali isku duubnida wax ku tahay...ciil waxaa ah in cadawgaanii sxb kadhiganay, anika gudahayagiina cadaw isku noqonay😭😭
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 4 жыл бұрын
Weriyaha sanadka ugu codka macaan muuqiisa maantan arkay farxad ayey ii tahay 👏👏🥰
@royalonline3245
@royalonline3245 4 жыл бұрын
Mr guutaale ninkaan afsomaligiisa ujeclahay waana luqad yahan
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 жыл бұрын
Alex salol wuxu Kaso jeeda beesha ISAAQ gaar ahan HABER JECLO Mikel maryama waxa uu kasoo jeeda beesha ISAAQ gaar ahaana HABER JECLO Cali Nur waxa ka so jeeda beesha ISAAQ gaar ahan garxajis - ciidagale Ismail isna waxa uu kaso jeeda beesha ISAAQ gaar ahan HABER awal - sacad muse
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 ай бұрын
Ismaaciil xasan waa ganacsadihii la odhan jiray ina naxar waxuu ahaa garxajis habar yoonis muuse carre
@awshan571
@awshan571 4 жыл бұрын
Illaahow u danbi dhaaf ,cimriga iyo caafimaadkana u barakee ,general galaal ,waa halyeey qaran,waana mid kamida haldoor umada somaliyeed..
@tahliilgooni7248
@tahliilgooni7248 9 ай бұрын
Xiligaa majiro darood runti xanunbadana
@umalkhayrmohamed1216
@umalkhayrmohamed1216 3 жыл бұрын
Bal aan eego dhexdhexaadnimadiina MTV isha allaah thanks.
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
good to see U bro
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 9 ай бұрын
talada wacani waxay ahaid in waagaas Talyaaniga dib loogu celiyo xukunka.Ilaahey ha u naxa riisto Jeneraal Maxamed Nuur Galaal.aaameeen.
@siraad8026
@siraad8026 4 жыл бұрын
Cali nuur wuxuu ahaa ciidagale
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 4 жыл бұрын
Haa
@nasirabdi5249
@nasirabdi5249 3 жыл бұрын
Xishooda
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Odigaa qabuuloow la dhintay 🎉🎉🎉🎉umadaan duqooda iyo habrahooda somaliyeet qabiil aay u dhamaadeen
@arahman6808
@arahman6808 4 жыл бұрын
In kacaanki Somali kala dilay ba halka ka cad
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Walahi dhib wayn ayuu noo geestay dhibka iyo dowlad la,aanta aan maanta ku jirno waxaa ka daran dadka cuqdad,da ay isku qabaan😥😥
@ahmedabdu6963
@ahmedabdu6963 3 жыл бұрын
Wariye kalmada "kasoco" waad ku xadgudubtay. Waa wax fican inay dadku kaala hadleen in the comments section. STOP ✋ 🛑
@ahmedshire1382
@ahmedshire1382 7 ай бұрын
Somalii aya diilay Mar ka dad ma niihin Inaynu dowlad noqono. Allaha how naxariisto.
@abdulkarimdahir5022
@abdulkarimdahir5022 4 жыл бұрын
Waa taariikh dahabi ah oo mudan in la qoro. Xitaa ugu yaraan si loo ogaado Somaliland abaalka ay galeen iyo waxa loo today.
@saladoabdullahishardi6587
@saladoabdullahishardi6587 Жыл бұрын
Cali maan xaashi❤❤❤❤
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 8 ай бұрын
Isiolo waa mida 6 aad.
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 9 ай бұрын
Kan Wax wareysanaya Waa Maranyahay.
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 жыл бұрын
Somali hogaa madoow oo laga soo saaray’ Allah mahad leh iyo kuwii u halgamay; maanta taarikhda Somali waa muhiim in laga fikira; wali Ethiopia fikirkaas kama harin taasna waa in la ogaadaa
@Gory-uv3kj
@Gory-uv3kj Жыл бұрын
Missismi city
@mohedosman5662
@mohedosman5662 4 жыл бұрын
Tarikhda qabsatay burburki janaralka ba jecla ìn laweydiiyo lkn wariyaha ma oga sidan dareemayo. Waana arin an lagu dhiiran karin hadana waa arin xambaarsan ahmiyad weyn lkn wariyayaasha caalamiga ah o kaliya suashaas okale kahadlikaro.
@osmanosman509
@osmanosman509 3 жыл бұрын
We lost big friends
@normohamednor4369
@normohamednor4369 4 жыл бұрын
Wllhi waxn jeclaan lahaa in buugaag taariikhi ah in laga diyaarsho somalia waxa ee so marty si ee dadka inaga danbeyo u helaan somali waxa ee so marty bilaaw ilaa dhamaad waayo waxa ey kala baranayo cida cadwogoda ah iyo kan saaxiib laga dhigan karo
@cqaadirinadaahir8691
@cqaadirinadaahir8691 4 жыл бұрын
Alaw aanad beerka u dhimane 😅
@MTooyo
@MTooyo 5 ай бұрын
Waligeedba ileen Soomaal anaga Amxaarka ka difaaci jirmey.
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 25 күн бұрын
Maanta ayaa fiqi iyo xasan dhiiqo leeyihiin somali ayaanu udoodaynaa
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 4 жыл бұрын
Kaliya meeshan waxan uso Gala uun fagaare
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Yaad u fagaarayn oo isku haya mase ereyga fagaare ayaadan macna ahaan fahan sanayn
@wardisaleban8628
@wardisaleban8628 4 жыл бұрын
Waanu ubahnayn tariiikhdaaa
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 3 жыл бұрын
Ganaraal, Reendiile iyo Booran ba waa Dir
@naciimoahmed3789
@naciimoahmed3789 3 жыл бұрын
Waa oromo
@CabdiodowaaKulane
@CabdiodowaaKulane 7 ай бұрын
Rendiile waa Ujuuraan+dagoodi
@MTooyo
@MTooyo 5 ай бұрын
Nacala Lafti nagaa diina ku yaal.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 9 ай бұрын
Halyeeyan ma somali kalaa dilay😢😢😢😢😢
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Sheeko sheeko wali waa noolyihiin qaar ka mid ah ragii howlahaas ka soo shqeeyay waxyaabo badan baad moodaa in ay caadifad la gashay jananka oo uusan ka run sheegin marka hadal waxaan ku soo koobayaa Ilaahey ha u naxariisto w towfiq
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Alshabaab inay cadow meel fog laga soo diray tahay ninkan markay dileen waxay dhaheen 15 sano ayaan goobaynay waana inta ay jireen ayaga dhanba 15 sano markaas waxaad dareemaysaa inay yihiin cadow loosoo diray somalia inta wax ku oolka ah ama xog haysa inay ka dilaan
@samsamsiciidaadan2366
@samsamsiciidaadan2366 3 жыл бұрын
Rip G. Galaaal
@HassanKaafi-y9d
@HassanKaafi-y9d 9 ай бұрын
Alle Haku naxariisto.adi.iyo kuwi.nooso halgamay
@LJama6119
@LJama6119 3 жыл бұрын
1991 kadib waxaa socota taariikh beeleyd. in dad badan taariikhdii wadanku lahaa reer u badalaan.
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Waxaad u qalantaa wariye title leh
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 9 ай бұрын
Allow kuu naxariiso ninkaan general galaal farmaajo ayaa dilay xaqiiqdii ninkaan shabaab ma dilin ee farmaajo ayaa hawiye naceyb u dilay
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Geesiga Umada 🎉ilaahay ha ku Xafido 🎉
@HindiAfsomali679
@HindiAfsomali679 4 жыл бұрын
maxamuud saleeman dad cane Inay yihein waataas Selibaa cismaan maxamud
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 4 жыл бұрын
Barnaamijka wuu igu yaraadey wllhi macaan Lkn siyaad bare wagaas dagaal ka gali jirin miyaa
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 28 күн бұрын
2024 ethopia dhulkii ay waligeed u dagaalamaysay maant si fudud bay somali ugu saxiixday. Reer waqooyi dhulkiina ethopia ha iska siinina waa dowlad innaga dad badan tageerada reer galbeedkana hystana insha Allah dhulkeena ma qabdsn doonto.
@ismahannor8249
@ismahannor8249 9 ай бұрын
Muuse bixi ayaa 2024 urumeyey amxaaro riyadodiii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 жыл бұрын
Soomaali iyadaa isu cadow ah waana ilowday cadowgeedii dhabta ahaa
@ismailgutale1206
@ismailgutale1206 4 жыл бұрын
Odey'gan tuminkaa isagu muxu qabtay PM Abdullahi Isse waxqabad buu'lahaaye?
@royalonline3245
@royalonline3245 4 жыл бұрын
Ninkii Ethiopia cagaha ka garaacay
@afyarepro5865
@afyarepro5865 4 жыл бұрын
SI WANAAGSAN
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 жыл бұрын
Hadaan nahey reer Somaliland waxyaalaha naga cadheysiiya ee somalia noo diida inaanu dib u midowna waxa ka mida markaan maqalno somalia waxa xornimadeedii u Keenay SYL koonfur ta wxa xornimadeedii u Keenay OO talyani uga so qaadey wa cabdillahi ciise iyo afar ta nin ee ISAAQ 2- ta labaad hadaanu nahey reer waqooyi waxa xornimadayadii noo keenay xisbigii la odhan jirey SNL Halka taariikh da somalia aan lagu xusin , hada ku darsado anaku Somaliland ahan waqtiga sadex xisbi ayaanu lahyn OO xornimada u dooda Hadaba reer koonfur waxan idin leeyahey taariikh da runta ka sheega anaku somalia ma necbin
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 4 жыл бұрын
Noqo halabuurre guuleysta Sh. Axmed Nur Jimcale kzbin.info/www/bejne/nZXOdZqKftqkaJI
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
Maykal maryama iyo elex salool laba ninoo HABARJECLO
@hassanali1699
@hassanali1699 9 ай бұрын
Walahi cajiib xoriyada dhibkaaas baa Laga so maray
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 28 М.
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Koobaad
1:00:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 168 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 330 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН